Тёмный

2 Saac oo Xiriir Ah | Fandhaal Podcast | Mowduucyo Muhiim ah . 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 98 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 255   
@DREAMER__10
@DREAMER__10 Год назад
*1M+* *OGAANSHO* *BEFORE* *RAMADAN* *INSHALLAH*
@ahmedclaahi8538
@ahmedclaahi8538 Год назад
Insha’allah ❤
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Год назад
Inshallah
@mumtaazsaid3103
@mumtaazsaid3103 Год назад
Insha allah
@zakipro3387
@zakipro3387 Год назад
Insha Allah
@zhamzacrahmaan1096
@zhamzacrahmaan1096 Год назад
inchaAllha ❤️🥰😍
@hodoali5714
@hodoali5714 Год назад
Mahadsanid wlo qofka labada kala soctaan ahay isma ihii hal xalqaad ayaa ku dhaaftey fandhal iyo ogaanshaba Alxamduliah
@bullalecanada6695
@bullalecanada6695 Год назад
Mawduucyadda sidaas udhaadheer waaba ku raaxaystaa dhagaysigooda. Mahadsanid, Omer Inshaar.
@somaaliqueen6712
@somaaliqueen6712 Год назад
Been mahan walhi waxa maqla dad can ah lacag heysto oo wax walbo oo inu gato ama uu hami u laha inu sameyo sameyy familly leh hadana is dilayo waxad arkay sa qof muslim eh lacag heysan oo xita wax uu cunto ku gato heysan deymo lagu leyahay qofki kulahana dhahayo isi deyn teyda isagana melu kakeno la hdana is ma dilayo si kasto u murugsan yahay😫🥺❤️alxm cala kulixal🤲❤️allah mahad u sugnaty oo.islaam inaga dhigay🤲❤️
@ahmedclaahi8538
@ahmedclaahi8538 Год назад
kaas iyo kanba waxee nolosheyda ka galeen wallahi baal dahaba mahadsanid wallal umar mahadsanid rabi hakaa raali noqdo aduun iyo aakhiraba adi iyo waalidkaaba ❤
@Mariamm34
@Mariamm34 Год назад
Msha allh diin xikmad iyo aqoonkalaba wax waa noogu so gudbisa jasakalah wll❤
@daadaosmaanhafow792
@daadaosmaanhafow792 Год назад
m.a al ustaad dadaalkaaga allah kaa awaal mariyo😇
@sadamdiiriye3505
@sadamdiiriye3505 Год назад
Mach allh Walal Omar inshar allh ku xafido wax so diiyarisay muduc wangs u wx laga faidu wax ku rajeyni kheyr badn iyo guul
@faisaaxmed859
@faisaaxmed859 Год назад
Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay walalkay wax badan ayaan kaa faaiiday 🥰
@abuukaraliomar9301
@abuukaraliomar9301 Год назад
Labo Saac Marki An Arkay Wlhi Waa Farxay Mahadsanid Omar Inshaar Video Cawa Ku Raaxeysana Insha Allah ❤
@nuuxmc6525
@nuuxmc6525 Год назад
I watched the whole 2hours, Worth it
@MohamedGurhan
@MohamedGurhan Год назад
14 saac oo driving ah baan ku jiraaa maanta. Maqiyaasi kartaa saan ugu farxay markaan arkay xalaqadaan in at tahay 2 hours+
@امرأةالقوية
@امرأةالقوية Год назад
Ku raaxayso walaal Alle haku nabad geeyo
@mohaakram2780
@mohaakram2780 Год назад
Trackle ma thy sxb
@caawiye98
@caawiye98 Год назад
asc, waan ku salaamay adiga iyo aqyaarta kugu xeran ama inta ku daawato. sln kadib ciwaanka erayga aa u dooratay noo kala abla ableey yacnii Muslim ama mu'min.
@mascud3079
@mascud3079 Год назад
Omer inshaar Walaal Walaahi wax badan oo iga Qarsonaaa baa iftimisay Alle Ha ku sharfo😳
@theabdi2168
@theabdi2168 Год назад
Saxib soo badi hana kayareen 2 hours 💙
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
[ ] Midka la xanuujiyo samir🤕 [ ] Samirka waxaa ku xiga farxad😊 [ ] Midka habeenkii oyayow😥 [ ] Waxa ku imandona iftiin weyn🕯
@mohamedyamaan1747
@mohamedyamaan1747 Год назад
Jahil thy adi waxan daciifka ah umada kala tag
@ayaanlemahamed5234
@ayaanlemahamed5234 Год назад
@@mohamedyamaan1747 لايفرح الحاسد العالم XAASIDKU KUMA FARXO CAALIMKA
@Nuuriye1
@Nuuriye1 Год назад
Mansha allah guulayso wllku Omer Inshar
@waxigabaro5009
@waxigabaro5009 Год назад
خير الناس أنفعهم للناس
@rahma_h2y
@rahma_h2y Год назад
❒ قـال ابــن القيــم - رحمــه الله - : " عشاق الدنيا بين مقتولٍ ومأسورٍ ، فمنهم من قضى نحبه ومنهم من ينتظر ! " . [ بدائع الفوائد ٢٣٧ /٣ ]
@Golxjrdj
@Golxjrdj Год назад
16:37 am Breakfast Gayga Shaqada ina Fandhaalka wakhti ku Qato wan kaga Mahd Celinaya Ustaad Omar Inshar 🙏🏽❤️
@abdihakinbedri6117
@abdihakinbedri6117 Год назад
BroH podcast Ga maxaa uGu Qoran mize RU-vid uun buu soo GaliYa isheeG plz
@cdaadirgamig8620
@cdaadirgamig8620 Год назад
@@abdihakinbedri6117 youtube omar indhaar link ka fiiri
@ahmetsaki7429
@ahmetsaki7429 Год назад
DHIPTA IYO MURUGADUBA 🥺😥 WAA TARBIYAD SOOSAARTA 💪🏻💪 MACNAHA RAGANIMADA ✅🤲🥺 AIIE HAKU SHARFO WII QAli OMAR ISHAAN 🙏💯🤚🏻
@anisaaragsan5950
@anisaaragsan5950 Год назад
Mashallah wll Allah ku barakeye waa ku raaxeystay mowduucan dhageysigeysa wax badan oo iga maqnaa waa bartay wll allah ku sharfo aakhiro iyo aaduunba shugran
@أبيالاسلاملاأبليسواه
شكرا استاذ عمر
@ilhaanmahamet
@ilhaanmahamet Год назад
yes anaa uhoreeya
@DREAMER__10
@DREAMER__10 Год назад
Walagaa horeeya 😂😂
@abdifatahshoble9342
@abdifatahshoble9342 Год назад
Iam interesting ogaansho I always listen 👂 all programs of Omar ishar
@maxamadqarnijoog6028
@maxamadqarnijoog6028 Год назад
Omar waa ku salamy sxb halkaa kasii wad🐐🖤
@Xamudi-1
@Xamudi-1 Год назад
The golden 🪙🪙 voice ❤️
@anabmohammed2746
@anabmohammed2746 Год назад
I agree with you!!
@H.Hassan
@H.Hassan Год назад
@@anabmohammed2746 I disagree with you
@oldschool9316
@oldschool9316 Год назад
@@H.Hassan no one cares
@maxamedcabdikariin9990
@maxamedcabdikariin9990 Год назад
​@@H.Hassan nio ilma lee sidaa u hadlaysid u hadli kara because qof caqli leh sidaas uma hadlo
@qiwj782
@qiwj782 Год назад
L@@maxamedcabdikariin9990 llĺłlĺkkk9mkkkķkķkkokoķkķkķkokkkķķķķkķkkkķ9kķķķķ9o9k99kkkkkkkkkkkkkkkkkkk9kķķkkkķķkmkķkkkķkmkkkķkķmkkkkkķkkķmķkmkkkknkkkkkmķkkkkkkķkkkkkķ9kķkķ9kkkkkķkkkmkķkķkkkk9mkķkkkķķķkkkmkk9kkkkķķkķk9kķkkķķķkmķkķo9k9kkkķkkkkkkkķomkkkkkkk9kkokkķkokk9ķkkkkķķkķķkkķkkkkkķkoķkkkķkķķkkkkkkkkkkkkmkkķkkkkmķkķkķkkkkko9kkkkkkmķ99kkkkkkmkkkkkokķķķķķokkkķkkkk9kkkkkkkkķkķmkkkkoķkòķkoķkkkoķķķ9kkkkkkkkko9kkkkkkķkķkķkkk9kokoķkokkk9kokkkkkkkķkķkķkkkķkokkkoķkķk9k9kkķķkķķkkkokkkķķkķk9kķkķkookkmķ9mkkokkkķķkķokkkkkkkkkokkkķķkķkkoķķk9kķkkķkkķkķķķķ9kķkkmkķkkkkkkkkkkķkkkokkkkkkkķkkok9mkkkķkkkķkķkkmk09kkkķokkkkkkķkķkķkkkkokkkkkkkokkkmkmkkķkkkkkkkkokkko9kk9ookkkkķkkķkkkkk9kkkkokkkķk9kkkkkkķkķķkkkkķkkkķkķkkķkķķķkkko9kokkko9kkkkkkkkkkmkkkkkk9kkkkkkķkkkkkkkkokok9kkkomkkkkkķk9kkkkkkkm9kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkmkkkkkkkkkķkkkkkkkokokkkkķokk99kkkokķ8mkk9kkkkkkkokokkkkkmkkkkkkkokkkkkkkkomkkkokkokkkkokkkkkkmkkkkkokokkokkkkookkkkmkkkkkkkkkookkkkkokkkkmkkkkkkkok9kmkokokkkkok9kokkokokkkkkokkkkokiookkokkkkkkkmkkkkķkkkkkk9kkkkkkkkkkkkkkkkkkokkkokkokkmkkkkkkkkkkkkkokkkkkkkkkkkkkkkmkkkkmkkkkkkkokookkkkk9kkokkkkkkmookkkkkokkkkkkkkkkkkkkokkkkkmkkkkkmkkkokkkkkikkkkkkkkkkokkkkkkokkmokkkkkkkkokokkkkkkkkkkķķokkkkmko9kkkkk9mkkkkkkkokmkkkkkmkokkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk9kkkkkkkkkokkookkokkokkomkkkokkkkkkkkokkkkkkkmkmmkmkkkkkkmķkkkkkkmkkkkkmokkkokkkkkokkkkkkkkmkokkokkmkkkkokkkmkkkmkkkkkkkkmkkkkokkkokokkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkookkkkokkkkkkkook9kokkkkkkkokmo999kkkkkkkkokkkkkokķ9kkk9kkkkkkkokkkkkkkkkko9kkokkmkkkkkokkķkķkkkkkkkkkkookkkkmmkmkķkkkkkkkkokkķkkkkķkkkkķkkkkkkkkkkkkkkkmkokkkkmkikkkkkkkkokmkkķkkmkkkkokkkkmooķkkkokk9kkkkkkķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkokkkkkokkkkkkkokkķkkkkkkkkkkkmkķkķokkko9kķkkkkkkkkkkkkkkķķkkkk9kkkkmkkkmkķk9kkokkķkkkkkkkkkkkkk9mkķkkokķķkkķkkkkkkķkkkkkkkkķķkkkkķkkkkkkkkk9kkķķkķķkkkkkokkkkkkkkkkkkķkķkokkkmk9kookkkkkkkkkķkkko9kkoķkkkkķmķmķ9k9knkmķķkkkkkk9kkkk9kk9okkķķooķķkkkķ9k9kkkkkķmķkķķkkkķķķokķkkķkoķķkķkkk9kkkoķkkķķkkkkkkkķkķkkķkkķkkk9k99kkk9kkkkkkk9kķkkkmkk9kkk9kkkkokkkkmkk9kkkmkkkkkķkķķkkkkkkķkokkookkkkkkkkkkkkkkkkkk9kkķkkkkkkkkkoķķkkm9ķkkkkkkķkķkkkkkk9kkkkkķkkkkkkkķkkķkkķ9kkkkķkokķkkķkkķķķkķkķkkkķķķkkkkķķķķķķnkķkķķkkmokkķkkkķķkkkk9ok9kkķkkkokmk9kokk9okkmkkķkķkkkkmkkkķkkkkllĺĺlĺlĺĺĺlĺĺllyĺĺyĺĺllĺĺĺĺĺĺĺĺĺĺĺlĺlĺĺĺĺllĺĺĺĺĺĺĺĺĺĺĺĺĺĺĺĺllĺĺĺĺĺlĺĺĺĺlĺĺĺĺlĺĺĺĺĺĺĺĺĺĺĺĺĺĺĺlĺĺĺĺĺlĺĺĺĺĺlĺĺĺĺĺĺ2
@jowhar9388
@jowhar9388 Год назад
Mansha Allah wad mahadsan thy omer inshar waxan kamid ahay dhalinta aad nolashooda wax badan kabadashey allah kasakow heer fiicana waan marayaa👍
@MO-kh5vf
@MO-kh5vf Год назад
Allah ku sharfk ustaad wax badan baa kaa faaiiday
@mohadem168
@mohadem168 Год назад
Ilaahay cimrigaga ha dheereyo cumar
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
MashaAllah walaalkayga
@saadiqbarkh
@saadiqbarkh Год назад
Ma jeceshay nabiga ❤️ saar
@Deeqow
@Deeqow Год назад
Ustaad Omar illahey Haku barakeyo
@sagalsaidali148
@sagalsaidali148 Год назад
Wall cumar waxan kaa codsanaya inaa asxaabtada iii wediso duco waxaa laga yaba iney kujiran dad ducadoda la aqbalo wlahi waxan kujira murugo ilaa hada ilahey ayan ka barayaa inuu ii qabalo ducadooda amiin yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️
@yacqubfaysal444
@yacqubfaysal444 Год назад
Ilaahay hakaa aqbalo wllo
@alishacuud3643
@alishacuud3643 Год назад
Wllo Mcn Alleh ka daydo waxwalboo mirugo ah alleh farxad waarta kuurajayn wll alleh niyadaada waxkastoo kujira hakuurumeeyo
@suhuura6036
@suhuura6036 Год назад
Cumarow Maasha allah Waad mahadsantahay walal Maanta ayaa igu horeysa podcastyadada Kanaalkaga kale ma haynin Waxaan Ra,yi ahaan kugula wadagayya Barnamij yadano kale Dad ku casuum Aad wax wada falanqeysaan say usii Xiiso badnaato
@shsahalomar6242
@shsahalomar6242 Год назад
جزاك الله خيرا
@geeleisse4406
@geeleisse4406 Год назад
2:00 saac aaa🥶
@hogamiye1397
@hogamiye1397 Год назад
قال تعالي {ومن اعرض عن ذكري فان لة معيشتا ذنكا} 😢 mararka waxaa keena iloowida xuska alle ❤
@fatxicali8882
@fatxicali8882 Год назад
Thnkz wllken waa dhagaysanaynaa inshallh
@Haldoorka-18
@Haldoorka-18 Год назад
M.allah Wllhi ninkan Omer inshar waa more energatic weliba si heer sare ah ayuu wax usoo gudbiyaa alle haku barakeeyo walal wax badan baan kaa faaidnay runtii
@nashortfilms1376
@nashortfilms1376 Год назад
2 hours wa dhalada daaro kuna dul shaqeyso thanks
@feysalshakaarte977
@feysalshakaarte977 Год назад
Aad baan Kuu salamayaa ustaad cumar iishaar 🙏✋️
@امرأةالقوية
@امرأةالقوية Год назад
Waan daahaya hadii kale cashada intaan dabka saarto ayaan sifican udhagaysan ✊😂❤️❤️I.allah
@khaalid8059.
@khaalid8059. Год назад
cashada yey guban😂
@mahad277
@mahad277 Год назад
Sxp depration ka waa is ku arkaa waqti xaadirkaan Allah iga caafiyo wll
@cabdisalaammaxamedsulubabd2891
الرجـُل لا تنتـهى صـلاحـيته حتـى بمـوتهِ فـمن عـاش رجـُلآ بقـيت سيـرتهُ بـقاء الـدهر"
@فطومه-ز9ل5ق
@فطومه-ز9ل5ق Год назад
حتى بعد موته**
@maryammaxmed3381
@maryammaxmed3381 Год назад
Masha qof xikmad leh ayaad thy saan u bartey chanalka waan kuu faraxay❤️mahad saniid wlll
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin Год назад
Juhdi aan caadi aheyn Mahadsanid Ustaad.
@lamatabtan8949
@lamatabtan8949 Год назад
Adi nin lagand ayad tahay 💪❤❤❤💪
@ALI7LEE
@ALI7LEE Год назад
الحديث المنفرد جيد ولكن العالم تطور لدرجة ان البرودكاست اصبح جماعي حتى الجميع يعطى افكاره والجميع يتناقش ارجو ان تجعله كذلك …والله يوفقك فيما فيه خير لك وللامه.
@mawlamusse419
@mawlamusse419 Год назад
ياريت لو يعمل مع مؤثرين صومالين مثل ادم سهن،وغيره .كدا والله يكون حلو
@hodanyaxye-q3q
@hodanyaxye-q3q 9 месяцев назад
mahadsanid wllo
@abdeeeeee7079
@abdeeeeee7079 Год назад
Omar Inshaar Allah subxanahu watacaala waxan kaga baryaa inu hamigada ku aqbalo iyo dhaman familkada
@gaala9156
@gaala9156 Год назад
masha alaah omar podcast wuu so dahay Somaliyed podcast ku ma’arko so dhabaw
@nasteehamuse0255
@nasteehamuse0255 Год назад
mahadsanid walal omar inshaar wlhi waxbadn ayan ka Faiday chanelkada keep going 🥰
@sakariyefilfil6578
@sakariyefilfil6578 Год назад
M.a mawduuc walba wan la socdaa iyo barnamijyada ka baxa Omar iinsha iyo fandhalada Allaha ku sharfo ustaad
@Jamajaama
@Jamajaama Год назад
Oganshoy zxp Wan ku salamy Fandhal podcastina Wan la socda runtiina wax badan ban ka faiday. Midban kula kala oo ah waxyalahan la yirahdo musalamatka sida 8koob oo biyo ah cab iyo 8saac seexo in aan laftigaygu horay u arkay inay yihiin waxyaalo aan shaqaynayn. Sida tusaale inta 8koob oo biyo ah oo aadan u baahnayn cab lagu dhoho aad suuliga ka dhamanwaydo
@abdihakinbedri6117
@abdihakinbedri6117 Год назад
Fandhaal podcast waa ka waayay appka podcast broH mize Halkan uun aYuu soo GaliYaa MuuQaalada isheeG plz
@Jamajaama
@Jamajaama Год назад
@@abdihakinbedri6117 zxp youtubka ka searching garee fandhaal podcast sido kale waxad searching garayn kartaa omar inshar oo ah channelkiisa kale ee uu podcastiga so galiyo
@md5m164
@md5m164 Год назад
Huradadu waa muhiim biyuhuna waa muhiim caafimaad ayaa laga helaa
@drsziizuumohammed
@drsziizuumohammed Год назад
Ilaah haku barakeyo wall thanks💞🥰
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Год назад
Mashallah ❤️ mashallah mahasanid walalkey Omar inshar ogansho somalida sabar ey 1sacad kufirsanan maqaban sas darted dad badan kama fidesan donan somalida ushek wax bilamacn ah lakin aniga wan firsaday jisakallah
@abdikariimabdikariim1651
@abdikariimabdikariim1651 Год назад
Masha alaah barnamij yadada wax badan ayaan kala baxaa oo i anfacay ina dhirigaliyey
@yonishassan3423
@yonishassan3423 Год назад
Cumar inshaar alha kubrkeeyo wll aqoontaadana alha kuuziyaadiyo
@sagalsaidali148
@sagalsaidali148 Год назад
Wad ku mahdsantahay arinkan ad manta ka hadashay wall cumar haa waxan ahay gabar muslimad ah hoyo ah haa wey murugoodam mu muminiita waxan murugesanaha mudo sedax sano oo xiriir ah waxa ihayona mahan dibreshin alxmdulilaah lkn wana aqonsanahay rabul calamiin inbadan ayan ku farxa jiritanka ilahey subxaana watacaalaa marakan soo xusuusto inana ilahey leyahay oo iga war qabo alxmdulilaah rabil caalamiin
@daganiitadolar3516
@daganiitadolar3516 Год назад
Ustaad wax badan baan kaa faaidey mahdsnt
@dahaboahmed1608
@dahaboahmed1608 Год назад
Ogaansho guuleyso wll macalinka nolosha
@dheereyechannel
@dheereyechannel Год назад
Keeps goings my brothers Omar inshar another's levels ogansho interests people's 👍💯⚽️⚽️
@CabdiFitaahJaamac-qg3ct
@CabdiFitaahJaamac-qg3ct 9 месяцев назад
Waqti dheer ayaa ku la joogaa wll
@saabirhassan3403
@saabirhassan3403 Год назад
اللهم صلی علی نبیا محمد
@Siad101
@Siad101 Год назад
Allah hakaa jasaaii siiyo walal saad noola wadagtay walal 😲 tii abid ugu fheerayd
@cumarnuur2067
@cumarnuur2067 Год назад
Erayga geem noo sharax mundane magaceygu waa cumar nuur Axmed jawaab wcn pro
@ahmedabdirahman8299
@ahmedabdirahman8299 Год назад
Madsanid omar waan la socdaa waan ku raxiista daadka aan la socon lasocod wanaagsan soo dhawada qeebta ogaansho ❤️💯🙏
@beyanabdishekur9234
@beyanabdishekur9234 Год назад
Walhi..Omarow Xalaqo Qalbiga iga taabatay...Runtiii..Aniga Qiso xanuun badn aa iso martay...😥😥😥
@waxigabaro5009
@waxigabaro5009 Год назад
Wll kay guulayso 😇🤲
@mohammedabdibarood1115
@mohammedabdibarood1115 Год назад
Omar wllo Waxaad kàsoo hadashaa Labada badood aan isku darsamayn Ee quraanka lagu sheegy🌊🌊
@Baaariyow
@Baaariyow Год назад
8 saac seexo 8 saac shaqeyso 8 saac cibaadeyso =24 hours
@ahmedabdi700
@ahmedabdi700 Год назад
Qof walbo sidas ayu jecelyahy Lkinse markasto Caqabado aanad filaneyn aya soo baxo mrka wee adagtahy jadwalkan aad shegtay
@ahmedalifarahwarsame9646
@ahmedalifarahwarsame9646 Год назад
Masha-allah walal waad mahadsantahay talo fcn waaye
@dryusufyamani3520
@dryusufyamani3520 Год назад
​@@ahmedabdi700Wan kugu raacsanahy sxb jadwalkani wa mid aad adag daruufaha nololeedna aanay ku suura gelinayn
@shuceybabdirahmanabdulle3324
Ilaah runta jecel fursad 2 saac ku dhagesto mahayo . mahadsan waqtigaa ku bixisay
@امرأةالقوية
@امرأةالقوية Год назад
Laakiin waxyaabo kale sida tiktok waad uhaysa hadaan khaldanhy raali noqo se waqtiga aad firaaqo heshaba usoo laaabo wax kaa cararaya maha
@Ridwan-M-jIbril
@Ridwan-M-jIbril Год назад
Now waqtigaba naga luminaysa ustaad ogaansho
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 Год назад
Sidee how micnahaa
@ahmedabdikarahdiid2701
@ahmedabdikarahdiid2701 Год назад
Omer inshaar respect wllka..🥰
@himiloproduction6046
@himiloproduction6046 Год назад
Mahadsanid ustaad.
@saidmuhuddiinali3975
@saidmuhuddiinali3975 Год назад
Waa faa iido Weyn wxaad umada soo gudbiso inta badan Guleeyso walaaal
@marwanhussein2901
@marwanhussein2901 Год назад
Mhadsaniid walal qali
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 Год назад
marka podcat uu sidan udheeryahay qof ama labo aad aqoontooda iyo khibradooda ku kalsoontahay ama aad u aragto in ay macquul yihiin ku marti qaad waxaa lagayaabaa in dad badan ay xiiso galiso insha allaah.
@kingfariid9971
@kingfariid9971 Год назад
Nio qoraa ayaa rabaa in aan noqdo. Buugayga maku soodaaraa video yadaada mid ayaa wax kala baxaa. Haddii aad rabtid replay isoogal, xitaa xiga shada maga youtube kaaga waan soo raacsiihaa.
@Walaalka-r4b
@Walaalka-r4b 9 месяцев назад
Xaaladah adag waxa ay kaa dhiga taa qof adag
@najaxnashaad7956
@najaxnashaad7956 Год назад
Cumarow koob shaha kuguma dawado anigu markan hawl hayaan ku dhagaystaa hawshana labo daqiiqay ila noqota❤😂
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
wn kusalamay qofki qoralkan akhrinaayo isago aamusan
@abdirahmanmahir3975
@abdirahmanmahir3975 Год назад
صلي الله عليه وسلم
@abdullahimohamedadil6686
@abdullahimohamedadil6686 Год назад
Walal 1million uqalantaa wlhi🙏
@nimcoxasan6881
@nimcoxasan6881 Год назад
حفظ الله 😊
@nuurnuur5762
@nuurnuur5762 Год назад
Masha allah
@kimujr
@kimujr Год назад
Thanks ❤ 😊
@DREAMER__10
@DREAMER__10 Год назад
*OGAANSHO*
@mustafhusseinmohamed-karim2702
Ustaad Inshar, Spotify maledahay mise meel aan maqal ahaan uga dhagaysano. Hope you will reply me Thanks
@khalidirshaad9678
@khalidirshaad9678 Год назад
Wann ku salamay Ustad omar insar Waad mhd san thy
@muxumedxasan4974
@muxumedxasan4974 Год назад
Cumar inshaarow please hadalkaan aad liq liqayso nagadaa caadi usheeg
@hubsasho
@hubsasho Год назад
M.a walaal ogaansho
@fahadmuhudiin6790
@fahadmuhudiin6790 Год назад
Thanks
@hamdakhader5294
@hamdakhader5294 Год назад
Dadka naga 😂 hore usoco wll
@Dreamy-M
@Dreamy-M Год назад
Platform yada podcasts yada soogali.
@Hooyo-hd6yg
@Hooyo-hd6yg Год назад
1m+ come soon
@maxamedmaxamuudcabdi1287
@maxamedmaxamuudcabdi1287 Год назад
Fadlan naga dabagee daaciga ay carabta baryahaan hadal hayaan ee Cabdulaahi binicma
@ahmettmohamed
@ahmettmohamed Год назад
asc zxp ogaansho zxp barnaamijyadaada waa ku xiranahay lkn waqtiga zxp soo koob ama party party u sameey ✊🙏🙏
@maanammahamett
@maanammahamett Год назад
Cumar ogansho
Далее