Тёмный

Sida loo ogaado qofka qalbigiisa waxa ku jira | U aqri dadka sida buug | Cilmi nafsiga 

HOYLAMP
Подписаться 47 тыс.
Просмотров 49 тыс.
50% 1

muuqaalkeena waxaan kuugula wadaageynaa macluumaad ku saabsan sidii aad ugu aqrin lahayd ama u fahmi lahayd dabeecadaha iyo waxa ay dadka ka fakiraayaan.
wax ka baro cilmi nafsiga, daawo muuqaalada hoose ee la xiriira cilmi nafsiga.
-Sidee ku ogaan kartaa waxa uu qofka ka fakiraayo - • Sida loo ogaado qofka ...
-Xaqiiqooyin yaab leh oo cilmi nafsi ah - • Xaqiiqooyin cilmi naf...
-Calaamadaha dadka shakhsiyadda xoogan leh- • Calaamadaha dadka shak...
-10 khalad oo sababa in dadku ku isticmaalaan- • 10 khalad oo sababa in...
Wax badan ka baro cilmi nafsiga oo daawo playstiga hoose
__________________________
PLAYLISTIGA CILMI NAFSIGA
- • Cilmi Nafsiga wax ka baro
haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP / @hoylamp
sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad la socoto,
waxaad nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Facebook: / hoylamp
Instagram: / hoylamp
Twitter: / hoylamp
Tiktok: www.tiktok.com...

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 26   
@HOYLAMP
@HOYLAMP 3 года назад
Haddii aad xiiseyso aqoonta cilmi nafsiga ama aad jeceshahay inaad wax badan ka barato daawo ama ku dhufo link-ga playlist-ga hoose oo aad ka helayso muuqaalo cajiib ah oo cilmi nafsiga la xiriira. 👇 ru-vid.com/group/PLjg9KXAARDmQEg1f62tG-2Y0nkSOUfYK0
@AbdulAbdul-cm9em
@AbdulAbdul-cm9em 3 года назад
May wlal. Fadlaan bolshadeyna wanaag dhab eh hadaad uu doneysiid. Go and do PROPER research! Hal video aad tarjumty ha ino dhigin. Shaksiyan ahaanba gacmahaan xirta mrkn fakiro, dhab uu shekeysto, iyo fadhyo iyo iwm. So wxan wa inaccurate inader
@hanasulieman1922
@hanasulieman1922 3 года назад
Wll waxan raba inan barto marka xagee kalso xirira
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 4 года назад
Walaal Mahadsanid waa muuqaal aan in badan raadinaayay noo soo badi wll.
@maxamedidiris2105
@maxamedidiris2105 Год назад
Wall qaali musicga naga dhaaf
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 3 года назад
Qof ku jecel on ka jeseyn marku kula fadhiyana muxu ka damacsanhay isheg bal wnb cabsadaye
@kingskgroubssk8124
@kingskgroubssk8124 3 года назад
Hore u soco zxp waxaa tahay nin talanti leh
@waayeelmaxamed4402
@waayeelmaxamed4402 3 года назад
Maa sha ala
@faatimaziciid2613
@faatimaziciid2613 4 года назад
Wll mahadsanid noolasoodheere
@omaraani
@omaraani 3 года назад
Fadlan waxaa kaa codanayaa in aat ka gooysid Music ga Mahadsanid.
@HOYLAMP
@HOYLAMP 3 года назад
Waad ku mahadsantahay soo jeedintaada wll. Waan tixgalinaayaa.
@hamdayusuf4515
@hamdayusuf4515 3 года назад
Tnks hore usoco
@yahyedeele947
@yahyedeele947 3 года назад
Soo badi
@quen327
@quen327 3 года назад
Walal aad mahad sanidtahy
@maxamedcali1252
@maxamedcali1252 3 года назад
Waad mahad san tahay zxp
@Aldaarulsunnah
@Aldaarulsunnah 3 года назад
SXP MUSIC KA YARE HADALKAGA SIDA KLE MNSHA ALLH
@AL_shahada
@AL_shahada 3 года назад
Nabadeey manooshahay manooliyee manooshahay xalane majoogtaa
@dhaxalsugahasoomaaliya1753
@dhaxalsugahasoomaaliya1753 3 года назад
Pro noosoobadi waa iga codsi
@aabedilaalshorts
@aabedilaalshorts 3 года назад
Waa loo baahan yahay cilmi nafsiga in wax laga barto
@aminaamish242
@aminaamish242 2 года назад
Mxaa codkagaa kaqaldan dagaha ixanunbee maa alada isticmalesaa moogi
@dekamohamed4190
@dekamohamed4190 3 года назад
wll qof ayaa jecelahy sidan ugu sheegto ayan rabaa codsi ilatali
@abdilatif2068
@abdilatif2068 3 года назад
Wll waxaa ku tidhaa l love you
@hudakhadar3185
@hudakhadar3185 3 года назад
Wll waxa tuada gartisada lana she kaysorabi bari in uu kuu fududeyo haduu khayr kuu leyay
@saynabxasan7042
@saynabxasan7042 3 года назад
E
Далее
Mcdonalds cups and ball trick 🤯🥤 #shorts
00:25
Просмотров 612 тыс.
Waddada Kaliya Ee ISBADDALKA Dhabta Ah Loo Maro
14:22