Тёмный

Aargudasho Somali Film 2019 - Full HD 

SomAction Films
Подписаться 83 тыс.
Просмотров 174 тыс.
50% 1

Aargudasho #SomaliFlim2019 Wa Flim Qurux Badan O Lagu Sameya Magaalda Baladweyne E Gobalka Hiiran Waxana Looga Shaqeeyay Sida Flimada Shirkadaha Wa Weyn E Flimada Sameeya
#SomAction Flims
Written And Directed By Feisal Bile
Production Studio 👇
SomAction Flims
Supporting Actors 👇
Mohamed Liwax Jeylaani
Nabiila Jim'aale
Nour Mohamed
Somali best flim
Flim cusub
Somali short movie
Best somali flim hit
Flim xiiso badan
Somali movie
Musasal jaceyl
#Bestflim2019
#bestactionflim
#Bestactionmovie
#besthitmovie

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 250   
@SoyafilmsStudio
@SoyafilmsStudio 5 лет назад
masha allah it is brilliant movie waxaan idiin lee nahay horay u socda asxaabeey waxaan jecelnahay anaga in la helo dhalinta aad uga soo shaqeysa muqaalada sidaan oo kale quruxda badan balse mid haka niyad jabina in aad wadaan waad gaari doontaan hadafka dhabta ah thanks
@somactionfilms5279
@somactionfilms5279 5 лет назад
Soya flims aadbad u mahadsantihiin xushmad baan idiin haaynaa😍😍
@jonaanofficill5508
@jonaanofficill5508 4 года назад
Waw wafag rad fican
@husseinsiraji222
@husseinsiraji222 4 года назад
SomAction Films amazing work
@roodabiixi5361
@roodabiixi5361 2 года назад
Q
@shidanecmc6337
@shidanecmc6337 5 лет назад
Wilkan khalid ku so galay wlhi talent ledahay bro keep going
@abdimahadyusuf1947
@abdimahadyusuf1947 4 года назад
Khalid the best actor
@abdirahmantuurre5587
@abdirahmantuurre5587 4 года назад
Beledweyn what a beautiful city.♥️♥️♥️
@xanaanaxmed8081
@xanaanaxmed8081 4 года назад
Wewe💋❤💯
@xanaanaxmed8081
@xanaanaxmed8081 4 года назад
Wan kahelay filnki ❤❤❤❤❤❤❤
@aishasaid2979
@aishasaid2979 4 года назад
Markaan arko gabdho somaliyeed oo aan is cadayn midabkoodi asalkaa waa ku farxaa aad bayna uga qurux badan yihiin kuwa is cadeeya
@izoohassn6994
@izoohassn6994 4 года назад
Saxix dia
@shidanecmc6337
@shidanecmc6337 5 лет назад
Tahlil io zapya io ayaan best acters keep going wllo☝️💪💪💪👏
@kayfabdiqadir5772
@kayfabdiqadir5772 4 года назад
Shidane cmc waa tageerta so maaha
@nrdchannel3319
@nrdchannel3319 4 года назад
Mazha allah wlhi waa wax lagu farxo inaa arko film aya sameyan dad walaldya aah oo somaliyed ani ahanty waxan idiin dhihi laha hormar wacn manta laga bilabo igu dara list team som action films
@abdifatahhuseinyare8872
@abdifatahhuseinyare8872 5 лет назад
😂😂 what a brilliant movies I'm so proud of u guys to make this movie keep going guys
@djkhadarlyrics116
@djkhadarlyrics116 5 лет назад
Xooolo adi maapa iga so horreeeyo hdaan nahy rer Kampala wan sugeynay inbdn best film
@nuuradiincabdi6647
@nuuradiincabdi6647 4 года назад
Ma sha allah
@nuuradiincabdi6647
@nuuradiincabdi6647 4 года назад
Waan
@engabdukadir7899
@engabdukadir7899 5 лет назад
Cimaamadeyda wa haasa waay🔥💯
@yasmincabdulahi9527
@yasmincabdulahi9527 4 года назад
Baladweyne wan uxisay runtii wiilshan wlhi waa actors waxan raynaa iney helaan dad garabsiya
@queencaisha9836
@queencaisha9836 4 года назад
Meeshu ma baladweynaa maasha allah quruxda waan la dhacay
@haliimomohamed6226
@haliimomohamed6226 4 года назад
Wilkan Qalid ladhahayo codkisa masha allah
@bashiirafrica
@bashiirafrica 4 года назад
Maanta ayaa iigu horaysa channelkiina balse isla maanta 3 film in ka badan ayaan dhamaystay oo daawaday welina waan sii xiisaynayaa inaan daawado filimadiina wlahi💖💖💖 Guulaysta saxibayaal dhamaantiin.
@nimcolo2953
@nimcolo2953 4 года назад
Wooow Wlhie bezT ACTORS WEYEH KEEP GOING wlaLadaY kaZocaRaH z/land GraHaN burco😘😘😘❤
@mohamedosman1815
@mohamedosman1815 5 лет назад
Wooow Masha Allah muuqaal aad u qurux badan oo tayadiisa sareyso qaab qurux banadana aad u jisheen waaye, plz halkaas wada
@abdifitax5985
@abdifitax5985 4 года назад
Ka xumahy xilikan dawanoyaa lkinze waxan umalynaa hiiran in lku dooby film kan😘😘
@user-xj8zo9qe8n
@user-xj8zo9qe8n 4 года назад
Haa baladweyne laguduubey🥰
@abdiaziiiz1043
@abdiaziiiz1043 4 года назад
Best film one million views wad uqalantaan horey uzocda
@saidabdallahsabrie4744
@saidabdallahsabrie4744 4 года назад
Mi lovely Gobol Hiiraan and somAction film Team 🙏👌😀
@nabadiyonololteam6000
@nabadiyonololteam6000 5 лет назад
Keep going on horay u socda Best film
@abdinaseribrahim1639
@abdinaseribrahim1639 5 лет назад
Super hit waa filmkan horay u socda jaalayal🔥❤
@anisamohhamed6089
@anisamohhamed6089 5 лет назад
Wow Masha allah waxad so sarten bilicda magalada go forward guys❤💎🇸🇴
@amraney_abdi
@amraney_abdi 5 лет назад
wrya hip hope waku salmy flmkn wx bdna sugye love isaar sxb😂commntiga
@somactionfilms5279
@somactionfilms5279 5 лет назад
😂🤚
@azharabdullahi2408
@azharabdullahi2408 4 года назад
@@somactionfilms5279 yueydiduduhdud
@azharabdullahi2408
@azharabdullahi2408 4 года назад
@@somactionfilms5279 😏
@hipagahmet5611
@hipagahmet5611 5 лет назад
Filmkan iga gadan walhi bilahi please like dhac igu siyah
@mohameddeeqofficial6100
@mohameddeeqofficial6100 5 лет назад
Woow wa film shdn dhnka camrda plse hal fikrd codka io dhaq dhaqaaqa afka inta bdn islma scdan ee ka taxdara shukrn kep goin pro
@suldandalas6415
@suldandalas6415 4 года назад
Naciimo clle atariisho hormar wcn 💕
@MohamedAhmed-gm2yt
@MohamedAhmed-gm2yt 5 лет назад
dhulkii barqadada Beledweyn iyo best film
@cabdimiigalemaxamed437
@cabdimiigalemaxamed437 4 года назад
Guud film
@drsamiishaquruxsan4036
@drsamiishaquruxsan4036 5 лет назад
magaca Hiiran markan Maqlaba wa jririceeya AllOw ii xafis
@abdirahmanx2750
@abdirahmanx2750 4 года назад
Beledweyn allaha maglkeygi ahaa horay usocda brother wlh flim hit ah ayaad keenteen keep going
@maxamedxaashi9531
@maxamedxaashi9531 3 года назад
Mashallah keep goin
@nuurkaadhagacalen141
@nuurkaadhagacalen141 4 года назад
Wlhi fimka xfdeyda ujeday doonta uxiisay wlhi baladweyn Asxabey keep going
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 4 года назад
Amazing film waan kahelay good job guys
@Nor.Mohamed
@Nor.Mohamed 5 лет назад
Mai Team✊🏻
@Nursalah2
@Nursalah2 4 года назад
Waaawareey hero somaction Thanks
@fardawsacadey7977
@fardawsacadey7977 3 года назад
Filimka qeybo badan kadhiga waan idin taageeraa keep going
@izmahaaniitamoha1692
@izmahaaniitamoha1692 4 года назад
Filin hindi isma arakno aqyarta noo soobadi ❤❤❤❤❤❤❤❤waaa idin jecelnahu😍😍😍😍😍hore usocod wngsn 😘😘😘😘waa filin kala kacsan
@neehaalqaadiro1238
@neehaalqaadiro1238 5 лет назад
Woooow filim shidn weeye
@ikkiadow4131
@ikkiadow4131 5 лет назад
Keep going powe🤴💫
@noorhassanfarax1737
@noorhassanfarax1737 Год назад
Keep going guys👍👍👍👍
@yukeyinaali1383
@yukeyinaali1383 4 года назад
Woooow keep going boys that is great!!!
@iamdeeq5688
@iamdeeq5688 4 года назад
devdaaz soo xasuustay caadi ma ahan flimkan keepgoing somAction
@kowtheriinaahmed3419
@kowtheriinaahmed3419 5 лет назад
wwwww 💋🇸🇴hormar wcn som action
@zakaataabdi9131
@zakaataabdi9131 4 года назад
Absolutely post flim maker's keep going 😍😍😍🤗
@ahmednorchannel9420
@ahmednorchannel9420 5 лет назад
Keep going hormarkiina kuziisocdaH❤️❤️❤️
@inabanadir_0730
@inabanadir_0730 5 лет назад
Keep going brothers and sisters 👍👍👍
@faxdixaajicabdle7669
@faxdixaajicabdle7669 4 года назад
Www mashlaaah wiil soomaliyeed aya actor ah aya noo soo baxay hormar wcn wiilasheena
@salmoabdirisaqfarah2945
@salmoabdirisaqfarah2945 4 года назад
Walhi walalahen waxay u qalman 1m subscribe. An garziino pls tagero weyn inlofidiyo weyan somalay xasidnima jojiya o idinka is mideya ❤️❤️❤️wabilahi tofiq keep going walalo
@shamsocabdalle532
@shamsocabdalle532 4 года назад
Woooow
@zakariye2037
@zakariye2037 4 года назад
Masha allah, best film xaqiiqdii waana film xiiso gaar ah leh, thanks bahda #somaliActionfilms
@taygaofficial9902
@taygaofficial9902 5 лет назад
feisal hip hop keeb going my brothor
@abdirahmannurafgy2625
@abdirahmannurafgy2625 4 года назад
wlhi film hindi aan fiirsado waxaa iigu danbaysay 2015kiii lkn hada waxaan diyaar u ahay maalin walba inaan fiirsado film somali ee fadlan noosoo badiya mahadsanidiiin
@anwalgas8029
@anwalgas8029 4 года назад
Masha allah brothers walahi aadbaan idinku taagersanahay dadaalkaad wadaan
@desipoi4641
@desipoi4641 5 лет назад
filmkan bollywoodka iyo hollywoodka halaga qariyo yeeysan dadka noogu qabsanin ineysan somali ahen😢😢😍
@hafsaabdimajiid8811
@hafsaabdimajiid8811 5 лет назад
Waaaaw m.a asxaab qaaliya hormar wacan ban idiin rajeynayaa guula hiina waa wa hormarkeena nin ween wllkey feysal hib hoo🌹🌹🌹🌹
@zubeirabukar6624
@zubeirabukar6624 5 лет назад
Keep going walalke feysal bile wan la dhacay wlhi
@shukrixuseinsabrie3458
@shukrixuseinsabrie3458 5 лет назад
wooow best film waye hore usocda dhalin yaro
@kaldeekbazheir8540
@kaldeekbazheir8540 4 года назад
Ooow what a amazinG flim. so sorry guys aad ayaan idiinka soo daaahey waxey aheyd in an marhore channelka kusoo biiro dad talent leg waan idinku xidhnaan doonaa I.a💖✌flimmadda jaceylkan soo badiya waxad iilamuuqatiin dad talent leh hore usocda💖
@ziiziifarah8489
@ziiziifarah8489 5 лет назад
Keep going Asxpt
@rinesaofficial4412
@rinesaofficial4412 5 лет назад
Best film💯❤️
@ukheylpax2003
@ukheylpax2003 4 года назад
Somali youth to the wourld .......... horybu zocda jalayaĽ👑
@minadiirie5334
@minadiirie5334 4 года назад
hormar wacan aqyaarey waxaan idin rajeynaa shirkadaha Bollywood io Hollywood oo kle inaad noqotaan ood noosoo saartaan filimaan 2 saac io 3 saac soconaayo ♥️🔥🤝
@yusufnageeye3670
@yusufnageeye3670 4 года назад
Wa filim qatar mel qurux badan aya lugu soojile cagaar indhaha uroon qatar
@adnaanabas5172
@adnaanabas5172 5 лет назад
Best short film brother keep going✨❤️
@abdihamiidhassankhaliif5223
@abdihamiidhassankhaliif5223 4 года назад
khaleed codkiisa waan ladhacay wllhi masha Allah sxb meelkastaad soomaliya kajoogtiin dhmntiin horay isocda
@voiceofcommunityvoccodkabu5408
@voiceofcommunityvoccodkabu5408 4 года назад
Maasha Allaah Meeshaa ku dhashay Baledweyn
@ayuubabinaazh4831
@ayuubabinaazh4831 4 года назад
Guulaysta wllyaal😘😍
@izoohassn6994
@izoohassn6994 4 года назад
Wooow bldweyne cdy keep going imboyl❤❤✌👌
@maymuunahcabdalla3472
@maymuunahcabdalla3472 4 года назад
Wow💖💖💖💖💖
@kaafiyokaynaan6338
@kaafiyokaynaan6338 4 года назад
Masha Allah dhamantood waa talent keep going codadkiiina macaaana waaan ka helay
@stylkacidda9617
@stylkacidda9617 5 лет назад
Feisal Hip Hop keep going My Bro✌🏻👌
@hanadhanad7994
@hanadhanad7994 4 года назад
armeshaan magaladeda ahaa balad weene wllhi waan uxisay quruxdeda
@soolmediainc49
@soolmediainc49 4 года назад
manshalah sifiican baa loo dubay filimka wa in ay dowladu garabsiisa dhalinyaradan
@istarlinsharif68
@istarlinsharif68 4 года назад
Maasha Allah B/ weyne Waa u xiisay wlhi hor mar wacan da yarteena
@abdullahihusseinadan8110
@abdullahihusseinadan8110 4 года назад
manshaAllah wllheyga keep going ayan idhin leyahay guul wacaan
@ayshabintukaltuum6149
@ayshabintukaltuum6149 4 года назад
Maxan aniga channel kan mar hore u arki wayay masha allah wan ladhacay dhalin yaro talent leh bilicda wadankenana dibada u soo saaray caalamkana tusaya masha allah hore u socda wllhy
@crisaqrastamedia70
@crisaqrastamedia70 5 лет назад
M.a best films keep going dhalinta b weyn somalia
@queensomali561
@queensomali561 4 года назад
Wwwww m.a 👍👍 go forward somaction
@djahmed6744
@djahmed6744 5 лет назад
The best movie
@axmedmohamedcali6624
@axmedmohamedcali6624 4 года назад
M.A maanta ayaa igu horysay oo aan dawdy kanalkN wlLh wna Ku farxay filmada aan soo dawdy io kwa hada ii sii dhimN m.A wllyal hory u socda soomlia hormarty ayaan rajenaa oo i.A adikana garap nagu siiN karo wllyl keep going sxpyL🌍🌍🔥 Hor mar wcn
@anfacibraahim9386
@anfacibraahim9386 4 года назад
Waaaw wan ka helay walhi inoo soobdi allah haidin dhooro dhamaan🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@najwamaxamed279
@najwamaxamed279 4 года назад
Waaaaaaw caadi maha ilahay haydin xiftiyo walaal dhamantiba horumar wacan ayaan idin rajena
@inapoqor4916
@inapoqor4916 4 года назад
Mn cha Allah wlhy waa dhalin yaro aad u Qurux bdn iyo film Qurux bdn Go forward wllday
@Adnanali-hj8kz
@Adnanali-hj8kz 5 лет назад
meshii la rabay ayaad kenteen keep going
@abdirahmaanaliqumane
@abdirahmaanaliqumane 4 года назад
Masha allah Keep going
@NunkishDeeqow
@NunkishDeeqow 4 года назад
🔥🔥🔥🔥👌👌👌
@Ad_ham403
@Ad_ham403 5 лет назад
Best short film kabax saty sxb sare keep going pro fayzal
@you_man832
@you_man832 5 лет назад
Feysal Bile good job bro kept going 🙏🙏🙏
@aaltacabdulahia.c3201
@aaltacabdulahia.c3201 4 года назад
Horay u soda sxbayaal
@yukeyinaali1383
@yukeyinaali1383 4 года назад
Fadlan soo badiya filmanta 🙏🙏
@goldpoi735
@goldpoi735 4 года назад
Caawa dhowr film aYan ka dawadaY teamkan wana ka helaY welipa waa dad talent leh keep going...♥️
@NunkishDeeqow
@NunkishDeeqow 4 года назад
Waxaan add ugaaheley marku albaabaka baburka uu ukafurayo gabadha gentleman👍
@fcwiriqclub1680
@fcwiriqclub1680 4 года назад
Baladweyne qurux badanaa masha allah
@yasinabdillahi709
@yasinabdillahi709 4 года назад
Keep going young actors
@adanshukri7833
@adanshukri7833 4 года назад
Wowow khakid keep going
@xamakowramram7730
@xamakowramram7730 4 года назад
Film xaga dhiiga waxaad istic maa shiin green screen blood markii qofka xabada lagu dhufto masha Allah filimada super heet horay usocda
@sompharma4570
@sompharma4570 4 года назад
SOO BOOQO ABADIR PHARMA ACADEMY.. THANKS
@theclassicman6730
@theclassicman6730 4 года назад
10:28😂😂 arninkaan yackoo xaa isku galay
@najmacali1099
@najmacali1099 5 лет назад
maash alah gormor wacan
@abdukadirmohamedmohamud4140
@abdukadirmohamedmohamud4140 5 лет назад
masha allah rag culus nice movie bro drictor feysal keep going bro
@drbilal8861
@drbilal8861 5 лет назад
Flimkan wuxuu u qalmaa box officer inuu noqdo wa supper hit
@jamadmohamed624
@jamadmohamed624 4 года назад
asxbt hormar wacan inshlh somaliya oo idil tageeri doonto waqtiga theer kag
@mawadaxasan7296
@mawadaxasan7296 4 года назад
Love story
@sadkanology4945
@sadkanology4945 4 года назад
Keèeep going
Далее
DambiBaaris Somali Film Action 2020
33:27
Просмотров 798 тыс.
Сказала дочке НЕТ!
00:24
Просмотров 1,1 млн
Мама знает где все документы
00:21
QISO DHAB AH OO NOOLASHEYDA DHIBAATEYSAY
31:17
Просмотров 8 тыс.
Shock And Block Film Qiso Dhab Ah 4k Video 2020
35:40
Просмотров 377 тыс.
DUMAASHI | SHORT FILM 2024 | STREAMNXT
9:36
Просмотров 5 тыс.
Qiimaha Dumarka - SHORT FILM 2020
8:35
Просмотров 59 тыс.
SOMALI FILM CAJIIB AH | QISO JACAYL AH MURUGO LEH |
54:01
Naftii Hure - Somali short film 2022
13:38
Просмотров 241 тыс.
FILMKA KALSOONI 4K | FULL SOMALI FILM 2023
41:59
Просмотров 240 тыс.
Сказала дочке НЕТ!
00:24
Просмотров 1,1 млн