Тёмный

7 Talaabo Oo Aad Ku Kordhin Karto AWOODA MASKAXDAADA 

Wax Ka Barro
Подписаться 426 тыс.
Просмотров 119 тыс.
50% 1

☀️ KA DALBO HALKAN BUUGAAGTA LOOGU IIBSASHADA BADAN YAHAY EE WAX KA BARRO 👇
Buugaagta Kala Duwan Ee Wax Ka Barro► bit.ly/2R8hH0w
Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha► bit.ly/2RblqKX
Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay► bit.ly/2XJbpae
Sida Saacad Gudaheed Loogu Ogaado Qofka Ku Jecel► bit.ly/2XefNkE
Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay► bit.ly/2KEPXiW
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
🤔 XOG KU SAABSAN WAX KA BARRO 👇
Wax Ka Barro maaha Channel aad ka heli doonto farsamooyin bilaa tayo ah ama tabo aan waxtar lahayn, balse waa meel aad ka heli doonto farsamooyin awood badan oo waxtar leh oo ku salaysan cilmi nafsi iyo cilmi baadhisyo mudo dheer la samaynayay kuwaasi oo si weyn u anfici doonaa noloshaada.
🤔 Muxuu Wax Ka Barro Kaga Duwan Yahay Channels-ka kale
★ ISBADAL DHAB AH: Waxa hubaal ah in marka aad ku xidhnaato ee aad daawato muuqaalada Wax Ka Barro Ay noloshaadu isku badali doonto dhinaca fiican.
★ XOG KU SALAYSAN CILMI NAFSI: Wax Ka Barro ka heli maysid talooyin aan macno buuran lahayn balse waxaad ka heli doontaa farsamooyin iyo talooyin awood badan oo waxtar leh oo ku salaysan cilmi nafsi.
★ XOG AAD KU DABAQI KARTO NOLOSHAADA: Dhamaan talooyinka iyo farsamooyinka aan Wax Ka Barro kuugu sheegi doonaa waa qaar aad dhamaantood ku dabaqi karto noloshaada.
★ WAQTIGAAGA QAALIGA AH OO AAN KUU DHAWRAYNO: Waxaan aad u danaynaynaa waqtigaaga qaaliga ah sidaa darteed waxaan kuu soo gudbinaynaa xogta ugu badan ee suurtogal waqti aad u kooban gudihii.
★ DAACADNIMO: Muuqaalkasta oo aan kuu soo gudbino iyo mawduuc kasta oo aanu ka hadlaynaaba waxay dhab ahaan si daacad ah uga hadlayaan mawduucaasi waxa uu ku saabsan yahay.
SII GAADHSII ASXAABTAADA IYO DADKA AAD JECESHAHAY
Haddii aad garanayso dad u baahan xogta uu channe-kani so gudbiyo fadlan sii gaadhsii oo la wadaag.

Хобби

Опубликовано:

 

10 май 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 77   
@muxsina5395
@muxsina5395 5 лет назад
Mahadsanid anigon dhagaysan ayan komment bixinaya number one 🤗
@nuurmhachennal9499
@nuurmhachennal9499 5 лет назад
Waxaam ahay ninkio ugu horeey ee daawado muuqaalkaam fadlan like ii saar
@Cabdiqaadir-cv9nx
@Cabdiqaadir-cv9nx 2 месяца назад
À
@suleimanabdirahman6929
@suleimanabdirahman6929 5 лет назад
Cabdirizaaq Faarax zxp muddo badan waad maqnayd waxaad se kusoo beegantay anoo medicine dhigta oo xasuusta macluumaadku xoogaa igu adagtay ... mahadsanid
@khalidshadow5102
@khalidshadow5102 5 лет назад
Horo usoco macalin C/RISAAQ waxaad mar waliba no so gudbisa dhirigalin&kalmado waxtar leh yaa ino diiday inaan 200k iyo waxkabadan kusiino insha allaah waad gaari hamigaga
@dramc816
@dramc816 5 лет назад
Masha allaah jazaka Allaah kheyr
@abdirahmanyusuf5151
@abdirahmanyusuf5151 5 лет назад
Mahadsanid c.risaq farax run ahantii waxaa kaa fa iday wax yaabo ad ubadan ilahey maskaxdada iyo xir fadaada haku siyadiyo
@zackelmi2202
@zackelmi2202 5 лет назад
Pro keep going ❤❤ Dhipkaan anoo idugaa zhady wlh
@ugbadbare1062
@ugbadbare1062 5 лет назад
mnsha Allah wd ku mahad santahay wllky
@jamiilanuux2118
@jamiilanuux2118 5 лет назад
Masha allah❤
@naftaqalbi6125
@naftaqalbi6125 5 лет назад
jzklh wll Ramadan Mubarak ❤❤
@umiirabintudahirumiirabint3326
@umiirabintudahirumiirabint3326 4 года назад
Aad ayad umahdsantihiin جزاك الله خيرا جزا
@omarmohamedali6889
@omarmohamedali6889 5 лет назад
thanks brother
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 5 лет назад
*Mahadsanid sxb*
@husseinmursal7830
@husseinmursal7830 5 лет назад
masha allah mahadsanid walalo
@wardaquruxmohammed9269
@wardaquruxmohammed9269 4 года назад
Masha Allah wllo Allah kuu kordhiyo cimigaaga shukrn
@abuubakarsheikh5309
@abuubakarsheikh5309 5 лет назад
Mahadsanid sxb wax badan baa iga ife👍
@nimcocabdullahi9422
@nimcocabdullahi9422 5 лет назад
Thank you
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 Год назад
Shukran prother ♡
@Ikram252-u3u
@Ikram252-u3u 5 лет назад
Mahadsanid
@halahalaaamuniirwadani6745
@halahalaaamuniirwadani6745 5 лет назад
Thanks
@foziyacawil4774
@foziyacawil4774 4 года назад
Ilahay khayrkeda haku siiyo
@jackplayer6240
@jackplayer6240 3 года назад
Mahadsanid wll We wanna More video
@nimaodiamond5179
@nimaodiamond5179 5 лет назад
Mhdsanid macalin alleh haku sharfo waa mowduuc aan inbadan ubaahna
@dallealiupdalla8343
@dallealiupdalla8343 5 лет назад
Thankz our hero
@user-zr9eh3xl7b
@user-zr9eh3xl7b 4 года назад
وَعَلَيْكُم السَّلَام وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎ جزاك الله خیرا یا اخي عبد رزاق بارك الله فیك
@Sirabdalla66
@Sirabdalla66 5 лет назад
Waad mahad san tahay big bro abdirizak aad buu ii anfacay wallahi
@umalkhairkhadar7506
@umalkhairkhadar7506 5 лет назад
Abdirisq faarax rabi haku dhawro wll.
@muudhestlovehooyo947
@muudhestlovehooyo947 2 года назад
💯 keep going bro ✌️
@Raash38
@Raash38 5 лет назад
M.a qoraa ad u wacan 😍😍😍😎
@deeqaxmed4778
@deeqaxmed4778 4 года назад
Naasaha Allah baarakalaah
@mohamedabdihakim9657
@mohamedabdihakim9657 5 лет назад
Mashalah
@luulmacalindaahir1064
@luulmacalindaahir1064 2 года назад
Msha allah waan kahelay wll weyna iancisay iwish you all of the beast
@adeeghayemarket
@adeeghayemarket 5 лет назад
Mnsha aalh tababare sare mahadsnid
@omarbuuxabass2438
@omarbuuxabass2438 2 года назад
Keep going
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 5 лет назад
Every time I know you are a good person 🙏 allah is my strength and my strength is sufficient for you my teacher is my salvation insha allah 👌👌👏👏
@mobaricmario1210
@mobaricmario1210 5 лет назад
First❤️
@birlaqeaxmed2923
@birlaqeaxmed2923 5 лет назад
Pozz hore usoco lph
@mohamedabdiali4602
@mohamedabdiali4602 5 лет назад
Waad mahadsan thy zxp
@AbdoAhmed-gz7nk
@AbdoAhmed-gz7nk Год назад
Wll mahadsanid linkin qofka cutoyinka' helikarin sidu ugudadalikaraya xususta
@HEERSARE13
@HEERSARE13 5 лет назад
Aad ayaad u mahadsan tahay all ustaad cabdirisaaq faarax
@maxameddeeq7239
@maxameddeeq7239 5 лет назад
Waan kuu istaagay libaax 🙏🙏🙏
@user-jn1en9wi6b
@user-jn1en9wi6b 8 месяцев назад
Shp waa fikir fiica ❤❤❤❤❤100000000000followaris
@miciraajisiraajicabdi7410
@miciraajisiraajicabdi7410 4 года назад
C/risaaq faarax alle ha ku dhowro
@najaadabdihakimaden9166
@najaadabdihakimaden9166 5 лет назад
Masha Allah adeerkay
@WaxKaBarroo
@WaxKaBarroo 5 лет назад
Najaad Adeero waan ku salaamay :)
@halahalaaamuniirwadani6745
@halahalaaamuniirwadani6745 5 лет назад
Pro
@axmedcali8114
@axmedcali8114 5 лет назад
Wll c/risaq waa lagu tebey khayr ma ku maqnayd
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 года назад
Hadaa ma shar buuku maqnaa
@huskamohamud7230
@huskamohamud7230 5 лет назад
Mahasanid wall
@shamsocalimaxamed6347
@shamsocalimaxamed6347 2 года назад
Waa janal wanagsan
@abdirahmanomar2940
@abdirahmanomar2940 5 лет назад
Qatar
@khaalidbiijo870
@khaalidbiijo870 3 года назад
Than you
@mumaabdulle6175
@mumaabdulle6175 2 года назад
Mansh allah
@cabdirisaaqmaxamuud6358
@cabdirisaaqmaxamuud6358 Год назад
Ok
@mustafacabdi1959
@mustafacabdi1959 3 года назад
Asc
@deeqhanad8213
@deeqhanad8213 4 года назад
Shugran wllo jisaakalaahu khayr wllo
@ameencabdilahi8618
@ameencabdilahi8618 4 года назад
Ma had sanid wllo
@subeermohamed4034
@subeermohamed4034 5 лет назад
C/risaaq faarax waa lagu waayey in dhawayd bro come back bro
@abdirisak7041
@abdirisak7041 5 лет назад
Ustad hadad aragto message keyga, waxan ka cudsana inaad arimaha jaceka noga so hadasho. Mahad sanid.
@user-vn7in1kk7k
@user-vn7in1kk7k 5 лет назад
Latest
@hibadmohamed3981
@hibadmohamed3981 5 лет назад
Shugran maclin
@user-jn1en9wi6b
@user-jn1en9wi6b 8 месяцев назад
Wan ku istaagay libaaax rag caawiye
@behonest6989
@behonest6989 Год назад
Waxkabaro cam back pro
@shukriyaa1810
@shukriyaa1810 3 года назад
wll mhdsanid aniy 2bil ayan wayay xusus teyda oo waxaba layaaby xaly wan xasuusa karaa lkn haben horaad ma xasuusa karo 😥kaga daran asxpteyda xitaa ilayaaben 🕝waqtigan kudhaqaaqy sidee igu solaaba lahayd maskaxdeyda😥🕝
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 3 года назад
Ma ku soo laabtay hadda alllah haku caFiyee
@Cabdiqaadir-cv9nx
@Cabdiqaadir-cv9nx 2 месяца назад
❤😊a😊
@cabdacasissalaadxaashi5923
@cabdacasissalaadxaashi5923 5 лет назад
Wcs walaal waxaan rabnaa qofka markoo isbadal damco maxuu ugu fashilmaaa go aan gaaro oo uqaban waayaa mahad sanid
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 5 лет назад
Wad mahadsan tahay
@ayaan6126
@ayaan6126 Год назад
😢😢😮
@farxanaweesfarxanyare1309
@farxanaweesfarxanyare1309 3 года назад
M,a
@user-tb3nc8hl4p
@user-tb3nc8hl4p Год назад
Wall side ku gari kara hor markayga 😥 Palace iso sheg wall 😭😭
@cabdinuurkhadar7424
@cabdinuurkhadar7424 Год назад
hhhhhhhhh
@walaalkamuslims19
@walaalkamuslims19 2 года назад
Wax Badan ayaad Naga caawisay
@world_music1383
@world_music1383 4 года назад
Thanks
@mustafeiidapdi8590
@mustafeiidapdi8590 3 года назад
Mansha allah
Далее
Наше обычное утро 💕
00:42
Просмотров 190 тыс.
Я ВЕРНУЛСЯ 🔴 | WICSUR #shorts
00:57
Просмотров 1,6 млн
Получилось у Миланы?😂
00:13
Просмотров 867 тыс.
7 Caado Oo Burburin Kara Noloshaada | Ka Digtoonow
8:45
Maxay dadka Caqliga badan u leeyihiin Saaxiibo yar
4:46
Телега - hahalivars
1:00
Просмотров 1,9 млн
ВЫХЛОП НА ЯПОНЦА TWIN LOOP #shorts
0:52
Просмотров 798 тыс.