Тёмный

1980-kii Maanso Jacayl ah ( Ayaantii Sideedaad ) Erayadii Idaajaa 

Sollas Media
Подписаться 73 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Maansada Ayaantii Sideedaad ee uu curiyey Axmed Faarax cali "Idaajaa" waxaa ku lamaan dareen jacayl oo layaab leh.
Isagoo darajaynaya gabadha maansadu ku socoto dareenkiisana aan da'deyn wuxuu abwaanku leeyahay , haddii dunidu xaalka Inantan ka arinsan lahayd waxaan soo jeedin lahaa.
"Todobaadku waa 7 ayaamoode in maalin dheeraad ah lagu daro wiigga aduunyaduna taas isku raacdo si ay maamus mar soobaxdan ugu noqoto, dharaarta siddedaana u ahaato ayaan yada ku magacaabay oo aadamuhu xus iyo ciid ka yeesho .
2/1980

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 7   
@Abdalle1-m7h
@Abdalle1-m7h Месяц назад
Innaalillaah war waxaan eega.
@FidowCade
@FidowCade Месяц назад
Ubax yar hadu baxo Wuxu abid ku taaha Carafta iyo udgoonkiyo Exaanta ku ag taal Inaad ka ur sataayo Kaligeed ag joogta Marka ay ishaadiyo Farahaga idinka ah Labadaba u eexdan Kuwa kale ilaaban Farxaad aan idlaan iyo Alalaasku raagyo Abidkiis inu dhalo Ama uu ilwaad gabo Waa waxan la eegin Waa maxay itaalkiyo Aqligaad ku bertay Ma af baad wadagtaan?
@cabdiraxmaancalidiiriyemrd1344
Waad mahadsantihiin #Solas Media
@omarnuh
@omarnuh 6 лет назад
Abwaan Ahmed Farah Ali Idaja. Suugaan waaka hodan. 11:47am.su.22.04.18.nl.
@rierachcllaahi2315
@rierachcllaahi2315 6 лет назад
Heer sare. Mahad badan sollas
@thesomali6369
@thesomali6369 6 лет назад
IDAAJAA nin hawl yar maaha wuxuu ka araranaya inuu sida abwaanada hore u amaano...... mahad badan sollas media.
Далее
The Most Elite Chefs Ever!
00:35
Просмотров 6 млн
Презентация iPhone 16 за 4 минуты
04:00
(1989 )  Codkii - Maxamed -Rashiid Shiikh Xassan
5:13
Abwaan makeyte gabay
3:45
Просмотров 10 тыс.
Carays ciise kaarshe Lyrics  | maanso | wan iyo waraabe
7:35
Tilmaamaha Quruxda Dumarka Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha
16:35