Тёмный

Baro Farsamada ku xasuusan lahayd Wax walba - Mnemonics.😰 

Salmaan Maadow
Подписаться 112 тыс.
Просмотров 28 тыс.
50% 1

Muqalkaani waxa ku sharxayna farsamo aa ku xasuusan karto waxwalbo anagoo adeegsanayno dhariiqo ay isticmali jirayn griigii hore waxana loo yaqana farsamadasi "Mnemonics".
Inaa ka faaidaysan doonta rajayna insha allah.
--------------------------------------
Thanks for watching
Please Subscribe to Our Channel
Haduu Videoga ku cajabiyo La wadaag walaalahadi kale hadii Hada nagu cusubtahayne nagu soo biir Adoo tabanaya "Subscribe" hana iloowin ina iconka gambleelka tabato.
Iga soo raadi cinwaanadeeda baraha bulshada
🔗igala soco facebook
/ salmaan.maadow
🔗 igala soco instagram
/ salmaan.maadow
🔗si aad ula socota naqshadahaan sameeyay
www.behance.ne...
Mahadsanidiin waa walaalkiina salmaan maadow

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 231   
@SalmaanMaadow
@SalmaanMaadow 3 года назад
Kuso biir Pagekayna facebook asxabtaadine sii gaarsii. Facebook.com/salmanmaadow
@turuftr2247
@turuftr2247 3 года назад
Macalin maadoow
@bashiirali8314
@bashiirali8314 3 года назад
Wap maa jiro oo wax ku soo gudbisid
@rugaalmedia3563
@rugaalmedia3563 3 года назад
M.a macalin horey usoco waa cashir wngsn macalin
@mustafeabdinasir6404
@mustafeabdinasir6404 3 года назад
Cashir noogu soo samee inta igu raacsan
@MN.4K139
@MN.4K139 3 года назад
Wll background ma dambeyah ma ishegi kartah
@Abdiwadud_Fanig
@Abdiwadud_Fanig 3 года назад
Walahi hadaan awoodo waxaan ku siin lahaa million subscribers ustaad salmaan waxaad tahay dadka faro ku tiriskaa ee maanta Somali ku faani karto #I_proud_you_ustaad 💙
@lefrancaisavecahmed4147
@lefrancaisavecahmed4147 3 года назад
Salmaan maadow sxb waa anoo ah ahmed nour oo jooga jabuuti aad ayan ugu taxan ahay barnaamijkaaga ee noo soo diyaarii courso youtube tutorial
@Enjoy-tom
@Enjoy-tom 3 года назад
Zxp isagah oo aan kuu soo dirinbah maxaad whpstkah utagi wayday Kaas ayaa ay wax walbah Ku jiraaneeh
@abdulkadirali9399
@abdulkadirali9399 3 года назад
Salman madow sxp adoo mahadsan iaand noo soo celiso isku day
@ogaanshahadunida
@ogaanshahadunida 3 года назад
Dariiqada hore oo xarfaha hal laga soo qaadanaayo ayaan mar isticmaalay si fiican bay ii anfacday, hadda waanba hilmaamay adaa isoo xasuusiyay, mahadsanid ustaad salmaan
@user-my6ec3ni2k
@user-my6ec3ni2k 3 года назад
Mashaa Allah Ustaad, xirfada laxameenta io tan xaraf ku soo xasuusashada waan isticmaali jiray Mahadsanid inta kale waan kaa korarsaday.
@hamsemohamoudmohamed6817
@hamsemohamoudmohamed6817 3 года назад
Asc wll salmaan marka hore adabn ku salaamaya salan ka gadaal adabn ugu xidhnahay taxanah casharada ad soogaliso wl Nosoobadi casharo sidan oo kalle ah iyo kuwo lamida oo ardayga aqoontiisa kobcinaysa alle haku sharfee wllhyga wx bdan ayad ufa idaysaaye wxn leeyahay keep going wll
@naagnool8113
@naagnool8113 3 года назад
anaa ugu so hormaray ustaad salmaan chanellkaga aad ban u xiiseyaa wax yabaha aad soo galisid❤
@nasrahodan8443
@nasrahodan8443 2 года назад
Ustaad waan daneenaya 🥰🥰 Mahdsanid ustaad 🥰
@mohamedabdinorhassan2134
@mohamedabdinorhassan2134 3 года назад
Wa mahadsantahay ustaad Salmaan
@Samiir881
@Samiir881 3 года назад
salmaan maddow mid ay dhegahaygu ku raaxayztaan hadalkiiz wada xikmad ah allaaah ha ku dhawro uztaad
@cjaminfilmmaker
@cjaminfilmmaker 3 года назад
Mnshaa Allah Salman maddow Mahadsanid
@MAbdi14
@MAbdi14 3 года назад
Jaza kallah bro waka faaidnay,
@maxamedyare7827
@maxamedyare7827 3 года назад
Istadii aad baa kuu tageeraa mar wlba waxa lasocdaa vedio mar walba noo zaidi alla haku xafido aaaamin aaaamin
@ikraanali9318
@ikraanali9318 3 года назад
Mahadsanid Salman madow inooo soo badi muqaladan oo kale
@abdullahiabdirahman953
@abdullahiabdirahman953 3 года назад
aaad ayaa ifahansiisay tnxss الحمدلله
@cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649
@cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649 3 года назад
Kaydi waxa aad akhrido [Mnemonics method]: 1. Soo-gaa-gaabin: [Xuruuf lagu xusuusto ayaa loo qaataa]. 2. Isu-ekeysiin: [Wax lagu xusuusto ayaa loo ekeysiiyaa]. 3. Jejebin: [Tirooyinka dhaa-dheer waa la kala-jejebiyaa]. 4. Qaabayn: [Shaxammo lagu xusuusto ayaa xogta lagu dul-muujiyaa]. 5. Laxameyn [Waa lagu luuqeewyaa, weliba iyada oo codkana maskaxda la maqashiinayo si ay u kaydiso]. Mahadsanid oo maamuusnid ustaad Maadow.
@mrmk5771
@mrmk5771 3 года назад
Salmaan maadow shukran macalin ❤️💯🇸🇴
@IMKaraama
@IMKaraama 3 года назад
Salmaan waxaan safar kaaga kasoo raacay 500 oo qof waxaana goob joog u ahy 29k masha allh, iga qor sanado kadib waxa arki doonaa adigoo ardey badan il waxbarasho u ah. aniga whatssapp ayaa message kugu so diray iga so jawaab
@walakuwasawaryaa8082
@walakuwasawaryaa8082 3 года назад
wlhi cashar nagu soo dhig way no na anfacayaan i.a ustad adna hormar wcn ku rajeynaa i.a
@abdilaahiabdirashiid8401
@abdilaahiabdirashiid8401 3 года назад
6:16/12:55 Waan daneynayaa casharka halbeegyada oo faah faahsan waxaan rajay nayaa arday fiican oo cilmiga aad dadka ufaa ideynayso kafaa ideysta inuu ilaahay iga dhigo adna ilaahay hakaa ajar siiyo macalin
@juleibibade
@juleibibade 3 года назад
Mnsha Allah Ustadi Alle Haku Xafido🥰🙏1️⃣💯
@madaryare4209
@madaryare4209 3 года назад
Casharkan Ustaad waa na anfacaa ee soo samey Alle haku xifdiyee
@abdilaahiabdirashiid8401
@abdilaahiabdirashiid8401 3 года назад
11:10/12:55 Macalin sax laxan mahad sanid biri sabtiga waxaan leeyahay daabuur nashiidadana anaa ku qoron waxaa sabab unoqotay inaan soo xasuustoallaah hakaa ajar siiyo waan kuusoo laabanayaa macalin xoogaa yar kadib insha allaah
@xasanmuxsin707
@xasanmuxsin707 3 года назад
Masha Allah Cashar Buuxa Mar Kle Kasoo Samee Macalin Dadku Wax Akhris Ayay Ku indho Beeleen Welina Waanu Xafidi Kari La.nahay
@mohamedabdullahi7183
@mohamedabdullahi7183 3 года назад
Masha allah salmaan maadow allaha ku barakeeyo
@abdullahihussein2511
@abdullahihussein2511 3 года назад
maalintii ugu horaysay ban ku dawaday wax badan ban ka faaiday Macalin alle ha kuu siyaadiyo cilmiga iyo cimrigaba janadana illaahay dhmntenba hoy ha inooga dhigo
@MohamedMohamed_IP
@MohamedMohamed_IP 3 года назад
Xirfada in xaraf xaraf kale lagu soo xasuusto waxaan isticmaali jiray waagaa dugsiga dhigan jiray wax bandana waanku soo moodey. Qaarna waan kaa kororsaday Mahadsanid ustaad maadow Barnaamijka ardeydana inoo soo dedeji
@abdullahisheekhadamisak3764
@abdullahisheekhadamisak3764 3 года назад
Masha allah, Eng waxaan aad uga helay qaabka aad usoo koobtay مكة Waligay waan hilmaami jiray 3daas saxaabi
@teamstatisticians5430
@teamstatisticians5430 3 года назад
Cashirada nuucaan oo kale noo soo badi mudane mhdsanid 🙏🙏🙏💯
@bashiirali8314
@bashiirali8314 3 года назад
Mash alaah ustaad ilaahey ajir hagaa siyo
@daawoshow3541
@daawoshow3541 3 года назад
Asc walaal waxaa eka jaawabtaa su'aal ah ? Sidee graphic desing lacag looga sameeya? Waddooyinkee loo maraa in graphic desing laccag laga sameeyo. ? Walaal ama macalin su'aashaan ha'yAreesan fadlan eka soo jawaab mahadsanid..
@dailycontent3955
@dailycontent3955 3 года назад
M.a ustaad qeer alaha kusiiya wax badan kaa faaiday run ahaantii thanks teacher
@mahbettle4706
@mahbettle4706 3 года назад
Maclimiinta scientific yada waan sugi la,ahy mahadsanid ustaad
@AsmaMohamed-yb7xx
@AsmaMohamed-yb7xx 10 месяцев назад
Jazaakallaah khayran walal
@DeeqoYaris
@DeeqoYaris 3 года назад
M.a ustaad illahey ajar hakaa siiyo
@yousofhussein204
@yousofhussein204 3 года назад
Thanks salman casharkanoos.diyaari
@yusrayusra6504
@yusrayusra6504 Год назад
Si fiican usharax ustaad waan u baahannahay
@muparikpulutano4862
@muparikpulutano4862 3 года назад
Ustaad mahadsanid
@YusroMaslax-jg4di
@YusroMaslax-jg4di 10 месяцев назад
Haa macalin noso sharax waan upahanhay thanks 😊🙏
@yahyemahamud6393
@yahyemahamud6393 3 года назад
Waad mahadan tahay ustad sida quruxda badan aaad noola dadalayso , run ahàan aniga ayaa tijaabiyay mid ka mida xeeladahan waana ku guuleystay Waaad mahadsan tahay
@maxamedkhayrismaaciil5531
@maxamedkhayrismaaciil5531 Год назад
شكرا أستاذي
@abdishakurmohamed5067
@abdishakurmohamed5067 3 года назад
Shukhran ya ustad so dadeji maclimiinta inshlh aan ka faaiideysanee🙏🙏
@Zack-uw9eg
@Zack-uw9eg 3 года назад
جزاك الله خيرا يا اخي الكريم ❣👑👋
@suhaybmuxumed1933
@suhaybmuxumed1933 3 года назад
Wllo hadii aanu arday nahay ama dadka kugu xidhani ay arday yihin barnamijyada #ardayda ku saabsan dhankastaba ha ahaate xooga noo saar #ilahayna ajar ha ka siyo wllo qli ad ku #jeclahay wlhi
@suhaybmuxumed1933
@suhaybmuxumed1933 3 года назад
Casharadas dugsiyada sarena wanu idinka sugayna wllo mhd kirkaaga
@YusroMaslax-jg4di
@YusroMaslax-jg4di 10 месяцев назад
Mahadsanid macalin 💯☺️
@maxamedfuad2490
@maxamedfuad2490 3 года назад
M.a waan daawada cashradad soo galisid wax badana wan ka faaiday mahadsanid Lkin macalin sharaxaada dheer iska daa dadku wa ku fahmayaane mawduuca markiiba ugal si aan lagaaga caajisin ## waa iga talo uun ##
@SalmaanMaadow
@SalmaanMaadow 3 года назад
Ada mudan Maxmed taladada waa mid fcn waana dareemi kara , lkn ani shaqadeeda macalinimo ah wana ku igu waajib dad walba si details ah in casharadee ku gaarsiyo kuwa maskaxda fudud iyo kuwa culus.
@GaladCllahi
@GaladCllahi 11 месяцев назад
Mahadsanid ustaad ❤
@ilhaanmaxamed1337
@ilhaanmaxamed1337 3 года назад
allxamdulilaah waan fiicanay walal salmaan maadow illhay cibrigaga haku barakeeyo wlalal
@jaamacnuur7437
@jaamacnuur7437 3 года назад
Waan daneenaynaa ustad
@Abdisamed_
@Abdisamed_ 3 года назад
Masha Allah ustaad jazaka Allah kheyre
@user-um2pk8xe3u
@user-um2pk8xe3u 7 месяцев назад
Mahadsanid ustaad
@user-rb6jq2hm9m
@user-rb6jq2hm9m 3 года назад
masha allah jazakallah kheir Macalin aad agteeda qiimo kuleh aatahay
@aishamouse7017
@aishamouse7017 3 года назад
Masha alaah teacher salman madaw alle hakuxafido wxdtahy mcln naguqaaliya wxnakaagamahafnaqena Saad noogudadashoh Baraamijyadaad ardayda dugsigasare ubalanqaadayna wnkasugin midakalo ani mcln jeclaanlahaa waa barashada luqada English aadnaugupahanay blse Janaal RU-vid somaliya oo bilashkubixin aanweli arag,,baramijkaas oo frea ah hada haddad bogag bixiyo hayso bls igusoocaawi teacher aad ayaana ugupaahna
@mofathi4162
@mofathi4162 3 года назад
Mahadsand Ustaad Salmaan Mawduucyadaadu wey nagu socdaaan...😍🙏
@abdishakuralidirshe8043
@abdishakuralidirshe8043 3 года назад
Masha Allah ustad Salman ilaahey ha ku xafido
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 года назад
wcs mahadsanid macalim
@Hamudishow
@Hamudishow 3 года назад
Ustaad ilaahay sharafkaada kor hayeelo aduun iyo aakhiro
@aweisbaraf8293
@aweisbaraf8293 3 года назад
Ustaad salman madow
@shukriali5152
@shukriali5152 3 года назад
Masha Allah thanks ustaad
@ayanlemuse6142
@ayanlemuse6142 2 года назад
💫💥Wd mhdsn thy wll salmaan🌸🌷 runtii video ga dhawr bilood kohor ayan dawaday kamana daalo dawashadisa, waa farsamo aad uxoog bdn💙
@abdirizaksiyadhussein4773
@abdirizaksiyadhussein4773 3 года назад
Waan danaynaa Al-Ustaad Maadow xushmad ayaan kuu hayaa
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 Год назад
Mahadsanid macalin
@keyfladan673
@keyfladan673 3 года назад
Thank you ustaad😊😊😊
@walakuwasawaryaa8082
@walakuwasawaryaa8082 3 года назад
m.a wlhi waxaan ku rajeynaa hormar wacan i.a
@maryamobotan1043
@maryamobotan1043 3 года назад
Ustaad salman mhdsnid
@rdangoow3593
@rdangoow3593 2 года назад
Cashirkan soo sharax ustaad
@hassanmalin9929
@hassanmalin9929 2 года назад
Macalin cashirkaan sii sharaxad dheeri ah
@khadarjarer6344
@khadarjarer6344 3 года назад
ustaadow aad ayaa udaneenaa physics iyo math ee xooga noosaar fadlan
@Xuseen-e8v
@Xuseen-e8v Месяц назад
M.a waa fikir aad uwacan ustaad oo iga dhaadhacay
@hassantry245
@hassantry245 3 года назад
Mahadsanid
@ahmed-nour638
@ahmed-nour638 7 месяцев назад
Thank you so much 🙏
@cabdicasiiscali5526
@cabdicasiiscali5526 3 года назад
Haa ustaad sooo sharax oo cashar gooniya ka soo diyaari
@abdicaziizhussein9281
@abdicaziizhussein9281 Год назад
Mansha alaah ilahay ajir hakasiyo waad noofa idahsay tunti
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 3 года назад
Wow! Masha Allaah Allah hakaa ajar siiyo walaal waa hab aan aad u la dhacay oo caqabad i heysatay xaliyay.
@imanyare5776
@imanyare5776 3 года назад
Wcs ustaad Salmaan Maado
@kaafiab5241
@kaafiab5241 3 года назад
waw mahadsanid macalin
@mutaassahardiid1780
@mutaassahardiid1780 3 года назад
Maashalah wllo ka faa,idnay wlhi alle ha kaa abaal mariyo inshallah barnamujka hada awoodo no badi
@ruuniqurux
@ruuniqurux 3 года назад
Mahadsanid ustaad aniga ahn cawa channel kaga ku so biray wax badan in aan ka faado rajena Waxad naga caawisa dhanka luqada english iyo Arabic Iyo afarta maado science mahadsan Adigoo mahadsan alle abalka janada hakaga fhigo insha allah
@عبادي-ف6غ
@عبادي-ف6غ 3 года назад
Waandaneenaya casharadaas ee noosoobadi bro salmaan
@yahyebashiir5264
@yahyebashiir5264 3 года назад
Mahadsanid ustaad jazakumullah kheyr
@abdiqanixasanmohamed6339
@abdiqanixasanmohamed6339 3 года назад
Msh.allah keep going sxb
@Muna2187
@Muna2187 3 года назад
Thnks teacher
@cabdiwaaxidaxmed6165
@cabdiwaaxidaxmed6165 Год назад
M'a macalin maadow
@amaaraaragsan4784
@amaaraaragsan4784 3 года назад
Shukran ustaadi jazaka llahu kheyra ❤❤❤
@zinmarkabdulahi1964
@zinmarkabdulahi1964 3 года назад
USTAAD MAHADSANID , WAXAAN CODSAN LAHAAYE INAAD MAWDUC KADIYARISO. QAABKA AAN SOCIAL MEDEA U YAREEN LAHAYN HADAAN ARDAY NAHAY.
@cumarchanal252
@cumarchanal252 3 года назад
Ma sha allah ustad salmaan wa farsamo cajiib ah
@caddekacadde8736
@caddekacadde8736 3 года назад
Masha Allah Ustaad Alle hakaa abaal mariyo.
@hasskaofficial7802
@hasskaofficial7802 3 года назад
Masha allah sfcn aakula socona ustaad🙏 thank u barnamish yada aano faaideynaysid
@ibraahimabdikadir4615
@ibraahimabdikadir4615 3 года назад
Salman madow sxb vedio yada noo sooo badi
@turuftr2247
@turuftr2247 3 года назад
Macalin zalmaan waxaanku kuweydiinlahaa Autocad website afoot wali maadsoo deyn lkn mudo badan ayaansugayaa xilimaa lasoodeynayaa adbaan ugubaahnaa
@Farah_Pro
@Farah_Pro 3 года назад
😂😂😂😂 Shukran amiir salaman
@moillustrator
@moillustrator 3 года назад
Haa mcalin inoo so dhig waan u baahanahay
@sophiaosmaan9449
@sophiaosmaan9449 3 года назад
Maansha allah ilaahay ajar io xasanaad hakaasiyo wllo salmaan madow
@sayga8819
@sayga8819 3 года назад
Nice lecture 👍
@Hvdtfddhbfygd
@Hvdtfddhbfygd 3 года назад
Masha allah wllhi aadbaan uga helay waliba qodobka ah inaad shayb ku soo xasiisato
@sharingmohammed2958
@sharingmohammed2958 3 года назад
"Ustaad noo soo Baddi ".
@shabanmohamed494
@shabanmohamed494 3 года назад
Walaalo Aadbad umahadsantey Fadlan shabakada afoogy noo horu mari
@BULBUL77777
@BULBUL77777 3 года назад
Salmaan maadow asc sxb soobadi sxb Mahad sanid
@aaminomursal2870
@aaminomursal2870 2 года назад
Ma alllh alle hakubarakeeyo
@amaanzany9212
@amaanzany9212 2 года назад
teacher mahadsanid runtii wax badan ban kafaidey stebka 2adna wan iskudayey tas ayeyna noqotay habka igu fudud an wax kuxifdiyey ana kusoo xasuustay adna sa wax nogu sogudbisid ardayda ucawisid waball bakaga hena Allah ka abaalmariyo
Далее
❌ Howlaha kala duwan (Multitasking)✂⌛❌
13:48
Просмотров 17 тыс.
Qorshe wax-isbarid kaligaadi
13:59
Просмотров 49 тыс.
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Просмотров 73 тыс.
5 Go'aan kuugu muhiimsan noloshaada
9:22
Просмотров 78 тыс.
Qorshaha aan noloshayda ku badalay !
27:17
Просмотров 207 тыс.