Тёмный
No video :(

Bariis qudaar badan iyo chicken sii xaajiga - ka faideso 

shukri masala
Подписаться 495 тыс.
Просмотров 68 тыс.
50% 1

Shukri masala

Опубликовано:

 

17 фев 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 229   
@hodansheikh9130
@hodansheikh9130 5 лет назад
Masha alaaah Abaayo qaaaali shukran
@nimcoabubakar7861
@nimcoabubakar7861 5 лет назад
Shushu cadee Waan kuu xiisay qaali umul ayaan ku jiray 15 bari aan dhalanahy Runtii aad baan kaaga faaidaystaa waxaana ahay qof kugu xiran markasta taniyo 2016kii Waa laygu qalay labo cunug kii hore dhiig baa laygu shubay kan hada dhiig layguma shubin 13 ayuu noqday dhiigayga adaana ka faiday walashay juuskii dhiiga kordhinayay ayaan joogtaystay ee ahaa baytarafka ama betrodka Waan kaaga soo duceeya markasta Allaha ku siiyo qayr badan adiga iyo waalidkaa rabi ha idin xafido 😍😍😍😍😍
@shukrimasala
@shukrimasala 5 лет назад
amiiin qali waad mahad san tahay sida quruxda badan aad igu so mahad celisey thanks
@umucasaam3122
@umucasaam3122 5 лет назад
Nimco abuubakar Mansha alah mama qaali ilahey haku fududeeyo inta ku dhiman rabbi hakula koriyo caruurtada adigana isku roonow insha alah adiga iyo caruur taadaba cafimad baan rabbi idinka ga baryay nolaada😍
@nimcoabubakar7861
@nimcoabubakar7861 5 лет назад
Aaaamiin wllo shushu cadey
@nimcoabubakar7861
@nimcoabubakar7861 5 лет назад
Igu waalo aad baad umahasanthy wll sidoi kale Allaha ku xifdiyo
@umucasaam3122
@umucasaam3122 5 лет назад
@@nimcoabubakar7861 amiin qaali dhamanteen
@anasmaanqaboojiye6430
@anasmaanqaboojiye6430 5 лет назад
Keep going walaalo dumarka wax inobar my friend and fans Subscribe plz Channel keyga inta qoraal keyga aragto adoo I arkay ha idhaafin one love soomalia
@abubakarmaxameb5672
@abubakarmaxameb5672 5 лет назад
Masha Allah
@abubakarmaxameb5672
@abubakarmaxameb5672 5 лет назад
Inawa cadi maahan
@iqrocabdulahi6383
@iqrocabdulahi6383 3 года назад
masha allah tabar kalah baris inabo cadi ehen bariska xajiga le igadhe xajigeya lama jogo had mar kan utago allah igarsiyo cafimad igu cuna dhaman tin habo qali hor usoco mcn badan
@nasraabdullahimxmed4818
@nasraabdullahimxmed4818 5 лет назад
Masha allah allaha ku sharfo Shukriyey abaayo waxaa naga dhista martiqaad yada ee iyo alaabta wax lagu diyaariyo
@naciimosalaadjimale5042
@naciimosalaadjimale5042 5 лет назад
Masha alh abyo alhaku barakeyo gacanta
@abdii9086
@abdii9086 5 лет назад
Wwwww Mashallah Abaayo qaali shukri Masala ❤❤❤❤❤👍👌👌⚘🌷👈
@habibohusen565
@habibohusen565 5 лет назад
Mashaa alaaha gacantad alaha kuu barakeyo jzakalaha
@muktarosman5064
@muktarosman5064 5 лет назад
Masha Allaah Horay u socod wanagsan Guul iyo gobonimo insha Allaah
@hindaqaali921
@hindaqaali921 5 лет назад
Masha Allah 👌ilahay gacanta haku barakeyo shukri qali
@safiyamahamud9893
@safiyamahamud9893 5 лет назад
Maaasha Aaallh abyo mcn gacantada allha ku barakeyo
@bahjadoualeh364
@bahjadoualeh364 5 лет назад
Masha Allah tabarakalah so yummy lunch Allah ha Ku xafido
@amaalabdullaahi2579
@amaalabdullaahi2579 5 лет назад
Mansh Allah tabarakalaa mcnto iloveYuu
@maymuunabdirisaq2791
@maymuunabdirisaq2791 4 года назад
Mansha..aallah mansha..aallah alehakuxitiyo abaayo
@fardowsomaxamud3608
@fardowsomaxamud3608 5 лет назад
Cuntada kariso waa isku daye ma.rar badan lkn.masha aalah waa keney
@jamilaomar4018
@jamilaomar4018 5 лет назад
MaanshaAllah hooyo fiican ilaahay caafimaada iyo janatul fardawsa ayaa kaaga barayaa🙏🙏🙏👍👍👍
@roodaabdi6829
@roodaabdi6829 3 года назад
Masha allaa shugri hore usoco cadwgaaga caamiya indhala alle ha ka dhigo aad ayaad nooga Farxisay soo noqdkaa maad mahadsantahay
@ilhanhassan7534
@ilhanhassan7534 5 лет назад
Masha allah abayo jimcaha an xajiga iyo caruurta ugu so tuuraa wax badan ad so sameysana wan isu dayay abayo wana i fcnaden sawiradooda in kula wada waxad nabartay od ku faraxdo an raba mar dukanka kugu imana insha allah ilah ajar iyo xasanad haka siyo Amiiiiiiin😍😍😍😍😍
@ubaxshiq9169
@ubaxshiq9169 5 лет назад
asc xabibdi bariskan inaba caadi mahan aat ban ukahelay inkasto cunataata eysan kaladhicinba walashey qaali horay usoco waxana kulajeclahy mar walbo inat kulesato xabibdi hormar wacan ✨🎈✨🎈✨🎈✨ 🎈🌟🎉🎂🎉🌟🎈 ✨🎉🎁🌟🎁🎉✨ ✨🌟🌟✨🌟✨✨ ✨🌟🌟🌟✨ ✨🌟✨ ✨ 🌟 ✨ 🔥 💗❤💗 💗❤❤❤💗
@nuurtosaciid1404
@nuurtosaciid1404 5 лет назад
Masha alaah
@AyanamuhidinHooyomacaan
@AyanamuhidinHooyomacaan 5 лет назад
Dhareerka iga socdo wlhi Macda Gacantada Allah haku barakeyo cafimad igu cuna
@ubaxcismaan7447
@ubaxcismaan7447 5 лет назад
Asc shugri abayo wad mahadsantahay isbesiskada ayan raba mana kusogaro ee ma icawinkarta shugri maxamad cali ardadada ayan kujira ee hada komantiga aqriso isojawab angola ayan jogaa qali jawaban kasuga
@fc9782
@fc9782 5 лет назад
Masha Allah abayo jazakallah kheer wajazaa 👏 👏👍👌 😍💞 ♥️🥀💝💛💚💛 💝♥️💋💋 mahadsanid inbadan xbbti illah hakubarageyo mcnti 🌹 💋
@khadijoqurux2166
@khadijoqurux2166 5 лет назад
Nairobi inaa imaado ayaa iga heysaa sidan u cun wxd gacantada ku kariso love you shukri xabbti
@fadimomuse2959
@fadimomuse2959 4 года назад
maashaAllaah Aabyo
@xafsalifestylchannel9263
@xafsalifestylchannel9263 5 лет назад
thanks habo horey usoco
@fatumaabdirahman3676
@fatumaabdirahman3676 5 лет назад
Masha allah allah haku xafido shukri qurux shukran abayo
@ictimaadindhoy7806
@ictimaadindhoy7806 5 лет назад
Thnk you xabiibtii yaaba ku mucaaradi karo macalimadena ayaba tahay waxadna mudan tahay inaan xajka ku geyno odayazshii ayaba dartaa nagu jeclaaday markaad cuna karis n'a bartay pig thnks walibo
@xalimoahmed1988
@xalimoahmed1988 5 лет назад
Markastaa ku duceyaa wlh masha allaha Allaha haku xafido walashey
@sacdiyafaarax4970
@sacdiyafaarax4970 5 лет назад
Masha Allah xbbti Allah ku xafido Insha Allah
@khadijamohammed5481
@khadijamohammed5481 5 лет назад
mashallah qurux waye wlahi gacantada ilaah hakuu barageeyo xabiibti hoorey usoco
@demasmoha
@demasmoha 5 лет назад
Please can you put the ingredients in the description?
@mariyaxasan6983
@mariyaxasan6983 5 лет назад
masha allah xabibti illahay hakubarakeyo
@farxiyocabdiraxman502
@farxiyocabdiraxman502 5 лет назад
Masha allah xbibt shukri gacanta allaha ku barakeeyo
@naimaahmed2704
@naimaahmed2704 5 лет назад
maaaaashaa allaaah inaba caadi ma ahin alle haku xfdiyo qali dumaree kuma waayo waxa bdn ayaan kaaa faaa iideysany 😎😍❤😗💯✅
@khadrayes9128
@khadrayes9128 5 лет назад
Mansha allah ilahay ha ku barakeeyo wllo shugri ilahay aakhiro iyo aduuno ha ku barakeeyo ha niyad jabin insha allah guulayso
@Neehalofficial9435
@Neehalofficial9435 5 лет назад
Mnsha alah Qurux anaa uhoreeya like iisaraa team Shugri
@hibaakmuhumed7278
@hibaakmuhumed7278 3 года назад
Mnsha allllah wlll
@sihambashir3606
@sihambashir3606 5 лет назад
Masha allh shukriyey abyo kutaagersanahy thnks abyo wax walpo nala wadegeso ❤❤❤❤❤❤ u
@izoqali5327
@izoqali5327 5 лет назад
Masha allh gacnta alllh ku barkey wallo
@mankauroninaali5607
@mankauroninaali5607 5 лет назад
Masha Allah abayo qaali gacantada Allaha ku barakeyo
@Dhamestiran
@Dhamestiran 5 лет назад
Msha allah habo shukran allaha ina kadaayo wxa samesay an jeclaan majirto insa Allah wnsamenaya 💯💖
@drskadrohasandirie7745
@drskadrohasandirie7745 5 лет назад
Shukran mcnt gacantada allaha kudhafo wxa tahy qof lagu daydo horu usocod wacan abyo qalia
@qalbilula6712
@qalbilula6712 5 лет назад
Masha allh xbbti gacanta alahs ku bara keyo
@juweriyamahamuud406
@juweriyamahamuud406 5 лет назад
Masha Allah abaayo mahadsanid jazakallahu kheyr horey usoco Aad ayan ogahelaa cuntoyinka Aad soo galiso 😘😍😍👍👌
@drsdhemanqali8389
@drsdhemanqali8389 5 лет назад
Like siya plz dadka xasidka ah wanaaga firi shukri bariis mcn mcnto like iyo ka bdn aad is dahishaa
@shaandheyaofficial9859
@shaandheyaofficial9859 Год назад
Thank u xabiibti
@qalbilula6712
@qalbilula6712 5 лет назад
Xbbti cuntooyin aad u fiicsn oo ilmo lasiiyo misna fudud noso gali somaali jognaaye thnkz xbbti
@hindamahamed7427
@hindamahamed7427 3 года назад
Man sha allhi Man sha allhi
@mohamudjamac2851
@mohamudjamac2851 5 лет назад
madsanid shugri ilahy gacantada haku barakeyo adi iyo inti muslima
@umumohmed9729
@umumohmed9729 5 лет назад
Mansha allah ale hakubarkeyo qali shugri ale darti ayn kujeclhy ale haku xafido xbbti❤❤
@iskufilaniskufilan7724
@iskufilaniskufilan7724 5 лет назад
ASC shukri abayo Chanel kaaga waxaan kuxirna 3 years anii mamo iyo xaji wali magariin alx waax badaana waankafaidaysty waaad kumahdsnthy danbigada iyo kii walidka alahaa dhafo , after that , anii Kenya kulajogy ,hada wankatagy , I'm from Uganda now after that next week wankadulaya dalka dibadisaa wanjecla inaan gurigena kugucasumo lkin imasurtobin , codsii baaan wataaa o ah igu casum duco adi iyo Chanel kadaba ,😍😍😍😍🖐️💓💓💓🛫
@safaradacaalamka4218
@safaradacaalamka4218 7 месяцев назад
Nuuno Yar AA tahay allaha kusoo barbaariyo wlshy qaali
@kaltuunmaxamed2581
@kaltuunmaxamed2581 5 лет назад
Masha Allah sifiicnban ka ga faida Allah janda hagu geliyo lkn inyr gabi video yada bs
@ibtisammohamed4452
@ibtisammohamed4452 5 лет назад
Hore usoco qalbiyey ilhy hku sharfo
@somalimanintheworld1849
@somalimanintheworld1849 5 лет назад
Mahadsanid wlaashiis mar ka hore lkn saxan bariisa iyo Nudeln (Spaghetti ) waalaga daalay faaiido na jirka umalaha aan ka eheen energy markaa qudaarta iyo cagaarka & fish ka siloo diyaariyo noo soo badi, sida Gemüse Suppe mit ölive Öl. 🍜 Ama Band Nudeln mit Lachs 🍝🐟 (fish , ama, Kartoffeln braten. ...........
@cabasabuukar7385
@cabasabuukar7385 5 лет назад
Hhhhh gabdha wa somali english le laga yaba iney fahanto af germany ayaba uso qortee fnny wlhi
@haliimoomaar7527
@haliimoomaar7527 5 лет назад
masha Allah alaha haku barakeyo gacantata
@hamdiahmed5118
@hamdiahmed5118 4 года назад
Masha allh
@iqlaasmaxamed4502
@iqlaasmaxamed4502 5 лет назад
Hbo billhi anigo dhergan ayaa baahi iqabatey kkk hore usoco mamo shukri
@ilwaadnuura9182
@ilwaadnuura9182 5 лет назад
shukri walaashey macaan aad ayaan kuugu xeranahy inta badan commentga waqti uma helo lkn qalbiga ayaan kaaga duceeya walaal qalbi wanaagsan oo wax badan noo faaiideysa ayaad tahay
@habibaali9801
@habibaali9801 5 лет назад
Masha Allah my sister🙏💋💕😘😍👌👍👏🌹
@fgddgffgdgx1334
@fgddgffgdgx1334 4 года назад
Macaanto Alahkuudaaweeyo.
@ifrahhassan6309
@ifrahhassan6309 5 лет назад
masha allaah qaali alle haku xidiyo wad mahad santay
@nuuurulislaam7913
@nuuurulislaam7913 5 лет назад
Maa shaa Allah ku soo dhawaada Nuurul Islaaam
@xabibacabdirashid1110
@xabibacabdirashid1110 5 лет назад
Shukran habibti
@omarhuseinmohamed8863
@omarhuseinmohamed8863 5 лет назад
wcs maasha alaha shukri abayo hadad mucaarad aragto waa mar aad heer sare gaartay marka ha u joogin mucaarad warkooda gacantada Alaha ku barakeyo
@malyunhashi5711
@malyunhashi5711 5 лет назад
Manshaalaah tabrklaah ilhay haku barkeeyo
@noorabdirahman2188
@noorabdirahman2188 5 лет назад
Maasha allah walshy shuri sharaf
@rahmayousuf894
@rahmayousuf894 4 года назад
Hore u soco abaayo
@amaalgabayr1126
@amaalgabayr1126 5 лет назад
mnsha alaha barkalaha xbbti alaha ku xifdiyo
@fathiabdulle209
@fathiabdulle209 5 лет назад
Masha allah abaayo horay uu soco 😍
@nimofarah8193
@nimofarah8193 5 лет назад
Manshaa allaah wllshey qaali allaah haku xafido aamiin jisaakallaahu khayr 👑👑👑🌹🌹🌹🌹🎁🎁🎁
@aaminamohammed5352
@aaminamohammed5352 5 лет назад
Masha Allaah
@deeqagarabey9652
@deeqagarabey9652 5 лет назад
Masha Allah beautiful sharaf maxamed allow kuxafido
@dekaali3458
@dekaali3458 5 лет назад
Masha allah abyo gacantada ilahay haku barakeyo shukri qaliyey waku jecelnahay abyo
@fardowsaawil2194
@fardowsaawil2194 5 лет назад
Deka Ali yeu
@fardowsaawil2194
@fardowsaawil2194 5 лет назад
Jn
@safosagal112
@safosagal112 5 лет назад
Xabibty basasha bariiska kadhex muuqata dadku lalabooda ayaa jira
@faizamohamed3145
@faizamohamed3145 5 лет назад
Masha allah sharfy illahay haku xifdiyo
@nimcoceelabe5794
@nimcoceelabe5794 3 года назад
Mmsha allhu
@guleedsimba2524
@guleedsimba2524 5 лет назад
Manshaa Aallh wll qalii
@saynabibrahim6452
@saynabibrahim6452 5 лет назад
mansha Allah wlshy shukri Allah haku xiftiyo
@faraxcabdirahman3966
@faraxcabdirahman3966 5 лет назад
Maash allah shukrn habo qali
@maryanali2092
@maryanali2092 5 лет назад
Shukriyey apaayo chicken oo qudaarta dhaxdiisa lagutolo iga soo dhis my dear
@mariaadan9027
@mariaadan9027 2 года назад
Mash allh
@haawaladan9778
@haawaladan9778 5 лет назад
Mashaaa allh abyo shugri alle haku barakeeyo
@faadumiinamohamed3556
@faadumiinamohamed3556 5 лет назад
Masha allaah wa qurux lkn dad waxa no joogo barbaroni iyo basal cunin anyway thanks
@umuxamsa291
@umuxamsa291 3 года назад
Wall0mashall Allehakuxitiyo
@fatmaosman8439
@fatmaosman8439 5 лет назад
Mash Allah shukran abayo
@hodanmuhudiin
@hodanmuhudiin 5 лет назад
Msha allh abyo shukrn Thnks
@siraadcartan6866
@siraadcartan6866 5 лет назад
Shaxshax masha allaah
@leylamaxamudsahal2625
@leylamaxamudsahal2625 5 лет назад
Mash allh allh kuxifidiyo my apyo
@fardusdualleh2932
@fardusdualleh2932 5 лет назад
Maansha Allah shugri qurux kee going 🌷
@fathiaden2244
@fathiaden2244 5 лет назад
jazakalaju kheyran abayo dadaalka sii wad insha alh
@filan-lv2up
@filan-lv2up 5 лет назад
Masha allaah abyo qatar ❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍
@faadmafaraxsan9969
@faadmafaraxsan9969 5 лет назад
👍😋👍👍👍👂👂👀👀 yummy shukran qaaalidii habeenkaay
@umulkhairmohamed2895
@umulkhairmohamed2895 5 лет назад
Masha Allah xapiipti hore usoco 😍😍💖
@jamacyusuuf3048
@jamacyusuuf3048 3 года назад
Thnkz
@adnaabshir3964
@adnaabshir3964 5 лет назад
Qudaarta magacyadooda iisheeg wall qali
@siidcumar4361
@siidcumar4361 5 лет назад
shugri Abayo macnto nosogali pize forno laanaa
@faqiramohamed3757
@faqiramohamed3757 5 лет назад
M.a Lovely shukri masala
@farxiyaahmed7116
@farxiyaahmed7116 5 лет назад
Bariiskii xaajida so gali shukriyey ileen xajigu naf gooni ah malahee🤣🤣🤣😂😂😁😁😁😁👍👍🚶‍♀️
@user-pi1ot9bi7e
@user-pi1ot9bi7e Год назад
Shugri abayo xage kunoshahay
Далее
Digrigii Xubbiga oo isku beddeshay "Dabayl Caafimaad"
36:29
Classic Italian Pasta Dog
00:20
Просмотров 754 тыс.
Hadi e ku imaneso marti ka dhis kana  faideso
36:59
Просмотров 105 тыс.
Asxaabta cawa maxaa idin wada chicken pop ka faidesta
15:44
muufo iyo maraq kaawash
26:15
Просмотров 116 тыс.