Тёмный

FAADUMO IBRAHIM OO OOYIN BAROORATAY KADIB MARKII LAGA DUMIYEY GURI MUSE BIIXI 

Caroogga Wararka
Подписаться 17 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

FAADUMO IBRAHIM OO ILAMADU KA YAACDAY XUKUUMADANA IYO MAAYOR ABDIKARIM AHMED MOOGE FARIIN U DIRTAY WAXAY SHEEGTAY INAYNA CADAALAD KU HEYN IYADOO KA CAAN AH BARAHA BULSHADA TABASHO BADAN BAY SHEEGATAY FAADUMO IBRAHIM
share, like, subscribe,
My RU-vid Channel URL:
/ @crarooggawararka

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 133   
@casalasal6466
@casalasal6466 2 месяца назад
ASC MAMO FADMO IBRAHIN WLHI WAAN KULA OOYEY AAD BAAN UGA XUMAHAY MAMO ALLAHA KU CAAWIYO ALLAHA ADOOMADIISA HAKUU SOO ADEEJIYO BADAL KHEYR LEH ALLAHA IDINSIIYO
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 месяца назад
Gabadhan faadumo haloo gurmado
@star-ln1ke
@star-ln1ke 2 месяца назад
Mama faadumo ibraahin in badan bay idin dirirtay oo idin doodaye sida udhaama Runtii ma istaahisho inay oydo سبحان الله 😭😭😭
@faadumo12331
@faadumo12331 2 месяца назад
Muqdisho. Imow. Muuse. Wajimalah
@faadumo12331
@faadumo12331 2 месяца назад
Socara. Xasan. Uimow
@faadumo12331
@faadumo12331 2 месяца назад
Socarar
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 2 месяца назад
Saaxiib shaqo yeeloo meesha banee Oohintaa Jago kuheli mayside. Maxaa khamiiskula sugay eddo carar oo kalaalaabo.
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 2 месяца назад
​@@faadumo12331 muqdisho kuweedii sowtii dadkeedii cagafta galisay
@libaanayuub2041
@libaanayuub2041 2 месяца назад
Walal fadumo ibrahim hadey uu oyneso guri eey dagto aniga guri usameynaye wali qasri ah ha igu imato muqdisho waa balan quri qasri ah aan iyada ku saxixayayo inan siyo x
@Xidigtakacday
@Xidigtakacday 2 месяца назад
Hargeisa uga dhis huno Hargeisa uga bahanthye😂
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Месяц назад
Huuraale
@Nuurah951
@Nuurah951 2 месяца назад
Mama faadumo sidaan uma qalanto
@abdihamidofficialchannel2802
@abdihamidofficialchannel2802 2 месяца назад
Faadumo guri ha loo dhiso
@halimab5796
@halimab5796 2 месяца назад
War Gabadha iyo Dadka la deggan dhul siiya. Oo sida u dhaama.
@madinamahammedabdi9405
@madinamahammedabdi9405 2 месяца назад
Ascww walaal qaali kuli waan ku wada jecelnahay ee aniga ayaad walaadheyd tahay ee ii kaaley oo aniga illa nolow oo waxaan dhul aad u weyn oo agoonta aan dejinay oo aniga iyo adigane iyo intii na soo raacdo marko cadey ayaan degeynaa ee walaashey ha iga ooyin oo kuli waan ku taganahay walaal macaan
@mahamudsahal5969
@mahamudsahal5969 2 месяца назад
Anagaba mid guryaha masaakiinta dumiya Qabuurahana Qoda ayaa Xamar noogu ah M.wayna ee Sabar.
@shaaficiali1056
@shaaficiali1056 2 месяца назад
😂😂😂😂
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 2 месяца назад
Warya mooryaan ayaa tahay adiga waxa kaga qaaday dhulkii aad haysatay 30 sano qabuurahan na fiicna in magalad a dhexdeed in ay qabuuro ku yaal qaastan bada agteed madaxweyne xasan adeer shaq ayuu ka haya xamar waan taageraya ee jooji calalka
@KayseHuriye
@KayseHuriye Месяц назад
Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤
@seryu8204
@seryu8204 2 месяца назад
Waa luuqad qadhaadh oon la liqi karin subxanalah isha alaah xaga rabi ayaad ka guuleysan doontaa isha alah
@SucaadSucaadmahamedabokor
@SucaadSucaadmahamedabokor 2 месяца назад
Ilahayo hakaga so qado isaga awodleh leh
@Musecalimaxad123Foodey
@Musecalimaxad123Foodey 2 месяца назад
Gobey gobey wiilo
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 2 месяца назад
Waan ka xumahay faadumo Ibrahim ilahey meel ka qeeyr badan ha ku siiyo
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 2 месяца назад
Wellcome somali weeyn Beladweeyne ku soo dhawoow
@LiilBaro
@LiilBaro 2 месяца назад
Jawaabteedi ayey heshay waxayna ahayd ma liibaanaha lagu liibaanay hadana durufkeedivayaa la tuuray Eeg saca markii caanaha laga dhameysto waa la qala iyadana waa la tuuray kkk
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 2 месяца назад
Wallaahi waxay aheyd maamo aan is qarin oo hadalkedi cad yahay Taageradeeda iyo dhaliisheeda laab furan
@IbaroozAhmed
@IbaroozAhmed 2 месяца назад
Welcome mama fadumo bosaaso kusodhowow❤❤❤❤
@HodanOmar-el4bb
@HodanOmar-el4bb 2 месяца назад
Wa abalkagii markad ku farxaysaay duqanti rer sool marka uu adkayso wll
@faniabdullhi3538
@faniabdullhi3538 2 месяца назад
very sorry mom
@miicaadsiciidcdhuux3720
@miicaadsiciidcdhuux3720 2 месяца назад
Duqdani pro axmed samatar bay koobiyeynaysaa #Sow ma garanaysid #iyo ereyadaas oo kale kkk
@4waabDhoowooy
@4waabDhoowooy 2 месяца назад
Wariyaada. Somali yey. Faadumo. Ibraahim. Maanta. Hiilo. Ayaa. Naga. Baahantahay. Waa. Inaa. U. Hiilinaa. Waa. Geber. Wanaagsan. Abaayo. Fadumo. Ha. Cooyin. Qurba. Joogteena. Somali ween. Ayaa. Kuu. Soo. Gurmadnaa. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Joogo. Canada Ottawa
@mahamed6329
@mahamed6329 2 месяца назад
Somaaliyaay dheh waa laguu dhisiye
@ahmednur334
@ahmednur334 Месяц назад
Tafonkada sheeg
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 2 месяца назад
😢😢😢 ax war maamada sida u dhaama mama garoowe kaalay
@JaamacShuuriye
@JaamacShuuriye 2 месяца назад
Faadumo jago xaq baadba u leedahay aad degto soow wadaniyad maahid. ? Waa hubaal in aad helidoontid maayaro magaalo soomaliyeed in aau jul soo xiriiridoonaan oo jago kuu soo bandhigidoonaan. Iga qor. Faadumo ibrahim dee waa halyeeyad soomaliyeed❤❤❤
@nafisaali8689
@nafisaali8689 2 месяца назад
SUBXAANALAAH waa HOOYO SOOMAALIYEED e DAAROOD OOW CAAWIMADA FADUMO UGU HOREEYA GOBTA LOO BAAHANYAHAY EE HOOYO SOOMALIYEED WEEYEE HA LA CAAWIYO
@Hada23234
@Hada23234 2 месяца назад
Naa xanunka mesha kalatad 🤮🤮🤮🤮
@sacdiyoyuusuf7438
@sacdiyoyuusuf7438 2 месяца назад
Hooyo raali noqo wan ka xunahay dhibka aad tabaneyso sorry walhi waxan ahay hooyo somaliyed ok kula tamqatay walhi
@madinamahammedabdi9405
@madinamahammedabdi9405 2 месяца назад
Ee I soo wac gabar aniga aan dhalay ayaa hargeysa joogto ayaan ku soo diraye ee I soo sheeg meesha aan ka soo radineyno haddii ilaah idmo ee waan ku sugayaa haddii ilaah idmo wcsww
@ubaxismail6285
@ubaxismail6285 2 месяца назад
SubxaanaAllaah, walaal Ilaah u ooy oo u sheego dantaada Ilaahay swt waa ARRAZAAQ ALQAADIR ASSAMIIC ARRAXIIM ARRA'UUF.... waxa ku heysta dad ayaa lagu eegayaa ee Ilaaheena subxaanah wa tacaalaa waxba inooma waayin. Walaal Alaah swt u tuko 2 rakacadood habeen badhkii ama barkii oo Ilaahay swt u sheego arimahaaga, baryada Ilaahay ha isku yareynin taas waa iga talo in shaa Allaah aadmi waad ka kaaftoomi bi'idniAllaah.
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 2 месяца назад
Carab dheer inkaari kugu dhacdey waxaasi waa dulmiga aad qabaa ilada kale aad ku xaqireysey ee aad isaaqa ku dulineysey 😮 goorme qabiil qaran noqdey 😮😮😮😮😮
@omarosmaan689
@omarosmaan689 2 месяца назад
Maama kusoo dhawaaw mugdisho meel ala meeshaad rabto kamar aaway dadkii soomaaliyed
@zamzamibrahim6373
@zamzamibrahim6373 2 месяца назад
Kaaley adigu caruutaada ayaa daarooda dumaashi daney ayaa kuuhayee
@aminaomer6330
@aminaomer6330 2 месяца назад
ASC FADUMO ILLAHAY BARI BILA AADAN WAXMATAREE WAANAD SHAQAYSAN KARTAA REERKIINII BAA BUXA ILLAHAY UNOQO
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 месяца назад
Waa wax laga naxo maamo fadumo inay ka cabaado hoygeedii ,dawlada dadkeeda waa inay jago siisaa,mida kale dadka fadumo oo kale ah waa astaanta dawladnimada, waa halgamaa bal hoos u fiiriya maamada
@malyunukash2975
@malyunukash2975 2 месяца назад
Walaxola walaquwati ila bilaahal caliyul cadaam. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil. Ilaahay masuuliyiinta xaqa ha tuso. Maalinta Qiyaame naf walbaay kaligaa baa lagu xisaabin ee umadaay ilaahay aan ka baqno. Qabrina uu na sugi, Subxaanalah. Sabra.
@HajiabdirashidIssa
@HajiabdirashidIssa 2 месяца назад
Naa Naga Tag Shanta Somaliyeed Orod Doono
@FarxiyaMuse-eb9ju
@FarxiyaMuse-eb9ju 2 месяца назад
Faadumo ibraahin waa in soomaalidu ukacdo for iyo daaroodba ,aadbaan uga xumahay dhibaatada laguhayo shacabka danyaraha ah,illaahay ha adiin gargaaro
@Muhubo-r8e
@Muhubo-r8e 2 месяца назад
I’m sorry mom Fatima Ibrahim halacaawiyo somaliye
@fatumahassan8382
@fatumahassan8382 2 месяца назад
Wlhi haduu qof dhukiisa uu difaaco waa qofta kaliya ee somland u taagan
@hassandjamila3107
@hassandjamila3107 2 месяца назад
Walaley hacalacalin eecalocha adke
@HalimaAli-t9t
@HalimaAli-t9t Месяц назад
Asc dadra masaakiinta ilaahay haloogabaqo
@AbshiroYaasiin
@AbshiroYaasiin 2 месяца назад
Kadaaya maamada waxanay istaahilin
@shaaficiali1056
@shaaficiali1056 2 месяца назад
Muqdisho noogu kaalay guri ayaan ku siineynaahe
@FarxaanmSHDaahir
@FarxaanmSHDaahir 2 месяца назад
Guri haynu udhisno waa maamadeenii
@ku-kaaje
@ku-kaaje 2 месяца назад
FADUMO QAYLADII BOSKA MA KUU ILAALIN KARI WAYDAY
@ladanladan1718
@ladanladan1718 2 месяца назад
Maayar kii aaway isagaa ka masuula waala waydiin maalita aakhiro inshallah maamada oydy waan ka xumahy run tii sidani waa ceeb
@AyaanYuusuf-v8o
@AyaanYuusuf-v8o 2 месяца назад
Aamu hooyo dawladu inay dumarka somaliyed kaoohiso ayey ujoogtaa dunidee
@Nuurah951
@Nuurah951 2 месяца назад
Maamada haloo istaago
@bishaarsaidahmed9495
@bishaarsaidahmed9495 2 месяца назад
Talfenkeda inte laga helaya
@jamafarahhersiqolqol3049
@jamafarahhersiqolqol3049 2 месяца назад
Dan guud ayaan degenahay isma leh . Waad hadal badan tahaye ka uruurso.
@hamseisse7506
@hamseisse7506 2 месяца назад
Faadumo laaska haloo sooraro
@qassimyusuf9694
@qassimyusuf9694 2 месяца назад
fadumo ibrahim waingurilodhisa fadumo wasomaliweyn halatageero
@AminaXashi-eq1zw
@AminaXashi-eq1zw 2 месяца назад
ASC. WASALAAMO CALA. SIYAAD BARE. WAXU DHISAYI BAA. HADA. DADKA. LAGU. DULINAYAH❤❤❤❤
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😅😛😡😡😡😡😡😡
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 2 месяца назад
War yaa Reer farmaajo aheey,faadumo ibraahim halloo koco gabadha ooydey
@rm7087
@rm7087 2 месяца назад
😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 месяца назад
Beeeeenle tuuuuug xishood
@star-ln1ke
@star-ln1ke 2 месяца назад
mama faadumo oo maanta 5ta somaliyeed isku dartay am sorry habaryar ☺️☺️☺️
@ikgaranFarax
@ikgaranFarax 2 месяца назад
Soriiiiiii hoooyo
@roodamahamed6138
@roodamahamed6138 2 месяца назад
Waan ka xumay habo😂
@nafisaali8689
@nafisaali8689 2 месяца назад
MADAXWAYNAYAASHA DAAROOD FAADUMO DHUL KA SIIYA MAGAALO KASTA OO DAAROOD LEEYAHAY TOLKAY DAAROOD CODSIGA ANAA IDIINKA DALBAY HA LAYGU IXTIRAAMO FADUMO SIIBA INAABTIYADAY OGAADEEN
@mohamed88466
@mohamed88466 2 месяца назад
Hhhhhh adeer caadifada inaga daaya daarood caqli buu Ku taliyaa caadifad kuma taliyo
@abdirizakhassan5734
@abdirizakhassan5734 2 месяца назад
War daaroodow gabadha guri ha looga dhiso oo haloo koco Bilal calayk .waa ceeb gabadh laga oohiyeye
@HawaA-w9g
@HawaA-w9g 2 месяца назад
Mama dowlad intee joogtaa alaabtaada yaan Laga biliqaysan . Musse waxaa macalin u ah Xassan hantida dowlada waa xaraash .
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 2 месяца назад
Jooji oohinta ee iibso
@AxmedAadan-rb2jy
@AxmedAadan-rb2jy 2 месяца назад
Sorry hooyo somaliyeedeyyy 😢
@koosibrahim-u8s
@koosibrahim-u8s 2 месяца назад
Afkaga xunbad easy hhhhhhh
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 2 месяца назад
Muuse juudaan ubax Allah kugu gub aakhira hooyda soomaaliyeed ayuu ku ciilay dalkeed momda faadumo ha la caawiyo oo youtube ha loo furo ayaado hargaysa dagan abaayo faadumo xaq ayaad u leedahay inaad taageerto waxa aad jeceshay waxaa tahay hooyo soomaaliyeed oo xor ah dadka soomaaliyeed waxaan ka codsanay in dhul loo gado
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 месяца назад
Yaab huwane maxajir faqash yakuso diry xaarmaajo beeeenle xaarood dameeer
@june6206
@june6206 2 месяца назад
Oohinta jooji faqash wa tee watad sidad u daba ordeyseen meyd iyo maxbuus u noqoteene farmajo ma muuse nacas bad mooday miskiin ta fadumo dulmi gii ay Taag Wray sa dhulka ku jiiday darood dhulbahante ayaa idinku dhawa isagna wuu idin na ee reerka ka hadha manta 25 08 2023😂 mad ilowdey hadh wuxuu yahay ba wuu idinka tagee Samir iyo iiman
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye Месяц назад
Jago ma dhulka lagabwadaa anaga waxa dhahno boos
@caashobashiir648
@caashobashiir648 Месяц назад
haaa😂😂
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye Месяц назад
@@caashobashiir648 jago waxa u aqaana qofka dowlada kujiro
@koosibrahim-u8s
@koosibrahim-u8s 2 месяца назад
Waxad tahay faqash nagu hosnol xita umaqalantid inlagu siyo
@june6206
@june6206 2 месяца назад
Ma iyaduna😂😂 faqash saw iga daba ordaya meyd iyo maxbuus u noqdey 😂😂😂 fadumo waba sacad muuse inay orda muuse ceeb ku tahay lkn faqash meel ad Uma Ryan weydeen
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 месяца назад
Nimanka Qowlaysatada ah ee umada Soomaaliyeed Kala qoqobtay Daryeel ha Ka sugina.
@clmxidig1984
@clmxidig1984 2 месяца назад
Faadumooy iskagatag sharaflaawayaashan Aad dhaxajoogto tag Dhul Daarood ayagaa kusiinaya dhu Iyo Guryodhisanee kadhaqaaji lafti Nagaa maalin Dave markikaro Adoo waxaadan mudnayin lagugu Baha Dilaayo
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek 2 месяца назад
Faadumo ma qabato waxaan iyo wax lamid.sorry
@Mideye157
@Mideye157 2 месяца назад
Jooji Dulmiga aad tagertid somali weyn baad macno ku leedahay. Qaran aan jirin baad weli ka hadlaysa
@MoussaAhmedAli-e4e
@MoussaAhmedAli-e4e 2 месяца назад
Waa hooyo somaliyeed ninwalba Hooyaadhashy ee somili ayay Waxwaydiisatay wan kajawaabaynaa codsigaaga
@popular7493
@popular7493 2 месяца назад
Qaranku waa kee😂
@aminamohamed3971
@aminamohamed3971 2 месяца назад
Idoor usheeg Somali matihid. Xabashi uooy😢😢😢😢
@mohajama7313
@mohajama7313 2 месяца назад
Qof bini aadan ah oo kuu dhib sheegtey hadaadan rabin inaad caawisid asxan haku dhihin hadal arxan dara ah.
@HalyeeyGA
@HalyeeyGA 2 месяца назад
Umadaada wax la qab ku sabir
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 2 месяца назад
Oo leebskaa hakeed kaa heshey
@june6206
@june6206 2 месяца назад
Inta unban I dhi
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 месяца назад
Faqasheh haye sheeko
@june6206
@june6206 2 месяца назад
Faqash 😂 ma idinka wali hadal haya muuse jabey I adeer keef snm dulmi la tageeraya wata oohinta ka danbeysey faqash faqash 😢😢 oohinta kala hadha
@asiya-xj6cz
@asiya-xj6cz 2 месяца назад
Farum halakxshod
@Abdishakourmahamed
@Abdishakourmahamed 2 месяца назад
Adigu saw yuhuuda madifaacayn ooyintii aakhirana way kusugaysaa hadaana toobad keenin
@shukriali5770
@shukriali5770 2 месяца назад
Hi fadumo do you like to go posaaso or muqdisjo khayr badan badan ayaan ku rajeynayaa
@JamalIrad-j8m
@JamalIrad-j8m 2 месяца назад
Fadumo Ibrahim waa qaxoti danta guud ee alle ha naxariste Mohammed siyad ka tagay ayuu muuse juudan raba inuu gato
@marianwarsame1010
@marianwarsame1010 2 месяца назад
Maxaa ku dajiyey danta guud waa lagaa rari
@june6206
@june6206 2 месяца назад
Muuse miyanu gurigi Morgan daganayn sacad muuse badidiisu bililiqadii guryihii danta Guud muuse ka sara idinkuna ka baxa marka iyadna wey bixi
@aminaawil8037
@aminaawil8037 2 месяца назад
Masha Allah Fadumo waxaad la ooyaysaa guri aadan lahayan dadka reer SSC aaguryahooda iyo dhulkooda lagu haysday aa madaafiicda lagu garaacayay ayaad ku faraxsanada waxaad u ooyaysaa xoolihii marxuun Maxamed siyaad u dhisay dadkiisa soomaaliyad xaqa ilahaya ha ku tuso adiga iyo isaaq land 😂😂😂😂
@hodanaxmed9324
@hodanaxmed9324 2 месяца назад
Fadumoy adiga waa imikee ina moog agoontii ayuu kaxishon wayay hortaaba waa laooyaye madaxdaad shegaysaa horaba umaye damqan manta laguu danqanmaye howshada wado
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 2 месяца назад
balday waxaa laga nac nac siinayo hala buriyo shaydaanta bal daws hala mariyo macaa iyada
@aminamohamed3971
@aminamohamed3971 2 месяца назад
Kkkkkk😂😢😢😢
@LadiehBata
@LadiehBata 2 месяца назад
Wa rontada
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 2 месяца назад
Hala cawino mamada Somali ba ku cawinaysa hooyo nambarkaga Soo sherg
@saidahmed3524
@saidahmed3524 2 месяца назад
Ummadda Soomaaliyeed maamada guri ha loo dhiso, qarankii inaga burburey wariyeyaashii radio mogadisho ayay ka tirsaneyd waa xalaal miirad maamadu ha loo soomaaley
@samowsamale3490
@samowsamale3490 2 месяца назад
Dulmi ayaad weligaa difaaci jirtay Fadumoy maanta ayay ku taabatay miyaa? Dadkaaga dhinac ka raac ummadda Somaliland oo dhan ayaa dulmigaa kula qabta
@nasroali3279
@nasroali3279 2 месяца назад
Momo faadumo imoow lascaanood ❤❤❤❤❤❤❤
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 2 месяца назад
Adeer ha noo keenin islaanta qaylada badan, markii Laasacaanood la duqaynayey dadkii mashxaradayey ayay ka mid’ahayd!!
@hamdiali7190
@hamdiali7190 2 месяца назад
Kir cuqubadii Falastiin kugu dhacday naagtii yuhuuda uhiilisay yaahuu🤢🤮
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 2 месяца назад
Kkkkk faadumooy eddo iyo inaadeertoona waxb layskuma siiyee. Meesha laydiin raro taga.
@halimab5796
@halimab5796 2 месяца назад
Ceeb weeye waanan ka Xanuunsanay Fadumo iyo dadka la deggan Anigoo Reer Puntland ah waxay ii tahay Xiddig Somaliland aan daawado.
@june6206
@june6206 2 месяца назад
Hus nacad
@YurubDegan-vw1dw
@YurubDegan-vw1dw 2 месяца назад
oo intaad miidhiya taagantahy maad shaqaysatid oo dadkaaga dhinac karaacdi xitiraamka Allaahaga Ku abuuray cidke Ka maaran
@hawoali9920
@hawoali9920 2 месяца назад
Faadumo Ibrahim imow laascanod
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 2 месяца назад
Wallaashey noo imow inagaa kuu Gurman doono ha ooyin
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 2 месяца назад
Sow adigii Muusse hor boodadayey markii ummadda xasuuqayey! Shaydaan waa yahay nin habartii jiida, habar shaydaana wax la jiido waa tahay!
@caashobashiir648
@caashobashiir648 Месяц назад
😂😂😂😂😂kadaa waa hooyo mcne
Далее
КОГДА К БАТЕ ПРИШЕЛ ДРУГ😂#shorts
00:59