Тёмный

7 Samayso Nolosha Kuu Qalanta E09 

Ayub Ahmed Podcast
Подписаться 86 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Qof kastoo ina kamida noloshuu rabo wuu dhisan karaa waxaa la is dheer yahay waa dadaalka, dabci kastoo qofku leeyahay waa tiir ka mida noloshiisa, nasiibka noloshu waa dadaal helay fursad.
inta aad quus dhawdahay waad silci, hadaad qanacsan tahayna qalbiga raaxo ayaad kaga noolaan.
Qaybtaan waxaan kaga hadli doonaa wax yaanaha ay tahay inuu qofku badalo ama hortaagan qofka.

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 75   
@khadiijoabukar8640
@khadiijoabukar8640 4 месяца назад
Wawtigan hada kudhageysanayo waxan jogaa shaqo wn kudhagesta Wana kutagera balse Hal mushkilad aya iheysata taaso ah wax walbo inan sameyo wn kajeclahay niyada balse sameyntoda aya igu adag subxanalaah alle ha ifududeyo midaas Quran wn aqrista wn soma wan salada xarirka reabigey wn wanajiya alx Wana shaqesta nolosheyda iyo tan familkeyga wn kufilanahay alx
@AyaanXuseen-tk1to
@AyaanXuseen-tk1to 4 месяца назад
Allah is one 😢☝️
@AMiNBushuP
@AMiNBushuP 3 месяца назад
Allah is the king of everything allahu akbar
@YahyejamalYahyejamal
@YahyejamalYahyejamal 3 месяца назад
Allahu akbat
@Ahmed23j-q
@Ahmed23j-q 2 месяца назад
Allahu akbar
@Sahruush
@Sahruush 4 месяца назад
Xaqiiq wllhi qodabka 1aad😢lkn maclin subixii cashar ban ka galaa so cadi mha Jazakallah my Teacher Ayoup Ahmed ❤❤
@UpdikadirZaaha
@UpdikadirZaaha 4 месяца назад
Xqiiqdaa waxay tahay in dhalinta somaliyeed ay haadaan kasii dhcayeen blse ilaahay mcalin ayuub buu inoo soo diray Alxm❤
@nabiilcade5906
@nabiilcade5906 4 месяца назад
Wlh waxa dhihi karaa waxa ugu muhiimsan ee qofka u heesta wa cafimadka io nabada taas aya farxada keenta io mushkilada taagan marke xalisanto . Marka labada laga soo tago lacagta wafuraha mushkilad waliba markaas taagan ku xalineezo Sida ina daawo rabto oo dibada lagu qaadayo ,gabadha kugu qiimeso ina tahy qof jeeb furan, guurka, wax barashada xita lacag kaga bahan tahy al xaasil lacagta wado kasto ay kugu imaado ama tuugso ama shaqeeso ama dadka dhac wa fure. Blse taasi macnaheda maha in dadka la dhaco ama la tuugsado shaqo sharaf leh shaxaad wa ceeb
@xiyock2419
@xiyock2419 4 месяца назад
Ayubow sahib sanad ka hor ayaan qorshaystay inan moobilka ubadalo meel aan wax ka barto intaan wakhtigaga iskaga lumin lahaaa imika waxan ka bartay oo aan wadaa luuqada Englishka markan moobilka furana waxan galaa application lagu wada sheekeysto English iyo website aan ka barto luuqada iyo youtube oo an ka dhagaysto podcast iyo iwm. Markaan English ka bartana waxan ku xigsiinayaa carabiga insha allah waa Goal kayga labaad. Maanta moobilku aniga wllhi guul weyn ayuu ii horseeday thankz my phone📱
@CaliTake
@CaliTake 4 месяца назад
Sxp sidee
@CaliTake
@CaliTake 4 месяца назад
Ubaratay
@ilhaanmohamed5054
@ilhaanmohamed5054 Месяц назад
Maşhalah
@hindajibriil5611
@hindajibriil5611 3 месяца назад
podcast dhalin yarada 20 jirka soo gali plz Ustaad mahadsanid👍
@XaliimaWacan
@XaliimaWacan Месяц назад
Mahadsanid wlhi wax badan Ayaad naftayda ka bedeshay ❤❤❤❤❤
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 4 месяца назад
Shukran jzakalahu khyrul jazaa allh haku xafido 🤲 hana kuu dhowro adi iyo awlaadada iyo dhamaan familka waxan ugu jeclahay markaan arko sida runta noogu sheegto oo nagu dhiiri galiso iyo waqtigaga sida aad noo siisto allh haku runeeyo wax walbo aad jeceshahay oo raali uu kayahay rabigayga haku waa fajiyo🤲adi iyo qof walbo islaam ah iyo ani xitaa allh ha unaxariisto hooyo iyo dhamaan intii qof walbo islaam ah
@JilleyAliIbrahim
@JilleyAliIbrahim 4 месяца назад
Thanks for your helping, be happy where ever you are dear teacher.
@Hassan_Vip.
@Hassan_Vip. 4 месяца назад
Nolow ayuub ilahy cimri dheer haku siiyo wll waxan donya inan mustaqbal qurux badan samaysto america si aan ku aado ayan radinya waxa aad igu dhanto igula tali
@AasiyoGeedi-kk4uq
@AasiyoGeedi-kk4uq 4 месяца назад
Wll markuu kula taliyo iso sheeg ana qalbi ka dhoof ahye
@HodanMaxmod
@HodanMaxmod 3 месяца назад
الله يجزيك الخير الله يحفظك Walal illahey hana soo hanuuniyo hadan soomali nahey Xaqadana illahey hanagu sugo
@Amal_x9e
@Amal_x9e 4 месяца назад
Mansha allh allahuma barik kheyr badan Alle haku siyo best teacher
@FadoumaKhaireh
@FadoumaKhaireh 3 месяца назад
Asc hn mahadsanid dhirigalin farbadn Ayan kahila fidiyshada
@adnanshanaana5614
@adnanshanaana5614 Месяц назад
Best Somalia 🇸🇴 motivations podcast Ayub ahmed respects bro keep going mate 🫡🫡🫡🙏🙏🙏👏👏👏👏
@xeyd2817
@xeyd2817 2 месяца назад
Shukran Ustaad
@Muniiiiitamaxamad
@Muniiiiitamaxamad 4 месяца назад
Thank you ustaad ayuub ahmed allah hku xiftiyo if iyo aakhiraba❤😢❤❤
@kimmaria2345
@kimmaria2345 4 месяца назад
Thanks ustaad ayuub wlhi wxyaalo bdan baan kaafaiday jazakallaah
@mulkiyaasiin8201
@mulkiyaasiin8201 3 месяца назад
Shukran ustd❤
@mahdisamatar8469
@mahdisamatar8469 3 месяца назад
Mashallah barakallah👏👏 ustaad
@MaxamedWarsame-fu6lb
@MaxamedWarsame-fu6lb 3 месяца назад
Walhi markan dhagestay walked ayub ad ayan oga helay wall Alha kuxifdiyi😊
@yaxyexassan1999
@yaxyexassan1999 4 месяца назад
Mashllh Alle haku cifdiyo macalin
@nimcosuleiman4714
@nimcosuleiman4714 4 месяца назад
Allah yakramuka Mr ayuub ahmed😊😊
@asmaomar7113
@asmaomar7113 3 месяца назад
Macalin Ayuub mahadsanid
@HassanHamud-kq7ho
@HassanHamud-kq7ho 2 месяца назад
KU SALIGA NABIGA❤
@MariamAhmed-st9tz
@MariamAhmed-st9tz 4 месяца назад
Mashallah mashallah jazallahu khyr wllo Allah haku barakeyo
@Najmadhool
@Najmadhool 3 месяца назад
Kumahadsanid dhiiragalintaada wl Alle hakaa abaalmariyo.
@Kingramesh11
@Kingramesh11 4 месяца назад
Mhdsnid wll Ayuub
@AMiNBushuP
@AMiNBushuP 3 месяца назад
🤴 Ayub ahmed mahadsanid wll
@mustafmaxamed4060
@mustafmaxamed4060 4 месяца назад
Aniga maal galin yar hadaan heli lahaa wllhi hor mar ayaan gaari lhaa ilaahay ka sukow
@mulkiyaasiin8201
@mulkiyaasiin8201 3 месяца назад
Allle Haku sahlo pro wa hele l.a salaatullelka badso waxa jeceshahyna alle wediso l.a❤
@AasiyoGeedi-kk4uq
@AasiyoGeedi-kk4uq 4 месяца назад
Hdan kaco subixii grigaba ii tagan alx aroortii mobel ma fiiriyo😊😊
@MAARKOCali1997
@MAARKOCali1997 2 месяца назад
Sxp xirfad laga shaqeyn karo sheeq
@adanabdullahiabdi126
@adanabdullahiabdi126 4 месяца назад
Thnks ustad aad baa u mahasanthy
@sharafadali1743
@sharafadali1743 4 месяца назад
Thank you my brother 🙏🙏
@maryanidle4591
@maryanidle4591 4 месяца назад
Maslh, great video
@Anissa_Saeddd
@Anissa_Saeddd 4 месяца назад
Ayuub Wll Podcast gaaga Mxa kugu qoran Waan waayaye
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 4 месяца назад
Midka hda kadawanesid waye
@mohamedabdi4293
@mohamedabdi4293 3 месяца назад
Wll hena falastiina Aan uduceyno Inshaa Allaah walaliyaal
@Almaaz133
@Almaaz133 4 месяца назад
Mahadsanid ustaad🥰
@AmalMohmeth
@AmalMohmeth 4 месяца назад
ayuub wll adoo raaliya arinkan iga soohadal , in kastoo in badan kaso hadadhey arimahan lkn wll kan hada an kuu sheego wx iga sheeg ,iiga tali , wll wxn jeclaahey nin .ninkina wn ushegtey isagon kalabalabeen wxu idhahey wxd iga rajeneyso iyo wx ka wanagsan ba wad iga heli ,wll wn ku farxey se inta daban is lama hadalno .oo wn isku cusub nahey ,ee dhib ku wx weye mrkan waco wxu idhaha wxs mrkn dhameeyo ayan kugu soo celinayaa oo dib uma arko , hdi an fariin uqorana 2 malin kadib ayu eegayaa wanu iska dhaafaya isa gon jwb kaso bixineyn , aniga wxn dareemey in aan kaligey wx jeclaadey oon cidlo taganahey ,wll mxd igula talin laheed
@RoyalRoyal176
@RoyalRoyal176 4 месяца назад
Wlly faraha ka qaad oo ha danyn markuu ogado in aad soo radinyn oo ucalacalyn ayuu kuu soo labanyaa ❤ tijaabi kaliya
@Siciid-z7f
@Siciid-z7f 4 месяца назад
1.Mopilka isticmalkisa Iska yare malinti 1 sac isticmal ?2..Quranka iska Akhriso 3..Tasbixda badso?4..Massage ki ad udirijirtay Haudirin ..Ha wicin marku kuso waco Hadhawban kuso wacaya dheh iska dhig mid mashQulsan Wax walba oxagisa kaga yimid Delete sawirkisa massage yadisi Labo Rakcadod tuko Alle Kabari Hadusan dacadku Ahayn inu Qlpigaga kaga saro😢Ana itijabiyay intaso dhan wana kugulaystay Abayo waxan Rajayna ina taladayda Qadato
@xiyock2419
@xiyock2419 4 месяца назад
Hadan walal anu talo ku siiyo Saad sheegtay ninkan waad isku cusub tihiin. Waligaana nin aad isku cusub tihiin jacayl looma sheegto. Laakiin wey dhacday ee imikad dhowdaheee hadanu ninkani ahayn nin kusoo jeeda oo ku daneynaya Saad udanaynayso kasii soco ragu wey badan yihiin rag ku jecelna wey jiraanee kuwaa ujeedso. SADEX MID KALA DOORO :::: 1=inaad nolosha la wadaagto qofaad jeceshahay. 2=inaad nolosha lawadaagto qof ku jecel. 3=inaad nolosha Lawadaagto qofaad aad isku mid tihiin jacaylkiinu.
@AmalMohmeth
@AmalMohmeth 4 месяца назад
@@RoyalRoyal176 aaad ayad umahad santahay wll wn tijaabinayaa Alle haku barakreto
@AmalMohmeth
@AmalMohmeth 4 месяца назад
@@Siciid-z7f aad ayad umahad santahey wllshy qli Alle haku barakeeyo
@hidocali4651
@hidocali4651 4 месяца назад
Shukran abti mcn❤
@idiljama0101
@idiljama0101 4 месяца назад
Thankis bro❤
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 4 месяца назад
Ilhey haku xafido ustaad lkn ani go aan xuma ihayso waqtigy bdanaa tiktok aa qato malmo malma neh waa roonhy markaa ku dawado go aana garaa hda neh waaka bxaa😢
@MaxamuudCaliDiirye
@MaxamuudCaliDiirye 4 месяца назад
Wll anaa talo ku siin aad tiktok go,aan oga qaadan karto waana mid anigu guleestay
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 4 месяца назад
@@MaxamuudCaliDiirye I sheeg abwe😥
@xiyock2419
@xiyock2419 4 месяца назад
Walal tik,tok wakhtigii kaaga baxayey inaad online wax ka barato website na aad iska xaadiriso markaa. Wakhti uma helaysid tik tok hadad wax faaiido leh ku mashquusho
@hodmanabdi-s1o
@hodmanabdi-s1o 4 месяца назад
@@MaxamuudCaliDiiryemxa wye wllo taladas wn rapaa
@MaxamuudCaliDiirye
@MaxamuudCaliDiirye 4 месяца назад
​@@nasrasaid4665OK wllo diyaar waaye meeshan number laguma soo qori karo xagee kaasoo qabtaa
@CabdiFautaaxa
@CabdiFautaaxa 4 месяца назад
Thank you Pro
@abdihakim5749
@abdihakim5749 3 месяца назад
Wll ayub sxb muqadada Ayan ubahan inan barteyda tiktok galiyow inan iska qato marabi wyo adiga Aya waqti galiyeye marka inad ogolatid jeclan laha sxb
@Aboowe_Mahamed
@Aboowe_Mahamed 4 месяца назад
Masha alllah
@mahmuudmahmuud6766
@mahmuudmahmuud6766 4 месяца назад
Mon seule et unique ❤
@MonbellefilleOumal
@MonbellefilleOumal 3 месяца назад
Wan ruda dha Wan Kahela ximadadha
@ENGABDIHAMID
@ENGABDIHAMID 4 месяца назад
AAD IYO AAD UMAHADSAN TAHAY HOW NOGU SHARE GARAYSAY
@MuniirNazir
@MuniirNazir 4 месяца назад
@xamdamakeupofficiallmoh2548
@xamdamakeupofficiallmoh2548 4 месяца назад
Ayuub codkaga maxaa ka khaldan manta ma dureyba ku haya codkaga waxaan dareemaya iney waxka khaldanyahey
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 4 месяца назад
Haaa Allaha ku sharfo wax badan ayaad dhegaysatay codkayga ayaantaan allergy ayaan dareemayey codkayga badallay
@xamdamakeupofficiallmoh2548
@xamdamakeupofficiallmoh2548 4 месяца назад
Ayuub inbadan hadu qofku dhagaysto micnehedu maha inuu qayb codkaga inbadan waxaad dhageysata hadan anaad waxba ka xasuusan lkn Subxanalaah codkagu cod walba wuu iga duwaan yahey malmalaahan wayo adoon so dhigin video waxaan ka fikira tolow maxaa ku dhacey siduu yahey hadna nafteyda waxaan u sheeg u nabad qaba ilahey wax ku dhiba kuma tuuso ayuub
@xamdamakeupofficiallmoh2548
@xamdamakeupofficiallmoh2548 4 месяца назад
@@ayubAhmedPodcastilahey codkarnimada hadalkarnimada haku dayo
@mabdulahiabdi1039
@mabdulahiabdi1039 4 месяца назад
keeping ❤❤
@Jigbaba
@Jigbaba 4 месяца назад
Pin ❤🎉 ayuub thank you god bless you wll
Далее
10 Nolosha qalbiga farxad ku BEERTA E08
35:38
Просмотров 47 тыс.
10 Dadka FARXADU ku yar tahay u waayeen
33:11
Просмотров 45 тыс.
Тренд Котик по очереди
00:10
Просмотров 335 тыс.
Adigu Is Kaalmee Way Kuu Noqon Sidaa Rabto
8:00
Просмотров 33 тыс.
DIILINTA DHAMAADKEEDA
20:29
Просмотров 11 тыс.
Adigay Kuu Taallaa Qof Dantiisa U Taagan
11:07
Просмотров 51 тыс.