Тёмный

10 RAGGA JILICSAN 

Ayub Ahmed Media
Подписаться 487 тыс.
Просмотров 34 тыс.
50% 1

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 105   
@engalibashirofficial8133
@engalibashirofficial8133 2 года назад
Hore u soco sxiib the motivator I really appreciate you advice
@zulthantaherzulthan7683
@zulthantaherzulthan7683 2 года назад
Zxp keep going brother alaha ku sharfo
@hooyo_macaan
@hooyo_macaan 2 года назад
Ku saliya nabi muxamed (scw)🤎🤎🤎🤎🤎🤎
@zakariye__pio
@zakariye__pio Год назад
صلي الله عليه وسلم
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 года назад
Intaas hadda ma ihi inaa noqdane ilaahey aan ka magan galay😩 Guulleyso ustaadi keep going❤👍
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 2 года назад
Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯
@yaasmabeauty2261
@yaasmabeauty2261 2 года назад
Dumarka qishkoda dhan wa bixisee ragana so badi 10 kale kuso dar koley qeyli wey imane Thank U Ayub🙏
@amalismail7772
@amalismail7772 2 года назад
Exactly
@kheyrtuse9535
@kheyrtuse9535 2 года назад
😏😏🤣
@zakariye_Abdirxmaan
@zakariye_Abdirxmaan Год назад
Maxa ku falaysaa😂😂😂
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Год назад
Waa ruunta wllo
@Mohazmuraad
@Mohazmuraad 2 года назад
1:Qaladkaaga qiro 2: xushmee in badan 3: u naxariiso 3-daas waa jaranjarada jacaylka 😊
@C.2022-t7y
@C.2022-t7y 2 года назад
Ayyuub Axmad Raganimada waa darajo la gaaro, Nin Walbo Rag maahan, Sideen ayeey ukala baxaan: .Rag = Nin karti badan, Tusaale: Geesiga, Karti badane ⬆️ .Nin = lab dhammaantiis ilaaheey ka dhigay.↔️ .Nin lamood= kan liita, fuleeyga, Khaniiska ⬇️. Tusaale: Ma lagu dhahay ? Nin Rag Iska dhig. Nin Rag: Ma jilicsano Mana liito, Fuley Maahan, waqtiyadaan Gadaal dambo Kalimadaas nin walbaa leeyskaga sifeeyaa Waana Ceeb Soo korodhay
@fartuunidir1973
@fartuunidir1973 2 года назад
Soo dhacyaay m.a wllkey allah ku dhowro
@Maahir397
@Maahir397 2 года назад
My teacher Ayuub Axmed thanks
@amalibraahin1201
@amalibraahin1201 2 года назад
Igula saliya nabi mahmed scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@mahadyare7013
@mahadyare7013 2 года назад
SALALAHU CALEYHI WASALIM
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 2 года назад
Mnsha allah ustad ayub alle hakuxafdiyo
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 2 года назад
Aayada ugu danbeysa tan ka horeysa ee suuratul baqara ma qusayso mawduucan😇
@maxamudkhadarcabdiwali6435
@maxamudkhadarcabdiwali6435 Год назад
Mashallah ❤️❤️❤️
@munnaabdala9332
@munnaabdala9332 2 года назад
Masha allaha aboowe allaha kuxifdiyo
@updy_khayreaaqilkaynan
@updy_khayreaaqilkaynan Год назад
Walhie 3 arin baan isku arkay 1 cabsi poqolkiba 30 ah 2 xannaqa lkn waa igga Dabeecad is 3 gabdhaha waan yarra jeclada😂😅 lkn mahaha gabdha social media ki jirra wa gabdhaha an nmberka ka qorto ma jeclade😂😅waan ku dag_daga wana 8ska dyn incha allah
@elmimuhiyadiin7746
@elmimuhiyadiin7746 2 года назад
Naag lacag waay jeceshahay, waayna fiican tahay in looga sheekeeyo!!!
@Dhacdooyin.1
@Dhacdooyin.1 2 года назад
Teacher ayuub noolow 💪💪
@hassanelmi9592
@hassanelmi9592 2 года назад
Merci Merci merci merci merci merci merci merci merci merci merci merci merci merci merci merci merci merci merci merci merci merci merci merci merci merci merci merci merci merci merci merci merci mon maître
@ABUISMAILSOMALI
@ABUISMAILSOMALI 2 года назад
كلام جميل ورائع وحق أن يقال ويطبق
@apdirashidalwaajidi8592
@apdirashidalwaajidi8592 2 года назад
Wax badan runaa ii muuqda Tnx any way 💯
@nawaalcabdi2798
@nawaalcabdi2798 2 года назад
Asc wrwb wll ' su'al: hadii ay iskuso Adaan Gabadh Adag o karti badan iakuna Kalson iyo Nin Jilicsan Anan isku Kalsonayn ma wada socan karan O Dabecadahas ma Isfahmikarayan? Video kaso Samee insha Allah Mahadsanid wll.
@maxamedcali9886
@maxamedcali9886 2 года назад
Haa maxa diidaya gabadha waxa laga rawaa dulqaad ina sameeso mar walba
@kariwan2482
@kariwan2482 2 года назад
isma fahmaaan labada qof
@nawaalcabdi2798
@nawaalcabdi2798 2 года назад
@@maxamedcali9886Asc wll marka hore marka xigta Samirka kaligii melna sa usii fog ku Gadhsinmayo ayo mar ba hadii Laba Qof o Dabecad ahan Habla dhaqankodu aad u kala Fogyahay. Dulqadku Xili u dhamado aya jirta , Qof na Qofka kale ma Badalikaro bay ila tahay Anigu , intad isku Tacabtan aya laga yabaa idinko is Nacay ad kalatagtan. Sadarteet Samir kaligii Surta gal maha siday Anigu ila tahay Rayigayga io Aqontayda Gaban.
@nawaalcabdi2798
@nawaalcabdi2798 2 года назад
@@kariwan2482 asc wll waad saxantahay 👌👍
@kariwan2482
@kariwan2482 2 года назад
@@nawaalcabdi2798 wcs thanks walal
@munamahomed3489
@munamahomed3489 2 года назад
Mansha allaah
@MustafIsmcil
@MustafIsmcil Год назад
Sax waaye ustaad
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 года назад
Mahdsnid ustaad Ayub Ahmed keep going
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 2 года назад
Wll dhira galintiii ayaan kugu wadanay wllhi lkn hada waxaad noooodaa I aan kudaawan
@abdirizakmohamed589
@abdirizakmohamed589 2 года назад
sxb sadax calaamad aad sheegtey wlh waan isku aragtey waana iska dhaafa
@mohaaabdala8330
@mohaaabdala8330 2 года назад
Ma sha Allah teacher
@CaamirAbdi10
@CaamirAbdi10 3 месяца назад
Walhi macalinow alle dartii aa kuu jeclahay ❤
@rahimalbabofficial859
@rahimalbabofficial859 2 года назад
Legend
@ArMan-od3nx
@ArMan-od3nx 2 года назад
Thank you ustad ayuub ahmett
@xaliimaofficial4165
@xaliimaofficial4165 2 года назад
MashaAllah
@kornelyaxye5960
@kornelyaxye5960 2 года назад
بارك الله ❤
@janaabintucumar1326
@janaabintucumar1326 2 года назад
Mahadsanid
@daacadyarexogtamedia3134
@daacadyarexogtamedia3134 2 года назад
Thnks ustaad hore usoco
@cumarhobyo9700
@cumarhobyo9700 2 года назад
Waxaa Allaah mahadiis ah 10 kaas inaa kujirin.
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 года назад
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙💞💔
@umeynajeylaanimuqtaar6008
@umeynajeylaanimuqtaar6008 2 года назад
Masha Allaaah
@aishaismaan4296
@aishaismaan4296 2 года назад
Fast comment keep going__💯
@qadarmideey4454
@qadarmideey4454 2 года назад
Sxb waad mahada sanatahay waayob waxa aan dabecad u la haa ayaad iga badashay sxb
@AyanMohamed-y2f
@AyanMohamed-y2f 9 месяцев назад
Aniga midban wadasoconaa jilec kadaremay wxn isleyhy sidee ugubxdaa xirirkan😅 illahow iidoor midka nafteyda doneyso mid raganimadiisa buxdo ya Allah 😢
@wllmoha8365
@wllmoha8365 2 года назад
M.sha allh
@hassanrashead9736
@hassanrashead9736 2 года назад
Wan ku salaamay wllky ayuub ✊🏻🤍
@JamalAbdiqadir
@JamalAbdiqadir 9 месяцев назад
Marunbadanaa.macalin.ayub
@cubaydofficially4915
@cubaydofficially4915 2 года назад
M.a wall keep up 💎💙
@mohamedabdirahmanmohamud4136
@mohamedabdirahmanmohamud4136 2 года назад
Qof hadii uu waalidkaa caayo ee aad ehbisid misana uu caayda kucelcelinaayo miyaan udulqaataa Ugaas
@osmanalimohamed7693
@osmanalimohamed7693 Год назад
🙏🙏💖
@abdinasiraliyuusuf1233
@abdinasiraliyuusuf1233 2 года назад
M.a ustaad
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 2 года назад
Away anagana ustad 😄
@jstdn3889
@jstdn3889 2 года назад
Waa marki iku huresey ee an chanelkaaa. Kaso dib daco lkn dhibmalaha insha Allah markaley AA kabadaan wlalalahay damantiin intaa commentigaygaa aqrisaa ilahay dardis chanalkaan Ii subscribe iyo like idahaa insha Allah wxbdaan AA kafaiideysaan
@cabdiraxmaanmaxamuud2487
@cabdiraxmaanmaxamuud2487 2 года назад
Qodobka 10aad qof aan aqaanno ayuu i soo xusuusiyay Ayubow. Hoos ayaan ka qoslay hhhhhh
@abdirahmansalad1632
@abdirahmansalad1632 2 года назад
Alle haka abaal mariyo taladaa no soo gudbisay ustaad
@mohamudabdijabar2965
@mohamudabdijabar2965 2 года назад
My teacher ❤ 💕 ♥
@iizaballaiizaballa2582
@iizaballaiizaballa2582 2 года назад
ayub axmed waankusalaamay wll qaaliyaa aad ayaan kugu xiranahay
@khaludizuldaan6893
@khaludizuldaan6893 2 года назад
Talo wanagsan = way badan yihiin wax yabaha laga fikiro lkn dumarku kuma jiraan
@cabdishakurshkaa4688
@cabdishakurshkaa4688 2 года назад
bro su aal aan ku weydiiya inbadan waxan baraa gabdhaha dabeecadooda aan ka wareysa anoo daren siin inaa adoonya oo raba
@hassanahmedibraahim4618
@hassanahmedibraahim4618 2 года назад
thnks✊️
@ayaanmaxamed405
@ayaanmaxamed405 2 года назад
Wn ku slmy wllo Ayub
@surgerydr2957
@surgerydr2957 2 года назад
Thanks
@xudeyfimaxamed1559
@xudeyfimaxamed1559 2 года назад
Wax Baan kaa faaiidey wallaahi🙄🙄🙄🙄
@jabahere9999
@jabahere9999 2 года назад
Dumarkaganeh please
@amiincumartubeec6463
@amiincumartubeec6463 2 года назад
Mahad sanid mudane
@luulinaahmed1649
@luulinaahmed1649 2 года назад
Thanks walal
@queen-samra4891
@queen-samra4891 2 года назад
Thank you
@muxiyecabdi752
@muxiyecabdi752 2 года назад
Sxp lejenbaa thy horay usoco ayuub axmad way yalo badan ayad u intiifisaa dhalinyarta rag iyo dumarba
@ashaahmed9458
@ashaahmed9458 2 года назад
Ayubow apow will an jcla wana oshigtay wo ididhay blse wan oshigtay wan ka amusay 3 bil kabcdhi wa o isowacay jcy o ishigtay wana ka aqbaly max kusameya hdaa waan kala amusanhy
@samsamali4206
@samsamali4206 2 года назад
Side ah abayo
@kheyrtuse9535
@kheyrtuse9535 2 года назад
mar hore inaan arko aa ii fiicneeyd qoraalkaaga si talo fiican aan kuu siiyo koley hada xaalka siduu hore wuu iska badalay uun hal bil baa ka soo wareegatay taladaas aad rabtay in lagu siiyo
@kheyrsheeg8655
@kheyrsheeg8655 2 года назад
Mine ✨♥️
@maxamedcali9886
@maxamedcali9886 2 года назад
Wlhi waxa ku jiraa Raga jacel ina ka shaqeeyan shaqada fudud insha Allah noloshayda wax ayaa ka badali donaa
@ibrahimmohamed5536
@ibrahimmohamed5536 2 года назад
You are best good
@cabdallacazaam3899
@cabdallacazaam3899 2 года назад
Keep up 👆
@mohamedbashiir291
@mohamedbashiir291 2 года назад
Tnx pro😍
@ilyaasjanuuni295
@ilyaasjanuuni295 2 года назад
مبروك علىك
@zoozi3951
@zoozi3951 2 года назад
كلام جميل جداً استاذ ايوب ✅
@naturelife2047
@naturelife2047 2 года назад
Thank
@abdallaapdalla2742
@abdallaapdalla2742 2 года назад
Nolow wllkey ayuub axmed 🇸🇴❤️✊🔥
@asiaomer6068
@asiaomer6068 2 года назад
Really
@sakiabdi5604
@sakiabdi5604 2 года назад
Legend is always a legend
@muntahaahmad6970
@muntahaahmad6970 2 года назад
Thanks teacher Ayuub Ahmd
@haye496
@haye496 2 года назад
Waxyaabaha Qaar in Hoog lagala kulmo ayaa Wanagsan Qofta Sida puntland utoogato H.G Oo Kale
@Maryan_idil
@Maryan_idil 2 года назад
🤗💕
@ayanupdilahi1665
@ayanupdilahi1665 2 года назад
Ku tagera kip gown
@fadricaisse5750
@fadricaisse5750 2 года назад
🙏
@naimaabdirahmanmacow7625
@naimaabdirahmanmacow7625 2 года назад
Masha allah
@mohaaabdala8330
@mohaaabdala8330 2 года назад
Teacher ayntan dhiri gilinta ayaa ku aqaanay aawy
@sakariyeisseali7612
@sakariyeisseali7612 2 года назад
M.a
@suleekhacabdi230
@suleekhacabdi230 2 года назад
Magafe best talo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤙
@haye496
@haye496 2 года назад
H.G
@fatushey8006
@fatushey8006 2 года назад
Sax🥺
@crizaaqhaldooradan4648
@crizaaqhaldooradan4648 2 года назад
M.a uztaad alle ha kaa abaal mariyo Wanaaga.aad Bulshada.uzoo gudbinayzo
@mohaofficialsrs498
@mohaofficialsrs498 2 года назад
Qoralkayga qofkii arka rabbi caafimaad cibaado suuban iyo cimri dharar baan ku waydiyay. SUBSCRIBE ❤❤ ISAAR CAAFIMAADKA AAD KU DAWANAYSO DARTII WALAALAHA .....
@mariaabdi35
@mariaabdi35 2 года назад
Thanks
Далее
5 Adigaa Qurxin Kara Qof Adag Noqo
10:31
Просмотров 59 тыс.
Million jamoasi - O'zbekcha UFC
17:55
Просмотров 198 тыс.
EDDIE PACER | FULL COMPILATION - 40 min NO STOP .
41:46
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Просмотров 35 тыс.
5 Qof laguma kalsooni qabi karo
10:39
Просмотров 30 тыс.
5 Dumarku ogyihiin 99% ragga ma fahmaan
11:31
Просмотров 34 тыс.
10 Nolosha qalbiga farxad ku BEERTA E08
35:38
Просмотров 47 тыс.