Тёмный

"Barnaamijka Hal-adayg:- Soomaliya Waa Dhibtii Oo Soconaysa, Madaxweyne Biixina.…" Xil Indho Indho. 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 46 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 230   
@guletizmail8349
@guletizmail8349 9 месяцев назад
Wallahi suaal kasta si caqliyana ayu uga jawaabay, lakin waxan ku qoslay marku yidhi golaha guurtida waanu fadhinina ila intaanu dhimanino.😂😂😂
@fatumamoulid9983
@fatumamoulid9983 9 месяцев назад
😂😂😅
@lil-arab990
@lil-arab990 9 месяцев назад
Waa run Guul SOMALILAND 🙏🖐
@ladannorway6938
@ladannorway6938 9 месяцев назад
nin Raaga guulaso Abtti indho nooloow soomalilaan guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdullahidirirhersi2297
@abdullahidirirhersi2297 9 месяцев назад
Xildhibaan Indho Indho waa siyaasi bislaaday oo lexejeclo qotodheer ka qaba Somaliland . Allah ha U fududeeyo himilooyinkiisa .
@khaalidcabdiraxmaan4972
@khaalidcabdiraxmaan4972 9 месяцев назад
Guul soomaliland ❤️🤍💚💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻
@AHMEDALi-nb5xj
@AHMEDALi-nb5xj 9 месяцев назад
Xiiniinyaha waan lu ogaa xildhibanka allah ha xafido
@AhmedHandule-b5p
@AhmedHandule-b5p 9 месяцев назад
Ogaada,in Abtiyaashay Dhulbahante qaar Miyirqabana leeyihiin
@BatutaMedia
@BatutaMedia 9 месяцев назад
Maansha Allah, ilahay cimriga ha u dheereeyo Xildhibaan Indho Indho
@guletizmail8349
@guletizmail8349 9 месяцев назад
Runtu qadhadha ninkas runtiisu dadbay dhibisa.😂
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 6 месяцев назад
Runta xaguu ku yaqaanaaa waa sarkhaane bal a tago laas caanood sheekh faan badanaaaa
@malyunismail7313
@malyunismail7313 9 месяцев назад
Guul Somaliland ✊🏽✊🏽
@mohamedabdi160
@mohamedabdi160 9 месяцев назад
Kkk Bravo Bravo Mr xildhibaan Mr indho indho Guul Somaliland❤❤❤❤
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 9 месяцев назад
mashallah waa kaa ilmadeeraday !!!!!!!!!!! Waa run Guul SOMALILAND 🙏🖐 from saylac
@ladanladan1718
@ladanladan1718 9 месяцев назад
Indho idho muwaadin dhaba weeyi Maasha allaah guul somaliland inshallah
@shaficali5991
@shaficali5991 9 месяцев назад
Muqaadin mahan ee waa Adoon isaaq leyahey adoomo badan o hargeysa kunol oo lagu heysto aya jira kanaa uugu liita
@roodacawad13
@roodacawad13 9 месяцев назад
Guuuuuuul somaliland hays raacdo ha guul
@YahyeIbrahim-hl8he
@YahyeIbrahim-hl8he 9 месяцев назад
Mansha Allah somalilan guuul insh Allah ❤❤❤somalilan ❤❤
@axmedmaxamed6597
@axmedmaxamed6597 2 месяца назад
❤❤❤GEESI QARAN OO HADAL YAQAAN AH WEEYI❤❤❤
@bulshawishow7865
@bulshawishow7865 9 месяцев назад
Xildhibaan Allah haku sharfo,
@عبدناصربنمحمد
@عبدناصربنمحمد 9 месяцев назад
Guul Somaliland guul Somaliland 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉2024.
@choueibmahdi395
@choueibmahdi395 9 месяцев назад
Geesi w🎉 aad mahadsantahay xildhiban
@yasinismail2733
@yasinismail2733 9 месяцев назад
Guul somaliland halkay somalia taqaanay way dhaaftay❤
@axmedmaxamed6597
@axmedmaxamed6597 2 месяца назад
Inta ugu dambaysa oo qosal la dul saaray sida inta 2 minute ka yar walee waan u bogay xaqiiqduu ka hadlay❤❤❤
@lii7560
@lii7560 9 месяцев назад
HARGASO IYO BURCO WADAAN MA AHAN WAA LABO MAGALO OO SOMALIYA KA MIIDA AH 1 HAAL QABIIL OO ISAAQ DAGAAN BEENTA IYO HUHADA MASKINTA ISAAQA EE TULOYINKA HARGASO IYO BURCO DAGAAN LOGU SHEEKEYO NAAGA DAAYA PLEASE 😂😂
@w410921
@w410921 9 месяцев назад
Huuraale, aqoon daraa ku haysa Somaliland 45 dal oo jira ayay ka dad badantahay, 54 dalna way ka baaxad wayn tahay waxaagu waa xaasidnimo, kuuna soconmayso Miyaad ogayn in ay jiraan dalal magaalo keliya ahi. Iskuul tag, tani way socotay e
@nimcoyusuf9903
@nimcoyusuf9903 9 месяцев назад
allaah khair haynooga dhigo xildhibaan indho indho rabbi ha ku xifdiyo
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 9 месяцев назад
Xil: cqadir waa hal dorka ama Shanta qof ee ugu mudan jsl Ilaahay aduun iyo akhiraba Haku liibaniyo mdnha
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 9 месяцев назад
Manshaalaah tabarakalaah hadalkiisu wada murtii xanun badan muxu yiidhii wa dhiibatadiii oo tayiiro leeeh
@عبدناصربنمحمد
@عبدناصربنمحمد 9 месяцев назад
Yadoo tayiralahoo melkasta galaysa guul Somaliland 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉.
@mohamedhassan-jl4zk
@mohamedhassan-jl4zk 9 месяцев назад
Xill Indho indho is not easy fatadhugta 2024 la qabso
@fathiaabdidaoud9213
@fathiaabdidaoud9213 9 месяцев назад
guul somaliland MASHALLAH
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 9 месяцев назад
Mujaahid indha insho
@saabiriinaxmadmaxamad7947
@saabiriinaxmadmaxamad7947 9 месяцев назад
wuxu been badan car imaaw taleex iyo laascaanda
@abobasement346
@abobasement346 9 месяцев назад
Ben bad shgtay doqon horgaleh dhaqan xuun o Asal lahayn kkk kuwah ay jamahirtuh xukumen bad tahay hargaysah bah lagah so qaban in shah Allah
@MacsuunAbiib
@MacsuunAbiib 9 месяцев назад
Somaliland midnimo insha Allah ❤❤
@degmoomeo
@degmoomeo 9 месяцев назад
Masha alla tabarakala guul iyo gobanimo Somaliland 💪 💪💪🤲🤲🤲🤲🤲 Amiin ya rabil calamiin
@xasannuux5275
@xasannuux5275 9 месяцев назад
Mansha allah
@SL-te5gj
@SL-te5gj 9 месяцев назад
Wallahi waa libax!!! Illah ha daayo Amin!
@mohamedahmedgoobe1738
@mohamedahmedgoobe1738 9 месяцев назад
Dufoow!!! Igriiska meeqa RW baa soo maray afarti sano ee u dambeeysay. Waa afar! Aduuna lma socotid ee Dufoow comment aan aheyn Kuuma Hayo.
@tabarakmedia5198
@tabarakmedia5198 9 месяцев назад
Dadka qiimaha leh ee umadu wax ka faa`ido karto maa soo qabtaan qofkan oo kale bulshada horteeda lama keeno waa qof madhan oo aan qiimo siyaasadeed iyo mid shaqsiyeed midna lahayn
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 9 месяцев назад
Wad kaa xuntahay niinkani runto ku walanyahay oo ku adagyahay
@guletizmail8349
@guletizmail8349 9 месяцев назад
Runta uu ka hadlay maa ku dhibisa.
@tabarakmedia5198
@tabarakmedia5198 9 месяцев назад
@@guletizmail8349 Run iyo been maha arintu dadka ayaa kala qiimo roon Tv iyo saxaafada qofka la hor keenayaa waa inuu noqdaa qof qiimo leh aqoon yahan ah dadku wax ka faa`ido
@abdinasirmohammed4595
@abdinasirmohammed4595 9 месяцев назад
Anagaa jecel
@sahnim7481
@sahnim7481 9 месяцев назад
Hadalkaaga ayey kamuuqataa inaad ciilantahay. Xildhibaan indho'indho dhusadiisana magaadhaysid. Guul somaliland 🎉🎉🎉❤
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 8 месяцев назад
Indho indho Sidiisuu Funny ku yahay. Italian. Ka markuu ka hadlaayo. Hh😂😂😂
@dontworry6674
@dontworry6674 9 месяцев назад
Somalia guul
@yusufmoor8495
@yusufmoor8495 9 месяцев назад
Indho Indho is the truth
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 9 месяцев назад
Qodabka 6.aad bu aha kii London
@samirafarah8085
@samirafarah8085 9 месяцев назад
Guul Guul somaliland 👍👍👍🌹🌹
@axmaddaahirmakaalmukarama9002
@axmaddaahirmakaalmukarama9002 9 месяцев назад
Kolonbia aaan raadinno wax kugeeya halkaas ayaad ku fiicnayde 😊
@hodanibrahim6033
@hodanibrahim6033 9 месяцев назад
Indho indho waa fariid waan qoslay ilaa intaanu dhimanayno ayaanu fadhiyaynaa
@sacadmuuse6634
@sacadmuuse6634 9 месяцев назад
Ninka raga warkiisu waa cadaan afar xiniyood indho indho Alle haku sharfo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 9 месяцев назад
Khanis Waa khanis 😂😂😂😂
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 9 месяцев назад
Inshall Allah it is time to recozning republiken of somaliland 2024
@AliMahad-gf5gd
@AliMahad-gf5gd 9 месяцев назад
Lacag wa cunis 😂
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 9 месяцев назад
ALLAH BOOTO BADANA
@munasagal2496
@munasagal2496 9 месяцев назад
Nasiib badanaa, 33sano ayuu iska qaadanayaa 3000kun oo doolar, xitaa waxba muu baran.allow raga sidaas ah iyo SNM ti u naafoowday iyo kuwa u waalanba xagee lagu kala xisabayaa
@KaahincigaalXasan
@KaahincigaalXasan 9 месяцев назад
Guul iyo gobonimo reer somaaliland waar ninkan waa geesi geesi dhalay
@salmaomar-m1v
@salmaomar-m1v 9 месяцев назад
Madaxwaynaha mustaqbalka S/land. Indhobuur
@abdimusefidow615
@abdimusefidow615 9 месяцев назад
Nijaas waye hor gal baaa wareysaneèe
@sacadmuuse6634
@sacadmuuse6634 9 месяцев назад
Cawridee
@w410921
@w410921 9 месяцев назад
Horgal ma aha ee, waa nin rageed. Laascaanood maanta eeg, maxaad u soo kordhisay aan ahayn dagaal. Isla yaaba oo wixiinu xaasidnimo ha dhaafto iyo xiqdi
@xasan127
@xasan127 9 месяцев назад
dayuuskan waa hore buu dhintay
@FaraxMaxamed-w3b
@FaraxMaxamed-w3b 9 месяцев назад
Soomeelinguuulguuul❤❤❤❤❤❤
@lii7560
@lii7560 9 месяцев назад
IDOORKA NINKAN BAA GARANYA SIIDA LOOGA WAALO MARKAYE QAMRI SIYAANBA OO EY KA HADASHIIYAN BA SIIDA DUMARKA BUU ULA HADLA LACAG YAARNA WAA KA QATAA NAGAHANA WAA KA WAASA ASA MIINDHAA MIID ABAARSO DHIIGTA WAASA IDOOR AH IDOORKA WAA QOOM DUULOWBAYE QOOM ADNA ADAN OO BOQOL JIIRA EY HOGAN UU TAHYE ACUUDU BIILAAHI 😂😂😂😂
@MhmedDaljir-bd6uh
@MhmedDaljir-bd6uh 9 месяцев назад
Hadanad makhnud ahayn laga macaash siiyo maxaa meel xun iyo ceebta adiga Marag kaaga dhigay dulliyow aduu xooraad wxaa ka ahow adoonyow meel aad wx ku thyba ma jirtee cid kaa dhilo bdn oo kaa saqajaansan maba jirtee wadigaa futo iyo camalked ka hadlaye waa dhaqan kaagii lee khaniisyow
@abduge1237
@abduge1237 9 месяцев назад
Nin tolkii aan matelin oo horgale ah baa la wareesanaya. Waa yaab
@ALLAYAQAN
@ALLAYAQAN 9 месяцев назад
WAA DADKA AFSOMAALIGA KU HADLA OO MACNEHEEDU YAHAY ITHIOPIAN-SOMALILAND !!! KKKKKK KKKKK KKKKKK
@MustafaAbdirahman-oo9eu
@MustafaAbdirahman-oo9eu 9 месяцев назад
Horta ma indho ma naleeye axmed baa
@abdulahiweylaq3509
@abdulahiweylaq3509 9 месяцев назад
Xasbuna,allah War qofkan maxa ka qaldaan lkn walalyal ina lillahi waina illlahi raajucun war ha dambijiin qofkan walaan HCTV
@GeckoWiz
@GeckoWiz 9 месяцев назад
Qofki kilya o miir qaba
@sacadmuuse6634
@sacadmuuse6634 9 месяцев назад
Nooca hadalkiisa ka ooya ayaad ka mid tahay ee iska adkee hadalka
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 9 месяцев назад
Xildhibaan indho indho nin adag weyan
@AbdirisakHasanahmed
@AbdirisakHasanahmed 9 месяцев назад
Colombia 😂😂😂😂😂 waa run meeshu waa shaqo tag
@cabdilaahicumar3485
@cabdilaahicumar3485 9 месяцев назад
wariyahani iska hubi waa kuwa cadowgu wax ku shubtay taariikna ma hayo.
@issapresident1066
@issapresident1066 9 месяцев назад
Bien parlé
@Dajiye614
@Dajiye614 9 месяцев назад
Laandheere shaqeysta , Passport Somaliland wuxuu ka shaqeeyaa Hargeysa-Burco 😂😂😂😂
@امالخيرنعمان
@امالخيرنعمان 9 месяцев назад
Fariid xil indho indho 😊
@mohamedmahamed2910
@mohamedmahamed2910 9 месяцев назад
Indho indho lascanood tag balan waxaa ah in madaxa lagaa toganayo eey eey Dhalay horgal
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 9 месяцев назад
Waxani hada ma weriyaa Mise Waa HUWAN Qarsoon INDHO INDHO Geesi codkara
@MhmedDaljir-bd6uh
@MhmedDaljir-bd6uh 9 месяцев назад
Xildhibn cabdiqaadir maxamed xasan indho indho
@_22260
@_22260 9 месяцев назад
Waa hadal yaqaan walahay nin kaan waan kasoo horjeedaa lakiin waa hadal qaan kama hagranayo intaa
@muhsinosman7265
@muhsinosman7265 9 месяцев назад
Indha indha Somaliland weey isku dhamataay wareeda Saan beey ku burburtaay bal xageed galidonta Meel kale Aad ku dhumanii kartaa malah
@ALLAYAQAN
@ALLAYAQAN 9 месяцев назад
WAA DADKA AFSOMAALIGA KU HADLA OO MACNEHEEDU YAHAY ITHIOPIAN-SOMALILAND !!! KKKKKK KKKKK KKKKKK
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 9 месяцев назад
Hhhhhh tisaba daryerla tukale ku dara sool baad matashaa kawaran bal maanta horgale
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 9 месяцев назад
HORGAL INDHO INDHO ASAGABA HORGAL AH MARKA DADKIISA LA LEYNAAYE KU FARXAAYE ADIGOO KALE WARKIISA MABA LA QAATO
@FaraxMaxamed-w3b
@FaraxMaxamed-w3b 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shireabdi2220
@shireabdi2220 9 месяцев назад
SAQRANKAN HORGALKAN NOOGU BALAMI LASCANO INU YIMAADO
@sacadmuuse6634
@sacadmuuse6634 9 месяцев назад
Hooyadaa miyaa la cabi jirtay halkeed Ku aragtay
@faisalmahamed1419
@faisalmahamed1419 9 месяцев назад
Dhaqankii reer ka bukay weeye Dr indho muraayad u gashe. Kkkkkk
@jamaelmi
@jamaelmi 9 месяцев назад
Colombia 😂😂😂😂😂😂
@IlyaasBicola
@IlyaasBicola 9 месяцев назад
Faatale faatale dhalay muxu been fafiyay marxuun ayaad ka tahay lascanood bila tabaryar meeshaan hal aqli leh kuma jirto ninkan viva somalia 🌍🌍🇸🇴🇸🇴🇸🇴📚🖊🦁😎👈🏾
@burco688
@burco688 9 месяцев назад
Ninkan wariyaha wuu su'aalo xunyahay aad iyo aad
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 9 месяцев назад
Warlords kii waxaa haday muuse Allah uma ha kA qabto. Indho indho waa hunguri land
@Twa917
@Twa917 9 месяцев назад
Imanka beeel. Hungurigaga unbad ka hadashay
@mohamedabdillahi8677
@mohamedabdillahi8677 9 месяцев назад
Waarun mucaarid ku waa ningumeed 😅
@hodankhaliif8071
@hodankhaliif8071 9 месяцев назад
Nasri xaguu joogaa naarta kacabe oolkilayste horgale
@abdiazizsalah912
@abdiazizsalah912 9 месяцев назад
Kulahaa waa fadhiyayaa ilaa inta aan dhimanayo
@warsameyaasiin2981
@warsameyaasiin2981 9 месяцев назад
Adeer kaaley. Annagaa kuqayilsiinaynee
@Abdullah-rs7tm
@Abdullah-rs7tm 9 месяцев назад
Indho walaal wariyihii wuu kala daadiyay
@sabahbucurde137
@sabahbucurde137 9 месяцев назад
Guul somalilanad illahay salad wanaagasan illahay ha ka dhigo
@CaffifoApdrahmaan
@CaffifoApdrahmaan Месяц назад
Usoo dhaaf reeraha guryahooda hor galyahow
@shaficali5991
@shaficali5991 9 месяцев назад
Kani waaa Adoon isaaq leeyahey . Waa qof kufaraxsan in 2024 la adoonsado oo uu reer jigadiisa weelka uxalo. Adoon ayad tahey laleeyahey oo uu adonaado qof lamidi.
@RunshegCabdi
@RunshegCabdi 9 месяцев назад
Talyaani buu wax ka shegayaa , Muu ka Hadlow laascaano iyo matalaadiisa
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 9 месяцев назад
Inanka yar ee ku horfadhiyaa wuu ku ogyahey inaad horgaltahey qudhmey oo reero la nool
@HH-lo1kn
@HH-lo1kn 9 месяцев назад
Wa sirkhaan
@garadmediaofficial999
@garadmediaofficial999 9 месяцев назад
beeeeeen waynaa carkee adaa tagaya bal aan aragno arintaasi inad sameysid mida kale waxaad leeyahay haduu wax kle soo waayo adigoo halkaa fadhiya ayuu ku odhanayaa naayahee ceeb weyna waxad ku hadashay oday liita weye
@abdulraziq7581
@abdulraziq7581 9 месяцев назад
War miskinkan maad iska daysan wa qof ahlo qabur ah
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 9 месяцев назад
Horgalka been badanaa mardhaw waa lagusoo tarxiilayaa la soco
@Gmaaad
@Gmaaad 9 месяцев назад
Ninkan waa xariif sida reerkan waxaa looga cuno ayuu yaqaana waana aftahan ina adr iska noolow reerkaga ceey aad ceeyso waxba uma dhimeyso 😂😂😂
@CabdirashiidAbdilaahi-kv1dc
@CabdirashiidAbdilaahi-kv1dc 9 месяцев назад
Alle yaqaan,siyaasi,rag yaqaan,geesi,siyaasi ,oday,dhaqameed,hablaha dhulbahante rag fudud way dhalaan laakiin rag jilicsan ma dhalaan iyo nacas toona
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 9 месяцев назад
Garac bilaa asal ah
@hakimshirwa9023
@hakimshirwa9023 9 месяцев назад
KKK DOQON HORGAL AH CAR UTAG DAGAALKA GALA FAYSAL BOOTAALE LAGULA XIRAYAA
@marikafarah761
@marikafarah761 9 месяцев назад
Kuma. Dhiciikaro. Indho. Indho lascanood in uu. Tago
@AliMohamed-dv9vb
@AliMohamed-dv9vb 9 месяцев назад
Uguwanaagsanayd 😂😂😂😂 ugu xumayd malagu badalay
@AbwanMusseAli-gi6kq
@AbwanMusseAli-gi6kq 9 месяцев назад
Indhò indho maya diid mucaaridka Muxaafidkana u sacab tunyey Ana maya diidey labadaba Midna uuma sacab tumo
Далее
WARKA DUHUR EE KNN 23 10 2024
20:05
Просмотров 1,7 тыс.
Handsoms😍💕
00:15
Просмотров 6 млн
Paint Projects
00:17
Просмотров 4,5 млн
impossible lungs test !! 🫁
01:00
Просмотров 4,4 млн
Handsoms😍💕
00:15
Просмотров 6 млн