Тёмный

Bandhigi Faniinta Borama Iyo Ciidii HCTV 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 225 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 112   
@sharafinasaid116
@sharafinasaid116 5 лет назад
Markay ree borama is helaan waa iska sidan wax lagu farxo ❤️❤️❤️❤️❤️alah haydin daayo
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 года назад
Alla meex dad qiimo iyo karaamu kuleh fadhigaa ku kulmeen Hibo maxamed hudoon Hiba nura Hooyadii xishoodka 😘😘 Amina abillahi hirsi❤ Ibraahim muumin Liiro🙏 Alle cimrigiina ha idiin barakeeyo 🤲🤲🤲
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 лет назад
Nimco samriye kaalinteedii cidina buuxin meyso, barnaamijkani oo kale dabadeed lama qaban, ciid kasta oo ay barnaamij sameyso wuxuu ahaan jirey midka TV yada ugu xiisaha badan. Xataa fanaaniinta cusub ayadaa soo saari jirtey. Miss you Nimco qaali.
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 6 лет назад
nimco waxaan u isku form one noqonay 2001 farah omer secondry lkn aadbay ugu hooseynjirtay tacliinta iyo saxiibadeed ayaan burco.
@addiwaye9234
@addiwaye9234 6 лет назад
Faiza Mohomed Legend Hiba-Nura ❤️
@princessprincess8792
@princessprincess8792 4 года назад
@@yusurmariinxiga4277 Xaasidku ma aflaxo maxaa 20 sano ka hor keenay waxaa laga hadlayaa barmaamijkan🤣🤣🤣🤣🤣
@naimo133
@naimo133 Год назад
​@@yusurmariinxiga4277 waxaas waa ceeb positive baro waxyaabaha xun xun lama adeegsado
@makahilmead4725
@makahilmead4725 Год назад
Waa run walaalo kaalin weyn ayay inoo haysay nimco samriye, alaha karaameeyo.
@abdallaahmad1322
@abdallaahmad1322 6 лет назад
Kuwa waxaa soobaxay hadda weelka iyo dhididka ika tir leh iyo tasbwiirtadan dayaxa nacala dhalay heesihii wallahi way dileen bl ilahay baa kugu dhaarshey ee 3daqiiqo heestan xataa makeeni karayaan micnahooda. Who still wachting 16.9.2018 Habeenimo izniin ah 3.32 😍😍❤
@libanali9393
@libanali9393 7 лет назад
Maashaallah allaylahe waa bandhig aad iyo aad u qurxoon oo hir galay. looma kala hadhin waa lagu dhan yahay. yaa salaam yaa salaam
@boqolgeelechannel2961
@boqolgeelechannel2961 2 месяца назад
Sida ubixi boorama heestaas waa iga dhexbaxday ❤❤
@tijaabomachino7781
@tijaabomachino7781 7 лет назад
The best place, the best people and good air to breath is borama's
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 лет назад
Mohamed Sheik, Absolutely, you are right.
@salanegal9529
@salanegal9529 5 лет назад
Viva Somaliland
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 11 месяцев назад
Cabdi Qays, Fannaan wayn oo taariikhda baal wayn ka galaya, Allaha u naxariisto iyo Aamino.
@ridwaanxasandhamaccaabi5035
@ridwaanxasandhamaccaabi5035 10 месяцев назад
Clqays muu dhiman wllo😢
@mursalcoofle8975
@mursalcoofle8975 6 лет назад
Maahaa alaah ilow barakee reerboorama waa asal soomaalidhaba
@abdimuxumed2729
@abdimuxumed2729 6 лет назад
Eesh calaaa fanaan liiro. Play Bach. Dhulka ayaad jiiday Adeero alle haku xafido. Ibrahim liiro.
@yuusufmohamed9425
@yuusufmohamed9425 6 лет назад
Meesha aamina cabdillaahi xirsi ayaa ugu carab dheer masha allah
@makahilmead4725
@makahilmead4725 Год назад
BOORAMA BALADKII FANKA UMADA SOOMAALIYEED, ALLOW DHAWR BOORAMA CADEE IYO FANAANIINTEEDA.
@wariscadow1532
@wariscadow1532 4 года назад
Hiba nuuroy aad baan kuu jeclahay kuwaar cafimaad badan aamiin
@Eng-liban
@Eng-liban 4 года назад
2020 yaa daawanaya like saara
@jamaalkhaatumo1653
@jamaalkhaatumo1653 8 лет назад
maasha alh hibo nuuro &fanaaniita kale ala ha idin daayo
@yahyeabdi821
@yahyeabdi821 7 лет назад
Who's witching 2017 😎
@salanegal9529
@salanegal9529 5 лет назад
Stupid Walwyn Moryaan. This Borama, Republic of Somaliland
@museahmed6391
@museahmed6391 3 года назад
Liiro Greatest of all time
@mohamoudalihussein5613
@mohamoudalihussein5613 8 лет назад
we love you borame
@salanegal9529
@salanegal9529 5 лет назад
Long life Repbulic of Somaliland. Down Walweyn Moryaan
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 6 лет назад
Dad aan kala dhicin fan iyo Codba aya meesha iska helay ya salaam
@dr-hamasheikh3194
@dr-hamasheikh3194 7 лет назад
Hipo nura nolow lkn dadiyaha qaliga ah nimco samriye way khashiftay hipo nura wayo play back ayay ku qadaysa ayay rabta inay la qaaado
@somalilander__girl2918
@somalilander__girl2918 8 лет назад
we love borama
@aboubakermohamed9130
@aboubakermohamed9130 6 лет назад
Allaw dhawr reer awdal
@salanegal9529
@salanegal9529 5 лет назад
Say Walweyn Boram, Somaliland Yaa low I.Q. Najis Walaweyn
@Sir21Goals
@Sir21Goals 7 лет назад
Waw reer borama guleysta
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 лет назад
GainZtar, Thanks, Adna guuleyso walaal.
@salanegal9529
@salanegal9529 5 лет назад
This is the great Borama Republic of Somaliland
@muktarnadifyousuf3807
@muktarnadifyousuf3807 3 года назад
Dhashii sheikh 🦁👑samaroon ibnu siciid daauud hassan omar cali (gadabursi)👑🦁 masha allah
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 2 года назад
Maansha alaah Habaryarahay iyo Abtiyaashay baa meesha ku dhan, inaadeertayna way waraysanaysaa. Noolaada abid dhamaantiin
@nawaal1232
@nawaal1232 3 года назад
AMINA faarax wabar💋 Amina Abdilahi😍Hibo Mahamed Cudoon ,Hibo Nuura💋Farxan Xidig😍Ibrahim Muumin🎤🌹🌹 Nolol Waarta Abid😋❤🎤🎤🎤
@MIRALUUL979
@MIRALUUL979 4 года назад
Qolyaha samaroonta mafanaaniin badna sida isaaqa lkn qofkii kasoo baxa wuxuu noqdaa lamagaaraan sida Khadiija balwo Hiba nuura Aamina faarax Aamina abdilaahi Nimcan hilac Hodan abdirahman
@isirsh.zamaroon1606
@isirsh.zamaroon1606 4 года назад
C.majid wll ka reeb ta waa zamaroon bes waad mahadsantahay sxb
@kingziizo7716
@kingziizo7716 3 года назад
Somali anagaa ugu fanan badan
@MIRALUUL979
@MIRALUUL979 3 года назад
@@kingziizo7716 adinkooo ah
@nimc_8
@nimc_8 3 года назад
Haa nio ma fanaan badna samaroon lkn saad sheegty halka fanaan ee usoo baxa waa lama gadhaan somali sadex qabiil baa ugu fanaaniin wacan 1 gabooye 2 isaaq weliba qabiilka garxajis & 3 samaroon
@khaansayid2726
@khaansayid2726 8 лет назад
WE LOVE BORAMA BEAUTIFUL
@deeqsiwarsame324
@deeqsiwarsame324 2 года назад
Fanaaniintii ugu miisaan ka cuslaa ee soomaalida gaar ahaan kuwii kasoo jeeday Gobolka Awdal ayaa meesha ku kulmay. Waa habeen Rukunadii Fanku kulmeen
@HiigsiTech
@HiigsiTech 6 лет назад
2018 watching
@amaalxasan9045
@amaalxasan9045 7 лет назад
Dadkaygi Allah Idin dhowro
@ahmedmohamedmoussa4455
@ahmedmohamedmoussa4455 9 лет назад
"Waaxay nuu kala korosaan dona tarixo waayo wa fananiinti aan gecleen waa dad aynu haad iyo jeer qimayno" Odahda kaso bahay gabada wariya ma ruun baa mise wa dhalan hababiis. "les hypocrites ne vont jamais au paradis"
@TheCkeck
@TheCkeck 12 лет назад
wow caleek hibo mohamed maxay so hadashay,imika codki ba xabeeb ka yeeshay Alle ha cafiyo heestan ay hada qaadaysana play back ayun bay sameenaysa,nimco wariyada qaliga ah aad ban ku salamaya hobaladi waaberi ayad cawa isku keentay,lakin hobalad waabari waxan jeclahay marka ay wareesanayn,cid tariikhdooda si wanagsan u cabsan,sida abiib iman xasan,deeqsi,xasan mohamed yusuf,any way wa barnaamij wanagsan,reer boorama aad ban u salamaya
@farxadzme6433
@farxadzme6433 6 лет назад
Yaa daawanaya 2018
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 лет назад
Farxad Zme, Aniga huuno😁
@mahdicabdi9676
@mahdicabdi9676 8 лет назад
ubax baar ka baxay.walee waa fananiintii umada somaalida allow dhowr
@salanegal9529
@salanegal9529 5 лет назад
Fuck Umada Zomalida, This Republic of Somaliland and its Somalilanders
@lindamohamed1786
@lindamohamed1786 3 года назад
J aime bien hibo nuura
@lindamohamed1786
@lindamohamed1786 3 года назад
Beautiful chonson
@omaarnuur5609
@omaarnuur5609 11 лет назад
nimco samriye you the best,we love your show's next oprah winfrey, dadka sidaad oo raligaliso waxaad oo qalanta bilada( oscar )kaa dahaabka ee hollywood bixiiso looolll
@museahmed6391
@museahmed6391 3 года назад
Liiro legend
@abdifatahibrahim201
@abdifatahibrahim201 6 лет назад
I miss nimco samriye .
@salanegal9529
@salanegal9529 5 лет назад
Viva the great Borama, and Republic od Somaliland
@abdisamadahmed6421
@abdisamadahmed6421 7 лет назад
heeta aamina faarax gacanla qaadayso waan ka heley
@abdisamadahmed6421
@abdisamadahmed6421 7 лет назад
maheli karaa iyadaa dhamaystiran
@amiincali3555
@amiincali3555 7 лет назад
Abdisamad Ahmed
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 года назад
Waa Sawdkii Beerdilaacshe & Xasuustii Maxamed Saleebaan Aun Maxamed Mooge Aun Xuseen Kaahin Aun Siciid Cabdi Aun Magool Aun Cigaal
@khadramohamed5308
@khadramohamed5308 7 лет назад
ibraahim liiro caadi maaha
@salanegal9529
@salanegal9529 5 лет назад
Legendary Hibo Nura from the great Dila city, Republic of Somaliland
@cabdiwasacmaxamed1221
@cabdiwasacmaxamed1221 Год назад
xusus waywy💤😘
@bananadaism
@bananadaism 12 лет назад
waa barnaamij lagu caweeyey
@salanegal9529
@salanegal9529 5 лет назад
This Republic of Somaliland
@shuushuuofficial3018
@shuushuuofficial3018 3 года назад
NDRno Go Bae
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 года назад
Illerm Liiro ayaa laxanka heesta Boorame leh.
@ghboy2914
@ghboy2914 7 лет назад
wixii siyaasada waxaa moodaa in la,iska dawrayo qaar waxaa kujira midnimada taageersan oo aan hadalada dawladaha ku salaysan ku dheeraanayn iyo kuwa jabutian ah oo warkoodu cadyahay
@amaalxasan9045
@amaalxasan9045 7 лет назад
GH boy brother mesha siyasad lagagama hadlayo waa dad waa dad Isku hayb ah Oo wayahogi fanka la xusayo Ama rer djbouti ha noqdo Ama somali il madero laysku keenay weyi
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 лет назад
Amaal Xasan haduu doonana waa wada Somaliland markuu djibouti leeyahay aamina cabdillahi buu u jeedaa iyo amina farax labadaba midina boorame dusbeeday ku dhalatay midina gabiley agteeda oo waa amina cabdillahi IYAGOO yarysr bay tageen djiboutina waa dadkeenii INTA meesha fadhidaaba waa fanaaniintiina miidoodii qurux iyo wanaag uun baa meesha ka muuqda siyaasad iyo qabyaalad meeshan ma taal ninkii buka yeelkadiisa
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 лет назад
asal hargeisa. Well said. Congrats,👏
@footballgoalshd9773
@footballgoalshd9773 3 года назад
Hctv hala soo celiyo nimco samriye Hctv waxa igu danbaysay nimco marjay ka tagtay
@Abdirahman20000
@Abdirahman20000 12 лет назад
woooooooooooooooooooooooow waaa barnaami jira
@iloveyougeeziyadasomalilan7601
farxan xidiig caloosha xanuunaysa
@khadardalmar5676
@khadardalmar5676 7 лет назад
huznia husein azal somaliland xabiib viva qarankeena somaliland kay calosha xanuunayso iyo kii kalaba nabadeena cidna ugama daba fadhino anigoo ah reer awdal
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 лет назад
I love you geeziyada somaliland xuzniya, guri hooyadaa leedahay calooshu kuma dhex xanuuneysee kiisii buu joogaa ee taaha yareyso.
@salanegal9529
@salanegal9529 5 лет назад
Love you Republic of Somaliland
@safwaanphotography9912
@safwaanphotography9912 5 лет назад
yadawnya 2019
@salanegal9529
@salanegal9529 5 лет назад
Viva Hibo Nura, and Somaliland
@ahmedkaled6359
@ahmedkaled6359 9 лет назад
hhhhhhh Aamina samriye odaygu waa ciyalki magalada
@qaysmohamed659
@qaysmohamed659 3 года назад
Liiro❤️
@aishadiamond4131
@aishadiamond4131 6 лет назад
2018
@filfishajacalkalamariyowee9619
Bir iska dhig
@salanegal9529
@salanegal9529 5 лет назад
Viva Hibo Nura, legendary Amina Abdullahi, Liiro, and Farhan, Vib Borama, Somnaliland
@kadracadeyali7719
@kadracadeyali7719 3 года назад
myayHyna
@queenhoodo3911
@queenhoodo3911 3 года назад
EveBnGo
@queenhoodo3911
@queenhoodo3911 3 года назад
Mug
@NajmaAbdiibrhim123
@NajmaAbdiibrhim123 7 лет назад
Sh
@ahmedmohamoud8014
@ahmedmohamoud8014 2 года назад
0
@kadracadeyali7719
@kadracadeyali7719 3 года назад
myfhllEnmBl
Далее
Barn Tartanka Fanka Iyo Fanaaniinta Vol 1
1:11:29
Просмотров 166 тыс.
БАБУШКА ВСЁ ИСПОРТИЛА #shorts
00:24
Просмотров 659 тыс.
ОТПРАВЬ СВОЕЙ ЛП/ЛД
00:10
Просмотров 264 тыс.
Xafladii Hibo Nuura London
25:13
Просмотров 11 тыс.
SIDA DHUUXI  BORAMA  _ 2016 !!!
8:45
Просмотров 21 тыс.
barn.fanka iyo suugaanta abwan wedhsame dambe dhn.mpg
53:47
Hablaha Geeska Afrika
13:13
Просмотров 521 тыс.
Barn.Hanbalyada Nimco Samriye Part 1
1:01:02
Просмотров 38 тыс.