Тёмный

Aar Maanta & Ali Osman. Habeenkii Cuudka Oslo 

Turbashaash Family
Подписаться 85 тыс.
Просмотров 28 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 37   
@howieie2081
@howieie2081 5 лет назад
Waa amin ay ku kulmeen Soomaalidii saxda ahayd intii ka hadhay...... farxad badan baa idin rajaynayaaa waa dadkaan ku faano
@nimcoxasanlife8043
@nimcoxasanlife8043 4 года назад
Waa fanaan aan aad u jeclahay waxaana mooda inuuwaabari kujirijiray
@leilamed6862
@leilamed6862 Год назад
Add yan kuu soo salamaya ....nolowe waa history qale teenu
@noumanmohamed1110
@noumanmohamed1110 4 года назад
Siduu ii barkaday Hurdo kama bogtoo I barriisanayoo Waygu baahayoo Adaan kuu bukaa Ma i bogsiin kartaa? Buur baa kugu gudbane Miyaad soo bixi kartaa? Nabsi igu bataa Buul iga dhistoo Siduu yahay birdanab Bahdi iga jaree Intaan lay bud-dhigin Ma i bogsiin kartaa? Booqashada kalgacal Badhbaa iga hadhee Igu boob markaan Bidhaan kaa arko Yaan badin warkee Maxaa inoo balana? ●MARYAN MURSAL Dhulkaa ila ballaadhee Baryo kama raagine Ma i baxnaanineysaa Anigaba beryuu Bacaad ila maree Beerkiyo wadnaha Boog iga shitee Bir baa igu jabsanee Miyaan weli bogsadey Boolaha xargagan Ee laga baquu Anigaba baxasane Badhtan ii dhigee Bir baa igu jabsane Miyaan weli bogsadey
@SomaliBoxing
@SomaliBoxing 5 лет назад
Woow thanks 😍 mahad nice qaaci ..waxakale aan kaa sugaynaa Insha Allah video gii Barbara ama hargaysaa asagoo dheeer thanks
@maprukajoqor9119
@maprukajoqor9119 5 лет назад
Abti macane wan KU jeclahyi Allha ha KU dayo
@amirasami4406
@amirasami4406 2 года назад
What a handsome and his voice is so much beautiful😵🤗
@Lukoofficial9100
@Lukoofficial9100 4 года назад
weee weeee😍😍😍😍😍
@morganghani.4969
@morganghani.4969 Год назад
Hhhh waxaan soo xasuustay heesaha cusub ee bilaa damcada iyo laxanka ah.
@nacimoomar2616
@nacimoomar2616 5 лет назад
Eedaday ayan ujeda luul arawelo kulmiye masha allah
@leilamed6862
@leilamed6862 Год назад
Nolowe qof wanagsan yaad tahaye
@leilamed6862
@leilamed6862 Год назад
Wa rune inabti wan kari layahaye
@faatimamohamed9551
@faatimamohamed9551 5 лет назад
Wow masha allah uur hooyo axsan hys👏👏👏
@F13500
@F13500 5 лет назад
Esh qiyaasik khaaci ❤👏
@naemamustafa2
@naemamustafa2 5 лет назад
Aarka 🥰🥰🥰👌🏼
@faidam8022
@faidam8022 5 лет назад
Subhanallaah
@fiftyplusandfabulous9987
@fiftyplusandfabulous9987 4 года назад
Beautiful
@sacadaadan3741
@sacadaadan3741 3 года назад
Waa kayabay
@amore5583
@amore5583 5 лет назад
Maktabadan wada ku tubta wadaad ki lahaa away hhh
@Nico.Robin7
@Nico.Robin7 5 лет назад
Wow 👏🏾👏🏾👏🏾
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 лет назад
Aar maanta wlhi cadiH maaha ilaa xasan aadan oo amanayan arkay ninkan .......😂😂
@sacdiyosomali2383
@sacdiyosomali2383 4 года назад
Aar maanta allh ku dhawro dadka fanka so noley badtahy
@khaliifxirsi6668
@khaliifxirsi6668 5 лет назад
Thanks
@axmedaadan4387
@axmedaadan4387 4 года назад
Pest song😙
@heerqaranheerqaran7595
@heerqaranheerqaran7595 5 лет назад
Guriga dhanka bitxe markaad fiirineyso armaajada taalo waxa saaran sow kitaabo maahan.wadaadkii lahay miyaa laga eryay reerka. Waa sheekada yurub aan ku aragnee
@maprukajoqor9119
@maprukajoqor9119 5 лет назад
Dinta ayu jeclayahyi iyo saladab ee waxan waa hobigisa
@heerqaranheerqaran7595
@heerqaranheerqaran7595 5 лет назад
@@maprukajoqor9119 kkkkk.laakin waxaan filaa inuusan joogin wadaadkii reerka lahaay.
@maprukajoqor9119
@maprukajoqor9119 5 лет назад
@@heerqaranheerqaran7595 maxad ka wada
@heerqaranheerqaran7595
@heerqaranheerqaran7595 5 лет назад
@@maprukajoqor9119 ninkii guriga lahaay inuu maqan yahay ayaan kawadaa
@maprukajoqor9119
@maprukajoqor9119 5 лет назад
@@heerqaranheerqaran7595 hhhhh side ayu uga maqan yahyi
@zakariyeabdinurelmi3778
@zakariyeabdinurelmi3778 4 года назад
Heesta kowaad magaceeda qofkii haayohaigu caawiyo
@maymuungeelle5723
@maymuungeelle5723 4 года назад
Buurbaa kugu gudbn
@Green111
@Green111 5 лет назад
Fast wll
@moktarmed4603
@moktarmed4603 5 лет назад
Ea
Далее
Maxaa Ku Dhacay Fankii @aarmaanta?
14:35
Просмотров 35 тыс.
🖤
00:18
Просмотров 289 тыс.
Baxnaaninta caloosha.
12:32
Просмотров 4,8 тыс.
Hudeidi - Uur Hooyo (Feat. Aar Maanta)
4:27
Просмотров 1 млн
CAWEYSKA IYO  AAR MAANTA
52:31
Просмотров 30 тыс.
Aar Maanta - Dhadhami
4:52
Просмотров 4,1 млн
Hees: Uur Hooyo|| Tubeec|| Balwo Lyrics
6:44
Просмотров 578 тыс.
SIRTA DAAWADA BIDAARTA , BEFORE | AFTER  WOOW!
10:19
Просмотров 14 тыс.