Тёмный

Xasuustii Aun Maxamed Cali Forsheed Heestii Gadhkiyo Bidaartiyo, Guradey Cadaatoo 

SOMALI MUSIC & CULTURE
Подписаться 144 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

Xasuustii Aun Maxamed Cali Forsheed Heestii Gadhkiyo Bidaartiyo, Guradey Cadaatoo

Развлечения

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 19   
@Geeljire22
@Geeljire22 4 года назад
Furahed RIP fannaankii calaacalka fannaankii tumi jiray lead guitar ka codka reema. Aad ban u jeclahay heesihiisu nolosha dhabta ah bay kuwada qotomeen
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
Mohamed H. Abdinur Aun Maxamed Cali Forsheed wuxuu ahaa fanaan iyo musishan buuxa sidaa aad u sheegtay waan kugu raacsanahay heesihiisa dad yar ayaa ku haysta oo si fiican u fahma waxa uu ka heesaayo. Waa Fanaan aad u jeclaa heesihiisa/ Suugaantiisu ma kala dhacaan xaqiiqooyin iyo sheekooyin dhaba ayeey inta badan salka ku hayaan illaahay qabriga ha waasiciyo aamiin
@Geeljire22
@Geeljire22 4 года назад
Mahadsanid inaadeer aniga qiiro gaar ah baan dareemaa kolkaan dhagaysanayo heesihiisa runtii waxaan odhan karaa fannaanka dhabta ahi waa isagoo kale qalbiguu ka heesi jiray ma aha afka wixiisu wuxuu sheegayo shucuurtiisa iyo dareenkiisaad ka garan qiirada
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
Aad iyo aad heesihiisu waa dareen dhaba oo ku soo jiidanaaya, anigu aad baan u jeclahey heesaha Farshood dareen gaara ayeey ii siiyaan waa Fanaan aan aad jeclaa Fankiisa illaa iminka kama xiiso dhaco mar walba aan dhageeysto hada adaa isoo xasuusiyey commentaaga bilo yar ka hor ayaa iigi danbeeysey waan dhageeysataa markaan arko ma dhaafo marxuunka
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 4 года назад
GUULLOOW IIGA GARGAAR---HO.MAXAMAD CALI FURSHEED '' Gadhkiyo bidaartiyo Guraday caddaatoo Haddaad ii gu’ tirisaan Soddon gaadhi maayee Wakhtigay guhaadshoo Sidan ii galaayee Hawlahan i gubaya Ma wax dunida gaadhsiisan baa Ma wax aniga ii gaara baa Kala garani waayee Goohiyo dhibtaan qabo Guulloow iiga gargaar Hadday gabadh gashaantiya Cidi guursan weydoo Idaylaba gayaankeed Hadday gacan ka weydo Gallad sheegan maysee Cadhaa gawracaysee Hawlahan i garabgalay Ma wax dunida gaadhsiisan baa Ma wax aniga ii gaara baa Kala garani waayee Goohiyo dhibtaan qabo Guulloow iiga gargaar Gebi iyo xaraar iyo Garbaa laygu tiirshoo Waxaan sii gucleeyaba Dhexda laygu gaadhee Gees kaloon u weecdiyo Talo iga gurracantee Hawlahan i gubaya Ma wax dunida gaadhsiisan baa Ma wax aniga ii gaara baa Kala garani waayee Goohiyo dhibtaan qabo Guulloow iiga gargaar ''
@khalidsuldaan3324
@khalidsuldaan3324 Год назад
😟
@ismo_official
@ismo_official 5 лет назад
3/09/2019
@sayuuq
@sayuuq 5 лет назад
axsan yaafanaan maxamed cali forshed
@aragsan
@aragsan 2 месяца назад
Me 2024 /7/23
@TheLove0
@TheLove0 4 года назад
Gadhkiyo bidartiyo Gurada ii cadaato Hadad Igu Tiirisan Soodon Gadhii maaye Wakhtiga ii Guuxadsho Sidaan ii Gaalaaye hawlahan ii Guubaya Ma Wax Dunida Garsiisan ba Maa wax Garar baa Kala Garan waaye Gooxiiyo Dhibtaan Aan Qabo Guulo Iga Gargar
@nucimamajama7901
@nucimamajama7901 7 месяцев назад
28/1/2024
@sabriyeh97
@sabriyeh97 8 месяцев назад
Legend ❤
@MuuseJimcaale-kq4jy
@MuuseJimcaale-kq4jy День назад
Wax aragnay cajiib
Далее
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Просмотров 51 млн
Mohamed A Furshed -  dad na  quudhsada jira
8:04
Просмотров 210 тыс.
Maxamed Cali furshed
10:16
Просмотров 20 тыс.
Mohamed Ali Furshed -  Waa maxay waxyeeladan
10:17
Просмотров 58 тыс.
MOHAMED ALI FOURCHED - Bal Aan Hoodo Sheegto
8:45
Просмотров 126 тыс.
MOHAMED ALI -  Daacadeey
6:41
Просмотров 12 тыс.
Палочки Гарри Поттера
0:11
Просмотров 4,1 млн
Обережно ‒ розтяжки!
0:14
Просмотров 1,3 млн
Будь как волк!
0:50
Просмотров 3,1 млн
Палочки Гарри Поттера
0:11
Просмотров 4,1 млн