Тёмный

Barnaamijka Qaraaxo Caawa Waxaa Gaariga Saaran Macalin Cabdi Joon | Astaan HD 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 110 тыс.
50% 1

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2021

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 494   
@somali_boy6463
@somali_boy6463 3 года назад
Dadka ilahay u Abuuray waxa ugu sharaf Bdn nabi Mohamed scw hadii aad ogtahay ku sali halmar scw❤🥺
@halacofficial7121
@halacofficial7121 3 года назад
Wcw
@halacofficial7121
@halacofficial7121 3 года назад
Scw
@najmowarsame555
@najmowarsame555 3 года назад
Scw scw scw
@mushtaqmoali1432
@mushtaqmoali1432 3 года назад
Scw scw scw scw
@munacisman1182
@munacisman1182 3 года назад
Sallalaahu calayhi wasalaam
@nysarooble6354
@nysarooble6354 3 года назад
Muraaad ayaaan leeeyahay isoo duceeeya walaaalayal 😢🤲
@canabadan8732
@canabadan8732 3 года назад
Ilahay haku sahlo🤲
@mohamedabdulle203
@mohamedabdulle203 3 года назад
Ilahey haku fududeeyo walalo
@qadiijomaxamed3898
@qadiijomaxamed3898 3 года назад
Muradkaaga oo dhib laheen alaha kuu sahlo
@alqimmaonline9022
@alqimmaonline9022 3 года назад
Allaha ku sahlp
@iknow_my_enemy9750
@iknow_my_enemy9750 3 года назад
Mid maa isbarakaysan rabtaan🤣..Alla ha kuu sahlo muraad kaaga walshiis.
@xuseenyareofficial9912
@xuseenyareofficial9912 3 года назад
Wll ilaahaan kugu dhaariyay nabiga scw haku raatsanin like ama sabscarib
@munacisman1182
@munacisman1182 3 года назад
Sallalaahu calayhi wasalaam
@kurlusosmansomali7729
@kurlusosmansomali7729 3 года назад
subscrbe idheh wan ku dhahay
@surad685
@surad685 3 года назад
Hush
@nawaalabukar3630
@nawaalabukar3630 3 года назад
Scw
@abdirahmaanmacow3286
@abdirahmaanmacow3286 3 года назад
Sce
@rashiidhaapiil3573
@rashiidhaapiil3573 3 года назад
Kii ugu like ta badna abid e astan iga dhiga nh😂
@maanka8907
@maanka8907 3 года назад
Maxaa ka faa'idee bal
@rashiidhaapiil3573
@rashiidhaapiil3573 3 года назад
@@maanka8907 dhar cid hela😂
@Sultan9op
@Sultan9op 3 года назад
@@rashiidhaapiil3573 TARTAN MAA GAALO KULA JIRTAA😂
@fitahmohamud5
@fitahmohamud5 3 года назад
Malin kasto tuugsi lee kujirta 😂👊👊
@zamiiropretty6305
@zamiiropretty6305 3 года назад
Muqdisho dad badn by hysaa inuu dumar bas ka adagyhy inta ila aragtey like isaara
@yasinadam2151
@yasinadam2151 3 года назад
Nimanka amee ku feeraan ayuu isleeyahay
@shugrisuleiman7056
@shugrisuleiman7056 3 года назад
Haa walahi gabdhaha indhuhu ka galaa😆😆😆
@kurlusosmansomali7729
@kurlusosmansomali7729 3 года назад
subscrbe idheh wan ku dhahay
@khaalidabdiqani8581
@khaalidabdiqani8581 3 года назад
𝘙𝘢𝘨𝘢𝘯 𝘸𝘦𝘺 𝘧𝘦𝘳𝘢𝘺𝘢𝘯 𝘮𝘢𝘹𝘢 𝘬𝘶𝘨𝘶 𝘥𝘩𝘢𝘤𝘢𝘺
@samiirosyte1445
@samiirosyte1445 3 года назад
Wuka baqayaaa
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 3 года назад
inta la socota bilowgi ila hada liketa ha ila dhaafina Ahmed tahlil ali Xamda bilan Wariye dulyar Malyun manka Bulaxubey Mustaf france mcc Omer jaaja Najma nuura Rijaaal Abdi joon macalinka raagzan
@ahmedashrafmaxamednuur7340
@ahmedashrafmaxamednuur7340 3 года назад
Ahmed tahaliil away
@ridwaanyussuf781
@ridwaanyussuf781 3 года назад
@@ahmedashrafmaxamednuur7340 qofki ugu horeeye uu ahaay
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 3 года назад
@@ahmedashrafmaxamednuur7340 qofkii ugu horeeye ayu aha so daawo wl isagaba ugu cajiibsana
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 3 года назад
@@ridwaanyussuf781 yeah wl thanks
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 года назад
OGEEYSIIS OGEEYSIIS Haddii aad jeceshahay barashada Englishka oo free ah channelkeena soo booqo, adiga oo from Basic English to advanced English ka baran doona insha Allah, janaalkana Subscribe dhaho si casharada English kuusoo gaadho. Mahadsanidru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-2YrpR_c_ENU.html..
@xaliyecismaan7040
@xaliyecismaan7040 3 года назад
Odayga cwa iney wejigisa cabsi ka muuqata inta u jeeda like dhackusii🤣
@kurlusosmansomali7729
@kurlusosmansomali7729 3 года назад
subscrbe idheh wan ku dhahay
@cawodagan7196
@cawodagan7196 3 года назад
Odayga nin kulul ahelay gabdhuhu ka'adag yahay
@amaarrasheed2523
@amaarrasheed2523 3 года назад
2020 Captain baara Time keyga Ku imaadey nooh 2021 Oday qasaaye Muqdisho wlhy dad badan ay haysaa. Labo hal Ku dhig Iga dheh.
@abdimajidisse2695
@abdimajidisse2695 3 года назад
Love ii Saara SooMaLiyay WaLigey Laima SaariN 10 Love .....😡🙏🥰 Astaan Hormar Wcn ❤️
@queennamdaa85
@queennamdaa85 3 года назад
Yaa ila arkay ninka barnaamijka tabiyo inuu xasan top uegyahay🤣🤣🤣
@fatiabdi7784
@fatiabdi7784 3 года назад
😂😂😂😂 waa indeerkiis
@maryancuud2548
@maryancuud2548 3 года назад
@@fatiabdi7784 😂😂😂
@sheekaanhayaa6755
@sheekaanhayaa6755 3 года назад
Waan kuugu raacsanahay asagaan u malaynaayay maalintii koowaad cadka ayeey aad isaga egyihiinn
@juweriyocawilcawil1880
@juweriyocawilcawil1880 3 года назад
Anigaa
@juweriyocawilcawil1880
@juweriyocawilcawil1880 3 года назад
Aniga
@kcgirl488
@kcgirl488 3 года назад
Hadaa muslin tahy like saar
@kurlusosmansomali7729
@kurlusosmansomali7729 3 года назад
subscrbe idheh wan ku dhahay
@Wavy612
@Wavy612 3 года назад
Nacala kuu gu yaalow
@gureyfanax5005
@gureyfanax5005 3 года назад
Ilaahaan kuugu dhaariyee fadlan sharafta muqadasaatka diinta haku tuugsanin,ilaahow qofkii waxaad sharaftay ku raadsado like ama subscribe calaamad degdeg tusi,qofka katowbad keenana ka farxi,Aamiin
@sahrocabdulle4308
@sahrocabdulle4308 3 года назад
Hadi ad lasocoto barnaamijkan sida aniga cml qofki iga danbeyo like ta ha ila dhaafin🙏👍
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 года назад
OGEEYSIIS OGEEYSIIS Haddii aad jeceshahay barashada Englishka oo free ah channelkeena soo booqo, adiga oo from Basic English to advanced English ka baran doona insha Allah, janaalkana Subscribe dhaho si casharada English kuusoo gaadho. Mahadsanidru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-2YrpR_c_ENU.html....
@abdiwaliaxmed7196
@abdiwaliaxmed7196 3 года назад
wll kusali nabiga scw
@jobtrading7452
@jobtrading7452 3 года назад
Scw
@sacdiyaxusenmuxumed7874
@sacdiyaxusenmuxumed7874 3 года назад
Scw scw
@nawaalabukar3630
@nawaalabukar3630 3 года назад
Scw
@gureyfanax5005
@gureyfanax5005 3 года назад
Ilaahaan kuugu dhaariyee fadlan sharafta muqadasaatka diinta haku tuugsanin,ilaahow qofkii waxaad sharaftay ku raadsado like ama subscribe calaamad degdeg tusi,qofka katowbad keenana ka farxi,Aamiin
@yoonisxasancalasow822
@yoonisxasancalasow822 3 года назад
Scw scw scw
@yahyeabdirisakmohamed6500
@yahyeabdirisakmohamed6500 3 года назад
Inta sida aniga oo kale ku xiran barnaamijkan like✌️❣️ 1: axmad tahliil 2:buulo xuubeey 3:malyuun maanka 4: rijaal 5: cumar jaaja 6:mustaf france m.cc 7: xamdi bilan 8:wariye dulyare 9:Najma nuura 10: macalin cabdi joon
@queenfatima2852
@queenfatima2852 3 года назад
👍❤
@yackahassan6339
@yackahassan6339 3 года назад
Waa Lasocotaa Barnamij ka
@queenfatima2852
@queenfatima2852 3 года назад
Aaahey
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 года назад
OGEEYSIIS OGEEYSIIS Haddii aad jeceshahay barashada Englishka oo free ah channelkeena soo booqo, adiga oo from Basic English to advanced English ka baran doona insha Allah, janaalkana Subscribe dhaho si casharada English kuusoo gaadho. Mahadsanidru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-2YrpR_c_ENU.html....
@abdiraxmaanbuteeyo1269
@abdiraxmaanbuteeyo1269 3 года назад
Najma najaad so qabta plz astan tv taagero buxa😎😎😎🤩
@caydiiddahir3122
@caydiiddahir3122 3 года назад
Najma nashaad hlke joogta
@fasiixmadia3636
@fasiixmadia3636 3 года назад
8:30 nio practiko maa sii qaadanosa saa u war bdn ugu hadasho xaga marka tagto anaa igu bilowday saaki 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 legend always legend macalin john
@sihaamaxmed8323
@sihaamaxmed8323 3 года назад
Ninkan prank sameynayo cup dulqad hala siyo wlhi wax caay ku dhaceyso
@caydiiddahir3122
@caydiiddahir3122 3 года назад
Runta wllhi
@micnamalahan
@micnamalahan 3 года назад
Shaqadiisa waaye in uu dul qaato, barnaajikaa sidaas ah Sxb
@xamdicabdulayiahme9396
@xamdicabdulayiahme9396 3 года назад
Inta qadar kenyow sugayso ismujiya
@cabdicasiis3388
@cabdicasiis3388 3 года назад
War khadar keyow xiso malahan
@sharmakeabdi9918
@sharmakeabdi9918 3 года назад
Wax jiro mahan midkaas haadi caqli lahaan lahaa fanka ayu iskaga bixi lahaa wax la karameeyo mahan
@sharmakeabdi9918
@sharmakeabdi9918 3 года назад
Dadka xaaqa sheydaan aya uu diday sheydaanka allah naga qabto dhamanteen
@shaadiaabdallah2907
@shaadiaabdallah2907 3 года назад
inta ila aragtay inuu ragga ku dagdagin balse gabdhaha ku dagdago wuxu rabana dhoho like ta 😂😂😂
@yaasiinaadam504
@yaasiinaadam504 3 года назад
Hade awoowe nin iyo isku mid maaha sooma ogid 🤣🤣🤣
@samiirosyte1445
@samiirosyte1445 3 года назад
Labodopapa gbdha sixun bay ucayayan
@shaadiaabdallah2907
@shaadiaabdallah2907 3 года назад
@@samiirosyte1445 Haa lknse gabdhaha ayey saaid ugu dagdagaan somaha
@samiirosyte1445
@samiirosyte1445 3 года назад
@@shaadiaabdallah2907 haaa eyda
@daadirbuubuuleofficial9178
@daadirbuubuuleofficial9178 3 года назад
Barnamijka qaraaxo codsi waaye Sooqabta Hassan Top
@najmowarsame555
@najmowarsame555 3 года назад
Soo daaya barnaamijka qaali ayaa nooga dhigteen
@wiilkeena4537
@wiilkeena4537 3 года назад
Najma waan sugu kari laaa illaa shalay lkn may laqabtaa waxay inagu maaweelinayaan dad aan caan ahayn
@salmaansaaluu5891
@salmaansaaluu5891 3 года назад
Asaxbey like soomaalinimo like igu camaamada
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 года назад
OGEEYSIIS OGEEYSIIS Haddii aad jeceshahay barashada Englishka oo free ah channelkeena soo booqo, adiga oo from Basic English to advanced English ka baran doona insha Allah, janaalkana Subscribe dhaho si casharada English kuusoo gaadho. Mahadsanidru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-2YrpR_c_ENU.html..
@yoowhatsapp8634
@yoowhatsapp8634 3 года назад
Candi Joon yaa taqiro like ❤️
@harunabdielmi5807
@harunabdielmi5807 3 года назад
Inta Nabiigeena jaceyl igula saliya scw
@gureyfanax5005
@gureyfanax5005 3 года назад
Ilaahaan kuugu dhaariyee fadlan sharafta muqadasaatka diinta haku tuugsanin,ilaahow qofkii waxaad sharaftay ku raadsado like ama subscribe calaamad degdeg tusi,qofka katowbad keenana ka farxi,Aamiin
@maryamaabdikadir7029
@maryamaabdikadir7029 3 года назад
Salalahu caleyhi wasalim
@todayhighlights5710
@todayhighlights5710 3 года назад
Tageeraha mastar qasaaye farta taaga
@suudiinhoofficialg7584
@suudiinhoofficialg7584 3 года назад
Macalinkeyga oo lagu aaraaxeesanaayo ma fiirsan karo walhi wey idhibeee lkn is kaftan🇸🇴💖🇸🇴macalin cabdi joon captiane feynuus and diyeeshe legend Reer kaaraan reer siii siii ismuujiya
@yaayaapro4213
@yaayaapro4213 3 года назад
Nin adag baa helay maanta Ex ciyaalka xfda
@crkoronto7251
@crkoronto7251 3 года назад
Khadar keeyow noo soo khabta astaan 🙏
@naasirhussein1590
@naasirhussein1590 3 года назад
Inay rabta in hal maalin na loo soo daayo inta barnamij ee hadhay
@mohamedaliibrahim215
@mohamedaliibrahim215 2 года назад
Super
@Mohamednoordd
@Mohamednoordd 3 года назад
Xamar Dad Badan Heysaa 😁 😁😁
@hanadheykal8245
@hanadheykal8245 3 года назад
Cawa QaraaXo xararad Maleh Ya ila arky🤣👌
@MkXiddo
@MkXiddo 3 года назад
Inta la socotaa barnaamuj Kan ismuujiya 🎧🖐️🖐️🖐️
@abdulahiozil1o282
@abdulahiozil1o282 3 года назад
xasan top aabihiis balaayo waaye😁😂
@marwoali9500
@marwoali9500 3 года назад
Cawa odaygii ayaa prank caadiya lagu sameyey awal isaga ayaa dadka bursan jirayeee 🤣🤣🤣🤣
@hafuuzhaji7231
@hafuuzhaji7231 3 года назад
Xalay barnaamishka ma baaqday mise
@maimonosman4139
@maimonosman4139 3 года назад
Haa wobaqde
@beyazii
@beyazii 3 года назад
Inta barnaamijka ku xiran ismuujiya 👍like1k magaarenaa
@mohamedraamoole4072
@mohamedraamoole4072 3 года назад
Nin weyn oo aaryo ceersanaya kulahaa😂
@hanadyare736
@hanadyare736 3 года назад
Cawada barnaamijka inoo xiiso laheen ya ila arkay🥱🥱
@queenfatima2852
@queenfatima2852 3 года назад
☝️ ani wlhi cajis wye cawa
@yusufhussein6458
@yusufhussein6458 3 года назад
Odayga waa baqay caawa hhhh
@kingharra7868
@kingharra7868 3 года назад
asc dhamaan family astaan
@puresomalilander3248
@puresomalilander3248 3 года назад
De Hargeisa naga soo daaYa Nin waLpa wixissu zi fican ufahmayaaye Inkaso ttanba San fahmo
@abdirisakhiireey9988
@abdirisakhiireey9988 3 года назад
BARNAAMIJKA CAAWA XANAAQ BADAN IYO ISFIILITO KA FILO, CABDI-JOHN NIN QOSLO MA AHA
@hamseabdi7764
@hamseabdi7764 3 года назад
Ruuxa belo abaabula ruuxa aamusaa dila 😁😁😁
@cabdifarax3115
@cabdifarax3115 3 года назад
😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 3 года назад
Qaybta somaliland maa laga daayey barnaamijka kuwaas waa dad gacan fudud micnaha markaaba iga qabo Feerka kkkkk
@amranabdullahimohamed762
@amranabdullahimohamed762 3 года назад
Waxaan qaraaxo mha caawa wa quarrel caadi ah😅✌
@ikraamyusufbilezuwaatii3720
@ikraamyusufbilezuwaatii3720 3 года назад
🤣🤣🤣🤣
@apdirazhitt
@apdirazhitt 3 года назад
Barnaamijka xaladiisuba waxay ahyd malyuun maanka Yaa ila arkay😀
@mosalamuni4456
@mosalamuni4456 3 года назад
Halku dhiga sanadkii hore 2020 (Timekaygaan ku imaday captan baara) Halkudhiga sanadkan2021 Muqdisho dad badan ay hysaaa Yufle
@nimcaqaliofficial8668
@nimcaqaliofficial8668 3 года назад
Astaan aniga slan ayaa in saaray wale wax kale ayaa tahiin sanad walbo qaraxo cusub oo cajib ah keep gonig astan
@zahruujayar3722
@zahruujayar3722 3 года назад
Mr qasaaye wa la isku kaa laaba wlh ninkaana uwadaa laga keenay biyaha😅😅😅😅😅
@youtuber6738
@youtuber6738 3 года назад
Ar astaan umad maaha astaan abaababa qaraaaxo dalaq 🤣🤣🤣
@ayaneycadey6575
@ayaneycadey6575 3 года назад
😂😂😂
@caydiiddahir3122
@caydiiddahir3122 3 года назад
John abaababa weriye dalaq😂😂
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 3 года назад
Inta Haweya mohamed sugayso ismuujiya Xabada goosgooska barnamijka Mr qasaaye ama xasan Gacnaha si toos ula galayso oo darxbasho ku dhex dhufanayso gaariga 😂😂Like
@duniahuseinhajji5851
@duniahuseinhajji5851 3 года назад
Ca'nt wait her and qadar keyow 🤣🤣🤣
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 3 года назад
@@duniahuseinhajji5851 😂😂 habenK waxba ka dhacaya soma ahan
@duniahuseinhajji5851
@duniahuseinhajji5851 3 года назад
Aad io aad 😄😄
@zuzukhaluud8464
@zuzukhaluud8464 3 года назад
😂😂😂odaygu dumarka kaliya ka adagyhy
@mubaarakchannel5582
@mubaarakchannel5582 3 года назад
Nabigeena Muxammad NNKH wuxuu ku dhashay magaalada Maka Al-mukarama, sanad lagu magacaabo Caamul-fiil, Bisha Rabiicul-awal, ama loo yaqaano (mowliid) 12-keeda, Habeen Isniin ah oo ay taariikhdu ahayd 571 miilaadi , Intii uu yaraa waxaa nuujiyay Hooyooyin badan waxaana kamid ahaa Xaliimatu Sacdiya, Oo iyada heysay Nebiga SCW ilaa uu ka gaaray 4 sano , ka dib waxay ugaysay Hooyadiisa Aamina , Hooyana waxay Heysay ilaa uu ka gaaro 6 sano, Dabadeed Hooyana wey dhimatay , kadibna waxaa kafaalo qaaday Awoowgiis C/mudalib , Awoowna Wuu dhintay isagoo Nebigu SCW jiro 8 sano , hadana waxaa ka faalo qaaday Adeerkiisa Abuu Daalib , Abuu Daalib wuu jeclaa Nebiga si fiican ayuuna u soo koriyay , Abuu Daalib ma uusan seexan jirin in dhinaciisa uu jiifo Nebiga SCW maahee, hadii uu meel aadayana wuu wadan jiray Nebiga SCW, Nebiga Adeerkiisa Abuu-Daalib Wuxuu la joogay ilaa uu nin wayn ka noqdo , balse nasiib daro wuxuu ku dhintay Gaalnimo waana diiday inuu islaamo, Nabiga SCW markii uu gaaray 25-sano ayuu guursaday Haweeney la yiraahdo Khadiija-Bintu-Khuweylid, oo aheyd Haweeney aad u sharaf badan , garoob ah , maal badanna laheyd, jirtayna 40 sano , waxayna u dhashay 6 caruur ah. Nebigu markii uu gaaray 40 sano ayaa la diray oo laga dhigay Rasuul , Waxaana la amray inuu dadka ugu yeero towxiidka oo ah ilaahey inay caabudaan keligiis, markii 12 sano uu u yeeray dadkii deggenaa Maka iyo nawaaxigeeda aysanna rumayn dad badan ayaa la amray Rasuulka inuu u haajiro Madiina, isaga iyo asxaabtii rumaysaba. Waxayna tageen Madiinatul-Munawara, si fiican ayaana loogu soo dhaweeyay , Nebiga markii uu soo galay Madiina dadku waxay usafteen jidka dhinacyadiisa, iyagoo soo dhaweeynaya qaadayana Heeso , Sacab iyo Durbaan , jacayl ay uqabaan awgiisa , Heesaha waxaa ka mid ahaa :- *طلع البدر علينا * من ثنييات الوداع* *وجب الشكر علينا * ما دعى لله داعي* Nabiga markii uu soo galayey Madiina wuxuu saarnaa Hal Rukuub ah, wuxuuna kudagay Guriga AbuuAyuubul-Ansaari, Nabigu wuxuu walaalo kadhigtay Asxaabtii la soo hijrootay iyo asxaabtii Madiina degnayd, oo la kala oran jiray Muhaajiriin Iyo Ansaar, halkaas ayuuna kadhisay Dowladii Islaamka, Nabiga Wuxuu kudhintay Madiina laguna Duugay isagoo jira 63 sano , wuxuuna nooga tagay Qur’aan weyn, oo uusan imaaneyn Baadil hortiisa , iyo gadaashiisa, waxaana soodejiyay Allaha xikmadda badan ee lamahadiyo.
@munogarane2504
@munogarane2504 3 года назад
Scw ❤❤❤❤❤
@abdulrahemosman697
@abdulrahemosman697 2 года назад
Scwcscw
@maazimzakariye281
@maazimzakariye281 3 года назад
FIIRI ZXPO NINKAN ORANK LAGU SAMAYNAYA MA SOMANA MIYAH
@sihaamaxmed8323
@sihaamaxmed8323 3 года назад
Joon wlhi wuu muran badanyhy wlhi😁😁
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 года назад
OGEEYSIIS OGEEYSIIS Haddii aad jeceshahay barashada Englishka oo free ah channelkeena soo booqo, adiga oo from Basic English to advanced English ka baran doona insha Allah, janaalkana Subscribe dhaho si casharada English kuusoo gaadho. Mahadsanidru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-2YrpR_c_ENU.html...
@user-br6ol3qu4s
@user-br6ol3qu4s 3 года назад
Cabdi joon waa lagend keep going
@jasiiramedia6307
@jasiiramedia6307 3 года назад
Nabi maxamed scw waxa uu dhahy ilahay adoonkisa waxa uu cawiya marka adoonku cawiyo wllkis wll qali subscribe igu cawi ilhay haku xifdiyee subscribe subscribe😭😭😭😭😭😭😭😭65
@gureyfanax5005
@gureyfanax5005 3 года назад
Ilaahaan kuugu dhaariyee fadlan sharafta muqadasaatka diinta haku tuugsanin,ilaahow qofkii waxaad sharaftay ku raadsado like ama subscribe calaamad degdeg tusi,qofka katowbad keenana ka farxi,Aamiin
@fatmamohammed7696
@fatmamohammed7696 3 года назад
Wan kusari
@abdulrahemosman697
@abdulrahemosman697 2 года назад
Scwcscw
@maanmuze4077
@maanmuze4077 3 года назад
Qaraxo is the bast chalange
@dirislecabdi5735
@dirislecabdi5735 3 года назад
Walhi sxbka walafiriyey abdi John legend waye respect
@zalmanapdla8037
@zalmanapdla8037 3 года назад
Cabdi kon wlhi woo iga qosliye 🤣🤣
@mubaarakchannel5582
@mubaarakchannel5582 3 года назад
Ilaah baan kuugu dhaarshe ha ila dhaafin subscribe iisaar Nabigeena Muxammad NNKH wuxuu ku dhashay magaalada Maka Al-mukarama, sanad lagu magacaabo Caamul-fiil, Bisha Rabiicul-awal, ama loo yaqaano (mowliid) 12-keeda, Habeen Isniin ah oo ay taariikhdu ahayd 571 miilaadi , Intii uu yaraa waxaa nuujiyay Hooyooyin badan waxaana kamid ahaa Xaliimatu Sacdiya, Oo iyada heysay Nebiga SCW ilaa uu ka gaaray 4 sano , ka dib waxay ugaysay Hooyadiisa Aamina , Hooyana waxay Heysay ilaa uu ka gaaro 6 sano, Dabadeed Hooyana wey dhimatay , kadibna waxaa kafaalo qaaday Awoowgiis C/mudalib , Awoowna Wuu dhintay isagoo Nebigu SCW jiro 8 sano , hadana waxaa ka faalo qaaday Adeerkiisa Abuu Daalib , Abuu Daalib wuu jeclaa Nebiga si fiican ayuuna u soo koriyay , Abuu Daalib ma uusan seexan jirin in dhinaciisa uu jiifo Nebiga SCW maahee, hadii uu meel aadayana wuu wadan jiray Nebiga SCW, Nebiga Adeerkiisa Abuu-Daalib Wuxuu la joogay ilaa uu nin wayn ka noqdo , balse nasiib daro wuxuu ku dhintay Gaalnimo waana diiday inuu islaamo, Nabiga SCW markii uu gaaray 25-sano ayuu guursaday Haweeney la yiraahdo Khadiija-Bintu-Khuweylid, oo aheyd Haweeney aad u sharaf badan , garoob ah , maal badanna laheyd, jirtayna 40 sano , waxayna u dhashay 6 caruur ah. Nebigu markii uu gaaray 40 sano ayaa la diray oo laga dhigay Rasuul , Waxaana la amray inuu dadka ugu yeero towxiidka oo ah ilaahey inay caabudaan keligiis, markii 12 sano uu u yeeray dadkii deggenaa Maka iyo nawaaxigeeda aysanna rumayn dad badan ayaa la amray Rasuulka inuu u haajiro Madiina, isaga iyo asxaabtii rumaysaba. Waxayna tageen Madiinatul-Munawara, si fiican ayaana loogu soo dhaweeyay , Nebiga markii uu soo galay Madiina dadku waxay usafteen jidka dhinacyadiisa, iyagoo soo dhaweeynaya qaadayana Heeso , Sacab iyo Durbaan , jacayl ay uqabaan awgiisa , Heesaha waxaa ka mid ahaa :- *طلع البدر علينا * من ثنييات الوداع* *وجب الشكر علينا * ما دعى لله داعي* Nabiga markii uu soo galayey Madiina wuxuu saarnaa Hal Rukuub ah, wuxuuna kudagay Guriga AbuuAyuubul-Ansaari, Nabigu wuxuu walaalo kadhigtay Asxaabtii la soo hijrootay iyo asxaabtii Madiina degnayd, oo la kala oran jiray Muhaajiriin Iyo Ansaar, halkaas ayuuna kadhisay Dowladii Islaamka, Nabiga Wuxuu kudhintay Madiina laguna Duugay isagoo jira 63 sano , wuxuuna nooga tagay Qur’aan weyn, oo uusan imaaneyn Baadil hortiisa , iyo gadaashiisa, waxaana soodejiyay Allaha xikmadda badan ee lamahadiyo.
@gureyfanax5005
@gureyfanax5005 3 года назад
Ilaahaan kuugu dhaariyee fadlan sharafta muqadasaatka diinta haku tuugsanin,ilaahow qofkii waxaad sharaftay ku raadsado like ama subscribe calaamad degdeg tusi,qofka katowbad keenana ka farxi,Aamiin
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 года назад
OGEEYSIIS OGEEYSIIS Haddii aad jeceshahay barashada Englishka oo free ah channelkeena soo booqo, adiga oo from Basic English to advanced English ka baran doona insha Allah, janaalkana Subscribe dhaho si casharada English kuusoo gaadho. Mahadsanidru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-2YrpR_c_ENU.html....
@mohawadanioffical8092
@mohawadanioffical8092 3 года назад
RAMADAN Mubarak intaa allah iyo RASULKIS MOHAMED(SCW jaceel subscribe iku cawii wll
@user-mk4eh3yy6h
@user-mk4eh3yy6h 3 года назад
Hayay wlhi dadku makala taqanid cabdi joon asago garoon kujira ayuu caadi ehen doodu wey dhibeysa cabdi joon yuku feerin macalin cabdi joon
@nastehaosman2949
@nastehaosman2949 3 года назад
Is nice 👍
@teamozil1039
@teamozil1039 3 года назад
Macalin abdi joon io macalin mustaf faransa isku hadal waye lkn xoga macalin abdi joon kulkulul legendary waye wlhi labadoda
@saedalihassan5093
@saedalihassan5093 3 года назад
Wixii Aan so dawanoo dhan video gaan ugu LeH
@hassandahir1819
@hassandahir1819 3 года назад
MACALIN ABDI JOON WAAN KU WATAAA MACALIN
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 3 года назад
Si wacan baad wax u wadaan laakiin xili aad soomantihiin weeye iska ilaaliya in soonkiina hadaldaasi wax u dhimaan
@imzaki3915
@imzaki3915 3 года назад
Ma xeywaan baa thy sonka ka horpaa la dupay videoyada😇
@liibancabdi6969
@liibancabdi6969 3 года назад
🤔
@usamahoreye7464
@usamahoreye7464 3 года назад
@@imzaki3915 nio ninka aayar wx ufahanzi😂😂
@imzaki3915
@imzaki3915 3 года назад
@@usamahoreye7464 wan yapaY wlh😂😂
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 3 года назад
@@usamahoreye7464 kkkkk kan hooyadii iyadoo xabad ka cararaysay dhashaye ha layaabin
@umunasiib4872
@umunasiib4872 3 года назад
Mr dandansi waa cabsayey cawa waxyar kufakadey lkn aqligada qabta xarunta marki la imado biyaha ku firdhina😁
@abdallagullwarsame2464
@abdallagullwarsame2464 3 года назад
Wakhti soon ah ayey biyo cabaayaan sidey wax u jiraan, inta video aan daawaday waa wada ma soomayaal
@harunabdielmi5807
@harunabdielmi5807 3 года назад
Speed ku socotaa kulaha
@niciimaaadan554
@niciimaaadan554 2 года назад
Dadka Aamusnanta Ku Dagaalama Is Muujiya🤗😊
@maxaedali7353
@maxaedali7353 3 года назад
Maclin cabdi wee ka gashteen
@hajjigalleydhofficial3290
@hajjigalleydhofficial3290 3 года назад
Billaw inta lasocota like dhac kusii
@oralojamuqtaar6136
@oralojamuqtaar6136 3 года назад
Malaha, maanta odayga gadaal fadhiya xaalka ku adag, meel uu kabilaawo garan la'yahay🤣🤣🤣
@mohzenn77
@mohzenn77 3 года назад
Comments akhris hadaad usoo gashay like saar
@faysalafgooye7536
@faysalafgooye7536 3 года назад
DadKa la aqoon barnamijka u badan yahay dadka caanka ah Ku sameeye deee pls
@mohanasir1838
@mohanasir1838 3 года назад
Cabdi Jon maa la ,aqonin mise adaa aqoonin
@siraweys4908
@siraweys4908 3 года назад
Nio xamar ma jogtid aya u fahmay hadaadan aqoon macalin abdi joon
@mooraangadilii9430
@mooraangadilii9430 3 года назад
Ani ma aqaan dheh Cabdi john cidwalbo taqaan
@mustafeahmadgeedi9527
@mustafeahmadgeedi9527 3 года назад
Dadka oo dham ma yaqaani anigu xamar ma joogno cawa ayaa noogu horaysa lkn waa maqlay kooxda raadsan
@ahmettapdy7115
@ahmettapdy7115 3 года назад
Ciyalkinan leh ani ma aqaanondheh dadka xamr ku nool kaliya mia daawada aztaan lana yaqano ninkan
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo 3 года назад
Caawa waxad moodaa inuu codkoodu aad u yaryahay bilaa microphone!
@abdallawacane2126
@abdallawacane2126 3 года назад
Ani waxaan is dhahaayay dhagool noqota
@manaalcadceed1575
@manaalcadceed1575 3 года назад
Ana hada sas lahaa
@abdallawacane2126
@abdallawacane2126 3 года назад
@@manaalcadceed1575 muqdisho dhan miyuu codka kawada xiranyahay
@abdullahigeele7592
@abdullahigeele7592 3 года назад
Saadaq John walaalki miyaa rer muqdisho naga cilmi badan 😂
@djhaarriswritter4082
@djhaarriswritter4082 3 года назад
YUUSUF LAMABASA MACALINKIISA DHANKA TAWABARAHA WAAYE CABDI JOON
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 3 года назад
Caawa odagii isagaa la galay waala waabiyaay
@abdifatahibrahim3106
@abdifatahibrahim3106 3 года назад
Inta ila aragtay wariyihii inuu naftui u baqay like dhac ku siya
@Kpp505
@Kpp505 3 года назад
Abdi joon. Waaala weyn naaaday waxaa iigu danbeeesay cabdi joon. Feerka kahoreeyo.
@abdihakimabdirahman2300
@abdihakimabdirahman2300 3 года назад
somalidan wada dhiikar ah waxan ka baqaa xarifkan mel xun iney kudhuftaan
@farduuskalgacal5955
@farduuskalgacal5955 3 года назад
Mid arsenal ah noso qabta reer astaan waxa ka dhaca aanfiirsane odayga gadaal fadhiyaa wuu buubilaha 🦅🦅🦅🦅😂😂😂
@foosibrahim69
@foosibrahim69 3 года назад
🙏🤲🤲🤲
@guuledsimbaguuledsimba3821
@guuledsimbaguuledsimba3821 3 года назад
Odayga Markii Siyaaasi waaye la Dhahy wuu Cabsaday
@haphzaswetty6254
@haphzaswetty6254 3 года назад
Odayga cawa walga adag yhy gunuunuco gale😂
@KY-vu9yq
@KY-vu9yq 3 года назад
Kkkkkk
@anabosman7722
@anabosman7722 3 года назад
Masha allaha keep going wallahey kkkkkk so funny walhi kilyaha ifuray
@momoh2525
@momoh2525 3 года назад
Xassan top wllkis asagaa la waabsaday😂😂🤣
@idleProm
@idleProm 3 года назад
Caawa codka aad ayuu uhooseeyaa
@munishmunishaa3098
@munishmunishaa3098 3 года назад
Cabdi joon mid ma aha abaabah Gariga Dalaq🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@farhaanfurahaqalbiga8110
@farhaanfurahaqalbiga8110 3 года назад
Walee wariyahan oo gowsaha laga soo. Dadiyay ku rìyooday astaana caymis maleh🤣🤣🤣🤣
@abdirizakdahir739
@abdirizakdahir739 3 года назад
Abdi John Nin magaalo waa wlh ciyaalka xafada cml ayuu garbaashay odaga😂😂😂
@kooscabdi126
@kooscabdi126 3 года назад
Wlhi nin adagaa caawe helay
@cabdirisaaqsayid2268
@cabdirisaaqsayid2268 3 года назад
😃😄😁😆😅🤣😂😂😂😂😂😂😂
@alimuxammadali4909
@alimuxammadali4909 3 года назад
Sanadkaan baraamishkan waa eber wlhi war ninkaan dad kama xanaaji karo wlhi meeqa fursadu dayacay bolshit dheh wlhi kaptan baara ka fcn kun iyo kow jeer
@b8600
@b8600 3 года назад
Xamaar dad badan ayey heysaa wllhi 😅😅😅😅😃
@Mumtaz_20
@Mumtaz_20 3 года назад
Ayantn macalimin xanaqsan kenten mxba laga xanajiyaa bo dadkle kena tan waba cajise wah
@hassangure8540
@hassangure8540 3 года назад
Barnaamijkaan noosoo badiya
@abdinasircadde4992
@abdinasircadde4992 3 года назад
Cawa armuu cararidonaa sida kii hore macalin cabdi joonow cawa lagu oganaa
Далее
Добрая весть 😂
00:21
Просмотров 542 тыс.
Добрая весть 😂
00:21
Просмотров 542 тыс.