Тёмный

Waxan noqday adhiraac hal maalin | A day in the life of adhiraac 

Qays Qeyser
Подписаться 566 тыс.
Просмотров 437 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

1 июн 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 967   
@rooblemaxamed3745
@rooblemaxamed3745 Год назад
Adoo u jeeda magaca Allah like 👍 saar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fathiyaali7207
@fathiyaali7207 Год назад
Maan shaallaah
@user-kw6dt5nv5c
@user-kw6dt5nv5c Год назад
gaadhidameer
@samsamaxmed1454
@samsamaxmed1454 Год назад
Yudhii weye gadhigu
@abgaalinho
@abgaalinho Год назад
Qof walba hamigiisa Alle ha u rumeeyo dhamaan dhalinta soomaliyed waxan idinkula dardaarmayaa ineydan Nolosha isku dhibin No matter The Circumstances Mustaqbalkagu Wuka Iftiin badan yahay Xaalada Aad hada ku jirto... Keep Moving forward madaxana kor u taag sababto ah waxa Tahay Somali💪🏼 Nolosha Nama Ciisho Dhamaantenba♥️😭🙏🏾
@Dhulmar
@Dhulmar Год назад
Madax sare Mahmaaha adhiga waxaa kamid ah Adhi,jir makala ,abaalweydo Shepherding great experience and backbone our people's lives Legendary Qeys Qeysar❤❤❤
@lailaabdi5554
@lailaabdi5554 Год назад
"Muuqaal ku deeqoo qurux lagu mariimiyo Nolol iyo macaankeed , rabi loogu mahadnaqo Hadaan laga masuugeyn , Miyibaa lahaan jirey " Alle caafimadka ha ubarakeeyo abwaan xasan ganey ayaa tixdan yar inoogu dhameyeyba nolo miyi qiimaheeda ❤💌💯 Dalkayga jeceliya inaan marun uun lugta wada marayo ❤
@suldaandaacad4968
@suldaandaacad4968 Год назад
Old is Gold Nolosha waa tii hore Farxdii Dhameytirneyd miyga loogu soo tagey iyo dhirta
@Ina.a86
@Ina.a86 Год назад
الحياة في البادية متعة لا توصف وجمال لا يضاهيه أي جمال آخر ماشاء الله 👏👏👏 Keep going wll
@jamaabdilahi6672
@jamaabdilahi6672 Год назад
Qays qaysar hore usoco dalxiis baad maalinkasta noo wadaa anagoo gurigayaga joognaa. The real legend.🙏🙏
@sakariyecabdi3865
@sakariyecabdi3865 Год назад
Boqorka vlogyada qays qeyser salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤ 🙌 👏
@MarwanuurMarwiita-yh3oh
@MarwanuurMarwiita-yh3oh Год назад
Mashallh ilahayaw inta aan miyiga tagayo nafta ha iga qadin😢
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Год назад
Oo waligaa adhi maad soo raacin?Sanadkan barwaaqaa ALLA SWT inoo shubay. Alxamdulilaah
@MarwanuurMarwiita-yh3oh
@MarwanuurMarwiita-yh3oh Год назад
@@abdihakimmmohamud7230 haaaa waligey man racin
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Год назад
@@MarwanuurMarwiita-yh3oh Miigu aad buu fiicanyahay waliba xiliga barwaaqada...Adhi raacistana wax faaidooyin ayaa laga helaa oo Anbiyada oo dhami adhi bay soo wada raaceen.
@MarwanuurMarwiita-yh3oh
@MarwanuurMarwiita-yh3oh Год назад
@@abdihakimmmohamud7230 waa run lakin wakhtiga ayaa isamixi wayey in aan tago miyiga lakin wan tagi inshall🤲
@Ramlo275
@Ramlo275 Год назад
Abaayo saas ha dhihin waxaa laga yaabaa markaa tagtid inay naftu kaa baxdee😢
@murwo78
@murwo78 Год назад
Masha Allah, beautiful life! Amazing. I love those nomad life stress free.
@hoododagan24
@hoododagan24 Год назад
siiisaw
@Saara765.
@Saara765. Год назад
Nio shaqadaydi ayaad maanta haysaa oo I xasuusisay alla maxaan adhi soo raacay😢😊❤
@TiiriTaaara-jt2et
@TiiriTaaara-jt2et Год назад
Naag adag aa tahay wlhi
@axmedibrahim4746
@axmedibrahim4746 Год назад
QOf Aaan Baadiye Zoo Arag Waa JaahiL
@user-ce6fi4fv9y
@user-ce6fi4fv9y Год назад
Mansha allaaah hore usoco wllky. Qays qayser noosoo badi vedioyadaa. Magaaladii gaashamo gaadh ❤❤
@SagalMaxamed-gv7lh
@SagalMaxamed-gv7lh Год назад
Maashaa allaah ina abti waan qoslay walhy Markuu inanka yadhi yidhi NAQ ayaan geynaynaa adiguna aad yare fahmi wayday Maashaa allaah Alloow nabadee soomaali meelwaloo ay joogto from MJ HOOYADAYNA H/YOONIS REER SUGULE VIVA REER ABTIYO
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Год назад
Thanks for sharing with us brothers 🙏 ❤️
@user-ee8yy8pj7o
@user-ee8yy8pj7o Год назад
power banks and solar portable kit is necessary for long distance journey like this adventure.
@user-ob7qm5gj1c
@user-ob7qm5gj1c Год назад
Masha allh wlo qays magaladii awowgen janatul fardawsa ilahay hakawarabiyo Wa magaalo baad u qurux badan o taarikh wayna leh ❤ guulayso wlo
@c.casiisyuuro3890
@c.casiisyuuro3890 Год назад
lam first weched this video Waan ku salaamay sxp qays
@hindamuxumed-ll8qq
@hindamuxumed-ll8qq Год назад
qays qeyser an other level legend 👏
@xikmadoTube
@xikmadoTube Год назад
Waan ka helaa Jawigaan oo kale. Run Ahaantii waa Muuqaal Qurux badan.❤💖
@apdizametendovic7682
@apdizametendovic7682 Год назад
The best Somali RU-vidr keep going buddy
@SacdaMaxamed-ng7qg
@SacdaMaxamed-ng7qg Год назад
Bro Thank you for shawing us our culture
@Ayanna03
@Ayanna03 Год назад
Mashallah,Wlhi wa meel qurux badan I love nolosha badiyaha❤
@suhurabdi5426
@suhurabdi5426 Год назад
Best traditional flog qays keep going like this flog is the best way 🙌
@odhahdatiktok9851
@odhahdatiktok9851 Год назад
Qays Qaysar really you are amazing legend.
@vidasi7735
@vidasi7735 Год назад
Mansha allah , waa muuqaal qurux badan runtii qays qaysar keep going 😊🤩🥰
@Unique_girl77
@Unique_girl77 Год назад
Love this kind of videos😍
@fadumoyasin1335
@fadumoyasin1335 Год назад
Malin kasta xafadena anagoo jogna baan dalxisnaa thanks qays qayser❤
@mohamedyarrow7922
@mohamedyarrow7922 Год назад
Simply amazing and beautiful ❤
@asmaali4275
@asmaali4275 Год назад
Maaansha allah nin rageedkan dhaqankiisa ku fanaya what is this legend maaansha allah keep my legen
@Jibrilosman-oi5xb
@Jibrilosman-oi5xb Год назад
Big legends Qays qaysar, Maaweel iyo Dhakhtar, zhp waa noloshii quruxda badneed ee bilaa buuqa ahayd ❤👏
@hibonour9657
@hibonour9657 Год назад
very nice maashallah tabaarakallah qurux iyo badh deegaan aad u qurux badan
@abdikadirosman8216
@abdikadirosman8216 Год назад
I lyked your video bro. Proud to be Somali and nomadic life🔥❤️👌❤️❤️❤️
@hargeisawii
@hargeisawii Год назад
Qays its good to see you go back to your roots waanu u xiisnay videoyadii wadanka
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Год назад
Masha Allah Wa nolol qurux badan oo cajiib ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-no6rn5wx7t
@user-no6rn5wx7t Год назад
This kind of our family I know damn and thanks to remember my old🎉❤
@shakirasmart7030
@shakirasmart7030 Год назад
Mashaa allaah so exquisite video😍 Thanks Qeys Qeyser
@inacumar4021
@inacumar4021 Год назад
The Best youtuber of Somalia
@yoyo-tf7eh
@yoyo-tf7eh Год назад
Somaliland
@shukri1395
@shukri1395 Год назад
Beautiful place ❤❤
@axmadcawed3388
@axmadcawed3388 Год назад
Dal wanaagsan iyo Dad Gob ah Somaliland Allaah ha dhawro
@user-of1bv6zv7b
@user-of1bv6zv7b Год назад
Youtubka qof kaliya an ka daageero qays hore usoco my pro
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman Год назад
Masha allah dhaaqan kaa iyo hidaha Waan jeclahay uu abkeey dhiigayee wax laga dheex xuulay diintayada mahaa dhalaan teede so baadi walalkey qays qaysar guuleyso wll Waan jeclahay muquladan aad iyo aad beey uu qurux badan yihiin pig respekt wll qali ❤❤❤❤😍😍😍😊😊😊🙏🏽🙏🏽🙏🏽✋🏽✋🏽✋🏽
@hussein1810
@hussein1810 Год назад
The kind of videos we need .. you can gain back the views u used to get before u took us to the outside world. Note we prefer this
@faadumo12331
@faadumo12331 Год назад
Mawaqooyiubaad. Sooduubataa
@HaniMaxamed-of1bm
@HaniMaxamed-of1bm Год назад
​@@faadumo12331 😊🎉t6r455544😢🎉😢67yy5gt5
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 Год назад
Allah qurux badan dhaqankenu m.a❤❤❤
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Год назад
Maaaaasha allah qayser ❤👏🏽👏🏽👏🏽 inder qli
@aminaxasan498
@aminaxasan498 Год назад
Mashallah mashallah Mashallah
@abdisalan8618
@abdisalan8618 Год назад
I love this guy ❤️ for no reason keep going
@Mo_hikam
@Mo_hikam Год назад
Keep going Bro❤️‍🔥
@user-ee8yy8pj7o
@user-ee8yy8pj7o Год назад
Ciidamadii 27 May 1988 burco kusoo duuley halkii ay salaaddii makhrib ku tukadeen ee Axmed Mire ugu khudbadeeyey ayaa idiin dhow rag allow.
@muhubojama1231
@muhubojama1231 Год назад
Mashaa Allah tabaraka allaah brother wadankeenu sidaas ayuu u qurux badan yahay ilaah subxaanu watacaala haw siyaadiyo
@khadarcali4136
@khadarcali4136 Год назад
QAYS QAYSAR KEEP GOIN BRO🥰❤
@user-mf4dd2bh5c
@user-mf4dd2bh5c Год назад
ماشاء الله تبارك الرحمن يمي يمي 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤ ‏: ❤
@yasmin-ix2qp
@yasmin-ix2qp Год назад
Masha'Allah Masha'Allah wabarwaaqo dhulkuu ilahay haigeeyoo dhulkaaygii hooyo❤
@abdullvlogsandreactionsyuy8885
My role model keep going
@socdaal
@socdaal Год назад
Masha allah sxb aad ula dhacay daawashada xoolehena quruxda badan waxaan kaa codsnayaa in aad video qaabkan oo kale ah aad mar ka sameyso geela mar lo’da marne ariga waliba xiligaan barwaaqada ah hana u tagin qof xoolo yar heysta ee u tag qof mudo dhaqanayay oo xoolo badan heysta waa video taariikh gali kara oo hadaan somali nahay aan ku faani karno kheyraadkena plz codsigaas ii fuli.
@sakicumar23
@sakicumar23 Год назад
Baadiyaha walhi waa nolol heer sare ah ❤
@Daud612
@Daud612 Год назад
Masha,allah Muuqaal aad u Qurux runtii🫶🏻❤😍 Keep going bro
@falisnux6209
@falisnux6209 Год назад
Ma shaa Allah, Allah ha idin barakeeyo walaalo wax fiican leeso desine, laakin waxan jaclan lahaa halkad music 🎶 galinesii in aad ku badashaa waxkale on music ahen, kuna waani saxibadana,
@MohamedHanad-fx9jg
@MohamedHanad-fx9jg Год назад
Another level❤
@maaweell
@maaweell Год назад
Xayooooy xeeexeee 😂😂😂
@alimohameth
@alimohameth Год назад
😂😂
@SalmaanHaamuth-og5io
@SalmaanHaamuth-og5io Год назад
6:02 kawrn adhigii qayilaayay😂😂
@yussufali192
@yussufali192 Год назад
Thanks bro I love this video great life
@fekermedia68
@fekermedia68 Год назад
Mshllh tabarakallah jazakallah kheyran ❤
@ilyassiad58
@ilyassiad58 Год назад
Mash allh wll qiimo leh qays qaysar ❤
@husseinahmedali2879
@husseinahmedali2879 Год назад
Keep going my pro Qeys qeysar 👍 👌
@singsongandthinEarmao321
@singsongandthinEarmao321 Год назад
Ok🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@sacdaismael-ig6js
@sacdaismael-ig6js Год назад
Masha Allah qof wanaagsan ayaad tahay Allah ha ku baariko
@NadeerFantastic-jm6wd
@NadeerFantastic-jm6wd Год назад
Keep going sxb waad ku mahadsantahay sidaad dhaqankeena ugarab taagantahay
@mounash9853
@mounash9853 Год назад
C’est beau 😍
@ahmedhamud3025
@ahmedhamud3025 Год назад
Waayo! Waayo! That is me as a Child, in the 50s in Sanaag, looking after Baby Sheep & Baby Goats😂
@mobaraksaad4321
@mobaraksaad4321 Год назад
And now u forget their names, what is baby sheep wtf 😂
@munacismaan2896
@munacismaan2896 Год назад
Mashaalah in aad tahay dhashii budhyare wan iska ogaa wllo qaali hore u soco
@zakariyekhadar4426
@zakariyekhadar4426 Год назад
Qays qaysar half Million coming soon pro legend Always legend 👏🫶🦁💪👊
@sacdiyaaxmed9852
@sacdiyaaxmed9852 Год назад
Mash wiilka ku tukanaya meesha ciida salaadaha iyo wakhtigooda hala ilaaliyo aduunyo iyo akhriba waynu barakoobi
@user-me1oq7vx4w
@user-me1oq7vx4w Год назад
Keep going dear brother 🙏🥰
@aliabdulle9155
@aliabdulle9155 Год назад
Masha allh dhaqanka miyiga waa Nolol aad u qurxon wlahi wageygii aan yaray so xasustay
@karevlogs8246
@karevlogs8246 Год назад
Legend it is not two but It is one we need like this video
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Год назад
Mashallaah😊 keep going qays 👑😊
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 Год назад
Maash Allah tabarikalaha 🤲🤲 So beautiful 🍚🍚🐑🐑🐑🐏🏜️🏜️🏜️🏜️🏜️🏜️🏜️😍😍😍😍
@salasala4649
@salasala4649 Год назад
🐑🏕️
@Koyama548
@Koyama548 Год назад
Masha Allah wlhi wan jeclahay dhaqan kena Allah xafido rer miiga wa dad ad adag❤️❤️🙏
@kaafikaafi
@kaafikaafi Год назад
MAASHAA ALLAAH QURUX IYO NIMCO WEEYN AYAA ALLAAH NASIIYAY.
@farhaan_dauth
@farhaan_dauth Год назад
Heesta idiin baxaysa markay marayso Wale Aniga caashaqu wacad baan u Leenahay. Waaxyaha Jidhkaygana dawadiisa weeyan Iyo jawiga Aad ku Jirtaan Markaan Arkay xiisaha i qabtay inaan caawa seexan waayo ayaan ka baqayaaa😢
@shophiaahmed8875
@shophiaahmed8875 Год назад
Heesta mgced walalo
@hamzemahamed9775
@hamzemahamed9775 Год назад
Waxaan xasuustaa waagaan adhiga raaci markay guga tahay adhigu dibiro daradeed ayuu qarxi jirey markaa waxaan siin jirey dacarta sababtoo aha dacartu dibiraday jabisaa xasuuus😢
@ismailapdy1269
@ismailapdy1269 Год назад
Adhi jir Qays qayser legend of legend ❤
@princesseleen1910
@princesseleen1910 Год назад
Noloshuba show migeey ku danbeysay what a beautiful calture m.a ❤
@hussainabdullahiadam3750
@hussainabdullahiadam3750 Год назад
Legend keep going 🔥
@abdirahmaansimoodi7544
@abdirahmaansimoodi7544 Год назад
Qays qaysar sxp
@xaawadireh3568
@xaawadireh3568 Год назад
Waaaaaw masha allha qaysw ano jeclysanya ayudhamday esh cala vedio 👍👍👍❤️❤️
@fanparojproduction
@fanparojproduction Год назад
Qays qaysar legend labo maaha Big fans 🖐️✅
@MunitacabdiCawo-mm4zh
@MunitacabdiCawo-mm4zh Год назад
Inta miga ku dhalatay is muujiya
@halimamohamed1302
@halimamohamed1302 Год назад
This is the kind of life I admire
@moustaphaelabe8688
@moustaphaelabe8688 Год назад
Very nice environment qays qayser and team 👏
@farahsalad2008
@farahsalad2008 Год назад
Ma sha allaah qays qeysar waan ku taageera horay usoco
@Team_27-A
@Team_27-A Год назад
Qaracow laxda nasaheeda maxaa naga tusaysa waa cawre😂
@nimcocabdi1143
@nimcocabdi1143 Год назад
😂😂😂😂
@Sumayavlogss
@Sumayavlogss Год назад
Kkkk
@Dhuux-xn7cr
@Dhuux-xn7cr Год назад
Kurta budhyare gashaamo dhul Habar yoonis❤
@aboubakersadiq-zn2qw
@aboubakersadiq-zn2qw Год назад
Masha Allah
@ShacaybAlxusayni-ji3js
@ShacaybAlxusayni-ji3js Год назад
mansha allah keep going pro ❤
@idilmaxamud7192
@idilmaxamud7192 Год назад
Mansha allh qays nolosha badiyaha ad ayn u jecelhy ❤❤❤walky here u soco dhakankeni asalka aha halkasu ka yimi laxda lagu siyayna ha qaline dhaqo ❤❤❤ nolol miyi ban u jecelhy
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
Masha Allaah wllo Ale hakuxafido Aduun iyo Akhiraba❤❤❤❤❤
@astahilisse3977
@astahilisse3977 Год назад
Masha Allah waaaw Masha
@user-ji2gp7bw8r
@user-ji2gp7bw8r Год назад
Mnshaa alaah waa muuqaal qurux badan oo dhaqankeenii ah guulayso wll
@aniizaadem1203
@aniizaadem1203 Год назад
Keep going walakey mash allha dhaqankaga waaa inad si ficn ugu fanta
@nastehaabdihis6139
@nastehaabdihis6139 Год назад
ManshAllah noloshas wan uxiisaye macan aya ahayd xiliga barwaqada❤❤❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Год назад
Baraka Allah Tabaaraka Allah 💯 ♥️
@haawahassan4424
@haawahassan4424 Год назад
Mshlh wa nolol qurx badan nolosha miyiga qofki u dalxis tegey le daremi kra💜🥀
Далее
TUULADII AWOWGAY DHISAY
13:57
Просмотров 254 тыс.
ГРАБИТЕЛЬ ИСПУГАЛСЯ МАМЫ
00:37
Просмотров 117 тыс.
КТО ЭТО БЫЛ?
25:31
Просмотров 1,1 млн
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH ‘’🤔  ?
31:18
DURDURKA UGU WAYN SOMALILAND !
36:56
Просмотров 37 тыс.
Ninka Soomaligaa ee ugu Geela badan Tanzania 🇹🇿
18:12
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH?
10:05
Просмотров 265 тыс.
JABHADII AWDAL OO LA QABTAY JABUUTI LAGA SAARAY
8:52