Тёмный

😱NINKII AISHA OO RUNTA SHEEGAY GABARTA MA DHALIN NIN KALE KA DHALAY UU DAFIRAY 

M•Somali Tube
Подписаться 31 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS ​⁠ @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar. #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad

Опубликовано:

 

11 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 77   
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO Месяц назад
Walal ilahey kabaqa manta wa Aduun birina wa aqiro hadey ayada been shegeyso ilahey aya u jedaa adigana haku dayanin
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Месяц назад
Mahad waxan kula talinaya caruur waan u dhiibtay famil ha sugin fasax sabtida iyo axada keliya hadad hesho waqti yar xitaa so kaxayso si u ku jecelado ilmaha intu le eg yahay ma ogi lakiin guriga dhiga allata lagu ciyaro kuwo aysan iyagu haysan u soo xiiso soo jiido waa howl adag in ilmahagu ku hayo qof aan dhalin raali noqo kuma aqaano lakiin waan ka naxay aqri walal
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 Месяц назад
Ninkani waxa uu noo shuuteenayo waa kow: Caruurta/cunuga wakhti Una hayn aan ku dheelitiro ama ku hayo marka gaalan u dhibtay u doorbiday, oo hooyadeed baan u diiday waa khalad. Teeda kale xaaladusan sheegin ay ku jirto waa maxay? Gabadha haddey khamri cabto ama balwad lagu ogyahay yes markaa isaga saxan ha qaato ilmaha yar, haddii kale xaalad kasto o kale hooyada caruurta inuu ka qaado ma ahayn, asagiiba hayn karin oo wakhti u hayn shaqo tagayo lacagna kusii siinayo gaaladii, nacaskani gaalo Caabud ka ah. Gaaladu axsaan kuuma samayn ayaan car haka soo Celiyo way ku dhibi doonaan, waa dhaqan ay leeyihiin iney ilmahaaga kaa sasabtaan adigaa dhalee hadana dib kuugu soo celin waa munaafaqiin camalkooda ilaahay quraanka noogu sheegey nacalatullaahi calayk.
@hibosouldan4593
@hibosouldan4593 Месяц назад
Wallal horta rali ahow wa ruunta wa haskaki gabadha Somalieed wa Walasha Machaallah
@sumeyyamukhtar
@sumeyyamukhtar Месяц назад
Masha Allaah saas ayaa lagaraba Gabar wakula dhalatey wana kudhudhashey hadane wakuu dhaxdey
@haladahir
@haladahir Месяц назад
Wiilka ma aha problem ka , Gabadhan Ninkay rabtaa. Haduu Rabin inay magaciisa kudheeshay rabta.
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Месяц назад
Somali way waalatay kii fayoobaa ayay waalayaan. Gudomiyaha waalida dahir calasaw ka cabso ALLE faraha kaqaad qoysaska
@abdimusse9360
@abdimusse9360 Месяц назад
Xaqiiq waa nin dacadah oo misaman manshallaah ilahay haxifdoyo
@nasar0626
@nasar0626 Месяц назад
Soo daw oo clips kiisa kale, markaasad ogaan inuu dacad yahay iyo inkale. Isaga iyo iyaduba waa isku mid.
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 Месяц назад
Waxaan aaminsanahay iney is bedeshay gabadhan xaalado adag ay soo martay awgeed maskiinta, ilaahay qalbiga ha u qaboojiyo ilmo ka maqan. Nin cadow/xaasid xabashi ahna gacanta u gashay, jacayl uqaaday, kaas jacayl ma aheene cadowgeeda weeye yaa fahansiiya, ilaahay caruurteeda ha usoo celiyo aamiin. Raggow gabdhaha u naxariista xittaa haddaad kala tagtaan, ilaahay dartiisa hablahu waa caruur oo kale ee hala xifaaltinima.
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 Месяц назад
Waa nin wanaagsan oo sharaf leh hadalkiisu miisaan ayuu leeyahay jini calasow iska daa dadka problems bisinka.
@unitedtube1595
@unitedtube1595 Месяц назад
Mashallah he see me he’s a good guy
@FatumDahir
@FatumDahir Месяц назад
Yes I can see that but aisha need help dahir make her crazy if is she listening to him she will be at mental health
@yasmiinanas6303
@yasmiinanas6303 Месяц назад
When a man has a narcissist they talk like they don't believe him 😏
@FatumDahir
@FatumDahir Месяц назад
@@yasmiinanas6303 yes your right but I believe him aisha dahir lie to her he doesn’t have any vedio his playing with her mind dahir know aisha is depressed he manipulated her
@cosob8117
@cosob8117 Месяц назад
Daahir calasow alla ka cabsi kuma jiro
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Месяц назад
Dahir cidna dan kama leh makhaayadiisa yar ayuu ku shidanayaa
@TimmiSG256
@TimmiSG256 Месяц назад
Aniiga waxa ila saxan wilkan❤
@user-ug3lm7bc7e
@user-ug3lm7bc7e Месяц назад
😢
@sabiriinabdullahi7098
@sabiriinabdullahi7098 Месяц назад
Asal 🎉 baa tahay boowe ina Adeer mcn Allaha ku xafido Aaqiro iyo Aduun Aamiin yaa Allaah 🎉
@ismailh6518
@ismailh6518 Месяц назад
Remember alle wuxu yiri naclatulaahi calal kaa dibiin .
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Месяц назад
Maxaad ka wadaa waxan aad soo qortay
@ismailh6518
@ismailh6518 Месяц назад
@@samowsamale3490 aniga adiga Kuma haysta maxaad iid gu reply gareyn dadka beenta dhaqan ka dhigtaa nebcahay iyo rufiyaanimada period.
@MariamSiidi-ff4wn
@MariamSiidi-ff4wn Месяц назад
😊
@MariamSiidi-ff4wn
@MariamSiidi-ff4wn Месяц назад
🙏
@caynibilan4915
@caynibilan4915 Месяц назад
Allahu Akbar Ruuney Yaku sheeeko 😢 Ilaahow ugargaar gabadhas aisho walidked uduceyan awladeda gacmaha haysato Ya Rabi. Lkn aisha kaabiye mahelin Haday canugaga faraqa ku saartay maxay qalad oysameyse Teeda kale walalow shaqa wa iska dayn karta oo waxa heli karta. Cayr dawlada xageda ah saa sabigan❤ u kobciso wana kugu tageri lahayen kugu hambalyey lahayen. Tan labad awey. Gabdha. Wilka wilka un ba ka hadleysan adi iyo munafuqaaan 😢
@nimoadam3508
@nimoadam3508 Месяц назад
Subxanallah 💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan Месяц назад
Wiilka waan dhalay gabadhana ma dhalin xageey usocotaa gabadha sow adiga ma qabin waa yaabe
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Месяц назад
Wuxuu yidhi sida la sheegay iyadoo muddo iga maqneyd ayay ii timid sagaal cisho markay ila joogtay ayay tidhi uur baan leeyahay!!
@sumadqaran
@sumadqaran Месяц назад
Nin raga baad tahay qoftaas masuul ma noqon karto kuwii la joogay ayaa laga qaaday ee wiilkaada korso hooyadaa u geeyso hadeey nooshahay
@angel67ball51
@angel67ball51 Месяц назад
DNA AYAA LAGA QAADAYAA GABADHU AAD BAY UGU EGTAHAY SANKA YAR IYO WAJIGA DHAN
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 Месяц назад
Yurub miyaa ilmo lagu in kiri karaa labadaba dhiig ha laga qaado
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 Месяц назад
Buufin wa maxay ma xashiish baa
@ismailh6518
@ismailh6518 Месяц назад
THANK YOU SIDAA AAD ISAGA DIFACAYSO DOFAARKA TIMIRO CALASAAY BULASHADA DHAQAN XUMO DIIN LA'AAN ISKU DIR UMADA ISLAMKA BUU KULA DHEX JIRAA WAA USELESS DOQONKA CAWANKA DADKA KA HABAYSTAAN IFKA U NEBCAHAY WALAHI.
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Месяц назад
Qofka waa inu u hogasama sharciga hadad adares leyahay iøskol adaa shaqo ama baratig aado ayaa lo bahan yahay haday soshalku ku arkaan adigoo iswaalay cabanaya caruurta xitaa lagu siin maayo hooyada caruueta sii foganaysa gabadhan dhib ba ku dhacay daahir iyo kuwa u adeega gabdhaha hoyoyinka ka daaya qof åaan degenen caruur la siin maayo deganasha loo bahan yahay
@sahalmaxamedamooreamoore5647
@sahalmaxamedamooreamoore5647 Месяц назад
Waa wiil daacad ah wiilkan
@ijabaluul4704
@ijabaluul4704 Месяц назад
Gabar iyo wiil soo kuma dhalin gabadhani
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Месяц назад
Ninkaan dadka qabiil ku taageraya ka waran wiilkaas baa naga dheya macnaheda waa inuu gabadha inkirsan yahay
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Месяц назад
@@hawohosh9198gabadha hadduu ka shakiyey inuu dhalay miyaanu xaq u lahayn
@qalidumar2798
@qalidumar2798 Месяц назад
Kani xabashi waye
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Месяц назад
Aqri fariintayda i
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 Месяц назад
Daahir calasow Reerkaga ayuu kuu maslaxayay
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Месяц назад
Waxaas maslaxo lama yidhaa waa fadeexad wuxuuna ku raadinayaa views waa nin aan Allah ka cabsaneyn
@saleebanmuxumedcawale9021
@saleebanmuxumedcawale9021 Месяц назад
sax nin rageed.aduu ka dulman ahow.dhagta hadii la gooyo daloolkaa hadha.
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 Месяц назад
Niin deganaan muqaato weeye xaqiiqdii
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 Месяц назад
Sax waad aragtid dheer tahay! gabadhu balwad bay yeelatay inankan waa nin raga labadooda isaga ayaan rumaysanahay. Hadalkiisa i qanciyay.
@user-mr3ze7ii1j
@user-mr3ze7ii1j Месяц назад
Gabadha yaree kuu eg maxad uxaqirtay mahad? 😢 wale kuma amino
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 Месяц назад
He is taling the truth! waa nin rageed!
@angel67ball51
@angel67ball51 Месяц назад
@@ifoonghauri4046DNA AYAA LA QAADAYA GABADHANABISAGAA DHALEY WIILKA IYO GABADHU WAABISKU MEEL
@yasmiinanas6303
@yasmiinanas6303 Месяц назад
I still don't believe in there's something about this guy he's a good actor 😡
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Месяц назад
Ha ku dambaabin qof fiican ayuu u hadal eg yahay gabadhuse waa xanuunsan tahay
@sacdiyocali3146
@sacdiyocali3146 Месяц назад
Asc dadka waa inay ilaahay kabaqan muslinkana waainay.ilaahkacabsadan😊
@abdinasirdaud3798
@abdinasirdaud3798 Месяц назад
Adeer allaha adiga iyo awlaadaba ha idin xifdiyo,,, waan daawaday qaabka dahir kuula dhaqmay iyo sida uu xaaskaaga uu ugu riixayey inay ceebo faq faqdo,,, lkn nin rag ah oo ehlu sharaf ah ayaad tahay,,, carabkaaga ilaali oo yaanay kelmed adiga dib kuugu soo noqonaysa yaanay kaa bixin Si wacan oo miisaaman ayaad wax ku xalisay,, hadalkaagana uu u qurux badan yahay,, arrinkaas tolka ayaa xalinaya,,,, gabadhana halala hadlo oo ninkaas qolkiisa isaga kaalay ha la yiraahdo.insha Allah
@hodanabdilahi8694
@hodanabdilahi8694 Месяц назад
Ninkani waa nin dagan oo akhlaq wangsan hadalkiisa laga gartaa
@fartundahir4910
@fartundahir4910 Месяц назад
Duli duli
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Месяц назад
why don't you keep you wason ? Maxaad ogu wacday gaalada? why naagtan ilmaha uu tuurtay?
@user-pc6yq3sj9i
@user-pc6yq3sj9i Месяц назад
Ninko maxu afka u xiirtaye
@ubahabdi2531
@ubahabdi2531 Месяц назад
Wiilku gaalada ma fahansana sas baa looga qatay ma gaalba ilama la amina
@Jamac20
@Jamac20 Месяц назад
Haddii dadka Soomaaliyeed ay naar galaan, waxaa naarta geysay qabyaalad
@user-pc6yq3sj9i
@user-pc6yq3sj9i Месяц назад
Sharaf hadad la dahaye ilmahaga lama qaatan siirqan yahoow naagtana waa sirqamad adna shirqan ayad tahaye
@haldoortvchannel9320
@haldoortvchannel9320 Месяц назад
Maxuu afka laxirtay haduu wax isku ogeen dalimka gabadha abuse say dahir kudhamo ileen gabadh baa nolasha kariday
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 Месяц назад
Muxuu afka uxiranayaa
@fartundahir4910
@fartundahir4910 Месяц назад
Silsilada iska bixi
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Месяц назад
Daahir maxaad karabtaan Dulaystoow gabdhahaad dayacdeen ayuu daahir idiin dhaqaleeyaaye😂😂
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 Месяц назад
ilmahaagii ayaad ceyneysaa ma cidkale ayaad deyneysaa
@angel67ball51
@angel67ball51 Месяц назад
Khiyaano ayuu wajiga u xirtey xitaa ninkani maahan cumar maxamuud waa sheegtaa hala soo cadeeyo
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Месяц назад
Adigu cadee ileyn reerkuu sheegtay waad u diidee
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 Месяц назад
Mj uma taalo ee inankan uma baahna cid caawisa wuu cadyahay hadalkiisa ee adiga la hadlaya ha sii qod qodin oo tuubo raac jooji. Walee dumaroow ragii waad wada waasheen xoriyad doon aan aduunka ka jirin baad wada raadinaysaa. Inankan u guuriya inan wanaagsan oo ilmaha la haysa. codkiisaa i deeqay. Maryoolay ka hara inankan iyo ilmihiisa. Warku haba yaraadee
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan Месяц назад
Wajigiisa muxuu ka qarinayaa isku ogyahay
@laylomohamutt6735
@laylomohamutt6735 Месяц назад
Wajigiisa baastarka tiktok yalaa
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Месяц назад
Kkk hadu iska qaado mask lacag ayaa laga samayn si fiican ayuu yeeelay somalidii dhib ayay noqdeeen
@laylomohamutt6735
@laylomohamutt6735 Месяц назад
@@ugaskawadanka2623 hada lacag Malaga samaynkaro miyaa
@user-iy4sg3ix6y
@user-iy4sg3ix6y Месяц назад
Naagtan balwad bey ledahaye
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 Месяц назад
Mise lahan jirtay?? Qofku wuu is badeli karaa huuno sow mahan asagabo xaalad buu ku tilmaamay
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Месяц назад
Dahir Calasow Allah kama cabsado views ayuu raadinayaa markaas ayuu arimo qoys iska dhex dabaalanayaa. Ninkani waa qof miisaaman gabadhuna waa ruux dhibaateysan oo u baahan caawimo ehelkeedu haw kacaan
Далее
Угадай МОБА 1 🥵 | WICSUR #shorts
01:00
Просмотров 1,7 млн