Тёмный

AUN MAXAMED ALI FORSHEED & HEESTII" AABOW WARBA IIMA HAYSIDE, SOOW LABA WARAABO I WADAAGEY IMA HELIN 

SOMALI MUSIC & CULTURE
Подписаться 144 тыс.
Просмотров 144 тыс.
50% 1

XASUUSTII AUN FANAAN MAXAMED CALI FORSHEED & HEESTII" AABOW WARBA IIMA HAYSIDE, SOOW LABA WARAABOO I WADAAGEY IMA HELIN..WEY MAXAAN KU DAAYAA, AMA AAN WACNAADAA, WABI IGU FARUURMOO, WAAQLAAN KA DUULO, WERWER LI,I KU SEEXDAA, AABO WARBA IIMA HAYSIDE...LIVE
HEESTAN WAA HEES AAD U DAREER BADAN MARKA LAGA EEGO DHINACA CATAABKA IYO CALAALAKA.
ERAYADA KU JIRA QALBIGA QOFKA DHAGEEYSTAA WUU LA DAREEMAYAA FANAANKA HEESTA QAADAYA IYO DAREENKA UU KU QAADAYO ANU FANAAN FORSHEED
FORSHEED WAXAA UU AHAA MUSISHAN, DHINACA KALE WAXA UU AAD U TUMI JIREEY AALADA GIRATKA CODKA DHEER AUN
DAAWASHO WANAAGSAN

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 73   
@mawlidmaxamed9386
@mawlidmaxamed9386 4 месяца назад
Heesihiii ka bixi jiray idaacada Djibouti mid kamida oo aad u macaan xusuusna leh anigo aad u yar ayn maqli jiray subaxdii 😢😊
@youngdhegbour475
@youngdhegbour475 4 года назад
eesh calaa hees wakhtigii iigu horaysay heestan waxan joogay sereve area waliba waxan ka dhagaysan jiray idaacada djbouti wakhti hore ayayna ahay allah haw naxariisto maxamed cali forsheed 20/09/2020
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
Aamiin aamiin ya rab
@hassanadam1373
@hassanadam1373 3 года назад
Sow laba waraaboo wayl qaatay muu noqon. Aaaax what an emotional lyrics
@KhadarMuxumed-d6s
@KhadarMuxumed-d6s 6 дней назад
Ilaahay janatu naciima ha geeyo aamiin aamiin
@alimoustapha6276
@alimoustapha6276 3 года назад
Hees Aad. Iyo Aad loo jeclaanjiraye . Abwaan Moxamad Cali furshette Allah ha u naxariisto
@gargaash5273
@gargaash5273 3 года назад
2020 yaa daawanaya like
@abdirazakali7144
@abdirazakali7144 3 года назад
ALLXAMDULLAH Aabaha Aabaha waa Qurux Aniga Aabahay Asxab Ayaan La ahay waanu wada kaftanaa xataa Aabo sharaf iigu nolow iyo caafimad waxaan kaaga soo tahniya daynayaa dalaka turkiga
@abdirazakali7144
@abdirazakali7144 2 года назад
@@wadaniqurboneceb3459 waad samayn kartaa wll waalidkeena somaliyed waa waalid naxariis badan asxab kadhiga waalidkaga
@KhadarMuxumed-d6s
@KhadarMuxumed-d6s 6 дней назад
Janada alla haku geeyo aamiin
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 дня назад
Aamiin aamiin yaa rab
@nathra7351
@nathra7351 9 месяцев назад
Alle haaw naxariisto ishlah
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 9 месяцев назад
Aamiin aamiin yaa rab illaahay ha u naxariisto
@mohamedkormache9037
@mohamedkormache9037 9 месяцев назад
Allah ha u naxariisto amiin amiin ❤❤
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 9 месяцев назад
Aamiin aamiin yaa rab
@patoochiren7850
@patoochiren7850 3 года назад
ax ya ustaad mahamed ali fourchet allaha ku naxariisto
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 года назад
Aamiin aamiin yaa rab
@cumarsharmarke1178
@cumarsharmarke1178 3 месяца назад
Illaahey ha u naxariisto
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 месяца назад
Aamiin Aamiin yaa rab
@charmarked.rayale7820
@charmarked.rayale7820 5 лет назад
Muxammad Cali Fursheed AUN.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 лет назад
Aun
@abdinasirosman3737
@abdinasirosman3737 4 года назад
Hees qiimo badan marka la eego erayada waxay ka hadlaysa waaya dhab ah si cajiib ahna waa loo laxameeyey. Allah SWT ha u naxariisto Maxame Cali Forsheed 20/09/2020
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
Aamiin aamiin
@xalimowadani4349
@xalimowadani4349 3 года назад
Amiiin amiiin
@anissahassan9932
@anissahassan9932 2 месяца назад
Allayarahma 125 millions vieuws old singer was good 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🌺🌹
@hawaisse3823
@hawaisse3823 3 года назад
Mash allah
@ururkamacdaadkamidnimo2854
@ururkamacdaadkamidnimo2854 3 года назад
Wallaahi waa xaqiiq heestani aad udhuuxa nin aabihii aanu noolayn ayuunbaa garan kara kara ninkale magaran karo yaanu dhagaysanin
@hawaisse3823
@hawaisse3823 3 года назад
Hi. Allah uu naxariisato , ilahaye jannad faraduusa ha geyo. Aameen
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 года назад
Aamiin aamiin yaa rab
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Год назад
AUN aamiin aamiin
@ahadihamadou7352
@ahadihamadou7352 9 месяцев назад
Allah yarham
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 9 месяцев назад
Aamiin Aamiin yaa rab
@FarahMoussa-hr2me
@FarahMoussa-hr2me Год назад
allaahu nahriisto
@souleimandahirgod8504
@souleimandahirgod8504 Год назад
ALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 9 месяцев назад
Aamiin aamiin yaa rab
@DekaHassan-r6x
@DekaHassan-r6x 8 месяцев назад
Allah yarhama rahimine
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 8 месяцев назад
Aamiin aamiin yaa rab
@dayibaxmed5474
@dayibaxmed5474 3 года назад
Sad song
@hawaisse3823
@hawaisse3823 3 года назад
Asc
@cabdixakiin6075
@cabdixakiin6075 8 месяцев назад
Alle how naxariisto
@waxwalba1408
@waxwalba1408 4 года назад
Heestan qisadeeda ama sababtay ku timi nala wadaag qofki hayow
@ururkamacdaadkamidnimo2854
@ururkamacdaadkamidnimo2854 3 года назад
Anaa kuu fasilaaya waa ismaaciil geedi xareed iyo ismaaciil cumar ayaa la lahaa madxweyne xasan guleed ee haystay 1993 kaqabo wadadnka adaa aabbe ahee
@missjano8249
@missjano8249 2 года назад
Dawlad djibouti 🇩🇯 ayey ku socotey heesku
@sinaalisaid4011
@sinaalisaid4011 4 года назад
😭😭
@reyan9071
@reyan9071 Год назад
😢
@mohamedmohamedali1315
@mohamedmohamedali1315 5 лет назад
5 September 2019
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 10 месяцев назад
AUN
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 10 месяцев назад
Aamiin Aamiin yaa rab
@housseinxusen2491
@housseinxusen2491 3 года назад
allaha unaxaristo fanankenii waynaa
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 года назад
Aamiin aamiin
@muxyadiinfarah8951
@muxyadiinfarah8951 2 года назад
Wiilkisa ayaan aqaanay siyaad maxamed Cumar fursheed Kama uusan war hayn meel baadiye ayuu ku nolaa wuuna iska xanuunsanayey wlhi hada inuu noolyahay iyo inkle ma aqaaan
@user-qz6ed6mc3t
@user-qz6ed6mc3t 8 месяцев назад
beenaale waxba kama taqanid fanaankani waa reer djibouti mohamed ali fourchette 1993 ayuu djibouti ku geriyoday wuxuna ahaa fanaatii ugu qiimaha badnaa qaranka djibouti wuxuuna ka tirsanaa hobaladii gacan macaan ee djibouti waxba kama taqanid beenta jooji
@Zurich527
@Zurich527 Год назад
Somaaliya waaye oo gumeysi heysto waa ithopia iyo kenya labada waraabe sidaa waa fikirkeyga
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 9 месяцев назад
Zurich527 ma xuma fikirkaagu waad aragti dheer tahay Maasha allah. Fanaanku waxa uu ka cabanayaa laba waraabe oo kale Jaceyl ba,an oo uu gabash u qaadey & Balwada qaadka iyo ......illaahay ha u naxariisto Fanaan ka duwan fanaaniinta kale ayuu ahaa musishan gitarista ayuu ahaa waxaa u sii dheeraa AUn Maxamed Cali Fursheed inuu ahaa Wadani dhaba wax badana Gumeysigii Fransiiska af iyo adin ba kula dagaalamay Taariikhdiisa halkaan laguma soo koobi karo Fanaankan AUN
@rooblehudle4795
@rooblehudle4795 4 года назад
Ax heesran wan jecela hal sano auan radinayey wan helaya hadan
@jalaqsanerash9047
@jalaqsanerash9047 4 года назад
Qoralkedha maheli karta? Sogali bal
@aminaofficial4659
@aminaofficial4659 2 года назад
Heeestan noosoo copy away fanaanintii yar yareed
@mohamedmohamedali1315
@mohamedmohamedali1315 5 лет назад
Nin Culus Erayo Qaali Ah
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 лет назад
Illaahey ha u naxariisto Fanaan Qaaliya oo Culus ayuu ahaa
@farahmohamed1482
@farahmohamed1482 5 лет назад
Forsheed Allayara raxma
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 лет назад
aamiin aamiin
@Aw003
@Aw003 3 года назад
@@SOMALIMUSICCULTURE sigaaRy itaBnyzaaaaaaa🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈👌👌👌👍
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 года назад
Ishqiyasag
@aminabatun7525
@aminabatun7525 3 года назад
heealstan mxay ka waamyzaa
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 2 года назад
Dadka hore lama fahme uqaado inow abahii la la hadlaayo
@ibrahimalidideh6391
@ibrahimalidideh6391 5 месяцев назад
Wacdarahaa dhacaayiyo Waayaha aduunyadu Werwer iyo dhib weynaa markay kaa wareegtee jeebkaagu weyd yahay wahab baa ku fuulo
Далее
Maw liihii na oumaa
7:38
Просмотров 186 тыс.
How to Install and Use an Adjustable TV Arm
00:18
Просмотров 821 тыс.
연준 (YEONJUN) ‘GGUM’ Official MV
02:44
Просмотров 7 млн
WHO IS MORE GREEDY?!
00:18
Просмотров 1,2 млн
Heestii Jamilla Nimco  Jamac iyo Abdo Qofane
10:40
Просмотров 631 тыс.
Mohamed A Furshed -  dad na  quudhsada jira
8:04
Просмотров 210 тыс.
Cabdoo 2
7:46
Просмотров 858 тыс.
MOHAMED ALI FOURCHETTE - ii Dhamee Allaahayoow.wmv
5:00
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
Просмотров 2 млн