Тёмный
No video :(

Barnaamijka Qaraaxo oo ay marti ku tahay Habboon. 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 282 тыс.
50% 1

Barnaamijka Qaraaxo oo ay marti ku tahay Habboon.

Опубликовано:

 

7 апр 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 479   
@Gayraqaan
@Gayraqaan Год назад
Qaraaxo 2023 hadaa qeeybtaan bes ka xiiseeyneesi like ta 🤣👍👍
@Dreamy-M
@Dreamy-M Год назад
Iskumid nahay 😅 she’s not easy ⚡️👀😅
@nacummohal5126
@nacummohal5126 Год назад
Wlhi qaybti cabtanbara ugu macanedd
@maariaabdirizack4763
@maariaabdirizack4763 Год назад
@@nacummohal5126 mala so dhaafe mise wili weeye kabtan baara
@malabsaninasalad1072
@malabsaninasalad1072 Год назад
Kuwa kashidan lasodhafay😏
@maanka1111
@maanka1111 Год назад
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato😌👋🥺😍🥵✊️🙌🙏
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 Год назад
Masha allah Haboon Dhiig ayee leedahay runtii,Barnaamijka qaraxo Qeebta Hargeysa Ayuu ka jiifa Maba ku arkin qof dhiiga ku kacay ,Dhanka iyo moqdisho ayuu ka shidanyahay👉❤👉🇸🇴
@faizabashiir9925
@faizabashiir9925 Год назад
Ma ila aragty horta
@rahmamhassan8302
@rahmamhassan8302 Год назад
Absolutely
@nasteehaabukar8742
@nasteehaabukar8742 Год назад
Ciyaal xamar agtooda malaguugu googosanayo waa dhiigii oo dad ah
@sihaamcayuuni5894
@sihaamcayuuni5894 Год назад
Odayalbaa lasoo qabtay dee May dhalinyarada so qabtaan
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 Год назад
Inigba maanta is lahaa sidaa
@dekalovemoha9544
@dekalovemoha9544 Год назад
Team Haboon Is Muujiya In Sidaan Dhiig U Leetahy Intaa U Maleeyneen Maskiinta U Heeystay 🤦🏽‍♀️🤣🤣🤣
@sahracadey4326
@sahracadey4326 Год назад
Haboon is Not easy 😊
@adnadheemanofficial3506
@adnadheemanofficial3506 Год назад
Intah muqalkan jiifkah ku daawanaysa like 👍 haylah dhaafin
@daganelmi5191
@daganelmi5191 Год назад
Muna halka mar ee qof la safan hesho waa caawa haboon iyo ayada wey isla duulayaan ❤
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said Год назад
Hadaa jiif ku Daawaneyso Like ta ha iLa Dhaafin 👍👈
@K_arbash
@K_arbash Год назад
Adba jiif bad ku dawanysa😂
@abwaancuriye242
@abwaancuriye242 Год назад
*Habboon* habka ay wax u xayeysiinaysaa waa heer caalam wllhi❤
@bouchraosmaan6150
@bouchraosmaan6150 Год назад
Habboon I miss You😢
@aajaayare-lw3lb
@aajaayare-lw3lb Год назад
No this is not easy 😂
@maxameddeeq1875
@maxameddeeq1875 Год назад
Haboon atariishada astaan tv team haboon ismuujiya viva haboon 🥰🥰
@nasrofaarax7921
@nasrofaarax7921 Год назад
Inta ka badan ma heesa kulahaa 😂😂😭tan aneba ika darsntahy
@ubaxshire3842
@ubaxshire3842 Год назад
Haboon isn't easy😍❤️
@nawaaraimraan641
@nawaaraimraan641 Год назад
Inta qof wax xayesinesay qofka ugu qatrsan wye hapon si qurux bdn bey u xayesineysa👌😘
@mohamedhassanofficial7764
@mohamedhassanofficial7764 Год назад
Haboon codka iyo xyaysiintaba waa amazing
@mahdiyaremodels4748
@mahdiyaremodels4748 Год назад
Haboon Filinka jiliinkiisa ayey igu qaladay Maskiin u malayn jiray qofta Bahalad waaye😂😂
@sahraahmed2143
@sahraahmed2143 Год назад
Rer muqdisho too much waye dhigoda masha allah my country 🥰
@raliyo005
@raliyo005 Год назад
😂😂😂
@sunduseyyyyy12345
@sunduseyyyyy12345 Год назад
Ashwaaq siraaji😩habooon we miss u come back😢❤️❤️
@saabiriinali2698
@saabiriinali2698 Год назад
Hadyadihii lasiin jiray qofka marka la raali galinayo maxa ku dhacay loo siin waayy asxabta 🎉😢
@Diinteenasuuban
@Diinteenasuuban Год назад
RU-vidkan walal soo booqo waa mxadaroyin iyo QURAAN. Igu tageer faafinta diinta 1kun ila gaarsii.. si walalo badan uga faaidaan. Jazakallah khyr.. wax kasta Oo jeceshahy ilaahy ha kusiiyo🤲
@quenmaido2022
@quenmaido2022 Год назад
Jawaab ku haboon ayaad siisay❤😂ku soco habooney
@bilanbabdulahi8442
@bilanbabdulahi8442 Год назад
Haboon mansha'allah entertainer waaye. Meesha dhan way qastay
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 Год назад
Atariishada somalida sanadahan Waa haboon Waa qof dhisan. 👏👏👏
@cabdifitaxcaabi1980
@cabdifitaxcaabi1980 Год назад
Bacdul taraawiix yaa ila daawanayo✌️
@Shabalaalamedia
@Shabalaalamedia Год назад
I'm here 😊
@jabiyeshow4825
@jabiyeshow4825 Год назад
Perfect voice haboon. We miss you.
@moegeh3642
@moegeh3642 Год назад
Wllhi sida ay u xayaysiisay ayaan ka heliy gabadhan iswaaq waa qof Illaahay ugu deeqay jiliin haybadiisa wata
@halimaabdimohamedhilkas5294
Bisinkah qeybta ugu xisah badneyd dhigbadana gabadha masha allah ❤
@FadumiinaAbdiFadumiinaAb-wc4ck
Habon dhig bdna fariid team habon is muujiya
@hanahanacawale9105
@hanahanacawale9105 Год назад
Haboon wax nool waaye ❤
@ismailmohamud1592
@ismailmohamud1592 Год назад
Haboon😢😢😢❤❤❤❤
@mariamabdikarim3257
@mariamabdikarim3257 Год назад
Haboon iyo nasro abti doon labada gabdhood ee igu damirka fican warda happy agteeda lagugu qalana damiir majiiro😢
@Idman-Vlog
@Idman-Vlog Год назад
Haboon waa ku wataa wax lala saxiba istahishaa ❤❤❤
@xamdimamahuud4510
@xamdimamahuud4510 Год назад
Haboon i miss you 😩❤
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed Год назад
Masha allah actress ishwaaq(haboon)❤❤
@xuseennour7937
@xuseennour7937 Год назад
Aryaa gabadhan codkeda iyo xayeysiinteeda Mcn waaye wan ku taageereynaa❤❤❤❤ haboon
@MohamedAli-ls2ug
@MohamedAli-ls2ug Год назад
Haboon cod weynaa ileen musalslka nagu gaadi jirtay😅😅😂
@ashoshekh7512
@ashoshekh7512 Год назад
Ayy hapon dhiig ledahy wlhi😭❤️💕
@mahamednajiib339
@mahamednajiib339 Год назад
Qeybta kaliya ee sugayey dawashadeda haboon ❤
@ikranabshirdhore1247
@ikranabshirdhore1247 Год назад
😂😂😂😂 cabdi bile aa doontay kulahaa😂😂 naag dhiig leh saas lagu yaqaan
@umuabdirahmanalwajeria7014
@umuabdirahmanalwajeria7014 Год назад
Walalahaqeirka ajecelow isoboqda waxan sogaliya su'aalo Diini ah'adhkaar, Quraan iyo intake ee faido kuleh
@maanka1111
@maanka1111 Год назад
ilaahay Danbigiisa ha dhaafo qofka hal subiskareebe iisaara ee walashey ama wllky ee soomaliyeed ❤️✊️👋🥺😍🥵✊️🙌🙏
@Geeljire-td1yz
@Geeljire-td1yz Год назад
director abdifitah baa fiicnaan lahaa kan waa laka fcnyhy wllhi lkn zxp hore u soco
@rahmohasan
@rahmohasan Год назад
We isyaqanan cabdi fatax😂 musasalda codka isla saaraan
@mulkixaaji1118
@mulkixaaji1118 Год назад
​@@rahmohasan haa taasaaa dhibka kenty
@cabdicaziizsayidaxmed3725
@cabdicaziizsayidaxmed3725 Год назад
Cabdifitaax mcalimadisa waaye ayadaa u translate gareysaa musalsalada io filmaanta waa wada shaqeyan
@yuucade603
@yuucade603 Год назад
Next Idiriska Insha Allah
@mubarakhassan4394
@mubarakhassan4394 Год назад
Haboon wa dhiig miiran Wlhi ❤
@ismahanmohamed4945
@ismahanmohamed4945 Год назад
Asc Abayo mama Alah ku Caafiyo Caafimaad taam Ah Alah Siiyo. Xanuunka Alah ka Qaado . Iida iyo intii Islaam Ah Allahuma Ameen
@SalmaMohamed-dh7tu
@SalmaMohamed-dh7tu Год назад
Aamin yarabi 🤲🤲
@maxamedfaratoon7624
@maxamedfaratoon7624 Год назад
Waxaan ka fahmay marka laga yimaadoh prank in shaqadani ay sidan u adagtahay waayo waxaad arkaysaah siday u nugul yihiin dadkan laga qabanayoh video Kaw 😢
@roondo9124
@roondo9124 Год назад
BARNAMIJKA qaybtaa Hargaysa Odayasha Halaga Dayo ay Soo lug,oynayan oo Haa keenan Dhalinyartaa HARGAYSA
@eshwaksirman3114
@eshwaksirman3114 Год назад
Haboon udugeey ashwaaq my sami dhiig bay leedahay ❤
@miss_athaws9603
@miss_athaws9603 Год назад
Haboin waa wada dhiig mashalah
@farhansinkhan1832
@farhansinkhan1832 Год назад
Astan firiya atrishada xabatka u qariya wa ceeb sidaan nh
@muscabxayoow4268
@muscabxayoow4268 Год назад
I like the way she is speaking English 😂❤❤
@darishore814
@darishore814 Год назад
What about your language, afkeena maa dhiiri galino
@Mohamuth_khalif
@Mohamuth_khalif Год назад
kadhac😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nimoosmanomar1415
@nimoosmanomar1415 Год назад
Asad iyo sagal masha allah alle haydin xifdiyo tusaale fiican badan ayaad tihiin
@updishakourshakra5046
@updishakourshakra5046 Год назад
MR CUT CUT AKU MACAY QEEBTAAN HABOON HA WALE😂😂😂
@QADAR_C
@QADAR_C Год назад
Haa wllhi😀😀😀 kaas caadi ma aha
@xamdiabdullahi224
@xamdiabdullahi224 Год назад
Turjumaan waaye ninkaas haboona waa turjumaan iney fahamto la diidaa😅😅
@aishamire4894
@aishamire4894 Год назад
miss you Haboonteena😢
@hipoomoh7046
@hipoomoh7046 Год назад
Haboon nagta kaliyen sugayey ❤
@abdirizakabdullah
@abdirizakabdullah Год назад
Dadka kle waa ku dhel dheleyseen lkn haboon gacanta I gasheen haboon ayadaa tuug tuugteen😂😂
@abtresaizack2685
@abtresaizack2685 Год назад
Inta sugeyso reaction ka Nadiro neyris😂
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 Год назад
Waa wareey ishwaaq ama haboon caawa wey ka xanaajiyeen
@fardowsaabdi6190
@fardowsaabdi6190 Год назад
Inta qaraaxo lavu sameye hbn only zaid u caroty inta ila aragtay flow ❤❤
@cigaalyare8114
@cigaalyare8114 Год назад
I actually love Haboon ❤ ..her voice tho 😢
@nuurafarax8558
@nuurafarax8558 Год назад
Ramdan Kan Masha allh way dheeryny wllhi
@queenamiish8541
@queenamiish8541 Год назад
Muno cawa le heshe qof sa fcn ugu hiiliyo habon is the best qaraaxo inta dawanaye ayda io nasra abtidoon unba ka qate🤣
@maryancabdirizaaq7509
@maryancabdirizaaq7509 Год назад
Cabdulaahi kashkana asaaba udarnaabe
@anfacchannell
@anfacchannell Год назад
Dadkiii hore saan mxaa loogu kulu len waaye caawa lee shidan yahey qaraaaxo 😂😂😂🤛
@habsaabdi9416
@habsaabdi9416 Год назад
🎉🎉,m'y Ashwak , I miss yu I m from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@duceesaneadanbarre2969
@duceesaneadanbarre2969 Год назад
Haboon shaqadeeda weey qabsatay xayesiin rasmi ah yesamey
@najiibkoko2430
@najiibkoko2430 Год назад
kan direct kiisu is too bad b\c hablaha caadi ucaayayaa ka xayaat jooga dhaama hhhhh🤣🤣🤣🤣🤣
@gulledmahdi9117
@gulledmahdi9117 Год назад
Qaybtan , ayaa muhiim ii ahyd ) you make my day sister haboon 🥰😂
@Arxamhd
@Arxamhd Год назад
Team gareys match of the match ciyaarta waa fariid🔥
@abdikafiabdullahi8891
@abdikafiabdullahi8891 Год назад
Emotional Damage Aa Ka Buuxo Meesha😂
@nasriinbbequuen8610
@nasriinbbequuen8610 Год назад
Haboon walashey mcn miss U wlhi nag dhiig leh aya tahay Jah Nag OGadeen lee sas u hadli karto Haboon qurux❤❤❤❤
@abdifatahmohamedabaas8402
@abdifatahmohamedabaas8402 Год назад
Habon habar gidir soma ahan
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Год назад
@@abdifatahmohamedabaas8402 subscribe Isaar
@nasriinbbequuen8610
@nasriinbbequuen8610 Год назад
@@abdifatahmohamedabaas8402 maya wll
@hooyomacan6782
@hooyomacan6782 Год назад
Ogadeen kaliya miyaa dhiig leh hno iskada hadal jileeca oo caadi u hadal
@ayaandahir2952
@ayaandahir2952 Год назад
Aaad iyo aad nag ogadenia🇬🇲mk ah walibo
@fardowsaahmed806
@fardowsaahmed806 Год назад
I was busy looking at the clothes in the shop, I would be busy shopping as they fight 😂 dharka qurux badanaaa
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 Год назад
Haa dharka xita Minneapolis ma yalan lakiin yaa u xirana xamar indha sharer iyo cabayad la xirta Mansha allah asturada lakiin dharkas xaga show walagu soo qalde 😂
@muna2935
@muna2935 Год назад
Director wa nin khatara hargaysa director u baahan kalo kale 😂😂
@abdirizakali9626
@abdirizakali9626 Год назад
Sharaftada shaqsiyadada inta la caayo hadana lagu dhaho qaraaxo Waa bahdilaaad
@xuska4266
@xuska4266 Год назад
Qeeeyb ta ugu xiiisaha badan hobooooon😀
@burhanjacfar219
@burhanjacfar219 Год назад
Wonderful!. This section has been mouthwatering indeed. Haboon was gifted both beauty and sweet voice. Where on earth that i can find a girl like Haboon? This section has been the topest so far indeed.
@darishore814
@darishore814 Год назад
Af Somali Hada ku hadli lahed wa u qalmi lahed but luuqadaadi Aya ka maarantay which mean you don’t have personal, or cultural values
@khalidibrahim3040
@khalidibrahim3040 Год назад
​@@darishore814 adhigi oo rabaay inaad saxdid asaga ayaba English Laxiin aah garacayoo😂😂😂Somali maryoleey yabkaa kabatay1😅
@darishore814
@darishore814 Год назад
@@khalidibrahim3040 Kula qabasho la dhaha waligaa banooni Malagula qabanin miya sxb 😂😂
@khalidibrahim3040
@khalidibrahim3040 Год назад
@@darishore814 hhhh in badan sxb😂
@sharafbashiir2306
@sharafbashiir2306 Год назад
Thats why illaa hada aadan flim usoo saarin. emotional damage
@Abdirahmanmuumim70
@Abdirahmanmuumim70 Год назад
Naagta boombalaha ah yaa moday marki hore naag😊
@rahmohasan
@rahmohasan Год назад
Atarishadeyda wlh wa naag dhiig leh😂 akteda luguguma bahdilaayo
@maxedxusenfidaar3815
@maxedxusenfidaar3815 Год назад
Hargeyso halaga joojiyo barnaamijkaan 🤣
@abdiaweil5188
@abdiaweil5188 Год назад
Waa barnaamijka ugu foosha xun waxan ay u bixiyeen qaraaxada
@ismailmohamedyusufalonepoi3190
Xamar hadadan heysan cid kadanbeyso wa lagugu raxeysanaa kitaab kulahaa cabdi bilaa u wacanayey allow abahey adiga ii noleyey🥱
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 Год назад
18:12🤔👂🏿 Haboon maxeeey dhahday istaaagaaa kaaaa w......... aaaaaaaaaaa zpxnllh inta ila maqashy like ta 🙄🤗🤗
@emariamabdi4243
@emariamabdi4243 Год назад
Haboon io gbdha barnamishka daadihiso muno ma walaala
@zahranor2469
@zahranor2469 Год назад
Qeybta kaliya aa sugayey😂😊
@Hodanomar592
@Hodanomar592 Год назад
Ma heesa he marka 😂😂😂😂😂haboon dhibley 😂😂
@mohamedabdiosman5716
@mohamedabdiosman5716 Год назад
Jilinkina Aad ayu uficnyahy Dharta Mesha halagasaro SOMALI MARYOLEY😅
@Sadaamcabdi1678
@Sadaamcabdi1678 Год назад
intii ka heshey rajeyneysana in meheraDaha loso kordhiyo igu soo bira akhyarey😂😂
@Qalaafotv8588
@Qalaafotv8588 Год назад
Wlh Ashwaaq caadi ma ahan waaku wataa sister
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 Год назад
Jawaab tii ugu ficnayd ee director la siyay haboon ba bixisay malaheesa inta kabadan 😅😅
@khadraabdale
@khadraabdale Год назад
Wow haboon isn't easy 😂
@sharmaakerockstar140
@sharmaakerockstar140 Год назад
7 sano direct tahay kulaha hal film waa jili la dhahay😂😂😂
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 Год назад
😂😂
@saynapsaidmoha9031
@saynapsaidmoha9031 Год назад
director apdifatax wuxuusan dadihinayn igumaba socdo❤😂
@mulkixaaji1118
@mulkixaaji1118 Год назад
Wiilkan qaska uu ku fiicanyahy ee directory kuma fiicna
@daganelmi5191
@daganelmi5191 Год назад
Abdifatah iyo haboon wey is yaqaanan saasa loo badalay
@najmamacalimyusuf4630
@najmamacalimyusuf4630 Год назад
@@daganelmi5191 qf wax ila fahmay ada ka arkay
@qamarcumar1119
@qamarcumar1119 Год назад
Naag dhiig leh ashwaq Siyasi siidow agtiisa ma ahn wlhi
@sunduseyyyyy12345
@sunduseyyyyy12345 Год назад
Hbooon dhiig bdnaaa omy wooow team hboon wn idin slmay😂😂😭
@miskifoodey3523
@miskifoodey3523 Год назад
Masha Allah haboon ❤❤❤❤❤❤❤ dhig ee letahay 🎉🎉🎉🎉
@abdifatah9189
@abdifatah9189 Год назад
Been ma ficno meshan dharka lagu ibiyo wlhi inta waxa so dubeysen mel ka shiidan ma arkiin mansha allah
@nasramuuze2541
@nasramuuze2541 Год назад
Absolutely 😂😂😂way iigaartey 😂😂😂😂😂😂
@sabiriincabdi2515
@sabiriincabdi2515 Год назад
Waan kuugu qaadanay haboon waan ka helay barnaajimka qaraaxo m.a
@asmamuhumed
@asmamuhumed Год назад
Haboon xoog waynaa 😄
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 Год назад
Habon waa cayishay 😢
@daadirqureyshi9768
@daadirqureyshi9768 7 месяцев назад
wax ijecel oo love ii saara dadkeyga maku jiraan toloow 😢
@hanamohamet-4926
@hanamohamet-4926 Год назад
lakiin hal film oo ay matashay may nolosha ka badasha full kibir haboon waye😂
Далее
ТАЙНЫ И ЗАГАДКИ ИНТЕРНЕТА 2
41:37
НАША НАСЫЩЕННАЯ ПОЕЗДКА В КИТАЙ
1:32:55
ТАЙНЫ И ЗАГАДКИ ИНТЕРНЕТА 2
41:37