Тёмный

Abdi Holland ft Ikran Araleh Laa Laa Love Love Official Video New HD 

Abdinasir Cirro
Подписаться 260 тыс.
Просмотров 4,2 млн
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 2,1 тыс.   
@Zapriinaali2
@Zapriinaali2 6 месяцев назад
War 2024 hdda dawoonowzi love Mxaa igu diide 😮😂😂😅
@amansanequruxsane
@amansanequruxsane 6 месяцев назад
Wan kusarey quruxey 😂
@CabdixafiidCabdixafiid-po9wg
@CabdixafiidCabdixafiid-po9wg 4 месяца назад
Wan kusaray abayo😢
@Mujapdirahmaan40
@Mujapdirahmaan40 2 года назад
Heesaha somalida qaraamiga xita kuwii 3 Ka hor ahaaa jacaylada dhamantood wn dhagystaaaa wxan aad u jeclahay akhrinta qoraalada lamanayaasha iyo dad noloshoodi hore qiso soo maray Somali wan jeclahay ❤️💙✌️ Like I Saar Saan u xasuusto walalayaal ❤️👏
@sabnaasiman456
@sabnaasiman456 Год назад
Kula mid Ahy heesta maba dhageySto comantiga jag ku Ahy😭😂
@Mujapdirahmaan40
@Mujapdirahmaan40 Год назад
@@sabnaasiman456 si fiican adiga iska qironaya 🤗
@kimmumtih9139
@kimmumtih9139 Год назад
Inkato wakhti hore so qortay qoralkas hadana waxad moda inan waxyabo badan iska shabahno😢
@Nasteexocabdi-d1p
@Nasteexocabdi-d1p Год назад
Sido kle caanw
@sahraruja4253
@sahraruja4253 Год назад
sidoo kle
@Sharma_cade
@Sharma_cade 9 месяцев назад
Hada heystaan 2024 dawanosid😮 legend ama legemad aa tahay Like ha iga hilmaamin😂😂
@Prowni-gurl
@Prowni-gurl 6 месяцев назад
❤️😍🥰
@yousra52
@yousra52 6 месяцев назад
ku siyey😂
@MahdaAyen
@MahdaAyen 6 месяцев назад
Walhi hadan dawaday lkn qac bay ka yedhsisay😂😂
@ZamzamahmetZamzamahmet
@ZamzamahmetZamzamahmet 3 месяца назад
😂😂😂
@farhiyoDahirAli
@farhiyoDahirAli 3 месяца назад
Me
@moali6299
@moali6299 2 года назад
Qof yaraantiisii daawaday hadana daawanaya walhi waa legend cimriga alaha noo baraleekeyo Chilood song❤
@hantiileabdi6942
@hantiileabdi6942 2 года назад
Haa wlhi
@kamal-hassan
@kamal-hassan 2 года назад
Childhood ❤️
@zajinabes8487
@zajinabes8487 2 года назад
Legend salaamulah waxaan rajeynaya inaa caafimaad qabto
@maryanmaxamuud98
@maryanmaxamuud98 Год назад
Aamiin wll😍
@faaycarfaye1353
@faaycarfaye1353 Год назад
Aamin 🤲 28/1/2023 From caruur to qof weyn alx sacadda 3:18 galabnimo
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 2 года назад
2022 🔥 inta dawanaysa like iska sii saar illahey sanadkan mid wngsan hanoga dhigo dhamanten Abdi Holland Sxbtinimo u tagera not only fananimo 😉😇
@safaelmi9373
@safaelmi9373 2 года назад
Me 😄🥰
@fahimamohammad6251
@fahimamohammad6251 2 года назад
Here 🤗
@Ricewithbanana
@Ricewithbanana 2 года назад
Cawa heesihi hore le iga hesa hada waxan so dhageystay’kalay laabta igu qabo by fiska and qomaal’ 😂😂
@maryanabdi579
@maryanabdi579 2 года назад
🤩🤩
@hantiileabdi6942
@hantiileabdi6942 2 года назад
@@maryanabdi579 1h iga horeysaa abayo 02:51 wye 😄from xamar
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 года назад
2020 hadad dawaneysid ama 2021 soo socda like sar hada waxan dawanayaa 30 September 2020😓✍ ha igu soo lu go'in anigeee 😌😏💔
@mohamedmaahiye9844
@mohamedmaahiye9844 3 года назад
Lol
@Maazin_Moh
@Maazin_Moh 3 года назад
2021 yes Xasuus yarantydii dhagaysanjiry
@hassanmohamuud1605
@hassanmohamuud1605 3 года назад
2021/03/25😪
@yaasmiincabdi7647
@yaasmiincabdi7647 3 года назад
Yes 2021 🥰ha igu oron love love ha igu leexan hoy hoy ha igu so lugo in inigee wlhi xasuus 15 sano anjirey markan dhageysanjirey hdene 24 sano alxm lilah cimriga alah ha ino barakeeyo🤲🤲🥰
@afyareofficial3050
@afyareofficial3050 3 года назад
Amiira anaa dawanaya 2021 /5/25 wakhtiga ay ku tahay wanagsan
@muniir4388
@muniir4388 4 года назад
Heesta Kaliya Aan kusoo Xasuusto JacaylkYgi ugu Horeeyey Huuno MeeL walba aad Kaga Nooshahay Farxad Ku noolow Waan Ku cafiYey Jirro walbe aad imarisey😥💔
@sahraabdi1152
@sahraabdi1152 2 года назад
Omg how great you are
@أحمداليمني-ج5د
@أحمداليمني-ج5د 2 года назад
✋️🥺💯
@Ishqi_yare
@Ishqi_yare Год назад
Waad qalbi fiican tahay Sxp Wllhi waad qalbi hadashee waxan rajaynayaa imaad caafimaad qabto meelwalpa ood dunida ka joogto wll 🤲🙏❤️
@cuuudka12
@cuuudka12 Год назад
😢😢
@samraasweetlover
@samraasweetlover Год назад
Qalbi nadiif adoo kalaa aduunka kuyar bro nolol teeda macaan iigu nooloow😊😊
@Qani_10
@Qani_10 2 года назад
Nolosha aduunyada waa mid gaaban, hadana intaad nooshahay waqtiyo kala duwan baa ku soo mari, murug, farxad iyo xanuun🥺 waxan xasuustaa 2012 carrurnimadeydii aan heestan TVga ka arki jiray, markaas waqtigu wuu samaa, malaheyn fikir iyo war-war toona🥺 waxan maantana dhageysanaya: 5/11/2022, Galab sabti ah 4:20pm✍ Illahay waqtiga iyo waayahaba ha noo wanaajiyo🥺🤲
@biladaquruxda1986
@biladaquruxda1986 Год назад
Amiiin wllo🤲🏿🥺
@ruweida--
@ruweida-- Год назад
Aamiin🥺
@maryanmaxamuud98
@maryanmaxamuud98 Год назад
Aamiin
@ikraamsaid7941
@ikraamsaid7941 Год назад
Amiin wll
@munakhadan482
@munakhadan482 Год назад
Halkaagan kugu salaamy
@amiiramaxamuud6674
@amiiramaxamuud6674 Год назад
qof yaraantisi dawaday hadana daawanaya walhie wa cajiib ilahow cimri dheer iyo cafimad who’s listening 2023❤️😭💪
@HaniDayax
@HaniDayax Год назад
Waa i kan adi maa i wacay 😂
@RashiidShaaluco
@RashiidShaaluco 3 года назад
Heestaan waxaa ila dhegaysaysa xaaskayga Qaaliga ah Shukri waxanaa u socona Qardho from Garoowe with legends Yaxye Mashruuc
@Ula中国
@Ula中国 4 года назад
Hadad dawanaysid like, xusus yarantedii😥😂 》2025 commentska dartiis baan ku soo noqday. Aqiyaarta waad isoo celiseen😂.
@zamiirdaacad...3474
@zamiirdaacad...3474 3 года назад
Hadaan xusuustay❤😅
@zamiirdaacad...3474
@zamiirdaacad...3474 3 года назад
😅😅😅
@cabdishakuurmaxamuud5365
@cabdishakuurmaxamuud5365 3 года назад
😁😁😁😁😰😰😰😰😰 heesaha xasuus leeba u dhageestaa
@ahmedabdirsak5846
@ahmedabdirsak5846 3 года назад
Walahi xusus yarantaydii
@callmetuuney6078
@callmetuuney6078 2 года назад
Haa wlhi sxbty marna wlshy aa isla so korna igu so dhacday illahy ha naxariisto wlhi bini aadan dhan wa ka quustay markay dhimatay qof aan waxba kala jeclayna noqday 🥺🥺🥺🥺🥺🥺 caruurtayda aniga isla joogna 😭😭
@wardahapp888
@wardahapp888 Год назад
20.23 yaa dawanaya heestan kama daalo Hospital ayaan ku dhex dhagaysanaya😭😭😭💔💔yaa Allah hesaha naga madobe Amen 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@najmiinaabdalla3723
@najmiinaabdalla3723 5 лет назад
2019 inta ani cml ila dawaneeso like ha ila dhaafina
@suberzamin6136
@suberzamin6136 5 лет назад
Najmiina Abdalla Ana kula dawanayo
@mohamudhassan4053
@mohamudhassan4053 4 года назад
Wlal markad hestad dhagysatid xasuuso magashaa
@maviopoi8854
@maviopoi8854 4 года назад
@@mohamudhassan4053 haa wlahi ani xazuuz ayan gala
@abdilahihusseinofficial2458
@abdilahihusseinofficial2458 4 года назад
Wllo nakmaay Anigu 2020 ban dawanayaa
@Ibraahinxasansangaab
@Ibraahinxasansangaab Месяц назад
Talow adigu ma noshahy sacan😂😢
@sacdiyasiman1348
@sacdiyasiman1348 2 года назад
Childhood sing iminkana waqtigu waa socdaa Ilmaha Xasuustooda yaraaneyd faladagan iyo fartuun balbalaarka iyo Waxaas dhagaysanaya Anagaaba dhaama Old is gold
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 2 года назад
Waa iga qoslisay😂😂😂🥰
@xamdixuseen9281
@xamdixuseen9281 Год назад
Hhhh
@abdisalamshiine1174
@abdisalamshiine1174 3 года назад
Haye haye haye wow the music is just wow really amazing is there anyone who is listening this year 🥰😍👉👍❤
@cabdiraxman9118
@cabdiraxman9118 3 года назад
Wan ku arkaya hhhh
@abdisalamshiine1174
@abdisalamshiine1174 3 года назад
@@cabdiraxman9118 ❤❤👋
@zeydronaldo5419
@zeydronaldo5419 4 года назад
Qofkii ugu horeeyay ee 2020ka daawado yeees 😂😂 💖💔hada qofkii labad tahy like saar 👇👇
@zeydronaldo5419
@zeydronaldo5419 4 года назад
@Munira Omar kklkkk maanta soo raadisay miyaa heesta hhhhhh
@hodanib9469
@hodanib9469 4 года назад
Kk maanta daawanayaa😂❤️
@zeydronaldo5419
@zeydronaldo5419 4 года назад
@@hodanib9469 😂😂
@saleban9926
@saleban9926 4 года назад
Yes manta dawanaya😂
@faadumoxanaaqfaadumo8527
@faadumoxanaaqfaadumo8527 4 года назад
Aniga maanta igu horeeso daawashadeeda wll
@mankerdibojo6073
@mankerdibojo6073 4 года назад
2020 ani cml inta ugu so xiisty like ha iisrn hada hadaa dawaneso
@feyruuzaadan8983
@feyruuzaadan8983 4 года назад
Aniga
@shaficimohamed2951
@shaficimohamed2951 6 лет назад
2019 inta dhagysandonta like isar
@fartushahmed3413
@fartushahmed3413 6 лет назад
Shafici mohamed maba la gaariine😂👊
@ugbaadmaxamed7066
@ugbaadmaxamed7066 6 лет назад
Haduu'alle'yudhaa
@zalmahuzein920
@zalmahuzein920 6 лет назад
Allow nagaadhsiii insha allh
@asmadaryeela5112
@asmadaryeela5112 5 лет назад
Shafici mohamed hadanba dhagysanaya waa 1/1/2019 waliba 9:40 arornimo
@saeedmohamed118
@saeedmohamed118 5 лет назад
@@zalmahuzein920 h
@risktaker9119
@risktaker9119 3 года назад
Ooh kids in these days will never know how great songs we had back in days and not copying the beat of others
@callmetuuney6078
@callmetuuney6078 2 года назад
True wlhi i miss childhood days so much 🥺
@coolvids5549
@coolvids5549 2 года назад
Yeah bro
@zhucebmoalim
@zhucebmoalim 9 месяцев назад
who still waching 2024😂😢
@NimcuushFarahHassan
@NimcuushFarahHassan 7 месяцев назад
❤😂
@shiinemahamed3693
@shiinemahamed3693 7 месяцев назад
Cajab 🔥🎸
@kaynancade6561
@kaynancade6561 6 месяцев назад
Cajab😂
@AmiinAxmed-x9n
@AmiinAxmed-x9n 6 месяцев назад
Cajap😅😅😅😂
@shiinemahamed3693
@shiinemahamed3693 6 месяцев назад
​@@AmiinAxmed-x9n musigan la yaabay bam bam 😂
@zigzag942
@zigzag942 3 года назад
Heesti yaranteyda wlh. My childhood song.
@Ramdelfalcao2024
@Ramdelfalcao2024 3 года назад
Hhhh 2012 ciyal maa eheed
@zigzag942
@zigzag942 3 года назад
@@Ramdelfalcao2024 15 sana jirey sababto ah.
@lunibark9978
@lunibark9978 2 года назад
@@Ramdelfalcao2024 2010ki ba laqaday 11sano kasowareegtay wakhti yar maaha
@lunibark9978
@lunibark9978 2 года назад
@@zigzag942 26 hada jirta
@Ramdelfalcao2024
@Ramdelfalcao2024 2 года назад
@@lunibark9978 Haa ok mnshlh
@buuhoodlemedia3894
@buuhoodlemedia3894 2 года назад
After 9 years i came back here just to listen to this amazing song. I really love it . It was my one of my favorite songs when i was young. Amazing song Two beautiful people
@baashicade5793
@baashicade5793 2 года назад
Haa legend
@YoutubeNoobka
@YoutubeNoobka Год назад
Hajlq
@hafsyna2320
@hafsyna2320 Год назад
Me too ❤❤
@frdoosessa6815
@frdoosessa6815 10 месяцев назад
وأنا أيضاً هذي أغنيتي المفضله ✨😍💗
@habiibabdisalaam336
@habiibabdisalaam336 5 месяцев назад
Hestani waxey kamid tahey hesa talantaaliga daadsiga ah ee si dabar go'aya waayo wey adagtahey abwanada hda iney sameyan heso talantaali daadsi ah . 2024 hda wali dhageysaneyso legend ama legendmad ba tahey
@daahqaad1
@daahqaad1 Месяц назад
Ninkii samayy ayaaba jooga waa Abwaan faarax murtiile" 😂
@cryptoinanutshell
@cryptoinanutshell Год назад
2023 and still bangs 🔥🫠
@Urcristiano-z2n
@Urcristiano-z2n 3 месяца назад
Alla wakhtigadii hore maxee fiicnayeen😢 2024 dib u dhageysanayaa wana ku soo lab labta balse anoo ilmo ah tv universal ka daawan jirey like saar wll hadaa hada dawaneyso❤
@maxamadaamusane6418
@maxamadaamusane6418 2 года назад
Such a lovely song missing those days only memories stay ahead No songs can ever beat this song today.. I was so lucky I grew up as a teenager enjoying such songs
@أحمداليمني-ج5د
@أحمداليمني-ج5د 2 года назад
✋️🥰wlhi anba wn jclhy
@maxamadaamusane6418
@maxamadaamusane6418 2 года назад
@@أحمداليمني-ج5د Of course jiil Walba Waqtigiisa Uula Jaan Qaadaa
@Edirisyusuf0
@Edirisyusuf0 3 года назад
9 Years Ma Hawl Yara Alle WaqTiga Inoo Hadhay Haynoo BarakeeYo😭🕊
@inamohammed1318
@inamohammed1318 3 года назад
Aaamin huno
@hafsaabdi7865
@hafsaabdi7865 6 лет назад
yaa ila daawady 2019 fartah taag
@idirisfuuleed9131
@idirisfuuleed9131 5 лет назад
😁
@deeqomuhiyodin2002
@deeqomuhiyodin2002 5 лет назад
🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️
@gabadhadiriska570
@gabadhadiriska570 5 лет назад
Aniga
@nashaadabdullahi9414
@nashaadabdullahi9414 5 лет назад
👋👋👋
@ibrahimofficialqaraaxo579
@ibrahimofficialqaraaxo579 5 лет назад
Waww waa hees aan cadi caxen
@SacadMohamed-ou3xo
@SacadMohamed-ou3xo 9 месяцев назад
Who still watching 2024 🥰☝️😂🫀
@JabraCoutinho
@JabraCoutinho 6 месяцев назад
Just watching 🎉
@mohaanjamal1122
@mohaanjamal1122 6 месяцев назад
Now😮😅😅
@Khalid-ui5ni
@Khalid-ui5ni 6 месяцев назад
Just now😂😂
@SaciidoXassan
@SaciidoXassan 6 месяцев назад
Just now 😂
@HaajiyowMeerey-xr1qh
@HaajiyowMeerey-xr1qh 6 месяцев назад
​@@JabraCoutinho❤
@hanishariif7397
@hanishariif7397 10 месяцев назад
Who is listening 2024😢❤
@Hassanow-j3f
@Hassanow-j3f 6 месяцев назад
Me
@rashmiabdi7823
@rashmiabdi7823 6 месяцев назад
Me😂
@HassanMohamed-n9f
@HassanMohamed-n9f 5 месяцев назад
Me
@aminotukade3476
@aminotukade3476 5 месяцев назад
Me
@MusnaAdam
@MusnaAdam 5 месяцев назад
Me😅
@hassanhussein8339
@hassanhussein8339 2 года назад
So lovely 🥰 my childhood song I listened when I was 7 years
@abdikadirothmen.9822
@abdikadirothmen.9822 2 года назад
2011 Upton now. Libaax thy wale. Hadaa dhafeysaneyso.
@mohamedyare7425
@mohamedyare7425 3 года назад
2021 ban daawanaya ha igu oran love love 😂😂😂 i.n 10 sano kadib haduu ilahay igaarsiyo waan kusoo laaban doona commentiga iyo heestan 🥺😂
@manyeknam7892
@manyeknam7892 Год назад
Kuaaway hee😊❤
@Amaaliidle
@Amaaliidle Год назад
😢manozhyy
@FarduusmaxamedAxmed-wf5oc
@FarduusmaxamedAxmed-wf5oc 3 месяца назад
3 years ka dip ma noshahy tolow😢
@maryamahmed9518
@maryamahmed9518 2 месяца назад
😢😢 ma noshahay wllky
@IdirisSaleeban-k8x
@IdirisSaleeban-k8x День назад
Tan hees way dhaaftay ilaa 2024 baan daawanayaa❤
@anassalah1707
@anassalah1707 2 года назад
It's 2022 and this song was get old but Gold I hope u see this comment and ur to listen this masterpiece song⚡❤🔥😜🤘
@jamalxasanfarax7696
@jamalxasanfarax7696 2 года назад
Hadaba dhagaysanoyaa kawrn sxb hhh layaab wlhi cajaaib xasuus hore galay
@Cadde_ka_Cadde
@Cadde_ka_Cadde 2 года назад
@@jamalxasanfarax7696 Ana hada dhageesanooyaa😂✌️
@abdullahhaji1074
@abdullahhaji1074 2 года назад
@@Cadde_ka_Cadde 😂
@qasaayegamer7917
@qasaayegamer7917 2 года назад
🥰🥰
@imhanad95
@imhanad95 2 года назад
Just I listen 🎧
@ahmadawliyo2360
@ahmadawliyo2360 4 года назад
2020 hadaa dawanayso wall like igu dhacsii fartu kugo imaysee
@habonsaed4047
@habonsaed4047 4 года назад
Inta ila dawanaysa 2020👍 alleh cimriga hayno dhereyo inti dhimatayna alleh how naxaristo
@maryanbashiribrahim7780
@maryanbashiribrahim7780 5 лет назад
Hestan marke sobaxesy sacudi arabiyah jogy wlhi marka dalo o shaqada ikabato dhagesa jiry hdneh asiyah ka dwanayah ano barwqo lajiifo wle ayamaha we isbdalan 😢😇😇
@MohamedHashi10
@MohamedHashi10 5 лет назад
maad ikala kicisid
@daniaabdikarim2321
@daniaabdikarim2321 5 лет назад
Mashaallh alx haduu alha kadawaday anaga hadertan qadamad gacmaha inaga xanuunjisee alaha no gargaaro amiin
@muhammedmuhammed8033
@muhammedmuhammed8033 4 года назад
Hhhhh
@abdisalanmawel8450
@abdisalanmawel8450 3 года назад
2 march 2021 Habeen arbaco ah Heestan xasuus iyo wakhtigii ciyaalnimo isoo xasuusisay Xasuus 😍 Ikram arale iyo abdi holland two legends Like me 🙏
@DR4kE3
@DR4kE3 Год назад
17 years old here✋️ ma aqoon micneheeda balse hda iibilobmatay dhibka nolosha😭😭😭
@InnaIssak-bq1dx
@InnaIssak-bq1dx Год назад
Same tlie❤😢
@DR4kE3
@DR4kE3 Год назад
@@InnaIssak-bq1dx ha lpx hda iyo dhibatooyin badan noosoosoda😭
@InnaIssak-bq1dx
@InnaIssak-bq1dx Год назад
@@DR4kE3 haa zhp wlhi lkn alle tle saranena😭
@DR4kE3
@DR4kE3 Год назад
@@InnaIssak-bq1dx ilahay ba noomaqan zxp😭
@Jamiila7698
@Jamiila7698 6 месяцев назад
Me too sxb 17 years old aduunka wax bdn nooga hadhy oo dhib iyo dheefba ah😢❤
@ilwaadsharaf7231
@ilwaadsharaf7231 5 лет назад
Yadawanay 2019 plz like 😁😘😎😎💃💃💃🕴🕴🕴🕴💃💃💃💃💞😂😅
@safasaid3950
@safasaid3950 4 года назад
2020 ayaan jogaa
@maankacade2653
@maankacade2653 5 лет назад
War jceylka haduu 2019 hestan kukenay like haila dhafin bohew mise bayoh
@luulladan3986
@luulladan3986 6 лет назад
Aryaada hee dhaha waxaa la joogaa 2018 Shalayna waxay ahayd 1Luulyo ee bal waa malin wanaagsane wixii 🇸🇴jecel liketa igu soo quba bal markad hesta daawato walaaal🤣😂💔
@jabiye8593
@jabiye8593 5 лет назад
Adeerey baryootankuna muxu ahaa like tase ma lacag baa lagu sheegey??
@reallife5362
@reallife5362 5 лет назад
Waku saray wll adna dhac kusii
@heesahaugufiicansomalida8472
@heesahaugufiicansomalida8472 4 года назад
Sahro Ahmed hhhhhh sahro wan ku saara like lakiin waxaan ka rabaa in aad isiisid Facebook kaaga okey
@MaahirCadde-f3r
@MaahirCadde-f3r 6 месяцев назад
2024 ma nooshahay😂 waa kusaray loveta
@aasiyo_abdirisaq
@aasiyo_abdirisaq 6 месяцев назад
Imtixaan 😂😂😂​@@MaahirCadde-f3r
@tripleabdinho2710
@tripleabdinho2710 3 года назад
Heestan ma dugowdo legend holland ax ya hees yaa nasib uyeshe inu dhagesto 2022 👑🥰✌️
@fathidaahir5901
@fathidaahir5901 2 года назад
It’s funny 😄 sometimes it has been many years later still into it to this beautiful master piece 🥰✌️
@Ayub_252
@Ayub_252 5 лет назад
Hestan maky so baxyse 9 jir aya aha hdane Alx 18 Aya ahy inta ila mid ahy sulka Apatedka ufura 😋😍
@yuusufsaciid5493
@yuusufsaciid5493 5 лет назад
aniga cml heestan musalsal ey kuso gali jirtay markaasa kadaba qaadi jiray wlhi hada 18 jira
@khadramohamed9959
@khadramohamed9959 3 года назад
Imikana 21 thy😂 tolow ma Noshahay mise waad dhimty
@Mohamed_Abdi-YTA
@Mohamed_Abdi-YTA 3 года назад
@@khadramohamed9959 mxd u dili walolo 😂😂😂
@ahmetaydiid8714
@ahmetaydiid8714 3 года назад
Ar wll imka na 21 aynu nahy waynu is leg ne tolow nolol mize geri🤣
@mohamedabdirahmanteedhi4926
@mohamedabdirahmanteedhi4926 4 года назад
15/may/2020 waa maalinta 13 syl hadaad qadarin u hayso like ii saar waa maatay
@fardowsoabdulkadir535
@fardowsoabdulkadir535 4 года назад
Tarikhdaas xasuus igu liidahay 15my 2020
@faizaabdi4916
@faizaabdi4916 3 года назад
Waa malinta dhalashadayda💕😭
@bishaaroburhaan9071
@bishaaroburhaan9071 3 года назад
5 may 2021 daawanooyaaa
@najmahussein2434
@najmahussein2434 11 лет назад
Oh my i love abdi holland and his voice is sooooo amazing.
@falastiincali5856
@falastiincali5856 3 года назад
🥰🥰
@cabdiraxman9118
@cabdiraxman9118 3 года назад
Dadki hora tahay
@kafiamohamud
@kafiamohamud 8 месяцев назад
10sano kadib baan arkooya commentigaga❤😊
@axmadsiciid5888
@axmadsiciid5888 14 дней назад
Wall manoosha hy
@leylaahmed8836
@leylaahmed8836 3 месяца назад
i love this song i remember listening to it when i was 11 years old, today im 22 alhamdulillah 😭😭
@WaayoArag.
@WaayoArag. 3 года назад
Jeclaaye heeskan, waah waah. Berigaanu dunidaba wax ka fahannay ayay heesahani soo baxeen, heestaan iyo gaadhsiiya (Ikraan) iyo heesta kale ee ay wada qaadaan Ikraan iyo Cadi Hoan.
@sundussundus1451
@sundussundus1451 5 лет назад
Yeee 2019 ya ila dawanowo heestan
@sakipoi5986
@sakipoi5986 2 года назад
Hada dawaneysid 2022 🎧 legend tahey is muuji ✌️
@clqaniaxmed723
@clqaniaxmed723 2 года назад
Fanka iyo technolajiga in 2015 lagu daayo ayay ahayd wixii way badhaasuqiyeen immika, musiga xilliga la qaraacayay immika ayan la qaraaci karin fannaaniin talented ah ayay ahaayeen.
@manutdsomalifans5303
@manutdsomalifans5303 23 дня назад
Am crying while i listen to this song coz of all those beautiful childhood memeories😢😢
@hodanalo4213
@hodanalo4213 21 день назад
9:54 habeen sabti soo galayso wakhtigu waa soconayaa 4/10/2024
@Gorgorkadis
@Gorgorkadis 12 дней назад
14/10/2024 wlhi wa run wakhtìgu wa oŕdaya✌️
@BilanBilan-s5c
@BilanBilan-s5c 8 месяцев назад
2024 still dhagysanaya😂
@itsmekoolkooli23
@itsmekoolkooli23 3 месяца назад
Waqtigu wuu ordayaa , rabboow cimriga noo barakee . 😢 10 years feels decades .
@kundiidahmed7615
@kundiidahmed7615 4 года назад
Ax ax ax hawadaa ilalisee inta sideydoo kale hawada uu jaceylku geeyay caafimaad ayan eebe idinkaga tuugayaa waqtiga ha inoo wada hiiliyo all somali mohamed 💟💟💟💟💟💟💟 one day
@Apdalla_Montana
@Apdalla_Montana Год назад
Wxan Hubaa inaa heestan miraha mcn Dib uso boqatay hada iga danbyso Like iisaar 👍🙏😂
@hamdyabdi1577
@hamdyabdi1577 Год назад
2023 and still I miss this song 🥳
@diiriyechanel5373
@diiriyechanel5373 Год назад
Caruurnimadii waxaan is odhan jirey weligaba sidaasad u faraxsanani asxabtadana marwalba way kula joogayaan inantii wakhtiga aan is jeclayna waynu isku waari 2022 / 12/10 isxabtaydii famlkaygii iyo ex jacaylkaygii midna ma wada joogno😂😂 life is everday another chapter
@blackqueen204
@blackqueen204 5 лет назад
March/20/2019 Mrkaa Heestn maqlyeye aad baan u yaraa wlhi Hada neh 21 ahy alx❤️✅✅
@ibrahimjr1436
@ibrahimjr1436 5 лет назад
Qawaaar aa noqotay🤣🤣
@cabdikariincumar4827
@cabdikariincumar4827 5 лет назад
waa
@abdulrazakabdulrahman6741
@abdulrazakabdulrahman6741 4 года назад
One year ago
@qaalimohamoud6250
@qaalimohamoud6250 2 года назад
Waxaan dhageysan jiray anigoo fahmin erayada ay xambaarsantahay heestani iyo micnaha qaar erayada 😉 years ago Maantoo ay taariikhdu tahay 15/05/2022 maalinta dhalinyarada kuna asteysan maaalinka doorashada xilka ugu sareeya ee dalka looga aramiyo baan jaanis u helay inaan dib u milicsado 👏👏👏 Old is Gold😮
@Amaaliidle
@Amaaliidle Год назад
😂manozhyhyy
@mohaisaaq7035
@mohaisaaq7035 9 месяцев назад
Waqti walbo aan maqlo heestaan waxan soo xasuustaa waqti adag qeybk ka mid ah nolosheyda 2024
@burhaanboyofficial
@burhaanboyofficial 6 месяцев назад
😂😂😂
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 2 месяца назад
Qofkii hestan 2011_2024 soo dhageysanayey walee legend waa dhaafey😊aroosyada ban ka maqli jirey wiil iyo gabar baa la iskugu bixi jirey Daadis camal😂😂
@ilyaasabuukar2773
@ilyaasabuukar2773 Год назад
who still watching 2023😂
@frdoosessa6815
@frdoosessa6815 10 месяцев назад
🙋‍♀️
@DeeqoAlihassan
@DeeqoAlihassan 10 месяцев назад
😂❤me
@YusraAbdi-p9c
@YusraAbdi-p9c 10 месяцев назад
Me prO🎉
@ShaadiyaBaashe-m5b
@ShaadiyaBaashe-m5b 10 месяцев назад
Wali wan wa daawanyaa 😂
@MarcosOLONSO
@MarcosOLONSO 10 месяцев назад
​@@ShaadiyaBaashe-m5banigaba waxan dhagysanaya 24bishi 12/ 2020😂
@Indho_deero
@Indho_deero 7 месяцев назад
still 2024😂❤
@queenaamina744
@queenaamina744 6 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂heesatan waagii tooshlaha la isticmali jiray mimorige igu jurty ano markas qurbaha imaday sobaxday 2010 xasus wye hestan 😅maxan dhagesanjiray halkan hesle igu jiray
@OmarAli-vq1mk
@OmarAli-vq1mk 5 лет назад
hhhhhh walahi waa xasuus ana mobelba ma lehen labtob sxbky walalkis laha ba ka dawan jiry oo hindya ka yimi
@mohamudhassan4053
@mohamudhassan4053 4 года назад
Hhhh wlahy xasuus bay ahyd wakhtigaas qof ay duntu isugu kaayo xirnayd ban xasuustaaa
@hiboheenahiboheena3692
@hiboheenahiboheena3692 4 года назад
Xiligas wadba yared
@maxamedmaxamuud4626
@maxamedmaxamuud4626 4 года назад
Aniga waqtigaas waxan heestay taleefoon 3110 nokia ah oo kor laga damin jiray lagana shidi jiray kor 2007 dhamadkeda aan qaatay waxan ka daawan jiray heestan iyo hindi teelka arsenal aa laga qarin jiray miimariyada xasuus 😂😂😂😂
@mahadabu9071
@mahadabu9071 3 года назад
Kim it
@macquulbashiir9709
@macquulbashiir9709 2 года назад
Maantoo ay thy 15 may 2022 dalkane oow dorasho ku jiro yaaila daawanaaa
@amalcabdi2828
@amalcabdi2828 Год назад
Dadkaan aan caruurnimadeeni dawan jirney hada waa nala egyihiin yaab 2023 👆
@zafwandeik4811
@zafwandeik4811 Год назад
Xasuusuhu waa cajiib wllhy inan gabadh Aanu jaarnahay ayaa dhageysan jirtay waliba maalinta khamiista dharka intay soo gurato cusbur iyo qasil soo marsato ag fadhiisan jiray mise igu shaqysan jirtay ciyaalna waan Ahaa , immika way tahariibtay wllhy markiiba igu war dambsay inanta magaceeda nasra la odhan jiray. 2022 waan kasii baxayna😭
@ahmedbarakoworkshop6394
@ahmedbarakoworkshop6394 6 лет назад
Inta dawanysa 2018 like ha ila dhaafina ilma qudhacay
@ramlohdhamysannn
@ramlohdhamysannn 6 месяцев назад
Inta so boqatay 2024 like dhac ku siiiii😂❤
@shiekhabdihakim3402
@shiekhabdihakim3402 2 месяца назад
Old is gold
@zabriinali6628
@zabriinali6628 4 месяца назад
2024 dawanayaa maxaan anoo ciyaal school ah xiijiyay
@Aybmhm
@Aybmhm 4 месяца назад
Zaabriinay hada reero jaamacadeed miyaa tahay😂
@yj_lak
@yj_lak 2 года назад
2/9/2022 Hargaysa_somalilnd 10:00 pm Lakiin wllo adigoo guur diyaar u ahyin qalbigaga been haw sheegin hadii kale waad is dhaawacaysaa shaqayso markaa sheekayso
@mahdakhadar233
@mahdakhadar233 6 месяцев назад
2024😮
@sumayayusuf2450
@sumayayusuf2450 3 года назад
Finally found this song ☺️☺️
@AhmedMohamed-yg1rj
@AhmedMohamed-yg1rj 9 лет назад
lix iyo toban ano jiry dhabankay labeniyo lul ifaya uuyahay libin wayimaye mashaallah ikran &c/holand inolada
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Год назад
Heeskan Gabdh wlshey ad u jecleed ana waba lasi jeclaaday wagi danbe musiga ayey jecled iska daba dhaca dhininin dhin yaah!!!
@FarhaanAliAbdi
@FarhaanAliAbdi 13 дней назад
Qof yaraantiisii dawaday hadana dawanaya runti qofkas waa legend cimriga allah noo barakeeyo chilood song 🎵 ❤
@mohamedmuzamil1592
@mohamedmuzamil1592 5 месяцев назад
Marbee heestaan dadka qac kaayeersiin jirtay dad waa dadkii hore❤
@hodanahmed5995
@hodanahmed5995 6 лет назад
2018 waan qaraar sanahay yaa ila daawanaaya 😛😂😂
@virtualsolution1936
@virtualsolution1936 6 лет назад
K oik nhxķhhhhhhhhhhhhhhhh🤔😑😶😏🙄😏😣😥😮🤐🤗😊😉🙂☺😆😅😚😙😄😗😃😘🤣😍😂😎😁😀😋🤤😬😨😩🙁😝😜😛🤓😦🤑😭😢😤😔😟😓😞😒😯😪😫😴🖕💙💗💖❣💕💞💔💓💝❤🖤💘💛💚
@abdiadan2929
@abdiadan2929 5 лет назад
@@virtualsolution1936 jshdjspmadhbwiuwubwywtzavnwownuenwdl
@abdiadan2929
@abdiadan2929 5 лет назад
@@virtualsolution1936 magwoqgtb
@abdiadan2929
@abdiadan2929 5 лет назад
@@virtualsolution1936 a pansy
@qarandoonsomaliyeed3953
@qarandoonsomaliyeed3953 5 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂
@isonmohed5179
@isonmohed5179 3 года назад
Not me rewatching and being nostalgic of my childhood , 17/7/2021, Saturday
@SadamMohomoud
@SadamMohomoud Месяц назад
Hargeisa somaliland xafadaha new Hargeisa Magaaca :sadam mohmoud jama Tariikhda: 21/September/2024 Wan ku so laban doona anigu hanigeeeygi yurub an ka lahay iso dhamadag ❤
@cabasyare7909
@cabasyare7909 2 года назад
Marwalbo oo aan rabo inaan xasuusto noloshii qrxd bdnyd aan lahaa xiligaas qof baa jirtay aad aan ujclaa iidaari jirtay marka àn lajoogo gurigooda hortiis balse hda waa xaas waxaa laguqabaa canada 🇨🇦 ana somaliyaan iskaabulo ku ahay alx farxad waarta wlshy
@asmalucy2120
@asmalucy2120 Год назад
2023 galab khamiisa 6:00 14/9/2023 😢😢😢😢😢😢aniguna la'aantaa ladi maayo jiifkee❤❤❤
@MaxamedaXidhe
@MaxamedaXidhe Год назад
4/10/2023❤Aniguna La'aanta Ladi Mayo Jiifkee😢
@saeddayib6752
@saeddayib6752 4 года назад
Amazing song 🤦🏽‍♂️ xasuus 2020 wli wan dhagesanaya xqq hees xasuus igu leh
@aesthete7227
@aesthete7227 7 лет назад
*OMG I USED TO BE OBBESSED WITH THIS SONG*
@maxamedgaballaax3127
@maxamedgaballaax3127 3 года назад
8deed sano kadib baan daawanayaa hadad jiif kudaawanayso 3dexdii habeennimo legend weyn baad tahay
@Suhala-f4t
@Suhala-f4t 23 дня назад
Waxani hees wey dhaaftey😢❤
@beigelover95
@beigelover95 7 лет назад
Love this song. Throwback
@Aduunyo99
@Aduunyo99 Год назад
2023 8-sep aya dawanaya iyadoo gabadhii aan jeclaa 43-beri ka hore aduunyo iga raacday oo qalbiga iga jabisa waliba anagoo 6-sano wada shekesaneynay ilahow qalbiga ii qabooji.
@shafeeccabdixakiin1124
@shafeeccabdixakiin1124 Год назад
Talie waxaas ha u joojin marba hadaa salada alle io shaqo isku heysatid waxba uma baahnid brozk❤️
@roodageeljire5137
@roodageeljire5137 4 года назад
Heesta intii daawan Jirtay filinkay kusoo geli jirtay haigu odhan love love like dhac kusiiya kkk xasuus wlhi 2010 standar 8ahaa😉😑xasuusbaan galay wakhtigii ciyaalnimo 🤭😉
@mohedibrahimmohed7662
@mohedibrahimmohed7662 4 года назад
Hhhhhh Filmkii nuura iyo atoor.....xusuus Qaliya...
@hawrarsanhaldhaa750
@hawrarsanhaldhaa750 4 года назад
Waa markii zchool laya qoray 6jira ah And 8ahyadii🤣🤣🤣🤣🤣
@PSA4
@PSA4 3 года назад
nuur iyo atoore 😂😂
@PSA4
@PSA4 3 года назад
2009 bey ahyd 11jir ban ahaa fasalka 4aad bn ahaa immikana jaamacad bn wada
@yaaskacumar4314
@yaaskacumar4314 3 года назад
Ladanaay lamaanaha labadii isdoortaa wada laacdamaayee wada loolinkarayee intii 2021ka daawanaysa ilaa 2022 liketa dhackusiiya
@abdisalanmawel8450
@abdisalanmawel8450 3 года назад
Isku habeen aa daawanaynaa lols
@ayannaabdirahman
@ayannaabdirahman 2 года назад
2022 bn Dib uso radshay ano tell an leyhy ka dawanaya wagi ay so baxaysayna tell Aabe u leyhy bn ka dawan jiray 😇
@husseinapokor6195
@husseinapokor6195 22 дня назад
Wow ❤
@asax464
@asax464 5 месяцев назад
Hayla dhaafin like like like 😂🤣😂😅
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 Год назад
The only time they told truth humans is when they say OLD IS GOLD❤ this song throwing me back to childhood memories, cool life, and much much amazing world🔥✨️😔 17 Sep 2023 22: 00 sunday 📍 jijiga
@Nuurkeyhaji
@Nuurkeyhaji 6 месяцев назад
Heer tiktok 2024 aa heesta fahamnay So like ta👇 isoo xasuusi😂😂😂
@mxmed5179
@mxmed5179 3 года назад
2021 Yaa ila dawanayaa 2022 Yaa ila dawanya✋🏻🤣🤣✊🏼🇸🇴🙋🏼‍♂️2030
@tyrickmitchell03-d3n
@tyrickmitchell03-d3n Год назад
Heeso waa hesii hore kadib 10 sano hada ayaan dawana commentigeyga hadad aragto legend ayaa thy ❤😂
Далее
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Просмотров 13 млн
Физика пасты Карбонара 🧪🔬
00:57
Гаджет из даркнета 📦
00:45
Просмотров 174 тыс.
На самом деле, все не просто 😂
00:45
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
Просмотров 306 тыс.
Gullled Ahmed ft Fartun Omar
6:50
Просмотров 7 млн
Ethiopian music Kake tesfaye Amalaye
5:29
Просмотров 3,4 млн
Qalbigaygaad Mirataa
6:31
Просмотров 74 тыс.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Просмотров 4 млн
Физика пасты Карбонара 🧪🔬
00:57