Тёмный
No video :(

Hees Cusub FARXAD Bye King Khalid ft Ikran Arale [Official Video] 

Abdinasir Cirro
Подписаться 252 тыс.
Просмотров 9 млн
50% 1

Опубликовано:

 

31 авг 2011

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 4,2 тыс.   
@cumara227
@cumara227 Год назад
Hestaan wxn si wada jir u dhagesan jiray gbr aan mudo 5sano is jcleyn balse markaas aniga arday ayaan ahaan wxna manan heysan cideeda ayan kadoontay weyna ii diideen ka dip nin lacag leh ayeey ku direen anigane go aan ayaan garay waan tahriipay si aan nolosheyda u hormiriyo ka dip wxna tagay dalka Finland 🇫🇮 Alxm waan so shaqeystay hanti igu filan waan heystaa muqdisho ayaan hada ku so labtay walipa xfdii aan ku dhashay hbn anigoo meel cafeteria fadhiyo ayaan si ka dis ah u arkay gbdhii aan jclaa iyado marwo wan u istaagay si naxariis ayeey itiri iwrn anigane wn fcnhy iwrn adi markase idhahday wa cfmd qawaan ee maguursatay Haa ayaan ku dhahay markaas I dhahay m.a illhey haku barakeeyo familkaga ayey idhahday qisadeyda hadaa ka heshay love ❤ saaar by✌
@heykalyt3603
@heykalyt3603 Год назад
Sxb inaa TaaS igu dhacdaa ka cabsi qawaa gawar Ana jeclahy lakiin lacag ma hesto😢
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 Год назад
@@heykalyt3603 Marka hore adiga noqo nin shaqeysta meelna iska soo saar insha Allah wx wlba wey hagaageyaan sxb.
@maanqawojiso6369
@maanqawojiso6369 Год назад
Money is a power
@luulimaan7421
@luulimaan7421 Год назад
Lkn maxad nagu dhamestiri weysey jah
@deeqocabdulaahi714
@deeqocabdulaahi714 Год назад
Wa jeclaahy lacagna ma hysto
@maryancrisaaq6153
@maryancrisaaq6153 5 месяцев назад
Heestan waa soo raadiyey abtigay dhagaysan jiray anigoo 7sano jir ah hadana allahamdulilah 19 sano ayaan jiraa 😊 qofka hada qoraalkayga aqrinya caafimaad sareeca ah ayaan urajaynya isaga io waalidkiiba❤❤
@hamseosmaan
@hamseosmaan 3 месяца назад
Masha Allaah Adigana sidoo kale wlaashay❤❤
@user-qj8if5ix6l
@user-qj8if5ix6l 24 дня назад
Sidokle wllshy
@user-ez8km1gc9d
@user-ez8km1gc9d 6 месяцев назад
Who still here 2024😂🎉
@gaasirogaasiro2349
@gaasirogaasiro2349 4 месяца назад
Aniga waliba ramadan😂❤
@sadaamabdeeq839
@sadaamabdeeq839 4 месяца назад
Memoriesed walahi ma ilaawo​@@gaasirogaasiro2349😩
@FarhiaKhaalid-or4du
@FarhiaKhaalid-or4du 4 месяца назад
Me😂😂😊
@aminmohmet7797
@aminmohmet7797 4 месяца назад
Habeenka eida 😂
@mohamedali-zk5sf
@mohamedali-zk5sf 4 месяца назад
@@aminmohmet7797 lol shit is still lit
@ahmedadan7904
@ahmedadan7904 2 года назад
Waan Huba maalin maal maha Kamid Ah inaa Soo Radin doonto Heestan miraha macaan, Like ii saar ❤ Hada Aragto Fariinteyda ❤💯🙏
@mohamedyare7006
@mohamedyare7006 Год назад
😂😂😂😂 hadaypa iga agdaarantahy😂😂
@hodanali4440
@hodanali4440 Год назад
@@mohamedyare7006 ana hada aayan dhagaysnayaa 😅
@deeqocabdulaahi714
@deeqocabdulaahi714 Год назад
War manooshahay
@Talaabopro
@Talaabopro Год назад
Wan so radiyeyy zxp ma I aragta ma noshahy😂
@najiibilkacze
@najiibilkacze Год назад
ɪᴀᴍ.sᴛɪʟ ʟɪsᴛᴇɴɪɴɢ 2023
@Chemistry77
@Chemistry77 5 лет назад
والله انا احبكم يا شعب الصومال❤ انتم شعب غالي على قلوبنا❤ محبكم من اليمن❤ I'm from yemen❤
@sagalabdi8191
@sagalabdi8191 5 лет назад
يا اهلا وسهلا بالصومال بنحكبكم يا حابايب القلوب يمن الغالي
@sagalabdi8191
@sagalabdi8191 5 лет назад
❤❤❤❤
@Chemistry77
@Chemistry77 5 лет назад
فديتك❤🎀 تسلمي ربي يسعدك ويارب ان يظل شعب اليمن وشعب الصومال الطيب اخوان الى يوم الدين..
@jiyaaabdulahi1045
@jiyaaabdulahi1045 5 лет назад
♥️♥️♥️ونحن نحبكم يا اخوانا
@mohamedzakaria1559
@mohamedzakaria1559 4 года назад
Hi
@MohamedAhmed-rd2tb
@MohamedAhmed-rd2tb 3 года назад
Heestani waxay soo Baxday Anigoo 11 jir ah maantana waxaan Ahay 21 jir Alx Alle Yaa Mahadaa Iska leh Alle cimriga Hanoo BARAKEEYO waxaanan joogay dhulkaygii Hooyo imikana waxaan jooga dalka Qatar oo Aan ka ahay nin ciidamada militaryga cirka🥰♥️🌹🔥
@zakariyeapdi7110
@zakariyeapdi7110 3 года назад
Hees iyo badh weeyeh lagama daalo dhagaysigeeda xasuus iyo waayo waayo bay ku galinaysaa old is Gold
@ubaxlove6853
@ubaxlove6853 3 года назад
Masha alllah aniga had dawanoyaa aniga 17 jir yaa rabi cimari dher na siii wllkey hadad adunka.jogto Reply iso gal jumco hilwa
@shandhakoboyniga8998
@shandhakoboyniga8998 3 года назад
@@ubaxlove6853 hee walaal
@muscabmuscab5301
@muscabmuscab5301 3 года назад
@@ubaxlove6853 isku mid wlhi🌏🏤🤣
@nafiisanalka4319
@nafiisanalka4319 3 года назад
Isku mid ayan nhy wlhi guulyzoh hno
@wiilsomali5933
@wiilsomali5933 Год назад
Waqtigad dib uso boqato hestan, commentkeyga aragto like saar, legend ba tehe❤❤❤
@Mustaqbal-Tv
@Mustaqbal-Tv 7 месяцев назад
Waxaan hubaa in aad heestaan miraha macaan Dib uso booqatay Hada iga danbayso Like Dhac ku sii 👍😁
@siciidgaagaale8553
@siciidgaagaale8553 3 года назад
2021 Haddaad Dhegaysanayso Heestan Legend Baatahay 😂
@Amran12798
@Amran12798 3 года назад
Walhi niyo anigaba 😅😅
@adamismail6651
@adamismail6651 3 года назад
@@Amran12798 ana wan idink fanbeya
@feasalhanad1094
@feasalhanad1094 3 года назад
Hhhhhhhhh waaikan
@asmaaragsan3792
@asmaaragsan3792 3 года назад
Waikan😀2021 ka bishii 8aad 6 deedii haben sabti sogalayzo😀
@haawonuur7816
@haawonuur7816 3 года назад
😆😆😁🖖
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 2 года назад
If you still listening 2022 you're legend ✌🇸🇴
@husseinismail6994
@husseinismail6994 2 года назад
Hehe maba lagaarin
@ayupdragon9748
@ayupdragon9748 2 года назад
@@husseinismail6994 wu si hormarsaday🤣
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 2 года назад
@@husseinismail6994 Hormaris wye🤣🤣😅
@nazunazu6705
@nazunazu6705 2 года назад
Still I'm listening 🎶😌😳
@youssoufahmed7279
@youssoufahmed7279 2 года назад
I'm legend
@jihanzanyare5704
@jihanzanyare5704 Год назад
Marka an daray wan ilmeeyay waxan dhagaysan jiraya 2012 kii markas waxan lanola ayeyday anoo jecel hestaas Ayeeyo way iga dhimatay kadib hestii wan nacay caawa oo ay tahay habeenimo 11:54 24 oct 2022 markiiba waxan xasuusaty ayeeyday mcn ilahy hakuu naxariisto🤲🤲🤲🥺🥺🥺🥺
@abdifatahsalan
@abdifatahsalan Год назад
Hadaad 2023 iyo ka danbeeya daawanayao love saar😂😊
@mustaqali8267
@mustaqali8267 4 года назад
2020 bal inta iga dambeysa liketa ila soo mara idaacada igu bargoysay heesta ana inta kasoo raadiyay 😂
@abdukadiryusuf7738
@abdukadiryusuf7738 3 года назад
¼😇😇😇😚😇😅😇🤣😙😇😇😇😐😐🙃🤨
@Ahmettt669
@Ahmettt669 3 года назад
❤️
@dekafilsan9991
@dekafilsan9991 3 года назад
😅😅
@muuqbaahiyesoomaali8269
@muuqbaahiyesoomaali8269 3 года назад
😂🤥
@suxufixamsejaheeye4042
@suxufixamsejaheeye4042 3 года назад
lw s
@drabdikanimaacir7243
@drabdikanimaacir7243 3 года назад
Heestan waxaan dhagaysan jirnay 2013 xiligaas oo aan kubad ku dheeli jirnay garoon xaafada ku dhowaa. Raggii aan xiligaas asxaabta ahayn maanta waxay kala joogaan Canada, Sweden, India, Nairobi, Boosaaso, Boorama, Badhan iyo Hargaysa. Bal in wakhtigu cajiib yahay asxaabti xiligaas ma jiro hal qof oo danbe oo aanu isku class noqonay jaamacada. Things end but memory last forever
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 2 года назад
Adigana xagee jogtaa ugaas
@amalgarnayl8961
@amalgarnayl8961 2 года назад
ADIGANA xagee joogtaa
@amaalqurux5634
@amaalqurux5634 2 года назад
Haa saas waay aduunyo
@nuurmaxamed2149
@nuurmaxamed2149 2 года назад
wagas maba sobixin sewax uwada
@nimcodow1230
@nimcodow1230 2 года назад
@@nuurmaxamed2149 saaney usoo bixin 2011 soo baxdee🤔
@anfacahmedhassan9581
@anfacahmedhassan9581 5 месяцев назад
Xasuus 2017 wa marki ugu horeysay aan maqlay hestaan❤wlhi waan jeclaa aadna uma fahmi jirin lkn wali waxaan jeclahay wiilki an dartii udhagaysan jirey😂❤ Dabibki naftaydoow Dadnimiyo wanaagoow Dayax ii ifiimiyo❤ Ragg ba kaan ka doortow❤😢 Maogtahay daraadaa Duunyada magaalada Dawaafoo dulmeeroo Dadku igula yaabee Kaalayoo idaawee❤😢 Deex iyo jacayl nolol dayra o wacan Aaan wada dakayno Cashqu ha darareee❤ Farxd io damashad Dayinkeena nugu simo❤🎉 Daaauuus la moodyoow❤ Onkod iyo dayaanoow ❤ Daruuraha hilaaciyo❤ Dirir hooraybaa tee❤❤🎉 Maogtahay daraadaa Dantaydii u daaayee 😢 Duni wxn u jecelahay❤ Daacadiyo warkaagee❤ Kaalayoo idaaadihii❤ 🎉🎉❤mi love dahir❤
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 Год назад
Markaas waa 2013 Remember children 🥺gabar markaas aan daris eheen aadna iiga weyneed ayaa tfnkeeda ka dhegeysan jiray weliba gurgooda anigana dugsiley ayaan ahaay 2013 ayey eheed ikraan caraale waa fanad aan jeclahay runtii❤ilaahey cimriga hanoo dheereeyo 😊 hadana gabar weyn baan ahay oo scholey ah insha allah waxaan rajeynaa inaa mar uun arki doono meesha heestan lagu qaaday hadana waa 2023 /4/4 maalin qamiis ah
@deeqahmed8247
@deeqahmed8247 Год назад
Xmr miya ku nshahy abyo
@user-gc4ry8vt9l
@user-gc4ry8vt9l Год назад
❤❤❤
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 Год назад
@@deeqahmed8247 haa wll
@cabdiwali2471
@cabdiwali2471 10 месяцев назад
inan isku dookh nahay wa macquul
@someditins
@someditins 5 месяцев назад
Nio warka aan ku soo kobo Ana qisadeyda way dheertahey gabar aan caruurnimo isku baraney oon daris aheen rerkeda xiriir fiican naga dhaxeyay oon isla coyari jirney ku xasuustey heestan balse hada ayada wee iga dhooftey Ana inteey tagin ka xamashey waxii nin raga lagu yaqaney😂💪 wlhy inkastoo calol xanun tahey iney isoo labato waan jeclaan lahaa balse Sweden 🇸🇪 aye jogta sey wlhy iska noqotey in lagursadeyna yaa og Ax 😢
@axmedguuleofficialtube5823
@axmedguuleofficialtube5823 3 года назад
16 years old ku dhegaysan jiray Ciyaal iskuul baan ahaa hadeer jamacada labada heer BAA waa dhameeyey xaas waan sameeyey Dhawan aroosku dhacaya allxmdulilah Allah igu sugay ayaamaha quruxda badanee bilaa dhibta ah
@PSA4
@PSA4 3 года назад
hambalyo huuno
@MohamedOmar-fg3pj
@MohamedOmar-fg3pj 3 года назад
Guulayso zxb qli
@caashobashiir648
@caashobashiir648 2 года назад
Manshalaah hambalyo ilaahay hakuu siyaadsho
@qaalicadey3640
@qaalicadey3640 2 года назад
isku mid ayan nahay i was 16 dugsi sare aan ku jirey mobile shiinees aan lahaa ka dhagysan jirey hadane masterka wan dhamaysty 10 bil ka hor xaas ayan noqday alxmd guurka Alle haku barakeyo wll
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Год назад
Masha allah Hambliyo isku waara Guur Qeyr Qabo
@bureeqomahamed1609
@bureeqomahamed1609 4 года назад
2020 yaa ila dawanaYo waxi iga dmbye like ha isaaraN❣❣
@jibriilsiciidjabro3320
@jibriilsiciidjabro3320 4 года назад
Xasuus qaaliya iga dheh
@maxamedcalimocow4559
@maxamedcalimocow4559 4 года назад
anoo yar aan maqli jiray
@faizahassanfaizahassan8332
@faizahassanfaizahassan8332 4 года назад
Aniga manta eey kubegan thy bisha 03/25/2020
@zuhouredriz4913
@zuhouredriz4913 4 года назад
maxamed calimocow aniguba🤭iyadoo la waynaaday mantana😂
@sharuhkey9849
@sharuhkey9849 4 года назад
2020 😑
@ilyaasmuuse5760
@ilyaasmuuse5760 Год назад
Heestan wxa an dhagaystay 2013 wxa an ad u jeclaa inan aanu school ahyn in badan ayaa an daba socday oo an u shegi kariwayay hestana ad ban u jecla inantii way iga aqbashay oo wanu is isjeclaanay wliba mid aan la qiyaasi karan mudo sano ah ayanu wada soconay nasiib daro calafka ayaa nalaa kaxeeyay oo iminka inantii wa marwo rer leh aniguna xgii ban iska jooga oo dabadeed wxba ma jeclaan xasus weyn ayay ugu rebty hdii ay qoralkan ay arkayso wxn leeyay wlal noolal warta aakhirona janada🥰🥰 19/12/2022 malin isliina
@cfataaharabin772
@cfataaharabin772 4 месяца назад
War zxp Anni jacayl uguma dhaco waan yaabanahay xataa hadaan gabar is iraahdo eeg ileen jacayku waa martabada 2aad eegmaada aad gabarta aragto waa xiiso dabadeed mrkaad lahadasho eed mudo wada socotiin ayaa jacayl imanayaa khabiirna waan ahay lkiin qalbigayga waaa amazing 😂😂
@hayaatmedia1965
@hayaatmedia1965 4 месяца назад
​@@cfataaharabin772jaceylka wa cajiib abwe 😂 2badena dad noo naxariista oo na dhowrta allh na sahlo ❤😢
@cfataaharabin772
@cfataaharabin772 4 месяца назад
@@hayaatmedia1965 abayo 🥰
@JfjfjfjdjKcjcjfjfjdj
@JfjfjfjdjKcjcjfjfjdj 2 месяца назад
​@@cfataaharabin772 sxb aniga sidaas ahan jiray 2017ki xitaa heer waxan garay aanku duceysto inaan arko qof aan jecelahay lkn 2020ki aan arkay qof aan jecelahay waxan isdhihi jiray gormad arkeysa adigo jecel ku Hayo ugu dambeyn qof aan jecelahay waan helay 2 caruur ah ilahey iga siiye lkn isaga ima jecla😢😢😢😢
@yaasiryahye8242
@yaasiryahye8242 Год назад
If you still 2023 you are lgend🇸🇴😁
@HirabDigfer-iu3rs
@HirabDigfer-iu3rs 8 месяцев назад
Obviously ❤
@bobbylovetube7365
@bobbylovetube7365 8 месяцев назад
Am here since childhood 😂😂😂
@mariem3207
@mariem3207 8 месяцев назад
I don't leave 😂
@cabdixamiid4236
@cabdixamiid4236 8 месяцев назад
​@@HirabDigfer-iu3rs000
@fathiadahir8112
@fathiadahir8112 8 месяцев назад
18/12/23 old songs is thé best❤
@asmoosmaan5265
@asmoosmaan5265 6 лет назад
Farxad iyo damashaad daa imkeen hanagu simo dee qof kii igu raacsan laki ha iga baqiiline ..........
@garaadahmed549
@garaadahmed549 4 года назад
Sanad dabadi
@ibrahimzanto8341
@ibrahimzanto8341 4 года назад
❣❣❣
@anizahidig9628
@anizahidig9628 4 месяца назад
Ttģ⁶Pp9će6⁶w❤❤😂 jrźq❤czat🎉12 454😢❤​@@ibrahimzanto8341
@JfjfjfjdjKcjcjfjfjdj
@JfjfjfjdjKcjcjfjfjdj 2 месяца назад
6 Sano kadib aan arkay comntigaga noloshada maxa iska badalay bal iisheeg
@faizaabdi3673
@faizaabdi3673 Месяц назад
Asmooy 6 years kadib arkey qoraalkaada waku salaamey inaa wacan tahay rajeynaa
@andregamming3536
@andregamming3536 3 года назад
Heestan wax daawanaya 18 may 2021 saacadu waa 12:08 habeenimo waxa aan maraya meel udhexeysa burco iyo berbera roob aya waddaada nagu haya anna gaariga ayan iskaga dhex jiraa jawi caawa igaga macan weligay ima so marin ❤🥰
@amaalmaxamed1185
@amaalmaxamed1185 3 года назад
3:49 ayaa dawanayaa waliba guriga anoo jooga waana 18 may
@malapohomar9881
@malapohomar9881 3 года назад
31 may ayan dawanyaa malintii dorashada somaliland 😅🥰💋
@zeinabhussein2582
@zeinabhussein2582 3 года назад
Sun-18 july 9:22 habeenimo ayan dawanaya zarirteeda duzheeda 😂😂😎
@faartimadiriye7835
@faartimadiriye7835 3 года назад
28 july 4:33am ban daawanaya ano shift night ku jira
@nemoahmed1443
@nemoahmed1443 3 года назад
sunday 15 August 9:55pm dawanaya wakhti hore aya igu danbaysay dhagysiga Hesaha somaliga just enjoying.
@Maxamed84
@Maxamed84 8 месяцев назад
Hesstan waxan dawanaya 12/12/2023 waa maalin talaado ah sacaduna tahay 16:20 PM ama galabnimo i.a sanadka dambe waqtigan OO kale haduu Alle igarsiiyo waxan jeclahay in aan Dib Ugu so noqdo anigoo guulo badan soo xaqiijiyay i.a WLL iisoo duceey riyoyin bdn ayan leyahay in uu Alle igu garab galo zido kle Adigana riyadada allaha kurumeyo Dhamaan riyadena allaha noorumeyo aamin aamin ❤❤
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 6 месяцев назад
anna 2011 waxaa jiray 16 jir allow qaatumo nagu dil waqtiga waa ordaaya wllahiye
@armaan__491
@armaan__491 3 месяца назад
19/4/2024 Habeen Jimcaa Saq dhexe 3:46 Waxan ku dareemaa heestan Jacyl❤ Hadaad soo booqatay love😂🎉
@Rakio618
@Rakio618 3 года назад
Xasuus heestan barigay soo baxday waxan la dhagesan jiray walalahay iga wa wayn oo manta kukala nool yurub iyo america inshaallah ilahay mar 2aad dib hanoo mideeyo miss uu walalahy😭❤️
@cilowali4662
@cilowali4662 Год назад
Insha allah wad isku dagi doontan abyo Ana😢😢❤
@nasriinshawey6732
@nasriinshawey6732 7 лет назад
Heestan wlhi 😢😢😢 Xasuus bay igu ledahay wa tii Aan jaceyl ku bartay😂 2017 inaan mar kale daawado wa ii Sharaf❤
@abdirzaklondon8805
@abdirzaklondon8805 6 лет назад
Nasriin Shawey hada ciyaalki hore thy
@warisyusufalim4763
@warisyusufalim4763 6 лет назад
😂😂😂😂 nasriin shaweey✋
@maslaxhaaraay1424
@maslaxhaaraay1424 6 лет назад
waakuudanbi baty sxb sharafmaahan
@faraxmaxamed4371
@faraxmaxamed4371 6 лет назад
Sxb qofta xasuus dheer ayeey gashay kaleexo
@yousefsaleh6866
@yousefsaleh6866 6 лет назад
😍😍
@user-mj1xk4ur7n
@user-mj1xk4ur7n 2 месяца назад
Who’s listening June 2024❤🖐️
@Hamduush2023-hh8lw
@Hamduush2023-hh8lw Месяц назад
Me❤😢
@nashaadofficial1510
@nashaadofficial1510 Год назад
Heestan wllshay iga wayn ayaa dhagaysan jirtay xauuus waxay ii dhiiibi jirtay talefankeeda saan guriga dhan ka shaqayn jiray manta anoo dhagaysanaya ayey igu tiri maxasuusataa waagaad yarayd ee aan kuu sii dhiibi jirey telkayga ❤😀
@ahmadawliyo2360
@ahmadawliyo2360 4 года назад
yaa dawanaya 2020 heestan xasuus bay igalisay wallhy hadad aragto farintayd like igu sharaf awooowe 👍👍👍👍❤❤❤❤❤
@reymaz8
@reymaz8 4 года назад
lama grin de cimri dag dag hanku ridin wll😂
@ahmadawliyo2360
@ahmadawliyo2360 4 года назад
lamagaarin miyaa madalkii baajoogtaa wall waanagdanbaysaan hadaas
@fartunabdi9174
@fartunabdi9174 4 года назад
2020 ma nooshahy
@walalmaazilstudio7273
@walalmaazilstudio7273 3 года назад
Ani dawadayy
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 6 лет назад
Aad ban uyara Markan heestan dhagaysan jiray maantana Waan guursaday masha allah waa iska aduunyo 😂😂👍
@shuaibarablyrics3841
@shuaibarablyrics3841 4 года назад
Msha allah bro keep but I thing inaad waqtigas jirtay 12 years old
@dadkiihore2109
@dadkiihore2109 3 года назад
Masha Allah hambalyo 💯
@mohamedjama3860
@mohamedjama3860 3 года назад
13 years old
@samiyaahmed2846
@samiyaahmed2846 3 года назад
Mashallh
@uhdhsjsndnd6077
@uhdhsjsndnd6077 3 года назад
Min man mohamed
@faizaabdi3673
@faizaabdi3673 Год назад
Duni waxa ujeclhy dacadii warkaage💔😭 anoo qalbi jbn dhageysana heestan qofka jeclaa bila sabb iga aamusy ilaa muda 2 bil ah ane waxn go'ansadey ina amn iska siiyo madama leyla hadleynbo😢💔 Waxa rajeynaa ina marxaldn ka gudbi doono i.a 11/7/2023 sacadu 11:25 subxnimo 😊
@MohammedDayax801
@MohammedDayax801 3 месяца назад
Still watching 2024 ❤🎉
@diallomamadou5531
@diallomamadou5531 10 лет назад
I don't undestand this song but I like it a lot! From Mauritania
@zahrayusuf684
@zahrayusuf684 10 лет назад
wow I will teach you Somali so that you understand
@aburahmanomar703
@aburahmanomar703 7 лет назад
diallo mamadou 👍👍 We Love Bro
@abdisamedyoussouf1485
@abdisamedyoussouf1485 7 лет назад
Zahra Yusuf
@RashiidShaaluco
@RashiidShaaluco 6 лет назад
diallo mamadou this song they somalis they not muartania
@muniircaaqilka9470
@muniircaaqilka9470 6 лет назад
heey mamaduu wie geht es dir ich bin abdi bru ✌
@hamseahmed2524
@hamseahmed2524 5 лет назад
yaa daawanaya 2022 bal aan tirinee like saara
@abdifatahahmadhaajihaajiku4294
Xaramka wacarabka xamar
@cabdijaliil9770
@cabdijaliil9770 4 года назад
Caawa ban daa wanaa
@matanahapoy3177
@matanahapoy3177 4 года назад
2020
@matanahapoy3177
@matanahapoy3177 4 года назад
Ayan dawnya
@user-ii6ux6qo9z
@user-ii6ux6qo9z 6 месяцев назад
If you still listening 2024 you're legend ❤❤❤
@militarycomparison1704
@militarycomparison1704 Год назад
I was 12 years old When I started listening this golden song At horn cable tv program named " Galab wanaagsan " At that time until now Ikraan caraale is my crash😍♥️.
@mohamadabdi8644
@mohamadabdi8644 Год назад
Me 2
@bilaawa2315
@bilaawa2315 Год назад
And you are now 23 😅
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 6 лет назад
2018 ya dawanyaa kly ana og Lagamaa dhamaan karee ❤😍☝️🤞
@AbdirIzAK104
@AbdirIzAK104 6 лет назад
Ibraahim Shakul Yare ☝🏾☝🏾
@amniabdisalam7037
@amniabdisalam7037 6 лет назад
Ani
@abdulz3327
@abdulz3327 6 лет назад
Ibraahim Shakul Yare meel walbo ma iiga horeysaa😂
@ntsmama8334
@ntsmama8334 6 лет назад
Kkk
@riyadcomputer4193
@riyadcomputer4193 6 лет назад
👆👆
@somaalistudio3743
@somaalistudio3743 2 года назад
Qofkasta wuxuu leeyahay xasuus ugooniya ,qofkasta waaladiintii waa u qaali, walalihii waa uqaali saxpdii waa uqaali , ilaahy waxaan kabaryay qofkasta dadkii uu jeclaa oo kuxeernaa dib kulumiyo ,heestaan markaan dhageysan jiray waan yaraa dadkaan isla dhageysan jirneyna dunida daafaheeduu kunool yihiin ilahy dib ha inoo kulumiyo ,xasuus🙏
@farduusaidid8143
@farduusaidid8143 2 года назад
Aamiin aamiin
@fathaahmed9251
@fathaahmed9251 2 года назад
Ameeen insha allah walhtigaa cajiip
@mowliidabdi8510
@mowliidabdi8510 2 года назад
Aamiin
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 года назад
Xusuushu macaana 2014 ayaan dhagaysan jiray maanta 16/07/ 2022 still waan dhagaysta heesi waa kuwii hore 🔥🧡
@farhanofficiall3452
@farhanofficiall3452 9 месяцев назад
2024 hadaa Dhagaysanayso Wlhi Lafihii horaatahay😅like iisaar wll
@Sahel.
@Sahel. 3 года назад
😂 I was 10 years old when I was listening this song Miss those days wlhie 😢
@shaakiribnunaxar4243
@shaakiribnunaxar4243 3 года назад
King 5 days ago
@khadrabintusheikh8862
@khadrabintusheikh8862 3 года назад
Same😂😂😂
@mahdupdulkadir9887
@mahdupdulkadir9887 3 года назад
😁🥰❤🤣
@aminadhubow5714
@aminadhubow5714 3 года назад
I was 9😭🤣🤣my Dumasshideey used to listen 🤣🤣
@Sahel.
@Sahel. 3 года назад
@@aminadhubow5714 😂 iga Hupi
@princessahlaam762
@princessahlaam762 4 года назад
Farxad iyo damaashad 2020 yaa ila dawanayaa heestan like saar👍
@farxaanmaxammed7774
@farxaanmaxammed7774 3 года назад
Adiga Conant kasta wan kugu arka
@sitaaridahir423
@sitaaridahir423 Год назад
We can proudly say our childhoods was quite awesome....❤ what a song it will never get old
@AhmedHayaan-Biribiri_47
@AhmedHayaan-Biribiri_47 11 месяцев назад
Heestan markii iigu horaysay waxaan ahaa safar dhulka ah oo qaatay shan cisho oo arrimo shaqo ah team-ka aanu wada soconey oo dhalinyaro ahaa ayaa noo daaray heestan aniga iyo inan qaali ah oo aan xiisaynayey in aan ku qabsado ayaan kuwada jibooneeey ka dibna aad baanu isu dhex-gal nahay ilaa hadana waan aqaan waxayna noqon doontaa dumaashidiin.
@user-lv2xf2pd6u
@user-lv2xf2pd6u 5 месяцев назад
Ma noqotay dumashidaya pro😂
@samuelgebremeskel641
@samuelgebremeskel641 6 лет назад
I M FROM ERITREA I LOVE SOMALIA
@crazyguy2054
@crazyguy2054 6 лет назад
Samuel Gebremeskel and we love you too
@sadaqmali6918
@sadaqmali6918 6 лет назад
we love you too. . I want to learn ትግርኛ can you teach me.
@safiyaahmed4433
@safiyaahmed4433 6 лет назад
Samuel Gebremeskel why do you love Somalia
@muzamilshardi8340
@muzamilshardi8340 6 лет назад
Samuel Gebremeskel welcm bro same2 u
@universalsomaliatv6710
@universalsomaliatv6710 6 лет назад
+Safiya Ahmed hhhhh he hate government Ethiopia so and 1977 Somalia was figh Ethiopia and was won
@ibraahimjaawiye8971
@ibraahimjaawiye8971 5 лет назад
hadii ad daawanaYso 2019 like ha iga baqilin 😍🖒
@whoisaa6949
@whoisaa6949 7 месяцев назад
Who listening 🎧 this song in 2024 you are 🐐🔥 bigfan🎉
@MahatAbdiMohamud-jn4zm
@MahatAbdiMohamud-jn4zm 6 месяцев назад
😂😂😂😂
@Khadiijah-nk7dk
@Khadiijah-nk7dk 5 месяцев назад
❤😂
@user-nt5wb6hh8o
@user-nt5wb6hh8o 5 месяцев назад
Right here❤
@sumayah.
@sumayah. 5 месяцев назад
Here I am 😂🫀
@yahyemadar7517
@yahyemadar7517 Год назад
Xasuusta heestani ay igu leedahay anigoo yar oo Malcaamada quraanka dhigta ayaan jeclaadey gabar yar oo aan isku madarasad ahayn 2013 ilaa 14 kii dhexdiisii waxaan xasuustaa inaan warqad ugu qorey oo wakhtigaas malahayn taleefan mana gaadhin da,diisa waayo wakhtigaas dadku sidan uma wada ilbixin oo Talefoonka ardeyda waa laga ilaalin jireyba wakhtigi aan heesta qorey hada mudo ayaa kasoo wareegtay balse waxaa xanuun ah 😥😥😥in gabadhii Geeriyootay iyadoo Xakameyn iyo adkeyn fara badan kala kulantay Hooyadeed iyo qoyskeeda isla markaana Dab isku qabatay una geeriyootey 2015 kii illahayoow kuu naxariiso waxaan umalaynayaa inaad janada igu sugeyso oo aan janada ku midoobi doono aamina illlahay hakuu naxariisto😥😥😥
@fartuuncabdulahi5219
@fartuuncabdulahi5219 6 лет назад
hadaad daawaneyso 2018 like ha IGA baqilin plz 🙋🙋🙋😘
@cabdirahmaankhaliil2869
@cabdirahmaankhaliil2869 6 лет назад
Fartuun Cabdulahi 🙋🙋🙋🙋🙋
@Oshia-rt5fm
@Oshia-rt5fm 6 лет назад
Fartuun Cabdulahi
@ntsmama8334
@ntsmama8334 6 лет назад
Hehe
@yahyeyousuf4553
@yahyeyousuf4553 6 лет назад
Fartuun Cabdulahi hestan dokheyga yarnteydii
@raaqiyamaxamad1943
@raaqiyamaxamad1943 6 лет назад
p
@hamdi.
@hamdi. 2 года назад
Waxan dhegysa haben 14/12/2021 qofwalbo qoralkeyga arki dona waxan urajeyhaa jcyl nolol faraxad iyo cafimad ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@deeqocabdulaahi714
@deeqocabdulaahi714 Год назад
War manoshhy
@whoareyou3591
@whoareyou3591 Год назад
@@deeqocabdulaahi714 😂😂😂
@Rahma-qf7et
@Rahma-qf7et Год назад
27/2/2023 galab isniina ayaan ane dhageysan haaya abyo hada cafimad qabto reply
@hamdi.
@hamdi. Год назад
@@deeqocabdulaahi714 wanolahay wali kawran 2023 😂😂😂😂😂
@hamdi.
@hamdi. Год назад
@@Rahma-qf7et ❤❤❤ wanolahay xabbbt rer jcyl ahay igu qaaata waku farxamahay manoshahay wali ina idhadiin wlh 😢
@ApdikaniCk
@ApdikaniCk 6 месяцев назад
2024 listening 😂😂
@user-co2yy4di1n
@user-co2yy4di1n 3 месяца назад
Same😂
@Iqraahme-br5su
@Iqraahme-br5su 3 месяца назад
😂
@user-suhana1122
@user-suhana1122 3 месяца назад
😂😂same
@cadaawexusseen1073
@cadaawexusseen1073 3 месяца назад
😂😂😂😂 me
@ifraahahmed7532
@ifraahahmed7532 15 дней назад
Me 😂😂
@queeninmohamed7913
@queeninmohamed7913 Год назад
Farxad iyo damaashad da’inkeyna nagu samo 🎉❤ I.a qofkey nafteyda ka heshay oo daganan ku dareento rajeynaa inaa nolosha isla qeyb sano ducada nagu so kabo ❤
@edirisyusssof7089
@edirisyusssof7089 2 года назад
" Time Waits For No One " 10 Years Ma Yara😭
@muraadflights9023
@muraadflights9023 2 года назад
ME TOO
@abdirahman2134
@abdirahman2134 2 года назад
Xasuusuhu waa amrkay qurux badan yihiin waxay ahayd 2012 markaas aan is baranay qof aan dhihi karo waa qalbi jabiso waaayo waxay i bartay micnaha aargoosiga ,keli ahaanshaha iyo in laga maarmi karo qof kaa tagey hadeer waxaan helay mid aan is dhihi karno waa tii lagu ilaawi lahaa tii hore waxaan leeyahay wlshy nolol qurux badan baan kuu rjayanaya hadeer waxay joogtaa canada aninà sweden guulayso wlshy❤⚘♾
@exmaamulaha6947
@exmaamulaha6947 2 года назад
Haa wllhi ani xitaa mid waxa igu xirrito saas oo kale ah
@abdirahman2134
@abdirahman2134 2 года назад
@@exmaamulaha6947 boqor inzhlah kuma garanyo lkn waxaan kuu rajayanay nolol teeda ugu wacan uguna qurux badan
@hamseosmaan
@hamseosmaan 3 месяца назад
Masha allaah Alle haysu kiin barakeeyo wlaalkay After 2 year's haddaar nooshihiin❤
@americanboy3546
@americanboy3546 2 года назад
waan Hubaa inad heestan mar labad dhegaysanaysid Alle Hamigaga haku rumeeyo Walidkana How naxaristo haday nolyihin iyo haday dhinteenba 9/7/2022 malin ciidul adxa ah like isar say xasuus igu noqoto🙂😦
@Mujapdirahmaan40
@Mujapdirahmaan40 Год назад
Heesaha somalida qaraamiga xita kuwii 3 Ka hor ahaaa jacaylada dhamantood wn dhagystaaaa wxan aad u jeclahay akhrinta qoraalada lamanayaasha iyo dad noloshoodi hore qiso soo maray Somali wan jeclahay ❤️💙✌️ Like I Saar Saan u xasuusto walalayaal ❤️👏
@mariaise5431
@mariaise5431 Год назад
Zdkle anigaba qoraladaz ayan aqrizta 🥰
@exhargeisawi8176
@exhargeisawi8176 7 лет назад
HeesiHii horn cable iyo universal aadka looga daawan jiray ka mid ahayd 2011 waqtigu muxu ordaya wlhi
@khalidmuuse9260
@khalidmuuse9260 2 года назад
2012 ayaa igu horaysay heestan oo Horn cable TV aan ka arkaY waQitiGaa waaN Yara oo malcamada ayaa dhiganaYeY 10/09/2021 ano inaN jeceL walipa is Guursan rapna insha allah like dhac ku sii hada tahaY qof iga danbeeYe🥰😓
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 2 года назад
Guulyso ship
@moaziiiz1195
@moaziiiz1195 Год назад
Waxaa jirta gabar aan muda jeclaa waan yara waqtigaas qabilkeda iYo inayaheeda manan waydinin balse daris ayan ahayn magaceeda ayan xasuusta sanadkii intaas oo habeen aya saq badhkii la ilmeeya xasuusta jacayl aan u qabo mar waan ku riyooda runtii waan jeclahay wllhi magaceeda wa shukri qaab aan ku radiYo man garan Gabadhas jacayl iYo farxad ayay isiin jirtay zaaid ayay ii jeclayd xamar ayan ka guurnaY warqad ayY lambarka walashed iigu qortay balse wadada ayay iiga dhuntay nasiib daro xiligan ma ogi meesha ay ku sugan tahay balse wili jacaylka u qabo qalbiga kama go'in Qaabkee u radiYaa....😭💔 Talo isii qaabkee u radiya gabadhaas magaceed bas aan qaano..? Hadii aan ogado oo la kulmo maxaan hadiyad uga dhiga hadiyada u qalanta....?
@Dhabarweyne
@Dhabarweyne Год назад
Sxb Social media qof walbo wuku jiraa hadda meesha ay daganayd dagmda xafada waxay qaban jirtay iskulke dhigan jirtay hda shegto wad heleysa anaga gabar 1991 naga dhuntay baa 2023 helnay wa bafinay un ado wajigaga soo muujin ba radsan kartaa.
@AnasCabdiqani-nd4ue
@AnasCabdiqani-nd4ue Год назад
Sxb xafadii tag cid kuusheg toh waayi meysideh waa haduu jeceyl kaagu dhab yahay
@amiira6653
@amiira6653 Год назад
​@@AnasCabdiqani-nd4ue😂😂😂😂😂
@Mumtaskaysse
@Mumtaskaysse 6 месяцев назад
Dadab iyo aroos ❤💍 Nolol dacado wacan 🎉 Aan wada dakayno cashaqu ha darare farxad iyo damashaad dayinken hanagu simo🤲❤‍🩹🥹 Allow qofkyga calaf isugu kaya dar😢🤲🤲🤲
@ciiltire282
@ciiltire282 2 года назад
Heestan Wakhtigan Dhagaysanayay Waa 2011 Ciyaal Xafad Ayan Ahaa, Waxanu Safar Ku Tagtay Magalada Sheekh, Ismaan Lahayn Noloshu Sidan Ayay Isku Bedeli Doontaa🥺 Ragii Aanu Wakhtigaa Soo Wada Qaadanay Badankoodu Yurub Ayay Joogan Oo Ay U Soo Tahriiben Aad Ayan U Salaamay Dhamantood🥺🙌Aduunyo Macno Malaha
@zahramoha6789
@zahramoha6789 2 года назад
🥺🥺😪
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 2 года назад
Wa run imika qaar an wiiga ad commntka qortay wada jognay mantama wada jogno
@asiyamohamedcali6781
@asiyamohamedcali6781 5 лет назад
Hestan wagy so bxsy dugsily aha telfon mahesan jirin gbr dariskena ban dawan jiry 2019 inan mrkle dawdo wa ifarxd 😍😎😘
@ahmedjuxa2890
@ahmedjuxa2890 6 месяцев назад
Still i am single 😂😂😂 2025 qofki daawanayo love ❤ ii saar
@xiinkaboy123
@xiinkaboy123 Год назад
2023 dhagesanoya hestan ano shaqa jooka xili casar eh arimo badana i hestan😢 africa jooka waliba riya lee yahay oo aan sugooya haday ii rumowdu in sha allah markas so kala comentikan ducada ii reeba please🙏🙏🙏
@diamondcali8695
@diamondcali8695 Год назад
Ex sxbkeyga maalintee soobaxday hestan ayuu iidaraay aad iyo aad ayaan isku jecleyn palse jcylka calafkaa kaweyn inkastoon nabsi kagalay anagoo 4sano wada socono ayaaan isku dhacnay habeen 2maalin kadib wiilka hada iqabo ayan isbaranay oo dagdag isku aroosnay ilaah wuxuu qadaray inaan usheegi wayo gurkeyga sxbkeygii hore oo uu facebok ka arko fariin ayuu iirebay iguna yiri nabsi haduu jiro waan kadhur sugaaa 2018 ayaan kudul guursaday 2019 waxan dhalay wiilkeyga curadkaa oo 4jir ah palse ilaa hada iisoconin😢 2020 sxbky wuxuu iga raacay gabar kale oo uu ila guursaday😢 ilaa hadana uu ila qabaa Ex jcylkeygii wuxu maqlay inuu ijogo wil xanunsan wuu isoo radiyay iguna yiri cafis iyo masaamax ayaad iga tahay wiilkana allha kuu caafiyo😢hais dhihin wllkaa xagiisa ayaa lagaa gaaray waxba kulama jiraan wiilka yarna allah ayaa xanunka uqadaray allha noo wada caafiyo lkn waa igu balan aan alle lagalay inaana naag gursanin aan adiga aheyn jclkeygiina wan sugaayaa markaan guurkaaga maqlay 9bil ayaan sariir saarnaa dhaqtar walboo laigeeyana uu waxba iga qaban wayay anina aan qarsaday xanunkeygii ilaa dhaqaatiirtii dhahdo wiilkaan starees ayaa haayo halaweydiiyo waxa galiyy Ilaa hada xanuunkeygii waan lanolahay magacaaga markaan qof ladhaho arko waan iska ooyaa hadaan dhalinta dhex fadhiyo xitaa kuma dhahaayo gurigaaga haburburo lkn waxaad ogaataa maalinkii calafkaaga kasoo dhamaado dhinacaas inaan kuu taaganahay oo kugursanaayo hadaad gaboowdo xitaa xanuunkaan 9bil sariir lasaarnaana waxaan ilooobi doonaaa markaad cunug iidhasho waxaana ubaxsan doonaa cunugaasne xaal marin ilaaah adina hakuu fududeeyo wllky qaliyow hamiga aad ledahay waxan jecleystay inaan kugu nafiso
@Awdable
@Awdable Год назад
​@@diamondcali8695waa qiso xanuun badan wlhi q ee wiilka runta u sheeg ha ugu aduun seegin dheh please😢
@samuelgebremeskel641
@samuelgebremeskel641 6 лет назад
I can.t the language of somalia but I love somalia music and somalia people more
@Ishawararkamedia
@Ishawararkamedia 6 лет назад
Where are you national
@somaliforextrader638
@somaliforextrader638 5 лет назад
You are loved so as you
@mohamedjama3860
@mohamedjama3860 3 года назад
Thanks Samuel
@camaarachanel7298
@camaarachanel7298 3 года назад
Please add friend mohamed ilkacase somalia Facebook
@exmaamulaha6947
@exmaamulaha6947 2 года назад
Waxan dhagaysanayaa xili,malin talaado ah sacada duhurnimo 2:30:23 Tariikhda 9/11/2021 waaxan dhiganayaa sanadkii igu horeeye dugsiga sare waxan joga kismayo inshallah waxan rajeenaya inan anigoo cuuro leh comantgan aqriyo♥️😘🤲🤲😥😥
@yaxyeismciil6018
@yaxyeismciil6018 Год назад
Incha allah
@cabdurasaakAli9821
@cabdurasaakAli9821 8 месяцев назад
Heestan waxan dhegeysan jiray 2012 waqdigaas oo aan mopel yar oo memory ku jiray ka daawan jiray xasuuso tegay waqtiyo tegay😮❤
@yahyaarteta2832
@yahyaarteta2832 5 месяцев назад
If you are still listening 2024 you’re legend 🇸🇴
@cadaaniyusuf3535
@cadaaniyusuf3535 3 года назад
This song never gets old🥰❤ Any one who listening in 2021
@noboddy665
@noboddy665 3 года назад
Inagoo badan🖐🖐
@fariidofaraxsan9845
@fariidofaraxsan9845 6 лет назад
Hadan sodhacay 2018 galabta wayba iga qawatay anoo wareegayo RU-vid bal like Sara hadad iga dadba timadan maryoley
@shugrisaid8462
@shugrisaid8462 3 года назад
Walashay😘
@fatumadeq4733
@fatumadeq4733 3 года назад
2013
@sacidxassan151
@sacidxassan151 3 года назад
Ila damashad like igu dhufo
@raxmacabdi3460
@raxmacabdi3460 3 года назад
2021 Ayn dawanya 😂huno mano shahy
@haybeyare13
@haybeyare13 6 месяцев назад
​@@raxmacabdi34602024 daawanaya adna manooshay 😂
@NizalibaanSiciid-mt2cl
@NizalibaanSiciid-mt2cl 6 месяцев назад
if you still listening 2024
@MaymaMadar
@MaymaMadar 4 месяца назад
🎉🎉🎉🎉❤
@jimaale3095
@jimaale3095 6 месяцев назад
Taariikhdu waa 16 feb 2024 waa wakhti habeena oo jimce ah waxaan xaafadayada u dhaaminayaa biyo saq dhexe waxayna saacadu tahay 3:15 noloshu aad bay iigu adag tahay runtii waxaanan dareemayaa inay wax iga maqan yihiin insha allah waxaan rejeynayaa khayr iyo waxa niyadayda ku jira oo allah ii rumeeyo walaal hadaad aragtay qoraalkaygan like saar si aan u soo xasuusto qoraalkayga oo agtayda qiimo weyn ku leh. 😊❤
@somaliguru7064
@somaliguru7064 2 года назад
First time i heard this beautiful song was the year 2012......Big love from "Wajeer" Northeastern Kenya.
@abdiadan9131
@abdiadan9131 2 года назад
❤❤❤
@Royalshorts76
@Royalshorts76 2 года назад
Waaa iska aduun iyo xaalkiisa berigay so baxday jeceyl iyo inaad qof kale aad noloshiisa aad danayso manan aqoonin kaliya wan iska dhageysan jiray maantay oo la joogo 20/10/2021 wax badan ban nolosha kasoo bartay jeceyl iyo hasaawe badan wan so sameyey waxaan heartbreak ahayn kama helin balse nolosha iskuma dhìibin waxaan mar kaste nafta u sheegay in qofkii ku haboona uu illaahay la kulan siin doono 😭😭 waayo
@Sharma_cade
@Sharma_cade 8 месяцев назад
Hada waxan dawanya /saacadu tahay 09:50pm habeenim 22/11/2023 coming soon 2024 😢12 years waqti tagay 😢
@hanadcabdi2921
@hanadcabdi2921 Год назад
One of the most amazing feelings in the world is when you fall in love with someone you thought you would never have the chance to but time has brought you together! 😢😢
@mahmudali9370
@mahmudali9370 8 лет назад
ilahay gabdhaha islamka ah waxan uga baryayaa xishod, فمن لا حياء له انهمك في كل فحشاء ومنكر.
@sultanhanga
@sultanhanga 4 года назад
Kkkkkk Musica quruxdiisa maadan arkin iyo kalmadaha macaan ee rabi lagu Baaryayo,, Se Gabar madax qaawan unbaad aragtay
@cuudabshir8312
@cuudabshir8312 3 года назад
Amin wll
@amiira6653
@amiira6653 Год назад
​@@sultanhangamunaafaqa la sheegaba WA kan😂😂😂😂
@RazlerV
@RazlerV 6 лет назад
Sept 2018, and still sounds good 😎love my 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 people. 🇸🇳
@Zayitahmet
@Zayitahmet 2 года назад
𝑆𝑒𝑝𝑡 2021 🔝🎵😁
@SabrinYalax
@SabrinYalax 7 месяцев назад
2023😢😅
@abdullahiawdoon3911
@abdullahiawdoon3911 6 месяцев назад
Xasuus heestan wxn dhagaysan jiray 12 sano.ka hor cawana wxn dhagysatay 28/1/2024 alx ilahayaw cimridhaar iyo cibaado suuban baan ku waydiisanay
@user-jr8um6pl5s
@user-jr8um6pl5s 8 месяцев назад
2024 still shining this song 🎧 ❤
@fatimafariido612
@fatimafariido612 7 лет назад
Ma ogtahay Daraada daariiqada magaalada Dawaafoo dulmeeree Dadku igula yaabeen Kaalayoo i daawee
@abdirahmanadanhussain2549
@abdirahmanadanhussain2549 5 лет назад
Hadad commants aqris uso gashay like qac kaga sii 2019❤️❤️👍👍
@farxiyabare7694
@farxiyabare7694 4 года назад
ZsAz
@sahrajsahraj3068
@sahrajsahraj3068 6 месяцев назад
If you still listeningnFeb 2024 ❤
@muhiyeahmet8718
@muhiyeahmet8718 3 месяца назад
Still wlhi 😂
@jok-manhb9610
@jok-manhb9610 5 месяцев назад
If you still listening 🎧🙏 9 march 2024 before Ramadan 🎤 big fun 😊
@zamiamostaphe
@zamiamostaphe 2 года назад
Old is gold ❤2022 still I'm watching Dadab iyo aroooos Nolol dacado wacan aan wada Dakayne cashaqu ha darareee Farxad iyo damashaad daaikeen haynagu simo❤🥺🤲 31/1/2022 @8:00
@hassanali2122
@hassanali2122 Год назад
Nasiib daro hadii ad wili farxadiin adna yagleelin
@Ayub_252
@Ayub_252 5 лет назад
2019 Ya ila dawonoya hestan lagama maqnan kare ana og Bal like igu SHARFAH 😍💖👇👌
@marwoqueen1678
@marwoqueen1678 4 года назад
Aniga
@koshinyare7142
@koshinyare7142 4 года назад
iigu raaxeyso like ta
@KamalElmi
@KamalElmi 23 дня назад
Who is watching 2024 king khaalid and ikran caraale two legend 🔥
@abdirizakfaisal3574
@abdirizakfaisal3574 Год назад
2023 hadaad dhageysanayso You'r the legend Old is gold Bro 💯😭
@sleepimmediately9107
@sleepimmediately9107 Год назад
Qqqqqq hada daawanooyaaa
@xiisali
@xiisali Год назад
🙈🥰
@subanadam3803
@subanadam3803 3 года назад
Alla maxay xasuus tahy 2012, 2013 war yaa wagaas iladhagaysanjiray😢❤
@jamaadislaw9114
@jamaadislaw9114 2 года назад
Aniga wlh xitaa anigoo dhageesanayo ayaa tuuk idilay mobelkii igaqaaday 😥😥
@aminissack4346
@aminissack4346 2 года назад
Hesstan waxan dagesani jiray anigo lashekesto gabar lagu zamzam magalada garissa kenya mantana xasakayga wa hodan ilahay ha idayo
@samiyaahmed2846
@samiyaahmed2846 3 года назад
2021 inta ila daawanysa bal like ta isaara 😂👍waaan jeclaa hestan dadkaana waan u xiisay 🔥❤✌
@xasangantal1011
@xasangantal1011 6 месяцев назад
Heestan waxan ku xasuusta bari aniga oo joga badiye oo tariikhdu tahy 2015 dhegesan jiray walibaa mobile necle ah oo.momery ku jiro cawa baan dib uxasuustay hees xasuus igule🤟😱🥺
@rahmafathi
@rahmafathi 7 месяцев назад
Still ❤🥺 1/13/2024 hbenimo 00: 59 sabti ah
@akaanabdul578
@akaanabdul578 2 года назад
my childhood song I can't even tell my age when I'm listening this song but it's unforgettable song for me 🥺❤
@nasiryre144
@nasiryre144 Год назад
If you still listening 2024 time is over💔😢
@saalimkeynan6673
@saalimkeynan6673 Год назад
Hadii aad iga dambeyso OO aad soo bokhato heestan midhaha macan like dhac igusii wn kusalamayaa from Germany
@3izx415
@3izx415 2 года назад
From 2013 - 2022 still listening, and 2013 i was 8 years old now I’m 17 Alhamdulilah😭💚🤍❤️
@zakariezaki3574
@zakariezaki3574 Год назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@inaabdi3205
@inaabdi3205 4 года назад
Who's watching this song after lockdown corona virus
@mrzaki9745
@mrzaki9745 4 года назад
Me dear 💥🔥❤️💯
@faaisomowlidmowlimowlid6835
@faaisomowlidmowlimowlid6835 3 года назад
Lolz me
@bashkalitoabdirahim8893
@bashkalitoabdirahim8893 6 месяцев назад
Hands up if u still listening this bangaa upto now ☝️☝️
@xasandoobka4072
@xasandoobka4072 6 месяцев назад
If you still listening 👂 2024 you are legendary 🎉❤
@fathiahmedhuseen4101
@fathiahmedhuseen4101 3 года назад
heestan waxan Ka daawaday wiil an saaxiibo ahayn taleefankiisa waxay ahayd 2011 wlHi Ma ilaaawo Maalinkaad dawaday sidaan u jeclaaday ilaa imaka wan u jeclay wlHi 2020 😭 like back Plz
Далее
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Просмотров 12 млн
Gullled Ahmed ft Fartun Omar
6:50
Просмотров 7 млн
Mililico By Abdifatah Yare & Ikraan Caraale
5:29
Просмотров 10 млн
NIMCAAN HILAAC ft HAMDA QUEEN Live SAGOOTIS | HD
6:39
Idaaya
8:02
Просмотров 2,7 млн
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Просмотров 2,5 млн