Тёмный

“Ninkayga oo ubad la’aan igu furay gabadh kalena guursaday ayaan ku riyooday" Ii Fasir Sheekh. 

MM Somali TV
Подписаться 526 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 55   
@adarshire1777
@adarshire1777 3 месяца назад
Mashallah Illahay ha idinka ajar siiyo amiin Ya Rabi ❤
@kadigaisman478
@kadigaisman478 3 месяца назад
Asc shikh magacaygu waa khadija waxan ahay gabadha wali gursan 30 son jir waxan kuu riyoodaa riyoh an kaxaynayo ama laajogo mell marwaqa ah iyo cano geell insh Allah waxan raynaja jawab
@AbdikadirogasHassan
@AbdikadirogasHassan 13 дней назад
Asc shehk waan kuriyooday naak madow oo dhanka waaga kabaryo ig a soo gashay
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 3 месяца назад
Jazakallaahu khayr Sheekh
@nasraabdillahi5900
@nasraabdillahi5900 3 месяца назад
Asc waxan ahaye gabadh wali guursan 29 jir ah waxan kuriyooda ayeeyo dhimatay mar hore anigo xan baaarsan ama qaadaya riyada dhex deeda
@NimcoAbdulaah
@NimcoAbdulaah 3 месяца назад
Asc magacaygu waa nimco Joogta hargiesa Age waa 22 Single ah Ardaydad baaney Waxan ku riyooday aniga oo ilmo dhaley wiila
@eidleabdirashiidomar9499
@eidleabdirashiidomar9499 3 месяца назад
Waad guursanasaa insha Allah
@MohamedSaidFarah
@MohamedSaidFarah 3 месяца назад
Asc shiikh waxaan jiraa 21 sanno magacyguna xaawo ku nool garowe waxaan ahay marwo waxaan ku riyooday hapeen hapeenada ka mida gabar haparyar uu ahay oo bari la noola oo riyada igu timid iyadoo naxsan oo leh haparyar icafi miskiin baad tahay marka shiikh isoo fasir l.a
@abdijamac1086
@abdijamac1086 3 месяца назад
Masha Allah
@saabarinismacil
@saabarinismacil 3 месяца назад
Asc Dhaman wallalaha. Inad fcnthn ban rajeynaya Halakan miyaa lagu so diraaa yaa sheikh. RIYOOYINKA
@axlaamismahaan3389
@axlaamismahaan3389 3 месяца назад
Walal xagee lagu soo diraa su aalaha😢
@AminaJele
@AminaJele 3 месяца назад
Asc sheekh
@Nasra-u5u
@Nasra-u5u 3 месяца назад
Alle. Kubarakeeyo
@FaraxAxmed-i3i
@FaraxAxmed-i3i 3 месяца назад
Asc shiik magacyguu wa farax axmed wxn ahy single wxn ahy ardayaad mana shaqeyo , wxn ku riyoday ano joga qabriga nabiga (scw) waxa ila socday sedex qof wllky iyo inan an famli nahy iyo wil yar oo kale wxn ku laha inantas na xijaabo oo is astuur anaa waan xijaab naa jawab wcn
@khadarhassandahir389
@khadarhassandahir389 3 месяца назад
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته شيخنا saciid waxan kuriyoodaay aabahay oodhintay oo qolkii degananjijiray sogalay isagooo dhuubtay oo basiirad ka muuqato marrkalna fariinbuusoodiray 500 oo doolar halasiiyo macacaygu waa hoodo imaraadka joiga
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 3 месяца назад
Aabahaa hadii dayn lagu lahaa ka bixi hadii kalana sadaqad u bixi Riyada dadka maytka ah ee aad ku riyooto waa siday tahay uma baahna fasiraad
@saharadahir3939
@saharadahir3939 3 месяца назад
Asc aniga waxana ahye sign waxa kuriyode imnka msajidka o dhmayao
@saabarinismacil
@saabarinismacil 3 месяца назад
Sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xayatiqurux5369
@xayatiqurux5369 3 месяца назад
Asc luqman iyo sheqa jazakala qer Waxan ahay gabar singal ah Waxan kuriyodhe 2jer timo dhadher oo lafereynayo sheq ifasir
@huthayousuf27
@huthayousuf27 3 месяца назад
Azc shiikh magacygu waa amina waxan ahy 43 jir caruur hysata aan shaqynin shiikh waxan ku riyoodaa hilib ceedhin iyadoo lasiinyo iyo anigo iibinya oo gabadh iitimi oo ileedahy hilibkaga waxa la yidhi haka iibsanina uu bukaaye oo aan hilibki oo aan waxba laga iibsan aan bac ku gurayo waxa kle oo jirta riyo labad oo ay hooyaday iigu riyooty aniga oo qiblada u jeeda oo kitaab quran akhrisanya oo hlkaa dhinacyga uu kasoo baxay mas cad oo aad u qaraweyn oo uu maray hortyda marku idhafay hdana uu igusoo noqday isagoon waxba iyeelin mrka hooyadayna ay qaylinyso oo ay leedahy maska miyad arkynin Azc shiikh isoo fasir riyooyinka jazakalah
@SafeGeedi
@SafeGeedi 3 месяца назад
Asc wll xageenkalso xidhidhi Kar am ankuso dirkara suashayda
@abdullahikhaliiv2870
@abdullahikhaliiv2870 3 месяца назад
Sheekh waxanahy hoyo dhashay 4carura hadanwaxan ahay umul waxankuriyda anodhalya ama xamila
@AmuunDigaale
@AmuunDigaale 3 месяца назад
Asc magacygu amun oo jogto xamar tiro 7jeer ah ayan ku riyoday ninkayga guursaday xaaskale masayrna ima hayn xitaa shiki majiro shekh bal ii macne allahaa idin barkeeyo
@hoodomaxamed6004
@hoodomaxamed6004 3 месяца назад
Wll magacayga waa hoodo maxamed waxan gabadh guur hore so martay sheekh waxad waydinaya ani oo warabe icunayo iwaydi wll su aasha
@saabarinismacil
@saabarinismacil 3 месяца назад
Asc
@Cqani-r5n
@Cqani-r5n 3 месяца назад
Asc Jigjiga Waxn ku riyooday oo laigu yidhi adiguun ducayso
@xaliimoxasan1104
@xaliimoxasan1104 3 месяца назад
Xaliimo hargaysa googda waxan ku riyooda i la 6 aniga oo isku saxaroday waxan ahay xaas daday dunawa 45 s c k
@istahila.mohamed3275
@istahila.mohamed3275 3 месяца назад
Magacaygu waa istahil waxan ahy xaas waxan ku riyooday anoo gabadhayda curada ah afkeeda kasoo guraya baranbaro,qorato ama goodaado bahasha la yiraahdo iyo fargeeto. Habeen kale waxaan ku riyooday anoo isla inantaas afkeeda Timo kasoo guraya. Sh riyadan baqdin baan ka qaaday.
@fatimaahmed4226
@fatimaahmed4226 3 месяца назад
Quraan badan aqrista gabadhana quraan Saar
@NadiiraAbdulaahi
@NadiiraAbdulaahi 3 месяца назад
Albaqra guri ku shid subax hore iyo makhribka
@nuurahassan2414
@nuurahassan2414 3 месяца назад
Sheekh waxaan ahay hooyo diinta Allah kudadaasha xijaaban waxaan kuriyoodaa anigoo xijaab daydayaaya markanta waxaanjoogaa iswiidhan magacaygu waa xaawa
@NimcoDagan-e3r
@NimcoDagan-e3r 3 месяца назад
Sheekhan numperkisa makaa helayaa😢
@CapdiOsmaan
@CapdiOsmaan 3 месяца назад
Asc sh inan ayaa ku riyoota library Iifasir sh inantaasina malaha xaas
@khadanmohamed7174
@khadanmohamed7174 3 месяца назад
Xagee riyada la idiinku soo gudbiyaa wariye
@bahjamahdi1782
@bahjamahdi1782 3 месяца назад
Shekh waxan Ahay gabadh 16 jir Ah waxanan dhigtaa Macad waxan kuriyooday inbadan Anoo foolanaya
@AbdikadirogasHassan
@AbdikadirogasHassan 13 дней назад
Waxaan jiraa 6 sano
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 3 месяца назад
SHEEKH WAXAAN DHOWR MAR KU RIYODAY ANOO KACBADA HOR FADHIYO ZMA TABANAYO AMA DAAH I HORYALO LAIIGA FEYDAAYO WAANA SOO XAJIYEY HADA KAHOR ADANKULA XAJINEY ANIGA IYO XAJIGABA IYADAS WAA IGU SO NOQOTEY
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo 3 месяца назад
Walaaal su’aalahayga halkeen kusoo gudbiyaa?
@Usaame-zd1it
@Usaame-zd1it 3 месяца назад
Halkaan kasoo waydiiyaa
@Istahilmohamoudrobleh
@Istahilmohamoudrobleh 3 месяца назад
Sheekh wan ku riyooda anugo abaay tusbax sinaya
@Luqmaan-hi7gu
@Luqmaan-hi7gu 3 месяца назад
Sh wad mahadsantahay
@CapdiOsmaan
@CapdiOsmaan 3 месяца назад
LIBAAX BAY KURIYOTAY
@Khadraibrahim285
@Khadraibrahim285 3 месяца назад
😢
@UmuAsmaa-he4fc
@UmuAsmaa-he4fc 2 месяца назад
Xagee kaala sooxiriraa
@kadigaisman478
@kadigaisman478 3 месяца назад
Riyad
@cabdiraxiinmaxamed-se5su
@cabdiraxiinmaxamed-se5su 3 месяца назад
sh waxaan kuriyooday anigooyar anigoo kule alle jalla wacalaa allow badbaadi adoomahaaga waxaana dhacaayaydagaal
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 3 месяца назад
Shiikh sidee cilmigan ku baran karaa
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 3 месяца назад
Xageed ka Soo diirAA RIIYADAAA
@HassanmuhumedMahir
@HassanmuhumedMahir 3 месяца назад
Wll halkan ma kusoo qori karaa
@star-ln1ke
@star-ln1ke 3 месяца назад
Soo adiga telefonka qaban waayay maxan soo diraa?
@NimcoDagan-e3r
@NimcoDagan-e3r 3 месяца назад
Wllo isheeg numprkiisa😢 please wan ubaahnaye
@NimcoDagan-e3r
@NimcoDagan-e3r 3 месяца назад
Isheeg hunt please
@AbdikarimHaji-h9w
@AbdikarimHaji-h9w 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂
@kemiibrahim-rx5km
@kemiibrahim-rx5km 3 месяца назад
Asc wll number what up ka mesha kama muqda so sar number ka shashadah Thank you
@NimcoAbdulaah
@NimcoAbdulaah 3 месяца назад
Asc magacaygu waa nimco Joogta hargiesa Age waa 22 Single ah Ardaydad baaney Waxan ku riyooday aniga oo ilmo dhaley wiila
Далее
RENT SKINS in Standoff 2? #standoff #rental #skins
00:34
Anigoo Indho la’ Ayaan ku riyooday ii Fasir Sheekh?
18:34