Тёмный

CAASHO GABADHA ILMAHA LAGU INKIRAY😪  

Caaliya Sharif channel
Подписаться 41 тыс.
Просмотров 37 тыс.
50% 1

Caaho iyo Mahad sheekadadooda ilmaha la isku inkiray maxaa un ah

Опубликовано:

 

12 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 143   
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Месяц назад
3.30 wiilka Mahad ah wuxuuna joogaa Switzerland 🇨🇭
@Ixsaas3
@Ixsaas3 Месяц назад
war wll wiilka lahadla arintana ilahay darti oga shaqeeya hooyo ilmaheeda ka mqan yhy wllhi xaalkeda masahlana
@Ixsaas3
@Ixsaas3 2 дня назад
@@Caaliyasharif hye aydana xgee jogta
@kaltunsaxansaxochannel6650
@kaltunsaxansaxochannel6650 Месяц назад
Walal sharafey gabadha lacagta 10,000 ah waxa loga uruurshay tiktok tolked baana u ruurshay walalhedna si gaar ah Bay wax u tareen ilahay danteda ha garansiiyo caruurtana gaalada alle howga soo qaado amiin yaa allah
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Месяц назад
Aaaaaaamiiiiiiin
@zainababdi781
@zainababdi781 Месяц назад
Nin soomaali waa kaa ilmihiisii buu gaalo gacanta u galiyay aaway qawaam nimadii isagaa ka masuul ah diiniyan ilaahayna isaguu kala xisaabtamin
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Месяц назад
😢😢😢😢😢 caasho Allah ugargaaro caruurteda Allah uga so qaado
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 Месяц назад
Allaha caafiyo gabadha haddii ay xannuunsan tahay. Illahay ha u soo celiyo ilmaheeda. Illahow na astur.
@ilhan02aziiz56
@ilhan02aziiz56 Месяц назад
Ameen
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Месяц назад
Mahadsanid Caaliya Shariif si wanaagsan baad noogu dhigdhigtay kiiska casha. Inantu wali waa qof yar oo aan garaadkeedu buuxin Ilaahay qalbiga ha u qaboojiyo caruurteediina si fudud hakusiiyo hooyadeedna waa waajib daruuri ah in aay kaducaaysato.
@umams2905
@umams2905 Месяц назад
Ninku mayara dee wllo lacagti xadanada waanbixin kariwaayay Inu ilmaha mudnanta siiyo bay ahayd o shaqada iska jojiyo 😢
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Месяц назад
Wixiu yiri 700 oo lacagtooda ah ayaa bil walba aan bixiyaa si la iigu haya 5 maalmood ee shaqada weekend gana anigaa haysta
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Месяц назад
ALLOOW U GARGAAG HOOYADA DHALIN YARADA AH AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲ALLAAHU AKBER ☝️SCW ❤SCW ❤SCW❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Месяц назад
Ilahay ha u gargaro gabadha an u ducayno qurbo😢 iyo raga somali dumarka ku ciyarayo xaq daro
@samirr546
@samirr546 Месяц назад
Uur qaad baa lagu saliday dumar badan iyo lugta iska sii goyn!!!!
@maryambrahim82
@maryambrahim82 Месяц назад
Ilaahay usoo celi 😭😭😭😭💔cadowsanaa nin soomaali
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Месяц назад
Caasho waa hooyo isku buuqsan Nimankan iyagu ilmahooda may masuuliyadooda qaadaan.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Месяц назад
nimanka mise ninkaas ?! maxaad rag dhan ka rabtaa xarsh miyaad noo haysaa
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Месяц назад
@@Jaalejaale12 Labo nin baa ilmaha kala dhalay
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Месяц назад
@@ekramabdirahman3746 walal qofta anuu horay uma aqoon balse waan baray qisadeeda , iyada xitaa naag daalan ayay aheed oo xitaa afrika markay joogtay warersaneed ilaa haad xitaa hooyadeed waa caasi waalid marka wll qoftaas nolosha waay ka dhacday , keliya ilaahay haw soo noqoto
@abdulahihussein8702
@abdulahihussein8702 Месяц назад
dhibtu waa qurbaha wadamada gaalada ee lagusii cararayo ee beenta lagu dhoofayo taas hadaan laga joogin Rag iyo dumar midna masuul ma noqon karo oo sharci gaalo dhigatay ya lagu dhaqmayaa walal mana diidi karaan
@aminaahmed2588
@aminaahmed2588 Месяц назад
That’s true hooyo mcn waa noolashaa aduunka gawada haka duceysato hooyadad
@sumadqaran
@sumadqaran Месяц назад
Qoftaan iyada ayay wax ka khaldan yihiin qof hooyadii dhashay leh weey I sixirtay xagee lagu arkay.wiilka wuu yidhi ilmahoo 13 cisho dhalan ayay iiga tagtay diba weey iigu soo noqon weeyday. Kadibna dawlada ayaan caawimaad weeydiistay si aan shaqadeeydii usii wato willkeeygana xiligaan doono ayaan lasoo wareegi karaa
@dekaosman7483
@dekaosman7483 Месяц назад
Wiil hore o jarmali loga heystay ey balan maxkamad leheyd ilmaha kale urka ayado leh ey so aday meshu ninku jogo si u ugu nadnado ey xagaas ugu dhasho markey dhashayna balanti eyso aday asagana wexey dhahday cunuga si haay marki eyso baxdayna galada u u wacay o dhahay wa shaqeya ilmaha ma heyn karo
@sumadqaran
@sumadqaran Месяц назад
@@dekaosman7483 wiilka si fiican usoo dhageeyso. Mida labaad hooyo masuula hadeey tahay 3 caruura oo kala aabo ah lagama qaateen.
@khadijac9841
@khadijac9841 Месяц назад
Maanshallah wiilal qiimole ayaa ladhashay Allah howdaayo
@ilhan02aziiz56
@ilhan02aziiz56 Месяц назад
Ameen
@nurhawa646
@nurhawa646 Месяц назад
Gabadhan wey dulman tahey ninkaasi gabadha dhib wey ayuu u geystey nolasheediina wuu burburiyey.guur qaraabo malaha ee ha ogaado
@angel67ball51
@angel67ball51 Месяц назад
Maba ahan qaraabo ninku waa reer jabuuti majeerteena waa sheegta isku dhaqana maahan
@zahraabdullahi3008
@zahraabdullahi3008 Месяц назад
@@angel67ball51hhh jabouti kutiri naa ninku waa mj Omar maxamud reer mahad shut up
@angel67ball51
@angel67ball51 Месяц назад
Gabadhaasi duruuf aad u adag bay martey walaahi waa musiibo aad ayaa dhibaato ugu dhacdey labada dhinac nimankiina naxariis kamey helin depression waa ku dhacey allaha u gargaaro
@khadijaali2562
@khadijaali2562 Месяц назад
Adiguna waad mahadsantahay Caaliya sharaf
@Bilicsan-gp6yt
@Bilicsan-gp6yt Месяц назад
Madhalin miyaa yurub taalla dhiiga hidasidaha ayaa lagu ogaadaa dabcan waxbaa jira sidey doonto ha ahaato ilaahay gabadhaas ilmeheeda how soo aruuriyo
@munaabdi5418
@munaabdi5418 Месяц назад
I love this channel and respect
@angel67ball51
@angel67ball51 Месяц назад
Hooyadu iyadaa tuurtey oo silcisey gabadheeda waalidku haduu ilmaha xumeeyo marka ay yar yihiin maxaa la sameynayaa
@Umusamsam24
@Umusamsam24 Месяц назад
Ilhey wuxu yiri walidkaga hadu marku yara kuso korin xata xaq walidnimo wey kugu leyahin
@angel67ball51
@angel67ball51 Месяц назад
@@Umusamsam24 waxaa jira waalid xun oo balwad leh oo caasi ah xaqii ilmaha iloobey
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Месяц назад
ASC CAALIYA ABAAYO GABADHAN WAA GABAR YAR OO SO RAFAADAY ANIGA 2GABDHOD AN ID BARANAY HOYO YINKOD FADHISIN KU SAMEYAY MARKEY HAYN WAA YRRN WANA HABRO CAWAN AH O AN WAX BARAN ALE HA CAAWIYO IYADIYO INTII DHIBAN
@ubaxismail6285
@ubaxismail6285 Месяц назад
Abaayeey macaan foodaada iyo xabadkaagu xoogaa mar mar ayaa la arkahayaa ee qarso sharafeey
@user-oh8mz4mn7v
@user-oh8mz4mn7v Месяц назад
لا حول ولا قوة إلا بالله 😢😢😢
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 Месяц назад
Alla nin xun badanaa hal habeen ba uur lagu yeshaa wa bahal midgaana
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 Месяц назад
Niinka ilmihisi Galo u dhibay rajo malah
@bardacad
@bardacad Месяц назад
❤Mahadsanid GABADHAAN WAY XANUUNSANTAHAY(dhimirka) NIMANKII GUURSADAYNA MARKAY ARKEEN IN DHIMIRKA KA JIRANTAHAY KUNA MURAADSADEN WAXAY DAYACEEN AYADA IYO ILMIHIIBA OO U BAAHNA IN LA BADBAADIYO ALAAH HA U GARGAARO CAASHO CAAFIMAAD ALAHA SIIYO CID KASTA OO CAAWINKARTAANA HA CAAWIYAAN
@ilhan02aziiz56
@ilhan02aziiz56 Месяц назад
Adiga dhimirka la’gaagal meel foolxun kudanbee
@asiaahmed8004
@asiaahmed8004 Месяц назад
asc caaliya sharaf ciid Mubarak
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 Месяц назад
Naagahaan Yurub jooga way Nin jecelyihiin lakii ilmo ma haysankaraan Marka Dhasha may iska xiraan axsan.
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Месяц назад
😂😂😂😂😂😂
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Месяц назад
Ninkaas wuu qaldan yahay gabadhaas wey isku buqdAy
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 Месяц назад
Wa xaasid isaga walaay miskinta inanka bele
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Месяц назад
Allah u gar gaaro caruurta Allah u soo celiyo 🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@HiboXashi-mn2wb
@HiboXashi-mn2wb Месяц назад
Hooyadeed Aa habartey eycaaysey
@sahraabdi8364
@sahraabdi8364 Месяц назад
Swaziland weeye Allah ha ukasooqado Amin
@CoffeandTea1
@CoffeandTea1 Месяц назад
Amiin
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Месяц назад
Aaamiiin yaaa allaah
@user-pz1mp6gj6n
@user-pz1mp6gj6n Месяц назад
Walaal si fiican ayaad ula talisay.
@sadiaabdalla9166
@sadiaabdalla9166 Месяц назад
Ilaahey ha u dhib yareeyo allaha uga soo qaado
@khadijac9841
@khadijac9841 Месяц назад
Aamiin yaa RABI 🤲
@ilhan02aziiz56
@ilhan02aziiz56 Месяц назад
Ameen Ameen walaal
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 Месяц назад
SWIZTZERLAND WAAYE
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 Месяц назад
Gabadha waa aninsanahy warkiida aash allh hakucaaweyo
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 Месяц назад
Ninxun buuahaaa. Inkaar allh hakurido ninkaas nijaaska
@aminaali4566
@aminaali4566 Месяц назад
Hadana wareerka umusha dhibarashen baa laga qaadaa wayna adagtahay si looga soo kabto,AllAAh ha caawiyo
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Месяц назад
Aaamiin waan ooyay qisadeeda miskinta
@ayanabdi1889
@ayanabdi1889 Месяц назад
Hada ka dib adoo hurdeysan sheeko ha dhageysan😂😂😂😂😂
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Месяц назад
🤣🤣🤔🤔🤔🤔❤️🥰
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 Месяц назад
Seef ma jiro ilmo allaha babbadiyo, ilmo muslim
@ayaanhassan2140
@ayaanhassan2140 28 дней назад
subaxallah
@MunaHassen-bj8sb
@MunaHassen-bj8sb Месяц назад
Raggani ilmahodo way qadan karayen ee wanay rabin ayaga dayacay 😢😢😢
@abdulahihassan884
@abdulahihassan884 Месяц назад
Caaliye manta maad qoslin waa maxey qosolkaagaan ku heystaa kkkkkk
@user-qt8rj2lx2p
@user-qt8rj2lx2p Месяц назад
Hooyooyinka somaaliyeet Hawaarka hajoojiyeen subxaanallaah😢
@filsanmohamed795
@filsanmohamed795 Месяц назад
Switzerland 🇨🇭 weye wadanka
@khadijac9841
@khadijac9841 Месяц назад
Very sad 😢😢
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Месяц назад
Subxaanalaah ilaahow caawi
@dahablamiiray419
@dahablamiiray419 Месяц назад
إنا لله وإنا إليه راجعون 😢😢😢
@filsanxasen360
@filsanxasen360 Месяц назад
Walaal Timah sifiican uqari
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 Месяц назад
Caliya qurux ❤
@Username11249
@Username11249 Месяц назад
Caaliya waan ka helee xageen kala xidhiidhaa?
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 Месяц назад
Ilaahay ha u gargaar miskiinta 😢
@rukiyaabdullahi-lq6cb
@rukiyaabdullahi-lq6cb Месяц назад
Asc caliyo heesaha iska dhaaf
@user-ls7kb8be1v
@user-ls7kb8be1v Месяц назад
Maskiin waa xanuun ilhey ha xasaliyo waa hooyo somaliyed
@user-ft9qg3uh5x
@user-ft9qg3uh5x Месяц назад
Abaayo ninkan waa qayr masuul waayo uu cunigiisa hay karin maalintu wasayey wuu raaxeysanayaa. Wall anigu marhore Ayaan maqley inuu yiri anigu wax gabara maba dhalo gabar buu yiri sis hooyo maaha hooyadaas waayo hooyadeed waxey tuurtey iyadoo 6 bil jirta walaa haan dhihin hooyo I am sorry my people 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Месяц назад
Haddii uu yiri Gabar dhalo waa gaf Subxanallah! Alle ayaana kula xisaabtamaya
@samirr546
@samirr546 Месяц назад
Qoladii wax cabi jirtay ayey ka barteen cabidii shaydaan hadana kuwii ay xumaanta ka barteen baa caruurtii qaadanaya kuwii layidhi wanaaga islaamka fidiya ayaa la edbiniyaa!!!!!! Wiilku waa in uu soo ceshado labada cunug oo uu iyaga ku shaqeeyo
@dahirawke9268
@dahirawke9268 Месяц назад
Asc in adeer waan ku salamay we miss you
@HamdishafiAinab-ce2uk
@HamdishafiAinab-ce2uk Месяц назад
Gababadhu weyxanuunsantahay eehaladajiyo miskiinta
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b Месяц назад
Illaahayow waxaan kamagan galay aniga iyo intii islaamah
@Leuna407
@Leuna407 Месяц назад
Salaan lamida madheeran ee thanks
@luckyforyourself6617
@luckyforyourself6617 Месяц назад
Waa ruunta macanto waalaahi subxan nalaaj
@fuadomar7831
@fuadomar7831 Месяц назад
👑👑👑👑👑
@user-nk6zh9mi5t
@user-nk6zh9mi5t Месяц назад
Switzerland buu joogaa caruurtu waa Sadex
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 Месяц назад
Mahad gabar iyo wiil bey u dhashay. Gabadha ma garanayo meeshey joogto lkin wiilka dowlada Switzerland buu u dhiibay
@NadiraMohamed-vt6us
@NadiraMohamed-vt6us Месяц назад
Dhalmada may iska xidho acuudu billah naagtu dhib badanaa
@saadiyaibrahim1832
@saadiyaibrahim1832 Месяц назад
Caaliya gabadhan caasha anaa si fcn u aqaano kaamka jarmalka iskula jurnay waa caasi hooyadeed markast caayn jirtay wlh caasiyad weeyn waaye
@inahassan4357
@inahassan4357 Месяц назад
9 days uur ah se Lagu garta 15 days laga yaaba Inaya wax dareento
@user-ch2zj7sd6f
@user-ch2zj7sd6f Месяц назад
Hooyadeed haka duceysato
@user-zk2tl4to8z
@user-zk2tl4to8z Месяц назад
Wllo gabadha yar ninka way u egtahay maxa qaldan
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 Месяц назад
Wan dhownahay walal qaali ❤
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 Месяц назад
💯💯♥️
@Jdsjnsnx
@Jdsjnsnx Месяц назад
Why is she talking about her mom clear for me that
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Месяц назад
Sheekadeeda oo dhamaystiran abdiqadir royal ka soo dhagayso si aad u fahanto
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Месяц назад
Ax Maskiin way ku dhex wareertay
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 Месяц назад
❤❤❤❤
@amirahabdulqadir9836
@amirahabdulqadir9836 Месяц назад
Wa awstariya
@fatimaahmed4226
@fatimaahmed4226 Месяц назад
Hooyada maxay u habaareysaa gabadheeda
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 Месяц назад
Anigaba hada sharci an haystaa laakin mareykanka an iska dhiibi rabaa naag darteed 😂
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Месяц назад
UURKA MAA 9 MAALMOD LAGU YEESHA DAQIIQAD AYAA LAGU QAADA
@shshss1192
@shshss1192 17 дней назад
Haa lkn maalmaha kore xata test hada la iska qaado ma muuqanaayo ilaa hadi isbitaal aado oo dhiiged la baaro, marka 9 maalmod wa lagu qaadi kara lkn dhakhsahas laguma garan karo qofta wali shaki ba ku jiri laha oo ilaa 2 isbuc xata way sugi lehed ini xaqiijiso
@suumaya-ds3bk
@suumaya-ds3bk 14 дней назад
Ala abay ana arkay gabar ii shaqeyn jirtay malin nikedii safar uaday adi sadax malin ku maqned markey solabatay gabadhii matag wan baray mase wa uur ani yaab hadan ogan laheyn markey baxeysay eey dhiig kadahirsatay waxan dhihi laha weytumatay ee ninku uurka maleh yaab ani ilaa hada wan layaba gabadhaas sey 5 malin gudohood uwalacday​@@shshss1192
@whome4851
@whome4851 Месяц назад
Huuno hooda iyo laabtaba qarso
@Ixsaas3
@Ixsaas3 Месяц назад
war caasho faataxada halo maro hadad islaam tihiin imtixaan aya haysta wllhi
@Tuuneey7011
@Tuuneey7011 Месяц назад
Ayaantaan conka maxaa kaaga dhacay baayo ma ku maqli karno please iska hagaaji
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Месяц назад
First 30 seconds vedio ga process ayuu maraa ma maqli kartid
@abdulazizd
@abdulazizd Месяц назад
Switzarland dheh hana wareerin
@khadromaxamuud3126
@khadromaxamuud3126 Месяц назад
Hooyada ha u duceyso gabadheeda si qalbiga ugu qaboobo teeda kale dumarka Soomaaliyeed caruurta hadey idinku caasiyoobaan u duceeya oo habaarka halaga daayo waxaa macquul ah in Alle idin toosiyee. Ilaahow caasi hanaga dhigin.
@sumadqaran
@sumadqaran Месяц назад
Wiilka Swetzerland joogo mooyee ilmaha hore midkii ka dhalay aaway iyo gabadha dambaba
@ismailessa669
@ismailessa669 Месяц назад
Asc caaliya aad baad umahad San tahay sheekada gabdhan caasha adigaa. Si fiican noogu sheegay 100 qof ee gabdho iyo wiilaalba leh ee tiktok ku jira qof walba siduu jecel yahay ayuu gabdhan dhibaateesan ee caasho ugu hadlayaa si uu fiyuus ugu helo
@Umusamsam24
@Umusamsam24 Месяц назад
Abe ficn hadu yahy cunugisa gaal ma siyeen wuxu samen laha inu sharcika uso qaado bu hoyadis Somalia u geysan laha
@SadiaHusein-uh7kj
@SadiaHusein-uh7kj Месяц назад
Cod malahan
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Месяц назад
Wcs like waa kuu saaray xan badan ayaan kuu hayaa
@MohamedAguu
@MohamedAguu Месяц назад
Asc see tahay
@FarhiaFarhia-vs1lx
@FarhiaFarhia-vs1lx Месяц назад
Iswiisarlaan
@abduibra6879
@abduibra6879 Месяц назад
Hal habeen aalaqaadaa
@Abdi-lf6xh
@Abdi-lf6xh Месяц назад
Waxad ilawday in la dhimanayo war darti bad talefon u direysa o ad dadka laso hor fadhida gacmaha iyo wajiga foda wa ku qawan yihin ilahay ka baq ok
@inahassan4357
@inahassan4357 Месяц назад
Mahad wuxu jooga Switzerland ilmahana isaga U dhibay gaalada
@abubakarwasuge244
@abubakarwasuge244 Месяц назад
Ascw walaaleey quruxbadanidaa????
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 дня назад
Mahadsanid inader 🎉
@asmacali111
@asmacali111 Месяц назад
Hada warku naga dagay
@omardanyerow8449
@omardanyerow8449 Месяц назад
عالي انا احبك يل بز ر ع
@user-zc4gx4hn3m
@user-zc4gx4hn3m Месяц назад
Gabadhubwaxbey dhuuqdaa ban imale Ynaya ee ilhy haygasooqaado galada
@sahramahamud2558
@sahramahamud2558 Месяц назад
DNA need
@zeynababdirahman5047
@zeynababdirahman5047 Месяц назад
Cod malhan video ga Caaliyay
@balqeysa7209
@balqeysa7209 Месяц назад
Sida filmada hindiga uhadleysa ofcourse hoyooyon iblis ah wey jiran oo ilmahoda intey yeryihin naftoda iyo madkaxdeydaba umailaliyan marka gabadhan nafteda xasuus gelineysa nafta xasuus bey ledahay
@user-zc4gx4hn3m
@user-zc4gx4hn3m Месяц назад
Gabadhubwaxbey dhuuqdaa ban umaleynaya
Далее
Gabdhahan Fariintan Iga Gaadhsiiya Fadlan🤔
42:36
Просмотров 19 тыс.
PART 1 \ AX AISHA MAXAA KU DHACAY
1:26:36
Просмотров 46 тыс.
HODANOnline NINKA NAAG  BAA KU  HAYSATA  #ArimahaBulshada
13:49