Тёмный

Al-Shabaab oo weeraray Daaru-Nicma, Turkiga oo xiray 147 qof, iyo tartanka Muqdisho | Qubanaha VOA 

VOA Somali
Подписаться 555 тыс.
Просмотров 264 тыс.
50% 1

Qodobada ku jira Qubnaha VOA waxaa ka mid ah; Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday Daarul-nicma, Turkiga oo xiray 147 oo qof oo lala xiriirinayo Daacish, dadka ku dhintay tahriibka oo gaaray 60,000, Ganacsiyada Muqdisho oo ku tartamaya kubadda cagta iyo qodobo kale.
00:58: Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday Daarul-nicma
03:23: Turkiga oo xiray 147 oo qof oo lala xiriirinayo Daacish
04:25: Kenya oo wereejisay meydadka dad gaajo lagu dilay
06:08: Nigeria: Arday laga soo bad-baadiyey afduub
07:35: Gaza: Golaha Ammaanka oo amray xabad-joojin
11:31: Buundo ku burburtay dekedda Baltimore
16:43: Dadka ku dhintay tahriibka oo gaartay 60,000
21:54: Ganacsiyada Muqdisho oo ku tartamaya K/cagta
25:29: Zimbabwe oo loogu baaqay inay joojiso tubaako beerista
Mar walba nagu xirnow
🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe / @voasomali
🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: www.voasomali....
🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 68   
@Ahmed-i5n8o
@Ahmed-i5n8o 5 месяцев назад
What is the meaning of Gomana?which language.? VOA SOMALIA BROADCASTERR BORN during ex somalia militery rule they r not origin somali 4.5 tribes the bbc and voa broadcasters refuqee of Ilahn omer clan?
@YussufBile-gu2mv
@YussufBile-gu2mv 6 месяцев назад
🌹🇾🇪🇾🇪🇵🇸🇵🇸🌹💪💪
@djwarya1139
@djwarya1139 6 месяцев назад
Why they didn’t go in jail what a this system is working 🤬
@CABDALACAlI-g5o
@CABDALACAlI-g5o 6 месяцев назад
Malaga yaabo inteey ka imaanaayiin taliye aana dhii fooneen oo na iska cabscsan
@KureyshaAhmedAli
@KureyshaAhmedAli 6 месяцев назад
Ilaahow unaxariiso cidanki ulaye hasan dal horeye
@shukriaadanaadan250
@shukriaadanaadan250 5 месяцев назад
😊
@NuuraIsmail-z4f
@NuuraIsmail-z4f 3 месяца назад
Tay ku wareegaayan soomaaliya maxay itobiyaan ka wadanka iska soo galaaya may iska celiyaan
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 6 месяцев назад
Meeyay shabaabkii la oranaya shabaab wan kareynay saxan mesha waxba kamaqaban
@zaki799
@zaki799 6 месяцев назад
Wallahi Duhur ayaan daawaday videos khawaarijta Al shabaab siday dhalinyartaas u laysay wallahi waa ka naxay hassan sheikh xal kale ha keeno dadka yaan been loo sheegin
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 6 месяцев назад
Shabab wax weyn ma aha tabar ma hayaan kaliya meel aye gaadmo iyo qarax ka sameeyn karaan lkn masii joogi karaan dhul aad u badana waa laga saaray
@zalimhussein6118
@zalimhussein6118 6 месяцев назад
​@@AbdiShakur-f1sWar beenta dadka ka daa 5tii sano lasoo dhaafay shabaab manta ayee ka xoog badan yihiin 2023 kali inta xero la weeraray 25 xero weeka badan tahay iyo 3,000ku askari iyo 110 saraakil ah dhimasho xogteeda wa 2023 bes Maantana daaru nimca ciidanka somaliyed lagu laayay dowladii somaliyed na wee qarisay Magaaliyinkii la qabtay o dib shabaab u qabsadeen😢
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 6 месяцев назад
@@zalimhussein6118 hhh wa run alshabab werar gaadmo cidanka wey u gestaan lkn iyaguna wey ku halaagsamaan mana sii joogi karaan halka ay weerareen cidanka inu dhinto waa waxa uu soo baxay lkn ciidanka bedel ayuu helayaa halka alshabaab aysan awoodin iney kaso kabtaan marka alshabab waa laga adkaan taas ayu shaki ka gelin
@abdulkadirabdiosman473
@abdulkadirabdiosman473 5 месяцев назад
Tani waxay ku tusaysaa in gaaladu yihiin xayawaano aan lahayn dareen dadnimo.
@fadumohassan6511
@fadumohassan6511 6 месяцев назад
Alshabab reer galbeedka beey uu shaqeeyn kuuwas iyo reer galbeedka waa isku miid
@MowliidCabdimuuse
@MowliidCabdimuuse 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤My❤❤❤❤❤
@mohamodmohamod3574
@mohamodmohamod3574 6 месяцев назад
Al shabaab maxay doonayaan? Bello alla ha ku rido dadkii waa dhammeeyeen ,waxay xalaashadeen dhiigga dadka berrida ah ee masaakiinta shacabka bilaa hubka ah ee aan waxba galabsan. Kuwan waxaa ka khayr roon gaalada,waayo? Gaalada waa laga nabad gelayaa oo maato doox maaha. Ilaahow kuwaa naga qabo adigaa awood lehe.
@zalimhussein6118
@zalimhussein6118 6 месяцев назад
Maanta daaru nimca 300 askari ka badan lagu dilay ciidanka dowlada ah dowladan way qarisay
@halimahersi8454
@halimahersi8454 6 месяцев назад
Ayagu caqlixumaa magajay iskudilan
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 6 месяцев назад
VOA video gan ad soqadateen gormu ahaa beenta kadaya dadka
@zalimhussein6118
@zalimhussein6118 6 месяцев назад
Video ga mar hore ayuu ahaa lakin weerarka waa sax manta ciidan badan la laayay 300 waa garaayan inta la dilay hadeesan ka badneen
@husseinaden7560
@husseinaden7560 6 месяцев назад
Alxmdu lilah ilaahaygii muslinka naga dhigay, bal gaaladaa eega gaajo isku dila ka dibna ilaah baad la kulmi, gaalnimadu waa
@halwoali5532
@halwoali5532 6 месяцев назад
😳😭😭😭😭
@Amir-Muse
@Amir-Muse 5 месяцев назад
😂😂
@ugaasarkaani
@ugaasarkaani 5 месяцев назад
🎉😢😢😢😢😢
@Abdulkhaadirahmed
@Abdulkhaadirahmed 6 месяцев назад
Vivo beentii mawadan wali
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 6 месяцев назад
🌹🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇾🇪🇾🇪🌹💪🏽💪🏽💪🏽
@abdulmohamed1652
@abdulmohamed1652 6 месяцев назад
Alaha uraxmado walhi dowalada dagaal ayeey dadka galisay Wana sugayan ilaa eey dadka kalaayaan
@MedidrissIbrahim
@MedidrissIbrahim 5 месяцев назад
Ilahayow uu sahal uumada somalieed iyo ku wa islamka
@YuulkaHool
@YuulkaHool 6 месяцев назад
WAR SHABAAB IYO YUHUUDA WAA ISKUMID, DALALKA ISLAAMKA IYO DADKA MUSLIMINTA AYAA LAGU SALIDAY
@MyejetFukrkru
@MyejetFukrkru 6 месяцев назад
Haa waad saxan thy diinteebay gadigadi u aqriyeen tankale qofkii qof Muslim ah dila wàxay ilooween in haddii adduunka lagu ciqaabo aaqiro in ay xisaabtaas kadanbeeso tankale qofkii iyaga siyaasadooda kasoo hirjeesta uu yhy gaal balse eraygaas bay dhayalsadeen in uu kan koowaad ee akbarul dunuub ee afka bil aadan ka lagu ciqaabo qof Muslim ah oodiinta laga saaro inayba dambi tahy Bay ilooween waa jaahiliin afka waxay mariyaan Bay dadka kulaayaan oo kumarmarsiyoodaan diinteena wngsan ee naxriista ina fareesaa
@husseinaden7560
@husseinaden7560 6 месяцев назад
Waa been wax shabaab la yiraahdo ma jiraan,ee qabiil walba isagaa deegaabkiisa shabaab ka ah, yaan been la isku sheegin, shabaabna lagama guulaysanayo, waa sidii tuugii ku xaday hadana baadidii kula raadinayo
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 6 месяцев назад
Waa laga guleysanaa wa jabhad yar oo gaadmo kaliya tabartoda tahay meel ay qabsadan sima joogi karaan
@zalimhussein6118
@zalimhussein6118 6 месяцев назад
Maanta daaru nimca waxaa lagu dilay 300 askari iyo in ka badan dowladana weeka aamustay
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 6 месяцев назад
@@zalimhussein6118 300 kulahaa inalilah orod ayaa kugu furan 😀
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 6 месяцев назад
Iydoon caasimad laga rarin goovka hawiye dadku dalmale Rajo laantu halkaasey Ka imanaysaa
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 6 месяцев назад
Xagee la geynaya ma dhul daarod mise dhul raxanwen 😂
@QALFOOFtv
@QALFOOFtv 6 месяцев назад
Ma lagu kufsaday bro ama sister 😂😂😂
@AhmedAhmed-kp9jk
@AhmedAhmed-kp9jk 6 месяцев назад
😂​@@QALFOOFtv
@IltiredoualePort
@IltiredoualePort 19 дней назад
Wararkii maintain Sarada 4 h 00 galabnimo ee est africa
@AntonyCasemero6
@AntonyCasemero6 6 месяцев назад
🎉
@abdirazakhersi3487
@abdirazakhersi3487 6 месяцев назад
Ramadan,kairm😂
@AbdiCumar-ri7xe
@AbdiCumar-ri7xe 4 месяца назад
❤😮😂❤😊❤
@RaxmoXasanaadan
@RaxmoXasanaadan 6 месяцев назад
😭😭😭😭😭😭😭😭
@findheofficial621
@findheofficial621 6 месяцев назад
Maxagay ku jawaabayaan aakhiro, horjoogayaasha wadamada muslimiinta. Alle ayaa umaqan reer qasa
@SouleimanAbdi-v3i
@SouleimanAbdi-v3i 6 месяцев назад
Waa nasiib darro in kolkasta Ciidanka uu dacaada ah Dowladda Muqdisho ay warbahinta been warabiyan dhahan annaga meel hablayo ka qabsanay Alshabaab. Dowladda Muqdisho awood uma laha inay ka difaacdo shacabka kooxda Alshabaab ee shacabka ayey ku dirayan Alshabaab.😂
@findheofficial621
@findheofficial621 6 месяцев назад
Alle ayaa umaqan reer qasa
@MuhammadAliHassanMohammadAliHa
@MuhammadAliHassanMohammadAliHa 4 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirazakhersi3487
@abdirazakhersi3487 6 месяцев назад
No no no,more / fresh sii
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 6 месяцев назад
👋 Weriye Sandheere.
@MaxamedCali-kk5vd
@MaxamedCali-kk5vd 4 месяца назад
😊
@ConfusedNorthernLights-dr9wo
@ConfusedNorthernLights-dr9wo 6 месяцев назад
5:14 ❤❤❤❤❤❤
@abdirazakhersi3487
@abdirazakhersi3487 6 месяцев назад
Or Ramadan,mubr❤
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol Месяц назад
Asc VOA Somalia guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Qaazaa iyo Dantagalbed GULEESTAA KUSOOCDAA guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ubaxmuxudin1861
@ubaxmuxudin1861 6 месяцев назад
allah u naxariisto intii ku dhimaty inta dhaawac ahan allha ubooga dhayo alshabaab balaayo allah ku rido musiibad dadkii waa layeen argugixisad
@aniwaaye484
@aniwaaye484 6 месяцев назад
C MM m
@abdirazakhersi3487
@abdirazakhersi3487 6 месяцев назад
Sano,2024
@DarbiAlbaab
@DarbiAlbaab 19 дней назад
❤❤
@AxmedmaxamedWarsame
@AxmedmaxamedWarsame 6 месяцев назад
Abwaan Dheeman
@BashariShuaibu-c2g
@BashariShuaibu-c2g 3 месяца назад
Good
@KaderRosinante
@KaderRosinante 4 месяца назад
Jp
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 6 месяцев назад
Good news thanks
@adarosmanahmed5635
@adarosmanahmed5635 6 месяцев назад
Waxa tahay benaale malaha qofyohow War benaalihi
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 6 месяцев назад
Mahadsant VOA ❤❤❤❤
@SiciidGees-ui2re
@SiciidGees-ui2re 6 месяцев назад
Ha isticmaalin ereyada male and female saxmaaha afkeena 61 gabdhood iyo 67 wiil ayaa lasoobadbaadiyey
@MahadAli-n2h
@MahadAli-n2h 6 месяцев назад
Caqidadaena muslimka ah wanagsana
@Sal-lb1sf
@Sal-lb1sf 6 месяцев назад
Jajusinta Americanka munafaqiinta eyaha lakorsaday
Далее
Fallanqeynta doodii Tim Walz iyo JD Vance
9:03
Просмотров 12 тыс.
Airpod Through Glass Trick! 😱 #shorts
00:19
Просмотров 1,7 млн
Dollo Ado: Building Refugee Economies
12:29
Просмотров 47 тыс.