Тёмный

Baris iyo hilib basbas shidni baradho iyo basal waad IGA sugesen ka faideso 

shukri masala
Подписаться 497 тыс.
Просмотров 198 тыс.
50% 1

Shukri masala

Опубликовано:

 

3 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 332   
@deikhassan8518
@deikhassan8518 4 года назад
Shukri masala markaan maqlo islaan 60 jir ah ayaan u maleeyey 😀😀balse gabar yar oo qurux badan ayaa meesha ka soo baxday waa kaftan oo kaliya Mashaallah ilaahey haku xafido wllshy
@al-irshaad2835
@al-irshaad2835 5 лет назад
Maamo Shukri Ku Taageraa Inan mar kariyo waxad karisayna waan rajaynaayay Inan xaaskyga Ku Raali Geliyo Rabbaa
@abdisalamdirir5904
@abdisalamdirir5904 3 года назад
Maashaa allah. Macallimad shukri maxamed cali shutting masala. Mar walba farsamooyin hor leh aan kaa bartaa qayr allaha ku siiyo.
@safiyohusein6283
@safiyohusein6283 5 лет назад
Mashaa Allaah waa Cunto si hagaagsan Aad u karusse balse hal Talo baan kugu dar san lahaa walashey maraq digaga iska daayo dhadhanka kale qudarta iyo waxa kugu filan xawashyada.
@maansarestudio8484
@maansarestudio8484 3 года назад
Masha allah shugri macalimadeena illahoh ku dhoor la aanta abaar
@abakushabdalla2968
@abakushabdalla2968 5 лет назад
Gabar yar oo ila dhalatey baa aad ku jcl Mar kasta waxy dhahda habo shukri iigeya Tom and Jerry mawa fiirsato telephonenada xafada yal oo dhan subscribe baa usaran kee haysato ay kaa fiirsata family aad Bay kuugu xiranyhn habo ilaah haku barakeyo we love u
@anabahmed9517
@anabahmed9517 5 лет назад
Masha aallah
@99957522
@99957522 4 года назад
Maasha Allah aad baan ku salaamaya xabiibti.
@iqrahassan7527
@iqrahassan7527 3 года назад
Masha allah xabiibti ilahy haku xfdo inbdn
@qrtywe6775
@qrtywe6775 4 года назад
Shugri.walaahi.cunto.carbeed.iyo.cunto.somaliba.waan.kasoturilahaay
@taraaarohii1187
@taraaarohii1187 5 лет назад
Shugri darta uso dagaa nairobi wan ku soo boqan donaa anoo waliba aad kuu tagersan mcnto ilh gacanta iyo maskaxda ha ku dayo nago badano cuno xumo qarka usaran aa bad badinoysaa muuuuuuc😘😘😘😘
@hafsomohamedahmed3490
@hafsomohamedahmed3490 5 лет назад
mahadsanid wallahi waaxa kafaideystay shukran qer allaha kusiyo
@abdii9086
@abdii9086 5 лет назад
Mashallah Abaayo qaali shukri Masala ❤❤❤❤👈👍👍👍👍👍👈😍😍😍😍👈
@maryanshariif994
@maryanshariif994 5 лет назад
shukri sharafeey abayo qeyr allaha ku siye waxan ka codsana malaya maraqa laga sameyo oo xoga dhacan lo yelo noso gali kan salida lagu dubo xaajigeyga ma jecna marka codsi wanka suga sharafeey jasakala qeeyran
@zzz2Mahamoud
@zzz2Mahamoud 5 лет назад
Mashaallah Shukri Masala wax badan baanu kaa faa'idaysanay waan ku faraxsanahay
@anushhappyhappy2786
@anushhappyhappy2786 5 лет назад
Abaayo wlh waan ku jacelahay wayo wax tahay qof fiican Allh ku dhowro
@nasraxaaji1814
@nasraxaaji1814 5 лет назад
Masha Allah alllah ku xifdiyo abayo macnto thanks 😍😍😍😍😍😍😍
@asmacabdirashiid8151
@asmacabdirashiid8151 2 года назад
Shogri.qali
@naciimomoha495
@naciimomoha495 5 лет назад
Masha allah abyo jazakallah horay u soco
@fadnanoor5121
@fadnanoor5121 2 года назад
Mashacala
@mohamudabdiqaadirxuudeey2352
@mohamudabdiqaadirxuudeey2352 5 лет назад
Shukri runtii waxaan jeclaan laheeyn inaad maqaayad noo furto madaama aan iskaabule nahay wallaal qaalli mashaa allah allaha hakuxafido sharafeey
@umukhayr.9251
@umukhayr.9251 5 лет назад
Shukri Wllo mahadsanid wax badan ayaan kaa bartay
@geygeylovemakeup4178
@geygeylovemakeup4178 5 лет назад
Mashallah aad ban uga helney qaaliyey qeyr ilaah Haku siiyo
@halsancookinglifestylehals7855
Abayoow wankusare anna isar subscribe macaney
@xilkaslamoodye1516
@xilkaslamoodye1516 5 лет назад
Qofka ugu horeeyay ayaaan noqday wan faraxsanahay Abayo shukri ,💞💞💞💞💞
@asmraage
@asmraage 5 лет назад
Channelkan ii subacribe garee walaal sare
@hidaya9227
@hidaya9227 5 лет назад
Wow
@queenfariixa476
@queenfariixa476 5 лет назад
Dhareerka Lee naga soo daadinoosaa wlhi shukriye
@qrtywe6775
@qrtywe6775 4 года назад
Shugri.waankutageeraa.qoyahay.caadimatihid.tartanka.cuntokarinta.waankahelay.hadaan.somaliyo.joogilahaay.waan.ku.imaalahaay.tarthanks.waankasoqebgalilahaay
@qaaliabdillahi2024
@qaaliabdillahi2024 5 лет назад
Masha.allh shukriyey waxbadan baan kaa faidey walee
@ashwaaqmohamed6486
@ashwaaqmohamed6486 5 лет назад
Macn badanaa shimee iigu danbeysay sab aan cuno ama aa argo shukuriyey walac aan ahay isoo dhiyeeso alaabtaan illhey hakuu barakeeyo gacantaata hormar wacan
@yaquttahirfarah8759
@yaquttahirfarah8759 5 лет назад
Maliimahaan waan radiinaa yaay hiliibkaan saa losameyo shukraan jzk allah
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 5 лет назад
Masha allah afar afar haloo fariisto dheh
@aishacuud7489
@aishacuud7489 5 лет назад
MashaAllah tabarakaAllah qalii
@mclnukun42
@mclnukun42 4 года назад
shuran habo ale haku barkeyo xogaga
@faizadakash5590
@faizadakash5590 5 лет назад
Masha Allah live ka wakhti uma helin mashqul ayan aha Jazakallah abayo shukri gacantada alle haku barakeyo amin
@umualisha4012
@umualisha4012 5 лет назад
Masha allahu xabiti jisa kalahu illahay jisadada janatul fardowos ha kayelo dadal kagana dabidhaf ha kaga dhigo mcnto
@zamzamciise6249
@zamzamciise6249 4 года назад
jisaaa kalaah
@MA7CC
@MA7CC 5 лет назад
Asc Masha Allah I llehe haku xafido Abayo mcnto
@nimcoadanisaag4963
@nimcoadanisaag4963 5 лет назад
Masha allaah masha allaah ilaahaw kubarakeey
@awilibrahim613
@awilibrahim613 5 лет назад
M.a walale mcney cunadada markaan dawanayo gajo ayaa igu soo bodeyso wlhi
@munamohamud2986
@munamohamud2986 4 года назад
Kkkkkkkkkkk wlhi
@ayaanxasan1920
@ayaanxasan1920 4 года назад
mnshaaallh
@ciisemoalimadan7737
@ciisemoalimadan7737 5 лет назад
shukri ad ayad u quruxbadantahay walal, masha allah illah haku xifdiyo
@maryamadeeqocali7146
@maryamadeeqocali7146 3 года назад
Masha Allaah ha idin daweyo ukhti qurux ❤❤❤❤
@faraxcabdirahman3966
@faraxcabdirahman3966 5 лет назад
Maash allah Thanks sis dhuun juq juqii kaso tuur shukri masala
@shamsocadey7283
@shamsocadey7283 5 лет назад
Abaayo qaali il xun allaah kaa haayo maasha Allah shukri
@caaishomaxamed9328
@caaishomaxamed9328 5 лет назад
Wow masha allah shukri abaayo dadaal kaaka horey usiiwado xipp wax badan waan kaafaiday walashey
@nashaadibraahim2109
@nashaadibraahim2109 4 года назад
Mnshalllah tabarkallah alle gacanta haku barkeeyo mamo
@indhakafiya5802
@indhakafiya5802 4 года назад
Mansha alaah shugri sharaf shugri shacni ilahay haku barakeeyo
@sgoox8604
@sgoox8604 5 лет назад
ManshaALLAAH Ilaahay Haidiin Daweeyo Bill hanaa wall Shifaa
@omarhuseinmohamed8863
@omarhuseinmohamed8863 5 лет назад
wcs shukri masala abayo qali gacmahaaga Alaha ku dhowro caruurta iyo adigana aAlaha idiin wada caafiyo qali dumar
@fardowsodagan9552
@fardowsodagan9552 5 лет назад
abaayo qaali rabi haku dhowro wax bdn ayaan kaa faaidy nolow waligaa farxad ku nolow quruxey
@naciimokaaha6910
@naciimokaaha6910 5 лет назад
Afar afar ufariista Shukri masale Allah yaxfidka
@ziadera2137
@ziadera2137 4 года назад
shukri maasha Allah qoriga aad ku kariso sticmaal laakin qadada caaga ah iska daa waa sun adoo raali ah
@shamsowiilo7378
@shamsowiilo7378 4 года назад
Masha allaah
@nasirosman3363
@nasirosman3363 Год назад
Waa rabaa😭😭
@aishacuud7489
@aishacuud7489 5 лет назад
Inta walac ah like isara
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 5 лет назад
Walal Shukri Indha shareerka Umahaati Muminiin ayaa qaadan jiray Ixtiraam hadad Xiratid AlxmduLlilah. Laakin hadan Xeranaynin haka dhigin wax Lagu jees jeesteyo oo xiligi la rabo la qaato.
@luulseyid6938
@luulseyid6938 5 лет назад
ManshA.alaah shukri sharafey gacantada ale haku barskeeyo jazaakalaah
@samiroabdi4742
@samiroabdi4742 5 лет назад
Asc abaayo qaali shukri cadeey masha allaah ilaahay qeer badan haku siiyo insha allaah qaali mahadsanid 😍😍😍💙💙💙👌👌👌👍👍👍
@hidaayaomar5897
@hidaayaomar5897 5 лет назад
Masha'allah xabiibti illhay ha ku xifdiyo insha'allah
@sadiomohamedali8638
@sadiomohamedali8638 5 лет назад
maasha allaah qaali aad ban ugu helay shugran
@nehacadey4721
@nehacadey4721 5 лет назад
Allow kubarakey gacantada
@naanimoha3965
@naanimoha3965 5 лет назад
masha allah walashay hormar khayr badan ayaa kurajaynaa
@hamdababy6320
@hamdababy6320 5 лет назад
Abyo asc masha allh waan kafaideystey bari martiqaad qawaaa shugran Abyo jasakalh kher
@fartuumabdullahifartuumabd9227
MaashaAllah qaali Shukran
@umumahiratube137
@umumahiratube137 3 года назад
Mashaa allha
@raxmoxaaji9320
@raxmoxaaji9320 5 лет назад
Masha allaah allaaha ku xafido macaanto
@queenmohamed5375
@queenmohamed5375 5 лет назад
Wow after 5 hour's wa imid qaali luul shukrki hormar wacan
@qrtywe6775
@qrtywe6775 4 года назад
Magaceygu.waa.fa.isa.sacuudiga.ayaan.joogaa.abaayo
@sacdiyohussein6940
@sacdiyohussein6940 5 лет назад
Ma shaa Allaaah abaayo jazaakillaah khayr shugri qaali
@dream-fi3sm
@dream-fi3sm 3 года назад
Hooyo Somali oo adag tahy
@amenabeauty
@amenabeauty 5 лет назад
Mash Allah
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 5 лет назад
Masha aallah 😍😍😍
@marwastarcooking
@marwastarcooking 5 лет назад
Masha Allah yummy
@umusurayacali8911
@umusurayacali8911 5 лет назад
Mashaa allah abaayo cunto caruuta u fiican noo soo sameey ilmaheega waxba ma cunaan
@xaliimacabdilaahi792
@xaliimacabdilaahi792 3 года назад
Asc
@xaliimacabdilaahi792
@xaliimacabdilaahi792 3 года назад
Shukran wlshay qali Alle haku barkeyo
@aslihajir1640
@aslihajir1640 5 лет назад
Tnxx my walashy qaali
@nasriwacdi6112
@nasriwacdi6112 2 года назад
Mansha allh
@khadijahashim3732
@khadijahashim3732 2 года назад
Kan gacanta kuu xiran aad u qura
@nasramohamuddiriye8311
@nasramohamuddiriye8311 5 лет назад
Walaley waxn joga mel an hilib laga heleynin walacna wan ahay e nagada hunguri juqjuqa
@safiyomacalin753
@safiyomacalin753 5 лет назад
Habo shukri basbaaskaas anga maba heysane see yeeleynaa kankle maku badalan karnaa somaliya malga helaase kaa isticmaalooso
@mahadobintumizan8619
@mahadobintumizan8619 5 лет назад
Masha Allah shugri masala guulayso macalimad qaliya
@simranqurux595
@simranqurux595 5 лет назад
Masha allah jazakalla kujecliya abaayo nolow 🤩😍👌🇸🇴😘🇸🇴😘🤩😍
@habiboabdilaila246
@habiboabdilaila246 5 лет назад
Masha Allah Khado aad u macan
@amalosman6366
@amalosman6366 5 лет назад
Masha Allah shukri jasakallahu khayr bayo
@farhiaali5107
@farhiaali5107 3 года назад
Maasha alaah abaayo mahadanid
@haninora533
@haninora533 5 лет назад
Mashallaah Mahadsanid xbbti💝😍😘
@hanaadheemanhanaadheeman2234
@hanaadheemanhanaadheeman2234 5 лет назад
Masha alaah🌷🌷
@meymunnuur3158
@meymunnuur3158 3 года назад
Abaayo markasta maasaanuxijaabatid saan ayaakuuwanaagsan
@dheemanqaali8986
@dheemanqaali8986 5 лет назад
Masha alaah ale haku xafido wll caadi maaha walaahi shugran wll qaali
@suleqajacfar2957
@suleqajacfar2957 3 года назад
MAsha Allah 🌹 mahdsanid abaayo macn 💖💋
@bellaruza1384
@bellaruza1384 5 лет назад
Woow thnks mama mcn gcntaada alla kubarakeeyo
@noorabdirahman2188
@noorabdirahman2188 5 лет назад
Maaha allah walshy allaha kuxixifdiyo
@riyaxajiabdirsm788
@riyaxajiabdirsm788 5 лет назад
Woow mash allh
@malikatulxubi8290
@malikatulxubi8290 5 лет назад
Habaryar aniga waxan ahay arday Hooyo cunugedi kowad dhawan dhashay Waana shaqeya intaasba maalin walba ayan qabta marka wax fudud oo kala bad badalan noo soo gali mahadsanid
@shibiskadhe4200
@shibiskadhe4200 5 лет назад
Ale ha ku xafido wlashy shugri Masala
@fatima-said976
@fatima-said976 5 лет назад
shugriyeey kistoo isoo dhiib basbaaskaas maskiin yaroo mel cidla kuwalaceysaa ahaye dhareer aaba iga socdee allaha idin barakeeyo😂😂😂
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 5 лет назад
Basra Sayid Abayoo macaneey sory wlhii hadan ku aqonlaha ama ku dhowanlaha wanku gargari lha cudurka walaca wa xanun alha kusaqiro
@fatima-said976
@fatima-said976 5 лет назад
xalima sacdiya amiin abaayo mahadsanid walaashey allaha ku xifdiyo mcnto
@nafisamahamed5088
@nafisamahamed5088 5 лет назад
Masha alah uqtii qali ilahey ha idin daaweeyo igu cuna nabad
@leilaluckystyle6018
@leilaluckystyle6018 3 года назад
Lajacley
@qamarabukar9029
@qamarabukar9029 5 лет назад
Maasha allh shukri cadey neyrobi inan darta uso ado ayan kabaqa macanta sabtan dharerka iga socdo
@ismailabshir5947
@ismailabshir5947 4 года назад
Shukri malgu qabaa sis
@adanbotanxasan4697
@adanbotanxasan4697 5 лет назад
masha alllah abaayo alle haku barakeyo gacanta aniga intan wa jeclhy marwalibo waa samesta
@maxamedyare562
@maxamedyare562 5 лет назад
shukriyey Abaayo saan udawanayay cunada ad samayneysy ayn dhargy
@asiamohamed496
@asiamohamed496 5 лет назад
Mansha allah tabarakallaha
@maryamaosoble8459
@maryamaosoble8459 5 лет назад
Alh yaxfadag quruxey shukran
@marianmahomuud1280
@marianmahomuud1280 3 года назад
M.a
Далее
Airpod Through Glass Trick! 😱 #shorts
00:19
Просмотров 2,7 млн
How Many Twins Can You Spot?
00:17
Просмотров 11 млн
bariis iyo basbaas shidni qadadii ciida
30:11
Просмотров 318 тыс.
Ugaali Keny 🇰🇪✔️💯ka faidesta
18:46
Просмотров 86 тыс.
Airpod Through Glass Trick! 😱 #shorts
00:19
Просмотров 2,7 млн