Тёмный

Dib u Xoree Karaamadaada | Buugaan Wuxuu Ka hadlaayaa iska Daynta Caadada Sii%# 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 180 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
ogaansho kanaalka ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

27 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 696   
@Apeen_maLik1
@Apeen_maLik1 Год назад
Siigadu waxey dileysaa : 1. Maskaxdaada 2. Jirkaaga 3. Muuqalkaga 4. Awoodaada
@mohaanapdal4837
@mohaanapdal4837 8 месяцев назад
Wllhi wllkei sax wye niyad jab kii ugu danbeye aaku jira
@mohaanapdal4837
@mohaanapdal4837 8 месяцев назад
Wllhi wllkei sax wye niyad jab kii ugu danbeye aaku jira
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 7 месяцев назад
​@@mohaanapdal4837 sxp amba wlhy mugdigii nolosha ayan ku jiraa😥
@AoonloorTiorax-lt4zm
@AoonloorTiorax-lt4zm 4 месяца назад
Lanbaarkaaga iisoo dir insh allah waxbaan kuu sheegi ​@@mohaanapdal4837
@CrisaqMohamud
@CrisaqMohamud Месяц назад
​@@mohaanapdal4837 Ma wadaa noi
@AHAPPY_LOUTH
@AHAPPY_LOUTH 11 месяцев назад
Video aad 3 sano ka hor soo dhigtay ayaan dawaday 2020 ka dib waa iska dayay hadana mudo 3 sano ka maqanhay ilahay ka sakoow adaa u sabab inan iska daayo❤
@ahmedhassen961
@ahmedhassen961 6 месяцев назад
Masha Allah sxb Aniga waan daaley sideenku dhaafa marksto waanku noqnoqda
@CrisaqMohamud
@CrisaqMohamud Месяц назад
​@@ahmedhassen961 waad Wadaa Sow maha
@YahyosBlack
@YahyosBlack 12 дней назад
​@@ahmedhassen961haka daalin dadalka aad ku daynaysid wa kulaban karta lakî ha is dhiibin
@sancho_8
@sancho_8 Год назад
1.seexo🛌 2.biyo badan cab💦 3.sports samee🏃‍♂️ 4.baro dhibtay leedahy🧑‍🎓 5.soon🗣 Note:waligaa ha ladagaalmin siigada ee ha isku mashqulin intaad iska daynayso
@SaabiriinMahamud-tt7bi
@SaabiriinMahamud-tt7bi 4 месяца назад
Waa talo wangsn lakin dhibka ugu weyn oo heysto ayaa waxey tahay kalinimada
@xamseaadam1954
@xamseaadam1954 4 месяца назад
​@@SaabiriinMahamud-tt7bi Mrka kaliga tahy ogw inuu ilahy ku arko mel kasto tago
@SaabiriinMahamud-tt7bi
@SaabiriinMahamud-tt7bi 4 месяца назад
​@@xamseaadam1954 taasa maskaxdeyda ku borgaramena I.a
@SHUCEYB218
@SHUCEYB218 4 месяца назад
@@SaabiriinMahamud-tt7biado gabar ahaa
@Caa_isha
@Caa_isha 2 месяца назад
Yacni fahan waxay ka waddo kalinimada wiilsha ayay ka waDaa ilayn qof dumari caadada xun masamayn karo ​@@SHUCEYB218
@mohamedamiin9719
@mohamedamiin9719 Год назад
Cumar inshaar RU-vidr ka keliya ee aan waqti ku bixiyo in aan muqaaladiisa daawado xitaa heer aan ku so noq noqsado macalinka umada soomaaliyeed ilaahay haka abaal mariyo dadaalka aad umadan u heysid
@Abwaanka80
@Abwaanka80 Год назад
Ogaansho la'aantiis waa abaar ❤ Akhyaar weeyaan hubaal.🎉😊 Allow noo daa isaga💯🤲 Dhalinta amabatuu qabtaa ☝️💫 Asluubta ku leexiyaa❤ Nolosha ku ababiyaa🥰 Islaamku wuxuu qabiyo🕋 Dhaqankuu ka hadlaa.isagu💯💬
@Ahmedali12-
@Ahmedali12- Год назад
Masha allah
@Abwaanka80
@Abwaanka80 Год назад
@@aamin4632 cafwan sxp
@ibrokhan7399
@ibrokhan7399 Год назад
M.a sxb waa run taa walaahi ogaansho ninka ugu fiican you tuberiska Somalida waa wiil wax dadka anfacaayo soo gudbiyo
@Ahmedzayit29
@Ahmedzayit29 Год назад
Masha Allah
@aminamohamed7638
@aminamohamed7638 Год назад
Mashaa Allaah mahadsanid hno
@mohmeddeik
@mohmeddeik Год назад
قل للمؤمنين يغضوا من ابصارهم ويحفظو فروجهم ذالك ازكي لهم ان الله خبير بما يصنعون😭
@Muscab-i6r
@Muscab-i6r 6 месяцев назад
Kuwa xifdiyo a ragooda alaha Naga dhigo
@SiddiiqOmer
@SiddiiqOmer Год назад
Hal talo aan idiin ku daro walalyal aragaaga laab, walhi waa mida ugu muhiimsan 💯
@SaabiriinMahamud-tt7bi
@SaabiriinMahamud-tt7bi 4 месяца назад
Waa runtaa talo wangsan
@luishamsik6017
@luishamsik6017 11 месяцев назад
Haddii aad u jeedid magaca الله waa inaad kusalida Xabiibkeena MUXUMED صلي الله عليه وسلم♥️👈 HADHAAFIN ADOON KUSALIN wll 🕋☝️
@haajiyaasiinhussein4506
@haajiyaasiinhussein4506 3 месяца назад
Scw scw scw scw scw
@Samiirofarxaan12
@Samiirofarxaan12 Год назад
Allah is one ❤
@MuuminYare-if9jh
@MuuminYare-if9jh 2 месяца назад
Ilaahayoow Iga madoobeey cadaadaas rer comment adinkna icasuusiya love isaara walaalyaal
@Ibnuahmed678
@Ibnuahmed678 Год назад
Alle aya mahad leh marka koobaad. Runtii ma qiyaasi karo farxada an ku jiro Alxamdulilaah 🤲. Wxa filaya 1month /2month malaha kaso wareegtay maalinti igu dambeysay an si***da sameeyo😢runtii maalinti ku xigtay go'aan qaatey in siigada joojiyo. Alle ayan ku mahadiya mr wlbo الحمد لله. Mida kle gabadh hadi hadal dabacsan idhahdo dareemaha i kacaya 😢mrka arko ilaahey cabsi an ka cabsano iskaga dhaafey xiriir. Mantana wxa ahay wiil dhalinyar ah oo xariga ilaahey haysta ❤ilaahow xumaanta qalbigeena & maskaxdena kuso dhacda ilaahow inaga xijaab🤲😔
@a.laahiyemohamed4515
@a.laahiyemohamed4515 11 месяцев назад
Is ilaali zp anba sidaadaan 3 bil imika aan samyn lkn nasiib xumo caawan ku dhacay ka foojignow zp incha alah ana dadaal baa isugaya yaaran 😢
@anasmohamed8648
@anasmohamed8648 10 месяцев назад
Mahad oo idil alle ayay u sugnaatay Waxaa iigu dambeysay habeen 21/8)2023 sababta aan iskaga daayayna waa in jago muuqaal hagaajin ah la iiga dhiibay machad aan dhiganayay taas waxay igu caawisay is aan iska daayo caado xun oo aan iska deyn waayay muddo 5/6 sano ah ALXAMDULILLAH ❤❤❤❤
@CaliXaaji-eo4vv
@CaliXaaji-eo4vv Год назад
Allah is one
@PawsomeAdventures-y3b
@PawsomeAdventures-y3b Год назад
Is there any one said you there is no God Except Allah?
@AhmedcshakuurAadam
@AhmedcshakuurAadam Год назад
Kuligeen waan ognhy wll
@Abra392
@Abra392 Год назад
Yaan ogeyn
@sahaarqalbi4525
@sahaarqalbi4525 Год назад
Allahu Akbar ❤❤❤❤❤
@Abdullahiwali-xq4wq
@Abdullahiwali-xq4wq 9 месяцев назад
1323
@Abdalllahamed
@Abdalllahamed Год назад
Ajir iyo xasanaad allaha Kaa siiyo sxb sida dhalinyarada aad ugu dadaaleyso oo aad khyrka ula Jeceshahay.
@Ducaysane-to1qv
@Ducaysane-to1qv Год назад
Hagar La aan ayaad wax uso gudbisaa cumarow Mahadsanid boqolaal jeer 🙏
@sayidalbanna
@sayidalbanna Год назад
Ustaad omar wan ku salamay Jazaka allaah waqtigaaga iyo wax kasta oo aad na bartid Please book ga ad noo sharaxeesid magaciisa oo eglish iyo arabic ah noo soo raaci si qof kasta oo daneenaaya u aqristo
@BaashaalTV
@BaashaalTV Год назад
Siigo aduun iyo aaqiro wey i seejisay waa albaabka faqriga iyo daciif nimada laga galo💔🥺
@Dajiye614
@Dajiye614 24 дня назад
Alle makaa madoobey majoogtaa taliye.
@mansamusa5923
@mansamusa5923 Год назад
Mazuul omar inzhar❤ waad ku mahadsan tahy sidaa dhalinyarada soomaliyeed u garab taagan tahy ❤ shukran bro
@CarabShiikh
@CarabShiikh Год назад
waad la googo day geeddee kkk
@Cabdalle.Ismacil
@Cabdalle.Ismacil Год назад
Sababihii wey ihor yaalan laakiin go'aan ki malihi 1. Xaaran 2. Fikir gaaban 3. La dhaqankayga dadka oo xun 4. Wixi shalay dhacay oo aan 1second ka xasusanin laakin wixi sanado kahor aan xasusto 5. Niyad jab 24hrs 6. Waxyaabo aan ujedo inay saxan yihiin hadane aan ku doodayo inay qaldan yihiin mudo kadibna aan ogaanayo inay saxnayen😢 Alx hada mudo waan joojiyey iso duceya idinkana
@bro__xmas
@bro__xmas Год назад
Sxb ilaa meeqo baa Ka maqantahy afaada
@Cabdalle.Ismacil
@Cabdalle.Ismacil Год назад
@@bro__xmas Wllka ma badno waa iska maalmo laakiin maanan tirin
@baraarugchannel9998
@baraarugchannel9998 Год назад
Iska jooji sxb goaan qaado aniga waxa goa’aan dhab ah qaatay August 06 2023 waxa laga joga 56 bari iska dheh 2 bil waxa ii fududeyy ayaa ah ina gym bilabay si aan isaga mashquliyo, alxm hada waxa daremaya dhadhanka nolosha dhabta ah waxay thy
@jalaludiin8051
@jalaludiin8051 Год назад
​@@baraarugchannel9998❤
@sadiasadia19191m
@sadiasadia19191m 8 месяцев назад
Ila soo xiriir wll
@SomaliCamelBoy
@SomaliCamelBoy Год назад
( .... إِنَّ الصَّلاةَ تَنْهَى عَنِ الْفَحْشَاءِ وَالْمُنْكَرِ وَلَذِكْرُ اللَّهِ أَكْبَرُ وَاللَّهُ يَعْلَمُ مَا تَصْنَعُونَ )
@ciiseafrica4071
@ciiseafrica4071 Год назад
Wllhi runta waa xanuun meel i xanunta alle ayaa oga hadan ustadka runta yuu ishega allaha naga wada madoobeya 🤲🤲
@mohmeddeik
@mohmeddeik Год назад
ومن ءايآته ان خلق لكم من انفسكم ازواجا لتسكنو اليها وجعل بينكم مودة ورحمة ❣️
@Jacjkleyeith
@Jacjkleyeith Год назад
جزاك الله خير الجزاء يا أستاذ عمر إنشار بارك الله فيك 👏👏💖💖
@khalid57677
@khalid57677 10 месяцев назад
Asc caawa oo taariqdu tahay 16/11/2023 khamiis wa habeenka koowaad een joojiyay siigada iyo filimada xun xun iyo dhafarka Waxaa igu dambeysay 15/11/2023 arbaco Waxaan soo laaban doona 100 maalin kadib insha'allah 23/02/2024 jimco😢
@apdimahad6174
@apdimahad6174 8 месяцев назад
Madaysayna
@idiriskaamil6678
@idiriskaamil6678 8 месяцев назад
Insha Allaah
@omarmohamoudrp4do
@omarmohamoudrp4do 7 месяцев назад
Ma iska dhaaftey sxp
@sakisagaro9177
@sakisagaro9177 7 месяцев назад
23 bishan habenkas Aya iku danbaysay Insha Allah habenkas ila hada nolosha Aya isku xarbinayna ilahow ika modobe
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale 11 месяцев назад
Ustaad Omar inshaar alle hakusharfo runti dhibaato wayn Ayaan kuqabay sameynta caadadas Alx adiga ayaaa sabab u ah oo wax badan wacyigelintada dawaay kudhawaad 2 Sano siigo wan iskadhafay adigana kagamahdcelin Dhalinyarta kalana waxan urajen in alle uu kamadobeyo
@Macawis
@Macawis Год назад
قال الرسول [ص] :_((يا معشر الشباب من استطاع منكم الباءة فليتزوج فإنه اغض للبصر واحصن للفرح ومن لم يستطع فعليه بالصوم فإنه له وجاء))
@A...A09888
@A...A09888 Год назад
Xadiiskan dadka aan balwad lahayn ayuu lahadlayaa Qofka siigasto ama aflan xun dawado waa in uu joojiyaa 3bilood ama 6 bilod ama sanad kadib guursada
@abdullahifaarax5140
@abdullahifaarax5140 Год назад
Sheekh dirir ayaan ka maqlay hadaad rabto in habeenka aqalgalkaaga inaad dhimbilo tuurto Indhahaga daboolo OO dumarka wadada maraya indhaha hala raacin Kwrn qofka muuqaalo qaawan daawada waliba dumar iyo rag is fuulaya maxaa ku dhici kara hadiiba dumar xijaaban fiiriskooda dhibaato kuu keeneyso😮
@mohamedismaaciil40784
@mohamedismaaciil40784 Год назад
Mawduuc muhim ah... Markasto wax naftaada dhibaya aad deyso nolol dhadhan leh ayaad noolan ❤ alx alx😊
@akhyaar11
@akhyaar11 Год назад
Mar waxaa dhacday aan sawirka Allah ku qorantahay aa shashada saarday si aan uxuzuusto marka daremo cadada xun waana joojin waaye Allen iga madooweey 😢 insha Allen waa go'aan kii ugu dambeeye ka qaaday 😢
@maxamedaways4705
@maxamedaways4705 Год назад
Goan waxba ugama qaadeysid hadii aad carabiga fahmeyso "سلسلة فهم التعافي" raadi, si wacan ayaad ufahmi doontaa.
@abdihashi6225
@abdihashi6225 Год назад
Oo dumar maanad ahayn, waa noocma
@NAJO_Films
@NAJO_Films 7 месяцев назад
​@@abdihashi6225maahan
@xamseaadam1954
@xamseaadam1954 4 месяца назад
Midh kaliya han kusiyo ku an fcysa wl kow wxan aad daadinyso waa darerahaagi malayain faytmn aya ku jiraa sidad u ilaalin lahyd adiga laga rba 2 sbabti kenysy iskailali sida nago qawn sladana jamaca ku tuko ina so duce murad leyhy
@OsamaSalim955
@OsamaSalim955 Год назад
Si Fudud Hada Rabto inad Ujoojiso Waxa kugu Filan Inad ilahy ballan la gasho ku bilow marka Hore oo Dheh 7 days hada Sameeyo Waxas ayaa Bixinaya Sida Sadaqo ama Soon Sida kusi Wad ila ad Garto 1 year Hada Sameeyo sheygas Ayaa balln iga ah inan Sameeyo F.g ●waxan la hadlaya cida ay iman yar ku hadhay Ballnka Alle wu adag yhy 🎉
@Onlineintrovert
@Onlineintrovert Год назад
BarakAllahu fiik walaal. Qof qiima badan ayaa tahay. Wanaag baa marwalba ka shaqeysaa. ❤
@yahyemousegeele
@yahyemousegeele 8 месяцев назад
Cumarow walal anuu hal mid uunbaan ku dari, waa in aanu qofku uba dhawaan waxkastoo (tricker) cariye ah , oo ku xasuusinaya.
@MUXAMEDKa
@MUXAMEDKa 6 месяцев назад
First let me say الحمد لله marka labaad mudo ah 8 blood wxaan turtay wax aan ka badnayn 8 jeer mida xigta muddo ah 85 maalmood hal Mar xataa ma samaynin الحمد لله marka walalahay iiso duceeya in allah uunan dib iigu celinin jaximadaas .ugu dambayn wlhi wllky omer inshar dhalinta soomaliyeed oo aniga ka kaw ahay wax wayn ayuu uqabtay wxan leyahy wllky allah haka abaal mariyo midas horay u soco waliga nin rageed ayaa thy runtii ❤
@AbdiMalik-x3n
@AbdiMalik-x3n Год назад
Aniga waxan joojiyey 29/8/2023 bil baa ii dhamaatay maanta waana nafisey nolol aanan muddo aan arag ayan galay kalsoonidii iso noqotoy waxa ii hadhay laba bilood oo kale waxan ku jiraa jihaad adag oo ubaahan in aanad ujoojin cadaadas xun iyo aflaamtaas raqiiska ah walal ama walashey ilaahay ha inaga modoobeeyo dhamanteen 1 saalalda ilaali jamaca ku tuko 2 nafta firaaqada ka ilaali 3 markay kugu soo dhacdo in aad sameyso ka tag meeshad Joogto tag meel bulsho joogto 4 guri jooga faraha badan waa qeybta ugu weyn ee ka qeyb qaadato suuqa tag is mashquuli
@Qeysar_90
@Qeysar_90 Год назад
Sxb aan group sameysano 😊
@AbdiMalik-x3n
@AbdiMalik-x3n Год назад
@@Qeysar_90 waxba kama qabo
@MohamedHassan-d5g
@MohamedHassan-d5g Год назад
intee sano wadey sxp
@AyubAbdiMuhammad-h5g
@AyubAbdiMuhammad-h5g Год назад
Amen, thank you for sharing mr omar. Inshar. You are one of my best adviser. ❤ I hope you and me to successfully. Every side possible .
@ashrafkhaliifxaaji9747
@ashrafkhaliifxaaji9747 Год назад
اللهم استر عوراتي وآمن روعاتي، يارب 🤲. نسأل الله السلامة والهداية يارب
@AdanSharif123
@AdanSharif123 5 месяцев назад
Aniga oo maanta kudhacay, kadib lix bilood anigoo mogaa 29/4/2024 9:56Pm insha'Allah markaan waxaa rajaynaa in lifetime inay noqoto noloshydoo dhan insha'Allah Meeshaa kudhacay waa meeshaas waxaan iska dhaadhacsiiyay inaa guulaysty 19:37
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
Masha Allah waan sugeyey mowduucan waad mahadsantahay wll omar inshaar
@AbdulahiSheikh-bt3is
@AbdulahiSheikh-bt3is Год назад
جزاك الله خيرا أخي عمر
@maxamadkofi4134
@maxamadkofi4134 Год назад
Wll omar mahadsanid sidad inoga nasexeyneyso dhaman lkn halmid hadan kugu darsado waxajiro kutub culimadi hore ee musliminta ay qoren okusabsan mawducanokale sida kitabka أدب النفوس للإمام أبي بكر الآجري رحمه اللهwarisala yaro qima badan 10daqiqo waxkayar kuaqrinkarto وفقناالله الجميع بمصالحنا
@abdirahman5532
@abdirahman5532 9 месяцев назад
manta tariqdu WA 18/12/2023❌WaXANA KUSO LABAN DONAA 18/12)2024 INSHA ALLH✅❓
@MOHAMETDARWIN
@MOHAMETDARWIN 3 месяца назад
Hada inteed maraysaa?
@HRU24
@HRU24 Год назад
Allahu AkbaR🎉
@SamaleRoniboy
@SamaleRoniboy 5 месяцев назад
جزاك الله خير يا أخي العزيز عمر
@Filsan6236
@Filsan6236 Год назад
Waxaan aqriyay almost all the comments waxaana isoo baxday badanaa inay dhalinyarada khaas ahaan ragga wada sameeyaan ilahay ha idin ka madoobeeyo in horay loo guursado aad bay u fiican tahay waxba ha ka fakarin qarash badan ugu yaraan diintaada iyo caafimaadkaaga ayaa kuu badbaadaayo
@mohahussein6568
@mohahussein6568 Год назад
Naagaha wy nagu adkeyen😢
@saedabdilahi2569
@saedabdilahi2569 11 месяцев назад
Aamiin aamiin walaal
@shakracade7949
@shakracade7949 Год назад
Sxp cumar aadaa umahadsnthy aad baan ugu faaideysanaa chanalkaga Ajar Allah kasiiyo . Waxn kaa codsaneenaa aniga oo Ku hadlaaayo codka dhalanyarta faceega inaad no so diyaariso mowduuca muhiimka ah ee wax aqrinta . Mahadsanid
@abdisalaanahmed9105
@abdisalaanahmed9105 Год назад
25 August ayee igu danbeesay 35 bari fir fir cooni aa dareemooyaaa😊😊
@mustafecabdi-uk6su
@mustafecabdi-uk6su 11 месяцев назад
Maanta iikudambaysa siigo insha Allah Waxay Rajaynayaa insane goaasnkay ku taagnaado insha Allah waa balan
@pepe-kx2jt
@pepe-kx2jt Год назад
Waa xaqiiq cadadan dagaal fool Kafool ah waad ku guuldaresane lkn maalintada mashquul kadhig firaaqada iska ilaali salaadana waa number1 Anaga hadaan muslim nahay qofka gaalka waa kajaanis ficannahy marka loo eego caadadan xun oo illaahey bari salaada is boqolkiiba boqol utuko quraankana aqriso wan huba inaad kaxuroobi insha Allah.
@GoosGoose-zh9kj
@GoosGoose-zh9kj Год назад
Masha allah cumar alle dartiis ayaan kuu jeclahay illahey haku dhowro janada allaha hainagu kulmiyo dhamaanteen
@mohasiciid1066
@mohasiciid1066 Год назад
Haliso duceyo Qaraaapo❤️💝
@AbdifitahOmar-n3c
@AbdifitahOmar-n3c Год назад
Waxaan ku daraa dhalinta in ay 2 Salaada iyo استغفرالله aad u badiyaan waqti aad kali noqotone wacdi shido si daqiiqadahaas ay maskadada ku soo dhacdo aad u dareento aaqirada iyo dhibteeda Mahad sanid wll omar inshar
@abdinasirceegaag3689
@abdinasirceegaag3689 Год назад
Manshalah barnaamij qiima leh weeyaan mahadsanid ustaad Omar inshaar
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 Год назад
Fikirka iska yarey adigan ayan kula hadla❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😮😮😮😮😊😊
@abdiasishamud6942
@abdiasishamud6942 Год назад
macluumaad qiimo badan,waana mahadsantay sida aad dhalinta wacyigooda usoo celinayso,shayga ugu qiimaha badan ee qodobadaas kaa kafinaya waa ducada inaad ilaahay lakaashato
@Axmedxasan-n4s
@Axmedxasan-n4s 11 месяцев назад
maanta bishi waa 31 bishii 10 aad waxa aan iska Dhaafay mudo 2 wek ah Hadana Waxa aan Sameeyey mlinkii 15 aad Hal malin way iga dhacaday lkn maalinkaagaa iigu Danbayso??alle Hygu Garab galo
@zakilyrics2570
@zakilyrics2570 11 месяцев назад
Insha allah rabi ano fududeyo dhalinyaro Amiin❤🎉
@mubaarakmogadishawi
@mubaarakmogadishawi Год назад
Mahadsanid ustaad cumar inshaar جزاك الله خير الجزاء
@Sharma_Ubdiqader
@Sharma_Ubdiqader Год назад
Sali cala Nabi اللهم صل وسلم عل نبيا محمد ❤
@Dekduceysane432
@Dekduceysane432 8 месяцев назад
جزاك الله خيرا
@mahadsaidshabeel3283
@mahadsaidshabeel3283 10 месяцев назад
Jazaka Allah wll omar
@feyslf1226
@feyslf1226 Год назад
❤ hanuuniyaha. Bulshada. Mr omar inshaar. Guuleyso. Khayr badan iyo hurumaro badan ayaanu kaafaaiidnay. 5-7 years waxa aan kaafaaiidnay lamakoobikaro 🌺❤️✅
@RamadaanRam-d8r
@RamadaanRam-d8r 10 месяцев назад
Aamiin powe omar inshaar waad mahadsantahy ilahy ha kaa abaal mariyo❤
@mohayare8021
@mohayare8021 8 месяцев назад
Masha allah. Meshaan waxaad ka dareemeeysaa , in dumarku eeysan dhibaatadaas nala qabin, wayo hal gabar oo comments ka bixineyso ma arkin. Masha allah
@AbdisataarIbraahim
@AbdisataarIbraahim 10 месяцев назад
جزاك الله خير ❤❤❤❤❤
@AdanSharif123
@AdanSharif123 28 дней назад
Kubadal caadooyin fiican mashquuli naftaada 😎 Xoojinta qiyamkaaga 1:awood la'aan markaa samynysid Iska ilaali walwal murugo Sabababaha qor Baro maamulka naftaada Kaligaa muraajaco kusamyso wax walboo ku saabsan Wado dheer xoojin maskaxdaada Iska ilaali guushaada Kama dhex bixin Ha'isdhiibin sanad yo badan aqrin safad jeesjees Mafaahiin Alle ayaan tala saartay insha'Allah waan rajynaa maalin 1 sano
@maxamedaways4705
@maxamedaways4705 Год назад
Waxaan arkaa mowduucan qofka ugu badan ee soomali ah oo ka hadla inaa tahay, waxaana jeclaan lahaa ustaad cumarow inaad noo sameysaan member ay kuwada kulmaan mudminiintaas soomaaliyeed, sida (No fappers) kaba ay sameeyeen dhanka carabtana wey lee yihiin (زمالات المدمنين المجهولين), iyo (واعي) lkn somalida wax mimber ah malahan oo arinkan wacyi guud ka bixiya.
@Qeysar_90
@Qeysar_90 Год назад
Sxb anaga aan sameysano group nofap aan ka adkaano cadadaas xun
@maxamedaways4705
@maxamedaways4705 Год назад
@@Qeysar_90 Sxb hamigeyga ayuu kamid yahay in aan website dhiso kadibna aan isugu keeno dhalinta la dhiban caadadaas, lkn jaanis kaas hader uma haayo xili wax barasho ku jiraa.
@A...A09888
@A...A09888 Год назад
Io kanaal telegram ah oo la dhaho بشريات ابطال واعي waa group dadka iska joojiyay io sida ay iska joojiyeen kusoo qoraan qisoyinkoda
@A...A09888
@A...A09888 Год назад
​​@@Qeysar_90 maxay kulatahy in 3 dexdeedu aan bilowno group maclumaad iskulana wadagno oo isku tageerno oo aan faafino
@Here00345
@Here00345 Год назад
From to day i determined to stop Siigo 😢 for more reasons Lack of flexibility Lazy Not feeling comfortable 27/9/2023 Habeen jimco soo galeeso ❤ Walaal waa caado xun ee fadhlan go,aan gaar
@bashirabdullahi2763
@bashirabdullahi2763 Год назад
Taliye kalay aaan group sameysane 😊
@Mowgajunior22
@Mowgajunior22 Год назад
@@bashirabdullahi2763nosamey sxb
@benmohamed7763
@benmohamed7763 Год назад
28/9/2023
@benmohamed7763
@benmohamed7763 Год назад
@@bashirabdullahi2763 Diyaar ahay
@Hardyironman
@Hardyironman Год назад
29-9-2023 aniga kula mid ahay
@zakirboss143
@zakirboss143 Год назад
Subxaanaka Dadka oo dhan waxay soo qorayaan hadaan go aan ka qaadan. Soomaali oo dhan ma ficiladan xun iyo dhaqanadan xun ayey ku dhaqmaan.
@CabdiRaxiin-vu8tk
@CabdiRaxiin-vu8tk Год назад
The bast you tube in somalia ogaansho
@gaduudocarwo4631
@gaduudocarwo4631 Год назад
1.seexo 🛌 2 biyo badan 💦 3. Sports sameeya🏋‍♀️🏋
@FarhanYacin-zb2sv
@FarhanYacin-zb2sv 4 месяца назад
M.a illaahay haa kuu xifdiyo macalin❤
@baraarugchannel9998
@baraarugchannel9998 Год назад
Marki aan Joojiyay Waxay ahayd August 06, 2023 go’aan kas kadib waxaa dareemayaaa oo hada ku raaxaysanaya nolol xaqiiqi ah, alxm
@bukhatir1454
@bukhatir1454 4 месяца назад
Subxannalah ilaahay ayaa nasiiyay diin macaan diinta islaamka😊😊😊
@abdikheirhillow8276
@abdikheirhillow8276 11 месяцев назад
Thank you for your good advice 🫂🫀
@abdalleali354
@abdalleali354 Год назад
Dhallinyaro ilaahey kaalmeesta oo u dedaala aakhiradiina caadadaan xun waxa kuugu wacan waa shaydaanka ee iska jira oo kaleexda wadooyinkiisa. Waa gidaar maran oo aad ku wareegayso siigadu iyo filmaanta xunxun ee ku dedaal in aad akhlaaqdaada hagaajiso waadna awoodaa insha'allaah
@AhmedMahamoud123
@AhmedMahamoud123 Месяц назад
Wan iska dhafaya 😢😢 nolosheydi ayaay babisay inchallah Goan wan gatay😢😢
@abdizamedjama5020
@abdizamedjama5020 Год назад
30 September 2023 30 September 2024 Waa talo aad ufiican runtii thnks omar, qofkastana waxan kula talin lahaa inuu taarikhda qorto uu go’aanka ka gaadhay .
@moha088
@moha088 Год назад
Ogaasho wlhi wax badan oo fa,ido leh ayad ka hadashy waxan rajena hadalkaga adrtiis dad badn inay udeyaan cadadan xun💔
@Neverlie876
@Neverlie876 Год назад
Thanks omar
@Safiirka09
@Safiirka09 7 месяцев назад
Isma dhiibayno ustaad😢❤
@youngdiamond8703
@youngdiamond8703 Год назад
Sanado badan masameen wlhi hada gusoo laabtay waxa usabab ahna waa cidlada xalad adag iskajirto Allah saqiro 🤌🏽🤲🏽 isoduceeya walalayaal❤️
@Muuminshatax
@Muuminshatax Год назад
Thanks mr Omar
@duceysane76
@duceysane76 Год назад
Siigada waxa looga xuroowaa oo kaliya waa guurka ee guursada dhalinyaroy 😢
@Itsmevsme77
@Itsmevsme77 10 месяцев назад
Zxb guurku dhaqaale intee la eg ku filan😂
@moztaphaswitch4007
@moztaphaswitch4007 Год назад
Can’t hurts me ka so hadal ustad
@suldaanmahdi4956
@suldaanmahdi4956 Год назад
Maahsanid bro Omar Inshaar wax badan ayaa ii kordhey intii aan ku daawaneyey ❤
@jookarcali1930
@jookarcali1930 Год назад
1/1/2023 aut siigo wllhi alxamdulah 9bilood
@Moha-fq6tw
@Moha-fq6tw Год назад
Daawashada aflaanta xunxun anigoo weysan qaabka internetka looga raadiyo, ayaa maalin si kedis ah uga helay afka cumar inshaar uguma uusan talo gelin asaga lkn wey dhacday. Talo bixin wll cumar ha adeegsanin ereyada qalaad sida p*rn, hadiise isticmaal sidaan u isticmaalay.
@BussinesaAcc
@BussinesaAcc Год назад
Ok, kadibne waa raadisey😂
@AbdiaziizabdiAbdi-pg1tt
@AbdiaziizabdiAbdi-pg1tt 7 месяцев назад
Inshaalah manta igu dambeyso
@cabdicasiisxasan5035
@cabdicasiisxasan5035 Год назад
Mhdsnd ustd cumar inshar 🙏 wlhi wax walibo xaqiiqdee kahadashay
@Mustafeindho879
@Mustafeindho879 Год назад
Maalintan guursaday ayaan go,aan ka gaaray😢
@maryamcshakuur3085
@maryamcshakuur3085 Год назад
28/9/2023. 10:45 AM khamiis , jawi dagan ayan dawanaya , i.a haduu alah nagarsiyo sanadkaan kiisa kale wxn usooonoqon dona taariikhdan taarihdedakale i.a
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 3 месяца назад
Ma ku guulaysatay
@ibraahimaadan2557
@ibraahimaadan2557 9 месяцев назад
جزاك الله خيرا اخي عمر ❤❤❤
@ZAMZAM-m1d
@ZAMZAM-m1d Год назад
Mashallah beautiful speach ❤
@mohamedqayska7820
@mohamedqayska7820 Год назад
1/10/2023 the last day 😢 Qoralkan wadxn ku so laban doona hadu eebo qadaro 8/1/2024 insh allh. Ilahw naga madoobee
@omarmohamoudrp4do
@omarmohamoudrp4do 7 месяцев назад
2 cisho ka Dhiman ma iska dhaaftey sxp
@omarupdirahman8681
@omarupdirahman8681 Год назад
Waxaan qoraalkeygan kusoo laaban dooonaa 1 sano kadib markaan ka joogo go'aankeyga aan caawa qaatey🫡🫡
@husseindalmar3812
@husseindalmar3812 Год назад
Insha Allah wll ilhy haka masaxo chp
@maxamedamiin3394
@maxamedamiin3394 6 месяцев назад
Maanta ayaan goaan qaatey insha'allah mar 15 2025 mar 15 insh'allah❤
@shuceybnasir2362
@shuceybnasir2362 4 месяца назад
bro we are on the same boat exactly the day i started
@ugaasqablan3564
@ugaasqablan3564 Год назад
Inta xumaantaas lugaha kula jirta alle haka madoobeeyo
@Abdirahman-ls6nb
@Abdirahman-ls6nb Год назад
Amiin illahow iga madoobey 😢😭🤲
@bro__xmas
@bro__xmas Год назад
Aamin wll 😢😢😢
@peskonomi6786
@peskonomi6786 11 месяцев назад
wcs mr cumar inshaar ad ayaaad umadsantahay
@zahuu6232
@zahuu6232 Год назад
Mahadsanid ustaad 👍
@MavioGirl-jc3wm
@MavioGirl-jc3wm Год назад
Scw scw scw scw
Далее
Офицер, я всё объясню
01:00
Просмотров 3,2 млн
Maanta kadambe Si aanan Qadaadka lagaaga Dharbaaxin .
14:57
1 Arrinta qof jilicsan kaa dhigtay
11:28
Просмотров 66 тыс.
Hal xiraalaha ugu adag ? Maxaa ku dhacay Xisbullaah !
28:34