Xassan Soomaaliya waxba ooma hayo Ciidamadii la dhisanayna Wuu baabi,iyey taladiisi wuxuu Ku soo koobay Xamar Ee Xamartiisa ha fadhiyo inta Magaalo Madax laga wareejinayo
Munaafiqiinta Xildhibaannada sheeganaaya bannaanka ayey u soo baxeen: ciidanka wuu baaba’ay iyo wax la mid ah ayey la yimaadeen marki ay danahoodarshaqsiga laga horyimid.
Ethiopia sees as an obstacle to the stability of Somalia because it is based on the approval of the central government and its people. I personally have never supported the neighboring forces because they have their own interests in our country and the past conflicts between on our neighbors such as borders.
ADEER. DAL KA. SOMALIA 🇸🇴 WAX KA JIRA ISAGAY.U TAALAA )( ITOOBIYAN KU. DAL KOODA. WAX KA JIRA. MAY. XAL. U RAADI YAAN. DAL KOOD BAA UBAAN. IN CIIDAN NABAD. ILAALI AH IN LOODIRO.
2aalalylaha lkn ciidan awooda leh lama haayo io madax isfahansan mifkasta wadan shisheeye xilka udhiibtay kadibna wo ushaqeyna marka dalna lama haayo dadna dad duleesan aya alla madax nooga dhigay allaha akhiro duleeyo e
Cabdisalan Guileed kan la leryahy waa basaas itoobiya u sheqeeya, , MMU maxay dowladu ka daba ordaysa ayuu yidhi iyo Ashabaab itooiya nuu dhaanta. Dadka ay itoobiya leedahay somali baa I rabta waa nuuca we la socda
Xassan iyo kuwa la midka ah ayaa Kala Dilay wax Soomaali la yiraahdo ma jirto Nin walba gobalkiisa asagaa leh Xassan Xamar wuxuu oogu yeertay Masar ha u joogto
Hhhhh dhaqaale xumo ma jirto mushaarkeeda io madaxweynaha raiisul wasaaraha io kuwa lamidka cariiro ma galo maxaa askarta muran galiye Amison io un meesha uma joogaan in ay wax hagàajiyaan haduu mareekan rabo in uu ladagaalo 6bilkuma qaadanayso eènaga beenta dheh lacagtaas afirkaaan aad siisatay marka oday asaasaqay aragtidiusa ma joojinooso ethopia cidii raacsana way raaci Al shabaab io ethopia ma sino