Тёмный

Albaabka Jaxiimada | Caadada Xun | Fandhaal Podcast | 

Omar Inshar
Подписаться 157 тыс.
Просмотров 82 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 428   
@mohanoor6084
@mohanoor6084 Год назад
Guushi aan Garey waxaa kamida Inaan iska dhaaFey siigada Alxdulillah Waxan dareemay inaan ahaY qof Jira AwaL iskuma kalsooneen Lkn hada kaLsooni saa,idaan dareema Dhalin yaroy waa iga talo isgadayaa Oo ilaahaY u toobad keena 🙏🖋️💪✅
@Mahadakhuna
@Mahadakhuna Год назад
Subscriber ii saara walaaliyaal waa codsi
@daadirooyaaye2657
@daadirooyaaye2657 Год назад
Insha allah walaalkeee
@maxamadibraahim7406
@maxamadibraahim7406 Год назад
Zxb sidee iskga deysay
@apdizalan5820
@apdizalan5820 Год назад
Way adagtay in la iska daayo Madawgii nolosha ayu igaliyay Hadana waa dayn la ahay
@duceyso
@duceyso Год назад
@@apdizalan5820 marka hore salaan sare ilaahey hakaa madoobeyo walal waxad sameysaa salaadda duko hadii salaadda aad dukaddo isku day in aad sidaan u dukado Markaa salaadda dukado isku day in aad aqriso astagfaar Astagfirullah 3 jeer subxanallah 33 alxamdullilah 33 allahu akbar 33 Lee ilaaha illallahu wax daho laa shariikallah lahul mulku wallahu xamdo wahwa calaa kulli shee'in khadiir Kadib ku duceyso ducadaan ee xifdi ALLAHUMA MARXAMNII LADDATA MACSIYATIG WARASUQNII LADDATA TAACADIG Markaa intaaas sameyso Isku day inaa iska dhaafto daawashada waxyaabaha qaaban iska daa heesaha qalbigada ilaali iyo niyaddaada Mar alle markaa soo xasuusato cuudu bileyso weyso qaado dukko 2 rakaco oo sunno ah Astagfartane badi maalin isku day in aad aqriso 1000 Astagfirullah kun subxanallah kun alxamdullilah kun laa ilaaha illallah kun allahu akbar kun Saliga nabiga Intaas hadaa daa imato insha Allah isku arki meysid
@rayaanali6721
@rayaanali6721 Год назад
Masha allh waxaan dhihi karaaa Omar waa qof saamayn wayn kuleh bulshadeena gaar ahaan dhalinteena please inta uu uqalmo hala gaadhsiiyo dadka maalaycnigaba waa lagu taageeraaye 🥰
@fatimamuza383
@fatimamuza383 Год назад
Xaqiiq💯 weye intaas io in ka badanba wuu u qalmaa omar
@cabdixakiinmahye3589
@cabdixakiinmahye3589 Год назад
Haa wlhy waa talo qabeenka umada soomaaliyeed
@Sihaameyy_
@Sihaameyy_ Год назад
Haa runtii abaayo macaan waa qof bulshada wanaagga la jecel
@ifrah_
@ifrah_ Год назад
Hubaal 3sano aan kugu xirnaa wax badan ayaan kaa faa'iiday Maasha'Allah. Jazakallah kheer.
@yaya_______boss
@yaya_______boss Год назад
سبحان الله (٣) الحمدلله (٣) لاإله الاالله (٣) الله اكبر (٣) لاحول ولاقوه الا بالله (٣) اللهم صَل وسلم على محمد و على ال محمد (٣) سبحان الله وبحمده (٣) سبحان الله العظيم (٣) استغفر الله وأتوب اليه (٣) استغفر الله (٣) أستغفر الله الذي لا إله إلا هو الحي القيوم وأتوب إليه (٣) اللهم اعتق رقابنا من النار (٣) لا اله الا انت سبحانك أني كنت من الظالمين (٣) حسبي الله لا اله الا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم (٣) سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنه عرشه ومداد كلماته (٣) اللهم اني اسألك العفو والعافيه في الدنيا والاخره (٣) اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك (٣)
@jannodoonmedia8715
@jannodoonmedia8715 Год назад
أسأل الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفي كل من أدمن هذه الكارثة المدمرة. شكرا جزيلا أخونا عمر لكلامك المؤثر في قلوبنا❤
@updirahmandiri2955
@updirahmandiri2955 Год назад
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw❤❤
@babaahmed8520
@babaahmed8520 Год назад
2023 wali md kusii dhex jirtaa, wlhi ooyin ayaa isoo qabanaysa marka aad xasuusto bur-burka ay ii gaysatay. Isoo raac si aan u kala talo qaadano😭
@hellopeople7042
@hellopeople7042 Год назад
Diyaar halkee ka soo wada xiriirna dxb
@zidane12370
@zidane12370 Год назад
Diyar waye lipax intee kala soo xiriira
@zakariaabdimohamed7063
@zakariaabdimohamed7063 Год назад
isoo raac aan isla bandhesane cml miya shekadan😂😂😂
@dreamboy8888
@dreamboy8888 Год назад
@@zidane12370 ma iska daysay sxb😭
@amiinBadalw06-zk8qm
@amiinBadalw06-zk8qm 9 месяцев назад
Wll
@khaalid8059.
@khaalid8059. Год назад
Ilaahayow ninkan qeyr sii 🤲🤲🤲🤲
@abumuscaab
@abumuscaab Год назад
Alx, mar hore iska dhaafay go,aan yeesha dhalinyaro.. xubnaha jirkaada Allah ayaa masuuliyadooda ku saaray ee xafid....Caadadas dhibaato, walwal, iyo xanuuno bes laga qaadaa😢
@CabdiQadir-gu6dk
@CabdiQadir-gu6dk 9 месяцев назад
Shp arin baan Ku waydina ila so hadal
@ismahaancijaal5898
@ismahaancijaal5898 Год назад
Inaalilaahi wa inaailayhi raajicuun Allahayow umada inoowanaaji comments ka muuqaalkaan aad baan oola yaabay Allahayow dhalinta inoo badbaadi Allahayow xumaanta inaga dhawr dhalnyaroy guursada hadaydan awoodin guur Sooma oo naftiina wanaaga ku mashquuliya nafta hadaaan lamashquulin ayadaa ku mashquulinayso calaacalkaan waxba idiintarimaayee Allah barya subxaanaAllah
@daadirooyaaye2657
@daadirooyaaye2657 Год назад
Mahadsanid walaasheee
@adnaan4813
@adnaan4813 Год назад
Waa mustaqbal xumo Aniga ahaan waxan ka dhahlaY 1 xishood joogta ah 2 hilmaamid badaN Alxm hdana wan iska daaye
@mohamudyassin615
@mohamudyassin615 Год назад
Su'aal u baahan inaad is weydiiso. 1) Maxaan u daawada aflaamta galmada? 2)Maxaan ugu ciyaaraya Nafsadayda? 3)Waa maxay faa'iidada siigadu? 4) dhibbaato inte le'eg ayay leedahay siigadu? - Dhalinyaradu badana waxay dhaqamadan xun xun u sameeyaan 1) Wakhti lumis AMA firaaqada oo ku badata. 2) inu is dhaho qofku bal waad caajis santahy Yara naso. 3)cuqdad nafsi kalsooni darro . - xanuunada laga qaado ( Frontal lope syndrome) Oo ah in qaybta maskaxda ee loo yaqaan frontal lope-ku ka caajisto soo daynta dheecanada -xasuus yari -qofnimadaadi xitta aad ku weydid. - Daal fara badan Dhalinyaro ballan-keenu waa soon inta aynu dhaqaale fiican helayno I.a
@omarmohamoudrp4do
@omarmohamoudrp4do Год назад
Mahdznid sxp wlhi waa runtada Dhaman qodabadan dhibatoyin Kana hada dhexda uga jiraa 1: madax wareer faro badan 2: xasuus yari 3: Daal faro badan 3: Salaadii oo fududaysanayo ilaahy ha iga madobeyo sxp Aaminta ii raaci🤲
@saedabdilahi2569
@saedabdilahi2569 2 месяца назад
​@@omarmohamoudrp4doxaalkaaga hada zxp
@Fateima-alliy
@Fateima-alliy Год назад
Cumaroow wlhi codkaga waan ka helaa wxn jeclaan lahaa Mar inan isla xiriirno insha alah
@____Cumar____
@____Cumar____ Год назад
Jasaaka laah khyra ja'saa wakhtiga intaa leeg inaad iska jarto si aad dhalinta u baraarujiso uguna sheegto ka fogaanshaha waxyaalaha xun runtiina arintaas in bdn waxa aad moodaa inaaney bulshadeenu si ugu baraarugsaneyn allow na dhawr yaa rabbi🤲
@adanmahameth6642
@adanmahameth6642 Год назад
Mudo 4 sano ah ayan dhibaatada ku jirey Waxan kala kulmey dhibaatoyin badan Lkn hada alxm wan kaso kabanaya Ilaahay aya isku xidhey salaada subax Marka so tukado aya jimicsi sameeya Jidhkeygii iyo maxkexdeydii way so noqotey runtii alxm Omer inshaar runtii waxa tahay shakhsi Noloshayda saameyn ku leh aniga iyo Dhalinyarada soomaliyed sida ad mar walba no garab taagan tahay wan kaga mahadcelinaya qof wax ku sheegay uu kaga qiimo badan yahay qof lacag ku siiyay alalh barakeyo ustaad .
@hellopeople7042
@hellopeople7042 Год назад
Saxiib intee kala soo xidhiidha si aad ii dhiiri galisid
@xasanyare7660
@xasanyare7660 Год назад
Habashaan siigada meed socda ayee kaa dhigeesaa alx 2bo sano ayaan kasii ma qanahay qof jira ayaa noqday oo faraxsan
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia Год назад
Muuqaalkaan waa muuqaal aad u dheer hase ahaatee waan dawadey asagoo dhan, si aan u ogaado macluumaad ka badan intaan ka hayo caadadaan xun, Aniga comment-gaan uma soo qorin inaan nafteyda ka sheekeeyo, Hadana Alxamdullaah Alle mahadii kama mid ahi dhalintaan ku waalatay caadadaan xun. Waxaan aaminsanahay Qofku hadii uu yahay mid iimaankiisu sareeyo oo Alle ka xishoodo yahayna mid Rabbigii iyo sunada rasuulka S.c.w raaca, Ma sameynayo caadadaan foosha xun. Ugu dambeyn cumarow adiga iyo kuwa comment-gaan akhrinaya waxaan idin sheegayaa, faa idada ay leedhay iska deynta caadadaan. Aniga waxbarashadayda kasoo bilow dugsi hoose ilaa sare, Fasal kasta aan soo faristay waxaan ka gali jidhay kaalinta koowaad waana xaqiiq, waxaan kaloo ahaa horjoogaha ardayda ama kaabi galaas, Alxm dadaal iyo fahankeyga oo xoogganaa iyo Alle kacabsi joogta ah baan halkaa ku gaadhay, hadane jaamici, macalin, dhiirigeliye iyo daaci baan ahay. Marka dhalinyaroy iska daaya caadadaan xun Allena u towbad keena. FADLAN IGA RAALI NOQDA QORMADEYDAAN DHEERAATAY DARTEED.
@goolnuug
@goolnuug Год назад
Labo arin hadduu qofka sameeyo waxaa lagayaabaa inuu ka badbaado Qodobka 1aad ; Inuu Mobilka Iska Xareeyo Labtob-ka iska xareeyo Filimaanta Tv-ga iska daayo 2 ; Waa inuu alle baryo waa inuu Salaatu layl isoo kaco waa inuu ducaysto Ilaahay idinkii wuu Iska dayn doonaa
@keynanali6827
@keynanali6827 Год назад
Aqontahan xaaiiq weeye
@daadaosmaanhafow792
@daadaosmaanhafow792 Год назад
wll Omar Alxamdulilaah waan kaneste caadadaas markaan arke in aan usiisocdo god modow oo bahalo kujiraan allaa mahadleh🤲
@abdirahman5532
@abdirahman5532 Год назад
Caawa o ay tariikhdu tahay 22/10/22 inan jooji doono waliba Alle tartii 🤲🥺😥
@yahyealim6530
@yahyealim6530 Год назад
Sandkii waxba kaagama dhinna guulayso wll 🎉
@renzo_media
@renzo_media Год назад
Sxp ila hada ma is tabanin miya
@apdikhalaqhiz3529
@apdikhalaqhiz3529 5 месяцев назад
Majojisay zxp🤔
@abdiwahababdirahmin9577
@abdiwahababdirahmin9577 5 месяцев назад
War isii
@zakajapoi5432
@zakajapoi5432 4 месяца назад
Wali mawada wllka
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 Год назад
KU SALIYA RASULKA Ever The Most knowledge able And The Most shine All Created Prophet Muhammad SCW❤❤💯☪️✅ﷺﷺ
@ALRAXMATV31
@ALRAXMATV31 Год назад
jazakallahu qeyran jazak
@kbpost6947
@kbpost6947 Год назад
RU-vid ayaa I caawiyay in aan iska dhaafo, “nofap community” hada focus ka wejiga ayaan saara hadaan arko qof qaawan ama niikinayso oo iga soo horbaxda waanan is dhaafiyaa marmar waan ku qoslaa 😂 hada qofkan qaawan ama isruxaya maxaa ka khaldan.
@abdulahiahmed8252
@abdulahiahmed8252 Год назад
Cumar inshaar aad baan kugumahadcelinayaaa muqaal walba.ood sodhigto ima dhaaafo waxbadan aan kafaiday allaha kuxifdiyo جزاك الله خير الجزاء
@aamiinbadel9430
@aamiinbadel9430 Год назад
2bilod ayaan iska dayay walhi national wanagsanayaan dareemyaaa inshlh ilhy iguma celiyo yaa Allah
@updehrahmanmadridistepoi6047
Ana hal bil ayaan hda iska daayy inaan ku laabto ka cabsanayaa nio
@Jamaal.Nour24
@Jamaal.Nour24 Год назад
wlhi Podcast kii ugu fiicnaa waa kan inan 5 daqiiqo daawaday xataa uma moodo allaha ku barakeyo
@ashrafbk2273
@ashrafbk2273 Год назад
allaha kuxifdiyo ustd ani ahaan heer Waxan gaaray markan daawaday waxas cuqdad , dulqaad la,an isliidid iyo inaan negative socda noqaday 😭😭
@apdilahihasan1435
@apdilahihasan1435 Год назад
Walhi maanta dambas baan noqday heer aan marayo inan qof anan jawaab waafi ah siin karayn hadii uu suaal iwaydiyo Caqligii iyo maskaxdiba wxa iga qaday cadadas xun iyo dawashada aflanta xun Ilahay wxn ka baryaya inuu fidradaydii saliim ahayd isoo celiyo Wllyl iduceeya plz 😭😭🤲 Hadii ay jiraan vitamins jidhka iyo maskaxda uwanagzana iso shega si aan uso kabto
@ahmedromanio
@ahmedromanio Год назад
Ilahey haka madobeyo sxb talo ayan ku sina Facebook igala so xarir
@abdowfaaska5707
@abdowfaaska5707 Год назад
Runti xalqooyinkan wa I saameyen dhamman ne wa dhagesty Thank you ustaad
@boqorobilan1974
@boqorobilan1974 Год назад
ماشاءالله walal aan jeclahey inan marwalba dhageysto muqaladiisa muhiimka ah allah waxan kaga baryaya inuu ku rumeeyo riyo aad nolashan ka ledahey wlo🤲🥰🥰
@____Cumar____
@____Cumar____ Год назад
Arinka ugu weyn ee qofka ka reebi kara ficilkaas xun iyo waxlba oo xumaan ku lug leh waa alle ka cabsi ilaahay iyo tawbad dhaba.
@haaruunmohomuud3203
@haaruunmohomuud3203 Год назад
Maa sha allah Ustaad. Waa ku Dhaqmaynaa Macalinka Si dag dag ah
@zakarieismail5648
@zakarieismail5648 Год назад
Mahadsanid ustaad 40 daqiiqo oo wax badan dadka u tarto waye❤
@hamzemohamed4317
@hamzemohamed4317 Год назад
هذا ما اسمه podcast حقيقي ٤٠ دقيقة 😇
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 Год назад
الشر عادتاللصرية
@ilhaannasiye2502
@ilhaannasiye2502 Год назад
Walaal ani waxan ahay qof u imtixaanan daawasha muuqaal xun xun walaal codsi waxaa in aad ii soo ducayso walaal Waa iga codsi ii soo ducee adoo ma hadsan
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 Год назад
@@ilhaannasiye2502 wll Allaha kaa Madoobeeyo insha Allah Iskana Ilaali Waxwalba oo Kuusuurta Gelinaayo AMA Kuu Fududeenaayo Daawashada Muuqaalada Xun Xun, Sida Kali ahaanshaha, Booqashada Google Chrome ka Adigoon Muhiim U,ahayn iyo Waxwalba oo Dareenkaaga Kicinaayo, Insha Allah waad Guuleysanaysaa Abyo
@mohamedamiinleyte7697
@mohamedamiinleyte7697 Год назад
@@ilhaannasiye2502 Rabigaga u labo SI dhab ahna u weydiiso Inu balayadn ka dhex bixiyo
@farhiya1433
@farhiya1433 Год назад
Hada koroh 2013ano school primary dhiganayo waxan arkay gabdho iyo wiilal yar yar oo intey is raacan wado dawanayan filimantas xun xun alle wuu iga dhowray filimantas anigu melo badan oo ii dhaw lagu dawado alxm
@mohamedamiin9719
@mohamedamiin9719 Год назад
MazHaLLaH iLaaHay ka Qabtay
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 Год назад
Wn dhawnahay wll Omar noosoo badi podcast aad ban uga faa'iidnee thanks
@caaishacadey1487
@caaishacadey1487 Год назад
Vediogan markan daawanayy waxan akhrinayay commentga 81 qof markaas ka bixiaay 23 kamid ah ayay ka cabnayeen dhibatadaas Allaha kasaaro dhibka dhalinta haysta qofwalba hagarto in aduunkan laga tagi doono xisaab iyo qabri iyo suaalba ay danbeyaan qofkii Illaahay cilaaqaad dhab ah la sameya oo aamina inuu dhimandoona markii dhintana xisab utaal dadka sxbda ahna ayay waqti yar kadib ku hilaami doonaan Ma awoodo inuu sameyo waxan Illahay raali ka ahayn qofka samaynayoow waxad garataa inaanu imaankaagu dhamaystirnayn ee Alle ulaabo
@im7somali
@im7somali Год назад
i aamina aniga Aad baan ugu riyaaqayaa wll omer inshaar iyo moowduucyada kala duwan ee na riixayya hadaa nahay dhalinyaro Wll omar waxaa kasoo hadashaa oo muqaal kasoo sameeysaa "QAMAARKA" oo dhalintu aad u isticmaalan oo hantidaada miiranaya 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏you deserve more than you think ✅️✅️ haa waa run
@musahassan4319
@musahassan4319 Год назад
Bro ku soo celi podcast kale oo kan oo kale ah bahashan dad badan baan ogahay oo ay eber ka dhigtay qof ka hadashana majirto inkastoo dunida kaleba nala qabto dunida kale aad baa looga hadlaa waxaana loo yaqaanaa Nofap ... Dhalinta way hoogeen hadaan Rabi faraj u furin ee inta ka hadli kartaay amuurahan halaga hadlo
@ashrafsomali4573
@ashrafsomali4573 Год назад
mid waxaan aqanaa soo cadooyinkaan usamenaayay hadalkaa dhibaa yo halsaac ookafikiraa erayo yar oo second lagu dhihi karo🥺💯
@abdullahibeezaani8246
@abdullahibeezaani8246 Год назад
Nio maaad wax usheegti oo la talisi
@hamzeali6067
@hamzeali6067 Год назад
Dawada ugu wanagsan ee la tijaabiyey waa salada iyo ducada.
@hassanismail5135
@hassanismail5135 Год назад
شكراً جزيلاً لموضوعك يا اخى الكريم اسل الله العف وسلام
@hamdiabdullhiali8020
@hamdiabdullhiali8020 Год назад
Ustaad Omer aad umahadsanthy wllhi pordcos wllhi aad ugu faaiday dhagahaa inaa iska gashto shaqada dhan ku qabsadaa wllhi mahadsanid wx bdn kaa baraty ustaad❤️💥
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 Год назад
Anaa kula Mida Procast tiyada Omar Markaan Hawl Haayo ama Socdo leen Airpods Ku dhegeystaa
@Sihaameyy_
@Sihaameyy_ Год назад
Aniga xataa Alle ha bareeko walaalkeen
@nuurxuseencabdiqaadir731
@nuurxuseencabdiqaadir731 Год назад
Masha allh waa mowduuc anfici kara dhamaan dadka kulug leh xaaladaan اللهم احرمني لذة معصيتك وارزقني لذةطاعتك 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@GOLELYRICS
@GOLELYRICS Год назад
Mow duuc u baahnaa in laga hadlo muhiim u ahaa boqolaal qof buu ahaa ustaad ma qiyaas karo faaidada mowduucaani u leedahay dhowr 1B Oo dad ah Anigaan kula hadlaya 8 sano baan garaacayay albaabka jaxiimo lkn hada alle waa iga badbaadiyay mudo 3 bilood ka hor ah baa iigu danbaysay alle ayaa leh mahad iga badbadiyay alx Ustaad mahadsanid 🔥
@mohaibrahim3100
@mohaibrahim3100 Год назад
M.a mowdic aad iyo aad umaheem ah kahadashay bulsha somaliyeed inlaga waniyo wayay cilad jirto qof walbo haddu kagabso waa dhibaato omar inshar mahadsanid
@omarsharifmadowe4100
@omarsharifmadowe4100 Год назад
mshalah ustad inshar alaaha kubarkeyo wanaaga aad soo gudbineyso dhalaianta wad kumahdsnthy
@abdulahiahmed8252
@abdulahiahmed8252 Год назад
Siigadu waqtiga ay soconayso waa 1ama 2daqiiqo marka 2 daqiiqo iyo waxa kagoaayo iyo dhibka kadambeyo isma lahan ilaahow hinta kudhaxjrito kamadobey anagana xaqa nagusug
@sihaamibrahimhasan2750
@sihaamibrahimhasan2750 Год назад
Dhib bdn oo walidkeyga iga badbadin iga badbaadisay Qof wax walpo mudan thy wlhi jazakallah kheyran Aabe 😰
@7june2024
@7june2024 Год назад
Wll gabdhaha may dawadan mise adiga magac dumar kuu qoranyahy
@sihaamibrahimhasan2750
@sihaamibrahimhasan2750 Год назад
@@7june2024 ma ogi hablaha lkn ani alxamdullilah ma daawado
@mohamudyassin615
@mohamudyassin615 Год назад
@@7june2024 kkkk wr nio bahasha ragi uunba ku dhammaaday. Dumarka waa u caafimaad ba la yidhi. Alx
@khaalid8059.
@khaalid8059. Год назад
@@mohamudyassin615 😂😂
@A...A09888
@A...A09888 Год назад
​​@@mohamudyassin615mey zxp rag io dumar midna caafimad uma aha siigada io aflnta xun waa dhibaato kaliya un way jiraan dumar dawada ama sameeya lkn ragga kubadn
@bkrg5643
@bkrg5643 Год назад
Asc Cumar waxaan jiraa 19 sano xaqiiqdi hadal Kaan aad sheegeeyso waan Arka waxaan dareemaa kan aduunka ugu xun inaan ahe maskaxdeeyda xitaa wax ba maqabsan karto oo wax maxafidi karto malın malintii Ka sii dampeeso oohin io shaleey baan ku jiraa mana aqaano wllhi sababta aan isaga daayo xitaa dadka markaan hoş joogo waxaan dareema kan meesha ugu liita inan ahe plz 😭 wllhi waxa aan sameeyo ma aqno waxaan u sameeya Şi joogto ah sidii in aan raali kahe 😭😭LAİLAHA İLLAH😔😔
@siciidcabdimahad6117
@siciidcabdimahad6117 Год назад
Asc sxb marka hore illaahay talasaaro.aaminn in hanuunku hayo allaah. waain aad aamintaa in waxaa ay tahay fuxshi way oo ay tahay in aad burburinayso nolashaada , utoobadkeen allaah .hal talo oo aan aamisanahay in aad kabacayso waxa waaye si 100% waxaan maqlay xikmad uu dhahay immaam lkin hada magiciisa maxusuusto ((nafta xaqa ku mashquuli in taySan vaadilja kugu mashquulin. sidaa daraadeed nafta mashquuli xaqa kudadaal masjidka ,hal slaad oo jameeco ah yay San kudhaafin Wllhi waxaan hubaa had salaada kudadaasho adigigoo wax kale qaban In aad bo illaawayso .hadii aad wax barato cashrada isku mashquili@@ yaanay warku daalin sxb daal adoo uyaaban sariirtaada tag Wllhi in aadan xusuusaneyn.
@najibmeyma6334
@najibmeyma6334 Год назад
Sxb allaha ka madoweya ani hada wax kugu darsado imana weydin rali noqo balse sxb ogow naftada ada ka masul ah erayga ad ledahy ah ma deyn karo ayaba ah midka ku horsedaya niyada gali ina deyn karto wxan wax weyna ehen ay thy ina iska dhafto ilahy darti u weyso qado masajidka u ad xili salad an ehen laba rakaca tuko adiga oo leh niyada illahow adonka ayan ahy ina naxariiso xumantana darta u dayna ano ku rali galinayo adiga rabiyow ina danbi dhaaf goan qado ilahyna meshas kuso tala sara iskuna day ina kaliga meel jogta markiba ka tag meshas oo dadka dhex gal nadafada ku dadal wxbarasha hda dhigata dirada saar iskuna day hada xirir gabar la lehen ina la sameyso mcnha xuman ha ula sxbin balse ina waqtiga ayada la qadato kalsooni ayana ka qade meshas illahy haka dul qado sxb niyada daji wad guleysan mar wlbo ogow goanka mrka qadanyso illahayow adan ku tala sarty dheh ina ka mel garo goankeyga sorry sxb hada qoral dher kugu dilay ado iso weydin
@M.international833
@M.international833 Год назад
#Ah ah ah wll waxaas haku fikirin #Akhriso wll oo hada noloshaada dhis Asc wllky waanku xumahay wll inaad sidaa u hadasho ood tidhaahdo si aan uga baxo ma garaanayo wll taasi micnaheedu waxay tahay waa mar-marsiinyo aad naftaadu u samaynayso wll sideena u dayn karin kali ah wll waxaad is hordhigtaa dhiibaatooyin aadka dhaxalayso 1:caruurtaadii ayaad gacantaada ku laynaysaa waxaa lagayabaaa caruurtaa inuu ku jiro mid sheikh noqon lahaa inuuku jiro mid Dr noqon lahaa oo umada anfici lahaa waxaa laga yabaa inuu ku jiro mid UMADA hogaamiye u noqon lahaaa Hada lkn waad wada xabaashay gacantaada ayaadna ku laynaysaa wll waaxsi ma wax la dareemi wayaa ama laga danqan waayo wll 2: wll qaali noloshaadii oo bur buraysa ayaad daawanyasaa adiga ayaana gacantaada ku burburinaaya wll adigaa ayaaa masuul ka ah Wll maalinta qiyaame ilahay mxaad la hortagi wll maaxaad ku jawaabi markii inta afkaaga la aamusiiyo ay gacantaadu hadsho ooy tidhaahdo yaarabi xumaan ayuu igu samayn jiray Ilahay hortiisa ooy umadii oodhan ku daawanayso wll waxaas maadan ka fikirin Mar qudha miyayna maskaxdaa ku soodhicin wll 3 waalid baa nolo kaa sugaya inaad wax qabsato hormar gaadho heergaadho mustaq yeelato wll ma waxaad rabtaa waa dhow inaad xamaali ku danbayso wll waayo hadii aad hada saa ku sii jirtit maskaxaadu maalinba maalinka ka danbaysa waysii bur buri xasuustaaduna waydhiman waxba ma baran kartit hadaan wax baranina markadanbe xaamli uunbaad ku danbayn waxaasina cid kuuma gaysanin adiga ayaa gacantaada ood waliba raali ka tahay kuna farax snatahay farxad aadna ku waarayn ayaad ku bur burinysaa wll Hadda hadda wali wakhtibaad haystaa waad caafimaad qabtaaa adiga mooyee cidkale oo dhibtan kaasaari karta ma jirto alle mooyee wll towbad waliba towbad dhab oo ilaahay si dhab u bari talana saaro Habeenki xiliga danbe soo kac salaatu layl tuko ilahay si dhab u bari si dhab ahna u towbad keen Hadii kale sidan uunbaad mugtiga ugu jira saas uunbaadna ahaaan ooy nolo xumo iyo qashin ku dheeratahay Wll ilahay u towbadkeen SALAADANAHA HAGAAJI OO IAMEECAADKA KU ILAALI QURAANKANA AQRI QAXAA HUBAAL AH INAAD FARXAD RAYN RAYN IYO NEECOW MACAAN DAREEMI DOONTIT MUDO YAR GUDA HEED WLL maskxdaadi iyo xasiustaadiina ay kuu soo noqonayaan waxbarshaduna way kuu dha dhami doontaa Halka talo ee ugu danbaysa ee aan ku siin lahaaa hadaad intaa isku kari waydo tan ayaa xul kuu noqon oo dadbadana u nqotoay ilaahyana daawo ooga dhigay wll WXAAD SAMYSAA KHURUUKH BAX WLL UGU YARAAN 3 BILOOW AMA 6 BIOOW wxaaa hubaal inaad soo noqon adoo maydh may oo sida khamiiska cad markii la maydho u dhallalo aad u dhalaali dooontit inshaaa allaaaah ILAHAY SWT INTA CUDURKAN LA DHIBAATAUSAN ALLAHA HAKA DULAQAAFO FARAJ KHEYQABANA ALLAHA HA U FURO
@hamsehasan1291
@hamsehasan1291 Год назад
War ila soo xidhiidh nio intii aanad geeryoon
@osmanbkosma4022
@osmanbkosma4022 Год назад
@@hamsehasan1291 😃😃😃
@Huduhassan5862
@Huduhassan5862 Год назад
Waxaad aad ubadisaan kalmada لا حول ولا قوة الا بالله Xumaana kuma joojin kartid awood aadleeday wanaagna ku fali maysid awood aadleeday قال رسول الله صلى عليه وسلم ( قل لا حول ولا قوة الا بالله فإنها كنز من كنوز الجنة) اذكروا الله كثيرآ كي تكونوا بخير في دنيا وآخره فلا سعاده إلا بذكر ه 🙌🙌🙌🙌🙌🙌
@axmedxassenxarawo4159
@axmedxassenxarawo4159 Год назад
Walahi al cadim cadaddas markuu qafku uu sameyo 1 kuw dadka inuu Lahadlo iyo dadka dhex galkoda wuu kago.ahyah 2 labo waxbarasho Noocay ahataba wuxuu ku fikirahya in uu kaharo uu sarita iskajifo iyo wax yaboyin kale Alxam dulillah alxm dulillah alxm dulillaha masameyo
@mohedothmanofficial7665
@mohedothmanofficial7665 Год назад
جزاك الله خيرا يا اخي 🙏💗💯💯
@axmedsheeq5463
@axmedsheeq5463 Год назад
xasbunallaah wanicmal wakiil kuwa waxaas ku jiro allaha soo hanuuniyo
@Daxiix_filims
@Daxiix_filims Год назад
ka,anamma inay ri ku hortaagantaahy hhhh cumar xaqiiqadaada ka hadashay walle 🤣
@cumardayr7446
@cumardayr7446 Год назад
😂😂😂
@hellopeople7042
@hellopeople7042 Год назад
30 April 2023 Alle ayaan talo saartey Insha allah week kadib reply ku soo noqon doona
@xasanruxaani7386
@xasanruxaani7386 Год назад
Insha allah nolosheyda cusup 2_12_2022 iiso duceeya inu ilahay iga saaro fuxshigan
@hodoali5714
@hodoali5714 Год назад
Mahadsanid wlo Alle hayno dhowro dhalinyarada
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 Год назад
Dhalinyarada caaawi heee wlhi waba wada tacbanee
@zidane12370
@zidane12370 Год назад
wll omar aad ayaad umahad santhay wlhi taldaada aad ayey ii an facday marki hore qof jiro ma ahayn lkn adiga runta itusay manta oo ay bishu thay 10/7/2023 Allah iguma celiyo😔😔
@cabdicasiisibraahimmubaara6263
Mideeda kale waxaan ku jiray 2014/ hada si maalinla, ayaan usameen jiray 5/6 xaqiiqdii waa wax hubaal ah si yacnii nolosheeyda qeebka mid ah inee tahaty heer aan mararka qaar aan isdhoho iska aan is arkayo qadka 24 saac inaan kushubo kadibna shaki la,aan aan warka galin sameenteeda mararka qaar qadka markaa kadhigto mb inaad dhaqaaleeysi daraadii iska dhaafto oo aadan fiirsan waa macquul laakiin waxaa shaki la,aan ah taleefanadaan iyo internedkaan ineey yihii seef labada dhinac kasoo feesan
@hellopeople7042
@hellopeople7042 Год назад
Waar xagee ka soo wada xiriirna sxb
@youngabdalla3451
@youngabdalla3451 Год назад
Shukran Ustaad❤❤❤
@abdullahihaaji2380
@abdullahihaaji2380 Год назад
Wll omar run tee waan ka shalaayaa marwalba hala ii soo ducay yo inshaa allaha inoo allaha ika reewo
@M.international833
@M.international833 Год назад
Aaamiinnn ilaahay hakaa dulqaado wll cudurkaa xun TALDAAANA#AKHRISO
@M.international833
@M.international833 Год назад
#Ah ah ah wll waxaas haku fikirin #Akhriso wll oo hada noloshaada dhis Asc wllky waanku xumahay wll inaad sidaa u hadasho ood tidhaahdo si aan uga baxo ma garaanayo wll taasi micnaheedu waxay tahay waa mar-marsiinyo aad naftaadu u samaynayso wll sideena u dayn karin kali ah wll waxaad is hordhigtaa dhiibaatooyin aadka dhaxalayso 1:caruurtaadii ayaad gacantaada ku laynaysaa waxaa lagayabaaa caruurtaa inuu ku jiro mid sheikh noqon lahaa inuuku jiro mid Dr noqon lahaa oo umada anfici lahaa waxaa laga yabaa inuu ku jiro mid UMADA hogaamiye u noqon lahaaa Hada lkn waad wada xabaashay gacantaada ayaadna ku laynaysaa wll waaxsi ma wax la dareemi wayaa ama laga danqan waayo wll 2: wll qaali noloshaadii oo bur buraysa ayaad daawanyasaa adiga ayaana gacantaada ku burburinaaya wll adigaa ayaaa masuul ka ah Wll maalinta qiyaame ilahay mxaad la hortagi wll maaxaad ku jawaabi markii inta afkaaga la aamusiiyo ay gacantaadu hadsho ooy tidhaahdo yaarabi xumaan ayuu igu samayn jiray Ilahay hortiisa ooy umadii oodhan ku daawanayso wll waxaas maadan ka fikirin Mar qudha miyayna maskaxdaa ku soodhicin wll 3 waalid baa nolo kaa sugaya inaad wax qabsato hormar gaadho heergaadho mustaq yeelato wll ma waxaad rabtaa waa dhow inaad xamaali ku danbayso wll waayo hadii aad hada saa ku sii jirtit maskaxaadu maalinba maalinka ka danbaysa waysii bur buri xasuustaaduna waydhiman waxba ma baran kartit hadaan wax baranina markadanbe xaamli uunbaad ku danbayn waxaasina cid kuuma gaysanin adiga ayaa gacantaada ood waliba raali ka tahay kuna farax snatahay farxad aadna ku waarayn ayaad ku bur burinysaa wll Hadda hadda wali wakhtibaad haystaa waad caafimaad qabtaaa adiga mooyee cidkale oo dhibtan kaasaari karta ma jirto alle mooyee wll towbad waliba towbad dhab oo ilaahay si dhab u bari talana saaro Habeenki xiliga danbe soo kac salaatu layl tuko ilahay si dhab u bari si dhab ahna u towbad keen Hadii kale sidan uunbaad mugtiga ugu jira saas uunbaadna ahaaan ooy nolo xumo iyo qashin ku dheeratahay Wll ilahay u towbadkeen SALAADANAHA HAGAAJI OO IAMEECAADKA KU ILAALI QURAANKANA AQRI QAXAA HUBAAL AH INAAD FARXAD RAYN RAYN IYO NEECOW MACAAN DAREEMI DOONTIT MUDO YAR GUDA HEED WLL maskxdaadi iyo xasiustaadiina ay kuu soo noqonayaan waxbarshaduna way kuu dha dhami doontaa Halka talo ee ugu danbaysa ee aan ku siin lahaaa hadaad intaa isku kari waydo tan ayaa xul kuu noqon oo dadbadana u nqotoay ilaahyana daawo ooga dhigay wll WXAAD SAMYSAA KHURUUKH BAX WLL UGU YARAAN 3 BILOOW AMA 6 BIOOW wxaaa hubaal inaad soo noqon adoo maydh may oo sida khamiiska cad markii la maydho u dhallalo aad u dhalaali dooontit inshaaa allaaaah ILAHAY SWT INTA CUDURKAN LA DHIBAATAUSAN ALLAHA HAKA DULAQAAFO FARAJ KHEYQABANA ALLAHA HA U FURO
@queendheereey1620
@queendheereey1620 Год назад
Had a wa is ka dhafay Qof walpo massage arko waxaa ka cod sanaa ine iso duceeyo ❤🖤❤️
@abdi-fatahmohamedamine534
@abdi-fatahmohamedamine534 Год назад
Merci pour votre information mon grand frère et je demende pour que dieu accepte tout le chose que vous demende parce que vous avez changé beaucoup de chose à moi.
@invinityd-jamal2710
@invinityd-jamal2710 Год назад
Félicitation bro❤
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 Год назад
13ka Podcast Hadaad Wada Dhameysatay Like Saar
@M.khaliij.
@M.khaliij. Год назад
Omar inshaar wallkay iga ween an weheshado🥰
@Geele1230
@Geele1230 Год назад
wax walba oo aad ka sheegtay albaabka jaxiimada, waa xaqiiq WALLAHI. waanan dhadhamiyay dhamaan dareenada liidnaanta iyo dulinimada isugu jira ilaa gaadhay in aan ka fikiro in aan isdilo. Hadii ay jirto wadanka somalila qaab bilaa xanuun ah oo la isku dilo wan is dili lahaa xaqiiqdii bari horeba. iiso duceeya in illahay iga caafiyo.
@esyoni55
@esyoni55 Год назад
Xage kala soo xariira sxb ina kula hadlo rabaaye
@user-oh6kl8jd9v
@user-oh6kl8jd9v Год назад
Asc
@user-xo6ob6st8c
@user-xo6ob6st8c 11 месяцев назад
maxaad nagala wadaagi kartaa nolishii madoobayd ad soo martay
@elshariif3571
@elshariif3571 Год назад
Ma arag noloshayda wax ka xun firaaqada 😪😪😪 iyo hurdada subaxa oo aad ku dheeraato 😥😥
@cabdiraxmaanxaaji7542
@cabdiraxmaanxaaji7542 Год назад
Alla hakaa abaal mariyo sxb waxyaba badanban kaa faa iday walahay ilaahay xaqa hana tusiyo
@saidsharmake5845
@saidsharmake5845 Год назад
Xaqiiq Ayaad Ka Hadashay Runti Alle Haka Bixiyo Jaxiimadaas! Dhalinyaradena Soomaaliyeed.
@Waasuge32-tb3ey
@Waasuge32-tb3ey Год назад
Mahadsanid wllken omar inshar sida wnaga noola jeceshahy.jazakallah💯❤️
@suhaybabdirahman4146
@suhaybabdirahman4146 10 месяцев назад
Xornimo...........omer inshar thanks bro جزاك الله خير خير الجزاء
@aamiincabdi127
@aamiincabdi127 Год назад
Wxn ahyi arday wlhi hami sare leh wxn udadaala wxna ubarta maha wlhi inana xaskayiga anfaco inaa hooyadayi iyo aabahayi oo waa wayinadayi aan aniguna ugu wayinahayi inan nasiyo wxn in bdn ma samayin sasna uguma sii foogan hal sano ama 11bilood xita ma gaadhe aan dhawuur jeer iskaqabtayi hdn is arkayi anoo ku jira insha allha si adag ayan ulaa dadaali 🥺
@Ahmed-gb1xm
@Ahmed-gb1xm Год назад
Hadi aad siwado waxbarashada kakac ayay noqoni wayo waxba maqan karaysid hadad qabatidna mudo kooban ayan kuhilmami ana 8 sano waday waxbarashana kuwaday marka jooji hada sxb talo wll
@qabiircade
@qabiircade Год назад
Walhi waa muuqal dhalinyaro badan oo aniga kamid ahay kasoo badbadiyey god mugdi ah ALLE SWT hakaa ajar siiyo Aduun iyo Aakhiraba
@abdiwali4669
@abdiwali4669 Год назад
Waad noo dadaalaysaa wll cumar ha daalin fadlan
@maxamedsiyaadsaciid6460
@maxamedsiyaadsaciid6460 Год назад
Anaa taas kujiray lkn go aan ka qaatey Allahii. ❤❤❤❤❤ abuurtey ha ikamadoobeeyo😢😢😢
@axmedshimaali7671
@axmedshimaali7671 5 месяцев назад
Ogow haddi aad joogtayso saddex shey caado kasta oo xun waad dayn doonta. 1. Salaadda ilaali weliba jamacaada ku dadaala (Ragga) Dumarkuna waqtigeeda ilaaliya. 2. Qur.aanka ka dhigo wehelkaaga maalinkastana aqri oo joogtee si maalin ah intaad doontid ba ka akhri. 3. Istiqfaarta iyo tasbiixda joogte oo markasta afka ku hay hadaad shaqadaada joogto hadaad wadad marayso iyo hadaad meel kale joogtaba . Shayga markasta aad iska ilaalinaysana waa Firaaqada Mshadsaanidiin.
@shaashshah2707
@shaashshah2707 Год назад
Jazakallah khayran akhii
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 Год назад
Jaxiimada aduunka albaabada faqriga ilowshaha quusta niyadjabka goaanlaaanta qoomamada iyo dhamaan wax kasta oo xun waaye siigadu Dhaliyaro naftayfa iyo tiinaba waxaan kula dardaarmaa aan guursano bahashaas hadaad si dhaba isaga dhaadrid aadna rabtk inaad sugnaatid wadad kaliyah eed kaga badbaadi kartaa waa guuur xalaala
@mr.keey4575
@mr.keey4575 Год назад
Podcast tiga xiga self-education nooga soo samee zxp
@najibmeyma6334
@najibmeyma6334 Год назад
Qof wlbo sameyo allaha ka madoweya ani hada wax kugu darsado imana weydin rali noqo balse sxb ogow naftada ada ka masul ah erayga ad ledahy ah ma deyn karo ayaba ah midka ku horsedaya niyada gali ina deyn karto wxan wax weyna ehen ay thy ina iska dhafto ilahy darti u weyso qado masajidka u ad xili salad an ehen laba rakaca tuko adiga oo leh niyada illahow adonka ayan ahy ina naxariiso xumantana darta u dayna ano ku rali galinayo adiga rabiyow ina danbi dhaaf goan qado ilahyna meshas kuso tala sara iskuna day ina kaliga meel jogta markiba ka tag meshas oo dadka dhex gal nadafada ku dadal wxbarasha hda dhigata dirada saar iskuna day hada xirir gabar la lehen ina la sameyso mcnha xuman ha ula sxbin balse ina waqtiga ayada la qadato kalsooni ayana ka qade meshas illahy haka dul qado sxb niyada daji wad guleysan mar wlbo ogow goanka mrka qadanyso illahayow adan ku tala sarty dheh ina ka mel garo goankeyga sorry sxb hada qoral dher kugu dilay ado iso weydin
@maxamedcaagane
@maxamedcaagane Год назад
Marka aad tiri " wuu dhaaranayaa xitaa in uu kitaab gacanta galiyo baa laga yaabaa" waxaan is iri ma qalbigaada ayuu ka Soo dhex hadlayaa, anigu intii aan caadadaan xun samaynayay ugu yaraan 30 mar waan dhaartay 5 mar ka badanna kitaab baan gacanta galiyay, caadadaan xun 11 sano ka hor anigoo yar ayuu mid aan saaxiibo ahayn i baray ninkaas maanta adduunka waxa dad ku nool isaga ayaan ugu necbahay nacaybka aan u qabo waxuu gaaray heer qofkii ay isku magac yihiin xitaa aan dhibsado, ninkaa isaga ah isku waddan ma joogno mooyee waan dili lahaa, adduun iyo aakhiro laguugu cadaab dheh ma waxuu wax baas i baray
@Ahmed-gb1xm
@Ahmed-gb1xm Год назад
@@mrdolphin1191 aniga xita mid aya ibaray anigoo yar mararka qaar waxaan tamaniya inan malinka lakulmin walkas hada mudo 8 sano ah maarkin aniga intas waan wada cadadi jjahanamada aduunka ayan galay
@westy937
@westy937 Год назад
Zxp ninkaas ba mid kalaa baray ee aamin inad noloshada masuul ka thay oo aad adigu dooraty adigu aad joojin karto . Anba mid baa ibary 2017 muddo sanad ka badana waan la daala dhacaya joojinteeda markii ugu badnydna bil baan geeyey
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 Год назад
SHUKRAN Omar inshaar ♥️💯☑
@im7somali
@im7somali Год назад
SI DAD BADAN U GAARTO FARIINTAAN WAXEEY AHEEYD "OGAANSHO " INUU KASOO GALO MUQAALKAAAN 🙏🙏🙏
@africaismyhome723
@africaismyhome723 Год назад
2 vodeo kalaa kujira Ogaansho wll
@libanjama3989
@libanjama3989 Год назад
fadlan zxpyal jiilka inaga dambeeya aan ka ilaalino inta aan awoodno haduu jiro wiil kula dhashay oo qaangaari rabo ka taxadar wax walbo oo smeeyn karo inuu ku dhaco: 1;ha u ogolaan inu talefan isticmalo ila uu caqli buuxda helo qaladka wuxu qofka ku dhca marka uu jiro 15,16,17,fadlan ka taxadar qofka kugu xiga markasta haduu jiro qof aad taqaan oo sxbka amaba qofkale inad usheegtid xumaanta waxa laga dhaxlo.
@A...A09888
@A...A09888 Год назад
Waa runta zxp jiilka soo socdo inaan ka ilaalino weeye balwadan Lkn dadku badankoodu wacyi badan kama haystaan siigada io afalanta xun
@axmadcomedy
@axmadcomedy Год назад
ALXAMDULAAH ALXAMDULAAH MARKAHORE WAXAA MAHADLE ALAAHAY ALXAMDULAAH WAA GII HORRE WAXAAN ISDHI HI JIRAY MAJOOJIN KARTID SALAAKIIN WAAN JOOJIYAY SABABTA AAN UJOOJIYAY WAAXAALAD FUDUD MARKII HORE WAXAAN SI TOOS AH UBILAABAY SALAADA RABI MARKII KU XIGTAY WAXAAN BILAABAY GYM MARKAAN JIIMKA BILAABAY WAXAA IGALAY INAAN JIDHKAYGA LAXISAABTAMO OON ISMIISAAMO TO DO BAAD KASTA WAABAN NACAY FALKII XUMAA IDNKANA WAAN IDIIN RAJAY NAYAA INAAD IGUDAYA TAAN INSHAA ALAAH🚷🚷🚷🚷🚷🚷🚷🚷🚷🚷🚷🚷🚷🚷🚷
@cabdalashuriye8026
@cabdalashuriye8026 Год назад
Illh ayaa mahadle anigoo wax caada xun sameeyanin inaa vidiyow nuucaana daawanyo Badanaa markaa caadadaan xun sameeyo Ayaa vidiyow gaanookale sooraadi jiray Markasaaa qomamayjiry alx
@abdullahibeezaani8246
@abdullahibeezaani8246 Год назад
Waxan jira 21 sano caadadaan waxan ku jiray muda dhan 5 sano mar walba waan dhaarta waa ooyaa waa iska ilmeeya hadan ma aqano waxan sameeyo balse maata laga bilabo wan joojiyay falkaan foosha xun ustaad omar inshaar aad baad umahad santahay pls dhalinyaro iska dhaafaa arinkaan wax faaida uu leeyahay majirto Allow naga hanuuni
@cumardayr7446
@cumardayr7446 Год назад
mobilka iska yaree bro naftana mashquuli bil keliya hadaad ka maqnaato waad ilaawaysaa
@abdullahibeezaani8246
@abdullahibeezaani8246 Год назад
@@cumardayr7446 thbkz pr anaaba hada mashquul ah zx form 4 ahay
@abdullahibeezaani8246
@abdullahibeezaani8246 Год назад
@@Cabdiaadan-go5rv ma hubo lkn zxp kuma badna
@akbalomer5067
@akbalomer5067 Год назад
masha Allah Allah kubarakeyo ustad waxbadan ayaan kaa faaiday run ahaantii
@xogtacaafimaadka2590
@xogtacaafimaadka2590 Год назад
Shukran ustd
@shuceybibrahim
@shuceybibrahim Год назад
Asc walaal cumar waxaan joogaa soomaliya sidee ku imaadaaa QATAR 🇶🇦 #mahadsanid
@xuseenfadal
@xuseenfadal Год назад
Anigu aad ayaan ugu dhibbanahay, waxaanse rajeynayaa inaan iska daayo.
@ashaanka
@ashaanka Год назад
Mahadsanid ugas kheer allaha kaasiyo🤲
@farxanfanax
@farxanfanax Год назад
AKHII FIDIIN CUMAR INSHAAR ALLAAHA KUSHARFO
@mohamettdrahimahmet314
@mohamettdrahimahmet314 Год назад
2023/9/5😢😢 ilahaaw iga rab gal
@osmanosman7297
@osmanosman7297 Год назад
100k coming soon pro🎉🎉❤
@omarmohamoudrp4do
@omarmohamoudrp4do 10 месяцев назад
mahdznid ustaad alxm 😢25/10/2023
@ahmedromanio
@ahmedromanio 2 месяца назад
Waxan wa business ayaga xita kuma raxeystan dadka waxas jilo wa ben iyo is boojes dhaqaalo faro badan ka so galo ugu damyn wey is dilan qarkodna overdose drugs udhintan podcast Americans ad ayey oga hadlan lkn anaha cumar inshaar kaliya aya ka hadlo
@amiinyare2240
@amiinyare2240 Год назад
M a allaha kubarakeeyo sxb dadka waad anfacdee adna allaha ajirkaaga jano hakadhigo cumar nolowo sxb nolol tan ugu wanaagsan cimri dheer allaha kusiiyo
@ridwanhassan9370
@ridwanhassan9370 Год назад
SubxanaAllah ya Rabbi ilahy ka magalny dhalintena ha ka badbadiyo
Далее
Mowduuc Muhiim ah | Fandhaal Podcast 65 |
40:20
Просмотров 41 тыс.
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:22
Просмотров 543 тыс.
Fandhaal 89 | Murugta Qarsoon |
24:41
Просмотров 42 тыс.
13 Rafaad iyo XANUUN ku dhaca ragga SIIGAYSTA
17:00
Просмотров 54 тыс.
Sirtan  ma rabaan Naaguhu inaad ogaato !
17:45
Просмотров 67 тыс.
WAX KA OGAAW DHIIGA CAADADA | ADNAN & SIRKA PODCAST
43:05
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:22
Просмотров 543 тыс.