Тёмный

10 Calaamado muujinaayo in lagu maamulo | MASKAXDA ayaa lagaa haystaa! 

HOYLAMP
Подписаться 44 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

Waxaa dhacda mararka qaar in maskaxda lagaa qabsado oo uu qof si qarsan kuu maamulaayo adigana aad ka warqabin!
muuqaalkaan waxaan uga hadlaayaa Taktikooyinka ama xeeladaha ugu caansan ee ay isticmaalaan dadka ku xeel dheer in ay Ka qabsadaan maskaxda dadka. la socod wanaagsan.
haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP / @hoylamp
sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad la socoto,
waxaad nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Facebook: / hoylamp
Instagram: / hoylamp
Twitter: / hoylamp
Tiktok: www.tiktok.com/Hoylamp
#Hoylamp #CilmiNafsiga #XeeladoCilmiNafsi

Опубликовано:

 

14 апр 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 62   
@nuurcabdisalaamaxmed562
@nuurcabdisalaamaxmed562 2 года назад
Aad iyo Aad Ayaan Kuugu Mahadcelinaya Walal Qaali, Dhabtii Waan La dhacay Hab Fakirkaaga Saliimka Ah 🥰🥰🥰🥰 Hambalyo
@Muna39660
@Muna39660 Год назад
Wallhi xaqiiqdan wan kaso daahay mar aan la i isticmaalay ayaa ogaaday! Wll runta ka sheegtay dabeecadan 100% waan la so kulmay subxanallah
@faadumomuxameddacar6912
@faadumomuxameddacar6912 2 года назад
Abbowe waxaan rabaa in ada ii shegto waxyabo badan si.aan kaga fa.idaysto tan aad sheegaysid waxay haysataa gabar faslka iladhigata waayo mar walba waxaa lakaftamo mamulaha waxaa ka oohisiyo mamulaha waxay la qasoshaa mahulaha waan layabaa horta maba jecli iaan qof aan gara nayni adiga xitaa kuma garanayo waxa kaliyoo aan amin sanaha in aad tahay wiil somali ah dadka igawaaweyn waba jecli in aan lahadlo ilaa qof tag darAn oo cawimo ubahan moyaane maba daneyo lahadalkooda wixii fa.iido ah waan ka qata wixii kaloo dan tayda ahayna dhagahaan kartaa wallahay
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 2 года назад
Gaalada ayaa u badan dhaqankas shaqooyinka .allow daa somlida sida farinta iisugu gudbiyaan.
@ifraaxyusuf6666
@ifraaxyusuf6666 2 года назад
Maa sha Allah will noosobadi waa mahadsan tahay from dhiirigalin bay
@hasanxaaji4630
@hasanxaaji4630 2 года назад
Walahi shekadn ad Yan ula dhacy ama ufahmy Wana xaqiq dhacdy lkn WA inan ka fol jignaa
@NimcoMaxamed-lm9xj
@NimcoMaxamed-lm9xj Год назад
Asc Ok wayahay waxbadan aya iga iftiimay waayo waxan fahmay inad adigu donayso inad hada imaamushu ado iadegsanaya waxyabo macqula sianxigmadada uamino Wan ogay iska indha tiridonto asc
@munaadan3552
@munaadan3552 3 года назад
Wa way jiran dad sidan ah wan arkary raba in aad tidad uracdid oo raba
@user-og8jc7pb8p
@user-og8jc7pb8p Год назад
Ala maxaan mar hore u dha gaysan waayay video kaas
@ubahsalad134
@ubahsalad134 3 года назад
Allah ku barkeeyo wll🙏❤️
@HOYLAMP
@HOYLAMP 3 года назад
Aamiin, dhamaantenba wll.
@sagalsaidali148
@sagalsaidali148 Год назад
😥😭😥😭😥😭😭😥😥maxan sanad ka hor u arki wayey Video gaga waxan ku arke arinkaan ad ka hadleso ninkega waxa ku burarugey 2 wiik ka hor intan dawanin Video gaga wall mahadsenid jizaakalaahu qeyran lkn qofkii dacad ah ilahey ayaa mar walbo la jira wall waxad ka hadashey iyo wuxuu igula dhaqmo in badan ayay is wafaqeen lkn sanad ka hor hadii an dhagesan lahay waxan u maleyana maku amini lahen wayo aad iyo aad ayan ugu hogasanay wall noo so badi taloyin kale wan ku dirsaday walhi ilahey ajer iyo xasanad hakaa siyo amiin yaa Allah
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 11 месяцев назад
Hhh waa ninkaagi laga yaabaa inaanu dhagaysan lkn video Ay howl haysato ninkaaga adeec ayuu yidhi lkn ninkan dadka kale ayuu ka hadlayaa 😂
@hilaalfaysalcali7113
@hilaalfaysalcali7113 4 месяца назад
@@SUHAYBJOKEF2021pk ninkaaga adeec & ninkaagu haku maamulo waa kala 2 wll qofna xaq uma laha inuu nafsadaada maamulo adiga mooyee
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 4 месяца назад
@@hilaalfaysalcali7113 waa runtaa wll lkn baryhyn dambe wxn arkaa in adeecida dumarkeenu gumaysi u arkaan guurku miyaanu ahyn jecayl, naxriis,dulqaad, ixtraam iyo kala dambeyn
@kamal-hassan
@kamal-hassan 3 года назад
mahadsanid
@hamdaabdulkadir7082
@hamdaabdulkadir7082 3 года назад
Thanks 😊 wll
@ab2cd1fat2x
@ab2cd1fat2x Год назад
Mahadsanid wll🤝
@Rc_abdi
@Rc_abdi 3 года назад
Mashaa alaah
@ilhanibrahim3882
@ilhanibrahim3882 3 года назад
Ramadaan mubark wll ino sobadi video yashaan wll
@sucaadhassan7749
@sucaadhassan7749 3 года назад
Vidyooyada badi walaal wataqaanaaye
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 3 года назад
M.a keep going
@yasinahmed496
@yasinahmed496 2 года назад
Thanks
@ifrahaliabdi3057
@ifrahaliabdi3057 3 года назад
Walaahu caliimun khabiir
@JawaherMohamet-mu9fy
@JawaherMohamet-mu9fy Год назад
Thanks brother
@nuurcadaawe5095
@nuurcadaawe5095 3 года назад
Tnks
@user-pu7xx7pz2s
@user-pu7xx7pz2s 9 месяцев назад
Alle ha ku barakeeyo
@puntlander203
@puntlander203 5 месяцев назад
Aad ba umahadsanthy walal
@daauuddaahirclaahi
@daauuddaahirclaahi 5 месяцев назад
Hhhhhhh vediogan wlh vedio xaqiiq ah wye sxb waxan qiyaano lama dhihi karo waa cashir wax walbo rabtid ad ku kasban karto sida hadii ad gabar rabti in ay ku jeclaato
@abdalle7191
@abdalle7191 3 года назад
Saxiib xagee lagaaga so xiriiri karaa
@user-og8jc7pb8p
@user-og8jc7pb8p Год назад
Inkastoon Ka so daahay imikana way I anfacaysaa madaamon whati haysto
@craxmaanmaxamed9879
@craxmaanmaxamed9879 10 месяцев назад
Walal cabduhaab
@faaraxcabdiyusuf3207
@faaraxcabdiyusuf3207 2 года назад
Xaqiiqdii inta aadan bilaaabin muqaalka ban fahmay dadka aad kahadlayso horayna umadhagaysan cidkaloo sharaxaysa
@IlyaasRaajaa-ez3pd
@IlyaasRaajaa-ez3pd 7 месяцев назад
Waawaalantahay
@faadumomuxameddacar6912
@faadumomuxameddacar6912 2 года назад
Garmaa ramadan lagaaray
@suhaybabdirahman4146
@suhaybabdirahman4146 9 месяцев назад
Na dhaaf xoolo
@abdiwasac8593
@abdiwasac8593 3 года назад
HoraY Uu SoCho Bruh...
@yahyemohamed6029
@yahyemohamed6029 3 года назад
Thank you for much
@qatracali9074
@qatracali9074 7 месяцев назад
Yaa 😮 aniga ba hada naga xanaajiyo wa qayliyey dumar hadaanahay
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 Год назад
Mhdsanid waba mid hada Ila socdo Kele ana so afjareye
@user-musiclyrics99
@user-musiclyrics99 6 месяцев назад
Ramadan lamida❤
@user-musiclyrics99
@user-musiclyrics99 6 месяцев назад
Wllo mahadsanid wa badan waan ka faiday❤
@likegitsin8222
@likegitsin8222 2 года назад
Waan ka helay
@user-il4rj1lr6r
@user-il4rj1lr6r 6 месяцев назад
Wad ku jira
@user-ql1pm7jd8i
@user-ql1pm7jd8i 7 месяцев назад
❤❤❤ik😮😮😮
@nuurdiinaaqilchannel385
@nuurdiinaaqilchannel385 3 года назад
Run Ahanti arinkan aniga ayey iheysata wxaa jirta gawar Aan is jecelnahay Si Kutalagal Ayey Mararka Qaar iidhahdaa Ereyo Aan Dhibsanayo Markan Kaxanaaqana Rali Noqo ima Dhahdo Ee Aniga Unba iska Cafiyo. Wxey Iga Aamin Santahy Inan Kamaarmi Karin Ayada.. Markan Isku Dayo Inan Qaladkeda Ushego Wey Igu Qeylisaa. Saas Ey Tahayna Wey Ijeceshahy Mark Wll Mxaan Sameeya Blz Talo Isii. Mahadsanid
@nuurdiinaaqilchannel385
@nuurdiinaaqilchannel385 3 года назад
Jawaab Ayan Kaa Sugayaa Wll Qaali
@HOYLAMP
@HOYLAMP 3 года назад
Wll marka arinkan oo kale laga hadlaayo, waxay rabtaa in dhinacyo badan laga eego, kaliya laguma go’aamin karo intan aad ka sheegtay. Waxaa laga yaabaa in ay dabeecadeeda tahay. Marka wll si fcn ugu fiirso. Gabdhaha feer qaloocan baa laga abuuray ayaa la yiraahdaa hadii hala toosiyo la dhahana way jabaysaa; marka qaladkeeda aad u sheegayso waxaa laga yaabaa in ay dhib u qaadanayso. Nasiib wacan wll.
@nuurdiinaaqilchannel385
@nuurdiinaaqilchannel385 3 года назад
Wadku Mahad Santahy Wll Maadama Aad iigaso Jwbtay Alle Haku Xafido
@abdulahimohamad9341
@abdulahimohamad9341 3 года назад
Sxb hadalkan waa hadal guud dumarkana wey kuu adeg san karan lkn waxka soqad malahan lkn nin raga oo adiga oo kala markow kula yimado markas aya jawab lagu siin kara lkn dumarka dhibkoda iyo dhoftooda waxa badan dhef toda kkkk qori risaas kujirto hadii lagu dhiibo aad la aadid saaxibta kawaran kas oo kalad tahay
@daryeelfamily8405
@daryeelfamily8405 Год назад
kumajecla wayo jcylku isaga ayaa qofka damiirkiisa maamula ee dan ayeey kuguwadataa
@user-jk5vd8yh2t
@user-jk5vd8yh2t 7 месяцев назад
Pro maxaad noo khashiftay psychology is not easy
@hibaaqahmed8758
@hibaaqahmed8758 6 месяцев назад
Kkkk godkiina biyo idiinku soo galeen wallee
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Год назад
Qofa xogsanin hada tahay aba meelkale kabaxsan wadankis kaxogsado tahay waalagu maamulaa
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 2 года назад
Gaalada ayaan ku arkey xeeladahan👍
@abdallahfarah5275
@abdallahfarah5275 2 года назад
BARLIN YUSUF, ANIGA MID MADAXA SHAQALAHA NOO AH AYAA ISKU DAYAY INOOW MASKAXDEEYDA MAAMULO, ANIGANE ASIGA AYAAN WAREERISO KU XIRAY. WLHI HHHH
@Maryuumdiini
@Maryuumdiini 2 года назад
@@abdallahfarah5275 m.a haka yeelin 😆🥰
@umucafiifa2310
@umucafiifa2310 3 года назад
Wan arkay dad jecel iney imamulan lkn aniga ayaba ku ciyara sababto ah matuso inan fahmay wax kasta an jeclahay wan samesta markas ayey xanun dareman ayaga on waxba iga dhihi karin🤔
@saamiyamahad2227
@saamiyamahad2227 2 года назад
@@queenasma6002 abyo dadkaa sheegeyso mid ka mid Hal maalin indhaha indhaha usaar
@nadiifoyalahow1735
@nadiifoyalahow1735 8 месяцев назад
Waarun
Далее
Я ВЕРНУЛСЯ 🔴 | WICSUR #shorts
00:57
Просмотров 1,6 млн
7 Maskaxdu Ku Xoogaysato | #Maangal
16:41
Просмотров 10 тыс.
7 dhaqan oo maskaxda dhib u geysta
11:15
Просмотров 139 тыс.