Тёмный

Barnaamijka Hobolka Iyo Sooraan Iyo Jawaan By HCTV 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 1 млн
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 386   
@ayannuuh3705
@ayannuuh3705 9 месяцев назад
Cida dawanayza 2024😂😢❤
@namelos2963
@namelos2963 7 лет назад
Waaaaaaaaaw *Sooraaan* wuu cod wacanyee heesaha ha galo cadi maaha😍codka😍😍
@bukharimaxamed6996
@bukharimaxamed6996 7 лет назад
mnshalh thanks Martida iyo dhamaan shaqaalah.HCTv
@cabdirahman2097
@cabdirahman2097 Год назад
Ilahay janada haydin ku kulmiyo 🤲
@sharmakeabees4745
@sharmakeabees4745 4 года назад
Viva burco big love from UK
@jamhuurialjamhuuri7965
@jamhuurialjamhuuri7965 7 лет назад
Kkk dee dhimashaan matalayay tsliye wlhi sooraan wa cadaab inta ku aososhy like igu taabta
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 года назад
إنا لله وإنا إليه راجعون 😥 Sooran Legendary is died today
@xamdaqueen0582
@xamdaqueen0582 3 года назад
Alllhuma amen ya allah allah ha unaxriisto Naxariisti jano amen ya allah hunomcn
@xamdaqueen0582
@xamdaqueen0582 3 года назад
😭😭😭😭😭😭
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 года назад
😢😢😢 Amen
@hamzaarshe182
@hamzaarshe182 3 года назад
Freyde45yyree5uteesguyeertyursszftyreeeefgyrssgggfdssessdtttrrddddeedrrrrttu
@geesihanad2877
@geesihanad2877 4 года назад
Jacaylki ilaahay iyo nabiyadiisa iyo waaliidka ugu wanaagsan walahi
@sultanismail2386
@sultanismail2386 7 лет назад
Soraan waan Aamisanhy wlhi😍😍😍😂😂😂😂
@axmedcade3802
@axmedcade3802 2 года назад
Axmedrooraaye
@noradinosman6951
@noradinosman6951 4 года назад
wariyadaay Alle ka baq oo is astur, asturnaantu way fiicantahay, Alle ha ku waafajiyo wanaaga iyo asturnaanta
@xisbigawadani9184
@xisbigawadani9184 7 лет назад
Aar intii sooraan taageerta hala bakhaylina like ta somaliyeey😅😅😅😅😅
@moproductionsstudio402
@moproductionsstudio402 7 лет назад
Mahad Abdi subscribe ta iigu qabta chenal ka Abdi kulmiye
@hudasultan6608
@hudasultan6608 7 лет назад
Mahad Abdi Zxb Liketu ma bariisbaa...
@xisbigawadani9184
@xisbigawadani9184 7 лет назад
Huda Sultan maye sxb laso eegban islaha dadkan kuwashay like ta
@ruqiyamohamed8791
@ruqiyamohamed8791 7 лет назад
soraan iyo jawaan
@cabdilaahi350
@cabdilaahi350 7 лет назад
sheek ad iii
@xamdaqueen0582
@xamdaqueen0582 3 года назад
Alllah ha unaxriisto abwan İbrahim ismaciil sugule sooraan amen ya alllah😭😭😭
@samiyaismacli8499
@samiyaismacli8499 6 лет назад
Gabadha maxa ka khaldan ma xishoonayso bisinka waraysiga ka daran nimco samriye u daaa wariye masha alllah wllo meesha waxaba kuma haysiid xishoodka ha ka taagin.jidhkaga astur wlllo
@khadaaro10
@khadaaro10 3 года назад
It was three years ago when the drama was introduced and I am watching 2021 Point the finger like me ☝️
@SaLmAhH.ThEhijabi
@SaLmAhH.ThEhijabi Год назад
I am watched 2023
@ayanleibrrahimaqli1884
@ayanleibrrahimaqli1884 7 лет назад
inta soraan tageerta like saara madax weyaaan
@abdinasiryusuf9648
@abdinasiryusuf9648 6 лет назад
Ayanle Ibrrahim Aqli nice
@mohamedshafici2200
@mohamedshafici2200 5 лет назад
wllhi waa runti "bari danba layga shekayn dona " mantay dhab tahay hadaba congrats
@cabdirizaqmaxamedbarre2448
@cabdirizaqmaxamedbarre2448 7 лет назад
Rabi ka cabso meelkasta aad joogtoh
@ahmadyare6067
@ahmadyare6067 7 лет назад
fahiimo qurux waa wariye dhamaystiran waa gabadhii badashay nimco samriye huuno horay u soco waa dhamaytirantahee
@warsamecabdulaahi740
@warsamecabdulaahi740 5 лет назад
Hctv waan soodhaweynayaa barnaamijyada kabaxa qaasatan sooraan iyo jawaan
@xaydarofficial
@xaydarofficial 4 года назад
Hadad weli daawanayso 2020 like hayla dhafin😂😂
@haasanabdi8900
@haasanabdi8900 3 года назад
Ilaahay ha u naxariisto
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 3 года назад
Fahiima walaaley noo soo casun gabadha codka macaan Hani bashiir 👍👏
@karaamafilmzandvlogs4429
@karaamafilmzandvlogs4429 4 года назад
wa la jogaa 2k20 Palamhii fuliya Viva sooraan
@megapolisplayer790
@megapolisplayer790 5 лет назад
"Waxaad og tahay kuma qoslaysid" Amran waa fariid yar
@abubakarugaaz262
@abubakarugaaz262 7 лет назад
AXYA INAN WALAHI WA INAN AAD U QURUX BADAN NIMANKA MEESHA FADHIYABA IYADAA II DHAANTA XAGAYGA YACNI SI WAABA LAGU DIIRSANAYA ARAGEDA 😍😍
@xabiiburaxmaan5994
@xabiiburaxmaan5994 6 лет назад
Jawaan noolow nolol khyr leh Inta jawaan taageerta farta taaga
@guuleedabshir4340
@guuleedabshir4340 3 года назад
rabiyoow kuu naxariiso
@mukhtaarmaxamuud4706
@mukhtaarmaxamuud4706 6 лет назад
_2018 Yaa iLa daawanaYo HcTV plz naaGtan afka waYn izka erYa 😎😎😎
@maxamedsaleebaan6474
@maxamedsaleebaan6474 5 лет назад
masha allah abwaanaada dalka ee usoo baan dhigaaye daadka waax lagu faano oo dhaxaal kuu gaal ah oo qosool badaan guul baan inii rajaaynaaya
@maxamudmaxamed1507
@maxamudmaxamed1507 6 лет назад
war rag waaween baa fadhiya caawa masha allah
@AxmedTraveler
@AxmedTraveler 3 года назад
Alle ha u naxariisto walaalkeen duco ayuu innoga baahan yahay
@kunsoor6671
@kunsoor6671 5 лет назад
Saxaafadi dhimatay oo Sidaada ruux cakiran Ayaa sumcadii ka dilay Waxaan yar salaamayaa Si gaar ah kelmado u dhan Saldhiga horn cable ee Anaga warka noo sidoow Qof aan wada soorahayn Umadu u sinnaanahayn Siday gabadhani wax tidhi Assaasaq wuxuu gudbiyo Dadkiinu saluugayaan Ka saara dhexdiina oo Ayuu sumcadiina dilin Hadaad like ii saarto Waa wax aynu isku leenahay
@Somalioz2020
@Somalioz2020 4 года назад
Jawaan dee Horta Sooraan buu kula dhuuqaaye isagu jilaa ma aha, ileyn ilaahay baa ina dilayee.
@nimcokayseoontira7614
@nimcokayseoontira7614 3 года назад
Allow kuu naxariiso soraan😓😓😓😓😓
@cabdibarre950
@cabdibarre950 7 лет назад
Inanta Saxafiyada ah dhabti habka ay u fadhisatay iyo dharkay so xiratay wa kuwo dareenka kicinayaa, Anigu Riwayadaba iyada iiga macanayd oo iska dawanayay. Alla yaa ii so qabta, Salbatoyada ku xiran kaga si daran, Oh yeah!
@cabdibarre950
@cabdibarre950 7 лет назад
hhhhh
@xaaxinews9269
@xaaxinews9269 7 лет назад
Cabdi Barre hhhhhhhhhhhhh alle haku cafiyo
@zakaria8123
@zakaria8123 7 лет назад
Cabdi Barre waaryahe hhhhhhh
@mahadow1
@mahadow1 3 года назад
Allaha u naxariisto Sooraan. Maanta ayuu go,ay.
@sacadladanebaaruud8778
@sacadladanebaaruud8778 5 лет назад
2019 yaa dawanaya farta taaag☝️☝️
@Cabdiqani930
@Cabdiqani930 8 месяцев назад
Waxan dawanaya 2024😂😂😂
@kawsarismael6765
@kawsarismael6765 7 лет назад
inta nin ee sooraan shegayoba isaga ka qosol
@maxamedcaddaanni
@maxamedcaddaanni 7 лет назад
Saxafiyaduna waa heersare Ka saxafi ahaan haa ayan u haya wlshy
@tooresabdilaah4524
@tooresabdilaah4524 7 лет назад
waa tageera sooran axmed kayse and jawaan amran
@mahiigaancaynabducaale5691
@mahiigaancaynabducaale5691 7 лет назад
Toores Abdilaah b
@fadumonurannimohamed625
@fadumonurannimohamed625 3 года назад
Manshalhu sooran iyo jaawan goog goog 🏖🏕💒🕋🎈⭐💒
@abdinasiryusuf9648
@abdinasiryusuf9648 6 лет назад
Waw nice video
@jawidagan3864
@jawidagan3864 7 лет назад
Tani qosol iyo kaftan maha waa xay ninka meesha lagu bahdilayo
@xaaxinews9269
@xaaxinews9269 7 лет назад
jawi Dagan hhhhhhhhhh war cid lma bahfilin
@NeYmaRJR-oy9xt
@NeYmaRJR-oy9xt 7 лет назад
jawi Dagan subscribe isaar zhp qaali
@babdi1429
@babdi1429 7 лет назад
jawi Dagan been maaha walhi lknse labo xiniiyod buu leeyhy mar buu yiri anaga a wareesan maysid miyaa
@jawidagan3864
@jawidagan3864 7 лет назад
Haye wall qaali
@99yash12
@99yash12 7 лет назад
jawi Dagan aadban oka xumadaY ninka labahdilaY wllhi yasid badnaa waxa
@kadirmiali5420
@kadirmiali5420 7 лет назад
Ninka dhexda fadhiya xata magaciisa nalooma sheegin runti wana qosliya gudomiye sooran iyo kabtan jawaan ninka odayga pls wakhti siiya
@osmansufi4066
@osmansufi4066 7 лет назад
Kadir m Iali waa axmed keyse waa nin ka koomiisan labadaba laakiin aad looma yaqaan
@raxmaaadam8289
@raxmaaadam8289 6 лет назад
Lama siinayo
@KhadraxdSaleeman
@KhadraxdSaleeman 4 года назад
@@osmansufi4066 hygjd
@KhadraxdSaleeman
@KhadraxdSaleeman 4 года назад
Oibydrehfk
@Boqortooyo21
@Boqortooyo21 2 года назад
ilaahay ha u naxariisto sooraan😢
@muxyadiinaadan524
@muxyadiinaadan524 7 лет назад
Nin la yasayaa meesha ma jiree lkn waraysi kaliya maaha ee waxaa meesha ka socdaa waa riwaayad lasoo diyaariyay
@namelos2963
@namelos2963 7 лет назад
*Muxyadiin Aadan* Sax waa runta waa wax la diyaariyey
@hindaothman8014
@hindaothman8014 7 лет назад
V xxxfzn
@axmedcade3802
@axmedcade3802 2 года назад
Axmedrooraaye
@abdiyare6825
@abdiyare6825 7 лет назад
Nin jacayl ka lumay wlhi ragan riwaayadooda waan ka helaa
@AbdulahiDalmax
@AbdulahiDalmax Год назад
allah unaxariisto abwaan sooraan
@mukhtralake1222
@mukhtralake1222 5 лет назад
Soran wa nin bila kibira wuxu yidhi (mel Aar ka kacay atoor fadhfadhisay)!
@abdikhalaqibrahim5226
@abdikhalaqibrahim5226 7 лет назад
ramuudka hoo horn cable saar hawada lasoco ka hubi warkaad u heelanayd like igu caawiya
@NeYmaRJR-oy9xt
@NeYmaRJR-oy9xt 7 лет назад
Abdikhalaq Macaneye subscribe isii zhp
@anwarmohamed7568
@anwarmohamed7568 7 лет назад
jhh
@daqanbillow7540
@daqanbillow7540 6 лет назад
Abdikhalaq ibra him
@yurubqn8237
@yurubqn8237 7 лет назад
Intii ta yar jecel Like-ta ha ila dhaafina hhhhhhh
@naazircaraale4872
@naazircaraale4872 7 лет назад
Yurub QN hhhhh
@hasnahasna2112
@hasnahasna2112 6 лет назад
Yurub QN L
@xamsemustafe1234
@xamsemustafe1234 4 года назад
Mnsha allaah Sooraan & jawaan
@hasanabdirahman8693
@hasanabdirahman8693 7 лет назад
anigu waxaa iga qosliyay ka. dhexda fadhiya meeshaba isgaa qosl ka sameeyay
@abdiodaywa9256
@abdiodaywa9256 7 лет назад
Taliye dhab ma aheyne waxa aan matalayey dhimasho kulahaa hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh soran best majaajileyste
@Afhayeentotal
@Afhayeentotal 7 лет назад
kalamda jecliyaa Inta af somaliga ku hadasha afka Somalia reer qudhi malah waa halki jaylani afkoowgoow
@naskazwegar1777
@naskazwegar1777 7 лет назад
Nagatan wariyda ahi saan miyay horn caple ugu shaqaysaa waar tan saxdi maha ninka dhan mesha fadhiya ma aragto miyaa
@Fmohamett08
@Fmohamett08 7 лет назад
War tan Saxifiyada wax bdn kaa Khaldan Dib ha loo CeliYo plz
@rationalnomad5879
@rationalnomad5879 7 лет назад
hahahhahha waa runtaa lipax foolxumo ku darsatay waliba
@ibraahimcali3069
@ibraahimcali3069 6 лет назад
Mohamed Farah
@mukhtralake1222
@mukhtralake1222 5 лет назад
Fahima yasin muse wa wariye dhamaystiran ee xasidnimada iska dhafa iyo quudhis waga zxbyal
@mukhtralake1222
@mukhtralake1222 5 лет назад
@@rationalnomad5879 sxb malaha inantu bawstay kugu qabaty hhhhh
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 года назад
Nimco samriye ku dayo ayaa hayay e lkn waxba islama hayso
@mustafemaxamed8363
@mustafemaxamed8363 4 года назад
Saxafiyd maha tani wllhi
@ahmadooahmadoo2727
@ahmadooahmadoo2727 4 года назад
Mashallah way iskutoosiyen yasalaaam
@maxamedcaddaanni
@maxamedcaddaanni 7 лет назад
War qudhacyahay naacbad haysan waa riwayad la alifay ee ninka lama bahdilayo Waa wax ay isla ogayeen
@mhussein3136
@mhussein3136 6 лет назад
nin dhex si fican ayan u garanaya waxaanu joogi jiraye burco suuqa kadhada burco
@suldaanwarsame7762
@suldaanwarsame7762 7 лет назад
Waxan ad uga xumahay in kayse la waraysan wayay waa nin ad u qosol badan horn cable raali galin ha ka bixiyaan
@CoolBoyshafi
@CoolBoyshafi Год назад
Ilaahow unaxariiso
@saidojama1170
@saidojama1170 7 лет назад
Sooraan waa rabsho socotaa
@munamahamed8020
@munamahamed8020 7 лет назад
Saido Jama
@abdishakuradan2547
@abdishakuradan2547 6 лет назад
Wr Meshan waresi mayale bahdil bn u arka
@eitilkacazeinacbdiraxman3056
@eitilkacazeinacbdiraxman3056 7 лет назад
Tvga hctv hamoogan
@mohamoudahmed9233
@mohamoudahmed9233 7 лет назад
Sooraan-heesta-Sidii-Niirig-Hootanuuga-Sanaagbaa-haanta-loogu-heesaa-adigu-maad-samayne-kadaa.
@MuztaphaManzour
@MuztaphaManzour 7 лет назад
Hahahahahahahahahahah Ala sooraan way kidhegtay boonxirsi ayuu odhan kari waayay
@nimcosuber7185
@nimcosuber7185 5 лет назад
Waw mash allh
@nimcosuber7185
@nimcosuber7185 5 лет назад
OK waa
@abdilahicabi
@abdilahicabi 2 года назад
jawaan siduu mecrophoneka u qarinayo hhhhhh
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 7 лет назад
mid qudha ayaan hayaa oo dirqi ugu yeeshay kulahaa 😅😅😅😅😅
@idirisaalaab3061
@idirisaalaab3061 7 лет назад
hhhhhhh malin dhawyd baa abwn ly yidhi kulaha
@naftamacalindheere9708
@naftamacalindheere9708 3 года назад
Asc dhamaantiin youtubka sheer idha iyo lik Asaxaabtada lawadak Mahasanid isooboqo wan kusaray Anika isooboqo plz
@khaalidjamaal705
@khaalidjamaal705 5 лет назад
Inanta waryahaa wxn leeyay markaad waraysi qaadayso dadka meesha fadhiya waa lawada waraystaa ugu horayn mid kasta noloshiisa aqoontiisa halkuu ka bilaaaby fanka lkn laba qof ku eekaysiisay maaha sidaasi cadaaalad markaa inanta waryahaa haiska jirto wixii danbe
@haboonqalanjo9274
@haboonqalanjo9274 5 лет назад
Jecliya cida ka sheeekaysa markii somalidu feyobayd
@nurcumar1733
@nurcumar1733 7 лет назад
Soodaaa iyo Jawaan.
@nurcumar1733
@nurcumar1733 7 лет назад
Kkkkkkkkk
@nurcumar1733
@nurcumar1733 7 лет назад
Maasha Allah nuur calaa nuur
@naasircali6776
@naasircali6776 5 лет назад
Naagtu sheeko ma hayso
@zermaahir186
@zermaahir186 4 года назад
Warninka dhexda ku jiran gacan u tagay lqysma xaqiree
@amranabdilahi4134
@amranabdilahi4134 7 лет назад
gabadhu dhaliil waxay ku majajilista saddexad ma waraysanayso waayo?
@soomaliweynnomorehawiye9442
@soomaliweynnomorehawiye9442 7 лет назад
AAAR TANI WARIYE MAAHA NINKA DHEXDA MAXAY U WAREYSANWEYDÝ
@salmanmostafe6367
@salmanmostafe6367 6 лет назад
Doqon Doqoni dhazhaY
@salmanmostafe6367
@salmanmostafe6367 6 лет назад
WeeYe dhillaDu
@maanproduction1394
@maanproduction1394 5 лет назад
Meeshu waa riwaayad ee maha waraysi
@tusbaxleyare25
@tusbaxleyare25 5 лет назад
2019 farta ii taagan like ta igu dadaala xarfaanta
@riyanabdullahi5041
@riyanabdullahi5041 3 года назад
I llahayow ku naxariso
@moabdul9482
@moabdul9482 7 лет назад
Haaye gabadha maxaa ka khaldan ee ninka dhexda ku jira ayna u wareesan laa dahay
@moabdul9482
@moabdul9482 7 лет назад
Haayee maxaad ninka la yasaysaa?? I dont like the way she act
@xaaxinews9269
@xaaxinews9269 7 лет назад
Mo Abdul hhhhh
@cfdvgshgscd1437
@cfdvgshgscd1437 6 лет назад
+Mo Abdul is
@jamalkainamohamed4362
@jamalkainamohamed4362 7 лет назад
NaaGtani bakhti Iyo Qudhunba Ka buuxa Ninka Naagtiyo Labada ninba way bahdilayaan hadaLka uu Ku Yidhi Qiimuhu leeyay Ma garanayso Ducufsana wuxuu ku yidhi { indr Cadaalada waa Lagu soo dhawaadaaye Raga inbadanbad waraysanaysay Ana Inaad I waraysato } Nacala nin Caana Ku YaaL
@snmtv1499
@snmtv1499 5 лет назад
Waxani waax fahmayso maaha waa riwaayad yar
@snmtv1499
@snmtv1499 5 лет назад
Xitaa sowka jawaan hoos wax ugu sheegaya
@abdirahmankhalif4151
@abdirahmankhalif4151 7 лет назад
Naagtan intaa microphone 🎤 loo dhiibin ka hor in habdhaqanka wariyenimada la baray ahayd ninkan dhexda ku jiraa ma hooyadeed buu furey halkey ka yaseysaa xataa magiciisa may weydiin waa wax laga cadhoodo
@saidabdidahir8291
@saidabdidahir8291 7 лет назад
hhhhhhhhhhh abwaanimadu halkaas bay itaaganthy kulhaa hhhhhhh
@mukhtarmadar4188
@mukhtarmadar4188 7 лет назад
wariye maaaha naagtani bolshit horn cable tv waxay ku tahay foolxumo inay noocan oo kale wariye ka dhigan parnaamij tabiyaan
@logannnnnn930
@logannnnnn930 7 лет назад
Niow sida kalee barnamijyadu waa fican yihiin lkn inantaa wariyada ah inyarba kadhiman badala ama yada tababardambe siiya
@maxamedyare7011
@maxamedyare7011 5 лет назад
Sidii aan segaggar aha ayey dowladi dhecdy
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 5 лет назад
Gabar io awoowgeed 😁 murmaya 😁😁😂😂
@abwaanayaanlecuriyecabdira5802
*😂😂😂😂DEE HADAA MIYAY KA DAN BAYN LAYD😂😂😂😂*
@mohamedabdimohamoud8328
@mohamedabdimohamoud8328 3 года назад
11:40ka su,aasha sooraan waydiiyey majaajilaystaha jawaabteeda dhuuxa wuxuu sii sheegayaa geerida sooraan ee 2021ka
@richboycolumpia3513
@richboycolumpia3513 7 лет назад
cadeH Mha waLeh Rer BurcOh wadnkA yaka oo ko horiyAa
@axmedmaxamuud6445
@axmedmaxamuud6445 7 лет назад
Tanvwasakhada ah maxaa kaxun
@mohameddiiriye73
@mohameddiiriye73 7 лет назад
Waaaw asal
@hassantubriko909
@hassantubriko909 7 лет назад
jilayaal somaliyed alla qosol badana
@abdinasirhaaji7070
@abdinasirhaaji7070 7 лет назад
Hassan T
@shactiroiyosheekostudio8274
@shactiroiyosheekostudio8274 7 лет назад
Wa jilayal somalilanders ah
@malaykachannel4677
@malaykachannel4677 6 лет назад
shactiro iyo sheeko studio sow somali maah mahaca mar haduu somalnd yahy waa un somali somalidu maha somalia oo klia
@shucaybhazard8798
@shucaybhazard8798 7 лет назад
Barnaamujka laguma soo casuumin kan dheer
@mubarakomar8308
@mubarakomar8308 7 лет назад
Shucayb Hazard ..zxp waa runtaaye meesha muxu la fadhiya Anu waan layaabay wlahi
@kanxgdgsa
@kanxgdgsa 7 лет назад
Shucayb Hazard sxb haddaan lagu soo casuumin illeen waa saaxiibkood eh,ugu yaraan may magaciisa weydiiso uun,, Gabadhani bina aadannimo xattaa maleh
@shucaybhazard8798
@shucaybhazard8798 7 лет назад
Waar Abti Malaa baranamujka Guri baa Lagu duubey kadib Isna Guriguun buu iska soo galay kkkk
@aliwarsame8602
@aliwarsame8602 6 лет назад
Shucayb Hazard
@abuukarshuutale6923
@abuukarshuutale6923 6 лет назад
Wax badan baa idinka qaldan waa wareysi majajalo ah side loogu cazuumin fahankina meeyay cawan yahay
@maxedabdikarin6927
@maxedabdikarin6927 3 года назад
Manshaalah
@abdiahmedsxiiba8063
@abdiahmedsxiiba8063 3 года назад
Uburahiini
@mustafemaxamed8363
@mustafemaxamed8363 4 года назад
Ninka dhexe inay waraysato ayay ahayd markiisa jaanis siiso. Hadalayday kula hadlayso waxd mooda inay wax ka dhexeeyeen
@khadarhassan74
@khadarhassan74 7 лет назад
ax waar ninbey meesha ku bah dileen .Naagtan weriye weriye maaha
@ibraahimsuuleyibraahi618
@ibraahimsuuleyibraahi618 Год назад
Kulaha iyana afkay kahadlayan adna calooshad kahadlaysaa
Далее
HAJJAT ZUULAH AYIYE BWIINO OMUKAMBWE, TAATA NISHA EXPOSED
1:27:54
Why is it different from what I thought?
00:15
Просмотров 848 тыс.
Riwaayada | Jinka | Sooraan iyo Jawaan | HCTV 2012 |
49:58