Тёмный

Astaan Talk: Qeybta 1-aad | Sidee xirfaduhu xal ugu noqon karaan shaqo la'aanta? | Maxamed Muuse. 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 81 тыс.
50% 1

Join this channel to get access to perks:
/ @astaanmedia
SUBSCRIBE: www.youtube.com/@astaanmedia?...
Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Развлечения

Опубликовано:

 

26 апр 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 79   
@NajibAdanwehelie
@NajibAdanwehelie 3 месяца назад
waxaan ahay qofkii ugu horeeyay ee daawada videogan, taasine waxay kutisineysaa, xiisaha aan uqabay inaan daawado. waxaana kamid ahaa, dadkii ay kabuuxsantay fursadaas cajiibka ah. waxaan umahad celinyaa ustaad Mohamed Bariise iyo Astaan oo inoo casuumtay.❤
@Anasabdimuhudin
@Anasabdimuhudin 2 месяца назад
Pdf ka maheysa saxib
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 3 месяца назад
Mansha allh astaan noo soo badiya barnaamijkaan oo klr
@sacdiyomaxamed8840
@sacdiyomaxamed8840 3 месяца назад
Medicine ayaan bartay aniga ayaaa jamaci ugu horee family 1Yr ayaaan volunteer taagnaay rer keyga waxee I dhahaayeen iska fariiso inta lacag laan ku shaqeyna laheed hada 300$ ku shaqeeyaaa hada waxaa ley dhahaa taas maa lacga ah ayagij ayaana iga qataan oo family ka ku dabaraaaa Alxm Isku xeraha suuqa io cideyda in aan ahay waan ogahay😢😢😢
@Khalidbarreali
@Khalidbarreali 2 месяца назад
Sabra sadkiis ma waayo I.a wey iman malintaad sugaysay
@abassabdullahi4703
@abassabdullahi4703 3 месяца назад
It was a very skillful lecture, please share the pdf format of the projected lesson.
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g 3 месяца назад
Right walahi pdf ka in lawadago jeclan laheyn
@abdisamedmohamedahmedibrah7318
@abdisamedmohamedahmedibrah7318 3 месяца назад
Masha allaah Thank you ustadi mohomed m
@faizamohamed1088
@faizamohamed1088 3 месяца назад
M. A Astaan wax wanaagsan ayaa ino hysaan Allh idin fududeyo
@maxamedgahayr6443
@maxamedgahayr6443 3 месяца назад
Astaan aad baad u mahadsantihiin jalayaal, lakin mid baan is waydiiyaa maxaa inoo diiday inaan (presentation.) Soo jeedinta mawduuca in lagu qoro afkeena hooyo madaama aan sharaxaada aan ku sharaxayno afkeena hooyo si mawduuca laga hadlyo uu noqdo mid fahankiisu yeesho mid u dhuun daloola maxadka inta fadhida iyo inta online kaala socotana
@abdirahiimmohamed8449
@abdirahiimmohamed8449 3 месяца назад
Nonsense comment! hadaa afsoomali lagu qoro iyo hadii af kale lagu qoro maxay soo kordhinee, teeda kle ma ogtahay afsomaliga inuusan laheen academic language, intaa comments cml meelaha la wareegi laheed orodoo afsoomaliga hormari oo academic language ka dhig kadib hadii la isticmaali waayo qaladka anagaa iska leh.
@englaabsalax1577
@englaabsalax1577 2 месяца назад
Macalinka Ayay ku xirantahay PowerPoints ka uu soo diyaarsado Astaan shaqo kumalaha
@MohaaIbraahim-el9fy
@MohaaIbraahim-el9fy 3 месяца назад
Salaam Bahda Astaan Tv Marka Hore waa mahadsantihiin. intaa kadib codsi nosoo dhiga Qeybta Labaad Ee Barnamijka
@Dotrade
@Dotrade 3 месяца назад
Mashallah well done 🎉❤
@mcaadif1907
@mcaadif1907 2 месяца назад
Well articulated speech about the reality on the ground! Thanks MMuse.
@yahyrkaros4165
@yahyrkaros4165 3 месяца назад
Very professional well done sir!!
@yayeboosh9556
@yayeboosh9556 14 дней назад
Mahadsanid saaxiib
@user-jy1qn6bq8r
@user-jy1qn6bq8r 3 месяца назад
M.a wax badan ayaa kada idenaa so badiya baraabijkan
@abdikariimabdullahi8621
@abdikariimabdullahi8621 3 месяца назад
"FURSADIINA WA MAQAN TAHAY ISAGIINA MA DIYAARSANA".✅✅✅✅
@mukhtarabdurahman4352
@mukhtarabdurahman4352 28 дней назад
Fursadii inuu helayo lkn uusan diyaarsaneen kwrn🥱🥱💔😂
@yayeboosh9556
@yayeboosh9556 14 дней назад
Fikrad cajiib ah
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 27 дней назад
Thanks he has skillfully
@moyaleguyo9802
@moyaleguyo9802 2 месяца назад
Wow it was amazing lecture thanks Ustaad
@aweysjanagale3635
@aweysjanagale3635 16 дней назад
Amazing 👏 really aniga jaamacad kama bixin lkn ustaad in badan hadaladiisa waxaa kala dhaxabaxay skills make you strong
@user-ye8hd2hl5j
@user-ye8hd2hl5j 3 месяца назад
Somalia 🇸🇴 caday hanooto ❤
@abdulkadirkamaal1924
@abdulkadirkamaal1924 3 месяца назад
Wa topic muhim ah tnx ustad.
@tayipjohntv8301
@tayipjohntv8301 2 месяца назад
Mashallah thanks full brother ❤👌
@somali-artist
@somali-artist 3 месяца назад
magaceygu waa 4C ARTS runtii waan ka helay barnamijkan waxaana u mahad celina ASTAAN TV iyo MOHAMED MUSE HASAN oo runtii sheegay wxii niyadeeda iyo safarkeygii nolosha aan ku arkay, dhalinyaradana waxan fariin uga dhigi laha hurdada iney ka kacaan. MAHADSANIDIIN
@mustafemaxamed7092
@mustafemaxamed7092 3 месяца назад
Mahadsanid ustaad
@garaadsame244
@garaadsame244 3 месяца назад
Hadda kahor ayaan aaday gobal, kadib markii aan dhameeyay jaamacadda heerka koobaad, dadkii qaraabada dhan ayaa igu soo yaacay sidii nin ingiriiska ka yimid cml. Hadda waan shaqeeyaa gobalkii shansano ma tagin😂. Poverty cycle awgii.
@abdikhadir1191
@abdikhadir1191 2 месяца назад
Msha allah ilahay ha xafido. Lkn su'aal ayaan wataa sabab ay mar walba soo bandhigida English ugu soo bandhigaan? Soo kamma wa naag saneen in Af-somali lagu soo badhigo maa daama ay soomaali wax loo sheegaayo🤔
@hoodo9260
@hoodo9260 Месяц назад
Mahadsanid ustaad wax badaan kaa faa'idey 👏
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 3 месяца назад
Sidoo kale, sida CV iyo Application letter qorto ayaa iyaduna muhiim ah oo arday badan oo suuqa shaqada ku jira ka maqan. Waxaa sidoo kale, muhiim ah sida Emails loo qoro. Waxaad arkee qof aan CV u diyaarsanayn sida Email loo qoro ama loo dirana si wanaagsan u aqoonin oo haddana shaqo la'aan ka cabanaya. Soft skillsku waa muhiim saaxiibbayaal. Ustaad Maxamed Muuse aad buu u mahadsan yahay.
@Hubsiimo
@Hubsiimo 2 месяца назад
Maasha Allah Usaad waad mahadsan'thy #AstaanTV guuleysta
@AL-HAMDIKGANDPRIMARYSCHOOLPRIM
@AL-HAMDIKGANDPRIMARYSCHOOLPRIM 2 месяца назад
MASHAALLAH WUXU KA HADLAY XAALADA AAN KU JIRO LAFTIGEEDA
@BashirTVRadio
@BashirTVRadio 3 месяца назад
7:35 … Tusaale Khaldan… ayaad ku soo qaadatay… dadkii ku hor fadhiyay mida kale waa inaad xalka sheegtaa qodob kasta.
@amiincsalaan4510
@amiincsalaan4510 3 месяца назад
Good maclimuu ❤
@abdishakourmohamed785
@abdishakourmohamed785 2 месяца назад
Mahdsanid ustaad
@esseismail5236
@esseismail5236 3 месяца назад
Very professional man
@eidsead3143
@eidsead3143 2 месяца назад
Mahadsanid Macallin.
@MoisesCaicedo-cg5mv
@MoisesCaicedo-cg5mv 3 месяца назад
Mahadsanid ustaad wax baan ka faiday
@abdurahmanmohamedidiris5838
@abdurahmanmohamedidiris5838 3 месяца назад
Slides will be ok if share with us please
@Maax..1
@Maax..1 2 месяца назад
its a very skillful lucture.
@Xamuudi03
@Xamuudi03 3 месяца назад
Mahadsanid ustaad MM Hassan.😊
@sadiacumar9427
@sadiacumar9427 3 месяца назад
Abayo xirfado miyuu dadka baraa
@MoisesCaicedo-cg5mv
@MoisesCaicedo-cg5mv 3 месяца назад
@@sadiacumar9427 Haaa Simad ilab ugu tagee xirfad ku bara lacag yar tusale $500 ganacsi ku bilawe8
@omarhaadnaan
@omarhaadnaan 3 месяца назад
Full video malaha miyaa by the way thank you
@AhmedMohamud-br7pd
@AhmedMohamud-br7pd 2 месяца назад
Masha allah, professor miyaa mise waxan ku tilmamo ma aqani nin waxbadan oo faaidaa bulshada ku so kordhiyey noo so badi kuwanoo kale
@AbdikanHassan
@AbdikanHassan 3 месяца назад
Mnzhllh ❤
@apdimalikabdirahman9069
@apdimalikabdirahman9069 3 месяца назад
Thanks ustaad wax badan ayaan ka faaidnay
@enownor8193
@enownor8193 3 месяца назад
Cajiib.
@quruxgerikmb6572
@quruxgerikmb6572 3 месяца назад
❤❤❤❤ wlho waa runtiis aqoonyahan culus
@SOM-CODE
@SOM-CODE 3 месяца назад
20:30
@mohamedsheikhhassanqalaf692
@mohamedsheikhhassanqalaf692 2 месяца назад
Wuxuu ahaa lecture aad u wanaagsan Aad ayuu umahdsanyahay Ustaad ka
@MahamedAbdi-hz3lw
@MahamedAbdi-hz3lw 3 месяца назад
❤musasalka kala dooro sodaya maxaa kudhacay
@Aisha__cayuni98
@Aisha__cayuni98 3 месяца назад
❤🎉
@maxamedraageisaag6363
@maxamedraageisaag6363 2 месяца назад
Me my first
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 17 дней назад
Wa arin wngsn
@aamin4632
@aamin4632 3 месяца назад
Jowhara international hotel Waad mahadsantihiin kun mar🎉🎉❤❤
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 3 месяца назад
Golden voice❤😊
@khadrawaes5023
@khadrawaes5023 2 месяца назад
Runbadana wilkan your Handsome
@JaamacIbraahin-eu8gm
@JaamacIbraahin-eu8gm 3 месяца назад
Dunidu waa khafiif Dadkuna waa.daciif Qaaarkood waa wariif Hadaad like isaarto Waxd thy xariif 😂❤
@waxkalekaalayiskaarag
@waxkalekaalayiskaarag 3 месяца назад
why qoraalada english ugu qoran yihiin ? luqadeena lama hormarin karo miyaa maxa qaldan
@khadrawaes5023
@khadrawaes5023 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@khadrawaes5023
@khadrawaes5023 2 месяца назад
Asc waxan ka helay runta sidad ugu shegtay dhalnyarada
@guledmj9105
@guledmj9105 2 месяца назад
Hadalka marka la soo koobo dhalinyarooy runta aan isku sheegno dalkeena shaqa la'aan kama jirtee annagey xirfad la'aan na heysaa wadan soo koraya oo fursado xad dhaaf ah leh weye ee aaway xirfadan kaga adeegan laheyn ma jirto aniga iyo inta ila midka ah ee jamacaddaha dhammeysay waxa leenahay ciddii wax na tareysa tabaro xirfadaha la xariirta ha na siiyaan hddii kale warkooda hanaga heystaan wa bllhi towfiq
@ahmedkhailey927
@ahmedkhailey927 2 месяца назад
astaan waa iftiinka umada, warbixinada noocaan ah waxey kaalin ka qaadanayaa fahamka dhalin yarada.
@user-qf5ux9hx8f
@user-qf5ux9hx8f 3 месяца назад
Erey bixinta barnaamijkaan Waxaa ka fiican in soomali loo isticmaalo
@Aisha__cayuni98
@Aisha__cayuni98 3 месяца назад
0:21
@user-pl6ts5cg5v
@user-pl6ts5cg5v 3 месяца назад
Pdf halkee laga helaaa asxaabeey
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 3 месяца назад
Please pdf kana nala qadaaga hadey macquul tahay
@Arabduur
@Arabduur 3 месяца назад
War iga tag nio, ilaahay lottery ga ha ii soo saaree😂
@khadareid137
@khadareid137 2 месяца назад
wlhi ninkami waa aqoon yahay
@ayuubyare7871
@ayuubyare7871 2 месяца назад
CAQLIYAD AAD ULIIDATA OO MAGACA AQOONYAHAN HUWAN
@aminogurey6691
@aminogurey6691 2 месяца назад
Mamo wad mahad San tahay waxyagalin ta ad u sameyneyso illah ha ka abalone mariyo ma og tahay ilmaha soomaliya ku nol in ay qarkod dhiganin iskul maxa yelay iskoladaka waa lacag walidinta qarkod ma awodan qutul yon ki aya la dala dhacayan daowlad culeska ha saeto dhalin yarad in laga la an log dhigo mamo shaqada xagedanasomalia wagarab beshin hadi ay dhalan ka iskol Helen way adag tahay in ay somaliy luga heda ay ku istagto dhalin yarada balwada ayay si fixan u galayan maxayalo marka?
@somfootballnews
@somfootballnews 3 месяца назад
waaba isku dhex yaaac sheekadaane iyo orod ku furan ustaadkaan
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g 3 месяца назад
Sifcn u dhageysto markas lo socon
@nasiibmoderntech7268
@nasiibmoderntech7268 3 месяца назад
Ciyarahaada iskaga masquul ustaad 😂😂
Далее
Abwaan Xasan Daahir Weedhsame - Waraysi Dhammeystiran.
1:13:17
Ganacsiga Soomaalida iyo Suuqyada Caalamka
33:44
Просмотров 6 тыс.
Waa maxay Qiimaha Qofku? | Meehaal Podcast
27:39
Просмотров 16 тыс.
AI iyo Mustaqbalka Shaqada & Waxbarashada
27:13
Просмотров 12 тыс.
Вы так любезны
0:16
Просмотров 2,1 млн
СЛАВЯНСКИЙ ЗАЖИМ КОРАБЛЯМИ
0:51