Тёмный

😱INANTA WAY GARACATAY ANO QABA EE ANIGA MA DHALIN NINKII AISHA OO KU DAFIRAY INANTA YAR SUBXANNALAH 

M•Somali Tube
Подписаться 31 тыс.
Просмотров 42 тыс.
50% 1

@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS ​⁠ @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar. #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad

Опубликовано:

 

10 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 118   
@AminaLuckyOfficial
@AminaLuckyOfficial Месяц назад
Alle haku caawiyo gabadh yaro la ciilay baa tahe
@najma649
@najma649 Месяц назад
allaha caawiyo gabdha ilmeheeda na allaha uga soo qaado
@Sabuha28
@Sabuha28 Месяц назад
Wllo Alle ha ku xafido ubad kagana Alle ha ku soo xafido Amin 🤲🏼
@Roteyaani
@Roteyaani Месяц назад
waa cunug yar waa xiligii ay asaageed wax barashada ku jireen 😢 waa ka xumahay kuwa saas u ciilaya iney ilaaween in waxani yahay aduun . 😢
@CumarMaxamed-pv1rb
@CumarMaxamed-pv1rb Месяц назад
Allahay caawi caaho uurka ayaa kaaga soo duceynayaa wlle
@NacimoCarabmocow
@NacimoCarabmocow Месяц назад
Ilahay haa kusaqiiro abyo dahir ilahaya haa kusaciido wll
@sagalahmed9046
@sagalahmed9046 Месяц назад
ALLA IYADA IYO ILMAHEDA AMAAN ISKU KORSADAA IYADA AYAABA CARUUR U EG
@Hamdaofficial1
@Hamdaofficial1 Месяц назад
Illaahow gabadhaan dhibta ka dulqaad illaahow ayada iyo ilmeheeda xafid
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui Месяц назад
Aamiiiin
@user-sv8sn6ib4h
@user-sv8sn6ib4h Месяц назад
Amiin
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Месяц назад
AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@II-vd4ih
@II-vd4ih Месяц назад
Gabadha waa walaasheeyn Somalinimada naga badan waa inaan garab istaagno
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 Месяц назад
Alla nimanka way isku eexdaan gabdh wa miskin qabiil wax uma taro
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 Месяц назад
Gabdhuhu waa isku mid laakiin qaarkood nasiibkooda ayaa xumaada laakiin gabareey uray usoco
@ijabaluul4704
@ijabaluul4704 Месяц назад
Daahir aad buu u xiiseeyaa ceebaha D5
@cousinbro1580
@cousinbro1580 Месяц назад
Dee walal ma gabadha lagu eegtaa raga isugu tagaayo
@sabahegeh425
@sabahegeh425 Месяц назад
Ilaahey ha ku caawiyo.
@axmedcabdimaxamud4214
@axmedcabdimaxamud4214 Месяц назад
Abayo gabar qurux badan baad thy ee anigaa ku guursanyh isoo qabo
@user-gq5hq8oi7s
@user-gq5hq8oi7s Месяц назад
Farid mada gursanaya 😂😂😂
@CaliDuale
@CaliDuale Месяц назад
Qabiil wax ma taro ee soomaliyey u hiiliya aisha
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 Месяц назад
Gabadh kheyr qaabta social media maadhax tiimaado
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Месяц назад
Views ayuu lagu raadsanayaa waxana la iskaga dhigayaa nasteexo
@adensafia1154
@adensafia1154 Месяц назад
Abaayo ilaahey haku caawiyo caruurtana ha kuu sooceliyo aamiin yarabi
@Zurich527
@Zurich527 Месяц назад
Nin Somali oo dhan naagta markuu la dagaalo muxuu U dhahaa ilmaha kama dhalin
@fatimaikhtii5563
@fatimaikhtii5563 Месяц назад
inuu ku cebeyo ayuu raba lakin ilmihisa ayu cuqdad ku beraya oo wecelnima lagu cayi dona
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray Месяц назад
HOOYADAA. II. DUCEE. DHEH. LA HESHII. INSHA ALLAH. QOF. WALBA. WAAD. KAGUULEYSANEYSAA. INSHA ALLAH. KHAYR. BAAN. KURAJEYNAYAA. ILMAHANA. GAALADA. ILAAHAY. HAKAAGA. SOOQAADO. AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲 ALLE. HOW. GARAB. GALO. INSHA ALLAH
@user-no7ui9yz1d
@user-no7ui9yz1d Месяц назад
Ilaahay haku caawiyo walaashay walaahi waan ka xumaaday majeerten ma sidaaba wlhi dad maaha uf
@angel67ball51
@angel67ball51 Месяц назад
Daahir dameer MJ ayuu aduunka ugu neceb yahay maxaa daba dhigey akhas
@cousinbro1580
@cousinbro1580 Месяц назад
Dadkiina caawimada rabaa ceshta daahir is arki meeysaan oo raga gabdhaha isu soo raacayaa qabta
@AsliFaisal
@AsliFaisal Месяц назад
🎉
@dhuubo.....
@dhuubo..... Месяц назад
Ilmahu u ekaa aabihiis
@sagalahmed9046
@sagalahmed9046 Месяц назад
Somalinimo baa iga badan😍😍 waa in aan sidaan u wada fikirnaa
@user-li8yu3ee1p
@user-li8yu3ee1p Месяц назад
Daahir calasow waxan ku idhiwaxa layidhi illaahow na Asturias ayaa lagu ducaystaa waxan rabi ka baq hawshan ka bax istiqfaarna Dalby ma fiicna sidani
@khadarcilmi4516
@khadarcilmi4516 Месяц назад
Maxakamada xaaji daahir calasow waan wataa waan taageeraa maxakamadaha dawliga ah wuu ka cadaalisanyahay sidaan qabo waana bilaash
@sadam1318
@sadam1318 Месяц назад
kuwo gabdhaha ay qabaan yiraahdo kama dhalin oo DNA midkii ay dhashaba ka qaado ayaa england ila jooga waa kaasoo kale subxaanalah
@NALEYENALEYE-rc3jq
@NALEYENALEYE-rc3jq Месяц назад
Sort sory sory sory sorry abyo wlhi waa xanun arintas lkn insha allaah somalia Weyn baa kugarab Tagan
@adensafia1154
@adensafia1154 Месяц назад
@edbankhalif587
@edbankhalif587 Месяц назад
❤❤❤
@marymw-yh1ib
@marymw-yh1ib Месяц назад
Dadka maxaa dhexgeliyay gabadhan iyo ninkeeda haduunan dhalina matii uhoraysay ee gabadh soomaaliyeed kudhacdaa fayuus haku doonanina gabadha yar war rabbi kaxishooda kadhexbaxa
@mkzizkozak3447
@mkzizkozak3447 Месяц назад
Asc daahirow ilaahay ka baq beri waa aakhiro
@SaygaRuushka
@SaygaRuushka Месяц назад
😢
@zuzanali5962
@zuzanali5962 Месяц назад
DNA AA JIRO YURUP WAX LA ISKU INKIRE KARO MALAHAN DACWAY HALA DACWEEYO NINKII ILMIHISAINKIRO😮
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 Месяц назад
😢😢😢❤❤❤
@user-ew6sn7xz1x
@user-ew6sn7xz1x Месяц назад
Hooyo waa hooyo xaq umalahan hoyo mcn in la ciilo
@suleimanabdi2742
@suleimanabdi2742 Месяц назад
Keep going U❤
@CABAASCRAXMAANMUUSECABAASCRAXM
@CABAASCRAXMAANMUUSECABAASCRAXM 7 дней назад
Acm
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 Месяц назад
Waxba kama qaadayo haduu ilmihiisa inkirey
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 Месяц назад
Mama mayun wexey sheegi jirtey. Waka
@ifraahabdi
@ifraahabdi Месяц назад
Caisho waa la ciiley somaliyey aan cawino please manta calankan aya iga badan bey ledahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤
@ubahguled96
@ubahguled96 Месяц назад
NAAGTAN ilamheeda AYAAD dayacadeey WAA WASAAQAD HOOYADA ilamaha IYADA MASUUL ka MARKAAN NAHEEY Somali
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Месяц назад
gabadhaan waaba yar tahay hadda wixii ka horeeyay maskaxdeda kuma filnayn
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Месяц назад
WAXAAN AHAY NIN DHALIN YARO AH OO AQOON YAHAN AH CUNUGTA YAR ABAHEED WAY U EG TAHAY JAW
@user-zm7gg6wl7k
@user-zm7gg6wl7k Месяц назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢
@seynabaliisse1995
@seynabaliisse1995 Месяц назад
Aniga Swiss dagan ee maxa laga cawiyaa dahir calasow inta dacwad ha ku furno
@Sarsar-l7j
@Sarsar-l7j 11 дней назад
Kkkkkk ma aha majerten wa mijeri
@dheemanhusssein9578
@dheemanhusssein9578 Месяц назад
Marqaati mexey uga baahan tahay gabadhan ninkan inuu gabadha dhalay qof kasta wu arka waba kobigiso mesha tagane
@LeilaHilal-ui9hw
@LeilaHilal-ui9hw Месяц назад
2
@SaygaRuushka
@SaygaRuushka Месяц назад
Asc
@najma649
@najma649 Месяц назад
ninkaas dhiig halaga qaado
@user-ty2qm5gd2f
@user-ty2qm5gd2f Месяц назад
Shekadan ma run baa mise waa siyaasad ka dhaxeysa xifaltan u dhaxeya _HAWIYE-_ ? _DAAROOD -_ ? Filimkaan yaa fahansan
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui Месяц назад
Walal Gabadha u duceeya wa arin jirta
@angel67ball51
@angel67ball51 Месяц назад
Daaroodka maxaa arimahooda u dhiibey daahir dameer war waa bahdilaad uu idin kugu tala galey nin iyo naag is furey oo is caayaya maxaa dhex galiyey ninkaan shaqo kale maleh miyaa
@cousinbro1580
@cousinbro1580 Месяц назад
​@@angel67ball51 Dee ayadaa qolkiisa ugu timid oo keedana ku casuutay ee bal ayada soo garab istaaga meesha qabiilka ka hadleeysiin waxba kama tararee
@Ixsaas3
@Ixsaas3 Месяц назад
hooyada la. aad qabilka cuqdad daarod u dhimo
@DararguediMoussa
@DararguediMoussa Месяц назад
Wayab
@saciid_iid
@saciid_iid Месяц назад
Gabadh marwaa oo mustaqbal leh. OO reer iyo caruur usoo jeeda social media ma timaado laabteedana lama arko arimaha reerkeedana lama maqlo
@BAYUTADOW
@BAYUTADOW Месяц назад
Tan mid walba Wanaagsan uma eka
@khadarcilmi4516
@khadarcilmi4516 Месяц назад
Ragan caruurtooda dafiraa inkaari ku dhacday calool adakaa iyaga ayaan xalaalba ahayn kolay
@Casriyah-jq8gu
@Casriyah-jq8gu Месяц назад
Haduu gabadha dhalay ay hubto yey ka harin magaceeda yuu rabaa inuu dhulka dhigo DNA haka qaado hana la dhaariyo yaan ilmahaaga garac ayn ahayn laga dhigin ka hortag.
@user-li8yu3ee1p
@user-li8yu3ee1p Месяц назад
Asc
@angel67ball51
@angel67ball51 Месяц назад
Daahir maahan nin maslaxad iyo wanaag ka shaqeeya waa nin ka faaiida ceebaha dadka subxaanallaah
@ashayussufasha7365
@ashayussufasha7365 Месяц назад
hhhhhh waa runtaa huda amun
@JsheEhehej
@JsheEhehej Месяц назад
Rabigin.ka.baqah.oo.iskadayah. Martankah.ad.kuligod.edah. Dhabarkah.usarineysan Ee.edayah.ninkah.ilaha.dhalay.iyo.ragah.u.hadlayah.bah.edah.iskalah
@user-wy7bk5yb5y
@user-wy7bk5yb5y Месяц назад
DN qaada
@angel67ball51
@angel67ball51 Месяц назад
Waxaan la yaabey dad daahir dameer u dhiibanaya gar maxaa khaldan naagahaan iyo nimankaas ceebahooda maxaa keeney puplic
@fowsiyonuur8990
@fowsiyonuur8990 Месяц назад
Ilmo Europe jogo aabe marabo aabe somali xun aabe mahan walaahi waa bilaa waji rer mahad waa gun hadey gabadhan ninka ugu hiliyen wale hoyadey ayaa eh alaha unaxaristo geesi ayey ehet laakin rer mahad waa dad xun wilashoda caabuda gabdhan hala tagero qabil inta leska daayo
@umurowda6887
@umurowda6887 Месяц назад
maxa looga qaadi waayay DNA
@umurowda6887
@umurowda6887 Месяц назад
magteeda ka qaada sidii ciise muuse isaaq
@umurowda6887
@umurowda6887 Месяц назад
haduu qabay daahirow biyihiisu ma meel goodies ayuu ku xidhayay
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 Месяц назад
Qabiilka hala iska dhaafo caasha ninkii wax uqabanaya baa walaalkeed ah kaa qaaawiyey oo nimanka udiraya vedio geeda waa ina aderkeed oo waliba qabay Caasha cid qabriga la galaysa ma jirto oo oranaysa anaa ina adertey tahay qabiil wuxuu taraaba iska yar umadeeda soomaaliyeed alle ha usakhiro miskiintaas gaalada alle ha ucabiidiyo
@cabdulahiqaxooti3779
@cabdulahiqaxooti3779 Месяц назад
Hudaay idhageyso ha iswarerinin
@leilamohameda6889
@leilamohameda6889 Месяц назад
Asc Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@JamilaYusuf-jq9dy
@JamilaYusuf-jq9dy Месяц назад
Dahir Qaniis Qaniis Whaley baa tahay reer mahad naceyb baad u qabtaa awoowgaa bey waseen
@user-tq7gw2yw8v
@user-tq7gw2yw8v Месяц назад
Waxaan. Waa ceeb
@sumadqaran
@sumadqaran Месяц назад
Gabadha iyada ayay wax ka khaldan yihiin
@Casriyah-jq8gu
@Casriyah-jq8gu Месяц назад
War DNA halaga qaado hala dhaariyo way sahlan tahay.
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 Месяц назад
Ninkaan muxuu ku jeclaaday inuu ahaado goobo xun joog, Caadada noocaan ah waxay gaar u tahay dad gaar ah oo dhaqan xumi laga yaqaan
@fuaadcabdi6473
@fuaadcabdi6473 Месяц назад
Wuu wasaa malaha markuu uyara dagaalamo
@user-vg9kt7up4s
@user-vg9kt7up4s Месяц назад
Naagtii Social Media iskeento oo meesha calaacal iyo oohin la timaada waa hoowl ayada u taalo
@user-is6xk9sh5f
@user-is6xk9sh5f Месяц назад
Gabadhan waa miskiin waxa locayaya side dahir calasow qolkisa utagtay
@RahmoAbdikariin
@RahmoAbdikariin Месяц назад
Naa ma ahee ma naag hoyadey leh wey isixirtay baa fiican subxnllh tan ilhy baa dhafiyay wilkas ilmana m heysan karto oo waa naag balwad leh mrka waxba yaan cideda lagu ordin
@cousinbro1580
@cousinbro1580 Месяц назад
Walalayalow gabadhan yaan lagu digan waa miskiin waxeeyna u badan tahay in aysan maskixiyan caafimaad qabin ee intaa qabiil meel iska dhigtaan Alle dartii u caawiya oo u duceeya
@RahmoAbdikariin
@RahmoAbdikariin Месяц назад
@@cousinbro1580 qabiil cid ku maagtay mlhn isku qabilna m nihin lkn runta wa lama huraan nagtan hoyaded ha u tagto hana weydisato cafis wax walba wey u hagagayaan
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 Месяц назад
Maxkamada waa la yaabay
@khadarcilmi4516
@khadarcilmi4516 Месяц назад
Waar inanta ii keena anaa sidaa ku qaadanayee
@user-ty2qm5gd2f
@user-ty2qm5gd2f Месяц назад
Naagtan hadey run shegeyso DNA DHIIGA ILMA HALABARO MEY DHAHDO HADEY WAX ISKU HUBTO
@hamdimacalin8656
@hamdimacalin8656 Месяц назад
Wayba dhahdee maa maqashid
@user-rg1ef2vr1l
@user-rg1ef2vr1l Месяц назад
Wax dhageeso walaal wey tidhi bilowgiiba
@dhuubo.....
@dhuubo..... Месяц назад
Taas hooyo maaha kasamir
@MohamedUbaha
@MohamedUbaha Месяц назад
Gabadha hala caawiyo waxa qabiil ladhaho majirto
@abdiosman335
@abdiosman335 Месяц назад
Doqonsanaa quruxdan miyaa lala dagaalasmayaa
@AhmedAli-ip1el
@AhmedAli-ip1el Месяц назад
Granada.ninku.haduu.qabo.hal.iska.dhafe.haday.10.dhasho.asagaa.iska.leh.dinta.mel.hagoo.dhicina
@HamdkI
@HamdkI Месяц назад
Hudooy habaarku kugu noqoy fudataada qaawan la hel dadnimada xumadiinaa ugu dayacan yihiin uf hadaa khayr leedihiin daahir ceebihiina kuma bariiseeyeen isagoo dadka u neceb mj waa laudonka xaraabaystaa
@MohamedUbaha
@MohamedUbaha Месяц назад
Gabadha waxay tabanayso kabiskeya
@Honeysalvar
@Honeysalvar Месяц назад
Acuudu bilaah sanadkasta hadal xun fadeexo miya marqati ka noqon karina
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Месяц назад
“Gacmo geel jire hoos baa loo dhaqaa”. Arimaha qoyska hoos ayaa loo dhameeyaa ee baraha bulshada ha laga daayo iyo in view lagu raadsado
@mahaddaahir2897
@mahaddaahir2897 Месяц назад
Awalba mj garacyey ahaayeen
@OsmanAbdi-fm5on
@OsmanAbdi-fm5on Месяц назад
Scw scw scw scw❤
@YussufUlaa
@YussufUlaa Месяц назад
xaraan weynaadey from garisa
@ubahsalah2773
@ubahsalah2773 Месяц назад
ilaaheey ka cabso
@angel67ball51
@angel67ball51 Месяц назад
Waa reer keenadiidkii ku gumeysan jirey miyaa
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Месяц назад
Bal adi yaa tahay?
@safiyoali3131
@safiyoali3131 Месяц назад
Munaafaq. Dadka hayskudirin
@ifrahmustafa5005
@ifrahmustafa5005 Месяц назад
Gabadhaan dijiyo way kacsantahay miskiin
@khadraali8373
@khadraali8373 Месяц назад
Munaafaq calasow cidii miciinmooda MJ buu aduunka ugunacebyahay iskudir iyo kalageyn
@SaygaRuushka
@SaygaRuushka Месяц назад
Далее
Maybe a little TOO much gel 😂
00:12
Просмотров 13 млн
УРА! Я КУПИЛ МЕЧТУ 😃
00:11
Просмотров 865 тыс.