Тёмный

DHAQALAHA IYO GURIGA 

Hamda Home Decor
Подписаться 116 тыс.
Просмотров 21 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 169   
@dekarashd5642
@dekarashd5642 2 года назад
Yaaa Allah gabdha garsiiyo 50 k bal waa maxaay sidan dadka xumanta ka badn ayaa lagarsiyaye
@quennashad
@quennashad 2 года назад
Abyo shumaca ha tuurin ee dib u habee intaa dhalaaliso dabka saarto wixii caraf aad haysato ku darso wlhi waa ii duceyn doontaa caraftiisa ❤
@adoontiialle3045
@adoontiialle3045 2 года назад
Abaayo sidee u dhaliinayaa isheeg bal kheyr allha ku siiye
@quennashad
@quennashad 2 года назад
@@adoontiialle3045 abyo digsi baad soo qaadan oo ku shubeysaa markuu dhalalo baa wixii caraf guriga kuu yaal ku darsaneysaa sida cadarka barafun ama tan guryaha lagu buufiyo kadib sheygiisa ku cesho hadii aad Snapchat ledahy wnku tusi karaa nasteha.ahmed20 iguso sarso
@quennashad
@quennashad 2 года назад
🥰jag älskar dig 🫶 Hamdi 🥰
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
@@quennashad qalbi Waan ku jeclhy mcnto waan sameyna mcnto Mahad sanid
@adoontiialle3045
@adoontiialle3045 2 года назад
@@quennashad wan leyahay xabbtii sanapchat ee iga so qabo
@asmaciiltira5666
@asmaciiltira5666 2 года назад
Hablaha soomaliyed haday xamdi oo kala noqon lahayen hormar ayan gadhilahayn mansha alah wllo noloshayda ma gursan lkn waxbadan ayan kafaiday hadan awodilaha 1milion kugadhsiinlaha 🥰🥰
@farhiyaali8426
@farhiyaali8426 2 года назад
Yes sis we would love those kind of videos.mashallah great advice sis. May Allah protect you.
@mariammohamed7132
@mariammohamed7132 2 года назад
Masha Allah sis waad ku mahadsantahay saad wanaaga iyo hormarka ula jeceshahay gabdhaha soomaliyeed. Jasaka Allah alle haku barakeeyo.
@sagalmohamed614
@sagalmohamed614 2 года назад
Masha allah xbbtii xamda waad mahadsan tahy saa markasto noola wadagtid muuqaalata quruxda badan🥰❤
@honaamohamed4664
@honaamohamed4664 2 года назад
Xbbti noosoo sameey plz sidaa nooga caawin kartid adoo nala joogin saan usharaxan lahayn guryaha inta goordhow xaroon rabtaa kujiraa dear
@MaryamaAdam-wb2if
@MaryamaAdam-wb2if Год назад
Mashallah abyo
@hibaqqaybdid7413
@hibaqqaybdid7413 Год назад
Man sha allaah
@saaraahmed4398
@saaraahmed4398 Год назад
Thank you sister waa u baahanahy baraamijyada noocan ah ee noo soo badi inshallah ❤️😍
@samsamdheeman720
@samsamdheeman720 2 года назад
Masha Allah wallshy Hamda hore usoco guul iyo gobonimo Naag nool
@xubicabdirsaaq4081
@xubicabdirsaaq4081 2 года назад
Noo soo samee abyo muqalo qurux badan ee guryaha thanks sister ❤
@fowziyoahmed3975
@fowziyoahmed3975 2 года назад
Masha allah tabarakalah beautiful house 🏡 ilahay haa kuu xifdiyo abayo
@safkaxaaji7992
@safkaxaaji7992 2 года назад
Asc qaaliyeey somaliya jooga wlhy waa saas shegtaye jiifka saasan u dhigana balse alle kheyr haku siiyo waan badelya diseynkan ❤🎉
@ilhanmohammed9569
@ilhanmohammed9569 2 года назад
Masha Allah my beautiful sister may Allah bless you and your family. shumaca hayskatuurin inta aad ku shuubto biyo iyo cataract tar ku karkaari guriga dhaan ayuu caraaf kaaga dhigaaya ee hayska tuurin.
@shamsomohamud3749
@shamsomohamud3749 2 года назад
Yay 50 k is almost here big congratulation sister xamdi abyo sharaxaada guryaha naga so dhis please
@xaliimoxaliimo1782
@xaliimoxaliimo1782 Год назад
Masha allah xbbti
@raaqiyoibrhim8089
@raaqiyoibrhim8089 2 года назад
12 sano buu aqal ii yaalay hadan iska badalay 4sano mid kala ii yaal alxmdulilaah fadhina ma awoodo xasiig iyo gambar baan ku fariisanaa alxmdulilaah abayo waxaad haysatid baa la qurxistaa
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 2 года назад
Sax abyo mashaa nolasha wax kasta wuxu heeesto in uu isku qanciya muhiim ah
@hawadahir9093
@hawadahir9093 2 года назад
Masha allaha allaha aqliga ku barakeeyo mahadsanid no so bdni barmajid kle
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 2 года назад
Masha allah tabarakallah huno fadhi ban soo gadan rabay wax badan baan kaafaidey allaha khayr hakusiiyo
@nastehaislow407
@nastehaislow407 2 года назад
Jaskumulah abayo wax badan baan ka dhefay dhaqale goan qadasho karti iyo kalsoni
@anisaabdi3749
@anisaabdi3749 2 года назад
Mashallah tabarakallah abayo mcn ilahey aqligada iyo garshadada haku barakeyo ❤❤❤
@istahila.mohamed3275
@istahila.mohamed3275 2 года назад
zxbey masha allaah allaah hakuu soyaadsho reerkaaga. lkn waxaan ku weydiinaa anaga Somalia alaabtii iyo dhalooyinka caruurta uga caalahaye adiga miyaanay dhirta iyo dhalooyinka jarjarin🤣. wlhi geed dayrka iigu yaal maalinkasta gabadhaydu laan bay soo goosataa kk. alle ha barakeeyo
@aminasuudi6280
@aminasuudi6280 Год назад
Wll caruurta aynu wadanka ku haysano wayka fudaydbadanyihiin catuurta qurbaha
@naciimowarsame9231
@naciimowarsame9231 Год назад
Waa kugu raacsnhy, wax grey lagama.xiiso dhigo, daahmankey grey iyo.madow isku jira aduunka u jeclhy long time
@zeinababdijamac349
@zeinababdijamac349 2 года назад
Abaayo aniga hadda ayaaa guursaday alx alaab yar ayaa gaday waxaa jiif iyo fadhi labo waaweyn iyo labo yar yar iyo miiis yar iyo fadhi yar alx waxaa rajenayaa inaa design inaa badasho unbaa ku dadaalayaa waxaa ahay qof hadaf leh shaqeyso haddane hal cilad ayaa i heyso abaayo dhanka dhaqalaha xogaa kuma yara fiicni waxaa rabaa inaa iga cawiso wixi fikirka inaa igu garab siiso waxaa ahay gar nolol hore ka soo burburtay alx maanta nolol kle dhisaday rajeneyso inee ku guuleysto kana mira dhaliso hadafke ledahay nafteyda iyo caruurta mustaqbalka dhali doono abaayo jawaab ka sugauaa
@aishaadam7473
@aishaadam7473 2 года назад
Abaayo dhawr video oo dhaqaalaha ka hadlaya ayey sameesay, chaneellkeeda dib usoo fiiri
@hannahani192
@hannahani192 2 года назад
Xamdi kasoo hadal maareynta dhar ciyalka aniga aad ayaa dhar ugdaa bal taas iga soo dhis 😊
@omMohamed-ct2bs
@omMohamed-ct2bs 2 года назад
walhi 7 yarisba haysta fadhigayga wa kii arooskayga dahna wa markii 3 ad aan uso ibiyo masha allah qofwalba wuu yaba ma d badashy oo sawkan barooga ah wa na garay biya dhaca masha allah markan soo guuray oon guri hantiya dhisty ayaa iska badal la idhahy wn diiday wayo wax up qabo majirto mar kan gadanaynya qaali saaiduu ahaa alxd
@nimcofoosofficial4510
@nimcofoosofficial4510 2 года назад
Aniga xataa waan dhibsaday sariirta daaqada lagu aadinaayo quruxna malahan
@nastehaahmed3098
@nastehaahmed3098 2 года назад
Abayoy wa sax somalia daaqada aya sariirta lagu aadiyaa lakin mida jirto waxa waaye qolkaste somalia daaqado badan aya looyeelaa maba laham dhinac sarirta madaxeda ladhigo oo darbi eh
@zainabmohamed4481
@zainabmohamed4481 2 года назад
Mansha allah abayo nagaso dhis sida guriga losharaxo allah kusharfo
@fatimahodey
@fatimahodey Год назад
Fadhiga waxaa badinaya abayo makala haro wa inaad wada iibsata afarta xabo ..ganacsatadu ma ogola
@fatimahodey
@fatimahodey Год назад
Abayo dhinaca daaqadu xigto buu qolku udheeryahay ..waa regtangle qaabka qolka loodhisay marka meelkale oo qaada sariirta majirto
@nimcoo2040
@nimcoo2040 Год назад
Wlllo Lanbarkaaaga Iso sheeeeeg
@nastexoabduqadir311
@nastexoabduqadir311 Год назад
Wlhi waagi hore saas ayaa wax u bad badali jiray lkn hada alx lacagteyda waa save gareysta m.alh
@xafsanimo8302
@xafsanimo8302 2 года назад
Gabdhaha Wadankii jooga eed aragtay mindhaa waakuwo soo maaraya 2010 kii iyo kahor. Kuligood iskumid maaha.
@nimcoafardhaan873
@nimcoafardhaan873 Год назад
Abaayo horta fadhiga nalagama reebayo way isla socdaan sariirtana aniga ahaan melan daaqad ahayn way ii gali wayday daaqad kaloo ka danbaysa sariirtana waan leyahy oo aanay waxba ku gudbananyn
@foosnur7475
@foosnur7475 2 года назад
Masha Allah abayo mcn wlhi caawa saaid ayaa iiwanisay ani ahaa Allaha kudhowro🙏❤️
@muniiromuniiro4845
@muniiromuniiro4845 2 года назад
Msha allah xamdiye hore usoco muqaldan cml noso badi insha Allah
@ishwaakahmed9132
@ishwaakahmed9132 2 года назад
Walahi
@fardowsaabdisalan3965
@fardowsaabdisalan3965 Год назад
Waxan kafaidah ah in daqada lahoosdhigin firashka tnxs inkaston marwo eheyn lkn qibrad kasiqadanaya
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 2 года назад
Noso samee wll sida losharaxdo guryaha hablaha mistaqbalka u diyaar garoobaya ee aroos galaya way na anfacaysaaye
@maryamocabduqadir6545
@maryamocabduqadir6545 2 года назад
Asc abyo wanku salamay qolka jiifka waxa yeela indaqada ladhigo sariirta jiifka waayo qaxo leyahay 2daaqad dhinaca kle iridka qaaye marka in lesku deeqsiyo armajada weyn iyo tan yar waaye
@hawageney3750
@hawageney3750 2 года назад
Masha Allah abaayo mcn Hamdi quruxey jazakallaah advice ficn naa siisay ❤️❤️❤️
@sucadcabdi8093
@sucadcabdi8093 2 года назад
Dhiiri galiso my QUEN🔥
@zuhursharaafinamowlid1889
@zuhursharaafinamowlid1889 2 года назад
Masha Allah abyo thanks
@firdowsabdalla1220
@firdowsabdalla1220 2 года назад
Mansha Allah hamda gaari aani saan kugu xirme codkaaga bisaa i dhiiriya mansha Allah abyo decorna wan kaa bartaa ee sarirtada wan jeclahee ma 5 by 6 baa mise 6 by 6
@fardowsofardowso6540
@fardowsofardowso6540 2 года назад
Mansha allah mahadsanid abaayo isku fikir ayan nahay shan sano ayan rer leyahay fadhiga ayan hada iska badalay jiifka wa kii la igu aroosay waana sidiisi isma badalin wan xanaaneysta wan jeclahay
@hipoallale6404
@hipoallale6404 2 года назад
Mnzha allah allaha ku xafido hno qliyey noso badi video sidan ah
@sharifomahamedsheikhnur7446
@sharifomahamedsheikhnur7446 2 года назад
Mashallah sister mahadsanid❤❤
@agent.kurapika
@agent.kurapika Год назад
xamdi abaayo. mishinkii. aad kurasat ku dhaqday i soo gali adigo raali ah 🩸🩸🫶🫶💯❤️
@mariyakulane4324
@mariyakulane4324 2 года назад
Baranaamijyada guryaha nosoo badi aby
@qadrinaqurux7553
@qadrinaqurux7553 2 года назад
M. A xbbt shukran 😍😍😍💖💖
@ciiltirto9484
@ciiltirto9484 2 года назад
Abaayo dhirakalinta nosobadi
@umumaysuun1146
@umumaysuun1146 2 года назад
Saxiiix Abayo mahadsanid
@saamiyasiman6202
@saamiyasiman6202 2 года назад
Hada dhaw guursaday 2sano 3bil iiga hartay jiifki labaad maroo fadhiga neh sidee kle hada kan ayaanba nacaaye xaajiga wow ila yaaban yahay wllhi iga dhis waan ku baryaa abay
@xamdawardhere3922
@xamdawardhere3922 2 года назад
Abayo 2 daqad ama 1 loo sameya wey jirataa meel aan daqad laheen oo la dhigo sariirta lakin dadaka is ka jacel
@ayaanarizonachannel444
@ayaanarizonachannel444 2 года назад
Abyo mhdsanid taladada wa qadaneena ani fadhi Grey dark aya sonki gatay guriga dhan mugdi iga dhige wan nacay marada lee ka badalana Cream ka nigana tnx qurux mxa sameysa islaha wlh
@filsankhadr3416
@filsankhadr3416 2 года назад
Abyo kula midaa ahay mala iiga badalaa marada fadhiga abyo
@aishaadam7473
@aishaadam7473 2 года назад
MashaAllah qaab duubistaada aad bay u fiican tahay maanta
@keyfmuse4638
@keyfmuse4638 2 года назад
Asc abaayo anigaa canada ku nolahaye waxaa ii sheegtah birkimah harqadahoda xageh ka soo gadatah noo sheeg fadlan thanks abaayo
@kiineyxasan8066
@kiineyxasan8066 2 года назад
Wlh xamdiyeyy anaba iga hdlosaa guriga daganhy xamrna wan joga ma jcli daqad inan sariir ku aadiyo lkn gurigena 2da dhinac wa daqad Lkn dadka qaar iyago guri qurxoon hesto ee marax ka dhigaan jah mahadsanid wlh waxbadan idhira galisaa
@amalahmed9169
@amalahmed9169 2 года назад
Geedka bufinaysa ii yal waa qalalay hada wax ba ka faa iday geedkaan wa jeclahay
@farhiaqoran2496
@farhiaqoran2496 2 года назад
Baarakalaah xbbti
@anisaabdi1063
@anisaabdi1063 2 года назад
Mashallah
@mariaabdullahi5681
@mariaabdullahi5681 2 года назад
Thnkz abyo xge kala so xariraa
@hodansheekh3137
@hodansheekh3137 2 года назад
Masha allah faaiido socoto ayaathy wll shukran ❤️😍
@nacimanacima4981
@nacimanacima4981 2 года назад
Mshlx hamdiyey fadhi kala nooc miyu ku qurhonyahy misne sida grey iyo blue
@barwaaqobarwaaqo7921
@barwaaqobarwaaqo7921 2 года назад
M.a
@hibaqqaybdid7413
@hibaqqaybdid7413 Год назад
Noo soo. Adi. Xabibti
@rayanahmedali7151
@rayanahmedali7151 2 года назад
❤❤ queen Alle haku xiiftiiyo abyo
@ayaanmohamed5402
@ayaanmohamed5402 2 года назад
Walaley aan ku sheege anaga guryahena saas u dhisan daqad ubax la saaro ma qabno waa inan daah ku qurxina
@hindaadam1039
@hindaadam1039 2 года назад
soo badi wllo Alla ha ku xifdiyo
@Mumyyyy
@Mumyyyy 2 года назад
Quruxey aniga kenya dagenahay 12 yrs aa xaas ahay sariirtii labaab baaan marayaa hadda lkn xbbti waxan dhib ku qabaa fadhiga 6 months hadaa heesto waan nacaa
@aishaadam7473
@aishaadam7473 2 года назад
Sababta maxay tahay aad u naceesid horta fahan abaayo nafsadaada la tasho, tusaale ahaan hadii ay sabata ay inaad rabto in dadka kuu imaanayo ku qancin ay tahay ama inay sababo kale tahay
@themuslimfamily7025
@themuslimfamily7025 2 года назад
Dhiirigaliyaha naftaay Rabi haku xafido xbbti
@ayaanzuleiman4709
@ayaanzuleiman4709 Год назад
Qali Xamdiyey guryaha somaliya kaso hadal video gaara
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 2 года назад
Masha allah 🥰
@aishaadam7473
@aishaadam7473 2 года назад
Hamdiyey gabdhaha full time shaqeeya oo caruur leh oo la qabo, shaqada guriga ma kaligood baa qabta mise nimankoodana shaqada half kooda ayey qabteen yacnii cunto karinta iyo nadaafada nimanka ma dhankoooda ayey ka qabtaan maadaama gabadha iyo wilkaba fulltime shaqeeyo mise wali dhaqanka soomaliga ayaa jiraa oo pamberka ilmaha gabdha bas baa ilmaha ka badasha abaayo iiga soo jawaab, aniga markaan guursado shaqo banaan iyo mid guri kaligey misko wadi kari? Waxaan ka hadlayaa qoysaska qurbaha ku nool abaayo mahdsanid
@fatuushvlogs4305
@fatuushvlogs4305 2 года назад
Abyo ka codso ninkaaga oo fahansii si tartiib inuu kula qabto
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Abyo mcn nolasha waa is fahan ruux kasta waa sidaad isku fahantan adiga.
@aizhaapdirahman4640
@aizhaapdirahman4640 2 года назад
thanks abaayo🥰
@faysasiciid847
@faysasiciid847 2 года назад
Mahadsanid wll
@hodanbaashe5690
@hodanbaashe5690 2 года назад
Greyga madow ka waran hadaad gadato abayo imikaan guri sharaxanayaaye
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Beelo waaye qaali
@ishwaakahmed9132
@ishwaakahmed9132 2 года назад
Walahi gabadhaan wax badan baan kafaaiday
@MohamedNasro-zt2lp
@MohamedNasro-zt2lp Год назад
Abaayo walaahi adiga Alcantara markey dhamato umbaan Balaban 13 sano aya leyqabaa 3 mar ayaan badaley marki 3 xaad aya Italo
@qurxontagury8066
@qurxontagury8066 2 года назад
Mashallh qali hore u soco
@ifraxmaxamuud219
@ifraxmaxamuud219 2 года назад
Maashaa allaah abaayo jisaakalaah qeer
@aasiyocabdi9322
@aasiyocabdi9322 2 года назад
abaayo waxn rawe telkag
@nimcoshaaciye6015
@nimcoshaaciye6015 2 года назад
Masha allah
@faisobiit843
@faisobiit843 Год назад
Abaayo.intee.kaala.sooxiriira
@afarah9985
@afarah9985 2 года назад
Naa walaley shekadan intad naga kala yarayso routine kii so celi please
@hibaaqcabdi7096
@hibaaqcabdi7096 2 года назад
No so samee walaal
@sabirinnur2394
@sabirinnur2394 2 года назад
Fadhi madow maxa ku so baxayo khadada, khado maheesto
@ummuyahya9456
@ummuyahya9456 2 года назад
War asxaaby gabdha 50 k halakarsiyo
@enisagabanow4856
@enisagabanow4856 Год назад
Video nocan ah noso badi 😘
@dekarashd5642
@dekarashd5642 2 года назад
Wcs hamdiyey waxan umaleynayaa inay tahy kuleel waye wadanka qabow ayaa laga radinayaa
@nuurahassan1093
@nuurahassan1093 2 года назад
Noo soo badi muuqalada sidan oo kalaa walalo 🙏✅
@Shukritamokhtar7153
@Shukritamokhtar7153 2 года назад
Ha runti wan ka helay
@saidksiman6712
@saidksiman6712 2 года назад
Alx 4 year daganahy alabtydana in hada la gadaa moodaa anoo awoodana ma badalo way sabab an ku badalaba mesha mataal alabtaada hady sidii u cusubthy adaba laxejeclo kaa qabanaysaa oo waxba ku doorsanayn❤
@ayahamedia7218
@ayahamedia7218 2 года назад
Maxaa ku sameysa nala wadaag
@suweysqurux178
@suweysqurux178 2 года назад
qolka jiifka loogu tala galay marwalbo wa lawa daqad waa lagu qasban yahay markaas mid inaa ku aadisid abayo
@haboonnuuraofficialpage7849
@haboonnuuraofficialpage7849 2 года назад
Walalo noo so samee waa ubahanay
@firdowsabdalla1220
@firdowsabdalla1220 2 года назад
Hamdaay abayo noso badi vedioyada decor ku sabsan sharaxaada kaso hdl in bdn abaayo
@aasiyocabdi9322
@aasiyocabdi9322 2 года назад
masha allaah hamdi alle hakuu siyaadiyo
@dekahamud7648
@dekahamud7648 2 года назад
byo w kusalamay wana mahadsan thy ano kamid ah gabdh somali jogo 1 guriga somali qastan Mogadishu guriga waxa uu 4 dirbi so ma ah 2 dirbi waa daqad midna wa musqusha qolka ku dhex talo Mar mar waxa laga yaba inuu kugu so ado 1 dirbi oo 2 albaab leh 1 alba wakii qolka midna wa kii musqusha hada waxa ku furan 2 dirbi oo 2 daqad kutalo midkod inaa sariirta madaxeda ku adiso marka tasa kento badana wajiran qolal 1 daqad leh lkn wa dhif iyo nadif
@samsamadan5447
@samsamadan5447 2 года назад
Masha alah quruxeey ❤❤❤
Далее
DHAQALAHA IYO GANACSIGA.
14:07
Просмотров 13 тыс.
1 Subscriber = 1 Penny
00:17
Просмотров 52 млн
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 5 млн
QOLKA JIFKA BEFORE AND AFTER KEQURUX BADAN
4:00
Просмотров 3,1 тыс.
Maaraynta Dakhliga Shaqsiga
13:16
Просмотров 2,8 тыс.
DAMEERU DHAAN RAACDAY HA NOQON  DANTAADA AQOONSO
15:17
BARNAMIJKA DHAQALAHA 😍🥰
20:19
Просмотров 62 тыс.
1 Subscriber = 1 Penny
00:17
Просмотров 52 млн