Тёмный

"Alow Ciilka iga Bixi".Faadumo Ibraahim oo afka furatay.. 

Sharbi Media
Подписаться 24 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 79   
@elhanweera2435
@elhanweera2435 2 месяца назад
Wall wad guulaysan inshaallaahu if iyo aakhiro ilaahay ha ku xafido faadumoy
@muumintuurreabdullahi1282
@muumintuurreabdullahi1282 2 месяца назад
Faadumo waan ku jeclanahay. Waana ka xunahay dhabtii sida laguula dhaqamay
@abcbc4008
@abcbc4008 2 месяца назад
Habo Qaado tusbax ee Alle ka cabso cadowga umada somaliyeed cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.guul iyo gobonimo Allah hana siiyo dhamaan umada somaliyeed Amiin yaa mujiib.Alxamdulilaah Rabilcalamiin.
@AyaaleCumar
@AyaaleCumar 2 месяца назад
fadumo alle hakuuhiiliyo adiga iyo qayirkaaba waxkawanagsan waxalaguusheegtay alle hakusiiyo adna samir guul ayaakudanbaysa waxan jogaa baki
@makomouhoumed5494
@makomouhoumed5494 2 месяца назад
Fadumo Ilaahay hakuu gargaaro oo qalbigaaga hadhayo ❤
@Farahjama-r3d
@Farahjama-r3d 2 месяца назад
Ilahay haku gargaaro oo haku siiyo waxaad ku faraxdo oo dagdaga
@BashirMuuse-g9d
@BashirMuuse-g9d Месяц назад
Inalah wanalahi rajocoun issaOw heshoda oo gabdhaha daya
@SamsanIsmail
@SamsanIsmail Месяц назад
Wll guulaso fadumoy wll waxad tahay gabadh farafleh wll wan ku tagerana walaahi wan ku jecelay anigo rer sola
@mullerkay4743
@mullerkay4743 2 месяца назад
Waryaadhahee yaa maagay faaduma ibraahim
@Kimodadon
@Kimodadon 2 месяца назад
Allaha xafido maamada yaa ku xadgubey waar hala xushmeeyo oo hala xurmeeyo maamada
@UmuSacda
@UmuSacda 2 месяца назад
Fadumo. Illahay ha kuu cawiyo
@HersiAbdi-q1d
@HersiAbdi-q1d 2 месяца назад
Maman may Allah be with you
@casalasal6466
@casalasal6466 2 месяца назад
ASC MAMO FADUMO IBRAHIM WAXAAD TAHAY MAMO QAALIYA OO QIIMO BADAN WAAN KU JECLAHAY FROM MUQDISHO WLHI WAAN KULA OOYEY AAD BEY QALBADU II ROGMATAY WAXAAN ALLAHA AWOODA LEH KAAGA BARYAYAA INUU FARAJ KHEYR LEH OO AAD KU FARAXDO KUUSOO DEJIYO CADOWGAGA IYO CID KASTOO KU FARAXDAY DHIBTAADA ALLAHA KAA QABTO
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui 2 месяца назад
Aamiin
@khadracali4640
@khadracali4640 2 месяца назад
Faadumo Nolaw ha niyad jabin wll guri khayr qaba Allah ku siiyo runtaad shegtaa
@faisahuseen2674
@faisahuseen2674 2 месяца назад
Sory wllo, faduma allaha kuu hiliyo, qof xuna waxba ha kaga xanaaqin wllo. Guulayso
@Fathi-numbers
@Fathi-numbers Месяц назад
Waa of xalaala oo midnight jecel allaha ugargaaro
@HersiAbdi-q1d
@HersiAbdi-q1d 2 месяца назад
You have got very right to express ur self
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 2 месяца назад
Eedo Faadumo ilaahaay hakuu fududeeyo dhibka aad sheegayso Soomaali buu wada hayaa Siyaasiyiintaa nagu haysa dhibaatada ilaahaay hanaga qabto kuligeen.
@halimahassan657
@halimahassan657 2 месяца назад
Asc Faadumo walaal illaahey ha kaa saaro subxaana allaah habo macaan Samar jamiil faadumo illaahey qalbiga ha kuu dajiyo waa sax Qofba maalin bay ag joogtaa macaaney illaahey ha kuu gargaaro abaayo macaan kuweena xun u ducay.
@sahramumine3727
@sahramumine3727 2 месяца назад
Xasbunallaah wa nicmal wakiil .Gurigaa Lagaa dumiyay mid ka khayr badan Allaha kuuku badalo , dadka Aflagaadada kuu gaystayna iyo kuwii ku dulmiyayba Illaahay Xaqa ha garan siiyo .
@FahimaAhmed-to3bv
@FahimaAhmed-to3bv 2 месяца назад
Maamo 😢😢😢😢😢😢
@omarhersi7179
@omarhersi7179 2 месяца назад
Fatuuma Ibrahim nolaw nokale jabuuti
@hogaandabar
@hogaandabar Месяц назад
War yaa hooyada ka oohiyey, war meeye raggii maatada u hiilin jirey, war Soomaaliyeey Hooyada ilmaynaysa u kaca 😢😢😢😢😢😢
@HersiAbdi-q1d
@HersiAbdi-q1d 2 месяца назад
Allah will be with you
@1962yusuf
@1962yusuf 2 месяца назад
Ilaahay ha kuu gar-gaaro faadumooy. Aamiin
@Marwodeeqa
@Marwodeeqa 2 месяца назад
Faadumooy ilaahay ayaa kuu jooga ee ilaahay tala saaro huuno
@AweysCali-lb8xw
@AweysCali-lb8xw Месяц назад
Maamada yamaagay insha.allah wad guleyaanee
@SucaadSucaadmahamedabokor
@SucaadSucaadmahamedabokor 2 месяца назад
Subxanalah Ilahayo haku gargaro insha allah
@abcbc4008
@abcbc4008 2 месяца назад
XasbunAllah wanicmalwakiil kkkkkk
@Shukri-y3c
@Shukri-y3c 2 месяца назад
Faaduma abaayo culayska fudayd baa kadamayn inshaa allaah ilaahayna bari
@roodamahamed6138
@roodamahamed6138 2 месяца назад
Aamiin
@SamarooncaliSam
@SamarooncaliSam 2 месяца назад
Waa hooyo somaliyeed ilaahay ha ciil bixiyo
@roodamahamed6138
@roodamahamed6138 2 месяца назад
Habo aalle hakuu miciino dhibkana hakaa dulqaado
@historynerd7549
@historynerd7549 2 месяца назад
Weligaa how joojin Fadumo somalida ❤❤❤
@UmuSacda
@UmuSacda 2 месяца назад
Fadumo. Illaahay. Ha ku cawiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 3:59
@anab9951
@anab9951 2 месяца назад
Hooyo faadumo noolow jago kheyr qabtana alle haku siiyo
@farmamuur6316
@farmamuur6316 2 месяца назад
Illaah ha ku caawiyo
@FadumoHasan-c1h
@FadumoHasan-c1h 2 месяца назад
Sorry waa ka xumahay in loo galo gabadhaan waa in loo gurmadaah please soomasliyee weedhibantahay 🎉🎉🎉 inshallah waad ka baxay Saab ee samir samiri ha ku dayanin
@Osob_5
@Osob_5 2 месяца назад
Eedo Faadumo Meel fiican hala dejiyo pleace Waar Dhaafa maamada laguma digto waxaa la yiri Sanaag Seexde iyo Sariir Seexde Alloow siman.
@hiboxasan7418
@hiboxasan7418 2 месяца назад
Guulayso Fadumo ibraahin ❤❤❤❤❤❤
@mohamednur1696
@mohamednur1696 2 месяца назад
ALLAAH WEYNE HAKUU GARGAARO ALLAAH U SABUR ISAGA AYAA KUGU FILAN WAA ADDUUN OO WAA LAGA TEGAYAA❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂
@abdirashidgeedi7005
@abdirashidgeedi7005 2 месяца назад
Ilahay garabkaaga ha ahaado,amaa kuwa kugudiganaya waqtiga udhaaf.
@Khadijo60
@Khadijo60 2 месяца назад
faadumo cadey yaa ka ooyisiiyey oo jagadeeda ka burburiyey
@dahirawke9268
@dahirawke9268 2 месяца назад
Sorry mom
@bilkheyrmohamed6304
@bilkheyrmohamed6304 2 месяца назад
Illahy hakucawiyo wallo
@Umm_HN
@Umm_HN 2 месяца назад
Fadumo Allah kuu gargaaro badal kheyr qaba Allaha kusiiyo ood kufaraxdo
@mohamedbashir5633
@mohamedbashir5633 2 месяца назад
Maxa kudacy hoyo fadumo walhi
@Yasmin-u2h
@Yasmin-u2h 2 месяца назад
Illaahay ha ku xafido social media hu waa wareer
@Osob_5
@Osob_5 2 месяца назад
Faadumo We love you🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shukriabdi5873
@shukriabdi5873 2 месяца назад
Asc walala macaan isdaji
@MuusesM
@MuusesM 2 месяца назад
Habo guul ayaan kuurajay nayaa
@Subeyra
@Subeyra 2 месяца назад
Waanu kuuducaaynaynaa maamo
@amnoali8348
@amnoali8348 2 месяца назад
She wants a house and the land. They gave her 
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 месяца назад
FAADUMOOY WAXEEY KUGU DILAYAAN MAXAAD NOO SHEEGTAY DAMBIILEEY KU QORAYAAN LAKIIN HA U JOOJIN
@miskimaxamed7
@miskimaxamed7 2 месяца назад
Ilaaha ha ku ga gaaro guuleyso
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir Месяц назад
Gadhyagool ayey adhiga kusoo raaci jirtay adhi jir faadumo
@NimcoNimcoacmed
@NimcoNimcoacmed 2 месяца назад
Fadumo
@Cismanyasin11
@Cismanyasin11 2 месяца назад
GaRab kaagaga Alah Hagalo
@SaadHassan-o8e
@SaadHassan-o8e 2 месяца назад
Kuwa kugu diganaya waa kuwa nabiga caaya ee mooriyaanta ah.adigu waxa aad ka dhalatay 50 milyan oo somali ah.guuleyso
@Osob_5
@Osob_5 2 месяца назад
Maamo Faadumo Ciil ha Medan Eedo Faadumo Noolow
@Subeyra
@Subeyra 2 месяца назад
Hoooyo habaarka iyo caayda iskaada maamo
@axsanta2x
@axsanta2x 2 месяца назад
Sorry. Mum somaliyed
@hafsofarah4278
@hafsofarah4278 2 месяца назад
Mama mxa uga xanjisen se cmal somaliyey h istaga mam fadumo 😢😢 sorry mam😢
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 месяца назад
Subxaanallaah
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 2 месяца назад
Acuudi bilaahi habaarka jooji
@JabriilMaxamed-m4w
@JabriilMaxamed-m4w 2 месяца назад
Fadamo jaamac yaa kaaxanaajiyay
@cawalerashid-br4fu
@cawalerashid-br4fu 2 месяца назад
Isaamax edo bal anigana inaad qamaamuur tahayban moodayey farmaajo waxka cuntaye
@MustafeshmuuseShmuuse2mustafe
@MustafeshmuuseShmuuse2mustafe 2 месяца назад
Mama raali ahaw
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 2 месяца назад
Waraabaha karkarani ma tii tina la baxdaybaa talaw?
@SaadHassan-o8e
@SaadHassan-o8e 2 месяца назад
Faaduno nooloow cadawgaagu jab
@yousraali-w9f
@yousraali-w9f 2 месяца назад
Fatumo noolow
@saadocabdi5860
@saadocabdi5860 2 месяца назад
Sorrey sorrey maxaa helay faadumo waa maama aan jeclahay oo qaaliyee yaa dhib ugaystay
@xamdiislam9551
@xamdiislam9551 2 месяца назад
😂😂 cayda ma aqaani iyo tuu caleek😅
@princesshawd6859
@princesshawd6859 2 месяца назад
Camerda wa lagu washa
@sismail120
@sismail120 2 месяца назад
Habaar how yeedhan, afsoomaaligaa kugu yare ,bal dhagayso erayada ay isticmaashay Faadumo !! Waa halis ,looma yeedho
@princesshawd6859
@princesshawd6859 2 месяца назад
@@sismail120 walal anigu macayin lakin camerada badan wa lagu washa waxay u bahan tay inay ka nasato o inamada yaryar E mic ga sita anay isticmalin kuma digan kumana diganayo qof walba tusinaysa ba haysata
@AsmailMohmmed
@AsmailMohmmed 2 месяца назад
War ka dayay ka xishoda mamada
@SacdasacdaYar
@SacdasacdaYar 2 месяца назад
Khalad
Далее
Faadumo ibraahim oo Markhaati u Noqotay Prof Samatar
15:29
Xil Maxamed Abiib
2:38
Просмотров 16 тыс.
Brawl Stars expliquez ça
00:11
Просмотров 6 млн
1)BARO FIQI WAQROON iyo sagaalkiisa kidin.
7:54
Просмотров 2,8 тыс.