Тёмный

Xil/ Odawaa Waxaa aad U Ayandaro Ah In Fashlki MW Xilkiisa Dhamaaday Uu Adi Kusoo Marsiiyo Gudoomiye 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 63 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 143   
@jasiiramedia6307
@jasiiramedia6307 3 года назад
Nabi maxamed scw waxa uu dhahay ilahay adoonkisa waxa uu cawiyaa marka adoonku cawiyo wllkis wll qali subscribe igu cawi ilahay haku xifdiyee subscribe subscribe😭😭😭😭😭l
@abdullahiabdi9466
@abdullahiabdi9466 3 года назад
Waan kuusaaray
@ckhassan4501
@ckhassan4501 3 года назад
odowa kitaapka jmc waa funny😂😂 mucaarad banankiisa ku dhacy👌👌
@anakinjulio2003
@anakinjulio2003 3 года назад
Sorry to be so offtopic but does any of you know a method to get back into an Instagram account? I stupidly forgot the password. I appreciate any help you can offer me!
@bartanabada2906
@bartanabada2906 3 года назад
xariifkan waa mucaarad xalaala😂😂👌🖐🖐
@Madajiye
@Madajiye 3 года назад
Yaqiin waaye
@kuuman10
@kuuman10 3 года назад
Odaywa Waa Mucaarad Macquul ah dowladnimada wax ugu bilaawan, Haloo duceeyo in Ilaahay uu ka dhigo Nabad iyo Nolol.Amiin Uu dhaha!
@abumucad212
@abumucad212 3 года назад
Guuul guuul Guuul Barlamaanka federaalka Somaliya iyo dhamaan shacabka Somaliyeed meelkastoy joogaanba 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@waqtilumis3577
@waqtilumis3577 3 года назад
Waxa la yaabay youtube leyda tuugsi badana waryaada alee ka qaba balaayo ha idiin qaade ka dhaafa ayadaha iyo axaadiithta aad u so qaadaneysaan like i saara i caawiyea balaayo ku caawisay dufku bax
@shukriyasin8387
@shukriyasin8387 3 года назад
Odawaa noolow in hooyo👍👍👍👍
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 3 года назад
Halyeey udowaa guulaysta adiga iyo xildhibaanada qaaligaa, laaluush qaate yaasha umada soomaaliyeed isku dirayaasha waad calaamadeesantihiin
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 3 года назад
Farmaajo xukun jecelaa Bismilaahi waaba yaabee. Labo sano kale waxaan baarlamaan maaha ee hala kala raacdeeyo edeb daradooda waxay rabaan i ay sii fadhiyaan.
@shucaybmaxamuud7274
@shucaybmaxamuud7274 3 года назад
Naa.garadkaaga.ayaad.hadashay.mesha.ragnasayaryar.ayaa.is.haya.kaaga.ilasha.ayun.kabaylihine
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 3 года назад
Ma adigiiba.... Adoo waxaan ogaa KNN mucaaranimo la fadhiya laakiin halkaan dadku muxaafid ayuu u badan yahay ee la soco yaan lagugu xoomin walaaleey😁😂
@KhalidBoqorShow
@KhalidBoqorShow 3 года назад
TROUBLE MAKERS TIME IS OVER. WE SOMALI PEOPLE HAD THE BEST FOUR YEARS EVER WITH FARMAAJO. WE SOMALI PEOPLE NEED FARMAAJO 4 MORE YEARS SOMALIA WOKE UP AND READY TO BUILD THEIR NATION. WE HAVE TROOPS AND WE HAVE POWERFUL BOYS AND GIRLS WHO IS READY TO LEAD THEIR YOUNG NATION AND TAKE THEIR PLACE ON EARTH. SOMALIYA HA NOO LAATO. FAMAAAJO FOUR MORE YEARS
@miskizubeir7445
@miskizubeir7445 2 года назад
⁰⁰⁰⁰0p
@amiirabiin7054
@amiirabiin7054 3 года назад
Geesi Abdirahman odawa
@mrzain1745
@mrzain1745 3 года назад
Odewa malayabayi kuwii soo doortay miyeey waayen qof cilmi iyo aqlaaq leh.
@indheycade4150
@indheycade4150 3 года назад
Marka hore Waxaan ugu Habaliyey Sida Sharfta leh eey u dhageysten Xilibaanka Sigesinimo leh Ayuu u hadley
@faadumomohamedjimale7612
@faadumomohamedjimale7612 3 года назад
Oo madaxweyneynaha waqtigiisu dhamaadey markaa leedahay adiga oo xildhibaan ah yaa waqtiga kuugu darey war yaa muslim ah la jiifiyaa banaan miyaa la joojijaane banaan.markaa hadleysiin yaa idiin fasaxey inaad madaxweynaha uun dhaliishaan ?????? Isagana aad caburisaan waa yaabaa yaabkiise yaa iisoo jawaabi??
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 года назад
Hadal kisa iyo ficil kisa la naqdinaya
@abdihafit2355
@abdihafit2355 3 года назад
Waa sax dadkan wax runta usheka ay la,yixin
@faadumomohamedjimale7612
@faadumomohamedjimale7612 3 года назад
@@rock_diamond9475 yaad ka wadaa qofka hadalkiisa iyo ficilkiisa la naqdinayo????
@guuleed2303
@guuleed2303 3 года назад
@@faadumomohamedjimale7612 adigaa lagaa wadaa saad uhadashay maxay tahay Qabyaaladaa lafaha kaa gashee faqash
@AhmedALI-yd5wn
@AhmedALI-yd5wn 3 года назад
Odawaa War barlamaan soomali ayaa joogta Ee kada afka shabaab barlamanka. War nabadka ka hadal. Bal fiiri noocaani oo xasuusan waxa dhacay. War yaa diiday doorasho
@mustafeismail5485
@mustafeismail5485 3 года назад
Qucubadu xagay inaga haysato wa malinti xoriyada qadanay o lagu dhahay 123 xil dhiban la yidhi ma kitabak ale isku xukuna mise dasturka ay dhahen dasturka ay halka ku gaaloben120 xildhiban 3 kaso hadhay
@leylocookingofficial5623
@leylocookingofficial5623 3 года назад
Dooni meeyno mucaarda mucaarda haiga maqanaado muxaafdkaa iga badan
@cityisred510
@cityisred510 3 года назад
Adunka melusan mucaarad jirin malahan meel mucaarad la'aan hadaa aragto waa meel gumeysi kajiro fiiri adun weynaha kale
@fartunosman3503
@fartunosman3503 3 года назад
maansha allaah
@aminaabdi5790
@aminaabdi5790 3 года назад
Maxamed cabdullaahi farmaajo guul marlabaad ayaalagu dooran ishaa alaahu
@gulaamsiyaadamiin688
@gulaamsiyaadamiin688 3 года назад
Bal nooca lagu leeyahay WAA BARLAMAAN fiiri 91kii ayuu cadaado ka yimid asigo mar madow xuran.
@abdirahmanbare9189
@abdirahmanbare9189 3 года назад
Cadaado Israel mey ku taalaa bro wlhi wuu kaa shidanyhay dadka lama xaqiro. Don’t be fucking hater have some confidence and do something for self instead wasting your time cadaado ka jimid so what if he is from cadaado he done his ting
@luuljumale7578
@luuljumale7578 3 года назад
.karate.maha.kabaqad.ama.nacamleye.maxakaqadi.karta
@luuljumale7578
@luuljumale7578 3 года назад
Cadado.wukayimid.wanin.darenkisa.kahadl
@xaajidhuxulchannel352
@xaajidhuxulchannel352 3 года назад
MAZHA ALLAH MUDANE ODAWAA
@ahmedxassan6986
@ahmedxassan6986 3 года назад
ODOWAA HADALKIISU WAA NIN GURRANI DHAGAX UU TUURAY ? WAA FURSADII UUGU DANBAYDAY EE UU KU NAFISO !
@xawafarax3377
@xawafarax3377 3 года назад
Mashallah
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 3 года назад
Xayawaan kan ma carab ayuu la hadlayaa jaahil.
@royaltygtm9787
@royaltygtm9787 3 года назад
kkkk Odowa halo diro dhaqan celin iyo aslubta ama akhlaqda lo so baro wbt.
@ryusuf3409
@ryusuf3409 3 года назад
Xilibanka sidaaan uhadlayo haduuu ku qancinwayo walalahay xanun baaa jiro
@ayub_king2885
@ayub_king2885 3 года назад
Ceeboow wa kuwii hantera ka dhacay umada waa 30 jirki30ka milyan dhacay 2aad curadki xasan sheeq
@guuleed2303
@guuleed2303 3 года назад
Odawaa guul
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 года назад
Baarlamaan ma tihidin waa badbaado qaran
@aliandi6710
@aliandi6710 3 года назад
Xildhibaan aan aqoon deenta shacaabka somaliyeed waxa oran karo waa qacin wadan shishaaye uu shaaqayoow muqalkan waa dhegaystay balse waxa muuqto kamada hadalan waxan arkay imaradaka uu af kubuxiya
@topskillstv8456
@topskillstv8456 3 года назад
guul
@bintiburco4485
@bintiburco4485 3 года назад
Odawaa waa nin hawiyah oo xmr leh mursal io farmajo midnah soo noqon mayoh siday wax Ku dona yanah waxaba Ku heli mayan
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 3 года назад
Iska aamus waxba ka garan mayside kuwii lahaa waa kuwaa duminayaa
@nasramaxamed3559
@nasramaxamed3559 3 года назад
Farmaajo xamar ku dhashay waxa mucaaradaka waa yaryihiin wax casimada ku dhashay qabyalada waxaba no tari meyso ee ilaahow qaran nadeeqo
@abumucad212
@abumucad212 3 года назад
No moor Qabiil Abti bileive me
@riyaaqmacalin9525
@riyaaqmacalin9525 3 года назад
@@nasramaxamed3559 wuu kudhashay afsomali mahe mel fariso madaxwenaha gedo aya layirahda qabyalada ad shegaysana isaga aabe ka ah mar dhawna wa laga saraya isaga iyo musral viva hawiye
@nasramaxamed3559
@nasramaxamed3559 3 года назад
@@riyaaqmacalin9525 hawiye hadow waxa qabaa meqow xilka haayay mida kale aduunka qolo qolo waa laga tagay waa inaan magaca Somali nagu weynaada
@alijama8672
@alijama8672 3 года назад
Subhanalaah wlhi ninkan qori ayuu wadan jiray xafada holwadaag isbaradii ayuu laso galay dowlada waxas oo kale aya Somalia 🇸🇴 umada udiidan Allaha naga qabto intii Somalia kadagi ladahay amiin Ramadanka fadligiis
@abdulqadiradamali9123
@abdulqadiradamali9123 2 года назад
Ali jama. Odowaa ma qoray buu wadan jiray!!? Xitaa dhaar waad raacisay!!! Wlhi
@hasanjaris1410
@hasanjaris1410 3 года назад
Kani waa majaajilayste
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 3 года назад
XASBUNALLAH WA NICMAL WAKIIL
@MBOsman
@MBOsman 3 года назад
Hahahahahahaha. Farmaajo is the best president ever. Those 15 opposition parliamentary members saying everything against the president and he still listen their lies.
@ciisexayaata1680
@ciisexayaata1680 3 года назад
Odawaa ninkarameed wax kal ah
@saadaqsaadaq7738
@saadaqsaadaq7738 2 года назад
Hawar gidir iyo abgaal ilaaheey haidiinqabto bal ninkaan hadalkiisa fiiriya waakuwii kasoo duulay hoygii gantalada iyo gumaca gaajada&geerida galgaduud iyo matawaan cadaado iyo mudug gelinsoor waakuwii 1991 usc keentay xamar waatuug dagan guryo masaakiin asaga iyi kuwa dameerada wada ee xamar banaankiisa daganaa ilaaheey hanaga qabto
@kokaalmi3945
@kokaalmi3945 3 года назад
Farmaajo halo daayo
@mohamadhassan4986
@mohamadhassan4986 3 года назад
asc libaax 2 maha waa waa (mr odowaa)
@johnali4402
@johnali4402 3 года назад
Hal Booli ah Nirig Xalaal ah ma dhasho.
@qadaaryareyare7022
@qadaaryareyare7022 3 года назад
danestee caloshi ushaqese ayathy
@yabarowmohamed181
@yabarowmohamed181 2 года назад
Geesigeesi dhalay
@abdixayiguudax3540
@abdixayiguudax3540 3 года назад
laacib aya thy qosol aya ugu baxdey
@reyansacdiyo1121
@reyansacdiyo1121 3 года назад
odawaa gese cod kar ah
@Abdirahimbadal
@Abdirahimbadal 3 года назад
😅😅😅😅😅🤐🤐🤫
@fardusaxmadjoka5875
@fardusaxmadjoka5875 3 года назад
Dameer ciyaydhe
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 3 года назад
aryaa soo diray dadaan wax ogeyn
@mohamedhassan3937
@mohamedhassan3937 3 года назад
Dawlada Federal ku wa in u Universal TV Channel, Horn Cable, Goobjoog, SBS etc Hawa ka saarta si dhibaata Somalia ay soo afjaranto. Wayo wa Cadow qaran dumisa oo maxaliya. BBCda iyo VOA wa ajnabi oo iyago waxay daneeyan wixii Dan ugu jirto iyaga iyo Xulafadooda somalida neceb.
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 2 года назад
Kkkkk farmaajo asigaa hawada laga saaray
@mohamedhassan3937
@mohamedhassan3937 2 года назад
@@habilgaraad2441 wa runta Deni oo islaha PM ayu Gurgurte ka dhigi ayaa Doorkii ugu danbeyay 65 Xooli ee UU watay ugu shubay Gurgurte???
@orobleh77
@orobleh77 3 года назад
Kooxda Damujadid, Odawa waa ninka uggu caqli baddan, uggu macquulsan iyo siyaasad furan.
@issetakar846
@issetakar846 3 года назад
Ninkaan Maqaayad muu fadhiyaa. mise golaha shacabka.. mucaaradnimadiisa ma xoogana. fadhi ku dirir camal uu u hadlay.
@najmad9604
@najmad9604 3 года назад
Sharci cusub hanaloosameyo kii afarsano xukumo hanadhaafo siloohelo soomaliada cusub please ilaan kursigaan waanadhibay dhibka dhan waakas waxa wadanka kasocon la,yahay sharci ah kii afar xukumo hanagusoolaban nabad siloogaro
@madinaali9925
@madinaali9925 3 года назад
Xildhibaan odawaa geesi geesi dhalay noloow kanaxoow naftawaa waa sax farmaajo waa dhacyay waa madxweynihi hore e somaliya yahuu fashilu kkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk
@AhmedALI-yd5wn
@AhmedALI-yd5wn 2 года назад
يعرف المجرمون بسيماهم، ilaahey wuu yaqaan, waa tuug oo afmiinshaar ah, war ku hadal af soomali. Odiwaa waa wadani soomaali ah oo jacal qaran nimo
@fahadkeynan5001
@fahadkeynan5001 3 года назад
Barlamaanow xaal qaado hadii mooryaanti hawlwadaag dadka isbaarada ugu dhigan jirtay layiri ummad baad matashaaye hadal ninkan aabihii wa tabliiq waa nin wanaagsan ,isaguna waa bahal naf iyo maal aan reebayn
@ashaabdi3904
@ashaabdi3904 3 года назад
DAHIRCALASO
@graadhobire5535
@graadhobire5535 3 года назад
xasan shiiq aya ka dhex hadlaya
@bashiirmahomed1029
@bashiirmahomed1029 3 года назад
Calooshiisa ayuu la cayaarayaa ,shilimo emarat bixiyay ayaa ka hadlinaya
@mutmaina3998
@mutmaina3998 3 года назад
Ma ey imaaraadkuleeyahaybaa dadka yaa xil udhiibteen markaad naftaada kaliya sayid utahay sory kol ahaan dadku way idin xaaqidoonan
@imaarada-islaamigasoomaali843
@imaarada-islaamigasoomaali843 3 года назад
Gaaloraacda waligood kama suuli doonaan khilaaf iyo isqabqabsi ilaa ay u laabtaan Quraan iyo Sunnah. "Gaal baa na difaacaya, Shariicada waan nacnay", sidaas bay sharaf moodeen
@saadaqsaadaq7738
@saadaqsaadaq7738 3 года назад
Blfiira shaaTiga uuwato waa jamaacadii mahad calooleeu iyo tuma walah farmaajo aanrabnaa orod meeshaa kudhalatay aad waxaad dhacday alaha kuu calfo adiga iyo xulufadaada
@fardusaxmadjoka5875
@fardusaxmadjoka5875 3 года назад
Tug tabadagadatay war nacnada melahala aad hadalkagu wauus
@ayanahmed7482
@ayanahmed7482 3 года назад
Kkkkkk
@akhyaarildheer4611
@akhyaarildheer4611 3 года назад
Waryaa waa tuug yar oo soo koraya
@kokaalmi3945
@kokaalmi3945 3 года назад
Waar dawlad kalyta ayaa jirta gobalado dawlad ma ahan
@mohamedomer9066
@mohamedomer9066 3 года назад
Xil Odawaa waa geesi. Wuxuu u naxaya dalka Somalia.
@realkoshin
@realkoshin 3 года назад
War Deg Deg ah cabdi ciise cajuunm.ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-vhXpeCWZ2Go.html
@aminayusuf9852
@aminayusuf9852 3 года назад
Kuu waalo cabdi ciise cajuun saxib hooyo aaya dhashay ee maaxad uu guu dawarsani
@edelsom5948
@edelsom5948 3 года назад
He is poor poor
@payitforwardpower9910
@payitforwardpower9910 3 года назад
Yahoo
@hirsepoy1093
@hirsepoy1093 2 года назад
Lpx
@munarhussein1360
@munarhussein1360 3 года назад
Yaaasalaam.farmaajo hanoolaado
@khadraxasanali5154
@khadraxasanali5154 3 года назад
War ninku waaceeboowey odo waa
@MohamedAli-xq9jo
@MohamedAli-xq9jo 3 года назад
28 years ayaa lagu fadhiyaa kursiga 4.5 sharcigii tigreega somali loo dhigay laakiin after 2 years dib dambe looma arkaayo hadii la aado one man one vote guúuul nabad iyo molol.
@nasroulusow4188
@nasroulusow4188 3 года назад
FARAMAJO WAA DICTATOR
@ryusuf3409
@ryusuf3409 3 года назад
War waa lagaaaab uqdadeysan
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 3 года назад
Baarlamaanka sharafta lahow Madaxweyne farmaajo 2 sano dhac ugu siiya
@Professor4555
@Professor4555 3 года назад
Calanki gooni isu taaga ba wadata 🤡
@hersijama6905
@hersijama6905 3 года назад
@@Professor4555 Calan qoyseedkii dheh
@user-il4vj5js7u
@user-il4vj5js7u 3 года назад
@@hersijama6905 calanka dadka idin hortaagan
@fabu2526
@fabu2526 3 года назад
Yaa kan xildhibaan ka dhigay.iska aamus
@abdiqaniosman9668
@abdiqaniosman9668 3 года назад
Carab ma nihin ee somali baan nahay taa ogow
@aminayusuf9852
@aminayusuf9852 3 года назад
Waa siiyaasi ee siida uu laa soco
@abdiqaniosman9668
@abdiqaniosman9668 3 года назад
@@aminayusuf9852 waxuu rabo ha sheego oo uu danta nafitiisa ka dhex arko lkin carab baa sidaa yidhi waxaa ka fiican somali baa sidaa yidhi. Mahadsanid
@moliidali8635
@moliidali8635 3 года назад
@@abdiqaniosman9668 sax weeye ilahay nagamadhigin carab. hadeey af carabi gu hadlaan carabta hatagaaan. meesha somali baa leh. af kale waa in loodiidaa oo erayada qalaad lagasaaraa.
@BB-cn1dl
@BB-cn1dl 3 года назад
Dilaa wecelka
@suuusaaran7992
@suuusaaran7992 3 года назад
Afsomalika ayaa ku dhibaayo
@malyunabdile4303
@malyunabdile4303 3 года назад
Waxba afisini iyo shekadi dabadhilif dawlad dumis shisheye kalkal walaga gudbay
@konteandrea7096
@konteandrea7096 3 года назад
iska ooy
@sharmaabdulahi7281
@sharmaabdulahi7281 3 года назад
Barlamanada miyaa ciidan kula noqdey sas daran ka muqata
@halimoosman935
@halimoosman935 3 года назад
Qabyada no more jawaasiis no more damul jiidiid no more shishiiya kal kalal
@xamzash8184
@xamzash8184 3 года назад
Qabyo ninkeeda dhameystira maad noo celiseen. Berina warkalaa lagaa sugaa.
@ryusuf3409
@ryusuf3409 3 года назад
Ina gumeed ilkoyar
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 3 года назад
Guul baarlamanka iney joojiyeen ila meereysadii ay wateen jabhadihii dalka dumiyey ee ssta iyagoo sheegtey madaxweyne goboleed.ha la aado doorasho qof iyo cod.wbt
@umimohamed2323
@umimohamed2323 3 года назад
Please noo micnee siday u suurta galayso doorasho qof iyo cod anagoo og kuligen inay suurta gali wayday afartii sanoo lasoo dhafay. Ugu dabeen qof saan kursi oogu dhagan qayr masoo wado Allaha somali kaqabto SubhanAllah
@rahmaali5594
@rahmaali5594 3 года назад
TUUG TUUG DHALAAY AYAA TAHAY EE KA TAAG MESHAN
@lulali8651
@lulali8651 3 года назад
Barlin farmajo waa ku saxsanyahay in somaliya ka badbaadiyo, kursi jeceliye kama ahaa ,marka adiga waxan kuu maleeyenayaa inaad xasanshiikh tahay, nacasakaana Saad soo dirsatey.
@mahamed6329
@mahamed6329 3 года назад
Sharafta Ale kaaqaad sharaf daranaa
@bondheere..s
@bondheere..s 3 года назад
Hahahaha waxaat kuso gashay qabil no more qabil iyo tuugonimo broooo☝🏽☝🏽☝🏽☝🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝🏽☝🏽☝🏽☝🏽❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝🏽☝🏽☝🏽☝🏽❤️❤️🙋🏽‍♂️🙋🏽‍♂️🙋🏽‍♂️🙋🏽‍♂️🙋🏽‍♂️🙋🏽‍♂️
Далее
Watching This On Loop ♾️
00:32
Просмотров 10 млн
khudbadii Salaad Cali Jeelle ee shirka Mudulood.
9:52