Тёмный

03 | Sideed Noqon Mustaqbal Hadii aad sidaan ku sii jirto ? 

Omar Inshar
Подписаться 161 тыс.
Просмотров 67 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 251   
@ogaansho
@ogaansho 2 года назад
Mahadsanid walaal Omar inshar 🙂
@Ahmedinho2022
@Ahmedinho2022 2 года назад
Kkkk adiga isku mahadcelineysid
@LWRLDZ
@LWRLDZ 2 года назад
haha
@hassanmasterofficial303
@hassanmasterofficial303 2 года назад
😂😂😂walal Omar inshar
@abdifatahsaciid6143
@abdifatahsaciid6143 2 года назад
ياسلم😍😁
@kar98kchannel28
@kar98kchannel28 2 года назад
Mahadsanid walaal Omar inshar
@amaarakorhaan9922
@amaarakorhaan9922 2 года назад
Waxaa thy qof waxuu dadkiisa u soo jeedinaayo aad u yaqaano shukran jazaakallah walal 🤴🙋‍♀️❤
@abdirahman8500
@abdirahman8500 2 года назад
Ustaad dadka ku leh muuqaalka waa dheer yahay. Waa beentood wayna kugu jeesjeesayaan. Annaka ayaa daawanayna muuqaal walba oo aad soo duubto kana faa'idna. Hanaga caajisin. Mahadsanid.
@saajidcade8683
@saajidcade8683 2 года назад
Arin halis ah ayaan ka bartay Nolasha social media ha markaad badsato oo ah 1 in salaadaada qushuuc aada ku tukanaynin mar walbana ay maskaxdaadu kaydinayso Muuqaaladii iyo dhaxyaacii baraha bulshada Sidaas na ay kuudhu dhacayso Cudur ka Qaflada heer aad gaadho inaad ka shikiso nolashaada iyo dunida waxa laguu keenay Raaxo nafsi ayaan dareemaa wlhi Net na isbuucii 2 maalin ayaan galaa dan ayaana u galaaa Dhalinyaro aan is ilaalino wlhi waxaa dhawaaday saacadii qiyaame
@maxamadking6844
@maxamadking6844 2 года назад
Luuqadaada maka faanee wll
@kar98kchannel28
@kar98kchannel28 2 года назад
@@maxamadking6844 wah xuuku hadlay somali lee kuhadalabe
@maxamadking6844
@maxamadking6844 2 года назад
@@kar98kchannel28 maxa wye
@sihaamibrahimhasan2750
@sihaamibrahimhasan2750 2 года назад
@@maxamadking6844 translate isticmaal
@sadaam_osman3336
@sadaam_osman3336 Год назад
ɪʟᴀʜᴀᴡ ǫɪʏᴀᴀᴍᴀʜᴀ ʜᴏʀᴇ ɴᴏᴏɢᴜ ʀɪᴅ😭
@sarahabdallah3128
@sarahabdallah3128 2 года назад
I like your storytelling, shukran Omar
@mustafemahmuud8867
@mustafemahmuud8867 2 года назад
Tictok iska tuur hee
@eejey6571
@eejey6571 2 года назад
Dhalinyarta aanan fahmayn English iyo arabiga Chanelkan waa chanelka ugu fiican.
@muadyar3652
@muadyar3652 2 года назад
In BadaN DhalinTa Wax U Sheegyty 👍 Jazakallah 🤲💯❤
@abdisalam679
@abdisalam679 2 года назад
ustaad 1 hour nooga dhig podcast inta igu racsan like ha saarto
@kar98kchannel28
@kar98kchannel28 2 года назад
Kkk bismilah war lagenka hadhibin sxbow
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 2 года назад
Anigu hal mid ayaan aaminsanahay ilaahayna waan ku mhdinaya inuu i garan siiyey shayga aan ku arko inuu i anfacayo wakhti ayaan galiyaa guud ahaan gaar ahaana marar baa i soo mara aan cashar hore ka fahmi waayo mihim ii ah oon 2 ilaa 3 jeer ku celiyo
@Faantul2
@Faantul2 2 года назад
Ustaad podcastiyadaada aad Bay uqiimo badanyihiin. Thanks
@hafsanuura2498
@hafsanuura2498 2 года назад
جزاك الله عنا خيرا Walal cumar Aniga alxmdulillah jadwalkeyga wuu ii nidaam san yahay run ahaantii dhiir galin badana wan kaa kororsaday waxana rajeynaya inan noqdo sidaan rajeynayo iyo si wacanba noqdana qof aduunkaan wax wanagsan kuso ziyaadisa ee aan iyada ziyaada ku aheyn bi idni allah 💪
@maahirag4701
@maahirag4701 2 года назад
Aad ayaad u mahadasantahay Ustad Cumar Inshar Wax badn ayad ii fa'ideysay mudo ayana kugu xirna Waqtigi an kula so qaatay aad ban ugu faraxsanahay Mahadsanid markle🙏🏻
@MiskiCumar-rc3gp
@MiskiCumar-rc3gp Год назад
Shukran macalin cumar 🙏
@Bullale6
@Bullale6 Год назад
Omer Inshaar mahadsanid ustaad. Wax kale oo aan kuugu abaal gudi karo oo ka weyn waad mahadsan tahay garan maaye guulayso ustaad.
@abdisalanismailabdilahi6375
@abdisalanismailabdilahi6375 2 года назад
Runtii waa muqaal Aad u muhiim ah Thanks omar inshar
@mahadkamaal6317
@mahadkamaal6317 Год назад
mahadsanid mr omar inshar
@Sagaldahir-d6s
@Sagaldahir-d6s 8 месяцев назад
Mahadsanid wll omar inshaar
@Ganey.1
@Ganey.1 2 года назад
M.a waa talooyin fiican Ilaah ha naga dhigo kuwii qaata insha.allah
@hanuuznuur1211
@hanuuznuur1211 2 года назад
Thanks cumar inshar 🙏💞 maxasuusataa vediogi aad soo dhigaysa dhawaan 2 or 3 month ago oo ku saabsanaa maskax daanyeernimo vediogas saa udaawaday ilaa hada madaawado vedios gagaagaban markay ugu yartay above 10min aa daawadaa kayarna maba daawado aad baad umahadsantahy awalbo vedios xunxun madawa jirin alxm lkn dulqaadka igu yaray vedioga haduu muhiim yahy xitaa aan u baahanahay waa moomooti jiray saa macluumaad dagdag ah uhelo lkn hada waxaanba noqday shaqsi ay ugu baxdo vedioska dhaadheer taasna adaa usabab ah markale mahadsanid si qalbi ah walibo 💞🙏💯
@naimaabdiasis5501
@naimaabdiasis5501 2 года назад
Halkaa kaga hay bro well done.
@mustafemahmuud8867
@mustafemahmuud8867 2 года назад
@@naimaabdiasis5501 what about you
@hassanmasterofficial303
@hassanmasterofficial303 2 года назад
Lik3wise bro.......Jazakkallahu kheir Ogaansho
@malaykaboone
@malaykaboone 2 года назад
M.a hamblyi wll mida kle ustad salmaan maadaw page kisa waxaa kujra muuqal uu uga hadlayo saamaynta xun ee muqalada tiktok kasna kudarso hdadan arag i.a waxad ogaan asalka mesha wax kusocda
@Ahmedinho2022
@Ahmedinho2022 2 года назад
Wlhi legend aa tahay sxb dadka waxa ay kaa aamiin sanyihiin waxba lagama sooo qaado
@muxammad2777
@muxammad2777 2 года назад
Talo talo talo. Horta Jzk khayran wajazaa my Brother. Walaalkeey waxaan mar walba kaa maqalnaa qiyam iyo mabaadi' Fadlan dhalinyarada ujilci waa maxay qiyamka iyo mabaadi'da ay tahay in ay ilaaliyaan? haddii kale waxay noqon in aad u dhiibtay boorso madoow oo la dhaho qiyam boorsadaa oo aana la ogayn waxa ku jira, boorso aan la furin, fadlan boorsada noo fur waxa ku jirana hal iyo labo, muqaal kasoo samee muqaalkaa 2 saac xataa ha nodee ogaaw waa kan ugu muhiimsan, shukran
@kar98kchannel28
@kar98kchannel28 2 года назад
Qiyam: ujeeed mabadi':tan lkn waxa umalena inee tahay(SHARCI)
@mohamedameen9709
@mohamedameen9709 Год назад
Aad iyo aad ayuu ii anfacey muuqaalkaan walaal omer iyo muuqaalo kale oo badaan oo an dawaday ee hanaga cajisiin adigu ilahayna hanaagu anfaco taalooyinka muuhiimka ah InSha AllaH
@marwaan4617
@marwaan4617 2 года назад
Masha Allah ismadhahesid wajigaan Waxaa kadanbeeyo waxaan oo xikmad ah, Allah haku barakeeyo sxb🙏
@musesharif8683
@musesharif8683 Год назад
Waxaan si free ah uhelaa dhiiririgelin tii ugu qiimaha badneyd Mahadsanid Omar Inshar
@khaliifweynekhaliifweyne9849
@khaliifweynekhaliifweyne9849 2 года назад
M.a macalin omar wax badan aya ka faa iidaa marwalbo waa isku daya wxa iifarto ina sameyo lkn wahsi aya iidilay lkn markan Goan aya qaatay macalin💯
@khalidahmed77165
@khalidahmed77165 2 года назад
Mnsha Allah Ustaad Alle Haku jeclaado Noo Soo Badi ustaad padcost yada
@ahmedabdiraxmaanawil4323
@ahmedabdiraxmaanawil4323 2 года назад
Wlaalo omar waad mahadsanid tahay Imka ku dhaawada 15 jirkaygii ii laa hada waan kula socda Dabcn hadad 17 Ahy intaas na wax wayan baad igu soo kordhisay Ilaahay miisaanka xasanaadka ha kuug daro
@abdullahia3444
@abdullahia3444 2 года назад
Mahadsanid omer
@farshaxanmedia9600
@farshaxanmedia9600 2 года назад
omer inshar wad iga ilamaysiisay maanta, ilahay hooyo ha u naxariisto anagana alle hanoo daayo hooyo.
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 2 года назад
M.A USTAAD HORMAR WACAN. WAAN KULA JIRNAA
@mustafemubaarag2648
@mustafemubaarag2648 2 года назад
Nio wlhi Runta sheegta Bro dhalinta somaliyed adigo kle haday wada ahaaN LahaaYen waxan Gaari Lahayn Horumar AllaHa Na WanajiYo ☺🥰
@abdi2728
@abdi2728 2 года назад
Jazaakumullaahu khayran walaal. Shaqo wanaagsan baad haysaa sii wad, dad badan baa kugu faa’iidaye.
@HishamsheekhcaliHishaamsheekh
@HishamsheekhcaliHishaamsheekh Месяц назад
Mahadsanid wllo omer
@maxamedshafici4039
@maxamedshafici4039 2 года назад
Ustaadii noo soo badi podcatiyadaan oo kale waa ku nastay dhabta aad sharxayso runtii allaha ku xifdiyee
@MO-kh5vf
@MO-kh5vf Год назад
Xikmada iga baxday waa " MUSTAQBALKA LASHEEGO WAA HADADAAN O LAKULMIYE" CIMRI UZTAAD OMER INSHAAR
@hodoali5714
@hodoali5714 2 года назад
Wlky mahadsanid mar walba sidaa noo waniso ee wax noogu sheeg toe Alle haku barakeeyo 😊
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 2 года назад
Ala maxan wax kaa faa,iidnay wllo cumar inshaar alhmdulilah aniga waa hore ayaa iigu dambaysay tik tok adi ayaana sabab u ah shukrn huuno🙏💯
@UmumuxamedAsal
@UmumuxamedAsal 2 года назад
Wall mahadsanid Dadka rabbi ayaa Kala duway marka qofkasta ha ku baraarugo xadiithkii nabigeena suuban صلى الله وسلم عليه oo ahaa من حُسنِ إسلام المرءِ تركُهُ ما لا يعنيه صدق رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤️🤍
@najahchannelnc2570
@najahchannelnc2570 2 года назад
Wada mahadsan tahay wllky alle haku xifido Aadun iyo Akhiro ba
@RowdahBilal
@RowdahBilal Год назад
يا حبذا لو شفت سلسلة البودكاست هذه في وهلتها الأولى، لكن بإذن العليّ القدير سأجعلها ضمن أولوياتي وسأستمع كلها لمواصلة السير معكم في الحلقات القادمة على مهل وانتظار أحر من الجمر جزى الله صاحب القناة خيرا على هذا العمل الرائع
@mohamedameen9709
@mohamedameen9709 Год назад
Jasakalah khier omer inshaar
@H.A.M320
@H.A.M320 Год назад
Maasha Allah wllky Aaqiro iyo aduunba Illahy dambigaaga hadhaafo.
@Sadiq-bulshawi10
@Sadiq-bulshawi10 2 года назад
Alhamdullilah tiktok maistacmalooo noh
@youngabdalla3451
@youngabdalla3451 2 года назад
شكرا شكرا شكرا الففففففف يا استاذ🙏💯💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@samiiraabdi597
@samiiraabdi597 Год назад
Mshlh tabarklh
@shufeyrhore2422
@shufeyrhore2422 2 года назад
Cumaroow sxb wlh podcast waa loo baahan yahay maalmahaan waxaa soo badanooyo dadka mobile addictionka iney iska gooyaan rabaan saas darteed waxay ka cararaan inay wax daawadaam si aysan usii dhex qaadin badweynta baraha bulshada marka inta dhago ay gashtaan oo ay podcast dhageystan ayay rabaan
@umu_abdirahman
@umu_abdirahman Год назад
Masha Allah Waa mawduuc muhiim ah maaraka laahu fiik waqtigu waa shayga kaliya een lakaydsan Karin......aniga waxa jirtay waqtigii arooskayga 3 bilood kadib ayuu odaygaygu safray aadna waaanu isku jeclaaayn wuxuu iga Maqnaa 40 maalmood waxaan akhriyay kitaabka البداية والنهاية في الفتن والملاحم Alxamdu lilaah anigoo qur,aana subciya guriga kashaqeeya waxaan aaminsanahay waqtigu waa sidaad uga faa,iidaysato dhalinyaroy waqtiga aynu wax kadhalino
@cajibhassan4793
@cajibhassan4793 2 года назад
Mahadsanid wll Allaha ku xifdiyo
@fathimamohammedxusen5839
@fathimamohammedxusen5839 2 года назад
Masha Allah shukran ustaadkena
@hasanhersi7914
@hasanhersi7914 2 года назад
Mahadsanid ustaad soo gudbin wanaagsan Guuleyso saxiib dhalinyarada wacyigeli waa loo yaaba mustaqbal ka.
@ahmad-gn7vo
@ahmad-gn7vo 2 года назад
Mn Sha alh
@maryamahmed5776
@maryamahmed5776 2 года назад
Thank you so much this was helpful❤️
@imaaahmed9862
@imaaahmed9862 2 года назад
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته Masha Allah wa run Allaha ku barakeyo Insha Allah Allaha ku xafido yaa Rabi
@Markaawi9
@Markaawi9 2 года назад
M.a ustaad inoo soobadi muuqaladano kale xitaa 1saac muuqal socanayo waan dawadaa waanba kahela jazakallah
@Hassan_garwade
@Hassan_garwade 2 года назад
Wallahi sxb cumar Waa suaal aan iswaydinayay in badan. Aad baad u mahadsanthy. Hadaan dhamaysan videoga
@mohsomali9400
@mohsomali9400 2 года назад
wll cumar anigu waxan ku aqana wallkyi iga wayiin taloyinka iyo tusmayinta noo soo badi wakhtigan soo badi manta aad ayu u yara 20 daqiiqad oo kalya ayuu ah ale haku xiftiyo 🖤❤❤
@MiskiCumar-rc3gp
@MiskiCumar-rc3gp Год назад
Mansh Allah taabaarakalaa maclin Cumar ✅✅✅
@youngabdalla3451
@youngabdalla3451 2 года назад
Inoo Soo badi Muqalada Podcast yada Wlhi Alhamdullhi 🤲🏻 Waxa aan inta lagu Soo Koobi Karin baan Ka Faaideh 🙏 شكرا
@mohamedabdi1126
@mohamedabdi1126 2 года назад
Mahadsanid omarow ,balse( yacnii )iskayare kalmadaas.
@hanadabdi777
@hanadabdi777 2 года назад
Mahadsanid ustaad omar.
@CimranFaruuq-tx7pj
@CimranFaruuq-tx7pj Год назад
M.sha Allah horey usoco will
@inkirjeestotube3366
@inkirjeestotube3366 2 года назад
Shukran ustaad omar.
@yossefaomar506
@yossefaomar506 2 года назад
Thanks masuul
@kaaficabdi4950
@kaaficabdi4950 2 года назад
Kᴜsᴀʟɪʏᴀ ɴᴀʙɪɢᴀ sᴄᴡ🖤
@najmamaxamed984
@najmamaxamed984 2 года назад
Mahadsanid Wall Omar Inshar 💯
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 2 года назад
Tik tok 🚫 maba isticmaalo appka tiro 3 jeer ayaan filayaa inaan ku soo dajiyey tellkayga 3da jeerna waxbaan ka eegayey inaan isticmaali doonana u malayn maayo mhdsanid wll cumar.
@ayupshabanofficiall5672
@ayupshabanofficiall5672 2 года назад
Mashalh wlaal ilahy ha ku barakeeyo
@maxamedadam6638
@maxamedadam6638 2 года назад
Thanks 🙏
@MaxameddaahirMuuse-z9p
@MaxameddaahirMuuse-z9p 10 месяцев назад
Waad mahadsantahay
@maryamamohamed1321
@maryamamohamed1321 2 года назад
جزاك الله خير أستاذ...
@suhaybcabdicasiis6221
@suhaybcabdicasiis6221 2 года назад
mancha Allah wllo illahy haku sharfo
@rahhmamohhamed9027
@rahhmamohhamed9027 2 года назад
Mhdsnd ustaad jazaka laah kheeyr noo soo badi botcastiyada qiimaha badan Miisaanka aakhiro alaha kuusaaro Wacyigalinta aad bulshada soomaaliyeed u heeyso waa sheey ka qaalisan dahabka iyo dheeymanka Saameeyn ayaad kuleedahay nolashaanada mhdsnd ustaaad
@hanideq425
@hanideq425 8 месяцев назад
THE MAN WHOSE WORDS SHOULD BE WRITTEN WITH GOLDEN INK💯🙌
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 года назад
Cumarow dhiirigalin soo geli wllkeyow💖
@abdiasisabdullah8852
@abdiasisabdullah8852 2 года назад
Yacni mahadsanid ustaad.
@sacadahmed7504
@sacadahmed7504 2 года назад
Shukran wall omar
@qaalyare
@qaalyare 2 года назад
alxm whi tiktok mudo dhawr bilaood ah ka hor baan go aan ku gaaray inan mobelkayga ka saaro, mana daawado , mana daawan doono insha allah , waxaan u arkaa qofka tiktolk daawanaya qof is liiday waa liidnio whi, sbbto h waa is ceebsanaysaa
@mohedothmanofficial7665
@mohedothmanofficial7665 2 года назад
Waa run wallahi👍💯💯💯💯
@alihassanhuseein1680
@alihassanhuseein1680 2 года назад
Mahdsnid ustaad Omar inshar keep going allaha ku barakeyo ❤ ♥ 👏
@sahalahmed1271
@sahalahmed1271 2 года назад
Mahadsanid ustad cumar
@AbduhalimXallo
@AbduhalimXallo 2 года назад
Mahadsanid ustaad.
@fatimamuza383
@fatimamuza383 2 года назад
Mahadsanid ustad omar👏
@abdurehmaniidle11
@abdurehmaniidle11 2 года назад
waa xog culus way dhici kartaa in loo baahdo qof in uu markale insaanimo ubaahan.
@Mohamet-Opderahman
@Mohamet-Opderahman 2 года назад
MashalH Ustaad mahad sanid
@ogaaloge3281
@ogaaloge3281 2 года назад
Waxa hada kasocdo baraha bulshada hadii qof noolaa 2006 latusi lahaa waa uu waalan lahaa ayaanba aaminsanahay wlh xumaanta markii lagu celceliyo waxeey maskaxda kadishaa nuxurka waxaad arkeeysaa intii umada ugu xumeed eey nooqoqdeen roll model hadii aad is dhahdo wax usheeg adiga ayaaba qalqiil galaayo oo umad badan ayaaba difaaceeyso
@maxamedabdi9122
@maxamedabdi9122 2 года назад
Cumar alle ha ku barakayo
@abde5471
@abde5471 2 года назад
Thnks UstaaD
@fariidafaraxchannel7739
@fariidafaraxchannel7739 2 года назад
Jazakallahu kheyr
@Abdisalam_32
@Abdisalam_32 2 года назад
Mahadsanid ustaad✌️
@saideinab7088
@saideinab7088 2 года назад
M.a ustaad long time kuguxiranhy wana kaga mahadcelinayaa intaan ka faa'iiday.thanks
@cabdullaahicabdimaalik7349
@cabdullaahicabdimaalik7349 2 года назад
Muuqaal i anfacay jazakallah kheyr
@nasrudiin905
@nasrudiin905 2 года назад
Macallin ka soo hadal faaiidada hamiga sare🙏🙏
@zizoyare365
@zizoyare365 2 года назад
Insha allah Isbadal sameeyaa
@ismaanyare4179
@ismaanyare4179 2 года назад
لاحول ولاقوة الاباالله
@musadikahmed545
@musadikahmed545 Год назад
Alxamdulilaah inaan mar hore arkay foolxumada tiktok oo aan iska tirtiray
@ibrahimali4654
@ibrahimali4654 2 года назад
mahad sanid wll waxyaalo wax ku ool ah baad noo soo gudbisaa alle haku barakeeyo
@wardihaadiwardihaadi2381
@wardihaadiwardihaadi2381 2 года назад
Mahasanid macalin omar
@amiinyare2240
@amiinyare2240 2 года назад
M,a allaha ku sharfo
@maxamadking6844
@maxamadking6844 2 года назад
Tiktok io pubg maata igu dambeyso wllhyi cumar waad mahadsantahy wll qalaas go aan aaan qaaty wll
@abdikariimmohammedahmed3883
@abdikariimmohammedahmed3883 2 года назад
Walaal omer mahadsanid
Далее
Markuu Raggu ooyo | 12 | Fandhaal Podcast |
23:20
Просмотров 37 тыс.
13 Rafaad iyo XANUUN ku dhaca ragga SIIGAYSTA
17:00
Просмотров 58 тыс.
Сделка 😂
00:27
Просмотров 93 тыс.
ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?😁​⁠​⁠@osssadchiy
00:20
Fandhaal 89 | Murugta Qarsoon |
24:41
Просмотров 43 тыс.
SE01 EP 6 Maanta Kor u qaad Noloshaada.
36:31
Просмотров 67 тыс.
Dareemida qiima la aan | waxaad tahay ma taqaanid ? |
11:44
Maxaa kaa qaldan?
9:35
Просмотров 66 тыс.