Тёмный
No video :(

“Raali Galin Baan Ka Bixiyay Hadalkii Ahaa In Dumarku Guursadaan Rag Faqiiriin Ah”Daaci Muna 

Hoyga Wararka
Подписаться 8 тыс.
Просмотров 75 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 187   
@ubahjimale8666
@ubahjimale8666 Месяц назад
Allah ku xifdiyo shiikhad Muna Aniga uma arkayo inay ku hadashay hadal qalad ah balse waxaan u arkaa inuu guubaabo iyo dhiirigalin u yahay hadalkeedu dhanlinta rag iyo dumarba, waayo nin aan masuuliyed qaadi karin o faqiir ah ma shaqeyste ah haduu rabo balwad leh inay gabari guursato uma qalmo hadii ay guursatana way ku hoogi un
@RaniAGR0405
@RaniAGR0405 Месяц назад
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم اذا اتاكم من ترضون دينه وخلقه فزوجوه 🤍🫀وقال الله تعالى وانكح الايام منكم والصالحين من عبادكم وايمائكم ان يكونوا فقراء يغنيهم الله ان يكونوا فقراء يغنهم الله
@sakariasheikh9739
@sakariasheikh9739 Месяц назад
Wallaal ayada xigta ku biiri nasteexada. Imdana waxay ku socotaa bulshada; ayada kalana shaqsiga faqiirka ah.
@XXx-xp8ll
@XXx-xp8ll Месяц назад
Sheekada hanaloo daayo. Waa runteed nin aan Diinta iyo dhaqanka Islamka aqoonin iyo xuquuqda lagu leeyahay ee shaqeeysanen maxaa laga guursan oo gabdhaha loogu lugoyn. Guuleyso Sheikha Muna Insha Allah aamiin yarabi
@khaalidnuur1960
@khaalidnuur1960 Месяц назад
Diinta soo fahan markaa comment soo dhiibo wll
@muniitaismail3550
@muniitaismail3550 Месяц назад
​@@khaalidnuur1960runtaa idin dhibta waxaa tihiin hadii la sheego cuucda kuwada haaya
@nimonimco3063
@nimonimco3063 Месяц назад
Nabi Maxamed baa gabadhiisa u diiday. Diintu ma ogola Nin ma shaqaysta ah in gabadh la siiyo. Diinta Ragu malaha
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Месяц назад
Nebigu gabadhee ayuu nin faqri ah oo muslim saxaabi ah udiidey?aad isaga hubi masalada ,jawaab ayaan kaa Rabaa
@user-sb4pg3zz9k
@user-sb4pg3zz9k Месяц назад
Diinta haka been sheegin lacnatulaahi hadaad iimaan lahayn lahayd xadiis aadan hubin nabiga korka kamaad saarteen, diintana kala tag dumarisimka iyo rag la colowda, haday ku anfacayn isaga bax balse diinta haka been sheegin. F. G : Diintu rag ma laha dumarna ma laha, labadana isku si bay daryeeshay, una saartay Inta badan waajibaad ay kawada siman yihiin. Gabadha muslimka ahna diinta islaamka sharaf badan bay ku leedahay.
@halanenuur128
@halanenuur128 Месяц назад
Hadalkaasi. Sax ma,aha Ka noqo waa been abuur Siday walalaha kale ba aheegeen.
@muniitaismail3550
@muniitaismail3550 Месяц назад
​@@ahmedmusa8929horta caac badanidiinaa nin ma shaqeysto ah diinta baa noo diiday qeyrul ma's,uuliyiin baad tihiin hush
@leyloqaali5671
@leyloqaali5671 Месяц назад
Dad qaadku waashey yey kuwaali shiiqadeen waxad sheegtey waa sax
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 Месяц назад
Boqol kiiba boqol weey sax santahay Hooyo horay usoco walaashay ama gabadhayda kuma darayo in nin aan wax ba haysanin hadii kale ciida miyuu siinayaa.
@abdulahijama6614
@abdulahijama6614 Месяц назад
Markii horana hadalkaagu ma khaldaneyn hadana qof aan rabin inuu famin lama qancinkaro hadalkaagu wuxuu ahaa ragow foof oo markaad tukataan salada subax foof rabina talo saarta dumaroona raga aan foofin subixii rabina talo saaran ha guursanina waan hadal sax ah
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 Месяц назад
Sax wllo Rasuulkeena CSW ayaaba yiri qofkii awooda ha guursado. Awoodaas Oo ah mid jireed iyo mid dhaqaale. Hadaadan awoodin nafaqada xaaska, caruurta imaaneysa soon. Soomaali run max rabaan been been iyo nolol khiyaali ah sanad gudihiis buug dhaqaale bilaabanaayo 1-2 canug imisaa lagu furay. 17-20 jir. Rabi xaqa ha ina fahansiiyo 🤲🤲🤲🤲
@SacdiyamaxamedCali
@SacdiyamaxamedCali Месяц назад
Wad saxan thy
@ahmedabdi319
@ahmedabdi319 Месяц назад
وعنْ فَاطِمةَ بنْتِ قَيْسٍ رَضِيَ اللَّه عَنْها قَالَتْ: أَتيْتُ النبيَّ ﷺ، فقُلْتُ: إنَّ أَبَا الجَهْمِ ومُعاوِيةَ خَطباني؟ فَقَالَ رسُولُ اللَّهِ ﷺ: أمَّا مُعَاوِيةُ، فَصُعْلُوكٌ لاَ مالَ لَهُ، وأمَّا أَبُو الجَهْمِ فَلاَ يضَعُ العَصا عنْ عاتِقِهِ متفقٌ عَلَيْهِ. Nabiga ayaaba saxaabiyadaan hadiithka kula taliyey nin saxaabi ah oo rabay inuu guursado( Mucaawiyah) in ay iska dayso waayo faqiir buu ahaa oo ay Guursato Nin Madow ah oo lacag haystay( usaamah ibnu zayed). Kadib usaamah ayee Guursatay ilaahayna wuu ku anfacay. Mamada dumar ayee latalineysay nin Faqri ahna waa nin( guri iyo cunto aan siin karin) mida kale Gabar wax baratay nin faqri ah ismaba fahmayaan ee ninkaan waxba haysan baadiyaha iyo dan yarta ha raadsado.
@ZimanAbdirisaq-ug3xt
@ZimanAbdirisaq-ug3xt Месяц назад
​@@ahmedabdi319sax wallo waa run ee dadka xaqiiqda diiday allaha soo hadeeyo
@RoodaMoham-zs7pl
@RoodaMoham-zs7pl Месяц назад
​@@ahmedabdi319r
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 Месяц назад
Nimanka somalida runtaa dhibto nin anan rerkiisa bilan kari maxa lo gursan heerkan waxa na garsiyay waa gurka macno darada ah iyo ilmo meel kasto daadsan
@AhmedHussein-lu3tn
@AhmedHussein-lu3tn Месяц назад
Gabadha hadii qaatay khalidkeedii oo waliba raali galin ka bixisay, halkaas halaga hadho 🎉🎉🎉 Maansha’allah
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 Месяц назад
Mama faqriga mxa u didaay guurka
@Beingme541
@Beingme541 Месяц назад
​@@cabtanmohamed4514shaqeyso walal🤣
@BtsArmy-ml1cs
@BtsArmy-ml1cs Месяц назад
War wa laqasbay nio
@nimonimco3063
@nimonimco3063 Месяц назад
Dhibatada Dumarka lagu haayo. Runta ma sheegi karaan. Raga dumarka caaya cidina Raali gali ma tidha lakiin dumarka xaqa lomo ogola.
@user-gb1cm6ow8s
@user-gb1cm6ow8s Месяц назад
Haa walahay qabadhu qalad maysheegin
@MustafeMuumin-hh2kg
@MustafeMuumin-hh2kg Месяц назад
Wallaal..xukun ilaahay bixiyey ayay hilmaamtey sheekhaddu..keliya waa sixid ee ha'ufahmin cabudhin...dumar..diintu ra'yi maaha..ragga sheekha gafana sidaa si leeg
@MohamedYousuf-zo2mt
@MohamedYousuf-zo2mt Месяц назад
Runta ay sheegtay waa maxay wll? Sawtan iyadiiba raali-gelin ka bixisay.
@user-gb1cm6ow8s
@user-gb1cm6ow8s Месяц назад
@@MohamedYousuf-zo2mt waa lagu qasbay raali geelinta nin aaw xaba haysan uma banaana inuu guursado waa inuu soomaa
@user-gb1cm6ow8s
@user-gb1cm6ow8s Месяц назад
@@MohamedYousuf-zo2mt haa uguuriyaa layidhi waa haduu helo inuu cid u guurisa lkn isagi maguursankaro waayo waxba mahaysto uu ku guurasado
@Sumadeena
@Sumadeena Месяц назад
Maxay u raali galin wax qaldan maysan sheegin.
@fardosa1236
@fardosa1236 Месяц назад
Soomaaliga waaqica ma ogola markaa waxay rabaan wixii aan raga u dan ahayn in laga raali galiyo
@ibnuibraahimkilaaas2893
@ibnuibraahimkilaaas2893 Месяц назад
Shekhda hala daayo,,,alla habarkeeyee,,,,, ,maqaldame waa allaah
@user-wu1bc6jp8k
@user-wu1bc6jp8k Месяц назад
Sheekhadu waykusaxantahay nin aan shaqeysanaynin oo reerkiisa biilan karin gabdhuhu yaysan guursan,, fadhiga kakaca oo shaqeysta ragoow, qaad iyo fadhi kudirir ayaa idin dilay hadana gabadh qurux badan inaad guursataaad rabtaa
@SamiiraSagal-to4sd
@SamiiraSagal-to4sd Месяц назад
Masha allah waa runta wllo💯
@AmishaDahir-f1m
@AmishaDahir-f1m Месяц назад
والكحو الايمي منكم والصالحين من عباده كم أن يكونو فقراء يغنهم الله من فضله Diintu barasho baay ubahan tahyy ma qurux badana in markasta la c,aadifad HadLo dumaroow
@Ducaysane29
@Ducaysane29 Месяц назад
Ilaahay Danbigeeda ha dhaafo. Barahan Bulshadu qofka si fudud bu u silbanayaa hadaanu ka taxadirin.
@user-wc4nj8fb2m
@user-wc4nj8fb2m Месяц назад
Adga ayaa aha duqsiga aad shegayso waxba maa tababarasiid xumaan raag iyo hablaaha ayaad kala dhexdhigtayi ee kaa fadhiso dad ka ❤
@BADDA_CAS
@BADDA_CAS Месяц назад
Masha Allahu walaal jazakallahu kheyra jaza ihiii Waxaadtahay qof cilmi leh waad ka hadleesid waankula dareen sanahay wa masuuliyad raga laga rabo taasna qof walibo wa ogsoonyahay. Allaha ka raalli ahaado.
@salma-qs2gi
@salma-qs2gi Месяц назад
You are right sister you don't have to Apologies we didn't have to get married someone it'd have to anything or can't afford that is true wlhi
@marianmohamed3937
@marianmohamed3937 Месяц назад
Nimanka Somalida waxay rabaan in naagaha diinta bartay ay aamusiyaan, iska markaasna ay xaaran, been, iyo tuuganimo inay gabdhaha Soomaali ku dhaqaan.
@ladanladan1718
@ladanladan1718 Месяц назад
Way saxan tahy sheekhadu nin fara madhan ma fiicna waa in uu shaqeeyo ninku ileen waa qawaab ninku
@user-ic3ei2hg7q
@user-ic3ei2hg7q Месяц назад
Wll ka so ja waab آية وأنكحو الايامى منكم والصالحين من عبادكم وإماىكم إن يكونوا فقراء يغنهم الله من فضله والله واسع عليم
@abdirahmanaxmed7652
@abdirahmanaxmed7652 Месяц назад
Masha allah mam allah ku xafido qaladaka waa dhacaa
@namiup0274
@namiup0274 Месяц назад
Muna walaasheeyqaaliya ماشاء الله تبارك الرحمن ayaan ku leeyahay qof culmine leh ayaa tahay
@user-lu1se2qu5j
@user-lu1se2qu5j Месяц назад
Imikay khalad kaleh kujirta muna nabiga kharka guurka iyo bilkaba walaga dhibay ee gawamunta miyu kabaxsana yaaab yaa dumarkan mesha.ka fadhisiya
@adarsheikh-ali9290
@adarsheikh-ali9290 Месяц назад
Umad qalbiga iyo xoolahaba faqri ka ah ayay leedahay iska ilaaliya xagee wax dhaama ka helnaa Allah deeqsi waaye
@mapaacha4552
@mapaacha4552 Месяц назад
Waa runta, sifiican ayaad usharaxdey abaayo. Dadku isku fikrad ma ahan….malaha fikradaas ay lafiicantahay, oo dhinac fiican ay kawadey. Waa dheerigelinta inay RAGGA ay wax bartaan oo shaqeeyaan. Mahadsanid, Hoyga Wararka
@Mascud12
@Mascud12 Месяц назад
Somalida Qaarkood Qofkii Madaxa lasso Kaca Maxay Hoos ugu dhigaaaan Meeshii la Taageeri lahaa oo la dhihi lahaa Horey u soco baa lagu Khasbayaa in Jaranjarada ka Dago oo la tuso inuusan Gaari karin Meel Fg Sh muno waan taageerey side Qiirada iyo Bakaaqada leh ay u soo jeedisay wacdiga in lataageero Bay ku fiicnay lkn kuma fiicnay in hoos loo dhigo Oo wacdigii Badnaa 1 erey laga soo Qaado Aniga waxaan hayaa ugu yaraan 3 aayadiod oo ka hadlaya hadalka sh muno ku dhiiri galinaya lkn waxaa he's hey dad aan cilmi dheer laheyn #1=aayada_7_suura_Dalaaq #2_aayada_233_suuratul bana #3_aayada_33_suratu_nuur
@raxmamaxamuud1447
@raxmamaxamuud1447 Месяц назад
Wariyayaashu ILAAHAY haka baqeen oo ha joojiyeen inta xun uun bay buun buuniyaan
@mohamed88466
@mohamed88466 Месяц назад
Waar daaya hooyadu waxba may khaldamine
@mohamedabdikadir920
@mohamedabdikadir920 Месяц назад
Dadkii wakhtigan waxay noqdeen sida dhaxanta oo kale, hadaladeenuna waa sidii hoyga aan kaga jirno dhaxantaa, hadii hadaladaadii doldoloolo yeesho dadkii dhaxanta ahaa ayaa kaaga soo galaya. Markaa sheekhado laba arin aan ka maqlayba way ku saxsan tahay arinka faqiir oy ka wado qof aan isku filnayn ha guursan iyo qof aqlaaqdiisu wanaagsan tahay horta raadi ka dib diintiisa ku xiji.
@arafomoussa8761
@arafomoussa8761 Месяц назад
Allah ha Ku xafido
@MaxamedCabaas-ug5bk
@MaxamedCabaas-ug5bk Месяц назад
Maaamada markii hore wey sax nayd hadana sidoo kale lkn dumar inta badan ayaga ayaan talo qaadanayn waxay rabaan rga ,aan wax qabadka laheyn ee,gurya jiifka
@iidxasan5453
@iidxasan5453 Месяц назад
Msha Allah raali wa sax
@AbdiahmedahmedAbdi
@AbdiahmedahmedAbdi Месяц назад
Alah haku naxaristo subxanalah Bulsho 100/100 Muslim ah leh Dhaqan 100/100 ah ayad rabat Inad wax u shegi rabtaa alah Danbi shaf wadiso
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 Месяц назад
Macalin muna Faarax Gabar lagu tacbooday bay Fani ku diri u rabaan.
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq Месяц назад
Gulayso maamo
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc Месяц назад
Maasha Allah..gabadh aqoon leh
@SumayaShekh-ot6pk
@SumayaShekh-ot6pk Месяц назад
Haa waa run nin lacag leh marabno 😢❤
@munaAbdullahi-tm1ej
@munaAbdullahi-tm1ej Месяц назад
Thanks mama muna ❤❤❤❤
@user-wp7rg6jm3j
@user-wp7rg6jm3j Месяц назад
Habar walan
@batulahussein797
@batulahussein797 Месяц назад
1su aal ii waydii naagtan haddii ninka taajiirka ah oo la guursado oo laba maalmod. Uu illaah faqiir ka dhiigo ma iska furaa
@arafomoussa8761
@arafomoussa8761 Месяц назад
Qalad ma ahin hadalkaas. Ninku haddii uu Kugu filnayn ha guursan. Waa hadal dhiirin galin ah.
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Месяц назад
Ninku haddii u faqri yahay muxuu ku bixinayaa noolasha reerkii, illeen waxaa la yiri naagto waxba lagama rabo xitaa hadday xoola badan leedahay. Ninku haddii u faqri yahay oo u San awoodin guur, ha sooma
@Gacanlibax
@Gacanlibax Месяц назад
Maansha alaa
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Месяц назад
maxay dumar Ka nogu diraysay 😮😮Raaliginta BA,aday😮😮
@cabdiraxmansaalax8732
@cabdiraxmansaalax8732 Месяц назад
كما قال صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedNoormohamed-lc4rg
@MohamedNoormohamed-lc4rg Месяц назад
Waa caan raadis
@HawaAbdillahi-y1o
@HawaAbdillahi-y1o Месяц назад
Best ❤❤
@maxamedshariif8191
@maxamedshariif8191 Месяц назад
Guurka dhiira Gelintiisa ma noqoneyso ,Gabdhow Wiil faqri ah ha Guursanina, balse hadeey soo noqotey waa Gabar fiican, ma gefe waa Alle, Hadey simbirara xatey ay soo noqotey weey fiican tahey, wacdi & waano ha deeyso macalinkeeda & Culimada kale, waxaan ogaaney in aad neceb tahey nin faqri ah , waxaad iloowdey in uu Alle deeqda bixiyo , waxaa kale aad iloowdey Wiilasha & Gabdhaha haleysku daro si ay umadeyda u badato ,si aan Aakhiro idin kuugu faano, ( تزوجو فقراء يغنيكم الله. )
@edebsanaxmed4821
@edebsanaxmed4821 Месяц назад
Subxaanallaah gabadhaan waa saxantahaye maxaa loogu dhagay 😮guurku ma jiraayo hadii aan dhaqaale jirin
@Utuber387
@Utuber387 Месяц назад
Maamadan well mafahmin micnaha guurka iyo sababaha dadka yar yar loogu guuriyo yaraanta. Guurka lacag halagu doonto sax ma aha.
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 Месяц назад
Gabadhaan waxba yaan la xagxagan runtay ka hadashay gabdho saxibaday ah ayaan kala taliyey inanay nin aan waxba haysan guursan jacaylka ka weyn wax walba ayey igu yiraahdeen dhawr ayamod kadib wax la,aan darteed ayuu rerkoodi ku dumay package aanan rerkodi qadi karayna dib ayey ugula noqdeen markaa dumarkoo kaliya maahee rag iyo dumarba waa ku adkanaysaa inay noloshu usii socoto
@ManaalMucaadindho
@ManaalMucaadindho Месяц назад
كيف يجرأ رجل فقير على تفكير الزواج منها اي المرأة وهو بالكاد يستطيع إعالة نفسه
@umulkhayrali7487
@umulkhayrali7487 Месяц назад
Shekhada ilama qaldana wiil faqiir ah marka lagursado weliba mid noloshi kadhacay qaar waxan aragnay shaampo ciyalkodi u ibinkarin iyo dacas waxbarasho iyo nafaqane warkeda daa war somaliyey runta marabtaan
@hassannur8022
@hassannur8022 Месяц назад
Ma Somalia ayaa soo dirtay
@hawal1287
@hawal1287 Месяц назад
maamadaan isbitalka waalida ha la geeyo , intay gabdho kale fidneyn
@MaxedTabliiq
@MaxedTabliiq Месяц назад
من كذب علي متعمدا فليتبو مقعده من النار
@user-vi6lq6dm6o
@user-vi6lq6dm6o Месяц назад
ماذا تقصد لهذا الحديث
@MaxedTabliiq
@MaxedTabliiq Месяц назад
اقصد هذه امر
@ahmedabdi319
@ahmedabdi319 Месяц назад
Mama nabiga kumey been abuuranin intaan ka kafahmay hadalkeeda.
@ahmedabdi319
@ahmedabdi319 Месяц назад
وعنْ فَاطِمةَ بنْتِ قَيْسٍ رَضِيَ اللَّه عَنْها قَالَتْ: أَتيْتُ النبيَّ ﷺ، فقُلْتُ: إنَّ أَبَا الجَهْمِ ومُعاوِيةَ خَطباني؟ فَقَالَ رسُولُ اللَّهِ ﷺ: أمَّا مُعَاوِيةُ، فَصُعْلُوكٌ لاَ مالَ لَهُ، وأمَّا أَبُو الجَهْمِ فَلاَ يضَعُ العَصا عنْ عاتِقِهِ متفقٌ عَلَيْهِ. Nabiga ayaaba saxaabiyadaan hadiithka kula taliyey nin saxaabi ah oo rabay inuu guursado( Mucaawiyah) in ay iska dayso waayo faqiir buu ahaa oo ay Guursato Nin Madow ah oo lacag haystay( usaamah ibnu zayed). Kadib usaamah ayee Guursatay ilaahayna wuu ku anfacay. Mamada dumar ayee latalineysay nin Faqri ahna waa nin( guri iyo cunto aan siin karin) mida kale Gabar wax baratay nin faqri ah ismaba fahmayaan ee ninkaan waxba haysan baadiyaha iyo dan yarta ha raadsado.
@Anbaro.
@Anbaro. Месяц назад
Xadiiska xagee hadalkan ka khuseeya wax been abuur ah miyaa la sheegay
@GloLeaders
@GloLeaders Месяц назад
What is so hard to get married it's Baraka and riziq badan
@adenyussuf8286
@adenyussuf8286 Месяц назад
waad qaldan tay mama alle unoqo
@husseinadan9329
@husseinadan9329 Месяц назад
Our sister is human ,but please never quote Hadith while a particular ruling on the sheria,"Mamalat" is explict in the Glorious Quran. Hadith is just a supplementary to the the Holy Quran , therefore, a ruling that is found in the hadith cannot be used to justify to a null Quranic injunctions. Emotions shouldnt be allowed to overtake rationality when preaching, sister continue with the good work and avoid media , because they take things out of the context. Allah knows the best.
@Anbaro.
@Anbaro. Месяц назад
Asc waxan idin waydiiyay wadaada raali galin miyay bixisay mise waxay tidhi hadaan wax khalad ah sheegay raali galin baan ka bixin. Hadalka si buu dadka wada dhaafay malaha waa sidii la rabay yaab.
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Месяц назад
Sheekhadu way saxnayd kaleexda nin faqiira hadaad guursato dhowaan markuu xoolo helo abaal ma yaqaano
@haldoormedia6355
@haldoormedia6355 Месяц назад
Waa qof maskixiyan uu xanunsan ilahay haa cafiyo sual aya laa weydiyay markas bey umadi dhan duqsi Ku tilmamtay ayado Leh dadku wey qaldanyihin oo Waa duqsi markasbey hadana raali galin bixineysa war bal Walida ega Edo umada ka fadhiso Mel diin waxba kama ogide wadanka dowlad ba ka jirta wazarada dinta iyo owqafta Somaliland waxey ku aragta qof xad gudbay marka iska amu Edo mise wale iyo linta
@bintialichannel3770
@bintialichannel3770 Месяц назад
Wey saxantahay mina wayo nin faqiir ah an shaqesanen side gabar u gursanesa misne wayilayo ama dad isku haleynayo familkisa hade xola leyin okale
@zahramohamoud8835
@zahramohamoud8835 Месяц назад
Ascwrwb Maqaldamin gabadha Subxanalaaah we nimankaan runtay diidaayaan wali waxaa ku Rajkiban Naag waxba ma oga xaqna Kama hadli karto si jaahiliyadii ayaa loo dhaqmayaa Yaab ka yaabkiis waaye
@abuuanasmedia3576
@abuuanasmedia3576 Месяц назад
Asc tan anigu maanan fahmin ujeedkeeda laakin waxaa cat wali inaysan katawbat keenin qalatki say gashay waxaan layirahada tan okole tawbat siyaasadeeysan
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr Месяц назад
Wali umada soomaaliyeed ayey aflagaadeyneysaa markii qaladkeeda laqabtay duqsi ayey kutilmaameysaa war hadii qaladka lagaa qabto ma duqsi baa lanoqday taasina waa inaad raali gelin kabixisaa
@user-zi3zi4iu5p
@user-zi3zi4iu5p Месяц назад
Maad khaldamin hooyo
@SICIIDHassan-hl9hp
@SICIIDHassan-hl9hp Месяц назад
Raali Gelinta Ayeyba Aflagaado Kale Ku Wadaa Ooy Leedahay Dadka Waa Tuqsi Oo Kale????
@Realistic9
@Realistic9 Месяц назад
Ragaan qeylada isla dhexyaacey Ayadada qaado ceyb ma ahan. Rag wa in ay shaqeyn wa arin fiican
@abdiosman335
@abdiosman335 Месяц назад
Hadaad taeabartu maxaa hadalkaa kaa keeney irsaaqa ilaahbaa bixiya
@Somfox1
@Somfox1 Месяц назад
Naag leh nin fiqiir ah ha guursan .. Nabigeena suuban csw baa yidhi markaad faqri ka baqdo guurso .Marka waxa ay ku tusaysaa , sabobta imaam looga dhigi waayey dumarka .. tan oo kale baa ku jirta oo iska haldaysa !!!!
@zahramohamoud8835
@zahramohamoud8835 Месяц назад
Ascwrwb Maqaldamin gabadha Subxanalaaah we nimankaan runtay diidaayaan wali waxaa ku Rajkiban Naag waxba ma oga xaqna Kama hadli karto si jaahiliyadii ayaa loo dhaqmayaaa
@sacdiyoxaaji1271
@sacdiyoxaaji1271 Месяц назад
Anaga qalad ma ar kin balse wax run ah beey sheeg tay lakiin shiiqada waxa seekay in eey san ka hadlin in eey dayacaan ilmaha oo eey san soo saarinen ubad leh tarabiyo caafimad aqoon oo uu nin kas taa dhahayo ilmo badan in aan dhala rabaa hadana uusan masuuliyada xaaska iyo ilmaha dusha is ka saarinen ee ey hooyadii dhasho uurkii ku dhib tootoo hadana wax bara sho biilkoodii dhiibto asigoo aan shaqeeyan guriga joogo nin kii ku dhahayo shaqo wadan ka malaha oo hooyada xagee ka keen tay shaqada ok qud badasi waa naga qasaar tee mow duuca labaad nooga dhig saxiibeey oo aniga lataliso iga dhig bilaa caleeg 😂😂😂 rag ilmahooda sifiican u koriyaa oo sifiican u og baa jira balse kuwa hadeey gabadha furaan iyo hadeey qabaan ba ilmaha ku dayaca ayaan cam baareen leheen si qalad kooda aduun ka loo tuso ayagoo is ku heesto in ey sax san yihiin dumar ka nin ka wanaag san dafir tana wala qaban lahaa oo dumar badan oo dhiba wiilka qabaa jira isaga oo u hagar baxa siiyaan waxa uu awoodo mar ka dad ka ma wada xuma ee ku wa xun baala is ka qaban lahaa
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Месяц назад
Sheekh Muna wax jira oo diiniyan unbay sheegtay. Dumarow nin faqri ah ha guursanina. Dinta islamka ninka aya laga rabaa inu kaafiyo noolasha qoyska, xitaa hadday naagto hanti leedahay waxba lagama rabo. Xoolaheeda meeshay doonta bay geyni.
@ismailhassanjehow4714
@ismailhassanjehow4714 Месяц назад
Markiihore yaa kuqasbay markay leedahay raali gin kabixinaaa warka kiihoreyey
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Месяц назад
Nimanka dumarka caaya iyo raga wadanka duminaya miyaad u sheegtaan inay raali galin bixiyaan Muna waxay u jeedaa nin aan shaqaysanayn oo iska jiifa ama jaad iyo balwado kale oo badan ama habeen oo dhan telfoon ku jira waalidkii quudiyo isagoo qof wayn ah Haday tidhi yaan la guursan waa arin saxa waxa furiinku u batay marka caruur la dhalo wax la siiyo loo waayo waa lagu kala yaacayaa meesha Raga soomaalidu dumarka ayay u xoogwayn yihiin
@mohamedabdullahi6556
@mohamedabdullahi6556 Месяц назад
Dhiirigalin fiican maahan fiqiir ha guursanina markad wax waydid ayaaba guurka lugu carara marka ayay kuu furmay risqigu
@hodanmohamud4288
@hodanmohamud4288 Месяц назад
Oo maxaad ku guursaneysaa ma gidaarkaad la seexan sow laguma dhihin soon
@user-qi4np5eg2o
@user-qi4np5eg2o Месяц назад
Kan wariya waba ay dhintay war naga amu duli yahow faqiirki
@DalhaJ-y6o
@DalhaJ-y6o Месяц назад
Ya kacarar mesha
@MaxamedCarab-wg2sj
@MaxamedCarab-wg2sj Месяц назад
War na day digital Islamaka kafirsasho ayuu rabaaa islaantan waa israaiil maharani
@boqorka-k1lb
@boqorka-k1lb Месяц назад
Filimada hindiga ayey sifican ufirsata nagtan
@SaynabYare-zz9li
@SaynabYare-zz9li Месяц назад
Raali galinta maxd samaysay mamadu miskiinsanaa😅
@user-te7hx3yq4w
@user-te7hx3yq4w Месяц назад
Shaydaantaan waliyey aflagaadadi sii wataa,oo ay shacabki Tuqsi ama tixsi ku sheegay,war shaydaantaan warkeeda naga dhaafa
@abdullahihussein3201
@abdullahihussein3201 Месяц назад
Ka xishoo mamada qofyahow.
@hodanmohamud4288
@hodanmohamud4288 Месяц назад
Maxey ku qaldantey sowtii la yiri ninkii aan awoodin ha soomo Waa dad maskaxda ka baaba ay
@wellimohamed3440
@wellimohamed3440 Месяц назад
Slama caley kum wxaan waydinayaa Gabadha tiri yaan la guursan raga faqiirka ah Wxaan rabaa inaan weydiyey Ka wran gabdhaha guursanaya Raga ajinabiga ee eliba galada kaga darane faqiirka ah Hdaa tiri xadiis ban u hayaa inaan laguursan raga faqiirka ee muslinka ah Ka wran hadaan raguna guursan naag wx heysata moyee Iyadoo laga tixracayo inuu nabi mohamed guurkisa ku bilaabey Gabar wx heysato sow tilmaan fcan Uma noqoneyso tilmaan ragu inay guursan aan naag aan faqiir aheyn ama Terr faqiir ka dhalad Bal is bar bar dhiid yaa qsaare qaba?
@miskisagal1069
@miskisagal1069 Месяц назад
Oo hada hadlkag maxbad ku sixii adaaba hadeer sharciiyo badano ilhy da jiyey dulan ku ah eee
@saffsuff
@saffsuff Месяц назад
She is unable to balance sharia and her point of view. She shouldn't care about people's opinion if she believes what she said is religiously true then no need to apologize.. if not ..them she needs to change her belief...now she just gave an ungenuine apology called the (if) apology " if i made a mistake am sorry" thats not how religious matters are handled الحق أحق ان يتبّع
@KhadarHassan-qv1ye
@KhadarHassan-qv1ye Месяц назад
Ka fadhiiso umadda waxba garamaysid jaahilad baad tahay,gurigaaga,ninkaaga iyo caruurtaada ku eekow waa hadaad leedahay,hadii kale malaa nin la'aan baa ku haysee ilaahay bari.
@adenyussuf8286
@adenyussuf8286 Месяц назад
haa iska hadlin
@MohamedAdam-nc6qe
@MohamedAdam-nc6qe Месяц назад
Asc. Runtii. Aniga. Waxay. Ila. Tahay. Inaynu. Aragno. Dumar. Ducaads. Ma. Qaldame. Waa. Ilaahay
@user-dx2jk3wh4z
@user-dx2jk3wh4z Месяц назад
Asc muna ale hanokaa xifdiyo wax xun madshegin ale haku abaal mariyo
@RadioIskaarbo
@RadioIskaarbo Месяц назад
Tolow miyaa lasoo qasbay Iney raali galin bixido shalay wey dhiiraneede
@AliMoha-p7x
@AliMoha-p7x Месяц назад
Raga faqiirka ah ma,aha qawaam,miyaan ka xoolaha leh ayaa qawaam,miyaan Xoolaha mar waa lahelaa marna wey kabaxaan Alle ayaa biciya xoolaha
@boqorka-k1lb
@boqorka-k1lb Месяц назад
Hindi miyay kasojeda nagtan
@adenyussuf8286
@adenyussuf8286 Месяц назад
diinta fahan
@dahirwarsame7528
@dahirwarsame7528 Месяц назад
Waxaan isleeyahay in loo baahan yahay wasaarada oowqaafta ineey saxdo waxii qaldan umadana u waadiso.
@YussufBare-qy8sz
@YussufBare-qy8sz Месяц назад
Somali wey udamate wakuwan culumad noharte
@YussufBare-qy8sz
@YussufBare-qy8sz Месяц назад
Islantan cilaj ayey kasocararte😂
@leyloqaali5671
@leyloqaali5671 Месяц назад
Waxad qaldantey majiran nin jaad cuna yaala aroosin ayeyka xanaaqeen eeguur faqri yaalaguursan ma ah
@YussufBare-qy8sz
@YussufBare-qy8sz Месяц назад
Wey kalahadalesa
@abdulfatahabdullahi1493
@abdulfatahabdullahi1493 Месяц назад
Kadar oo dibi dhal mammadan ninkeeda haloo sheego magalada ka qabso halagu yiraaho
@amiraamiranour2089
@amiraamiranour2089 Месяц назад
Qof dumar ah ayaa kaa iidhi hadith oo camerad soo hoorjogso ayado diin cheganeysa alciyadu billah
Далее
لدي بط عالق في أذني😰🐤👂
00:17
Просмотров 2,6 млн
Haween iskugu soo baxay barxadda hore ee dhalinta.
9:53
Hablaha hargeysa iyo Nasiiba sh. Aadan Siri
5:27
Просмотров 34 тыс.
NIN ARIN LAYAAB LEH OO CAALAMKA SOO JIIDATAY SAMEEYAY
22:49
Daaci Saalax" Dumarka Waa Cheap (Raqiis)
5:23
Просмотров 23 тыс.