Тёмный

🤒ADEEGA# WEEKI IYO KAN🤲 BISHI KEEBA ADIGA KU RON  

Ruumi Channel
Подписаться 79 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

#ByRuumiKitchen #hodanonline #share #share #adnahenna #subscribe ‪@asadhagio2749‬ ‪@barbaartamediashow‬ ‪@baabajeey‬ ‪@ImranStudio‬ ‪@KingCkFilmsVlogs‬ ‪@ArimaHeena‬

Опубликовано:

 

24 сен 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 60   
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
AS ASXABTA VIDEO ISII SHARE GAREYA THANKS SI AN U GAARNO 4️⃣0️⃣ K GORDHAW 👈
@Dhiirigaliso
@Dhiirigaliso Год назад
@Raxma Yusuf Cabdul aniga kula qabo a dhibtas qabo alaha no barakeyo
@farxiyoabdi4608
@farxiyoabdi4608 Год назад
Masha allha abyo
@maxamudmuud1508
@maxamudmuud1508 Год назад
Mnsha allh week ma fiicnaa anii 2 week aya su adiigtaaa 2 mar sasaa fiicaan 1 mar wax unbaa kadhiimaan
@maryanabdimaalin8062
@maryanabdimaalin8062 Год назад
Maasha allaaah habo ruumi keep going
@sundusofficial96
@sundusofficial96 Год назад
Masha Allah ❤
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Год назад
Mashaa Allah barakallah ABAYO HURAMAR WACAN
@faizahassan3824
@faizahassan3824 Год назад
Maashaa’allah jazakumulah qeyr
@makoislaw
@makoislaw Год назад
Masha allaah beg family hadaa tahay bisha ayaa wanaagsan guuleyso xabibti
@hooyofiican9796
@hooyofiican9796 Год назад
Done my shopping yesterday walahi everything got more expensive allow Sahal amuuraha Ruumi well done sis 🎉
@fadumoabdullahi7712
@fadumoabdullahi7712 Год назад
Masha alah 🥰🥰🥰
@naeemaabdulkhadir2946
@naeemaabdulkhadir2946 Год назад
Masha allah keep going allah haidin barakeeyo
@shukriabdi2953
@shukriabdi2953 Год назад
Masha allah 👑 ❤ ♥
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 Год назад
My allah bless you sis ❤, JAzaakilaahu khayr
@fadumaumar6368
@fadumaumar6368 Год назад
Mashaallaah allaha idiin daaweeyo xabibti
@hooyocooking
@hooyocooking Год назад
Maasha allaaah tabarakalaah xabibti sax waaye bilaha wax dhaamo malahan ilaa inta daruuriga mahane... Qaali dumar horay u soco
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 Год назад
Masha Allah❤❤❤❤❤
@intisaamabuubakar3812
@intisaamabuubakar3812 Год назад
Masha allah abaayo macaan keep going 🙏 in wax walipa LA dhaqaaleyo wey wanagsanthy
@queensaafi
@queensaafi Год назад
Mashaa alllah tabarakallah hormar wacan abayo shukaran
@nimco9305
@nimco9305 Год назад
Jzk ukhti.
@safiyosalaam9982
@safiyosalaam9982 Год назад
Mashaa Allah walaal
@LAYLAOFFICIAL
@LAYLAOFFICIAL Год назад
Wcs abaayo gulwacan ku rajaynayaa quruxeey Masha allah keep going nice sharing 😘😘😘😘
@Dhiirigaliso
@Dhiirigaliso Год назад
Man sha Allah tabarakallah waan u baahna
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Год назад
Masha allah alle haku barakeeyo xabiibti keep going 🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹
@mssxurmo7084
@mssxurmo7084 Год назад
Balanteenu waa shaqo allah noo fududeeyo
@fartunhusen8020
@fartunhusen8020 Год назад
Masha allah abaayo🥰❤
@sahragiryaad8847
@sahragiryaad8847 Год назад
Manshaaal waa sax
@fadumahaji2231
@fadumahaji2231 Год назад
Wa ubahnayn runey adega bilaha ah
@sahragiryaad8847
@sahragiryaad8847 Год назад
Manshaaal wasax wallo qaali
@shukrimohamed9380
@shukrimohamed9380 Год назад
Shukran abayo❤❤❤❤❤
@ducaysanqalbinuura483
@ducaysanqalbinuura483 Год назад
Shukran wll wa runtaa
@ikraancali4380
@ikraancali4380 Год назад
Ruumiy bisha ka waangasan dhinac kasta
@samsamduale7721
@samsamduale7721 Год назад
gulufkiyo dedaalkaga rabiës hakugu guulo gabanda hakuu dhowro walsheey ruuneey hore usco qaali
@farhiowarsame8652
@farhiowarsame8652 Год назад
Asc abaayo dhaqalaha wu is badala waayo fasaxa ayaa lagu jiira caruurti guuriga ayaya joogan saas darted meshii 50 ku bixi jiiratahay 100 ayaa ku baxeysa
@umuayuub4870
@umuayuub4870 Год назад
ASC abayo jogarta ciyalka xalaal mahan Aniga xata sogadan jiiray lkn waaxa ogaday inesan xalaal aheen
@halimaanshur3788
@halimaanshur3788 Год назад
Mansha allaaaah sister 🥰🥰🥰🥰🥰
@deeqamahamuud3747
@deeqamahamuud3747 Год назад
Asc abaya rumi kichen aad ban kusalamaya mcntowaxan rabaa melan kala so xariiro sen ku helaa? Masha allah like wan kusaray
@allowikaalmeyofficialchane4488
Asc anaga week walba aan soo adeegaa markaan jeeg qaato ayaan soo adeegaa,lacag isku taal bil maheli karo mahadsanid.
@Abdi123m6
@Abdi123m6 Год назад
Mashaa Allah Rumney qaaligu aduunka uu wada sameeyaya lacagtu $maxay ku noqonaysaa anoga hargaysa 1000$bishi ihuma filna
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Waa intas ad u jedo bes 200& ku dhawada.lakin bishii 600 euro u dhigmato 700 ban biilana cunto kaliy
@user-uq1ev8px5p
@user-uq1ev8px5p 2 месяца назад
Mash Allh maar kan rer yesho siid samaynay
@DaSuperTeam
@DaSuperTeam Год назад
Thanks quruxey ❤❤❤👍
@user-si3br8hz8r
@user-si3br8hz8r 7 месяцев назад
Wan kula sogaray
@ifrahyassin8991
@ifrahyassin8991 Год назад
Maanshaa allah Rumi alle ha ku barakeyo xbbty wlhi qof qalbi wanagsan baad thy weegii hal mar soo adeegtaaa lkn waan ku wareray dhaqaalo xumo 😂😂😂😂😂
@samahaayawanagsan4520
@samahaayawanagsan4520 Год назад
Lkn qudarta waxa fican isbuci hal mar in la so ibsado bishina hal mar adega cadiga ah
@amuunxasan7954
@amuunxasan7954 Год назад
Anga kaligey guri ku nolahy wlhi bisha so adegta wan is garsiyaa sbbto ah waa xanun week laha😢
@iqrobintudhugufmaxamudiqro540
Asc bayo mcn waxan rabaa inad talo isiso hagbad baan galaa wax faidoah kuma qabo dayntana Wan qataa mar maxan sameyaa bilkaygu wax yaar weye sidee kaga kaftomi Kara mcnto adban kuga helaa dhiriganlitada masha alh
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
In sha allaha walal
@fatushlove5640
@fatushlove5640 Год назад
Kast 🗄️ aad adeeg ku shubatey intaa ka soo gadatay abaayo adoo raali ah
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Marktplaats ban ka helay abayo
@asmakasim1019
@asmakasim1019 Год назад
Qofba siba u fiican aniga weeke ayaan la qabsaday marka laga reebo raashinka sida bariis basto Daqiiq so kor saliida lakin waxa kale weeke ayaan ahay sidaas ayaan fahmay
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Saas waye sidan sheegay ba wll raashinka bishii waxii daruuri ahna weeki
@asmakasim1019
@asmakasim1019 Год назад
@@ruumichannel sax waa sidaa hadaa ku fahmay
@fardowsaahmed859
@fardowsaahmed859 Год назад
Masham allah anbo hilibka iyo raashika waa weyn bisshi soo adeegaa canaha rotiga qudarta frutka axad kastaa soogadaaa waa dgaqaalo ayadab
@nimcoabdilaahi1246
@nimcoabdilaahi1246 Год назад
Asc ruumi abaayo qaali aadbaa u dadaalaysaa aadbaan uga helay fikradahaaga waana kuu shargareyay video's kaaga waana ku taageersanahay dadaalka halkaa kasii wad ilahayna hanala garab qabto dhamaanteenba waa kusalaamayaa
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Thanks xabiibti 😘😘😘😘
@sabaxapdilahi766
@sabaxapdilahi766 Год назад
masha allah tabarakalaah walashy ruun qalbi wanagey mcnto wan ku salaamaya ruunti waxad tahay Hooyo wanagsan qurux badan walaahi ani wan ku wata qalideydi alleh haku barakeeyo caruurtada iyo xaajigaga aduun iyo akhiro ba ❤❤👩‍👦‍👦🤲🤲👍👍👍👍👍
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Amiin yaa rabii
@bisharoali7149
@bisharoali7149 Год назад
Dukaan kee gado abyo shukulatada bacada kujirta
@ruumichannel
@ruumichannel Год назад
Drik
Далее
Викторина от ПАПЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:56
ADEEGA GURIGA IYO SIDAAN U NIDAAMSADO
10:58
Просмотров 10 тыс.
Dhaqaalaha guriga side loo maareeya ?💴🤔
1:05:40
Просмотров 20 тыс.
Marku Alle KA Taxdaray Waa Saan#Ruumi Routine
15:19
Просмотров 7 тыс.