Тёмный

3 Bil Social Media iska Daayay Maxaa isbadalay (Tababar Maskaxdaada) 

Shaahid Beesaani
Подписаться 37 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

Wellcome To My Channel Shaahid Beesaani:
Videogaan Waxaan Oga Hadlin Hadaad Iska Deeysid Baraha Bulshada, Maxaa Isbadalaya Jir Ahaan iyo Maskax Ahaanba,
Waqtigeena Ugu Badan Waxaan Ku Luminaa Baraha Bulshada Maalin iyo Haben Hadane Sanadihii Lasoo dhaafay ilaa Maanta Waxba Ma eeynaa Ka Faa‘iidin, Ma Ogtahay Waqtiga Hadaad wax Kale Ku isticmaashid inaad Hal Abuur Yeelaneeysid Waqtiga Hakuu Xisaabsanaadio
Wixii Fariin ah Instagram Wad igula wadaagi Kartaaa

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 188   
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 4 года назад
Asc Asxaabtaayda Wixi Talaa Ama Tusaale Waxaad igula Wadaagi Kartaa Instagram ( Wixii Kugu Weeeyn Commentiga Waad Nagula Wadaagi Kartaa 🙏✌️(Instagram Shaahid Beeaani)
@miirahmuhipo5115
@miirahmuhipo5115 4 года назад
Wl Ciwank Instagram kga waa mxY
@hamdiabdulahi1392
@hamdiabdulahi1392 4 года назад
@@miirahmuhipo5115 waa shaahid beesaani lee wllo shaahid beesaani baa ugu qoran intagram ka
@bureeqa2442
@bureeqa2442 2 года назад
Ilahey dartis ku jclhy wllky shahid 🙂
@alijelee
@alijelee 2 месяца назад
Hayh wll wan u bah nabaa ❤
@shankarooncaday116
@shankarooncaday116 4 года назад
Qofka ugu horeeya ee social media kaawaye ahay Walaal Dar ALLE ujeclahay Allaha kusharfo
@user-tg6yv8vb7s
@user-tg6yv8vb7s 7 месяцев назад
walalkay thanks thanks Anaa ku raacsan 10 usbuuc kamaq nahay tiktok xasilooni maskaxeed iyo mid nafeed ❤❤❤
@wacanabdiali7194
@wacanabdiali7194 4 года назад
Wllkey waxadba mooda in aad aniga iga hadleyso ayaadba moodaa masha allah alle haku xifdiyo wll mcn guuleystuhu wuxu xambaarsan yahay hami umadeed guuuleyso
@AbshirBashiirAli-e3o
@AbshirBashiirAli-e3o Месяц назад
Shukran wllkey. Wata ihaysato😊
@simanahmed5293
@simanahmed5293 4 года назад
Thank u brother. Jazaka Allahu kheir. I benefited from ur beautiful advice.
@Abdisamed_
@Abdisamed_ Месяц назад
Mahadsanid brother wlhi waa mowduuc aad u qiimo badan! Marka aan ogaaday dhibaatada ow igu haayo social media. Oo aan Iska daayay ayay noloshayda badaley💯
@ruuabdi4585
@ruuabdi4585 6 месяцев назад
2024 dawanoya video 😢
@ayaantuute4145
@ayaantuute4145 4 года назад
Wllky mahad sanid wxn ku jclahy dar ale wxn jclahy dhiira galintada shahid beesani marka xoga dareemo xogaa murugo wxn iskaga babiyaa hadaldada keep going my bro
@qalbiuroon746
@qalbiuroon746 4 года назад
Haa sax waye wallkey wad ku mahadsnanthy dhirigalintaada waxaa isocoto barashada luqad wadan aan ku cusbahy lkin waxaan istic malaa inta badan qadka wana waqti lumis wan tijabinaa iska dhaafi karo halmalin xitaa dhib ayeey igu tahy jasaaka laah qeyral jasaa
@suleimaniidow
@suleimaniidow 4 года назад
Ku mahadsanid naseexaynta quruxda badan.
@osobeey1459
@osobeey1459 Год назад
OMG the most important massage and advise I have seen, thanks my brother insha Allah my Allah bless you and I hope Ineey I anfici doonto fikradahaga iyo taloo yinka aad NALA wadaagtay, hadaan ka bilabay inaa ka delete gareeyo dhamaan social media my phone keyga Jzklaah 😊
@nasirgedi2811
@nasirgedi2811 9 месяцев назад
Thanks wllo
@nasriingl6490
@nasriingl6490 4 года назад
M.a wllo qali alle haku xifdiyo social media waa negative iyo positive hdaba waad sad adi u isticmasho hdii book kala degi karta wax kasta oo rabtid in ad baratid aya lagu baran kara lkn waa hdii ad plane ledahay keep going my dear bro shahid
@muniishainaabdla7542
@muniishainaabdla7542 8 месяцев назад
Walal wad mahad dantahay masha allaah allaha haku xafido
@NadAlmll
@NadAlmll 29 дней назад
Mahadsanid wll
@princessmaahis1256
@princessmaahis1256 3 года назад
2bari ayaan kamaqanhy aaladaha social media ha marka lga reebo RU-vid oo aan markasta ka isticmalo wx yabha faidada ii leh,blse wxaan daremayy farxad la'aan waxan is waydinyy manta waa mxay wxa ku hysta blse hadalkaga markan maqly wxn dremay inaan tabyo wxan la qabsaday ee social media ha ahaa ALLAHA ku Sharfo wll mcn❤❤❤❤
@faliseilmi719
@faliseilmi719 4 года назад
Masha allah abowe wax badan ayaan ka faaiday mahadsanid ✊🙏
@asmaabduqadir8124
@asmaabduqadir8124 4 года назад
Mahad sanid wll markasta waan isku dayaa waxaana go aan sadaa bil xataa inaa ka maqnaado Lkn bil iska daaye 2 isbuuc kama maqnaan karo waqtigeeyga dhan asaa qaaty balse cawa waa go, an I. A 3bil inaa soo galeeynin wlhi waan daaly jir ahaan iyo maskax ahaan wax kalana ma ahan waa social media mahad sanid wll cawa wadooyin iii furty 🙏
@user-kl8ji3fc6l
@user-kl8ji3fc6l 8 месяцев назад
Exactly wll
@hawayurubmohamed4460
@hawayurubmohamed4460 8 месяцев назад
Mahadsanid saaxiib ❗❤️🙏🥰
@cayshacuud2437
@cayshacuud2437 Год назад
Masha allh abowe shukran
@miirahmuhipo5115
@miirahmuhipo5115 4 года назад
Realty ka Hdashay Runtiii Keep going 💯💯
@amalxasantaakow9344
@amalxasantaakow9344 Год назад
thanks you
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 3 года назад
Waa arin aan isku tarbiyeey Anigu malihi wax social media Waanan necbahay Waan kuugu raacsanahay 100%
@nimo_hodanmohamed4308
@nimo_hodanmohamed4308 Год назад
Mansha Allah
@kingl__b9796
@kingl__b9796 2 года назад
Wlahi waa balan Bisha ramadaan oo dhan ma isticmaali doono sxb taladaadana waan qaatay sababtoo ah maskaxdeyda oo dhan mopilke ayee la qabsatay dhamaan social media waan iska deyn doonaa maskaxdeyda wlahi wey is badashay wlliba daciif bey noqotay thank u from Tiktok wlalkei shaahid beezani😍THANK U
@wacanabdiali7194
@wacanabdiali7194 4 года назад
Aaamin wll waad ku mahadsanthy sida quruxda bdn aad waxa noogu faaideysay alle haku xafido
@munamaxamed461
@munamaxamed461 4 года назад
جزاك الله خير اخي xaqiiq ayaad ka hadashay 🥰
@caliraage1788
@caliraage1788 6 месяцев назад
3:45 😮❤😊
@fartuunmaxamedaadan4120
@fartuunmaxamedaadan4120 2 года назад
Morey in an arko ayey aheyd lkn weyba dhacdey Manta laga bilabo wxam go an ku qatey in an waxti geyga iska luminin wn turaya app kasto Thank you 💖
@rahmafarah4071
@rahmafarah4071 3 года назад
Mansha alla huno ilaahay haa ku xifdiyo aadyaad u fikir ficantahay
@hamdihussein2965
@hamdihussein2965 4 года назад
Masha allah ❤❤allha ku dhowr ❤❤wllky❤❤❤mhdsnd waan jclhy niyad dhiskaga ❤❤💯💯💯💯🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@eidyare5771
@eidyare5771 4 года назад
جزاك الله خير اً wllo taladaada waan qaatay lkn ogoow RU-vid xataa waa iska tuuray aa Mahadsanid
@sagalmohamud614
@sagalmohamud614 3 года назад
Wllo hda miya solabty🤔
@AbdikaniHassan-nd6fu
@AbdikaniHassan-nd6fu 2 месяца назад
Thanks saxib good information baad noo so gudbisay
@beautifulnaturerelaxing7851
@beautifulnaturerelaxing7851 4 года назад
Sax waaye wll m.a si aan mashqulkiisa iskaga daayo la ahay
@Dajiya_maxamed
@Dajiya_maxamed 7 месяцев назад
20.01.2024 Hal bil baan ka maqnaan donaa inshaAllah.
@taqwamedia1369
@taqwamedia1369 8 месяцев назад
Maanta go'aansaday inaan bisha January ka maqnaado Social media
@n_ali_kaar8658
@n_ali_kaar8658 4 года назад
Masha allah, waa saxiix. Facebook iyo tiktok mudo waan ka maqnahy alx waan ku faa'idy. Shukran walal, جزاك الله خيرا
@HamdiAbukar114-wy4os
@HamdiAbukar114-wy4os 4 месяца назад
Thnkiz ❤
@gudonabdi5640
@gudonabdi5640 4 года назад
Waad mahadsantahay walalo Khayr illahy haku siiyo❤️
@jaliilmoyare2178
@jaliilmoyare2178 4 года назад
Keep going bro mar walbo guuleyso bro farxad ku nolol bro😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@zameeramohamuuth
@zameeramohamuuth Год назад
Wan is badalay 😒❤️👩🏻‍🦯
@ayaanayaan1857
@ayaanayaan1857 3 года назад
M.a wllhi wllo allaha ku bara keeyo💯💯❤
@xuseencabdiqadir9161
@xuseencabdiqadir9161 Год назад
Fb waxaa igu dambeesay maalintii aan jaamacada bilaabay youtube ayaa dhib hada ku yara qabaa faa’iidana waa ku qabaa lkn waxaa rabaa asigana inaa delete gareeyo maalintaa shaqo bilaabo wixii ka dambeeyo inaa dib u isticmaalin i.a aan shaqadeeda diirada saaro i.a
@hamzaawaleh-mz8co
@hamzaawaleh-mz8co 7 месяцев назад
Waan wala tiray
@maymunabdikarimmohamed3318
@maymunabdikarimmohamed3318 4 года назад
Masha Allah mahad said wll
@abdimalikmohamadmire5161
@abdimalikmohamadmire5161 4 года назад
Thanks wll aad ayaan kaaga mahad celinayaa sida aad igula wadaagtay fariintan quruxda badan
@hooyocanabchanel2731
@hooyocanabchanel2731 4 года назад
Mansh mansha Allah mansh wa runun arintaas👍👍👍👍👍👍
@amranbullehaji5018
@amranbullehaji5018 4 года назад
Sax wlhi xaqiqadaa ayad kahadashay mahadsanid
@bashka918
@bashka918 2 года назад
I.a maanta bilaabayay waana ku soo qaban doona markay 3 bil ii dhamaato 👋👋
@shaahidbeesaani
@shaahidbeesaani 2 года назад
Insha Alah wasuuL Lkn Qorshe Ku Dar Si Aad Usoo Labato Adoo wax Soo Qabtay
@bashka918
@bashka918 2 года назад
@@shaahidbeesaani I.a 🙏
@zaymaquen7967
@zaymaquen7967 2 года назад
Today is after 3 month
@libanabdihussein7126
@libanabdihussein7126 4 года назад
Masha Allah Mhdsanid Bro wax walibo si fudut ayaa noo fahnsiisay Mhdsanid 100%
@hoodohassan9095
@hoodohassan9095 4 года назад
Waa dhab waxaad ka hadashaa runta xaqiiqada ee jirta Thanks wllo qli 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@hawosido1402
@hawosido1402 3 года назад
Msh allh wll alle ha ku dhwro adun io aqiiro I.a🙏🙏❤❤
@abdiaziizgraphics1030
@abdiaziizgraphics1030 4 года назад
Muqaalkan shaah waa in aan usoo qataa aad buu u xiiso badanyhy
@amaalahmed2906
@amaalahmed2906 4 года назад
Mansha allaaah waxbadan ayan ka fa iiday wll mahadsanid fakradada salimka ah good thnks
@kiinalii1131
@kiinalii1131 4 года назад
Yeh that is the point pro🤗🔥😇
@miskizubeir7445
@miskizubeir7445 4 года назад
Wlhii manshllah ilahow barakey wilkaan wlhi i like your speech manshllah thanks alot akhii besaani
@kotherhassankotherhassan8903
@kotherhassankotherhassan8903 4 года назад
Mansha allah xafidullah wllo social media yadhafi karo waa wax sida loga marmo ey adagtahay 🤔
@user-bn5xb9ki4b
@user-bn5xb9ki4b 5 месяцев назад
Waa ka marmi karta qof walba waxo isku taxalujeyo waa samayn karta
@lamhibak6818
@lamhibak6818 4 года назад
#masha Allah wll "hadal #Xigmadeesan "
@umuaymanofficial1032
@umuaymanofficial1032 4 года назад
Masha allh wllky jasakal allah talo iga maqnayd ayd isiisay shukran
@sainm3188
@sainm3188 4 года назад
Masha Allah runtii waa dhab wll qali
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 2 года назад
Maanta bilaaabaya inshaa Allah arintaaan 3 bil Kadib ayaan kula wadaagi dooonaaa isla bartaaan
@caancaandhalay3349
@caancaandhalay3349 2 года назад
Ma samaysay mise maadan samayn
@udgoonibnumohaa7550
@udgoonibnumohaa7550 2 года назад
Nala wadaag bal byo hadaa suubisay
@kamiliya-ge5vg
@kamiliya-ge5vg 3 года назад
Waa runtaa wallahi 💕❤️❤️💕💕🙏👍
@fawziaabdirizak9210
@fawziaabdirizak9210 4 года назад
Mahadsanid inbadan waanoo faaideysay alle hakuu faaiideyo❤🌷
@naimamohamedaa1731
@naimamohamedaa1731 4 года назад
Shukran bro Jazaaka LAAH
@khadiijocadceedmuxyadiin4072
@khadiijocadceedmuxyadiin4072 2 года назад
mahadsanid walalkey jasakalaah qeyr
@zahraacaahi
@zahraacaahi Год назад
thanks pro
@farduusahmed8658
@farduusahmed8658 4 года назад
ماشاء الله معك الحق
@fardosahassan1555
@fardosahassan1555 4 года назад
True indeed 👍🏻
@caancaandhalay3349
@caancaandhalay3349 2 года назад
Walaal social media addicted ayaan ku noqday mar walba moobilka ayaan ku dhaganahay wax macno ahna kuma hayo tiktok iyo Facebook baan iska dhex wareegayaa noloshaydana God bay kusii dhacaysaa waan isku dayayaa inaan iska joojiyo muddo inshallah.
@rahma7402
@rahma7402 3 года назад
Subax kasto wlhi waxaan ku fikra sidan teelka keg gaan kuga qada lhaay misne wab sii hya habenki lkin maata lga bilaawo qorxda markay dhacdo kumtiinka iska gela si aan nafteeda u barto mahd san wll 🙏
@maryanabubkar2727
@maryanabubkar2727 4 года назад
Masha Allah brother Gib going 👏👏👏
@munamoalim6736
@munamoalim6736 4 года назад
Keep going bro
@abdirahmandaacad2474
@abdirahmandaacad2474 4 года назад
Masha allh waxaa tahy zxpka nolosha
@azoumcadey1442
@azoumcadey1442 3 года назад
Masha allah good advice 👏
@user-iw5il9fj4n
@user-iw5il9fj4n 20 дней назад
2024 alamaroyaa hada soo radiaya
@anabosman7722
@anabosman7722 4 года назад
Masha allaha keep going walkey
@amalxasantaakow9344
@amalxasantaakow9344 Год назад
bro
@cabdikariinmohamed235
@cabdikariinmohamed235 4 года назад
Shaahid besaani alle darti ban ku jeclahay walalkey
@aishaabdirahman6286
@aishaabdirahman6286 4 года назад
Thank you so much abwe💗🙏🙏🙏🙏
@safiyacadey4424
@safiyacadey4424 2 года назад
Mahadsanid wll 🙏waxba yaabo badan iquseya ayad kahadashey
@Ubax33
@Ubax33 Месяц назад
M.a
@abdimajidnasir9542
@abdimajidnasir9542 4 года назад
Masha Allah sxb horumar wacan 🙏💯
@fatximohamedyuusuf4128
@fatximohamedyuusuf4128 4 года назад
Mhasanid sxpkn 🥰DHIRIGALIYE 👏👏
@qatrohassantiger8949
@qatrohassantiger8949 4 года назад
mashaallah
@mysterioush8513
@mysterioush8513 4 года назад
You got a new subs👌🏼
@faizahalane9304
@faizahalane9304 4 года назад
Maasha alaah alaha ko xafido
@hanaan123farxan3
@hanaan123farxan3 3 года назад
Waligay kuma fakarin ina social media noloshyda ka tirtiro lkn Imnka waku fakaraya aad baa oo mahadsanthy
@mysterioush8513
@mysterioush8513 4 года назад
Shukran inbadan wll
@sacdiyabintumaxmed9052
@sacdiyabintumaxmed9052 4 года назад
Masha allah taloyin wanagsan wll allaha ku xifdiyo
@mohaahassan1877
@mohaahassan1877 4 года назад
zxp runta kahadashay wllhi keepgoin
@dheemansheikh4219
@dheemansheikh4219 4 года назад
Ma sh allha ♥️❤️🖐️
@asaldhaladinadaauud4363
@asaldhaladinadaauud4363 4 года назад
masha alah ilahay qeer haku siyo wllkey
@muntaazhassan6343
@muntaazhassan6343 4 года назад
Masha allha wllky 🙏🙏👌
@fatuushyasser953
@fatuushyasser953 4 года назад
شكرا خيو
@mustafajamadhacarbe3858
@mustafajamadhacarbe3858 3 года назад
Allha ku xifdiyo wall vidioskada aad ayey ii anfaceen
@hoodohassan9095
@hoodohassan9095 4 года назад
Xaqiiq Masha Allah wllo 💯
@nafisomohamedali5053
@nafisomohamedali5053 4 года назад
Wax wanagsan ayaa iisheegte mahadsanid
@mizbil_faysal027
@mizbil_faysal027 4 года назад
Mashalah mashalah ❤️❤️❤️❤️
@iligeeymadaxa1826
@iligeeymadaxa1826 4 года назад
Haa wlhi wa sax Wllk3i HORE usaco Wllk3i ♥️♥️♥️♥️
Далее
Sidee isbadal Ku Sameen Karaa (Maskaxdada Tababar)
19:10
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Просмотров 3,4 млн
Halista iyo Saamaynta Social Media
9:24
Просмотров 2,8 тыс.
KALINIMO (Xaqiiqda Ku Saleeysan Kalinimada)
10:01
Просмотров 21 тыс.
Kumaa Tahay ? Is Baro Manta Qofka Aad Tahay.
7:42
Просмотров 14 тыс.
Sidee Ku Badali Kartaa Qof? (Tababar Maskaxdaada)
7:18