Тёмный

(1989 ) Codkii - Maxamed -Rashiid Shiikh Xassan 

Sollas Media
Подписаться 73 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 38   
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Год назад
his my history in home somalia king somalia ❤ kokob
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 года назад
Gabayaaga ugu weyn luqada Soomaaliyeed. Cajiib.... waa barnaamij qaaliya. Aun weriye Maxamed-Rashiid Sh. Xasan. Mahadsanid Sollas Media
@fadumoali7402
@fadumoali7402 3 года назад
Marka igu ledoo gabaygu yuusan laydha iga raacin💙🩸🇸🇴❤️ Liibaanta Eebiyo waxa Iladhay Darawiishe💯🇸🇴❤️ Allah ha u naxariisto mujaahid Sayid maxamed cabdille iyo Weriye c/raashid Amiin
@maakhiri3886
@maakhiri3886 5 лет назад
Liicaanta soomaali baa luli calooshay e Luuf-luufatadaas baan u dhiman Laafa-lugadkeed e 😥😥 Illaahow kuu Naxariiso illaaah dartiis iyo Soomaali wanaageed ayuu u geeriyooday 😥 Mujaahid Sayid Muxamad Sheekh Cabdille
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Год назад
yaa qaaday gabay ka gob
@user-tq4di9fh8m
@user-tq4di9fh8m 7 месяцев назад
Allaha u naxariisto away abdisalan sayid sulaiman
@giireofficialstudio794
@giireofficialstudio794 3 года назад
Allaha unaxariisto wariye maxamed Rashid shekh xasan
@mhassan0163
@mhassan0163 5 лет назад
Maxamed Rashid (aun) haloogu magac darro, Jaamacado, Iskuulo, Idaacado, Jannada Fardousa Allah hakugu deeqo, aamiin
@awalixuseen5151
@awalixuseen5151 5 лет назад
inaalilaah wa inaa ilahhi raajucuun allaha unaxariisto maxamed rashiid wariye caana ayuu ahaa oo muwadin soomaaliyeed ah
@saahidbaashe2770
@saahidbaashe2770 5 лет назад
Maxamed-rashiid allah haw naxariisto waxay aad isugu cod eegyihiin cabdirisaaq terra
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 5 лет назад
Inaad caruur tahay ayaad noo sheegtay
@saahidbaashe2770
@saahidbaashe2770 5 лет назад
Naacda ma wacna ader wax ka hadal
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 года назад
@@saahidbaashe2770 walhi warun xoogaY way isku soo cod eegyihiin....
@wadanisoomaali7730
@wadanisoomaali7730 4 года назад
alle ha u naxariisto
@AhmedAli-uq6cz
@AhmedAli-uq6cz 5 лет назад
Barnaamijkii sahan cilmi badan baa ku duugan.. Alla hawnaxariisto marxuumka
@murti-dhuuxmedia4276
@murti-dhuuxmedia4276 5 лет назад
mnzha allah gagi taariikheed taleex
@Samawadechannel
@Samawadechannel 5 лет назад
Alle ha u naxariisto marxuumka
@kooman6021
@kooman6021 5 лет назад
Gabyagii ugu weynaa oo joogay gobolkii ugu taariikhda weyn somalida
@sahalcali4196
@sahalcali4196 5 лет назад
ilahay haw naxariisto
@Xoghaye.
@Xoghaye. 5 лет назад
Goobtn ki dhashy taleex ilahy ha dhawro sharafteeda
@cafiifihassan5179
@cafiifihassan5179 5 лет назад
Barnamijyadan waaan jeclahay
@Mohamed100ize
@Mohamed100ize 5 лет назад
IIDOOR SEYIDKA AYAA INGRIIS KA XOREEYEY.
@maanoche9742
@maanoche9742 5 лет назад
Gaarane Gobey waar nio inader xishoo oo Ilaahay ka cabso qabiil ku raaci maaye
@sirdonmedia7093
@sirdonmedia7093 5 лет назад
ALLE HA KU NAXARIISTO
@mohamedosman3087
@mohamedosman3087 Год назад
Dulli ayuu ahaay, ninkii Ummadda Soomaaliyeed dhici jiray ayuu ahaa sida aan taariikhda ka akhriyey. Somali badan oo dadkoodii uu dilay waa arkay sida sh.aweis owlaadiisii.
@tilmaansamemedia1814
@tilmaansamemedia1814 5 лет назад
m.a
@nuurkhaalid435
@nuurkhaalid435 5 лет назад
Halgamaa soomaliyeed aan qalbigeena iyo xusuusteena marna ka maran doonin. Laxar waa meel xageeya maxaase hada lopyaqaan????. Fadlan jawaabta reeba hadaad wax Xog ah ka haysaan.
@adamosman6424
@adamosman6424 5 лет назад
Laxar ma aha eraygu ee waa LAXAJ oo ah magaalo ku taal Yamanta koonfureed oo berigaa Ingiriisku haystay.
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 5 лет назад
Weli iimaad sheegin khayr hele archive ka BBC da inaadeerow miyaad igala bakhayshay.
@dailyxiin
@dailyxiin 3 года назад
Kaydka aad raadinays waa mid nooce ah walal ?
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 3 года назад
@@dailyxiin walaal hadii aad iga caawin karto waxaan raadinayaa kaydka BBC da sida waraysiyada iyo barnaamijyada ay soo saari jirtay khaasatan waraysiyada siyaasiinta ay ka qaadi jirtay sideetanaadkii ilaa sagaashanaadkii Mahadsanid
@mustafeige6028
@mustafeige6028 5 лет назад
Sayd cabdile xasan wuxuu ahaa alshabaata barigaa jirtay
@abshirabdi7897
@abshirabdi7897 5 лет назад
mustafe ila illa fikir baa tahay
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 5 лет назад
walaahi jaahilnimo iyo cuqdad qabiil ayaa ku haaysa, gaaladu ladagaalamayey marna kumaysan sheegin argagaxiso, iyo wax kale inuu aha nin dagaal kula jiray ah isticmaar diid ama guumeysi, addunka waxaa ugu xin ruuxa ama dadka taariikhdooda been ka sheega horumar iyo mustaqbal magaadhan, soomali waxaa halkaa dhigay waa Taariikhdii darawiish ee ay been ka sheegeen,
@abdihayehansshi5188
@abdihayehansshi5188 4 года назад
Haduu berigaa Al shabaab ahaa adiga awoowgaana wuxuu ahaa kuwa gaalada kabaha u qaada ee heeryada la saaro
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 года назад
Mustafe horaa loo yidhi togba taagtiibuu rogmadaa aqoontaadaad ka hadashay oo aad u liidata waxaasna waxaa kaa hadlinaya caadifad qabyaaladeed illaahay haku daweeyo seyidka hala yaabine awoowgaa la yaab oo gaal.u adeege ahaa
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 3 года назад
Anigoo ah nin reer burco ah hadaan si daacad ah u hadlo Sayidku wuxuu lahaa xumaan iyo samaanba lkn arinka muhiimka ah ayaa ah inuu ahaa nin wax iska celinaya oo aan ogalayn gumaysi abwaan suldaan tima cadena waa kii lahaa markii Sayidku jabay ee uu arkay ingiriiskii oo kibir iyo gumaysi cad bilaabay Siyidkii taleex tagay Markay turun turaynaysay Hadaa maalintii taabacdaan Tani ma joogteene Cadaawaha ragii tiirinlaa Waydinkii tiraye Kaligay intaan tabay kabadan Tiriyo dheeraade Marka labaad alshabaabtan maanta joogtana ha u qaadan inay siiroo yihiine boqolaal mashruuc oo gaalo inoola iman lahayd ayay inaga horjoogaan si aanay taageero u helin oo hadii aanay joogi lahayn waxaad soomaliya dhexdeeda ku arki lahayd soomaali gaalo ah oo kiristanka faafinaya iyo khaniisiin badheedhsan oo ku leh ader dalku waa dimuqraadi sida kuwa dibadaha jooga ninkii cabdi wali cali gadh yare ee gaalkacayo nabiga iyo quraanka ku gafayna waadigii ogaa wixii qabsaday iyo sidii umada soomaliyeed usooo dhaweeyeen Marka sedexaad kuwa kuleh awawgaa ayaa gaal u adeege ahaa waxan odhan lahaa somalidu waligeedba may ogolayn inuu qabiil qabiil u taliyo Sayidkuna ma ogolayn inay cidi talada lawadaagto taasina waxay ahayd tii sababtay inay dadku taageeri waayaaan xitaa qoladiisu waxay ahayd kuwii uu dhibka ugu badani kasoo gaadhay waxad kaloo ogaataan markii sayidka ciidankiisii jabay in hareeraha laga maray oo laysku xeeray ingiriiskuna uu amar ku bixiyay inuu isdhiibo ama dhinto balse sarkaalkii ingiriiska u qaabilsanaa somaliland oo la odhan jiray major xaaji muuse igare inuu amar ku bixiyay inaan sayidka ingiriiska loo dhiibin oo habeenkii looga saaray goobtii si qarsoodi ah lana badbaadiyay xogtan badbaadinta sayidkana waxan ka helay nin oday ah oo ka tirsanaa ciidankii ingiriisku ku saaray sayidka oo burco ku sugnaa waa hore
Далее
WAREYSIGA WAR AKHRIYIHII  BBC MAXAMUUD XASAN XAAJI CUMAR
13:39
Мой телеграмм: v1ann
00:14
Просмотров 45 тыс.
Daawo Taariikhdii Wariye Maxamed Rashiid ee BBC
9:27