Тёмный

30maalmood kaliya sameey sheikh caydaruus 

Somali Ruqyah Tv
Подписаться 250 тыс.
Просмотров 37 тыс.
50% 1

Кино

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 154   
@sahrocali2139
@sahrocali2139 3 года назад
Shiiqow nolashedaa wax badan is ka badalay walaahi ilaahey ka sakoo ada sabab u eh masha alaah adunka caaafimaad iyo maal fara badan ale ha kugu siiyo aaqiro Janatul fardoso ale ha kugu bishareyo qurakii makaa dugsiga dhigsanaaye igu danbese inaa aaqristo 14 sano kahor aa hada anoo macan sanaayo aaqristaa aawal dhanka naadafada guriga wa ka lite dhanka naafsitsan wali jihadka waa ku jiraa marar badan guriga ka tagi raabay ale iga qaabtay
@nuuraachannel3670
@nuuraachannel3670 3 года назад
Maxaad qabatay wll
@sahrocali2139
@sahrocali2139 3 года назад
@@nuuraachannel3670 abayo saadaax mar la icejiye xogaa yar mir dabol me mucawa datenka ayaatul kursi aaaqriste masha alaah ale wuu iga.dul qade mar mar la itabaan jiray mel cidlo mar ka jogo xanunadan shatdinta waaye ale hanaga bad badiyo mel cilaj ma awodin ina aaado Shiiqa ale qer ha siiyee
@esther3571
@esther3571 3 года назад
Aniganeh sidookaleh
@sahrocali2139
@sahrocali2139 3 года назад
@@esther3571 ha ka cab sanin inu ilaahey ka wen yahay niyada gasho wa ka bad bade marka ka Cabsado ee Itaaban jiren sanadahan wa ka ficanahy axd ma itabtan
@davionkye9161
@davionkye9161 3 года назад
sorry to be offtopic but does someone know a way to log back into an Instagram account? I somehow lost my account password. I love any tips you can give me
@sheikhcaydaruus
@sheikhcaydaruus 3 года назад
Ducada ha’iga ilaawina walalayaal
@sacdianur4528
@sacdianur4528 3 года назад
Allaha kuu naxariisto aaqiro iyo aduunkaba qaatumadana qeer allaha kugu qatimo
@umusalmaan7231
@umusalmaan7231 3 года назад
Sheikh caydurùus allah waxaan kaaga baryaa aduunka barako aaqiranak jano
@samirahussen8574
@samirahussen8574 3 года назад
Shukran sheekh jazaakalah khayr runti cilmi badan baan ka faa iiday qofka xanuunsannin quraan kaliya lagu akhriyo oo iska tago waxaa ka waanagsan in uu cilmigaa fahmo markaa buu ka guulausan kara xanuunadan ruuxiga
@ameeromaralcoowsh6594
@ameeromaralcoowsh6594 3 года назад
ilahay haku xafido wll
@kadra421
@kadra421 3 года назад
Ilahay if iyo akhirba haku siiyo waxwalba oo wanaagsan ilahay sharka iyo dhibka Alle kuma tuso guulayso waliga sheikh janada fardawsa Alle hakugu abaal mariyo aaaammmiiin
@zamzamhussein9480
@zamzamhussein9480 3 года назад
جزاك الله خيرا
@najaxibrahim7225
@najaxibrahim7225 3 года назад
بارك الله لك وجزاك الله خيرا..
@swalehali2816
@swalehali2816 3 года назад
Asc sheikh waxan degestey ruqya sidaxsano adnigtey kahor ee gacamaha ibodbodayey ee maxan semelahey wayo ruqyah wudamadi e gacanti bidixda wali wuidelaye ee
@qaalicabdule3013
@qaalicabdule3013 3 года назад
Asc
@muuqaalkacaalamka1835
@muuqaalkacaalamka1835 3 года назад
Sheekh caydaruus waxaan kuu arkaa sheekh u hagar baxaya muslimiinta soomaliyeed
@umusimransacdiyo2360
@umusimransacdiyo2360 3 года назад
Saxiiix waxa fahmi kaaro qofkii xanuun saan mise xanuunsade allow inoo xafid shiiqena
@sucad8237
@sucad8237 3 года назад
Sheekh waxaan kulawataga arin iheesato jini ayaa idhibay markasto wu ika dhax qeylina wuxu ikaso racay mamo dhimatay mamada korkeeda ayuu cunta kucunijiaray neefaf ayaa loqalijiray anika markii quraanka laisaara wuxu leyahay bahi ayee nakutishay ayuu leyahay maxaan subiya illahey hakunaxariisto aduun iyo aqiro isojawab
@mariaadan7784
@mariaadan7784 3 года назад
Shiqoow cimri dheer iyo cafimad ku nolow
@Yusra-f9l
@Yusra-f9l 3 года назад
Walloyal iduceya wajiga waxa iga dhibay sobaxyo in alle iga cafiyo
@abdisundus6082
@abdisundus6082 3 года назад
sheekh caydaruus wlhi wanku duceye ale haku aqbalo Amin wax xun ale kuma tuso insha allah ale darti ayan ku jeclahy wlhi
@sheikhcaydaruus
@sheikhcaydaruus 3 года назад
Allaha kujeclaado walalkay qaali
@caaidacali9749
@caaidacali9749 3 года назад
Jizaakala qeer rabi yixfadka wa yaxmiik insha alaah dheegisga ayaan ku ilmeeyey aqi caziiza sixir ayaan la xanuunsanahay insha alaah wn sameen rabi halan garab galo shukran alaah yactiikal caafiya insha alaah
@shugriibrahim7628
@shugriibrahim7628 3 года назад
Mashallah tabarakallah sheikh waan ku duceyaa runtii noloshayda wax wayn ayaa iskabadalay , wax yar ayaa igu hare wali waa wada jihaadka ladagalan shayaadinta
@sheikhcaydaruus
@sheikhcaydaruus 3 года назад
Masha allah hadalkaas ayaan kufarxay wlhi waad guulaysani ilahy ayaa kula jiro kuwad insha allah
@deeqahassan4495
@deeqahassan4495 3 года назад
Amigo xaldeyda xun tahay an aqoonin waxan dhan Ayan arkay sheeqa caydaruus alxmd waa ogaday markas alxmd ilhey qeer ha ku siiyo
@umuanas413
@umuanas413 3 года назад
Sheeqow aniga waan caajisanahy dabeel iyo il baa lagu sheegay cunugeygana afarsanuu jiraa uurkana markaan qaado wuu IGA soo dilmaaa bls maxan sameeyaaa
@suaaddenged3548
@suaaddenged3548 3 года назад
Ajir iyo barako ayaan kugu duceeyey
@nemo9844
@nemo9844 3 года назад
Mashallah mashallah sheikh and bless you sheikh ❤️❤️❤️❤️❤️🤲🤲🤲🌟🌟🌟🌟❤️
@ismaiilinaupdullahi5111
@ismaiilinaupdullahi5111 2 года назад
Shiiq lanbar kada rawaa seen u soo galaa
@bahjaabdulqaadir5034
@bahjaabdulqaadir5034 3 года назад
Scww,اللهم بارك شيخنا ,hadii aan u rabo c.ruurta yacni guriga oo idil maku shidi karaa intaan usoo diyaariyo iyadoo duuban من فضلك
@deeqomacow647
@deeqomacow647 3 года назад
Sheikh qofki waswas iyo cabsi qaba muxusamenkaraa.
@bahjagubadle8272
@bahjagubadle8272 3 года назад
Wahi waa sheekh wanaagsa aduunyo iyo akhiro alle ha ku barakeeyo
@mukhtarmoalim4998
@mukhtarmoalim4998 3 года назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته معلم شيخ عيدروس Suradaha aad so shegte dadka waxaa fican in aad u so diyaariso aadna u so duubto RU-vid kaaga inoo so dhigto waayo dadka isku mid ma ahan si eeysan ugu cuslaan dadka qaar جزاك الله خير الجزاء
@awil5645
@awil5645 3 года назад
Bismilah Maanshaa,alaah Oo shiikh cayduruus quran Kii oo dhan weeyee
@indianamohamedsheikh7923
@indianamohamedsheikh7923 3 года назад
Amiin yaa rabi sheikh jazakallah kheyr Waaridkaa janada Allaha keeyo janadal fartoossa aclaa sheikh shukran
@nimcomohamed9770
@nimcomohamed9770 3 года назад
Barakow sheekh Caydarus Alĺe haku ilaaliyo aduun iyo aakhiraba
@rahmamahmoud8345
@rahmamahmoud8345 3 года назад
Sheikh anigu haben markaston tukanayo saxirinta inuu ilahay naarta xaabo uga dhigo ayaaan ilahay uga baryaa dhibtay igaysten awgeed marka ma danbiba habarkasi
@cabdiraxmaan-casayr
@cabdiraxmaan-casayr 3 года назад
Wixii ka mid ah ee aanu hanuun u qornayn Ilaahay habaar kaaga haku halaago.
@ridwancadeey9449
@ridwancadeey9449 Год назад
Walaleyaal Allah dar,tiisa suradaha sheeqa soo sheegey,,iiqoora dhadka iskumid me,ehee plz waa codsi qof xanunsan baan ahaa
@bahjagubadle8272
@bahjagubadle8272 3 года назад
Sheekh aniga sidaasa.quraaka hadii lwygu akhriyo isma badalo sheekh 3 raruura markey sidaa udhashaan dhowr saac kadib wey iga shafeecaan musibiyaanad baa leygu sheegey sheekh icaawi maxaan sameeyaa
@HaniXuseen-f4r
@HaniXuseen-f4r 5 месяцев назад
Sax wa xaqiq alle haku xafido sheq caydarus wax badan ban ka faiday ❤❤❤❤❤
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 3 года назад
Asc sheikh allaha awooda leh ha ku xafido aaaaamiin yaarabi
@HaniXuseen-f4r
@HaniXuseen-f4r 5 месяцев назад
Sax weye qofku wa inu sameya dadka la yimada ❤❤❤❤❤❤
@gundhigamediashow1632
@gundhigamediashow1632 3 года назад
Sheikh ceydaruus jinka dhagoolka ah maxaa lagu cilaajiyaa
@shukritani5316
@shukritani5316 3 года назад
ilaahay miisaanka xananaadka ha kuugu daro sida aad dadkaaga ugu khidmanayso ,waxyaabaha aan aad kuugu taageero waxaa ka mid ah in aad qofkii cilmigii uu isku cilaajin lahaa u gudbinayso jazaa ka allah khairan I agree cilaajku inta badan qofka ayuu ku xidhan yahay ilaahay ha kuu barakeeyo dad iyo duunyo waxaad haysato if san iyo akhiro wanagsan ha kuugu deeqo
@ابواميره-ب6ج
@ابواميره-ب6ج 3 месяца назад
‏أنا ماشية على الرقية حقتي
@nimco525
@nimco525 2 года назад
Asxbta iso duceeya in ilhy xanunka iga dul qado
@fadumocumar7092
@fadumocumar7092 3 года назад
hahe
@sadiadini3079
@sadiadini3079 3 года назад
Thank you so much sheikh wa Samsun aya insha allah khaar allaha kugu amaal mariyo
@fatmashuayb121
@fatmashuayb121 3 года назад
Jazakallah khayr sheekhow. Jannatul fardows Allah hakawaraabiyo
@sadiadini3079
@sadiadini3079 3 года назад
Sheikh umadiiss uhagar baxaya allaha kuxafido sheikhuna 👍
@samiraabukar4861
@samiraabukar4861 2 месяца назад
Masha allah Allahu allah
@maryanmuuse5742
@maryanmuuse5742 3 года назад
Masha allah tabarakllah
@aaminadheer4730
@aaminadheer4730 2 года назад
Shekhow wan xanusanaya xage jogda
@aaminadheer4730
@aaminadheer4730 2 года назад
Shekhow wan xanusanaya xage jogda
@aaminadheer4730
@aaminadheer4730 2 года назад
Shekhow wan xanusanaya xage jogda
@saalaxtawane8901
@saalaxtawane8901 7 месяцев назад
❤masha allah cumrigada allaha barakeya
@ifraaxifka4678
@ifraaxifka4678 3 года назад
cadawga ilahey ha ka qabdo murad.kaka ilahey ha ku sahlo💓
@ابواميره-ب6ج
@ابواميره-ب6ج 3 месяца назад
سلام عليكم
@kaltoumhoussein8395
@kaltoumhoussein8395 3 года назад
Jazakallah kheyr cheikh caydaruus illahay hakuxafido
@sacdiyacafifa2863
@sacdiyacafifa2863 3 года назад
Mashaa'allah Alle haku barakeeyo mahadsanid yaa sheikh
@umusimransacdiyo2360
@umusimransacdiyo2360 3 года назад
Mashallah rabarakalah ❤️❤️
@ugbaadfaarax6452
@ugbaadfaarax6452 3 года назад
Shikh hargaysa gurma ayaad imaan
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 Год назад
Jizakumullah
@hadiyoaxmed5654
@hadiyoaxmed5654 3 года назад
Jazakalahu qayr shekh caydaruus
@ruunmohamed4216
@ruunmohamed4216 3 года назад
Sheekh see lagu heel
@boqorkayoutube3972
@boqorkayoutube3972 3 года назад
Maasha alaah alaha cilmiga inii.siyaadiyo
@salmaali4136
@salmaali4136 3 года назад
masha Allah 🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲😥😥
@bahjagubadle8272
@bahjagubadle8272 3 года назад
Sheekh hargeysa mad timid
@elyashassan6101
@elyashassan6101 2 года назад
Haruntaada awi
@maryanmuqtaar582
@maryanmuqtaar582 3 года назад
Masha Allah shukran sheikh nolow yaa raabi 🏅🏆😇😇😇😇🕋🕋🕋☝🍒🍇🥥🥥🍐🍆🍅🍓🍇😍😍😍😍🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@haniyusufu217
@haniyusufu217 3 года назад
Barka allah sheikh
@maryanmuuse5742
@maryanmuuse5742 3 года назад
Allaha ku barakeeyo sheekh
@xaawadagaal1035
@xaawadagaal1035 2 года назад
Sheikh alleh haku xafido jisa alllahu khyer Sheikh Mark dhagaysto rugiyad markaa beerka ayaa ibarar markuu matag iqabtan sankana dhiigi ayaa iga imanaya wxn shitay xabasuud markaa madakuna igama imanayo wxyar adag cadhuufa ayaa iga so dhacaya shiekh markaa maxn sameyaa tala isii sheikh alleh haku xafido
@fadumomacalinaxmed398
@fadumomacalinaxmed398 3 года назад
Asc sheekh caydaruus waxaan ahy gabar kaala hadleysa magaalada b/weyne Sheekhow waxaa inaga dhiban walaasheey inoo yar Sheekhow xanuunkeeda waxuu kabilawday hurda la.aan iyo maskax xanuun Iskuuley ayay ahayd iskuulkii way diiday Will ay ujoogtay oo qaraabada ah ayaa la isyiri bal haddey iskuulkii diiday halo aroosiyo kadib habeenkii la aqal geeyay orad iyo waali quraan saaraa lageeyay Wax hadlay male Dhaqtaraa lageeyay xaga dhimirka bey cilad kajirtaa buu yiri dhaqtarkii Daawoyinaa loosoo qory waxba kuma tarin waatii sadexaad siddi ayay kathy hadda b/weynaa lagu soo celiyay waa lacelcelinayaa Sheekhow taas maxaa ladhihikaraa Talo nassi allaha kuxafidee
@ayaanmaxamed6997
@ayaanmaxamed6997 3 года назад
Asc sheikh caydaruus wallhi markasta waan ku duceyaa alle ha ku aqbalo wax xun illah kumatuso cadawga muuqda iyo kan qarsoon alle hakaa xijaabo shekh illah dartiis aan ku jeclahay allaah nagu kulmiyo janada fardawso aamiin shekh allah kuu barakeeyo
@123flower5
@123flower5 2 года назад
Waxaan ahayi gabadh xanusanayisa mudoo badaan oo quuranka dhigaan jiriin wayo markaan quranka dhiguu isyiirahadoo buukoon jiirayi manaan garanayin in jiin iguu jiirayi quran baan isaa saarayi waxba iskama kayi badaliin wayo xuuman kastuu igaliyayi inaan iska heesa waan dhagsan jiirayi ragaa latuu maan jirayi guurka inaan kursadoo waan jeclaa markaan guur sadoo naa fuuriniin baan kadalbaan jirayi ragaa iya guun raali ka ahayin baayi ifuuri jiireen sidaan ilahayi ubar yayi ayaan quur aanki dhig tayi ilahayi naa ifuud deyayi alxm jiin ashaquu uu xuun yahayi yahayi masha Allah sheekh baan ka dhagayis tayi inglish ku sheegaya jinka ihaya nocuu yahayi. Malinkasta naa quuranka waan akhristaa waxkasta oo xaraan naan waan jojiyayi sheekh Caydaruus naa quurankisan dhagayis taa markaa ilahayi aan ku dhawaano oon xadhigii saa qabsanoo aniguu dhibaan soo anaan soo kuubi kariin lakiin ilahayi uu inaa jecel yahayi ee dhibka aan ku samirnoo insha Allah xadhigiisana aan qabsanoo
@maryanmuuse5742
@maryanmuuse5742 3 года назад
Jashakallah kheeyr
@suaaddenged3548
@suaaddenged3548 3 года назад
Masha allah
@naasromaxmad695
@naasromaxmad695 2 года назад
msh allh shikh allh ku xafido waxad noso gelis ayadah Koran ka hadlya cadbka shkh allh ku brakes Insh allh
@hussienmohamed478
@hussienmohamed478 3 года назад
Sheikh alle khayr bara adan hakusiiyo. Sheikh jirkayga waaxaa kujira shaydan saaniya maxaad igulatalinasaaa nastuu igudhibay dhinaca hurdad ayuuu iceejinayaaa
@farxiyaismalure8936
@farxiyaismalure8936 3 года назад
Asc sheegoow dab ayaa la ee gasheday lugah iyo wajiga mara kaa sheeta sooradah danbe ee maxawaaye
@zaharentertainment225
@zaharentertainment225 3 года назад
Sheikh wajigaga waan kabaqi jiray blse maalmahan aad baan udageystaa muqaaladaada MashAllah..Alle cafimaad taam ah hanasiiyo damanteemba
@fadumomaxamedcabdulahi6683
@fadumomaxamedcabdulahi6683 2 года назад
Sheikhow maa no so duubtit ilahey haku barakeye
@qalidega5055
@qalidega5055 3 года назад
💘💘💘💘💘💘💘
@zakariyenuur8524
@zakariyenuur8524 3 года назад
Walalayal iso duceya waxa laga yaba inuu ilah ducadina ii aqablo
@roodamaxamed1972
@roodamaxamed1972 3 года назад
Asc shekh caydaruus alle ha ku xafido shekh umusbiyana seelays kagadaweeya
@qaliqurux2612
@qaliqurux2612 3 года назад
allaha kucaafiyo
@fartunmohamed7616
@fartunmohamed7616 3 года назад
Alle haka dulqado wax walba oo dhib kugu haaya
@zakariyenuur8524
@zakariyenuur8524 3 года назад
@@fartunmohamed7616 Amiin abaayo shukran
@zakariyenuur8524
@zakariyenuur8524 3 года назад
@@qaliqurux2612Amiin shukran abaayo
@xidigtaqarniga7851
@xidigtaqarniga7851 3 года назад
Shiikh ajar allaha ka siiyo abaalkada janada allaha ka dhigo insha allah aniga sixir la xanuunsan mudo afar sano ah
@ifrahmohamed4080
@ifrahmohamed4080 3 года назад
Masha allaah sheikh alle ha ku barakeeyo cimriga alle ha ku dheereyo intii burktana alle ha caafiyo
@hayeamin8592
@hayeamin8592 3 года назад
sheikh,inta bdn insha Allah waad hilmaamta. Allah qayr haku siiye.
@farduusmaxamuud8881
@farduusmaxamuud8881 3 года назад
jasakalh shekh cayruus wan samaye inbaadano ka mida intada shegatay intalan wan ku daari inshaalha
@ملكةسبأمنأبين
@ملكةسبأمنأبين 3 года назад
Asc sheeq caydaruus si qaas ah inaa kula soo hadlan raba xageen kala soo hadla
@fadumocumar7092
@fadumocumar7092 3 года назад
maxa waye
@fardowsaabdi8671
@fardowsaabdi8671 3 года назад
Asc sheekh waan xanuunsanahy Quran saar baan rabaa sideeekuuheli karaaaaaa?
@rafiifnafta4158
@rafiifnafta4158 3 года назад
asc shiiqoow sacudi maa imadi hal mar
@ayannoor3422
@ayannoor3422 3 года назад
Jazakallah qeyr sheikh Alle ha kubarakeyo
@laylasiyaad7820
@laylasiyaad7820 2 года назад
Bismillaahi masha allah jizaakallaahu kheyran wll
@naimaabdullahi6227
@naimaabdullahi6227 3 года назад
asc sheekh ilaahy haku barakeeyo hana kuxiftiyo
@nuuraabdirashiid5119
@nuuraabdirashiid5119 3 года назад
Shéekh alle ha ku xafido sheekh quraanka Onlineka baan Rabaa
@jasminfarrah7284
@jasminfarrah7284 3 года назад
Ilahay haku barakeyo 💯💯💯
@faatuushfaraxsan1212
@faatuushfaraxsan1212 3 года назад
Shekh qayr aan dhaman alle haku siiyo
@farhiamohamedabdi4293
@farhiamohamedabdi4293 3 года назад
Masha Allah jazaklah sheeq alla haku xifdiyo
@badriaaskar2399
@badriaaskar2399 3 года назад
Maansha Allah sheikh Allah ha ku barakeeyo
@elyashassan6101
@elyashassan6101 2 года назад
are you in eastlegh sheikh
@umujamal7905
@umujamal7905 3 года назад
Manshallah Allah haku xifdiyo shiiq caydarus 🙏🙏👑
@mahamudkhamis504
@mahamudkhamis504 3 года назад
شيخ أنا أريد أن أسألك كيف ترا
@amlahasan5277
@amlahasan5277 3 года назад
🖐️🖐️asc shiqaw gormee bilabe quransarka only ka ah ubaha nahay
@shimoyyussuf6282
@shimoyyussuf6282 3 года назад
shukran sheikh
@xaawaali3755
@xaawaali3755 3 года назад
Xanuukiiwaankalaanaadaay
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 3 года назад
Masha allah shekh allaha ku xafido
@cabdiumarniyaale6366
@cabdiumarniyaale6366 2 года назад
Mash Allah
@laamamaxamad5137
@laamamaxamad5137 3 года назад
Jazaakalaaah Shiikh Caydaruus
@foosiyaali3399
@foosiyaali3399 3 года назад
12 it is verry difficult
@zamzamhussein9480
@zamzamhussein9480 3 года назад
شكرا
@rahmoruun7850
@rahmoruun7850 3 года назад
Jazaakalaahu qayr
Далее
ТАРАКАН
00:38
Просмотров 855 тыс.
Witch changes monster hair color 👻🤣 #shorts
00:51
sixirka lasooceliyo mrwalba by  caydaruus
28:11
Просмотров 28 тыс.
Jini Ayaa Kuhaayo Ogow Calamdaha Jinka
26:31
Просмотров 51 тыс.
ducadii ugu saameynta badnayd ee sixirka [[dhagayso ]
30:47
ВОТ ЭТО МАКИЯЖ😂
0:56
Просмотров 1,2 млн