Тёмный

FULL ROUTINE HHHH JADWALKEEGA SUBIXII MAXA QABTAA QOSOLKA ADUUNKA 

Cumeer BigFan
Подписаться 703 тыс.
Просмотров 225 тыс.
50% 1

Subscribe for more #cumeer #bigfan #routine

Опубликовано:

 

16 янв 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,4 тыс.   
@boqorada886
@boqorada886 7 месяцев назад
Wllhi isma dhaheynin cumeer canjeero sida loo sameeyo yaqaano masha allah lkn waan ka helay canjeeradaada baahi aaba i qabatay keep going yareenkeenii routine ka isbuucii hal maalin noso samee tan kle night routine noso samee next vlogna isku soo day oo adoo banaanka aadaayo ah routine + vlog yacnii markaa soo kaceysid kasoo bilow adoo banaanka aadaayona kuso dar best waaye routine kaaga ee noo wad❤
@user-rz3yx9vi9l
@user-rz3yx9vi9l 7 месяцев назад
Wlhi codka amiira routine ka qurhiyay mcha Allah waa sababta routine ka amiira iskaga jecelnahay❤😂😊
@user-bm9ue3ok6w
@user-bm9ue3ok6w 7 месяцев назад
Beautiful routine adaa koko iyo amiira ka shidan keep going my brother ❤😊
@NajmaNajmaaadan
@NajmaNajmaaadan 7 месяцев назад
Cumer iyo Aamira wlhi way iga qosol siiyan is not easy❤❤😂
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 7 месяцев назад
Cumeer so funny amiira waa barajeesay khalas nin tagay oo talaabsaday😂😂
@king_maxko
@king_maxko Месяц назад
😂😂😂😂kkkkk
@luqmaanyuusufxasan4060
@luqmaanyuusufxasan4060 7 месяцев назад
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥
@iamxawoahmed1570
@iamxawoahmed1570 7 месяцев назад
Waa so boqdey waxanA gud bis kheurka m..a allah😊🎉❤
@Mohammuud
@Mohammuud 7 месяцев назад
Amiiro lee codka hasoo saarto cumeerow Routinka hanaga joojin ❤️😂🔥
@user-tb4fx4js9c
@user-tb4fx4js9c 6 месяцев назад
Koko maba arkee mxaa ku dhacay 😂
@tiina516
@tiina516 7 месяцев назад
Routine igu qosolka badana 😅😅Amiiro lee codka hosoo sarto please please please❤❤🥰
@user-oj4nv7kh3p
@user-oj4nv7kh3p 7 месяцев назад
Cumeer routine noo soo badi codkana amiira nagu dhiib amiira qosolka naga dhamaysay😅 😅😅😅
@Nadarey
@Nadarey 7 месяцев назад
Amiiradeena saaroso codka jah😭😂😂❤
@Muna_qaali
@Muna_qaali 7 месяцев назад
Amiira routinka qurxisay wllhi codkeedan ku haysanaa❤❤🎉❤❤m.a cumeer isbucii hal mar nooso duub😅
@kayaabdul4915
@kayaabdul4915 6 месяцев назад
Calanka puntland 🇸🇱 kixiran wooo respect bro
@xanaandhuxulow
@xanaandhuxulow 7 месяцев назад
Amiira qosolkaa igadhameysay😂😂😂😂 nonso badi Routinka❤
@Jaaaama36
@Jaaaama36 7 месяцев назад
Gabar soomaaliyeed Oo isku dhiig nahay ma jiro Qof aan ku doorsanaayo Alle ha idin dhowro hablaheena ❤❤
@user-cs5qo6bk9q
@user-cs5qo6bk9q 7 месяцев назад
Best routine aan daawaday waligay part 3 ayaan sugaynaa❤❤❤❤
@Suhayb263
@Suhayb263 7 месяцев назад
Amiiro codkeeda best waaye😂😂❤ noo soo badi❤😂
@user-tb4fx4js9c
@user-tb4fx4js9c 6 месяцев назад
Koko kafiican 😂
@princesmalyuun1768
@princesmalyuun1768 7 месяцев назад
Best routine wiilkaan yarka halis waye m.a cumeer cade 🎉🙈maanta xayaysiiska amiiro maa kuu diidy 😅part 3 i.a soo gali wllka
@LuulBarrow
@LuulBarrow 7 месяцев назад
The best routine legend cumeer big fan keep going 🎉🎉🎉🎉🎉🎉part 3 dhaqso 🎉❤❤❤❤
@Canabmustaf1234
@Canabmustaf1234 7 месяцев назад
Cumeer funny 😅😊 wllhi part 3 plz amiira codka hasosarto funny wllhi❤❤
@LaylaZahiid
@LaylaZahiid 7 месяцев назад
Mnsha Allah amiiro sey idin cawiso illahay haucaawiyo❤ cumeer mnsha Allah routinkan plz nex timeka codka amiira nosoosaar❤ plz
@fply3303
@fply3303 7 месяцев назад
Cumeer is not easy ❤ part 3 ayaa kaa sugnaa insha allah
@user-rr6vb7uj6n
@user-rr6vb7uj6n 6 месяцев назад
❤❤
@kadra9957
@kadra9957 7 месяцев назад
Routine qurux badan waye Part3 somee , wan ka helnay. Keep going Cumeer big fan 👏 👏
@munamohammed579
@munamohammed579 7 месяцев назад
‏أول يوم روتين. ماشاءالله عليك الله يفتح عليك🎉🎉🎉
@asmaahmedosman5525
@asmaahmedosman5525 7 месяцев назад
Cumeer is not easy 😂 part 3 ayaan kaa sugnaa insha allah
@hw3j
@hw3j 7 месяцев назад
400k Congratulations Zhp 🎊
@fply3303
@fply3303 7 месяцев назад
Beautiful routine qurux batan mash allha canjero qurux batan masha allha adaa koko iyo amiira ka shidan keep going🎉
@fatimaabdi1874
@fatimaabdi1874 7 месяцев назад
Routine + reaction waye kan amiiro wee ka jafty wlh qosolke iga dhamesay😂😂
@QueenDheeman
@QueenDheeman 7 месяцев назад
Cumeer is not easy 😂😂 part 3
@user-ex6jm5uw9t
@user-ex6jm5uw9t 2 месяца назад
Asc
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 7 месяцев назад
Xasuusta Alle Waa Muhiim Mar Walba ❤
@HalishBbe-lz2ti
@HalishBbe-lz2ti 7 месяцев назад
Amiro funny waye wlh😂😂😂
@user-kl4fb7xe5d
@user-kl4fb7xe5d 7 месяцев назад
Cumeer wlhi wa shidanthy guriga qaabka uduubtay qaabka usameysey cunada masha Allh tabaaara kallh Alle hakula garab galo dadaalkaga❤❤❤
@Ikraanomardhibane
@Ikraanomardhibane 7 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝😢❤
@shukrisharaf8892
@shukrisharaf8892 7 месяцев назад
Salalaahu caleyhi wasalam
@NIMOMOHAMEDAWEYS-xu4xw
@NIMOMOHAMEDAWEYS-xu4xw 15 дней назад
Scw❤❤❤❤
@HawoMohamed-wg1ux
@HawoMohamed-wg1ux 15 дней назад
Scw scw scw scw scw scw
@Sowda-cq5sh
@Sowda-cq5sh 7 месяцев назад
What a beautiful routine😊💜
@user-yl8bn7hb2w
@user-yl8bn7hb2w 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤
@user-ou6cb8rw9m
@user-ou6cb8rw9m 7 месяцев назад
Amiira videoga qurxinysa wlhi beerka icadaaday😂😂😂😂😂😂
@nasrinahmed5782
@nasrinahmed5782 6 месяцев назад
Amiira iyo cumeer wa funny lln maxay waye waxa canjerda lagu dabolayo😂😂😂😂
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 7 месяцев назад
Routing amiiro qurux iyoo koko bulle waaa ku carri risay😂😂
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 7 месяцев назад
Allaah is one ❤❤🎉
@NimcoAmiro
@NimcoAmiro 7 месяцев назад
Allah akbar
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 7 месяцев назад
Amiiraa qosolkeeda qosol kalaa kaqaaday😂😂😂😂 Big fun isnot Easyy😂😂❤
@najmonoorabdullahi402
@najmonoorabdullahi402 7 месяцев назад
Wllhi TikTokga kasoo arkay waan soo cararay hada kadib amiiro lee udhiib😂😂😂
@nimcociise5144
@nimcociise5144 7 месяцев назад
cumeer bigfan routinekaan inaba caadi maahan keep going brother
@fatimaibra3819
@fatimaibra3819 7 месяцев назад
Amiiro waa fany wllhi Cumeer kasiidaran
@team27fun-n8o
@team27fun-n8o 7 месяцев назад
WHAT A ROUTINE BIG FUN ❤😂
@hibomohamed-sq9ls
@hibomohamed-sq9ls 7 месяцев назад
Cumeer is not easy 😂😂 part 3 and 4 pls🎉🎉🎉❤❤❤
@SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
@SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd 7 месяцев назад
Amiira is very funny wlhi 😂😂
@zuuzihaaajji4696
@zuuzihaaajji4696 7 месяцев назад
Amiira qurux Aya codka saartay saaxiba is jecel ayaa tihiin allaaah idiin xifdiyo
@anfacbeerlula
@anfacbeerlula 6 месяцев назад
Dhab Ahaan Cumeeroow Waan Iska Kaa Jecelahay Aniga FunnY Ayaad TahaY Abowe Keep Going Intaas Io In Ka Badan U Qalantaa Hadaan Million Awoodo Second Kama Fagareen Waan Ku Gaarsiin Lahaa WlhY Dadkoo Dhan Inee Aniga Cml Noqdaan Meel Sare Sida Ugu Dhaqsiyaha Badan Ku GaarsiiYaan Rajeyna Insha Allah❤Routine Kane Noosoo Badi🥰 Nolosheyda Waa Markii 2aad Aan Comments Kasoo BixiYo RU-vid Qofka 1aad Amiiro BeY AheYd kan Labaad Na Adigaa Naqatay🔥💯🙏
@faaymaxamed5982
@faaymaxamed5982 7 месяцев назад
Allaah is one❤❤❤❤🎉
@FihiimaIbrahim672
@FihiimaIbrahim672 7 месяцев назад
M.a cumeer naagti hesha ayaa nasiib leh😊❤
@Nalkanur1234
@Nalkanur1234 7 месяцев назад
Amiira yaa balamiyey 😂😂😂😂😂 waxanaa Routine laga dhahaa cumeer kusoo 🎉
@Nasroyussuf
@Nasroyussuf 7 месяцев назад
Cumeer is Not Easy ROUTINE waali ah😊
@user-ew4pi5xt8b
@user-ew4pi5xt8b 7 месяцев назад
Waar routine kaga wuu iga qosliya funny waaye wllhi 😂😊
@TahliiLAhmett
@TahliiLAhmett 7 месяцев назад
waa kaahaynaa full routing part :3 kaasugaynaa lipah😂😊
@Ubaxiina_
@Ubaxiina_ 7 месяцев назад
𝗪𝗮𝗮 𝗸𝗮𝗮 𝗵𝘆𝗻𝗮𝗮 𝗷𝗮𝘄𝗮𝗮𝗯𝘁𝗶𝗶 𝗮𝗺𝗶𝗶𝗿𝗼 😂😊
@shugriali1439
@shugriali1439 7 месяцев назад
Vlog waa qatar iyo qaraaxo cumeerow Amiira qosol igu dishay 😂😂😂
@XamdaDeeq-yt7ms
@XamdaDeeq-yt7ms 7 месяцев назад
Filim ayaad moodaaba 😂 from Somaliland ❤
@Aragsan_Cali
@Aragsan_Cali 7 месяцев назад
Wallhi wiilka yariiska ah halis wye best routine ❤😂😂
@MuuseAbdimuse-fn1yf
@MuuseAbdimuse-fn1yf 7 месяцев назад
Beautiful routine ✨ ❤🐐
@Muriidimohamednur
@Muriidimohamednur 6 месяцев назад
rotin lamadhihikaro kan walahi cumerow wodhafay rotin sobidhi❤❤❤❤❤❤❤
@naztehamohamedali4602
@naztehamohamedali4602 7 месяцев назад
Cumeer noo soo badi kan another level waaye routine ka noo baadi😂😂😂 😊
@FaadumoCabdi-cx9wz
@FaadumoCabdi-cx9wz 7 месяцев назад
Waxaa dhan Amira kadaran qosol igu maharin wallhi😂 Waxa sugnaaba hadana part 3😅😅😅
@farhiyoahmed367
@farhiyoahmed367 7 месяцев назад
mss shactaro isn't easy amiiro😂😢
@mulkihaji5679
@mulkihaji5679 7 месяцев назад
Nosoo badi cod dhan ka dhaaf inta igu raacsan like
@Maxma__deeq
@Maxma__deeq 7 месяцев назад
Taliyow kan routine faqiireed waaye lkn part 3 20 daqiiqo kasoo dhig 🐐♥️
@user-eu6fx1ny6o
@user-eu6fx1ny6o 7 месяцев назад
The best routine big fan is not easy👏♥️❤️💯❤️
@aminaelmi5401
@aminaelmi5401 7 месяцев назад
Allah is one ❤❤
@user-mh1zc9ju3u
@user-mh1zc9ju3u 6 месяцев назад
Cumerow RouTine madhihi kari kan routin wuu dhafay filin lee dhihi karaa walaahi waa kahelay noowad amiira qosole beerka dhogu garaacday walaahi😂😂❤❤
@nastehamahdiagane9101
@nastehamahdiagane9101 7 месяцев назад
Cumeer bigfan yu är not easy🌜❤🎉 routinkaan inaba caadi maahan part 3 ayaan kaa sugnaa insha allah🌤
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q 7 месяцев назад
Amiiro qosalka bay iga dhamayaay😂😂
@leelocumar4259
@leelocumar4259 7 месяцев назад
Routinkaaan waaa ku heestaa ani wlhi cumèeerow nooo soo badi😂😂😂😂
@alma5512
@alma5512 7 месяцев назад
Cumeer big fun ☺️😊🎉❤ Halis Wye wilkan yar Halis Wye 😂😂😂😂 sooo badiii masha allh 😅😅😅😅
@Hayaat835
@Hayaat835 7 месяцев назад
Wow amiira codkeeda malagu cajisayo😂❤❤❤
@OmarAbdirashid-gj5js
@OmarAbdirashid-gj5js 7 месяцев назад
Cumeer so funny wlhi waa inan wlshy kugu darsadhaa 😂 sediyoow
@user-tj3le3ll8i
@user-tj3le3ll8i 7 месяцев назад
Canjeerada wad taqaan mashaa aallah❤
@ayniabdullahi
@ayniabdullahi 6 месяцев назад
Beeelo cumeeer big fan khatar ayaa tahay waaad I anfcni lahyd ani❤😂😂😂😂😂😊
@user-ml9gv1sw8d
@user-ml9gv1sw8d 7 месяцев назад
Cumeer so funny amiiro waa barajeesay khalas nin tagay oo talaabsaday😂😂
@AHLAAMIITAMOHOMED123
@AHLAAMIITAMOHOMED123 7 месяцев назад
Masha Allah weeye cumeeroow ❤keep going pro
@nrcabdi
@nrcabdi 7 месяцев назад
🥺🥺🥺 ilaahoow xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta iga dul qaad. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* . Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin gelinkeed ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa ku noolahay
@anhaarcabdi3047
@anhaarcabdi3047 7 месяцев назад
Mansh allh laxoox shidan
@user-bf4kv2it8x
@user-bf4kv2it8x 7 месяцев назад
War waan soo socda welcome Malaysia 🎉isoo dhaweey 🎉😂❤
@ajwaabdulqaadirajwa1648
@ajwaabdulqaadirajwa1648 7 месяцев назад
Aaamiro qurux funyy wye wlhi 😂😂😂😂
@hibamohamed1728
@hibamohamed1728 7 месяцев назад
Amiiro codkeeda nosoo badi ❤😂😂
@balqisacali4158
@balqisacali4158 7 месяцев назад
Scw scw scw❤
@ahlamahmed2412
@ahlamahmed2412 6 месяцев назад
Cumer plz routine faqiireedkaan luqnigee kacarar😮😊😊😊
@Miskiyeyyyy
@Miskiyeyyyy 7 месяцев назад
Ku soo dar bigfanoow waa ku haystaa Ani routinkaga😂❤
@RahmaMoumin-vu7eb
@RahmaMoumin-vu7eb 7 месяцев назад
Ayyy wllhi waan kuhestaa ani inta kuheesato farta taagta🥹😎
@maryanqurux9378
@maryanqurux9378 7 месяцев назад
Cumeer bigfaannnn fanny tahay wllhi part 3soo sameyy😅😅❤
@ShaacirMuqtaar
@ShaacirMuqtaar 6 месяцев назад
Bikfan🥰 rootiinkaaga caadi ma ahan runtii woo shidan yahay waaku waataa lajan horay usoco 🎉🫡
@qadraqadraomar4643
@qadraqadraomar4643 7 месяцев назад
Amiira fashilka naga dhaf hee 😂
@Munasar17
@Munasar17 7 месяцев назад
Cumeer is not easy wlhi part3 inshallah ❤❤❤❤
@XamseNiino
@XamseNiino Месяц назад
Team cumiir one like❤👍
@sakimaxamedbbhhh
@sakimaxamedbbhhh 26 дней назад
Legen ayaa tahay cumeer big fan IS MOT EASY
@nuuxaxmed-jx8jb
@nuuxaxmed-jx8jb 7 месяцев назад
AMIIRA QOSOL WANAAG😅
@RamlaMuzamil
@RamlaMuzamil 7 месяцев назад
Cumeeer part3 I can’t wait ❤😂
@qaaliahmed1273
@qaaliahmed1273 7 месяцев назад
Waa ka helnay rotinkada cumeer big faaaaaaaan❤😂😂😂
@MaryamoMohamud-wp3lj
@MaryamoMohamud-wp3lj 7 месяцев назад
Waaw m.a routine shidan wye wlhi another level wye😂😂
@KaltuunMaxamed-tn2mp
@KaltuunMaxamed-tn2mp 7 месяцев назад
Amira fanny wlhi😂😂😂
@mohmedelmi4780
@mohmedelmi4780 7 месяцев назад
The best routine cumeer big fan
@user-uv5es7pl8u
@user-uv5es7pl8u 6 месяцев назад
Cumeyr isn't easy 🎉 walaahi caadi matihid
@CabdiXakiim-uf2bw
@CabdiXakiim-uf2bw 7 месяцев назад
Routine cumeer daawaday mana qoslin hadaa kaayeelo 😂😂saaaas
@ZIMAAMomar2757
@ZIMAAMomar2757 7 месяцев назад
Hhhh wlhi umadeena maaha cumeer bigfan keep going pro😊😊
Далее
Fancy VS Classic #shorts  @CRAZYGREAPA
00:33
Просмотров 1 млн
Вся Правда Про Хазяевов !
41:02
Просмотров 1,4 млн
PRANK HAZAZI  OO SWIMMING KU RIDAY XANAAQA ADUUNKA
10:24
KOKO IYO ANIGA SIDEE ISKU BARANAY FULL VIDEO
21:43
Просмотров 218 тыс.