Тёмный

"Anaga Masibadaas ka dhacday Hargeysa waxay nagu keenysaa inaanu si deg dega uga jawaabno" M Jigjiga 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 65   
@G36-u8l
@G36-u8l 2 года назад
Thank you reer Somalida kiilka shanaad. Dad isku mid ah oo walaalo ah baynu nahay. Isticmaarkii baa ina qayb qaybiyey oo isku keen diray. Siyaasiyiin wacan oo ina uruuriya oo hore markerna ka shaqeeyana maynu helin
@leilamohamedsh.abubaker7901
@leilamohamedsh.abubaker7901 2 года назад
Mahadsanid walaaladayo reer jigjiga sharaf ku noolaada madaxaad noo saaran tihiin Ilaahay garabkiina ha galo 🙏
@maxamadkhadar099
@maxamadkhadar099 2 года назад
Masha Allah waa dareen islaanimo walaalnimo waxaynu nahay hilba wada dhashiyo jidh qudhaynu nahay
@Janno190
@Janno190 2 года назад
Thank you ❤️ lakala baray oo gorayo haad bay noqotay ogaadeen gob weeyaan Illahay Haydin barakeeyo nin waliba intii kuu soo jiro ayuu kuu soo joogsadaa kilinka shanaad thanks gurmadka aad noo soo fidiseen gaar ahaan maxadwaynaha mustafe cagjar iyo ciidankii dabdamiska noosoo gurmaday thanks you again and again
@rodajibril7168
@rodajibril7168 2 года назад
Allah ha u gargaaro. Walaalaheen kilaka shaad mahasanid
@momkhadanawdahir8231
@momkhadanawdahir8231 2 года назад
Nin Intuu kuu jiro Kuma soo dhaafo Walal Nala dhashoo noo damaqdaa tihiin waana laydin ogayhy
@updimuze9428
@updimuze9428 2 года назад
Walalahey reer jigjiga apaal iyo jeceyl aya idiin heyna walahey taariikhda idinku darney🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 года назад
Walal xaq ayaan isku leenahay dad waxaynu nahay taariikh dheeri ka dhaxayso
@munamohamed6709
@munamohamed6709 2 года назад
Mahadsanid 1000jeer bro
@abdirahmanmohamed4510
@abdirahmanmohamed4510 2 года назад
Thankis maayar waanu kuu haynaa abalkaas adiga iyo dhaman reer jigjiga hadanu nahy reer somaliland
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 года назад
Walal jigjiga iyo hargaysi waa dad isdhalay ehel iyo abti ah
@asmanasie2905
@asmanasie2905 2 года назад
Mnshalah
@canabcali5953
@canabcali5953 2 года назад
Well spoken from hargeisa
@madhaafantv6596
@madhaafantv6596 2 года назад
Mahsnid mayir walalka dhabta ah waa midka garab istaaaga markaad dhibantahay khayr alle ha ku siiyo
@ayaanlehassan4290
@ayaanlehassan4290 2 года назад
Markaad bahataad dad ka barataa 1 love kilidh ka 5aad
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 года назад
Aadbaad u mahasan tahay abtiyaal
@saynabxiisxiis7248
@saynabxiisxiis7248 2 года назад
Somali dhab oo dhalada dhinacaad iga xixtaan ragbaa iga xiga magaciin ha jiro dhiigaykii dhabta ahaayow wehelkaygii koobaadao from burco
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 года назад
Aad ayaad u mahad santahay walaalo fra awaare
@hasanhaamud8766
@hasanhaamud8766 2 года назад
Sifiican Buu uhadlaya masuulku 💟💋💔💝♥️💗💗💟💟💞❣️💔💟💋💔💝💖♥️💓💗💗💘
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 2 года назад
Thanks
@ahmedabdi3629
@ahmedabdi3629 2 года назад
Aad baad umahdsnty pro adi iyo shacbka dawlad deeganka
@ismacilmukhtar2691
@ismacilmukhtar2691 2 года назад
Dhiigu biyo maaha walaalnimoh
@ugbaadabdirahman2501
@ugbaadabdirahman2501 2 года назад
Thank you so much
@haybeyare4265
@haybeyare4265 2 года назад
Annaga nagudhacdee waxku qaata walaalayaal reer jigjigoooooow Waad na aragtaan Alle ha idinka ilaaliyo idinka iyo dhammaan muslimiinta
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Si ffican ayuu hadlya MashaAllah
@zakariyesnuur7290
@zakariyesnuur7290 2 года назад
Nin rageeed
@salmaaxmad867
@salmaaxmad867 2 года назад
Ree somaliland waa dad walelahena hadan ree jigjiga nahay waa inan marwalba isgarab istagno allaha badal khayr qaba idinsiyo walalayaal🥰🥰🥰🥰
@najmahussein3502
@najmahussein3502 2 года назад
Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@Fatima-cj1ut
@Fatima-cj1ut 2 года назад
Dawlad deegaanka itoobiya Abaal baanu u haynaa 😢
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 года назад
Walalo manihin ITOBIYAAN soomaali muslinaan nahay WADANKAGANA WAXAA LA YIDHAA D D S
@Fatima-cj1ut
@Fatima-cj1ut 2 года назад
@@nasrarabi7643 OK. Sorry wll Ethiopi iyo Dowlad deeganka somalida isku mid inay yihiin baan modayay hadalkaaga ayaa ii kowa inay laba kala yihiin mahad sanid wll saad ii fahan siisay
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 2 года назад
Mahuraan
@IDIRIS_ROSIH
@IDIRIS_ROSIH 2 года назад
ALLAH HABARAKEEYO OO ILAHAY HA ISKU KAAYO DAAYO WALALAHEENA DHULKA ETHIOPIA IYO RAYSAL WASAARAHA ETHIPIA DHAMANTOOD MADAXDOONA WAN SALAMAYNAA RAMADAAN KARIIM LKIIN WA LAYS BARTAY WLLHI SOMALILAND TAYDAAY DAD FARA BADAN AYAANU BARANAY WAX AY WADANKA UYIHIIN IYO WAXAY KAYIHIINBA ADOO CEELKA QODANKARA HAW CABAN QAYRKAAYO WAA CEEB ADUUNYADA AYA LAGA HAYAY TVGA QARANKA 2018
@husseinhandule
@husseinhandule 2 года назад
hadu nahay reer somaliland somali ahan waxanu iskugu xignaa kiilka shanad shacabka kasoo jeeda isku dhaqan iyo wada dhalashaba 2ba djabouti 3 NFD 4 somalia
@ibrahinkahin35
@ibrahinkahin35 2 года назад
Walaalahayaga dawlad deegaanka Ethoipia 🇪🇹 AbaaL Ayaan Idiin haynaaa
@hamsashirdoon5724
@hamsashirdoon5724 2 года назад
Walaal Ethiopia maxaad inoo dabo wadaa anagu soomali baanu nahay.
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 года назад
Walaal anagu itobian ma nihin ee waxaanu nahay dad soomaaliya oo muslin ah
@waxhubsothinkahead3943
@waxhubsothinkahead3943 2 года назад
Masha Allaah, aad baanu ugu mahad naqaynaa, jazakallaah, oodi ab ka dhaw. Gurmadkiinii iyo odhaahdiiniiba abaal baanu idiinku haynaa. 💯🤲🤲🤲👍👍🦺🦺🦺🦺🦺
@هبهعلىمحمد
@هبهعلىمحمد 2 года назад
Isaaq abaal male ixtiraamna male ee daaroodka ayuu ilahay dulqaadsiiyay intaa daarood cay uun bay yaguse kujiraan goorwalba
@januarySl2024
@januarySl2024 2 года назад
Dawladu mas'uuliyada badbaadada ummadeeda waa in aansy cid aan loo igman u igman. Dawladi waa in ay dawlad noqotaa ee aanu qof waliba dawlad isunoqon. Mu'amin hadaad tahay waa in aad aamintaa in arzaaqada iyo Illaahay meel walba Joogo ee aano wadada uun Joogin.
@xaajiladane2988
@xaajiladane2988 2 года назад
Gobanimo
@waaniye4164
@waaniye4164 2 года назад
MASUL CULUS DAREEN WALAL TINOMO GUULAYSTA
@bustaale6554
@bustaale6554 2 года назад
Walee dadka kilinka iyagaaba ugu soomaliyaysan maanshallah waa arin aanu idiin ognahay
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 года назад
Walaal soomaalinimada ka sokow waxaynu nahay dad muslina hadana ehel dhalasho xidid iyo xigaal abti ah dhaqan intaba wadaaga
@bustaale6554
@bustaale6554 2 года назад
@@nasrarabi7643 wlhi waa runtaa wllo Ramadan Kariim wllo
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 года назад
@@bustaale6554 walaal sidoo kale rabadaan mubaarag mahad sanid
@hassanosmanmohamed9995
@hassanosmanmohamed9995 2 года назад
Waatii somaliland xuuduudka naga xidhattay maalinti jigjiga qabtu ka dhacday..kkkk
@cabdicabdillahi2995
@cabdicabdillahi2995 2 года назад
مخزن ردك
@waxhubsothinkahead3943
@waxhubsothinkahead3943 2 года назад
Soomaali galbeed (kililka)dad baa inaga jira. 💯👏👏👏walaalayaal waan idiin ognahay abaalkaa. Koonfur qadaad weyn dad kaama jiro they r dead disgusting people and selfish.
@Khalid_913
@Khalid_913 2 года назад
Oh kaley adiga markey xamar gubaneysey maxa gabaneysey?
@hannanhappy4746
@hannanhappy4746 2 года назад
Qowdhan asxaan looma sameeyo marka ay soimalida kale dhib ku dhoco way ku farxan marka dhib soo garana soomali nimada way ku tuugsadan sow taa ogadeen gaalda u dhiibayseen gormay walalo noqdeen ma marka hargaysa gubatey
@hannanhappy4746
@hannanhappy4746 2 года назад
Tuugsiga naga yareeye koofur iddima bahna dad ilaahy wax siiyay waye allaha noo kalmeeyo
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 года назад
@@hannanhappy4746 adiguun baa isu jawwaabaya reer koonfur waa dad aad dhibaato weyn u geysatay welina aad ku hayso ciidama shisheeyena aad dul dhigtay ee waxba ha ku diiqdiiqsan
@salmaansomali5789
@salmaansomali5789 2 года назад
Subxaanallahi subxaanallahi subxaanallahi
@teedcade3747
@teedcade3747 2 года назад
HARGEYSA DULMIGA AY GASHAY AYUU ALLE KA WARAABIYAY
@bashiirahmed5050
@bashiirahmed5050 2 года назад
reer jigjiga iyo reer soomaaliland waa isku dad isku diin iskudhaqan. 1960kii wixii ka horeeyay waxaa la oran jiray mataanaha
@abdijama2285
@abdijama2285 2 года назад
Anigo ah nin ka soo jeeda gobolka ssc dabka ka kacay hargeisa ad iyo ad ban uku farxay iyo khasaraha soo kaday dad kas, sabado ah ma xasusadan markus muse bixii iyo dawlada snm ka qafalen laascaanood dadka masakiin da ah kor u dhafayey ila 700 oo qoof. Meday handidodi ya qaday muse bixii iyo snm iyo isaaq uuraya. Ilahay waxan ka bar yaya in ay hargeisa oo dhamii kuubada. Fu k isaaq
@bashiirahmed5050
@bashiirahmed5050 2 года назад
@@abdijama2285 ninka kasoojeeda ssc ina abti ma waxaad col igula tahay maxaa siyaad bare iiga burisay. dee orodoo godka kala soobax dadka hakuu xasuuqee ileyn waxkale iigu cadhoon meyside. bal iisheeg waxa aad iigu cadhooneyso.? siyaad bare xitaa ceel biyo macaan kuumuu qodin. e ma waxaa igu maageysaa maxaa askarimadii iiga baabiisay. war hargeisoo buuxdaba waanu ka qaxnay intana wey iska iman. waxaan kaloo kuxusuusinayaa hargeisa waxaa gubtay waa suuqii bacadlaha. reer hargeisa wey yaqaaniin sidday uga soo kabtaan cidna waxweydiisan maayaan laakiin adiga dhibaataa kuheysata intaad nooshahay afweynaa xasuusantahay intaa nooshahay
@sayidtv9502
@sayidtv9502 2 года назад
Somaliland iyo Somali Galbeed oo dhan ayaa mataana ah oo isku dhaqan ah. Hargeysa ha noolaato
@G36-u8l
@G36-u8l 2 года назад
@@abdijama2285 Waar Ilaahay ka yaab! Siyaasadda iyo bina aadamnimadiina kala saar. Muuse Biixi waxba may gaadhin, ummad masaakin ah oon adiga waxba ku gaysan baa gabal ugu dhacay meesha. Ilaahay adiga iyo inta kula darisa taas oo kale Ilaahay haydinka hayo.
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 года назад
@@abdijama2285 jaahil aan caqli lahynbad tahay war suuqa ma ogtahy in rerkagu xita hanti kaga gubatay oo isaaq kaliya ahyn mida kale qof xun ma matalo umada aad sheganysid lagama wayayo qof bini adanimada wax ka yaqan o islamniamdisu buuxdo oo cuqdad iyo cadawad ku noolayn Nocaga okale rer loma caayo cidkle na eed loma saaro kaliya shakhsiyadada bakhtiga ah bad cidlada keentay ood dadki aad ku dhex jirtay kala so baxday banankana wad ku bakhtiyi doontaa Malin an manta ahyna ayd dhadhamin doonta wXd ku farxysid ood garan doonta awoodad ledahy ee illahy iyo umadisa ugu gafaysid Cawanow illahy inkaarta aad ka dalbatay si degdega ayu kugu abaalmarin doona insha allh
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn 2 года назад
SOMALI QALBI FICAN AYA DHANKA INAGA XIGTA GUUL IYO GOBSNIMO DDS
Далее
Пресс-конференция перед UFC 308
49:51
Xogtii u dambaysay ee Mudaharaadka Hargeysa.
5:59
Просмотров 60 тыс.
EMS Eletawi ቀማኛ መንግስት? Wed 23 Oct 2024
1:06:55
Kaftanka Siyaasada 533 oo aad u xiisa badan
51:16
Просмотров 45 тыс.