Тёмный

BARNAMIJKA DHAQALAHA 😍🥰 

Hamda Home Decor
Подписаться 114 тыс.
Просмотров 62 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 304   
@nimcooslo1459
@nimcooslo1459 2 года назад
Masha Allah abaayo walaahi aad baan ujeclahay barnaamijyadaada hadaan awoodo 2milion kugaarsiinlaha waxaa tahay gabar laka dhaxlo faaido badan love you xabiibti🥰🥰
@shukrimo4935
@shukrimo4935 2 года назад
Mash. Allah. Khayr. Alle hakusiyo. Walalo
@xaawocabdi5834
@xaawocabdi5834 2 года назад
Masha allh qaliyey waxbaa kaa baranay
@najaxawc8083
@najaxawc8083 2 года назад
Mnsha Allaaah haaa wlhiy waa qof qaaliya Alle ha barakeeyo
@FadumowsahroSiciid
@FadumowsahroSiciid 6 месяцев назад
abaayo hamdi waad mahadsantahy raga afrikajooga qaarkood biil mabixiyaan waajeclahay talooyinkaaga
@hafsahhubby805
@hafsahhubby805 2 года назад
Hadaan awoodo 1million ku siin lahaa sidaad waxmuhiim ah nogu so gudbineysid awgeed war gabdhoow aan xamdi 100k gaarsino wan garsin karnaa
@ayashabdi4612
@ayashabdi4612 2 года назад
Wan gar sin karna away hee umadi inta xun ayay racan qofka wanaga ushegayo wax nofaidenayo maba qimeynayaan
@sagalmohamed614
@sagalmohamed614 2 года назад
Wan gar siin karna wallshy mcn I.a wayna gaaree
@sundusmohamed9938
@sundusmohamed9938 2 года назад
P
@hamdiomar6976
@hamdiomar6976 2 года назад
Inshaa allah wey gaaree
@aishaadam7473
@aishaadam7473 2 года назад
I love how considerate you are, xijaab ayaa soo xiratay maadaama videogan uu la hadlayo gabdhaha dalka jooga badanaa
@fardowsoabdikadir847
@fardowsoabdikadir847 5 месяцев назад
Masha allah❤😊
@rodanasser4067
@rodanasser4067 2 года назад
Dadkenu inta malayacniga ka hadasha ayay subscribe u saraan lkn sida inantan dadka wax faaido le so galiya uma saaran gabadhan one million by u qalanta wllhi wax faaido leh ayaad ka baranysaa 😍
@umuabdirahman9323
@umuabdirahman9323 2 года назад
mashaa allaah wllo جزاكي الله خيرا برنامج رائع جدا الله يحفظك
@sumayoabdi8042
@sumayoabdi8042 2 года назад
Masha llh hamda naagnimo Allha ku dhawro qali saad noo dhiiri galisid allha ka jaaseeyo hooya kartile 😘❤️❤️❤️love you
@munaqali6134
@munaqali6134 2 года назад
Aad baan kuu salaamayaa walaalo Hagbad ayaanu u naqaanaa Ayuutada Aniga adaan iska hadlo soomaali land ayaanjoogaa have ahaatee. Hagbadaas ion biilkeyga Ka aruuriyey Guru ayaan Ka dhistay oo aan kaga reystay kiro sodohdey janadii Allaha Ka waraabiyee iyada I caawin jirtay xamdaay aad baan ula dhacay guubaabadaada
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 2 года назад
Alle haunaxaristo abyo sadaqo udhiib qofkaas waaaa qaaali
@XaawoMaxamed-o7k
@XaawoMaxamed-o7k 7 месяцев назад
Abyo Hal doolr isdee wx loga dhigta waba yarte
@dekoilmi3473
@dekoilmi3473 2 года назад
Mansha Allah
@modestjewels
@modestjewels 2 года назад
Allahuma Barik @KY home Decor
@Queen26665
@Queen26665 2 года назад
I loveeeeee this video! I just love your personality and perspective on life! Binge watching your videos! Allahuma barik
@queenaisha8930
@queenaisha8930 2 года назад
Masha allah xamdi caqli dahab ilaahay haku barakeeyo adi iyo family gada party 2 kaso sameey❤❤❤❤
@arayaadam9712
@arayaadam9712 2 года назад
I had to watch this again am always torn about how to decorate my home budget take my kids out and save enough money to better their future
@shugriabdulla5947
@shugriabdulla5947 2 года назад
Masha alleh abaayo waad tahey qof qalbi wanagsan
@zaynaabjimcaale7011
@zaynaabjimcaale7011 2 года назад
Masha Allah quraxey xijaabka baad ad uguqorxontahy markasta soxira ilaah hakuxafido
@fartunhassan3051
@fartunhassan3051 2 года назад
i,m number one comments inaa bixiyo majecli lakin i liket barnamijyadada jazakallah walashey
@farhiyaabdi5738
@farhiyaabdi5738 2 года назад
ani wali ma guursan lkn waxan rabaa inaan ganacsi samaysto intaanan guursan insha allah maxaad igulatalin wlshy
@hindaahmed5879
@hindaahmed5879 2 года назад
mashallah ❤ beautiful advice well done and keep going ❤
@umusamiraomar7410
@umusamiraomar7410 2 года назад
Masha alaah🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@sahraeid7760
@sahraeid7760 2 года назад
Masha Allah
@halalpolice23
@halalpolice23 2 года назад
Maasha Allah Allahumabarik
@fartunmahamud4454
@fartunmahamud4454 2 года назад
Masha allah ♥️♥️♥️
@IkranMuse-t2c
@IkranMuse-t2c 8 месяцев назад
masha. aa❤❤❤❤❤❤❤
@asmaismail260
@asmaismail260 2 года назад
Dhaqaalaha part 2 noo soo duub abaayo
@faatmaqalbiqurux1685
@faatmaqalbiqurux1685 2 года назад
Wanka sugeyna insha allh pt2
@saadosagal8223
@saadosagal8223 2 года назад
Aniga video gan inta jero kuceshday lamaqiyasikaro xata inta dhagaha gashado ayaban kushaqeya walashey noso badi arimaha dhaqalaha❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@asmacabdi-9786
@asmacabdi-9786 Год назад
Masha aallah
@amrancirro2017
@amrancirro2017 2 года назад
Masha allh hamdaay huno dumarnimo ayaad ogoshahay aduun iyo aakhiroba guulayso huno
@hoorulain5527
@hoorulain5527 2 года назад
Jazakallah kheiran HAMDI.we love u sis
@haliimashiino7835
@haliimashiino7835 2 года назад
Thanks waxbadan baan kaa faaiidey ajir iyo xasanaad Allah ku siiyo
@muunaqaali1085
@muunaqaali1085 2 года назад
Mahdsanid abyo illah caqli haku barakeeyo anagana kuwi wanadada qata allaha naga dhigo
@hilalqnnn2932
@hilalqnnn2932 2 года назад
Thanks Hamdi I love this topic you know why ani topic kasto ma jecli ina dhakesro but this topic I love it Thnks sis 🥰🥰
@rumaancadiwasac153
@rumaancadiwasac153 Год назад
Mashal allah
@lailahashi9603
@lailahashi9603 2 года назад
Love your channel so much ! May Allah Swt bless you and your family .
@munamaxamed581
@munamaxamed581 2 года назад
Masha allah alle caqliga ha ku barkeeyo
@burco7626
@burco7626 2 года назад
Good advice, masha Allah 🥰
@fowziyoahmed3975
@fowziyoahmed3975 2 года назад
Masha allah tabarakalah 🥰
@hodish128
@hodish128 11 месяцев назад
❤❤❤
@hindayurubhinda5262
@hindayurubhinda5262 Год назад
Masha allah wll alle caqliga hakuudaayo sharafeey
@xakimomxamed2441
@xakimomxamed2441 2 года назад
Ok
@asmaismail260
@asmaismail260 2 года назад
Abaayo ganacsi saan u furanlahayn noo soo duub inshaa Allah plz
@FadumowsahroSiciid
@FadumowsahroSiciid 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@najaxawc8083
@najaxawc8083 2 года назад
Mnsha Allaaah tabaarakalaaaah
@hindafarah9663
@hindafarah9663 2 года назад
Maasha Allah maasha Allah Wllo qaali
@umumohamed2399
@umumohamed2399 2 года назад
Mash allaah 🥰👍
@hamdiugbaad3685
@hamdiugbaad3685 2 года назад
Masha Allah abayo warkaga wax weeyn Ka qatay
@wardawadani7896
@wardawadani7896 2 года назад
Manshallah abayo jasaakallahu kheer noo soo badi dhiiro galintaada waan ka helay
@hodish128
@hodish128 11 месяцев назад
💕😘😘😘😘❤️💞💗
@faysasiciid847
@faysasiciid847 2 года назад
Masha allah wll waa tala wanaagsan kolay african joogaa hargaysa hadana waan jeclahay talooyinkaaga asaxabtaydana waan kugu xidhaa
@fowziyoahmed3975
@fowziyoahmed3975 2 года назад
Masha allah jazakallah khairan 😍
@siiynabmaxammed965
@siiynabmaxammed965 Год назад
Masha alla Masha allha Masha jag
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 Год назад
Barnaamijkan oo kale waa one in trillion. Hamdiyeey daily life kayguu kamid noqday daawashadiisu.
@samsamhussein9913
@samsamhussein9913 2 года назад
Xamdan aniga dhibka ihaysta wan so xaabinayaa dukaamada waxan u baahnayn bn so guranaya 😞
@Hoyoo55
@Hoyoo55 2 года назад
Abayo africa sa ku ogayd maaha gabdhihi wax bay barteen wa shaqaystaan dhaqale kabadan kiina baa soogala qaarna wa housewife dadka isku mid maaha any ways good job sis
@dr.bilanrashid4808
@dr.bilanrashid4808 2 года назад
Mashallah tabarakallah allahuma barek sister walahi wa good point
@Sahra-t4p
@Sahra-t4p 2 года назад
Mansha allah tabarakallah
@hanefa283
@hanefa283 2 года назад
Hooyadey miyaa maASHAA ALLAH ALLAH KUBARAKERYO
@ayaanahmed6749
@ayaanahmed6749 2 года назад
Mahadsanid xbbty wlhi markaan jaanis fcn helo ayan dhagaha gashta deeto waan sameeya waxa aad nagula talinaysid caawa waan baroobeeyay waan qoray wax kasta bishan waa inaan sidaa sameeyo insha allah
@aishaabdishakur4057
@aishaabdishakur4057 2 года назад
I hope manta dhan like ta in lagu cel celin karo waa kuu saari laha ila bari 😁 جزاك الله خيرا ❤️
@miskimaxmedaxmed2796
@miskimaxmedaxmed2796 Год назад
Asc masha allha huno xijaabka ayad qurux kutahay ee soxiro iska dhaaf shalmada qoortada laga arkaayo alle haku barakeeyo
@marymoabdulkadir6804
@marymoabdulkadir6804 2 года назад
Thnku you so much abyo 👸❣⚘
@shankaroonherbalchannel2499
@shankaroonherbalchannel2499 2 года назад
MAsha alh aad Ayaan uga helay laakiin inoo soo badi afaarahaan dhaqaalaha kusaabsan adigoo mahadsan
@haniibnuwacdi8773
@haniibnuwacdi8773 Год назад
Masha allah tabarakalah❤❤
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 2 года назад
Masha allah ❣
@nimcohassan6353
@nimcohassan6353 2 года назад
Asc wall mawanag santahay adban ku salamayaa waxan jogaa itobiya adban ugahelay barnamuj yadada wana fican yihin waxan ubahanahay wixi imika danbeya ankulaso xiriro
@nafisoalinour6874
@nafisoalinour6874 2 года назад
Mahdsanid Byo wax badan baan kaa Faiiday runtii parti 2 noso gali
@fardawsanuur6705
@fardawsanuur6705 2 года назад
Masha allaah abayo quruxey horey u soco 😍
@ayanabdulahi5502
@ayanabdulahi5502 2 года назад
Masha alaah
@ubahaliomar2396
@ubahaliomar2396 2 года назад
Part 2 noogu soo dardar quruxay thanks
@sahrodhemanxasan2213
@sahrodhemanxasan2213 2 года назад
Masha allh abayo somaliya jogaa xbbtiyey majiro qof $25 $10 dolar biil lo siyo aniga waxan qa taa $3.5 malinkii
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Haaaa abyo intaas Meel waxa ka dhigo xataa sinti
@kfyqobka6864
@kfyqobka6864 2 года назад
Maasha allaah qeebta 2aad kaa sugeenaa sharafeey
@rahmohassan6442
@rahmohassan6442 2 года назад
Masha Allah thanks Abaayo
@munaqali6134
@munaqali6134 2 года назад
Maasha allaah horey u soco
@fahmoahmed7614
@fahmoahmed7614 Год назад
Maasha allaah tabaarakallaah aad ayaa umahad santahay
@kaliali1095
@kaliali1095 2 года назад
Part 2 sogali wa kahelay sida fcn o dhaqaalaha nogu fahfaahisay
@Umu-amiin
@Umu-amiin 2 года назад
Masha’Allaah walal Allaha kuxifdiyo
@halima2893
@halima2893 2 года назад
Abayo wa barnaamij wanaagsan oo gabadhena ay aad ugu baahanyihiin ee marar kale na ka hadal insha allah abaayo 👍👍👍
@fadumaxaji9059
@fadumaxaji9059 2 года назад
Maasha allah waarun
@nimcoubax1707
@nimcoubax1707 2 года назад
Masha allah walshy nosobadii
@AminaAbdi-o1f
@AminaAbdi-o1f 2 месяца назад
Soo ìbsd
@AminaAbdi-o1f
@AminaAbdi-o1f 2 месяца назад
You're na
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 2 года назад
Asc Ukhtifillaah nabadqab iyo naxariis Alle inshallaah, Ukhtifillaah hada ka dib sidan ku so gal wa iga Nasteexo Sister qali , Jzklh Kheir 🌹❤️
@farduusjaamac2921
@farduusjaamac2921 Год назад
Wlhi xamdi waa fariid hore usoco xabiibti
@haniabdulle88
@haniabdulle88 2 года назад
Maashallah you are absolutely amazing sis thank you for the advice
@nageeyabeauty2166
@nageeyabeauty2166 2 года назад
Masha Allah tabarakallah Wll khayr Alle haku siiyo
@ubaxsacad7073
@ubaxsacad7073 2 года назад
Wlhi been mad sheegin aniga waxaan is dhahaa lacag dhigo mana ii dhiganto meel ban wax dhigta waxaan arka inga soo sooray
@nimcoabyan2177
@nimcoabyan2177 2 года назад
Manshallaah meelo fiican baad ka hadashay walal ee part 2 ka soo samee inshallaah
@farxiyofaarax5556
@farxiyofaarax5556 Год назад
M.a xppti qurux badan waa iska kaa jeclahay wlhi dhiiri galisadayda 🥰🥺
@asialuula7971
@asialuula7971 2 года назад
Masha Allah wll ganadh aad u caqli badan Allah ha kuu barakeeyo dhiirigelintaada iyo wanaadaada shiidal ayay ii yihiin aniga iyo inbadan oo kle
@fardowsomohamed910
@fardowsomohamed910 2 года назад
Masha allah abayo thanks 💕 wlh wax badan aya ka fa'idnay keep going 💪👍😊🙏
@ummid732
@ummid732 11 месяцев назад
I love this! Horey u soco sis this motivated me so much. May Allah bless you and your life amiin
@yusufaisho457
@yusufaisho457 2 года назад
Manshallaah abaayo wa tala wanaagsan jazaaka allaah khayr
@ayanali9514
@ayanali9514 2 года назад
M.a my favorite RU-vidr
@CaishoDaahir-t2m
@CaishoDaahir-t2m Год назад
Guuleyso abaayo mcn❤❤❤❤
@fawzaimohammed6046
@fawzaimohammed6046 2 года назад
Maansha Allaah ❤
@IdilWarsame-v4u
@IdilWarsame-v4u 6 месяцев назад
Mash alaah abyo0😊
@umuarwa
@umuarwa 2 года назад
Hada ka hor ayaan la kulmay djarka dhaxanta oo jaban xili kulayle ah deedna wxan isku qabtay hada ilmahaagu funaanado uma baahnee iska dhaaf deedna jabnaantoodii baan is idhi meel bad ugu xaraynaysaa ma aboorbaa ka cuni haday noolaato then waan soo iibsaday maanta waan ku aflaxay xiligii qaboobaha oo la joogo waan uga xidhaa wlhi Maantana hadalkaagaasi wuxuu ii nooqday xasuus iyo in aan joogtayno mhdsanid wlo xamdi Alah haku sharo keep goin♥️
@umubayaan6097
@umubayaan6097 2 года назад
Masha allaah aniga liketaa mabakula dhaafo xbiibtii🥰🥰🥰shukran xayati
@haldhaelmi2720
@haldhaelmi2720 2 года назад
Wxan filayaa qfki ugu horeyey o dawada cawa wn ku cusubhye hala iso dhaweeyo wx bdan aaan so wadaaye
@sacdiamohamed9194
@sacdiamohamed9194 Год назад
❤💯🥰
@IdilsacidAxmed
@IdilsacidAxmed 10 месяцев назад
Sobadi xamday ad ayan ugubogay wllo
@zamzamabdi20
@zamzamabdi20 Год назад
Mashalah waa talo wanagsan quruxeey
@hopeandhappy4433
@hopeandhappy4433 2 года назад
MASHALAH tabarkalah
@MuhuumMoteeye-mg5nw
@MuhuumMoteeye-mg5nw 11 месяцев назад
Masha allaah gabar aada aad uqali badan
Далее
BARNAMIJKA DHAQALAHA . KAYD MA LEDAHAY ??
12:38
Просмотров 51 тыс.
NAAG MIYAA LAYLA GURSADAY.   ??
18:25
Просмотров 52 тыс.
When Goalkeepers Get Bored 🤯 #3
00:27
Просмотров 3,2 млн
DHAQALAHA WAA QURUXDA QOFKA
13:59
Просмотров 25 тыс.
DHAQALAHA IYO GURIGA
20:35
Просмотров 21 тыс.
Qofka ugu quruxda badan ||  Amalina || 😊😊
3:19
Просмотров 1,3 тыс.
NOQO RUUXAN BARI MEEL CIDLA KU SO DHACIN.  DHAQALAHA .
13:18
KALA KORINTA CARURTA
20:52
Просмотров 29 тыс.
JACELKAN LOGO QASARIN WAA KAD NAFTADA U QADO ??
12:29