Тёмный

Dabeecadaha xun Xun Ee Dadka Marin Habaabiya (Tababar Maskaxdaada) 

Shaahid Beesaani
Подписаться 36 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

Videogaan waxaan Oga Hadli Doonaan, Saameen Ära Ee Kugu Yeeelna Dadka Dabeecadaha Xun Xun Leh Ee Ka Haloowda Shakhsiyada, Iyo Sida Ee Kuu Saamen Doontto, xog Badan Ogooow Aad wax Badan Fahantidee, Inta Wax Badan Aad Ogatahy Waa Inta Madax xanuunka Iyo Jahwareerku Kaa Yaraan Nolosha Eyada Kuguma Noolo Adaa Ku Nool Ku Dadaaal inaad Wax Badan Ka Fahanto Nolosha Si Wax Aan Waxba Aheeyn Aadan Culeees Ku Dareeemin.
.
.

Опубликовано:

 

10 янв 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 98   
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 3 года назад
Waa ii Farxad inaad Kamid Noqoto 10ka Ugu Horeeya Ee Daawada xogteeyda Allaha Ku Xifdiyo Waxaan wax Kuula Wadaagaa Waxeey Tahay Gacmo Wada Jir bee wax Ku Gooyaan.
@drqeyria8874
@drqeyria8874 3 года назад
Amin sdkle alle haku xifdiyo, mhadsanid 🙋‍♀️
@fardowsafilsan1280
@fardowsafilsan1280 3 года назад
aad iyo aad waan kugu raacsanahay guuleyso waligaa
@yusramohamed4462
@yusramohamed4462 3 года назад
As wr wb walaal aat ayaa u mahat san taray in aat nasiisay waxyaabo faido noogu jirata teeda kale walaal arimaha aat sheektay mit kamit aniga ayaa la nool waxaan sameyana magaranaayo walaal halkee kaala sooxariiraa jazakallah
@xilkasnuurcade1995
@xilkasnuurcade1995 3 года назад
Abwe adoo raaliya lumbrkga isii
@amrantahliilcali7043
@amrantahliilcali7043 3 года назад
Shaahid beesani wllo jazakallah wax bdn aan kaa faaidey allaha ku sharfo aakhiro iyo aduunba
@Ayaa-jj7fr
@Ayaa-jj7fr 3 года назад
Masha allah aboowe ilaaheey ha ku xafidoo wxabaa kaa faaideystay shukran
@nimcokyf
@nimcokyf 3 года назад
Wa RU-vid waido badan leh cajiib👍🏼👏🏼👏🏼👏🏼
@deeqaabdullahi7903
@deeqaabdullahi7903 2 года назад
Allow ku dhoor Allow ku xafiid 🥰😌🤲🏻 amiin
@rahmafarah4071
@rahmafarah4071 3 года назад
Mansha alla huno ilaahay haa ku xifdiyo waxaan kurajaynayaa horumar wanaagsa🥰🥰🤲⚘💐💐💐⚘⚘😍😍
@anabrobleh9573
@anabrobleh9573 3 года назад
Mnsh Allah wllky mahadsanid
@argsanxaaji3539
@argsanxaaji3539 3 года назад
Thanks you ❤️💯 wl key alle haku xafido
@ubahabdisaidseed1757
@ubahabdisaidseed1757 3 года назад
woow amazing meesha kaliya ku dago God bless you wllo
@ramlocabdirisaaq1811
@ramlocabdirisaaq1811 3 года назад
Shaahid sxb waa cabdisamad Hooyo sahro khaliif
@btsjunkook2831
@btsjunkook2831 3 года назад
Masha Allh wllkey keep going ilahay ha ku xafdiyo
@nimcoxuseen1004
@nimcoxuseen1004 3 года назад
mahadsanid wll beesaani🙏
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 3 года назад
Masha allaah wllkey dhaqamadas aad ayaan ugu badanahay bulshadana somaliyed
@munoali6345
@munoali6345 3 года назад
Mashallah mahadsanid 🤗
@fardowsafilsan1280
@fardowsafilsan1280 3 года назад
jasakallah akhii Allah ku xafido
@farahsheikhmohamed8857
@farahsheikhmohamed8857 3 года назад
Manshallah bro keep going iam very proud for u
@samiiroxuseen8978
@samiiroxuseen8978 3 года назад
Mahadsanid wll
@najaxdalmar6221
@najaxdalmar6221 3 года назад
Maa shaa allaah Wllo rabbi haku barakeeyo
@fardowsafilsan1280
@fardowsafilsan1280 3 года назад
waan kaa faa"iidey Mahadsanid walaal shaahid beesaani
@roodaabdirahman1861
@roodaabdirahman1861 2 года назад
Thnks wll qali
@rahmaabdi2214
@rahmaabdi2214 3 года назад
M.a mhdsanid walalka
@saaracadeey8866
@saaracadeey8866 3 года назад
Masha allah bro xikmadahaaga aad nosoo bandhigto aad bay ii cajabiyeen jazaakallah
@ayanbilan4111
@ayanbilan4111 3 года назад
Asc abti shaahid beesani wan ku salamy marka kowaad marka labad keep going wlhi dhig dhiga
@hamzeahmed3502
@hamzeahmed3502 3 года назад
Machallah bro
@nayrussalaad93
@nayrussalaad93 3 года назад
Masha allaah wllkey alle haku xafido
@aashudhaayow3035
@aashudhaayow3035 3 года назад
Thanks sxbkeyga maskaxdow
@user-bn5xb9ki4b
@user-bn5xb9ki4b 3 месяца назад
Inta tiktok kaso racday waa idin salamay😂❤
@maryemarye3396
@maryemarye3396 3 года назад
Masha allah
@rayanruun2515
@rayanruun2515 3 года назад
Wll wax badnaa kaa faa'iide allh ku sharfo aqiro iyo aduun✌
@ikramhassan5741
@ikramhassan5741 3 года назад
Masha allaah bro
@Ubax24
@Ubax24 3 года назад
Mansha allah
@sagalc-karim7783
@sagalc-karim7783 3 года назад
Wallale hore u soco dhamaan barnaamijada waxaa ula socdaa sitaxane ah.🙏
@hamseabdinoor7741
@hamseabdinoor7741 2 года назад
Masha allaaah waa cilmi
@anizoahmed6603
@anizoahmed6603 3 года назад
Thanke you soo much ❤❤❤❤❤❤
@user-cj9cu8gh5e
@user-cj9cu8gh5e 3 года назад
Masha alaha wllo su aal
@khadiijahassan374
@khadiijahassan374 3 года назад
Wll shahid beezaani♥️👏🏼📚✍️
@hodanbae5413
@hodanbae5413 3 года назад
Mnsha Allllh thnks
@sadiaumer665
@sadiaumer665 2 года назад
MASHA ALLh LLAH YUBAARIK
@gureycarab9594
@gureycarab9594 3 года назад
Hore u soco shb
@zamzamabasabdullahi9813
@zamzamabasabdullahi9813 3 года назад
Thanks brother
@maxmedcabdilaahimaxmedcabd8192
@maxmedcabdilaahimaxmedcabd8192 3 года назад
Sax way isoomartay waayo qof ayaan is odhanjiray marwalba farxadiisa kashaqayjiray balse waan ku daalay
@kalkaalisosuleikha2771
@kalkaalisosuleikha2771 3 года назад
Masha allaah keepgoing bro
@shikriahmed2386
@shikriahmed2386 3 года назад
Mansha allaha abuuwe
@ifrahahmed3142
@ifrahahmed3142 3 года назад
Masha allahMahadsanid walaalo
@xiisstar
@xiisstar 3 года назад
Physiology ku bartay masha allah
@ramlacabduqadir5755
@ramlacabduqadir5755 3 года назад
Msh allh bro keeb gonig sheko yinkada aad i aad ban ladhacay dhiiri geliyaha nafteyda bathy wll mcn
@engcadde4675
@engcadde4675 3 года назад
M.a waxaa tahy macalinka nolosha , waxaan kuu rajaynayaa guul wll shaahid beesaani ❤❤
@caaliyasaciid2666
@caaliyasaciid2666 3 года назад
Wcs mhdsanid
@fartunali8451
@fartunali8451 3 года назад
Mash allh
@sadiishaali1622
@sadiishaali1622 3 года назад
Hakaha nolasha horay usoco wll🙏
@mahadomuhubo7617
@mahadomuhubo7617 3 года назад
First view ayan ahay
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 3 года назад
Mansha Allah shugran
@yasmiinahmed2496
@yasmiinahmed2496 2 года назад
Wallhi dhamaan dabeecadaha aniga ayaa leh
@strongergiijaz9859
@strongergiijaz9859 3 года назад
Shaahid Abti nolow
@nimcaqaliofficial8668
@nimcaqaliofficial8668 3 года назад
Keep gonig
@badraabdi9863
@badraabdi9863 3 года назад
Asc walal shaahid aad bad u mahadsnthy lkn walal waxn ku yara odhan laha 10 minute haka badin videoga wa lagu caajisaya hadalkana ha dadajin ilahay haku ilaaiyo🙏❤
@MohamedAli-hb9he
@MohamedAli-hb9he 2 года назад
waxaan noqoneysa qof udulman sida ey udhaqmayaan.
@aminamohamed2221
@aminamohamed2221 3 года назад
sxiipken shahid salama
@MohamedAli-hb9he
@MohamedAli-hb9he 2 года назад
hadii aadan kala garaneynin dhaqanka dabeecadaha iyo fikradaha bini,aadamka.
@ashoaliabdullahi1797
@ashoaliabdullahi1797 3 года назад
Dawadoda nosoo gudbi wllo xanunadas
@fiizaanalidhoon1155
@fiizaanalidhoon1155 3 года назад
Aboowe manta ayan kugu soo biiray waxan rajeynaa in aan wax badan kaa faa iido
@iqraabdullahi2904
@iqraabdullahi2904 3 года назад
Dr shaahid are you psychiatrist🤗 Allah macak brother 😍
@samiramahamud7785
@samiramahamud7785 3 года назад
Wlhi wey igu dhacdey Taasi allow noogargar
@Maxamedcabdirixmaan5341
@Maxamedcabdirixmaan5341 3 года назад
Wllo go ahead 🥰🥰🥰🥰
@sophiebaeuty6674
@sophiebaeuty6674 2 года назад
🥰guulayso
@leylosebriye8730
@leylosebriye8730 2 года назад
Inteee kala soo xariiraa
@al-islamtv4831
@al-islamtv4831 3 года назад
Wllhi m.a 😍😍😍
@user-lz7yp7gp8e
@user-lz7yp7gp8e 3 месяца назад
❤❤ 🎉
@axlamabdi1674
@axlamabdi1674 2 года назад
❤️👍😍
@luulsaleepaan662
@luulsaleepaan662 3 года назад
Dhiirigaliye wanaagsan ayaa tahay
@shukriomar8393
@shukriomar8393 2 года назад
Narcissist ga ayaan badanaa la kulmaa , Waxeyna U badanyihiin kuwa aad Isla shaqeeysaaan ama aad wax wada barataaan!!!!!!! YAAAB
@fartunabdullhi9166
@fartunabdullhi9166 2 года назад
🥰🥰🥰🥰🥰
@khalicaade290
@khalicaade290 3 года назад
Waa. Runta
@aishakaif6570
@aishakaif6570 3 года назад
Sabuulnimada ayan ka baqa bro wana runta waxba kama badali karo sidan ahay😭😢
@yuusuflaacib4990
@yuusuflaacib4990 3 года назад
HADAAN QABO SEEN ISAGA DAAYAA
@husseinibraahim2243
@husseinibraahim2243 3 года назад
shaahid mgcga zxda miya mise adaa la bxy
@farahofficial9877
@farahofficial9877 3 года назад
Wllky codow kuma qabto
@cawomaxamed814
@cawomaxamed814 3 года назад
Waan arakay dadkaasi ilmeeya markaan ka damqado xumaantooda runtii waaban isaga durkay balse wali waa layaabaa markaan xasuusto
@yuusuflaacib4990
@yuusuflaacib4990 3 года назад
WLL HADAAN DHIBATADAA AAN ISKU ARKO SEEN ISKAGA DAWEEYA WLL
@najmoabukar7943
@najmoabukar7943 3 года назад
Abowe RU-vid miya ledahay wlhi tik tok ayan kugu arkay bis m.a welcome abowe RU-vid adiga cml aya lagu talagalay m.a welcome bro 🙏 wn ku saray
@hanoqonsidayrabaan6721
@hanoqonsidayrabaan6721 3 года назад
Saaka kugu soo biiray my dhiiga beesani dhiirigaliyheyga
@kaltuumocabdikariim8860
@kaltuumocabdikariim8860 3 года назад
Wcs wll mahad sanid allaha kuxifdiyo
@Maanka-rb5bp
@Maanka-rb5bp 2 года назад
❤❤
@zaynabmohaabshir906
@zaynabmohaabshir906 3 года назад
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 2 года назад
Mashallaha tabarakallaha
@samiramahamud7785
@samiramahamud7785 3 года назад
Kep kogin
@rahmaabukar1329
@rahmaabukar1329 3 года назад
Asc habo personality disorder xanuuka ah ee dadka ku dhaca qaybaha ay u kala baxaan af English ku soon qor wax badana kasoo hadal dadka soomaaliyeed ayaa u baahan
@ahmedomaar2883
@ahmedomaar2883 2 года назад
Waa.narcissistic.
@yuusuflaacib4990
@yuusuflaacib4990 3 года назад
WLAALO WXA AAN ISKU ARAKAY XANUUNKA HADII AN WAX QABSADO IN AY DADKU IXASDAYAAN OO IGA MASEERSAN YHIIN TAASNA WAXA AAN UMALAHNYA HABKA AAN UFEKERAYO IN AY WAX KA QALDAN OO MARWALBA DHANKA XUN WAX KA EEGAYO
@luulasworld5408
@luulasworld5408 3 года назад
Personality disorders no so badi waayo soomalida waa psycho proplem socda
@Real_00533
@Real_00533 3 года назад
Nio caaato anoqotee mxaa ku helay
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 3 года назад
Waa Ugu Tala Galay Walaal Ma ogid Meesha Aan Joogo Caatadu inee Jano Tahay, Baruur inee Ku fuusho Waa Cafimad Daro wadadiii murqaha Haayaa Walaal 🙏🙏
Далее
Sidee la iskaga ilaaliyaa dadka negative ka ah.
9:28
Просмотров 3,8 тыс.
DADKA CALAAMADAHAN LEH WALIGAA HA AAMININ
4:24
Просмотров 260 тыс.
9 Su'aal oo aad ku ogaan karto Hibadaada(talent).
9:31
JOOJI JILEECA. NOQO QOF ADAG
5:10
Просмотров 81 тыс.