Music waa music xukunkiisana waa xaaraan ee wll Hadey diintu diidy waayo arag nimo maaha in la barto la jeclaado oo loo arko inuu ruuxda nooleynayo ama uroon yahay.
ALLAH hakugu sugo aragtida qormadeeyda Ameeen Ameeen Ameeen. #Aadan Sahanka sabankanoow Cilmi iyo cimri dhereer cafimaad badan. Uu adeegaha bulshada walal dhacdo Naadir ah ayaan jeclaan laha inaad maawduuc ka soo sameeyso adigo aad iyo aad uu mahadsan. Howard Nicholas 👈🏽☹️Arrimo maxalli ah ayuu ka hadley oo taxane ah . (Underdevelopment "in Africa-what’s the Real History? The rule of economics and international institutions? Waxaa nasiib darro ah in dadka ku nool qaaradda Afrika ay fahmi waayaan nidaamka dib u dhaca ah ee ay adeegsadaan dalalka reer galbeedka, sababtoo ah dalalka deriska ah ee aan gumeysiga la wadaagno ayaa ah kuwa maanta cadawga u adeegaya. Waa lagama maarmaan in la helo xaqiijin ku saleysan heerka wacyiga difaaca ee qaaradda. Waa loo siman yahay! Waa in ciidamada qaarada laga saaro Somaliya . Fadlan nagu taageer fariintan. Midnimadeenu waa aayaha nolosheenna. AfrikaaY hurdo, halyeeyadaada waxaa cuna shimbiraha.
Ustaad aadan barnaamijyadaada tayadoodu way wacan yihiin aadna wan u dhuuxa gaar ahaan sooyaalka taariikheed iyo xikmadihii ay ka tageen dadki hore ee dhaxal galay
Waxa fiican qofku inuu ku mashquulo wixi adduun iyo aakhiraba anfacaya, waqtigana ku bixiyo arinka kaas, music guna waa xaaran kuna xaartinimoobay quraanka axaadista iyo kulmista muslimiintu ku kulmeen xaaraantinimadiisa wax faaida oo ku jira in la isku hawlo cidda samaysay muslim iyo gaal in laga sheekeeyo IWM ma jirto.
Barnamijkan ma tager sani sabbto ah music la tumay wakhti iyo music oo dhib u leh aadamaha ma dhahayo music qofki dhagays ta wuxu ku dhacay xaram lkn waa shay in la dhagays to aanay ficnayn
Qalabka muusiga intiisa badan waxaa alifay dadkii hore muslimiinta ahaa Ma i sheegi kartaa aayad qur'aan ah amba xadiis saxeex ah oo muusiga xaaran tinameeyey Firqada wahaabiyiinta maahane ma ii sheegi kartaa muslin kale oo muusiga xaaran u yaqaana
Waxaa muuqal aad nalawadaagtay waxan kuusary like intaan ku daawan kahor dibne kaalamanoqon likes ka markaa laga reebo muuqalkaan sbbto ah music waxbo maahan waana xaran