Тёмный

AABO SURPRISE QAALI AH II SAMEEYE MA FILEYNIN FARXAD DARTEED….? 

King Ceyda
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 195 тыс.
50% 1

#king #ceyda

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 670   
@nuuramukhtaar2350
@nuuramukhtaar2350 3 месяца назад
Team cayda wax iga xanunsan abahey igu soduceya 40 qof ducadooda Waa la aqbala blz 😭😭😭😭😭😭😭😭
@Muzi3789
@Muzi3789 3 месяца назад
Allah ha ku cafiyo abyo😢
@Yaasmiin-baasaale
@Yaasmiin-baasaale 3 месяца назад
Allah cafiyo aabe 🤲
@MariaSiyat
@MariaSiyat 3 месяца назад
Allah haku cafiyo wllo😢
@Najma_emaan
@Najma_emaan 3 месяца назад
ILahay caafimad taama ha ziiyo I.a❤😢
@naimadahir519
@naimadahir519 3 месяца назад
Ilhy ha cavio I.a aba
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 3 месяца назад
21:17 Aabo Cabdulqaadir is not easy Team walbah wuu yaqaanaa ileen wiilkayga saalax wiilkayga macalimo gabadhayda Amiira ayuu dhahay maasha Allah ❤🎉 Adeer hadiyadaadi Quruxda baydnayd way soo gaadhay wiilkaaga 4 bilood ka hor ceyda o waalidka ka farxinaya baan la soconay hadana waalidka ayaa ceyda ka farxiyay maamada boorso dhar eh iyo 15 bay u keentay Aabahana waad aragtaanbo cammarad qaali eh ❤ masha Allah Alle ha isku kiin daayo 😢❤
@KaltuunAxmed-k1s
@KaltuunAxmed-k1s 3 месяца назад
Aamiin❤❤
@LuunuuuAli
@LuunuuuAli 3 месяца назад
Amiin yarabi ❤😢
@sagalapdy368
@sagalapdy368 3 месяца назад
Dadka aabayaaasha haysta waa naga nasiib badan yihiine alleh ha idiin daayo dhamaaantiiin 😢
@KowserWalashed
@KowserWalashed 3 месяца назад
Saa.id😢
@fadxiyaibraahim5486
@fadxiyaibraahim5486 3 месяца назад
​@@KowserWalashedXaqiiq ❤😭😭
@MaxamedXuseen-f5z
@MaxamedXuseen-f5z 3 месяца назад
Ani aabe ma haysti 😢😢😢
@VipSss-o5y
@VipSss-o5y 3 месяца назад
Sorry wlshy 😢​@@MaxamedXuseen-f5z
@sagalapdy368
@sagalapdy368 3 месяца назад
@@MaxamedXuseen-f5z alleh haunaxariisto wllo 🥺
@Nafisoaley-jo3um
@Nafisoaley-jo3um 3 месяца назад
Inta umalese inuu Abhiis imade ceyda 😂kadibna uu Safarka ka Hari rawo😢😂
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 3 месяца назад
Team king ceyda one like 👍 ❤
@mamamadiina2207
@mamamadiina2207 3 месяца назад
Abaauo
@DelpieroHassan
@DelpieroHassan 3 месяца назад
𝘴𝘢𝘮𝘪𝘰 𝘸𝘢𝘯 𝘬𝘶 𝘵𝘢𝘨𝘦𝘦𝘳𝘰 𝘢𝘢𝘣𝘢𝘢𝘺𝘰 𝘮𝘤𝘯🥺❤️‍🩹
@nuuradiincabdi8035
@nuuradiincabdi8035 3 месяца назад
Zamiyaa❤❤❤
@culusowboy1518
@culusowboy1518 3 месяца назад
Form ceyda
@wllshaadalipio3437
@wllshaadalipio3437 3 месяца назад
Scw
@Dagan9322
@Dagan9322 3 месяца назад
Ibra ka Dabra ninkaas waa nin wagaasan siduu Salax xanunka ula qaybsaday u caaawiyey mhdsnid bwe
@SagalAxmed-up1do
@SagalAxmed-up1do 3 месяца назад
Abe sida ceyda ugu farxise ilahey hakafarxiyo 😫💞🫂
@MuniirocllaahiMuniiro
@MuniirocllaahiMuniiro 3 месяца назад
Hadaa nhy team Cayda farxadiisa waa farxadeena please wax yar baa ugahadhay 1m uga hadhay aan gaarsiino
@Billiondhan37
@Billiondhan37 3 месяца назад
Dadka aabayasha haysta waa naga nasiib badn yihiine💔allha ha idiin daayo dhamaantiin😢inta aabahow dhintay illahey ha unaxariisto like me 🤲😭
@dytffttg6491
@dytffttg6491 3 месяца назад
Wllo abhey wano nolyahey hadana waxna mano tarin 😥
@Billiondhan37
@Billiondhan37 3 месяца назад
@@dytffttg6491 aabe soo madhaheesid intaas kabadan 🥲
@KaltuunAxmed-k1s
@KaltuunAxmed-k1s 3 месяца назад
Aamiin inshaa allah❤❤
@BARNAAMIJKAWACYI
@BARNAAMIJKAWACYI 3 месяца назад
No😢😮😅😊😂​@@dytffttg6491
@hanankhadar3166
@hanankhadar3166 3 месяца назад
Haisku jilcin fadlan qof an wxba ku taryn ka fagow wllhy kula mid ahay lkin iygaa inasoo daba carraya hadhow hasugi waayen inuu nafsigiinu qabto 😢😢😢😢😢 sorry abaayo
@SahraNuur-g9u
@SahraNuur-g9u 3 месяца назад
Team cayda io Amiira love saar ❤
@NajmoMuhudiin
@NajmoMuhudiin 3 месяца назад
King ceyda inta ila tagerta like ta 👍 😂
@SundusSaid-p1h
@SundusSaid-p1h 3 месяца назад
Alla ceydow waxan rajeynaa aabo iyo hooyo familkaga dhan inay ku yimadan marka garto 1 million ka🥺🥰
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 3 месяца назад
M.a ilahey ha Kuu dhaafo Aabe Mcn ❤❤ wllhi waalidka Malaga kaftamo m.a yaqay❤❤❤🎉🎉🎉 team Ceyda inshallah coming soon Mr 1M 🎉
@AnasMohamed-gw6kb
@AnasMohamed-gw6kb 3 месяца назад
Team ceyda inta aabahow dhintey illahey ha unaxriisto like me 😢❤ Inta unolna illahey caafimad iyo cimri dher Allah siiyo❤❤❤❤
@KowserWalashed
@KowserWalashed 3 месяца назад
Aamin 😢
@ashaadan5992
@ashaadan5992 3 месяца назад
Amin ya rabi 😢
@Abshir095-vl4so
@Abshir095-vl4so 3 месяца назад
Aamiin yarabii
@ayaanabdimusse9273
@ayaanabdimusse9273 3 месяца назад
Allahayo unaxaristo abahayashen na dhinteen,janatul fardowsa Allah kan warabiyo
@aweysshiikhmaxamed5886
@aweysshiikhmaxamed5886 3 месяца назад
Amiin yarbi 🤲🤲
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 3 месяца назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤🥹
@NashadMaxamad
@NashadMaxamad 3 месяца назад
Scw❤
@ftmabeb1239
@ftmabeb1239 3 месяца назад
❤❤
@NawaalAhmed-gp6ul
@NawaalAhmed-gp6ul 3 месяца назад
Scw
@NastehoGuedi
@NastehoGuedi 3 месяца назад
Swc swc swc swc swc swc ❤❤❤❤❤
@mukhtarabdirahman2047
@mukhtarabdirahman2047 3 месяца назад
Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@naimadahir519
@naimadahir519 3 месяца назад
Ceyda Waa Naga maseyrsinowsaa wlhi ilhy abo io hyo hakuu dayo
@Fariihachannel1
@Fariihachannel1 3 месяца назад
Asxabta King Ceyda iso boqda walaladey allah waxaa jeceshihiin ha idin siiyo please gacanta isara 😍😍
@Ronaldo-c2s7o
@Ronaldo-c2s7o 3 месяца назад
Dunidan ma soo marin ruux ka sharaf badan nabi Muhammed scw❤❤
@LibanDjamaDjama-bl6gj
@LibanDjamaDjama-bl6gj 3 месяца назад
Haa warun wll
@NasrinamohamedabdiNasrinamoham
@NasrinamohamedabdiNasrinamoham 3 месяца назад
صلي الله عليه وسلم
@DeeqoSiman-b2q
@DeeqoSiman-b2q 3 месяца назад
Masha allah aabe macan allaha barakeeyo waxo rabaa farxada wiilkiisa jh
@SundusCabduwahab
@SundusCabduwahab 3 месяца назад
Hooyaday Ayaa iga xanunsan iigu soo duceeye asxbey
@LuunuuuAli
@LuunuuuAli 3 месяца назад
Allaha ku caafiyo abayo ❤😢
@maryanabdirahan4802
@maryanabdirahan4802 3 месяца назад
Ilahy hakucafiyo wll
@RiyaanOmar
@RiyaanOmar 3 месяца назад
Wee nasib bdn yhn dad uu abahoda u nolyahy😢💔
@siciidomacalin5628
@siciidomacalin5628 3 месяца назад
M.a aabo mcn alle haku xafido farxada cayde waa farxadena. Ma hadsanid aabo. Waxaa cayda ukentay anagana waa no kentay thank you aabo ❤
@NawaalAhmed-gp6ul
@NawaalAhmed-gp6ul 3 месяца назад
M.a alla hakuu xifdiyo adina maalintu imaanayo SURPRISE laga yaabo usamee thanks baba ❤❤❤farxadiina waa farxadeenaa guul inshaa Allaah🫡🫡🫡
@mayawasuga1455
@mayawasuga1455 3 месяца назад
He has the best mom dad ever I love his parents. They’re just so amazing. His mom is back home and Somali, but she’s an amazing mom.
@Sacdiyo-rz8bp
@Sacdiyo-rz8bp 3 месяца назад
Masha allh Cayda marka farxasan tahy ana wa farax sanhy hamblayo cayda ❤ team walba aad idin jeclhy 😊
@Cayuni1
@Cayuni1 3 месяца назад
1M coming soon king Ceyda ❤🤴
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 3 месяца назад
Anaa jooga filand aabahiis waa raadina😊😊😊😊😊cayda hayeey😊😊😊😊😊
@Upxeyyy
@Upxeyyy 3 месяца назад
😂
@FaadumokorneelFaadumokorneel
@FaadumokorneelFaadumokorneel 3 месяца назад
Team ceyda one like 😢❤
@HibqXusen
@HibqXusen 3 месяца назад
Ceyda markaad dalxiiska tagtaan maalinkii labo video noo soo galiya yaa igu raacsan
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 3 месяца назад
Kuwan tem laga dhahay m.a❤❤❤tem walbah ❤❤❤
@miskiabdi7300
@miskiabdi7300 3 месяца назад
Alla saalax suu ugu farxy qacda macalimow😂😂😂😂
@king_amiid
@king_amiid 3 месяца назад
Team amiira qurux on like
@lakigaraadciise58
@lakigaraadciise58 3 месяца назад
ilahow dadku abohod nolyey cimriga udhere amin inta😢ay dhinten allaha ha unaxaristo hadaba teamke ku jirta aniy😢😢😢teamka anohid dhintay😢😢
@filsanali9353
@filsanali9353 3 месяца назад
Masha allah inta abahod nol yhy allah udayo aniga 2 bil ano adunka jogo dhintay nasib uma yelan gacantisa inu wax igu siyo 😢balse hoyo kalin walbo iibuxisay allah idayo 😢
@fatumanura1315
@fatumanura1315 3 месяца назад
Sorry abyo Allah unaxaristo abo
@abdishakuralasow2987
@abdishakuralasow2987 3 месяца назад
Ceyda need to learn how to speak properly and stop saying these words yeah, yeah yeah, calaa kuli xaal iyo waa wareey. His communication skills of speaking well is very low, when he talks it seems he isn’t confident or relaxed.
@Safa-xc9xs
@Safa-xc9xs 3 месяца назад
Hadal yaqaan .maahn ninka hhh😅
@abdullahiali3420
@abdullahiali3420 3 месяца назад
He need to learn communication skills
@mohamuse7984
@mohamuse7984 3 месяца назад
Qof ila idea ayaa tahay
@UmuAmiir-y6g
@UmuAmiir-y6g 3 месяца назад
Alle ha unaxariisto abahey mcn😢 qofki abe haysto adunka waa udhameystiranyahay runtii m.a ilahay ha xifdiyo inta nool
@AsliMclnyare
@AsliMclnyare 3 месяца назад
😢😢😢alle naxariis jano ha siiyo aabo abyo ❤❤❤
@canababdifitah1710
@canababdifitah1710 3 месяца назад
amiin yaa rabi
@Abdihamidabdi-l7x
@Abdihamidabdi-l7x 3 месяца назад
Veiws lee lama rabee like hla saro vedio wllyal❤
@SuleekhaMoharab
@SuleekhaMoharab 3 месяца назад
Ax wllhi habashay hadii uu ijoogi lahaa ciil ma qabeeen DADKUNA IGU MA YEEDHEEN AGOOON. AABO YAA KU SHEEGA INAAN KU XIISAY 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@amoonabdilaahi1917
@amoonabdilaahi1917 3 месяца назад
😭sido kale wllo
@fanaxlayissack4630
@fanaxlayissack4630 3 месяца назад
Allah unaxaristo sorry 🙏 walalayal
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 3 месяца назад
Walidinta wy kafrxiyn crurta koooko cameradaqaliga ah walidked ugaday aynti dhweyd m.a❤😢
@ShukriMohammed-c7y
@ShukriMohammed-c7y 3 месяца назад
Amiira wiilka hacaayin siiba xanuunkiisa wajiga hada kasi muuqdaye 😢
@LuunuuuAli
@LuunuuuAli 3 месяца назад
Waxaas waa kaftan ee iyaga isla yaqaanan ❤
@tahlilm6068
@tahlilm6068 3 месяца назад
Aboo mcn aad iyo aad ayaa kuuwataaaaaaaaa haseexan ee dadaal garab kaga waaa anaga I love you my brother ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dytffttg6491
@dytffttg6491 3 месяца назад
Wlh abo uun ba laysku dhafeyy ciil ban la Oyay Dadku ciylkoda wax kuman dolar ah uquran wAlhey waka xumaheyy waxyalo badn anay nolosha ina siin iska samra😢😢
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q 3 месяца назад
Wllo anba wlhi kula mid baan ahaye iska samir aabana mahaysto lkn inaa iska dulqaato weeye waxani waa aduun waana harka labadiisa galin😢😢
@dytffttg6491
@dytffttg6491 3 месяца назад
@@Sacdiya-s7q ha wll waxkale ma awodno iLhey ino qoray قدرالله ماشاء فعل
@xaawocabdicusmaan3518
@xaawocabdicusmaan3518 3 месяца назад
Masha allah ceyda hambalyo aabahaga alle haku daayo aabayasheena odhan alle hano daayo inta aabayashoda dhinteen alle ha unaxriisto qabriga alle ha uwasiciyo amiin yarabi
@Abshir_Ahmed_hasan1
@Abshir_Ahmed_hasan1 3 месяца назад
Team Aabo C/qaadir One Like 👍 ❤
@BurkaAhmed-v7t
@BurkaAhmed-v7t 3 месяца назад
Hhhhh ceyda cade🎉🎉🎉🎉😊
@Team_koko45
@Team_koko45 3 месяца назад
Team cayda 😢
@ayuushbbe1587
@ayuushbbe1587 3 месяца назад
M.a abowe aabe allha kuu daayo aniga nasiibkaa mayeelan 😢😢😢😢 allha unaxriisto dhamaan inta aabahood dhinty 😢❤
@Cabdulahihaverts
@Cabdulahihaverts 3 месяца назад
Team walba fans one like
@MohamedAmin-uj3np
@MohamedAmin-uj3np 2 месяца назад
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado
@sawdarooble4493
@sawdarooble4493 3 месяца назад
Kalmada Imanka alle ka qaad ma fcn hno iska jar Salah imanku waa diinti dhamayd thanks.
@DaganDaahir-ow3zh
@DaganDaahir-ow3zh 3 месяца назад
Ceyda Masha Allah you have the best family in this world hooyo wa ogeyn hadiyadedii aabe na kaba daran Masha Allah team ceyda nahay farxadada wa teena ilahay haku daayo waalidkaga can’t wait 1m🎉❤
@ayuushbbe1587
@ayuushbbe1587 3 месяца назад
😂😂😂 mclimow marwalbo qac hakaayeerto lagacta aan jeclahy waa tii 2waad oo kudhaheeyso 😂😂😂
@Hafzaaaaa
@Hafzaaaaa 3 месяца назад
Macalimoo qac laga yeersiisay yaa dhahay naag islaan la jeclaadaa maskiin 😂❤
@AbdirizakNouri
@AbdirizakNouri 3 месяца назад
ifasir maxee dhahday 😂😂
@ayaanlaki1438
@ayaanlaki1438 3 месяца назад
@@AbdirizakNouri ma ijeceshahy bu dahy maay lcg jclahy dahde 😂😂😊
@naimadahir519
@naimadahir519 3 месяца назад
Alla amiro sedex gacan ku qabo😂😂😂😂
@Sarasiman123
@Sarasiman123 3 месяца назад
Salahjj wa musiibo lugo leh 😂😂
@leyliinanehaaailove2185
@leyliinanehaaailove2185 3 месяца назад
Aabe mcn alllha kuu xfdo ❤️ 😭
@Amiiroqurux2
@Amiiroqurux2 3 месяца назад
Team king cayda one like 👍
@tahlilm6068
@tahlilm6068 3 месяца назад
Aa way team cayda is moojiya heee❤guys ❤❤❤❤❤❤❤❤
@quenafnan5719
@quenafnan5719 3 месяца назад
Waan ku salmay walkey ceeda inolaw ilhey kuma tuuso walkey🥰🥰🥰🥰🥰
@cabdinasir8631
@cabdinasir8631 3 месяца назад
Team king cayda one like 👍
@CaishaCisman-g6q
@CaishaCisman-g6q 3 месяца назад
M.a walalkay. Cayda Allaha kuu xafido aabo mcne❤❤❤
@nasteexocabdi2297
@nasteexocabdi2297 3 месяца назад
Cameraada Ilaali sidii tiii hore camal haka so tagin
@riyaaqmaxamed-w8p
@riyaaqmaxamed-w8p 2 месяца назад
Markaa heesta aabo mcn aa maqlo waa ooyaa illahey haiiga waraabiyo janatul fardowsa aamiin iigu sooduceeya guys😢😢😢😢
@Come524
@Come524 3 месяца назад
Manoqon karaa qofka ugu liketa ❤❤
@Sabiriinfahad
@Sabiriinfahad 3 месяца назад
Ayy king ceyda wlhi farxadada wajeclahy ifaraxsanow abowe abbe thank you so much for the gift 🎁 👑♥️♥️
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 3 месяца назад
Ayy wada jira abid team walba abo mcn ilahy haku xifdiyo😮☺️😊
@Somaligirl-rw7kz
@Somaligirl-rw7kz 3 месяца назад
Team walbah 4ever 🫶
@nuurocolowamiin
@nuurocolowamiin 3 месяца назад
Masha Allaah hambalyo Ceyda ❤❤❤
@raxma-up2xm
@raxma-up2xm 3 месяца назад
Igula sali xabibkeena muxamed scw scw❤
@Somaligirl-rw7kz
@Somaligirl-rw7kz 3 месяца назад
King Ceyda 🤴
@caynicudoon9767
@caynicudoon9767 3 месяца назад
Masha Allah abo Alle cimri dheer haku siiyo🤲wllhi siduu farxadada uga talanayo nasiib ayaa ledahay dadal wacan abwe🤴❤️
@MubaarikDaahir-p5m
@MubaarikDaahir-p5m 3 месяца назад
Aar video ga like saara hayska daawanina uune😂😂
@Somaligirl-rw7kz
@Somaligirl-rw7kz 3 месяца назад
From Finland to Malaysia ❤
@RaxmacabdulleRaxmiita
@RaxmacabdulleRaxmiita 3 месяца назад
Team ceymiir hada cawa var taqaniin car keena
@Sarasiman123
@Sarasiman123 3 месяца назад
Wax ma aragtey so qabo aan tiktok geyne 😂
@AaminaMaxamed-x3y
@AaminaMaxamed-x3y 3 месяца назад
Noo sheeg waxa aragtay😂
@MilleteryGirl11
@MilleteryGirl11 3 месяца назад
Macalimuu tan kugu dhacde qac wa dhafte 😂💔😂 cayda m.a apahaaa allh hakuu desto❤🥰
@Somaligirl-rw7kz
@Somaligirl-rw7kz 3 месяца назад
Abbe ku jecel haysataa❤
@NiishaAhmed
@NiishaAhmed 3 месяца назад
ILLahy haku Daayo Aabo wllkay ceyda 😢❤
@fosiaawil6351
@fosiaawil6351 3 месяца назад
King cayda goforwad wllo IM coming soon king cayda insha Allah wllo intaa iyo kabadanbaa kuu rajaynaaya Wllky ❤❤❤❤❤❤❤
@faisaali7634
@faisaali7634 3 месяца назад
OMG THOMAS Aabo mcn♥️🫀🥰
@Somaligirl-rw7kz
@Somaligirl-rw7kz 3 месяца назад
Farxadadu waa farxadena abwe❤❤
@abdifatahjelle9103
@abdifatahjelle9103 3 месяца назад
Ceydow keep going taliyow 😂😂😂
@shucaybhassan6252
@shucaybhassan6252 3 месяца назад
Quality Naga soo Hagaaji Hadda oo Chanalka Naga soo shid niyow program Cusub soo kordhi oo Adiga kuu gaara Bro
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 3 месяца назад
saalax Asad too ayuu noqday siday Amiira isku dhibaan 😂lkn siduu ku go u hayay Amiira na wuu baray 😂 hayeey caawa ku go bay dhahday Amiira kkkkk
@umalmohamed1666
@umalmohamed1666 3 месяца назад
Boqoradena Amiira Qurux is not easy ❤
@Somaligirl-rw7kz
@Somaligirl-rw7kz 3 месяца назад
We love you baba❤
@HanaAbdi21-iu8nl
@HanaAbdi21-iu8nl 3 месяца назад
Aapo mcn nolow wllhi wa ka farxise wiilkeena❤🎉
@FaysalHajiAbdi
@FaysalHajiAbdi 3 месяца назад
Team ceyda one like❤
@NajibabdiIkhyar
@NajibabdiIkhyar 3 месяца назад
Jj joojis erayga waa iman la dahay ad ku hayso dhalinta😢
@SaadaqMahamed-r4z
@SaadaqMahamed-r4z 3 месяца назад
Safar wanagsan dhamatiin ❤
@FadxiyaKhalif-u2z
@FadxiyaKhalif-u2z 3 месяца назад
Mahadsnid aabo hadaan team cayda nahy anagana aabaheena tahy❤❤
@SaredoRoble-lo7qs
@SaredoRoble-lo7qs 3 месяца назад
Team king ceyda one like❤🎉
@amaalawees5105
@amaalawees5105 3 месяца назад
Masha allah ilahey hani xafiido kuliginah walaheyga qaaliga ah❤❤❤❤❤
@BrotherbusinessCent-vg8nf
@BrotherbusinessCent-vg8nf 3 месяца назад
Apwe mcn adiga aya nasiib u yeelate apo in ad heysato ale haku daayo😭😭😭😭😭
@HadiyaMaxamuud
@HadiyaMaxamuud 3 месяца назад
Man shAllah. Ceyda❤❤❤
@mohamedcusmaan9260
@mohamedcusmaan9260 3 месяца назад
team ceyda & amiira
@tahlilm6068
@tahlilm6068 3 месяца назад
Wiil mahi ee waxaa ahay walashaa my brother ❤
@SiyadMuxumed
@SiyadMuxumed 3 месяца назад
Gabadhayda amiiro basa iga gadan😂
@hafsamohamudhassan2602
@hafsamohamudhassan2602 3 месяца назад
Masha allah ceyda waan kula faraxsanahay camerada cusub mobelka waad kanasanee Aabe macan ilahay hakaa farxiyo waad naga farxisey waxaan ilahay kaga baryayenaa cimri dheer iyo cafimad qab ilahay idinkiis🤲❤🙏
@AmishMaan-p1v
@AmishMaan-p1v 3 месяца назад
Wallahi wan ilmeeyey Allah Haku xifdiyo abo macn
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 месяца назад
Manshalah Aabo mcn cayda 😊🙏🏽
@adamzahil
@adamzahil 3 месяца назад
Ceyda,Amira,Macalimoo iyo Salax Jj ka daay Team-kaan iska beneda oo iska daaya waayo waxaad noqoteen dad gooni ah oo hadana aan la qaadaneynin Teamkii weynaa ee Team27 wixii ka dhex dhaca ka war heynin gooni ayaad noqoteen sidaasna ma fiicno waayo Waxaa tihiin dadka loogu jecelyahy teamka 27 si khaas ah Ceyda iyo Amira oo ahaa Asad dadka uu ku jabhadeeyo wlhi We miss on Team 27 😢
@munamaanka8020
@munamaanka8020 3 месяца назад
Teamkaan waa close taas macnaheeda msshan inee go een
Далее
QISADEDII XANUNKA AAN SOO MARAY WARESI KAMEDA…..😢
28:45
ХОМЯК ВСЕХ КИНУЛ
10:23
Просмотров 635 тыс.
🛑самое главное в жизни!
00:11
Просмотров 132 тыс.
🦊🔥
00:16
Просмотров 308 тыс.