Тёмный
No video :(

ASHO KAALAYA ARKAA MESHAN DEGAY SIDA AN UILALIYO CAAFIMADKEGA MASKAXIYAN 

Asha&Shay family
Подписаться 66 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Asha iyo Shay oo CAAFIMAD maskaxeed

Опубликовано:

 

21 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 181   
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Месяц назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Abdirizak-nt3tg
@Abdirizak-nt3tg Месяц назад
Hadu kula dagan yahay ha qadin Naaga ha haday xanaaqan waa khatar sariir majirto iyo gol lahagaajiyo waa inuu la heshiiyo hadii kale ha iska tago
@aminoosman8652
@aminoosman8652 Месяц назад
❤ iga rali noqo hafi ad I dhibsayay walashay qaali .sharaftada ayan jecelahay ee cuntada haka qarinin ee sii xaq ayu kugu Lee yahay sida ad adigaba xaq ugu leedahay walashay❤
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 Месяц назад
Waa Ruun cunatada lagama qdiyo dalaka
@theviewsofsomalilandams5079
@theviewsofsomalilandams5079 Месяц назад
Asc I consider you like my children,I love your content, make shukr for what you have and some people will have envy for your life.
@luleburrow5857
@luleburrow5857 Месяц назад
Salaam Sister please don’t leave your daughters upstairs alone with their stepdad. You should have moved him downstairs instead.
@Waano23
@Waano23 Месяц назад
That is true abayo
@medina-lt1nm
@medina-lt1nm Месяц назад
absolutely you’re right sidee nin aan dhalin gabdhahaaga ood adigaba ka guurtay u aaminee
@Ashaandshay
@Ashaandshay Месяц назад
I will talk about this on the next video insha Allah
@damacibrahimducali2942
@damacibrahimducali2942 Месяц назад
caish quruxeey allaha kudhowro adiga iyo ilmahaagaba farxad iigunolaada aamiin aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hibosouldan4593
@hibosouldan4593 Месяц назад
❤❤❤❤Allaha ku xiftiyo adi iyo cunugyadada
@user-pm8zf2ei5p
@user-pm8zf2ei5p Месяц назад
Gurigaadii iyo ninkaadii ayaa kadhigtay talent
@Ashaandshay
@Ashaandshay Месяц назад
Haa 🤷🏿‍♀️ kabacdhina??
@user-jm4bf6bb5r
@user-jm4bf6bb5r Месяц назад
M.a xabibi ilhy kuxafido
@HiboHoussein-dc7rt
@HiboHoussein-dc7rt Месяц назад
Walaaley dhaqan kaaga diinta hagaaji
@HiboHoussein-dc7rt
@HiboHoussein-dc7rt Месяц назад
Adjunto ku waa mal mo kooban
@HiboHoussein-dc7rt
@HiboHoussein-dc7rt Месяц назад
Waxan o aduun ah haku mashquulin
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo Месяц назад
Masha allah nolol qurux badanbaad ku jirtaa Ilaahay haku barakeyo aaamiin Anagana nolosha adag allaha naga saaro aaamiin🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@user-wh5mq5ng2p
@user-wh5mq5ng2p Месяц назад
Amiin 🤲🤲
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 Месяц назад
Xabiiti qali haka qadini cunatada qooyska Allah ha dajiyo
@user-du1oj6uq5s
@user-du1oj6uq5s Месяц назад
Subhanalah walaley mad iskadhaftid miskinka ad dhubaysid sacad iyo lelyl
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 Месяц назад
Nooo San Kuma ficno abyo Yaa allha kucarunin e nikada xajiso
@feyruzqasim3501
@feyruzqasim3501 Месяц назад
Mansha allah baayo keep going mcnto ilove u queen😘
@Ashaandshay
@Ashaandshay Месяц назад
❤❤
@user-ft2zv4bw2p
@user-ft2zv4bw2p Месяц назад
🎉
@MohammednourHussein
@MohammednourHussein Месяц назад
Masha allah sis macan
@TsehayneshTesfaye-su2jh
@TsehayneshTesfaye-su2jh Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@SoumayaElmiAhmed
@SoumayaElmiAhmed Месяц назад
Asha qurux badan love you 💗
@hassankhayr2963
@hassankhayr2963 Месяц назад
First one
@kaltuumakalthoum-mt2oq
@kaltuumakalthoum-mt2oq Месяц назад
Caashooy caruuurnimada iska daa Sikasto oo iskugu dhacdaan Cunada qof haka xasdin cuno inleesku diido dhaqankeena soomaali kamid maahin caasho aanku ceshto gabar somali walashaa aan ahy
@Taazy951
@Taazy951 Месяц назад
M.a abayo keep going and have good future for u
@user-cd1yu3vv7q
@user-cd1yu3vv7q Месяц назад
Mashaa allaah, casho iyo shay.horey u soco.❤❤❤
@MumtaasXasan1
@MumtaasXasan1 Месяц назад
Masha Allaah guul insha Allaah walal asturo mar walba
@user-lh9ul5yp4u
@user-lh9ul5yp4u Месяц назад
Mashallaha❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-sf9it4wu8c
@user-sf9it4wu8c Месяц назад
Hore usoco ❤❤🎉xbibti ❤
@aminoosman8652
@aminoosman8652 Месяц назад
Asc.cisho.waku jecelahay wa kula taking wa ceeb ninkaaga cuntadiisa.u.reeb Mar ku yimado ha cuno walashay ha sameynin Mar.kale.
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO Месяц назад
Abayo hunguri Arsi magalo mcnto ninka cuntada sii
@user-gb2ci1du5r
@user-gb2ci1du5r Месяц назад
Walaal iiducee waan xanuunsanahay
@Ashaandshay
@Ashaandshay Месяц назад
Illahey caafimad hakusiyo walal
@shukrigalandiid7044
@shukrigalandiid7044 Месяц назад
Caasho plz sir yeelo, haka hadlin noloshaada.
@Ashaandshay
@Ashaandshay Месяц назад
Haye mcto❤
@TsehayneshTesfaye-su2jh
@TsehayneshTesfaye-su2jh Месяц назад
Keep going caday ❤❤❤❤❤❤
@Ruunilkacas2
@Ruunilkacas2 Месяц назад
🎉🎉
@Araweelocaweelo
@Araweelocaweelo Месяц назад
Good ❤❤❤❤❤❤
@TsehayneshTesfaye-su2jh
@TsehayneshTesfaye-su2jh Месяц назад
Qoolka mashaallah mcto❤❤❤❤
@rodajamayusuf6282
@rodajamayusuf6282 Месяц назад
Masha allah keep going ❤❤
@hafzaabdiwahab4161
@hafzaabdiwahab4161 Месяц назад
Abayoy cuntada udhig waa ceeb cuntada wax kasta oo idiinka dhaxeya
@user-tw7ug4ox8m
@user-tw7ug4ox8m Месяц назад
❤❤❤❤❤
@HafsaHassan-kn4vj
@HafsaHassan-kn4vj Месяц назад
M.a keep going sister ❤❤
@Ashaandshay
@Ashaandshay Месяц назад
Thank you, I will❤️❤️
@fartuunsharif2443
@fartuunsharif2443 Месяц назад
Asho ninka ha ka ilaali cuntada lagu a saqajaano cuntada
@user-ii6bu9by6z
@user-ii6bu9by6z Месяц назад
Cuntada. Sii ninka si kastoo aad isugu dhacadaan waa ceeb inaa cuntada qariso ama aad u diido waayo ma qurux badana walina wad wada joogtaan
@user-qr6we1ew9o
@user-qr6we1ew9o Месяц назад
Naa ninkan indhahaga wakajeceshahee showga nagadaa hadaa necdey video kaasta madan soqadateen sawirkiisa ama hadalkiida nag maseyrsan Uma xumid😊😅
@hawamuuse8582
@hawamuuse8582 Месяц назад
walaal hadaad arag to masseg kayga ii soo jawaab thank you
@Ashaandshay
@Ashaandshay Месяц назад
Maxaa kagajawabaa walal
@user-ft2zv4bw2p
@user-ft2zv4bw2p Месяц назад
❤🎉
@queennaima1645
@queennaima1645 Месяц назад
Abyo xogtaada iyo wax walbo aaad sameeneeso hala wadaagin dadka kuwa aan jecleesan baa jiro please please apyh steps kaada xigo qarso just move in silence hormarkaada quseeyo for example Dubai markaa katimaado eheed inaa shaaciso saa kooyinka inaa keentay we're here for u habbti you're the queen 👸 lov u❤
@hafsajama3552
@hafsajama3552 Месяц назад
Waligay qof massage uma qorin, sidan oo kale,Waan ku taageeraynaa insha Allah abaayo. ❤
@Ashaandshay
@Ashaandshay Месяц назад
❤❤
@Cr7FanTeam133YT
@Cr7FanTeam133YT Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤🙏
@HindaAbdi-cs5ep
@HindaAbdi-cs5ep Месяц назад
Go casha well done you🎉
@sacdiyoxaaji1271
@sacdiyoxaaji1271 Месяц назад
Masha allh dumar ka dhan hadii la ciil ee min yaro lagu dhibo ha noq daan kuwo is ku mashqula naf toodaa hor mar gaar siiya sida caa sho iyo dumar kaloo badan eey sameeyeen hor mar wacan abaayo
@hiboismacijljamacabdi3303
@hiboismacijljamacabdi3303 Месяц назад
Asho gabar adeg hore u soco abayo❤❤
@TsehayneshTesfaye-su2jh
@TsehayneshTesfaye-su2jh Месяц назад
I will definitely support you caday xitaa anigoo Africa jogoo wankadalban donaa shukadaha ❤❤❤❤❤❤❤❤
@MacalinDaahir-d5w
@MacalinDaahir-d5w Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-oj4ti3lf3i
@user-oj4ti3lf3i Месяц назад
Masha alah
@xaliimoaxmed4882
@xaliimoaxmed4882 Месяц назад
M.a allaha ku xafido wllshy mcn allaha
@user-vj9ux7nn2w
@user-vj9ux7nn2w Месяц назад
Masha alah ❤
@FaadumoAli-qs8bh
@FaadumoAli-qs8bh Месяц назад
Mashalah
@TsehayneshTesfaye-su2jh
@TsehayneshTesfaye-su2jh Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤
@Amina-pc6lm
@Amina-pc6lm Месяц назад
Caisha ceeb weeyaan ninka cuntada sii subxaanalaah
@XasanYare-qt4kg
@XasanYare-qt4kg Месяц назад
Mashalah wa santahay qaldi❤❤❤❤
@hawamuuse8582
@hawamuuse8582 Месяц назад
masha Allaah
@user-tw7ug4ox8m
@user-tw7ug4ox8m Месяц назад
ما شاء الله
@shackzsharif1629
@shackzsharif1629 Месяц назад
Asc abyo cuntada sii haka qarinin haq ayuu kugu leyahay. Abyo dawatha nasaha lamariyo iska daaf wayo side effect beey lethahay aburkii Allah lama badali karaa hadambawiin😊
@makoahmed7381
@makoahmed7381 Месяц назад
Edo you have to trust your husband if there’s no trust it won’t be a good family ok and whenever you go to your family try to talk to him ok
@nastehaharunnyc9166
@nastehaharunnyc9166 Месяц назад
Keep going
@user-oo6by4fr7n
@user-oo6by4fr7n Месяц назад
Asc aisha abayo ceb ceb cuntada ha kaqarin sikasta aad isugu caraysantihiin cutada u diyari
@Khadro-ze6yh
@Khadro-ze6yh Месяц назад
Casho wallahi nag adag ayaa tahay good
@umihamza7584
@umihamza7584 Месяц назад
Alh ku xafido abyo❤❤
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Месяц назад
Wcs walshey allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤❤❤
@shamsoali2056
@shamsoali2056 Месяц назад
Hadhow markuu naagta ku mondo hadana qayli
@maryamacuthman7218
@maryamacuthman7218 Месяц назад
Cuntada qeybtiisa u reeb abaayo ceeb waaye cuntada inaa kaligiin cuntaan si kastoo ugu xanaaqsantahay
@adaarahmad2538
@adaarahmad2538 Месяц назад
Very good
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 Месяц назад
You look good
@QadraHassan-bc4gt
@QadraHassan-bc4gt Месяц назад
ASHA love sister 😘
@SaynabaXasan
@SaynabaXasan Месяц назад
Sax❤❤❤❤
@umumuxidiinwehliye3704
@umumuxidiinwehliye3704 Месяц назад
Ok
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 Месяц назад
Ha shaqeso lkin nikada haiska furin carurt abohod heso lkin shaqeso no mashkul naaak
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q Месяц назад
Rasuulku scw wuxuu yiri arimihiina sir u kaalmaysta ha yarharaysan xadiiska suubanaha adigay dankuu tahay
@user-uk2ou9py8n
@user-uk2ou9py8n Месяц назад
Asc
@zn5732
@zn5732 Месяц назад
Nayaa sir yeelo
@Ashaandshay
@Ashaandshay Месяц назад
😂hayee
@user-em4nc3hl9l
@user-em4nc3hl9l 15 дней назад
Abayo afsomaligaga ma fahmayo miyaa
@NajmaMaxamed-dm7pj
@NajmaMaxamed-dm7pj Месяц назад
Mnsh allh asha naag Kartileh tahay abaye gò aan kaada ku adkoow lkn abayo cuntadiisa u dhig gobanimo ku sii dhaaf qaali
@N.abdiahmed
@N.abdiahmed Месяц назад
Subxanallaah caashooy ninku waa ninkaagii iyo ilmahaaga aabohood ilaahay kacabso ama sifiican iskula noolaadaa ama siwanaagsan ukalataga lkn sidaan walaal wax kabadal
@faadumodahir2883
@faadumodahir2883 Месяц назад
M.a hore usoco abaayo ❤❤❤
@user-jm4bf6bb5r
@user-jm4bf6bb5r Месяц назад
M.a xabibi ilahy ku xafido
@Vn-bTw979
@Vn-bTw979 Месяц назад
Korkaaga asturo gabaryahay dhaldhalka maanta yuu kusirin xisaab aa danbeeyso
@ruwaiz1099
@ruwaiz1099 Месяц назад
M.a❤
@fadumacalishiil6894
@fadumacalishiil6894 Месяц назад
Asc caasho duko salaada
@MuhuboAbdi-md5un
@MuhuboAbdi-md5un Месяц назад
Abyo lanbarkaga mahelikara ina wax kuwaydiyo anraba
@HafsaHassan-kn4vj
@HafsaHassan-kn4vj Месяц назад
Abayo wa walid ilmaha ayu kahabari
@user-fk9xp3ii6c
@user-fk9xp3ii6c Месяц назад
🎉❤
@fadumaalijama-yk6lb
@fadumaalijama-yk6lb Месяц назад
❤❤❤❤
@bahsanabdullahi1745
@bahsanabdullahi1745 Месяц назад
Asha haye
@xaawocabdi187
@xaawocabdi187 Месяц назад
Waw asc wll
@AyaanWaano
@AyaanWaano Месяц назад
Naay sir yaalo ok
@user-jt9gk5eo4r
@user-jt9gk5eo4r Месяц назад
Ninkag inad iskudhacden maxaaa Naga kaly😊
@makoahmed7381
@makoahmed7381 Месяц назад
Please habo ninka sida ha galin uu ka carari may be telphonka ku mashquulay game ka weeye marku cid usheekayso waayo luuqada ma yaqaano marka wa qasab inuu game ku ciyaaro telephone kiisaa shakika b iska dhaaf
@fatumomohamed5871
@fatumomohamed5871 Месяц назад
please abayo shaiy must be back i like when you’re together ❤
@Ashaandshay
@Ashaandshay Месяц назад
He didn’t go anywhere but he has to fix himself because I can’t deal with his ways anymore
@fatumomohamed5871
@fatumomohamed5871 Месяц назад
okay ❤
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 Месяц назад
Allah swt ha ku garab galo
@user-sd3rz4sn1h
@user-sd3rz4sn1h Месяц назад
Allaah kacabso isxijaab ninkaaga inaa kahaajirto maaha
@hawamuuse8582
@hawamuuse8582 Месяц назад
Asc casha walal geeda naasaha lamarinayo
@xawomohamed1621
@xawomohamed1621 Месяц назад
Oliver oil marso iyo xulbad daawoyinka cudura laga qaada ma fiicno
@fartuunsharif2443
@fartuunsharif2443 Месяц назад
Asho qalbigaaga ilaasho ma xuma laakiin ha ku xadgudbin ninka
@haboonbeuty30k25
@haboonbeuty30k25 Месяц назад
Americo see ku imaada talo isii asho
@MuhuboAbdi-md5un
@MuhuboAbdi-md5un Месяц назад
Habo waakusalamay taeefan sohdig
@maryanyaasiin-n8l
@maryanyaasiin-n8l Месяц назад
caasho waal
@Ashaandshay
@Ashaandshay Месяц назад
😂😂hee
Далее
ASHO IYO SHAY OO WEERAR CABSI CABSI AH KUSOCDHO
22:55
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 �XALQADDA 6 AAD
25:12