Тёмный

Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyey habraaca wax ka beddelka dastuurka 

VOA Somali
Подписаться 554 тыс.
Просмотров 124 тыс.
50% 1

Xildhibaannada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si gacan taag ah ku ansixiyay habraaca wax-ka-baddelka dastuurka, xilli xybnaha qaar diidanayeen, walaacna ay ku muujiyeen siyaasiyiin miisaan culus.
Wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan kasoo diray Muqdisho.

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 72   
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 8 месяцев назад
24 sano mashruuc ahaa dastuurka dowlada ku dhiirtay waa ku mahadsan tahay guul dan qaran
@Akash-Verma1886
@Akash-Verma1886 8 месяцев назад
Labada QODOB ee ugu horeysa hadaysan aheyn: 1- In meesha koow laga saaro 4.5 waxa la yidhaa. 2- QABIIL hadalkiisa qofka laga maqlo waa 7 sanno oo xarag ah… Wax macno ah ma keeneyso in dastuur update laga dhigo 👌🏼
@liveyourlifeinlove9273
@liveyourlifeinlove9273 8 месяцев назад
Yes
@Abdulkadir-bd1tc
@Abdulkadir-bd1tc 6 месяцев назад
DASTUUR QAILAYSAN UGU SOO HAGAAG XAMAR
@HassanQatar-wq2sk
@HassanQatar-wq2sk 8 месяцев назад
Congratulations congratulations Mr president Hassan Mahmud Masha Allah very much keep it up good work 💯🥰💪💪💪💪
@sacida4554
@sacida4554 8 месяцев назад
Mashallah again yeaaa keep going our president
@abdisalangure3599
@abdisalangure3599 8 месяцев назад
The issue of the port crisis with ethiopia is irrelevant .The question is Somalia must stop the nonesense of 4.5 and just 2communities always becoming the president ......we welcome the issue of adult suffrage voting for one man one vote for the president .The problem with handpicked bribed I dividuals to vote for the president ........let all somalis be equal.
@aliabdi8347
@aliabdi8347 8 месяцев назад
Isbaaradii ay dhigateen 25 Sano ka hor oo hortaagneed dhameystirka distuurka baa maanta laqaaday. Waa guul u soo hooyatay soomaaliya
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 8 месяцев назад
Afar tuugo ah oo laga tiro badan yahay ooyin la taagan media no more caado qaate qaaim ah
@Somali-One
@Somali-One 8 месяцев назад
*Xasan Sheekh ma jecli lkn waan ku taageerayaa inuu soo afjaro dastuurkan na wareeriyey*
@143-k1d
@143-k1d 8 месяцев назад
madaxweynihii u horeeye oo dagaal khawaarij qaado waaye guulo badana soo hooye marka in dadka qaar ee aga soo horjeedaan qabiil wee iska cadahay laakiin cid qabiil wax aga qaadi karta aa iska yar
@Somali-One
@Somali-One 8 месяцев назад
@@143-k1d niyow inta aad dadkale fiirinayso aduu ma isa fiirisay. Qabyaaladu adi ayay kaa bilaamantaa waanay kugu dhamaataa. Anuu qabiil maba ka hadlin cidna uma nicin qabyaalad ee xasan Sheekh siyaasadiisa fadhiidka ah iyo aragti gaabnidiisa ayaa nacay.
@SomaliPatriote
@SomaliPatriote 8 месяцев назад
​@@143-k1dwalalo maxay dastuurka ka badalen
@NimoAbdullahi-yo3en
@NimoAbdullahi-yo3en 8 месяцев назад
Jaceeelkaaada. Waxey usooo kordhinn. Baba jirin. Nacebkadana. Aduuu. Ku dhibi
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 7 месяцев назад
​@@NimoAbdullahi-yo3en wad aqlaq xun tahay dadka xuriyadoda u daa io fikirkoda uf
@alisaidmohamed6413
@alisaidmohamed6413 8 месяцев назад
Ninkaan cumriga uma harin wuxuu rabaa in fawdo ka dhigo² barlamaanak
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 8 месяцев назад
Waxaan maa la cayrsho nabar iyo Naxdin baa soo dirtay
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 8 месяцев назад
Xildhibaanada barlamaanka gacan qaadka ka sameeya xabsiga hala dhigo xasaanada gacan ka hadal ka mid ma.aha
@Shiine-r1e
@Shiine-r1e 8 месяцев назад
Kuligood waacaado qaatayaal waxay ka shaqaynayaan burburka dalka😢
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 8 месяцев назад
Warunta walahi wax dalka kasoc layahay wa nucas
@Shiine-r1e
@Shiine-r1e 8 месяцев назад
@@hasnanoordeman5828 dalku waxa uu suaayo waa dhalan yirada hada ka dib hamigaagu ha noqdo sida dalka aad dunida ooga daba geeyn lahayd
@HassanQatar-wq2sk
@HassanQatar-wq2sk 8 месяцев назад
Congratulations government of Somalia to both of you 💯🥰💪
@HassanQatar-wq2sk
@HassanQatar-wq2sk 8 месяцев назад
Congratulations Mr prime minister Masha Allah very much keep going 💯🥰💪
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 8 месяцев назад
Guul gobonimo Somalia 🇸🇴
@AbdullahiAlimohamed-mx5lc
@AbdullahiAlimohamed-mx5lc 8 месяцев назад
Hooyadaa was waala ansixiyay orad wax ka badal
@Abukar-c6y
@Abukar-c6y 2 месяца назад
Somali soomaali baa leh
@Itszk10
@Itszk10 8 месяцев назад
Xarunta villa hargeisa kulaha wtf😂 now they’re even stealing our city’s name ( VILLA Hargeisa wtf is even that )
@faizabayer
@faizabayer 8 месяцев назад
Edeb malaha xildhibaanada diidan Shabaab ladagaali maayaan ethopiana iskama celinayaan waa tuugo
@mohamedali3724
@mohamedali3724 8 месяцев назад
Villa Hargeisa. Hhhhh
@liveyourlifeinlove9273
@liveyourlifeinlove9273 8 месяцев назад
Maxa laa qosle sxb
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 8 месяцев назад
Somalia needs her Major Generals to save her 🇸🇴 former and current …we need Allegiance✌🙏
@Abdulkadir-bd1tc
@Abdulkadir-bd1tc 6 месяцев назад
**## BEEN HA DHIHIN, IN **" JAALLE MS BARRE""* LOO TABEY ""**...!!! WELIBANA LAYSMA GAARIN...!!!!! WAA DASTUUR ABGAAL IN LAGU MAAMUUSO DOWLAD 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@AhmedHandule-b5p
@AhmedHandule-b5p 8 месяцев назад
Xamar maxaa kadhaxaysiiyey dad aan waxkalaba kadhaxayn been baa lagu shuraakoobey
@mohamedsheikh1201
@mohamedsheikh1201 8 месяцев назад
Waxa ka dhax hadlaya Dani
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 8 месяцев назад
Xildibanad wa waxa dowlad nimada Somalia 🇸🇴 ka soco ladahay 10sano aye asaxi wayen ey kortagnayen maraban in horay losocd waxas kasidaran xishod darad iyo buuqa iyo dagalk dad masuliyin ah intey dadk nucas ah madax noyahin horamar magari karno war waxas wa ceeb adunka aya idaha nagu hayo o cadawga aya nadawanaya dadk iyo dalka unaxa mucarad ma ahan ceeb lakin mucarad nimada sas mahan dowlad nimada ayad ku cayarten
@yaasiinmaxamedshiikh8821
@yaasiinmaxamedshiikh8821 8 месяцев назад
Mashaalah. Guul. Madaxwaynah isbadalka
@tewodroszerihun1945
@tewodroszerihun1945 8 месяцев назад
First keep your house in order before threatening Ethiopia🤣🤣🤣
@AxmedCali-j3g
@AxmedCali-j3g 6 месяцев назад
Asc waa isku.dhesheen.ee.waligiinba laaluush qaate
@Mohadeene
@Mohadeene 7 месяцев назад
Madaxdii haddii ay saan udhaqmayaan majiyaha sidey noqonkaraan 😂😂😂😂
@BirukAyele-v6s
@BirukAyele-v6s 8 месяцев назад
I dont see why somali parlama host WWE superstars 😅😅😮
@mahadyusuf-nz6ri
@mahadyusuf-nz6ri 6 месяцев назад
aad iyo aad ayaan utaageersanahay distuurkaa maanta lansixiyay oo haqooga siinaaya reer muqdisho
@cismaanguure927
@cismaanguure927 8 месяцев назад
Ansaxinta habraaca dastuurka waa guulweyn oo laga gaaray caqabadihii hortaagnaa dhamaystirka dastuurka ,damaca badda soomaaliya waa qorshe reergabeedka ka dambeeyeen oo la rabay in lagu hakiyo ama lagu carqaladeeyo wax ka bedelka dartiurka taa ha la fahmo,
@mahadyusuf-nz6ri
@mahadyusuf-nz6ri 6 месяцев назад
aad iyo aad ayaan utaageersanahay maanta distiirka la ansaxiyay oo haqooga siinaaya reer muqdisho
@Amir-Muse
@Amir-Muse 8 месяцев назад
Waxas lagu leyahey dal bee barlaman u yihin wa xeywano mesha la iskugu keenay🤔😏😏
@muxsinsaalax4252
@muxsinsaalax4252 8 месяцев назад
Kulanka wadajirka ay kula hayen Villa hargeysa😂😂
@BalaAdibali
@BalaAdibali 8 месяцев назад
Golaha shacabka 88 ayuu ahaa Aqalka sare 18 ayuu ahaa marka ma ansaxna lakiin xoog iyo been ayaa lasameeyey
@Hornscope
@Hornscope 8 месяцев назад
Waxay ahayd in newsku noo sheego horta waxa la ansaxiyey wuxuu yahay
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 8 месяцев назад
Wa gul la garay wana in la ansaxiyaa nasad walba iyo madaxwenayaal walba badali ma kartan hadii la yiraahdo side horay logu socaa xoog wa in la ansaxiyaa xabad wa in lagu an saxiyaa
@143-k1d
@143-k1d 8 месяцев назад
odaygaada tuuga ah oo deni soo diray maxaa ku dii dee in lagu arko inaa kasoo horjeedo horumarka somali
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 8 месяцев назад
Dowlada Dan-qaran iyo dal-xoreeye dadaalkoodii mira-dhal noqoy guul soomaali 💪🇸🇴❤️👏👏👏👏 horaa loo soconayaa 👍
@143-k1d
@143-k1d 8 месяцев назад
caada qaate lasoo diray aa tahay oo kenya ku qayi-laaye lacagtana waa in lagaa jaraa
@halimaainte2992
@halimaainte2992 8 месяцев назад
Maafiyo 40 war job members of the parliaments.
@kingomar2657
@kingomar2657 8 месяцев назад
Kan tuug oow u ektahy 😢
@aliramsey3269
@aliramsey3269 3 месяца назад
Nuu.tishebeley
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 8 месяцев назад
somalia sida xayawanka u dhaqman bal meeeshaas wax aka oscoda eega masakiin baday baad tihin isla yaaba magaca somali ceeb baad huwisen ma masluul intasa is wada fedhaya sida caruurta is tumaya caqli inyarna idinkuma jiro
@liveyourlifeinlove9273
@liveyourlifeinlove9273 8 месяцев назад
Huno this happens everywhere ee caadi iska digg mardow waxan wee damane anako waada jirr ah
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 8 месяцев назад
war shame on you sodon sano geeri iyo noqol ma wadan midne isla yaba
@SHIINEKHADAR-ei7dd
@SHIINEKHADAR-ei7dd 7 месяцев назад
itoobiya
@BaliBoru-f2q
@BaliBoru-f2q 6 месяцев назад
Good somalia❤❤❤❤
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 8 месяцев назад
Yaahuu
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 2 месяца назад
Vila hargeisa 😊 kkkhh
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 2 месяца назад
Vila laybia
@AdemAbdi-pz3lg
@AdemAbdi-pz3lg 7 месяцев назад
A😅😅😅😅😅😅
@fardowsoxassan2605
@fardowsoxassan2605 8 месяцев назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@AxmedCabdi-rh6bl
@AxmedCabdi-rh6bl 3 месяца назад
Asc
@abdirahmanali7300
@abdirahmanali7300 8 месяцев назад
Yaah waraa somali jaanis badan aa jiro wlh ana waa iskeenaa walee camiranaa
@AxmedCabdi-rh6bl
@AxmedCabdi-rh6bl 3 месяца назад
❤❤❤❤
@CabdiYare-cb3ke
@CabdiYare-cb3ke 6 месяцев назад
😂
@CfitaaxXasan-n5e
@CfitaaxXasan-n5e 8 месяцев назад
@halimaainte2992
@halimaainte2992 8 месяцев назад
Good job mps
Далее
Катаю тележки  🛒
08:48
Просмотров 567 тыс.
ХОККЕЙНАЯ КЛЮШКА ИЗ БУДУЩЕГО?
00:29
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
Просмотров 1,6 млн
Dollo Ado: Building Refugee Economies
12:29
Просмотров 47 тыс.