Тёмный

'ASMA AYAA HORTEENA SI XUN LOOGU KUFSADAY, QISO MURUGO LEH!' 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 499 тыс.
Просмотров 118 тыс.
50% 1

#SUBSCRIBE
WIIL SOMALIYEED OO WALAASHIIS KA YAR AY MAGAFAYAASHU KU HOR KUFSADEEN OO SI LA YAABLEH OG FAL-CELIYAY XILLI AY XAALADU ADAG TAHAY.
Said has survived human traffickers in the desert between Sudan and Libya. He was subject to beatings and has witnessed families losing their lives due to the horrendous conditions. Women were abused and many lives were lost. We continue to post these programmes as a deterrent for people who want to take this journey. Thank you for watching.
Abdihafid mohamud jama
abdihafid.

Опубликовано:

 

24 сен 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 353   
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 года назад
GABADHA AY QISADU KU SOCOTO EE ASMA U BIXINAY MA AHA MAGACEEDA SAXDA AH WAANU BADALNAY SI AAN SIRTEEDA U QARINO.
@siyaadcabdi5914
@siyaadcabdi5914 2 года назад
Sax sax mahadsanid wllo amba waan yaabayay sidaad magaceeda usheegtay
@hdsports9637
@hdsports9637 2 года назад
m.alah
@nafisomacalindahir1169
@nafisomacalindahir1169 2 года назад
Sfcn aad yesheen manta dhan waxaan islahaa magaca gabdha maxuu ushegaa
@anisaabdinor5202
@anisaabdinor5202 2 года назад
@@hdsports9637 9 Tttmntrtt.4tnhn444 M7k7777777k777m777777777777777777777777777777777777777777777777777777777777777777777777777777777777777777777777777m7777777lkĺthmmmmmnmnmmnnmnnnmmnnmnmmmmmnnnnnnnnnmmnmnnmnnnmnmnmnmnmnmnnnnnmnnnnnmgittbtòklllllylkylykykylkyllkk⁷łyuhb
@ibtisaamg3950
@ibtisaamg3950 2 года назад
Please so celi ninki kadida cabaye somalida halhayse ulahaye waxaas kadidaydan uso cabaye subxaanllaah wata Allah noqadaye
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 2 года назад
Ciil iyo caloolyow badanaa Allah ha u gargaaro umada soomaliyeed dhamaan meel walbo ay ku dhiban yihiin😭😭😭💔💔💔 Allahuma aamiin
@smx111
@smx111 2 года назад
Xasbuna Allaah ,Wiilkaan muxuu masiibo u - Soo joogay ,Qalbigiisa Kama Go’ayso ,Waa ‘inu Qur’aan Akhrstaa ,Qur’aan isa saaraa
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 2 года назад
Aad yaa aad
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 2 года назад
Masha Allhhhh walalkeyow Abdihafid aaddd ayankugu farxay shaley walsheen hodon xajiged duugti inad jogtay walsheen hodon waa u duceyneyna qalbiga Allh hu qabojiyo
@hani8826
@hani8826 2 года назад
Subxanallaah. Somali,SilacaSiyaasi baa baday Silac u dhimo Siyaasi.💔🇸🇴😭😭😭
@raxmoaxmad4463
@raxmoaxmad4463 2 года назад
Walalayalow waxan ahay hooyosomaliywt bilis 🇸🇴 1000k,igarsiya😥💔😭😭
@zakariyeraage6183
@zakariyeraage6183 2 года назад
Waa qiso aad u'xanuunbadan wlhi qofkii rabo i'nuu dahriibo wll walidgaa iyo wallahaa u baq dhibkasdo oo kugudhco wxy dhibesaaa waalidgaa is kadhaaf wall dahriib. 🙏🙏irsawada allaa bixiyo allane Talo saaro .WLL IN TAAS WA I'GA DALO
@maryamamahamad3477
@maryamamahamad3477 2 года назад
Thanks cabdi xafiid hno wn kugu xidhanahay dhalinyaro badan baa jirte so warayso
@amlomar1891
@amlomar1891 2 года назад
Subxanallh ilahay wadankeena nabad hanooga dhigo 🤲🤲
@cutieinka2270
@cutieinka2270 2 года назад
لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم Allow dalka🤲😭 ino hagaji yaa rabi
@najaxali6989
@najaxali6989 2 года назад
Aamiin ya Rabbi
@maryammoh1450
@maryammoh1450 2 года назад
Yaarabbi dalka illaahow noo hagaaji oo noo debbi dhaaf waxaynu gamcaheena ku keensanay dalkeenii baynu gubnay kuwa kalaynu kusoo yaacnay waa aran aad uxanuun badan illaahay dhalinta wadadaa haka xidho yaarabbi
@kaltuunhaybe7558
@kaltuunhaybe7558 2 года назад
waligay kuma fikirin inaan tahriibo lkn,waxaan ogahay inay duruuf kaxaysay dadkaas😭💔💔
@Gmaaad
@Gmaaad 2 года назад
Qaarkod yurub soo arag bey usoo tahriiban waxan maqlay nin 20 kun watay oo saxaraha kudhintay oon dartis
@kaltuunhaybe7558
@kaltuunhaybe7558 2 года назад
@@Gmaaad waxaa fiicn in barnaamijyo lagu qabto kusaabsan tahriibka inkastoo oo aan lootahriibin hadana waxuunbaa socda
@fatimamacalin1198
@fatimamacalin1198 2 года назад
Isoduceya wllayal awlada ubahanahy inuu alle igu irzaqo kuwo salixiin ah
@QuadsYouTube
@QuadsYouTube 2 года назад
Alle hakugu irzaqo wll Fatima macalin kuwi bari yal ah
@maxedcirro4512
@maxedcirro4512 2 года назад
Illahay swt kuwa baariya hakugu irsaaqo wll Fatima aakhiriyo aduunba kuwa ku anfaca
@xalimoismacil6643
@xalimoismacil6643 2 года назад
alle hakugu arsaqo kuwa, khayrqaba
@ramlacabdilaahi6552
@ramlacabdilaahi6552 2 года назад
Allah ha kusiiyo wll kuwa salix ah
@fadumasharaf9377
@fadumasharaf9377 2 года назад
Ilaheey hakusiiyo awolaad barakeysan
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 2 года назад
Abfixafid shukran brother ❤️💕❤️🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@hodansaciid8706
@hodansaciid8706 2 года назад
Abdihafid shaqo wanagasan baa haysaa Ilahay ajar iyo xasanad ha kaa siiyo. You are saving people.
@mustfedalkanuurka3006
@mustfedalkanuurka3006 2 года назад
Cabdi xaafidow waa barnaamuj ficn lkn tarikhda halgu daro qofkana waydii dadka markaa kulajiray waayo dhalin yaro waxajira ilaahada lalaayahay dhimashi nololba, anagaba wiil ayaa naga maqan mudo 8 sano ah
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
ALLAAH ha sahlo wiilka asagoo nabad qaba inta kaloo islaam kala luntayna ALLAAH ha isu soo ururiyo aamiin aamiin aamiin
@Loml-chi
@Loml-chi 2 года назад
Eebow nabad nasii yaarabi aamiin aamiin aamiin yaarabi
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 2 года назад
Ala cil badanaa aad baan ugu xumahay Maskiin Walaahi waa yaab dadkeyga wey dhamaadeen walaahi
@yusufmohamed5858
@yusufmohamed5858 2 года назад
amin sifcn baan u garayaa mascuud banu kuwada jirnay alle ha naxariiso😭
@abdizamedjama5020
@abdizamedjama5020 2 года назад
Abdihaafid barnaamijkan waa mid fiican dhalintana tusaale u ah, lakiin taariikhaha qofku hasheego.
@anhaarmohamed3175
@anhaarmohamed3175 2 года назад
Iso ducaya Murad ba layahy please 🥺🥺
@osmanhassan8252
@osmanhassan8252 2 года назад
Alle ha ku fududeyo sidan urabtidna alle ha kaga dhigo
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 2 года назад
Alaha kuu sahlo muraadkaaga oo qeyr kuu ah aamiin
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 года назад
Ilaahay haku siiyo isago bila macsi ah🤚
@zeynabturksuleyman8206
@zeynabturksuleyman8206 2 года назад
Mashalah tabarakalah keep going bro
@bashiralihassan5950
@bashiralihassan5950 Год назад
Waaa musiibo walhi 😢😢😢😢 qofka nolshaa dontay😢😢 nolol kawangsan ayay kaheli kareen
@abdisalamibrahim3173
@abdisalamibrahim3173 2 года назад
اللهم صل وسلم وبارك على محمد وعلى آل محمد
@eza882
@eza882 2 года назад
alleh zomaalida ha xifdiyo barnamijkaga wankahely wll
@mohajeeri3061
@mohajeeri3061 2 года назад
Wllhi wa arin laka xumato😰😭😭😭😭
@farhiyaawale8650
@farhiyaawale8650 2 года назад
Allaha unaxaristo dhamantot 😭😭😭
@mohamedduraanfaarah5159
@mohamedduraanfaarah5159 2 года назад
Part two history
@fadumoabdulaahi3215
@fadumoabdulaahi3215 2 года назад
Meel walba waan Ku dayacanahay illaahay baa noomaqan meel kastaa dhur waa baanoo joogo illaahaw dalkeena iyo dadkeena noo badbaadi
@indadeeqmahmud5916
@indadeeqmahmud5916 2 года назад
Salam wll Don’t worry you can ask them questions because it’s important that they drive their point home.
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 года назад
Luqaddaada ku hadal waryaa Reer baadiye!!.
@Waris668
@Waris668 2 года назад
Soomaali war murugo lihi kama dhamaado iyo masiibo subxaanallah
@abdirahmanahmed7882
@abdirahmanahmed7882 2 года назад
I wanted in an tahrib galoo but when i listened to previous and this mayaa
@shardi261
@shardi261 2 года назад
Cabdixafiidoow adiga laftaada nooga sheekee sidaa UK ku gashay
@mohamudnur8607
@mohamudnur8607 2 года назад
Good
@mahdibnusudi8060
@mahdibnusudi8060 Год назад
@@shardi261 😂
@mahdibnusudi8060
@mahdibnusudi8060 Год назад
Ani Greece Lee mari karaa wllhi😂😅
@hodansaciid8706
@hodansaciid8706 Год назад
Masha’Allah fariid ha soo tahribin wllo wadankada hooyo joog qof kaste rabo inu soo tarhribo usheeg videogan tus
@umuzakariyaofficially5386
@umuzakariyaofficially5386 2 года назад
Subxanallah wlhi ilaah wuniwaydin malinki yomil qiyamo nafdan aad inqabaysan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@fardawsahajji8715
@fardawsahajji8715 2 года назад
Anu waxan aaminsanahay hada ruxi tahriba wil iyo gabadhba in la kufsan xaladu sidi hore ma ahan dadkan yurub uso tahribey badi wey xanunsanyihiin waxa so gadhey wax yar ma ahan ee jooga dalkina
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 2 года назад
Waa runtaa qofka haduba wadada iyo ragadka kudhimanayo ama dhibkas dhan marayo maxuuba wadankisa ugu cararayaa haku dhibatado haku dhinto
@fardawsahajji8715
@fardawsahajji8715 2 года назад
@@fadumonuur7264 wa silic dhimanayan irsaqada Alla bixiya yurub markey tagan xata nolishey ka dhacan qaraba galobey marka dhulkena inan Aamino wax ka fican anu garan mahayo
@umucadnicabdiqaadir4166
@umucadnicabdiqaadir4166 2 года назад
Magafe Somali waa cadow isaga ka cadowsan ninka shisheeyaha ah ee Kula dhiiga ahyne ama somali ahyne Libiya iska daaa abdihafid turky kaso hadal Nimanka magafayash dhibta ku ahyaan dadka somaliyeed somali cadow walalkood ahyne ma Cuno 😭😭😭
@anaakuwaso7282
@anaakuwaso7282 2 года назад
Ikkikkkikikkkkkkkkikkkikiikkiiiiiiiikkkiikkùiikkkkkkkkkkkkkìooiióioiķiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiij
@siyaadcabdi5914
@siyaadcabdi5914 2 года назад
Abdihafidoow sxb adigu waxad kufican yahay waraysiga iyo dabagalka wararka qarsoon
@DAARULIIMAAN
@DAARULIIMAAN 2 года назад
Aniga dad i daawado mahaysto diini soo gudbiyaa wll isoo booqo walal lagu yahay
@abdul8782
@abdul8782 2 года назад
Diin iyo khuraafaad yaa ubaahan. Waar shaqo kale raadao
@ashaoali8020
@ashaoali8020 2 года назад
DAARUL IIMAAN . HADAADAN QOFKU DAAWADA HEYSAN CHANNEL ISKA XIR KANATA WALAAL.
@DAARULIIMAAN
@DAARULIIMAAN 2 года назад
@@abdul8782 rabi ka baq wllo
@maxameddaahir8275
@maxameddaahir8275 2 года назад
@@abdul8782 subxana allh
@safiyamuuse8158
@safiyamuuse8158 2 года назад
Subaxanallah
@bilanadan4276
@bilanadan4276 2 года назад
Ilahay musiibo haku rido kuwaas😭😭😭
@samiyusuf9440
@samiyusuf9440 2 года назад
INAA LILAAHI WAINAA ILEYHI RAAJICUUN..🥺🥺🥺
@xiisstar
@xiisstar 2 года назад
Wlhi inaa raceen nafta iga baxdo ilahow ha I badin yaa rabi🤲🤲🤲
@fayomar9684
@fayomar9684 2 года назад
subaxanallaha allahu akbar🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@alihaybe1201
@alihaybe1201 2 года назад
Kun jeer baan maqlay dad ka hadliya dhibatada logu geesto libya lkn waligood ismay waydiin dadkani maxay sida uu arxan daranyihin. 1- carabtu sideedaba qofka madow adoon ayay uu yaqanan lkn libya gaar ahaan wali adoonsigi baa ka jira dhaqankoodana waxa ku jira inaan adoonka loo naxarisan if iyo akhirana aan loo qabsanen waa sida ay aminsanyihin 2-dumarka ama hablaha yar yar ee la kufsaniyo iyagu xalaal bay uu arkaan oo adonad uu leeyahay buu ka soo qadiya taasna waxa uu dheer gabadh tahriiba oo reerkedi ka soo baxsatay qaxbad ama gabadh xun bay uu yaqanan dhaqankooda taasina arxan darada ayay fasirisa oo gabadh waxan uso badheedhay bay modiyaan
@fathiali1536
@fathiali1536 2 года назад
Innalilllah wainaa illaheyhi raajicuun 😥
@zahraali9811
@zahraali9811 2 года назад
Asc wr wb Waxaas oo dhan waxa ka daran markay soo gudbaan Ay yimadan yurub Badankoodu Waxay Noqday dad mentaly u xanuunsan ama balwado gala Waayo Qofka Bina aadanka ahi wax xadadan ayey nafru qaadi karta waxay dadkani soo mareen waa wax aan la qiyaasi Karin Somali keliya ayaana qabta dhibtan Allahu akbar
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 2 года назад
Gabdhaha tahriibka lagu soo kufsaday magacoda joojiya inad sheegtaan
@kingcabdalla2711
@kingcabdalla2711 2 года назад
Haa wlhi gabadha jarmalka magceda iyo caruurta eey heysato ayuu sheegay qofkii yaaaano horay ayuu kasoo qabanaa waa ceeb waxaas
@cadeybolo7383
@cadeybolo7383 2 года назад
Waa sax wlh mafiicno
@maryamaadam8271
@maryamaadam8271 2 года назад
@@kingcabdalla2711 magac beena weeyan maha ki saxdaha sawka sawka afeeftay cabdixaafid
@xalimocumar6640
@xalimocumar6640 2 года назад
Asc waan idin salaamay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@rowdoahmed4884
@rowdoahmed4884 2 года назад
Subxaana Allah
@Loml-chi
@Loml-chi 2 года назад
Inaalilaahi wainaa ileyhi raajicuun
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 2 года назад
Iam so sorry 😢
@Loml-chi
@Loml-chi 2 года назад
Asckm subxaanallaah laaxowla walaa quwata ilaa bilaah caliyil cadiim
@ismahanchannel4187
@ismahanchannel4187 2 года назад
Kufsiga hada waa iskumid wiil iyo gabar nin iyo naag wiliba carabta nima ka ayey jecilyihiin dabada ayeey kahelan ilaahw wadanka no hagaji inta lakufsaday alaha hacafiyo
@laylafarxan4557
@laylafarxan4557 2 года назад
ax ax ax wanka xumay subxaanallah
@mohamedabdi9911
@mohamedabdi9911 2 года назад
Gabdhaha Magacoda lama sheego niyow rag aftahana warayso si an xog badan uga helno
@saynabhassan2
@saynabhassan2 2 года назад
Axxa 😭😭😭
@UmuAisha642
@UmuAisha642 2 года назад
Waa barnamij fiican waana qiso muruga leh lkn qofka waa inuu qisada uka sheegeya sitoos ah oo tariikhaha kudaro saas ayaa ila fiicned
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is 2 года назад
Subxanallah 😥😥😥😥😥😥
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Год назад
حسبن الله وأنعم الوكيل 🤲
@lakiaxmed2918
@lakiaxmed2918 2 года назад
Ax wlhi gabar tahribta an lakufsan majirto ani weligay qalbigayga magelin tahrib
@lakiaxmed2918
@lakiaxmed2918 2 года назад
@@hashigariye6568 intay kufalanbay dabada kafulan sheka haysaa🤣
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 2 года назад
hadharan tahribta raga ya kudhiban dumar cidna wax kuma fasho wlhi
@aayahenatours
@aayahenatours 2 года назад
Wlh that is crazy family dhan see tahrib iskugu raacayan
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 года назад
Asww, waa khadraayfaraxsan qiimo dumar yar bah yar, madiiniyan baa, khayrbaan ku jiraa gabadhatan .family.
@ayaaniito8899
@ayaaniito8899 2 года назад
arimaha turkiga maxaad uuga hadli weeyday wllo qof xor ah oo dadka somaliyeed ka naxaan kuu aqaanay dadkii caafmaadka kuwa ardeeyda hadana ganacsatada kusoo biirtay ilahay qof walba dhiban dhibta haka saaro dhalinta dhibana allah qalbiga ha u qaboojiyo amiin amiin
@cadeybolo7383
@cadeybolo7383 2 года назад
Maxaa ku dhacay abaayo
@aliyahmohammed9042
@aliyahmohammed9042 Год назад
This has to be the saddest story ever
@gedi73
@gedi73 2 года назад
Asc. Waxaa layaab leh ilaa hada Anan fahmin dadka wardiyeynaya Waxan u fahmay 3 4 meelahaa somalida tahriibaysana aad bey u badan yahiin marka sidee u dhici kartaa in lagu xoogo gabar somali ah cajiib Allah hadaad talo satataan dhowr quf hub wataa qaarba ha idiinka dhintaane wallahi wad qaqaba laheydeen laakiin waa haday casbsida Allah qalbigiina ku jirto
@nasraismail4230
@nasraismail4230 Год назад
Ax ax ax ax walaahi waa arin xanuun badan gabadh iyo wiilba dadkayagi meesha way ku be een laa xawla wallaaa quwata illaa billah
@xaliimomaxamed7360
@xaliimomaxamed7360 2 года назад
Illaahayow umadeena dhibta ka korqad waaaad aragtaaye somali dhibaa u dhan wlle
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 2 года назад
Ax xanun badana wlhi Somaliyey tahriibka iska ilaaliya Nabsigii wadankeena baaan malaynaa 😢
@somaligirl6046
@somaligirl6046 2 года назад
Subxaanalaah walaahi qalbigii dhan baa ixanuunay Allah xanuun weeynaa gabadhaas eey yeeydaas cidlada ka heleen hadeey nooshahay waxaan Allaah SWT uga baryayaa in uu qalbigeeda u qaboojiyo oo uu hilmaamsiiyo dhibtii eey soo martay Soomaaliyeey ku cibro qaata sheekeeyinkaan waa idinka weli qabiil iyo qurun dabada ka wadee gabdhihiinina yeeydaas baa cidlo ku laasatay
@fadumoelmi8579
@fadumoelmi8579 2 года назад
Alla calool xumo badanaa Ilahayaw somaali farash deg deg ah u fur adiga awood leh e
@queensomalichannel2044
@queensomalichannel2044 2 года назад
Subxanllaha
@samdaaniofficial4896
@samdaaniofficial4896 2 года назад
Channelkan ma magicii baalaga badalay waan fahmi waayee
@feisaldakane1300
@feisaldakane1300 6 месяцев назад
26 bisha kuwad 1991 waa malinkii dowladii somalia burburtay siyaad bare Vila Somalia waa lagabaxshay maxakadambeyay lamaoran...Lakin wixi kadambeeyay anagaa naloogatagay qarax Iyo bahi ayan kacararnaa magafe Ayan gacanta ugalnaa
@ashahussein8996
@ashahussein8996 2 года назад
Walal maxa channelks magaca ugubadashay magacada caan eh manta dhan channelkala moday
@craxmanwarsame6101
@craxmanwarsame6101 2 года назад
Wasax gabdhaha sida logaley aalle ha udabidhafo aalle sharaftoda hadhafo aamin
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Год назад
Xasbunalaah.wanicma.wakiiLan
@fooshassan1379
@fooshassan1379 2 года назад
Tahriib waa khalad gabarna kuma sii jirto adoo gaajo dalkasda uga dhintaa dhaanto walow dalkaba lagu fara xumeeyo wali Aabaheed iyo ehelkeedaa jooga Allow xafid dhalinta Aamii
@ayaanleyare5313
@ayaanleyare5313 2 года назад
Majiraa talow nin intuu go aan qaato hal nin allaha ka dhigee nafta ka qaado waxan ka hadlaya magafayasha🥺
@maskaxmaal2521
@maskaxmaal2521 2 года назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 waalee waxa daremi karaa qofka sotahriba unba daremi kara xanuunka uu leyahay tahribka
@gulbahar2714
@gulbahar2714 Год назад
excellent efforts but it would be nice if you would let your guests speak about their testimony freely
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 Год назад
Asc shant Somaliyeed waa ku dhamadan inta badan iyo Afrika iyo carab gebadho oo dhan waa la dila oo lakufasad ee allha Somali ka jiijiyo taharibkas tariib walagu dhamaday
@qadromoha9521
@qadromoha9521 2 года назад
Wlhy waa runtiis 😥😥😥
@umubahja1508
@umubahja1508 2 года назад
Manshallah keep going
@haajimouse5646
@haajimouse5646 2 года назад
Barnaamijka Wa kii ugu wangsana ee aan daawado. Fadlan Pls Ha joojin barnaamijka
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 2 года назад
😭😭😭😭😭
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 2 года назад
😭😭😭
@aamohamed5102
@aamohamed5102 2 года назад
Hablaha magacyadooda ka jooji halkan.
@iftinabdi9400
@iftinabdi9400 2 года назад
Abdixafid wiilkan illaxiirri sii wllo
@maimunmohammed1
@maimunmohammed1 2 года назад
Ma tahriibi laheed
@musesaid59
@musesaid59 2 года назад
Maymun daa gabdha matahriibasee aniga weeye wilkaan wallo
@maimunmohammed1
@maimunmohammed1 2 года назад
@@musesaid59 Tahriib qof geesi aha aadi karo adi wax badn wa la kulan tay
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 года назад
Waa qofna.
@bella_luula7516
@bella_luula7516 2 года назад
Wllo abdixaafidow Alla ka yaaboo qariya magacyada hablaha lasoo dhibaateye ee nool hada pls wa codsi intii dhimatay sheega waxa laga yaaba in dadkodii aqoonsadee
@yusufabdirahman5509
@yusufabdirahman5509 2 месяца назад
Gabar waa gabar xataa ajaanib haddii ay tahy waayo tahriib iyo xabsi xaalku hadiiba ay tahy uma adkeysan karaan Koley aniga xageyga Dumar wadanka uu doono ha ka soo jeedo in loo naxariisto aan jeclhy waa aniga fa karkeyga.
@bilanahmed5816
@bilanahmed5816 2 года назад
Talaw ma dadbaa in la uleeyo jecel
@rashidawad5825
@rashidawad5825 2 года назад
WAAYAHAY MAAD WADNKIINA DHISATAAN CALOOLMO JOOGTA AH WAAN KA DAALAY
@dunxx2140
@dunxx2140 2 года назад
tahriib illaah baan ka magal galnay
@cabdulaahisuldaan
@cabdulaahisuldaan Год назад
Waansobixirabay waliba anigoo jiis ah laakin waabes kamabixikaro allaadeeqbaxsho
@Hodanita-tt8qf
@Hodanita-tt8qf Год назад
Dhipka Ana ila hada ku jira waxanan maraya marxaladi igu adkayad plz waxan manta ubahanahay duco bes plz iso duceeya walalayal😭😭
@oscarmingueza5465
@oscarmingueza5465 Год назад
😢😢😢
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 2 года назад
😭😭😭😭
@yasminabdi3003
@yasminabdi3003 2 года назад
😭😭🤲
@ahmedMohamed-hk4gc
@ahmedMohamed-hk4gc 2 года назад
Walhi anagaa amin mel kuwada jirnay isago qalfoof noqday ban ugu imid subaxa so galay ba dad la qaaadayey ka bacdi wa laga reebay wuxu dhahay lugahaga ku kac o baburka kor ama hadi kle halkan bad ku dhimanaysa meshas ninki alle dilayo un dhinta
@ifkajuun
@ifkajuun 2 года назад
😭😭
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 2 года назад
Waxan ubahanahay in la igurmado 12000 $ somali waxba kumaaha way iga bixinkaraan Arintaan na ha la ila xaqiijiyo si ad I amintaan Abdixafi maxamud jamac igurmada ilana so xidhiidh Allaah ba wayn
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 2 года назад
Raali ahaada qoraalka iga khaldamay walaalkay ba lagu haysta libiya
Далее
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
Просмотров 8 млн
XISBULLAH | ISRAEL WAXA SOO SOCDA IYO WABIGA YAA WAYN?
16:44
Isaga oo qalniin lagu sameeyay ayuu Tahriibay.
32:56
Просмотров 387 тыс.